Habka loo soo helay Inantii yarayd ee Hargeysa lagu Xadey iyo Dad ka Ganacsada Carurta oo dilaacey !

  Рет қаралды 48,178

SOMNEWS TV

SOMNEWS TV

3 жыл бұрын

Habka loo soo helay Inantii yarayd ee Hargeysa lagu Xadey iyo Dad ka Ganacsada Caruurta oo Hargeysa la dilaacey !
SomNews Tv Waa Wehelka Bulshada ku Xidhnow Mar Walba
/ somnewstv www.somnewstv.com

Пікірлер: 127
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 3 жыл бұрын
Bismilaahi ilaahoow ilmaha noo badbaadi iyo ilmaha islaamkoo dhan
@munamohameth9722
@munamohameth9722 3 жыл бұрын
Ciidana kay gii kartiida wan kug oga 💚💬❤
@Fateima-alliy
@Fateima-alliy 3 жыл бұрын
Kudheh alx ciidan mahee😏😏
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah, Ilaahey baa Mahad leh.
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 3 жыл бұрын
Oromada kabuufiya SOMALILAND.
@nuraali7610
@nuraali7610 3 жыл бұрын
Iyo hayada qarmada midowbi wa in la saaro wayo.ayaga aya dulka ku haya oromad iyo axmarada oo waxay raban in dulka muslimka laku badalo gaalo.qaramada midowbe waa in la saaro.dulka somalida dhaman qaramada midowbe waa in laka saaro dulka somalida dhaman.
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 3 жыл бұрын
Waa Sax wllo
@saynabhussein1746
@saynabhussein1746 3 жыл бұрын
MaashaAllaah Allhamdullillah mar haddii inantii yarayd la helay
@asyia9444
@asyia9444 3 жыл бұрын
waar waxa aanu leenahay wadanka waxa ka soo buxsamay garanwaa ee halaga saaro wadanka oromada iyo reer konfurka iyagaa waxa ku shaqaysta rabiyow noo xafid qarankayaga oo naga qabo cadwga guul jamuriyada barkeysan oo dhan
@lipra5390
@lipra5390 3 жыл бұрын
Reer konfur mahe edo oromada iska sara
@asyia9444
@asyia9444 3 жыл бұрын
walaahay labaduba hana dhaafan waxa aan dhib ahayn nolama joogan guul jamuriyada barkeysan rabow dhawr somali land iyo dadkayga
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 3 жыл бұрын
@@asyia9444 waa cynkaa wllhi rer somliland inty isleyihiin wax so dhaweeya ayay bahal afkii ku dhcyaan wllhi hdny rer somliland hurdada ncsnimda le ka kicin in hablahooda iyo carurtoodaba meel dheer lga daydayi wllhi
@asyia9444
@asyia9444 3 жыл бұрын
@@libaaxasomaliland1066 waa sidaa ee qaf waloba waxa kugu waajib ah in halkaga aad ka ilaaliso qarankan waayo cadawgeena badan guul jamuriyada barkeysan oo dhan
@saadmohamud8787
@saadmohamud8787 3 жыл бұрын
Bravo ciyaalka soo qabtay. Mashallah they've done a great job thanks guys jazzzakumulaah
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 жыл бұрын
Oromada Aynu Iska Qabano Hadii Kale WllHi Mar Kaleynu Garan
@jamaaloromogalaxy7526
@jamaaloromogalaxy7526 3 жыл бұрын
ma ahaa oromo waa jareer
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
@Jd Richards Wasakh duli Ah daalinka wayni somali kamuu dhalan otomadana isagaa dalkayaga ju beeray oo somali aboow ubixiyay waliba kuwuu ju yidhi dhulka idinkaga leg eviisoo Wasa basaaska isaaq waa carab qalad bay kubjoogaane hadana waanu wada Saari iyaga iyo daarood
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 3 жыл бұрын
Faqash xaarmajo guul hawiye guul TPLF💪🇰🇪✌
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
@Jd Richards sxb taaa hooyadaa u sheeg , afweeyne bare adigaa wax u haystay oo uu Dan kuu ahaaye reer somaliland hoodh wuu kala qadhmuunaa,, for ever Somaliland rep
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 3 жыл бұрын
Daa mayee rer somliland bn kaa aqaanaa inty isleyihiin iska dhiga dad wngnsn oo dadka so dhaweeya ayaa sidodii wligodba meel dheer lga daydayi wllhi intay ka yaqaanaan Oromada dhqn xumdoda ayaa iska yar daa saadanbay garane mrka hablahoda iyo carurtooda hadh cad lawada qafaasho
@Kadraahmed124
@Kadraahmed124 3 жыл бұрын
Mashalah
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
MashaAllaah nasib badana ilaha sobadbadiyey
@xafsokhalbiwanag1752
@xafsokhalbiwanag1752 3 жыл бұрын
Asc masha allaah
@mustafeyasin3682
@mustafeyasin3682 3 жыл бұрын
Alxamdulillah
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Masha allaah halaa masafuriyo oromada sida ugu dhakhsaha badaan
@abuqaysmedia5455
@abuqaysmedia5455 3 жыл бұрын
Dadka ajaanibta ah dhammaan hala iska raafo shacabkuna awood ha iskaga saraan dadkan caruurtiii waa dhammeeyeen
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 жыл бұрын
Xukuumadu hadeey wax ka qaba weydo, sha cabku ha iska qabtaa.
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Halkey caruurta geeyaan calaameystooyin. Ilaahow caruurta xafid dal iyo dibadba.
@zamiirphotography7747
@zamiirphotography7747 3 жыл бұрын
Alxamdulilah
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 3 жыл бұрын
waa in la toogtaa meeshii lagu arkoba, waa wadaniyadda saxda ah iyo waajibka qaran ee inna saaran somaliland ha noolaato
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 жыл бұрын
Subxanalaah walee xaqii baa soo ifbaxay soowteey walalihiin ahaayeen ,,,,wax cusub maahan ee İLAAHAY baa xaqa soo banbixiyay.
@halimomohamed6275
@halimomohamed6275 3 жыл бұрын
Waxaan odhan laha dadka oromoda ha laga raafo wadanka dadka reer Somaliland iyaga hoosta ku haystaa oo guuri kasta oromo ayaa ka shaqayaa markaa halaga nadifiyo wadanka SubxanAllah ilaahayow umada noo ilaali yaa Rabi aamiin yaa Allah.
@daariqhamse349
@daariqhamse349 3 жыл бұрын
Alxamdullilaahi Calaa Kulli Xaal
@umalkhayrcabdi1795
@umalkhayrcabdi1795 3 жыл бұрын
OROMADA IYO QADAADWAYNTABA HALA RAAFO
@suho7712
@suho7712 3 жыл бұрын
😅😅🤣🤣🤣🤣😅
@amuunabdi5554
@amuunabdi5554 3 жыл бұрын
Oromada gartaye qadaad weyntu waa maxay
@abdihakimahmed2268
@abdihakimahmed2268 3 жыл бұрын
qaxotiga iyooromada gallashow doulada ayahuroda
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah alxamdulilaah alxamdulilaah ilaahaybay mahad oo dhami u sugnaatay alxamdulilaah
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Subxaanallah 🤔🤔
@faithadam5801
@faithadam5801 3 жыл бұрын
Dadkeyga Soomaliyeed ilaah dhibta ha idinka dhowro sefsfbaanaloowata somali hadaan nahay
@asmaxusseenyuusuf4770
@asmaxusseenyuusuf4770 3 жыл бұрын
Halla raafo ajaanibta 💪
@karti-soor
@karti-soor 3 жыл бұрын
Kuwii lahaa #Oromo waa walaaladeen ku quusta...
@hafsaahmed2781
@hafsaahmed2781 3 жыл бұрын
Haa walhi Oromo ayeey walal ka dhiganayeen cadaw inay yihiin ma oga
@karti-soor
@karti-soor 3 жыл бұрын
@@hafsaahmed2781 Wllo waxan la yaaba dadkeeni reer #Somaliland oo Cajeelo Itoobiyaan iyo buun laggu falay suuq u saameeyey.. Cuntadeeni suuq u baahan kor u Qaadiis
@hafsaahmed2781
@hafsaahmed2781 3 жыл бұрын
@@karti-soor Oromada waa in laga buufiya wadanka walhi waxay u muuqata inay sixreen dadkeeni waxayna ugu qabteen sixirka Qaadka, canjeelo xabashiida iyo buunka
@aishaomar2695
@aishaomar2695 3 жыл бұрын
@@hafsaahmed2781 Waa aqli xumo aad a weyn, ee xaggeena, qaadka iyo sadists caruurta ha u bandnate.
@ayaanxirsi6859
@ayaanxirsi6859 3 жыл бұрын
Ciidana kayga idinku fanaa💚💬💯
@mba8807
@mba8807 3 жыл бұрын
aan sugno xaqiijinta rasmiga ah ee booliska cid , qalad iinsidan oo kale looga hadlo kiis furan dambi waaye, aan ka sugno warbixinta maxkamada joojiya cunsuriyada
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 3 жыл бұрын
Soomaalind oromada iska irya
@farhannuh6174
@farhannuh6174 3 жыл бұрын
Waxaan leenahay duulaan oromo ah, dambiyo ayey keeneen, daroogo ayey keenaan wadankeena mana laha Somaliland, waa inay baxaan
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 3 жыл бұрын
waa inay ka baxaan, hadii ale waannu wada toogan doonna .........
@farhannuh6174
@farhannuh6174 3 жыл бұрын
@@AliAhmed-zc8em ma dili karno aadanaha, waan qabaneynaa waana masaafurin doonnaa waana dhisi doonaa taasna Itoobiya ayaa bixin doonta, waad aragtaa waxaan leenahay dhibaato xagga socdaalka ah iyadoo yemenis badan oo dhibaato ku haya Somaliland iyo dadka kale ee soo galootiga ah, Somaliland waxay u baahan tahay fikrad adag oo dhanka socdaalka ah
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 3 жыл бұрын
@@farhannuh6174 hadii aan doonayno in aynu dagaalka ku guulaysanno waa in aynu wax weerarnaa waqtigay doontoba ha noqotee, inta ka horeysa se waa jab joogto ah dagaalka oromaduna madhamaanayo,
@farhannuh6174
@farhannuh6174 3 жыл бұрын
@Nusaibah Mohudin Mohamed maya hooyadaa waa jaajuus
@HIGLOTV
@HIGLOTV 3 жыл бұрын
Ninku hore wuu naxsanahay
@HIGLOTV
@HIGLOTV 3 жыл бұрын
Wlhi markii hore waxaan la jiraye wiilka oramada iyo wiilka beesha jareer waye ,lkn hadda waan ogaday sida wax uu shaceen
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 3 жыл бұрын
Waxbaa,siya,sadex,dan,nin,iyagana,hala,qabto
@qabooloowkamaal4992
@qabooloowkamaal4992 3 жыл бұрын
Isaaqoow shalay waxaad laheeydeen nin barasha jareerweeyna we koonfur somaliya kasoo jeeda weeya hadana waxaad leeyihiin waa oram tinihiina chan ha u xiirmeen
@cfitaah5646
@cfitaah5646 3 жыл бұрын
Alx
@ridwaankeeyo5021
@ridwaankeeyo5021 3 жыл бұрын
ilahayw aroorteena noo xifti
@khadancabdi1992
@khadancabdi1992 3 жыл бұрын
Raafaoramada
@khadancabdi1992
@khadancabdi1992 3 жыл бұрын
Raafa oramada Dalka way wareeriyeene
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 жыл бұрын
Yaa Ka shaqaynaya dalka hadii oramada la raafo, sowta dadkeenii cilaanka qoyani u saaran yahay rag iyo dumar
@sumayaabdalla421
@sumayaabdalla421 3 жыл бұрын
Oo ma oromada laraafo wlh dhibatada ay sowadan ba kabadan
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Oromadu dal bey leeyihiine hala inaga raafo iyadoon wax dhib ah loo geysan waayo waa dad bani'adam ah sideena hala dhowro xaquuqdooda, laakiin hala diro oo dhulkoodii haku laabteen. Dawareyba inagu qudhmiyeene hayna dhaafaan.
@hafsaahmed2781
@hafsaahmed2781 3 жыл бұрын
Wllo maalinkasta diyarada aya la saara wararka Ayan ka arkaa hadana sii ay u so galaan garan maysiid waxa la yidhi soomalida aya ka danbaysa in oromoda laga so taalabiyo xuduudka kadib marka la ceeliyo
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
@@hafsaahmed2781 walaalo mahadsanid, Ilaahay ha inaga qabto wixii shacabka dhibaya, laakiin dowladu aa iney xuduuda itoobiya xooga saarto waayo qaad iyo oromo dawaro iyo caruur ay xadaana hada ku darsadey ayuunbaa inooga yimaad itoobiya wax faaiido lehba inoogama yimaad, laba sano ka hor waa kuwii intii soomaali dhex joogtey toban toban u gowracay, inagu dilina meynee oo dhiigooda ma rabno dhiig islaam waa inaga xaaraane ha ina dhaafaanse.
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 3 жыл бұрын
intaan,garanaynay,way,dhaaftay
@mehmetlacin6990
@mehmetlacin6990 3 жыл бұрын
asc
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Xaafada istaad house ka magaalada halaga saaro
@suubandahbo7989
@suubandahbo7989 3 жыл бұрын
Ormad wadankoog halagu cilyo
@khalid.channel2854
@khalid.channel2854 3 жыл бұрын
Waxan u sheegayaa dawlada somaliland in laraafo dadkan oo lagu celiyo wadan koodi plz
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 3 жыл бұрын
War dadkaan is ka saara
@muntaaskhadar3252
@muntaaskhadar3252 3 жыл бұрын
Yyyyyy
@mustafeabdi575
@mustafeabdi575 3 жыл бұрын
Oromada hala raafo
@HIGLOTV
@HIGLOTV 3 жыл бұрын
Bisinka ninka ma xadin ee wuu helay
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Miyaad hubtaa
@amranahmed6312
@amranahmed6312 3 жыл бұрын
Falkas meshu ku dhamaado hala ogaado
@mohamedsaid2275
@mohamedsaid2275 3 жыл бұрын
Haye, sowdinkii oranjirey itoobiyaan ayaanu walaalo nahay goorma oromo qudhuntey la saarayaa. Aadan siira sheegay iney idin garaacaane. lol Allah qosol weynaa.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Maad ku Dhaaranaysaa inay samaeeyaan waxaad Sheegaysaan..Waar oromadu Horta bolokiiba 90%waa dad Muslim Ah Balse baqo Ayay Ku Joogaan magaalada hargaisa. Somaliduba Way sameeyaan hawshan oo Kale Kuwa reee koonfurka ah haw Badnaadaane.gabadha hani Ee waligeed Muqdisho Joogi Jirtay Iyadoo iska dhigayaa Qof dhaga la Somalia Oo Dhana Caruurta Ka Xadi Jirtay Somali Ayaa La Shaqaysata Waxan marka horeba
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Garaaca Aad sheegayso .idinkaaa Kunool Waligeeed Lama Arag Hargaisa Oo Qof Oroma Ah qof Ku Dilayo Mana dhici Karto dad nool Oo Dhiig Le Ayaa dagan Hargaisa Oo Dawlado burburiyay Ma Waxaad Ku Qaldatsaa Kuwii Amissom tu Dhangada la dhici Jirtay 😂😂😂😂😂
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 3 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 been oromada kala badh waa gaalo mideeda kale manta qof la amino iska yar gaal iyo muslim
@hothanothman2995
@hothanothman2995 3 жыл бұрын
Oromada raafa hadii rajo laga qabo wadanka
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 жыл бұрын
Dalkii ajaanib baa iska degaa, oo bilaa sharing ku joogaa oo weliba dhibaato shacabka ku hayaa. Dowladu waa in ay soo baraarugta oo ay fadiga ka kacdaa. Qof aan sharing ku jogging dalk waa in la raafaa.
@hothanothman2995
@hothanothman2995 3 жыл бұрын
Beenta wll qaali wadanka nidaam buu u baahanyey wlhi ilaahow na ilaali oo ubadka noo ilaali
@abdalemohamedabdle8166
@abdalemohamedabdle8166 3 жыл бұрын
Niyoow dadkaa halaga kexeeyo meesha
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 3 жыл бұрын
Kana wuxu yiri isagoo tunka ku sita nidna gurigii baa lagu soo celiyey waxan dee Abbi axned u geeya waa waali ma in la dilay doonayaan
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
Xagu uwadey inkarqabaha
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Dhalinta Somaliland waxaan leeyahay dadkaas gacanta saara oo wadanka saara
@hayaatibrahim2371
@hayaatibrahim2371 3 жыл бұрын
Oromada ha la raafo wa qudhun naso galay
@leopardbrave7967
@leopardbrave7967 3 жыл бұрын
Kan si xunbuu dadka uwaraysanayaa maxaa jidh dilka ka galay
@Hooda36
@Hooda36 3 жыл бұрын
Dawladeena sharafta badan waxaan idinka codsanaynaa inaad tuugta caruuraha xadaya inaga qabatan oo inaga masafurisan hadii kale sidaa Mogadishu ookale ayeenu noqoneynaa marhadii caruurti laxadayo nabadi somaliland kamajirto caruurtu wadankoodi beey jogaan they need freedom ineey safe yihiin waineey daremaan halaga saaro kuwa xumaanta inagula jooga cideey donaan ha ahahadan they need to go away 🤷‍♀️
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Haday iska saarin welee idiinka ayaa dalka la idiinka saari Ethiopia bal kooda taga walaahay inaad maalin joogi karin soomaali dhiig ma leh
@qadraabdi1367
@qadraabdi1367 3 жыл бұрын
Shalay markii oromada badan la celiyey we diyaarada laga saaray Somaliland maxay Ethiopia wax u samayn weyday wàxay qaban karto maleh
@motech2022
@motech2022 3 жыл бұрын
Oromada ha la raafo
@hafsaahmed2781
@hafsaahmed2781 3 жыл бұрын
Dawlaadu hanag raafto Oromdan baas waxay Ku fasho dawldadaani gaaran mayne wadankii ba oromo aya lo nacaya😠😡
@nuraali7610
@nuraali7610 3 жыл бұрын
Walal hayad qaramad midowbe ya ka danbeysa wayo waxay ku masruufda dulka dad ethopia ila dulka somali galbeed.sii somalida lo yiraho gaalo ayey leyahin.qaramad midowbe waa in la buufiyo
@marwoali6189
@marwoali6189 3 жыл бұрын
Haydin wasaan oromadu ilaa idinkaa hoosta ku haysta.
@xaqudirir244
@xaqudirir244 3 жыл бұрын
Ma luqadaa kugu yar.
@barwakoahmed5515
@barwakoahmed5515 3 жыл бұрын
Doqon caadiya
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 жыл бұрын
Oromada Halaga Dhiidhiyo Hana La Galo Hawshooda
@faarax00rax34
@faarax00rax34 3 жыл бұрын
Ma degena warkaaguyee bal docuun isugu baydh walahi kaa dambe waan aqaan isagaa u baahan in laga ilaaliyo mental men
@fathifathi9779
@fathifathi9779 3 жыл бұрын
Hala raafo hala ururiyo oromda iyo jareejta
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 3 жыл бұрын
Horta ilaahay bahalada somaliland idinkulanool oo dawladu idiinhayso sharkooda ha'idinkaqabto. Waxaan idinwaydiiyay ma oromada ilmaha xadaysa aya cadow idiin ah mise somaalida koonturta soomaliya dagtah ee raga madaxda idiin ahi idinkadhaadhiciyeen wacadawgiina Ethiopiana wa walaalaheena. Oromo iskasaara hadiikale mustaqbalka dhulkay idinkadhaxlin warkayga waad so'ogaandoontaan Ethiopia walaalnimo magasho
@user-fh6jf3rj2x
@user-fh6jf3rj2x 3 жыл бұрын
Ciidanka qaranka somaliland ee jeeda hore TUKU RAQEED WAA IN DIB UGU RUQAADASAAN DHANKA MAROODI JEEX OO LAQQBTA CADAWGA SOMALILAND
@zamalemameh3502
@zamalemameh3502 3 жыл бұрын
Ah laminta waar somaliland waxba ha taageerin at baad tahay OROMADANA WAAN RAAFAYNAA
@jamaaloromogalaxy7526
@jamaaloromogalaxy7526 3 жыл бұрын
jareer weeye ma ahaa oromo haa xubiyo
@somaliabelongstosomalis7374
@somaliabelongstosomalis7374 3 жыл бұрын
Haha 😄 sheeko cusub wlh inn qof laxado shuqul afrikaan
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 3 жыл бұрын
Waa shuqul qadaadweyn
@laylayusuf4248
@laylayusuf4248 3 жыл бұрын
Wlh cadiim dadkan wey hurdaan. Wadankii oo oromo kabuuxdo ayaa layska indho tirayaa. Tankale waxas oo dhan waa madax weynaha kaseexday wadankii oo caruurtii malinba mid la xadayo oo uuna waxba ka odhaneey ama oromada saareyn. Inta uu muqdisho kumashquul sanyahey oo qofka tagaba xidhayo adeer wadanka usoo jeeso.
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 3 жыл бұрын
Waar niyow Oromadaa hdn gcn birle lyskga qbn wllhi rer somliland carurtoda iyo hablahodaba in mel dher lga daydayi intaad isledihiin adunka iska dhisa halaydin moodo dad wngsne waar niyow wanagu mrku xadkiisa dhaafo wxu noqdaa doqoniimo hdhaw aad inbdn is-qomamyso ,
@dthunder180
@dthunder180 3 жыл бұрын
Hargeisa waxey noqotey bulaacad-Oromo
@rayaanmahamedoff121
@rayaanmahamedoff121 3 жыл бұрын
Oromo way sixirabthy halagasaro wadnka
@ahlaamiitaahmed5347
@ahlaamiitaahmed5347 3 жыл бұрын
Ninku max u sameyey wayo isgab kenay ee maxa lugu haysata ninka somlilnd cadalad maha waxd ku dhaq maysa somlilnd wan tageri jirey lkin imika san ka ayn ka haysata hadi cihtiraf ay helan maxd umaly inay ku samayn dadka wadn kod ku ajanibka ah somlilnd san iskagag ronad wa iga talo hadi kle wa nilga qaxay
@ahlaamiitaahmed5347
@ahlaamiitaahmed5347 3 жыл бұрын
😯
@lulaothman
@lulaothman 3 жыл бұрын
Qaxa nio
@fathomo6067
@fathomo6067 3 жыл бұрын
Bilu isagu kaxaystaba ..... adu maxad uu difacaysa
@fathomo6067
@fathomo6067 3 жыл бұрын
Isaga qiirta maxad ka wada maxa lagu haystaa ... far baa kugu godaan .
@Ardo270
@Ardo270 3 жыл бұрын
Kula yaabi mayo ilaman laga xadin 😏
@fatumahgollet6280
@fatumahgollet6280 3 жыл бұрын
Alxamdulilah
DHISME QURUX BADAN HARGEISA SOMALILAND
18:29
Somali Camel Boy
Рет қаралды 97 М.
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
GURIGA UGU QURUXDA BADAN XAAFADA MASALAHA HARGEISA
8:04
HARGEISA VLOGS
Рет қаралды 22 М.
Maxan kala kulmay Safarkeyga Hargeisa || My First time in Hargeisa
12:00
QIIMAHA IIBKA DHULKA XAAFADA MASALAHA HARGEISA
15:03
HARGEISA VLOGS
Рет қаралды 29 М.
DEGDEG:- RUWAYADA DAB SAAR  Diyaaariye wariye subeer Galaydh
11:30
Hargeisa ilaa wajaale vlog qurux badan @somaliland
18:51
AK Vlogs
Рет қаралды 26 М.
Dareenka hooyo Gabadh Ay Dhashay Hargeisa Lagu Dilay.
4:41
wariye C-Tiriike
Рет қаралды 14 М.
Suuqa Cusub ee laga Furay Hargeisa Somaliland
9:05
Somali Camel Boy
Рет қаралды 19 М.
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37