DHISME QURUX BADAN HARGEISA SOMALILAND

  Рет қаралды 97,798

Somali Camel Boy

Somali Camel Boy

2 жыл бұрын

• Video
Email: Ahmedhurre5@gmail.com
my youtube channel link
/ @somalicamelboy

Пікірлер: 141
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
MAAX CONSTRUCTION 0634415183 PLEASE SUBSCRIBE AND LIKE ☺ 👍
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Maxay dhulka uqasaariyan e ay ugada’idaysanwayeen dhuldhan o inteleg bay toban luug iyo daarado waawayn wale marbay fahmidonan oykaqoomamayn qaabkan ay dhulka uguciyaaran 10 guri o appartement ayalagadhisilaha
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
@@kawsarxuseen2442 Yaa Maxaa Tidhi- ? Qofku lacagtiisa isagaa ku raaxaysta. Waa Villa Raaxo.
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Imisa kotratmeter ayuu gurigu ku fadhiyaa wl Waana meeqa
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
@@kadanaliisa2367 waa maxay Kontrameter !?
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Asc wl waa qiyaasta gurigu ku fadhiyo malaha Meter isku weer bay noqonaysaa ama Meter laba jibaaran waa cabirka dhulka. Mahadsanid
@fathiyaomar8523
@fathiyaomar8523 2 ай бұрын
Masha Allah. Excellent house tour. Well done Ahmed Rashid and thank you. #VivaSomaliland 💚🤍❤️
@suhaylahmed781
@suhaylahmed781 2 жыл бұрын
War geedaha beera hada meesha intaa leeg waa bilaa geed subxaanalaah marmar bay kuwaasheen
@badelhirsi9562
@badelhirsi9562 2 жыл бұрын
Maasha allah tabaaraka raxmaan. جزاك الله كل خير وشكرا جزيلا لك.
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
عفوا اخي غالي
@sarahajji2118
@sarahajji2118 2 жыл бұрын
Masha alh wll chanel kaga wanku cusbahay shukran huno sida quruxda badan e wadankena u so duubayso
@saidaroble644
@saidaroble644 2 жыл бұрын
Mashallaha Mhds run ahaati waa guri lagu farayarastey Alaaha u barakeyo cidu u qorey amin adgan kheri Alaaha ku siiyo
@deedee8934
@deedee8934 2 жыл бұрын
Maasha Allah! Ramadan karim bro
@anabmadar2763
@anabmadar2763 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah ramadan Kareem and ramadan Mubarak's
@maxamedcabdi5369
@maxamedcabdi5369 2 жыл бұрын
Mr. Ahmed Thank you, Wonderful Maax Construction
@wowfactor2857
@wowfactor2857 2 жыл бұрын
Mashallah bro the house looks better inside then outside keep up the good work
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah wa guri wayn dabcan wali wa qabyo dhireynta iyo howlo kale
@Ismili
@Ismili 2 жыл бұрын
Manshallah thank you post more this
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 2 жыл бұрын
Maasha Allaah waa guri aad u quruxbadan. MAAX CONSTRUCTION COMPANY waan idinka warhayn doonaa insha Allaah.
@mahadali1052
@mahadali1052 2 жыл бұрын
Mansha alah wall aad ayaan UGA heley well done mansha
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Mashkuur yaa Ahmed
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن
@shaniabukar7554
@shaniabukar7554 2 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH imisaa lagu dhisay
@nafisaabdilahi9583
@nafisaabdilahi9583 2 жыл бұрын
Mansha allh guuriy aad iyo aad uquruxbadan
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 2 жыл бұрын
halkuu khudrada iyo dhirta ku beeri lahaa ayuu marmar kawada dhigay
@guleidjaangoofficial6955
@guleidjaangoofficial6955 2 жыл бұрын
Jikada radinayey ilaa manta wana casri dhismaha shirkadu runtii 🤗keep going ugaas wanad ku Mahadsantahey sidaad noogu soo gudbisey 👍
@nimohurre6085
@nimohurre6085 2 жыл бұрын
Mansha Allah 👍👍👍
@Jay-sh2op
@Jay-sh2op 2 жыл бұрын
Missing windows fly screens, bathtub, natural lighting inside the hall way air-conditioning or heating. Windows are not Fire safe. There's no plants or vegetations. No garage for cars. Stairs are not good for pregnant women, small children and elderly. Please 🙏 improve the construction
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 2 жыл бұрын
Somaligu muu ku dhibiya afkga hooya lagu cano mala
@Nimcaanaxmtth805
@Nimcaanaxmtth805 2 жыл бұрын
Mansha allah maax construction Sacaada diin Bay ka dhiseen Mansha allah wllo Rabadaan Mubarak
@hudamohamed5310
@hudamohamed5310 2 жыл бұрын
ماشاءالله الله يبارك
@mohameddaahir2220
@mohameddaahir2220 2 жыл бұрын
Hi
@abaadirali9236
@abaadirali9236 2 жыл бұрын
Manshalaah gurigii jaarka from boqoljire
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 2 жыл бұрын
mansha allaah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Very beautiful hug house
@sheikhabdurazaksheikhaxmad1351
@sheikhabdurazaksheikhaxmad1351 Жыл бұрын
Maashaa alaah
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 2 жыл бұрын
ManshaAllah somaliya dhismo barteen
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 жыл бұрын
Maashaallahu rabdan Karim so/laan hanblyo dalkaygii cadawgeen jab mahadaa ilaahay ba le
@munawara943
@munawara943 Жыл бұрын
Maa shaa Allaaah❤
@mawlidhasan5088
@mawlidhasan5088 2 жыл бұрын
Masha allaah
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Masahallh❤❤❤
@ayanledirie8971
@ayanledirie8971 2 жыл бұрын
Maansha Allah soo raaci qiimuhuu ku kacay dhamaystir war bixinta
@Mustafa-jd2io
@Mustafa-jd2io 2 жыл бұрын
Mashaallah Tabaarakallah habo aad ayuu uqurux badan yahay laakii madbikhiisa namaad tusin Allah hakubarakeeyo habo Jzkllh khier waad kumahad santahay intaad waxwalba waad nala soosocod siisaa horomar wacan👏👏👍🥰
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 жыл бұрын
Madbakha wuu na tusay lkn kabadhadii baan weli lagu xidhin oo shaqo ayaa u dhiman buu yiri
@idilhussein4549
@idilhussein4549 2 жыл бұрын
Man'sha Allaha tabarka Allaha
@ayaanmousa6027
@ayaanmousa6027 2 жыл бұрын
Mashallah mashallah
@BakerZz
@BakerZz 2 жыл бұрын
Mashaa allaah excellent house
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 2 жыл бұрын
maaashaa allaah waaqurux laakiinkamaradusikale oogotgodanbaykadhigaysaaa
@almaz100
@almaz100 2 жыл бұрын
Masha allah waa guri aad u qurux badan 🥰
@betteriology
@betteriology 2 жыл бұрын
It's my first video watch from your channel really I support you coz I enjoyed very well 😀 ramadan Kareem bro 🙏 🙌 ❤
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
THANKS RAMADAAN KARIIM SIS 😊
@mohamedahmedyassinhussein6856
@mohamedahmedyassinhussein6856 2 жыл бұрын
Masallah guri qurux badan
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 2 жыл бұрын
Macha Allah guul maax but WE need a garanti who took
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 2 жыл бұрын
Mansha Allh
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Waa Cajeeb Waxa Loo Ekaysiiyay, Markab Dagaal. Waana 1kow Masha Allah
@FarAh-qe5eq
@FarAh-qe5eq 2 жыл бұрын
Kjjjjj
@Kw58437
@Kw58437 2 жыл бұрын
manshallha
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 2 жыл бұрын
Maashaallaah
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 2 жыл бұрын
Maash Allah aad ay uu qu Qurux badan
@hamdaabdirahman7853
@hamdaabdirahman7853 2 жыл бұрын
Mashalaha barakalaha qurux tolow miya la ibinaya gurigan
@abdirahmannasirnajiib7288
@abdirahmannasirnajiib7288 2 жыл бұрын
Maasha allah waa dhisme aad u qurux badan 🙂🙂
@LiibaanLiibaan-dm3xz
@LiibaanLiibaan-dm3xz 2 жыл бұрын
Mashaa allaah
@inantaistelkanajmanalka5937
@inantaistelkanajmanalka5937 2 жыл бұрын
Ma shala wr kan anuunigusk bxaye 😜
@abdiyusuf4389
@abdiyusuf4389 2 жыл бұрын
Waaa Guri quruxbadan imisaaa ku iibinnaysaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😘Somaliland Hanoolaato
@CabdiCumarcali-hu7yu
@CabdiCumarcali-hu7yu 3 ай бұрын
Guriqurxoon
@cabdiqanicabdinasir2207
@cabdiqanicabdinasir2207 2 жыл бұрын
Ma.a
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso Ramadaan mubaarak
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
Ramadan wlln mohamed hussein
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 2 жыл бұрын
100/100
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 2 жыл бұрын
Caadi maaha.
@madaam7164
@madaam7164 2 жыл бұрын
Caruurta maa imaan karaan/ma dagii karaan guriga waa kadhici karaan.when you build a house always check safeties of children and adults thanks.
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Жыл бұрын
Gentleman you talk as if you are whispering. we interested in whatever description you are giving us about this house but your voice is low and we don't understand why. Remember some of us live in foreign Countries and we are truly interested in investing in the Country of our Ancestors SOMALILAND which we really love spend the rest of our life there as it is a peaceful Country with a lot of flora and fauna. Tnx
@mubarakpallath9820
@mubarakpallath9820 2 жыл бұрын
What is the materials of the door? Wood? Steel?
@enggeelemyy7083
@enggeelemyy7083 Жыл бұрын
Inaan ka shaqeeya xaqiiqa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 жыл бұрын
Mansh Allah republiken somaliland
@sucdiabdirahman9049
@sucdiabdirahman9049 2 жыл бұрын
Cameradada mxa ka khaldan walalo guriga qaloc qaloc bey ka dhigeysaye malin hore masajidka saas bu ahaye camerada naga haji wall
@Ahmed_abdiyy
@Ahmed_abdiyy 2 жыл бұрын
Xoog ayuu u soo dhaweeyay
@saidsamatar5704
@saidsamatar5704 2 жыл бұрын
Gurigaas Meeqa ayaa laygu dhisayaah
@MAX-Qoobcade-
@MAX-Qoobcade- 2 жыл бұрын
firs🥰
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 2 жыл бұрын
Waar wll lacagbaan haysanee waan iibsan lahaa 😥
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
Comments Somalida oo dhami waa only mashaa Allah what else say something whatever its
@fathiyayusuf9226
@fathiyayusuf9226 2 жыл бұрын
Asc aboowe, how much does this cost?
@ubax0107
@ubax0107 2 жыл бұрын
Where are the trees?
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
Walaal waa i misa lacagta lagu gadaayo halkee hargaysa uuga yaalaa ama xaafadee
@somalia7066
@somalia7066 Жыл бұрын
🇸🇴❤️
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 2 жыл бұрын
Kijinkii namaad tusin sxb
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 Жыл бұрын
Axmed rashiidaw maxaa idinku dhacay adiga iyo yoonis
@ahmedaaar6036
@ahmedaaar6036 2 жыл бұрын
Kamerada iska badal sxb
@abdirahmanmahamud8758
@abdirahmanmahamud8758 Жыл бұрын
Was.imisa
@alimahamud3679
@alimahamud3679 2 жыл бұрын
Waa imisa qiyastii qimihiisu wll
@Nassir980
@Nassir980 2 жыл бұрын
250k$
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 2 жыл бұрын
Dadka soomaaliyeed waa badow waayo guri degaana bay laydhadh kala nooca kuxidhayaan ama gidaar aanan ahayn jiko ama shaawar bay marmar kuxidhayaan
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 жыл бұрын
How Munch total pris ?
@abdiwali15_london
@abdiwali15_london 2 жыл бұрын
Asc qiimaha uu ku kacay waa intee tolow. Manshala wuu qurux badan yahay.
@khadradeganchannel6668
@khadradeganchannel6668 2 жыл бұрын
asc how much bro
@sheikhabdurazaksheikhaxmad1351
@sheikhabdurazaksheikhaxmad1351 Жыл бұрын
Sxb soo sheegqiimaha iyo baaxadda u ku fadhiyo mar walba
@saafitlfon2862
@saafitlfon2862 2 жыл бұрын
Walaal miyayjiraan guryo ku yaala xaafadaha iskuuka sunshine biyo leh deyr balaadhan leh baskana u dhow?
@saafitlfon2862
@saafitlfon2862 2 жыл бұрын
Walaal xaafadahaa kasoo duub
@mohamedadam4754
@mohamedadam4754 2 жыл бұрын
rageedii
@ustaadmuxamedaadan8675
@ustaadmuxamedaadan8675 2 жыл бұрын
Ramadaankariim axmadw
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l Ай бұрын
Geed malaha ,cimiladii baakululaatay bay leyiin. waxa dhici karta in geedo badan laga gooyay intaan la dhisin
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Hargeisa guryo qurux badan oo qaali ah waa laga dhisay laakiin Biyo ma leh waa in la ogolaadaa biyahu Magaalada in si daacad ah loogu dhigo ama loo so saaro
@zeynababdi964
@zeynababdi964 2 жыл бұрын
Gurigu ma iibaa
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 29 күн бұрын
Daqadihisa ayaa folxun sida daqadaha yurub o kele haka dhigan
@ayaanleg
@ayaanleg 16 күн бұрын
Dhirtii meeday
@AsmaismailElmi
@AsmaismailElmi 3 ай бұрын
Makeroba
@strixgaming4271
@strixgaming4271 2 жыл бұрын
Why to build such home if your neighbor starving daily ppl should invest their money on selecting good leader so their entire country improve not only u live in such home ur nxt door neighbor sleeping on floor
@mohameddjamahassan9588
@mohameddjamahassan9588 4 ай бұрын
maxaa dhirtii idinka habaarey
@sms6272
@sms6272 2 жыл бұрын
Dibadda guriga iyo guduhiisuba isma dhaaman
@mohamednour9072
@mohamednour9072 2 жыл бұрын
Sheekhaw kamaradaadu waxbay qalqaloo cinaysaa
@ramlamohamed3497
@ramlamohamed3497 2 жыл бұрын
Gurigan wan ka helay ilahow lacag isi an ku gato kan oo kale
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
Amin wllo ilaahay ha ku siiyo
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Gurigan Special ka Ah Ma Dawlada Qof kamidaa Loo Dhisay? Yes Ahmed
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
Maya cof shicib ah
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 2 жыл бұрын
midkamid gudiga abaaraha ayaa dhistaan filayaa. waan kaftamayaa alla og cida dhisatay.
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 2 жыл бұрын
@@SomaliCamelBoy asc walaal waxaan wataa codsi ah makasoo duubikartaa xaafada batalaale hargeysa am so interested mana arag wali qofkasoo duubay haddii laga soo duubay oo aad ogtahay ii tilmaam walaal thank you Ramadaankariim walaal Ahmed Rashiid
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
@@SomaliCamelBoy mahad sanid Walaal Ahmed Waa Guri Qayra Caadia Waad Ku mahad santahay Jawaabta Aad ii soo Jawaabtay Walaal Ahmed
@yuusufxaaji6291
@yuusufxaaji6291 2 жыл бұрын
Meeshii caruurtu ku ciyaari lahayd ama dadku ku nasan lahaa ee bannaanka aaway
@rasalkhaimah
@rasalkhaimah 2 жыл бұрын
The interior of the house is disgusting. They messed up what could have been a beautiful house.
Shubsan Construction Gurigii Riyada | Hargeisa Somaliland
17:32
Somali Camel Boy
Рет қаралды 63 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Meesha ugu cuntada fiican Hargeisa
3:07
Somali Camel Boy
Рет қаралды 10 М.
10 Saacadood Ayaanu Jidka Ku Jirnay Hargeisa To Harshin Ethiopia #vlog
16:06
GURIGA UGU QURUXDA BADAN XAAFADA MASALAHA HARGEISA
8:04
HARGEISA VLOGS
Рет қаралды 22 М.
Dhismaha ID 21 181 New Hargeisa, Hodan Hills
6:34
Somproperty construction company
Рет қаралды 56 М.
Barako Group "Dhisme Guri Casriya "Hargeisa-Jigjigayar"
5:26
Barako Group Construction Co.
Рет қаралды 62 М.
Ma Taqaan meesha Ugu Cuntada Macaan Berbera
7:04
Somali Camel Boy
Рет қаралды 6 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН