Dhoola-tuska Nukliyeer ee Ruushka, caqabad ka taagan Badda Cas iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 66,364

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Ruushka oo sameynaya dhoola-tus Nukliyeer, Israel oo amartay in shacabka ay ka guuraan Rafax, dhoobo xirtay qaar ka mid ah waddooyinka Kenya , caqabadda ka taagan marin biyoodka Badda Cas, Taalibaan oo u hanjabtay dibad-baxayaal
iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:13 Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo saxiixay
06:12 Israel oo amartay in shacabka ay ka guuraan Rafax
07:42 Caqabadda ka taagan marin biyoodka Badda Cas
09:09 Dadka Chad oo maanta u codeynayay doorasho
09:58 Dhoobo xirtay qaar ka mid ah waddooyinka Kenya
13:52 Ruushka oo sameynaya dhoola-tus Nukliyeer
20:16 Mowqifka Biden ee Maandooriyaha Marijuana
24:57 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 48
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Max,d Colaad Xasan.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Hindisaar Saalax Xuseen.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
Of Somalia Turkey 🇹🇷 of Somalia 🇹🇷 🇸🇴 🫶🇸🇴🇹🇷🫶
@abdisalah6264
@abdisalah6264 Ай бұрын
Anagoo is baran aad ilaahey baran ka dibna cidna ma garaneysid oon ilahay aheen, gaaja iyo daadna u dhiman in dadka jidki ilahey laga gaaleeyo mooye
@khalifbulle4194
@khalifbulle4194 Ай бұрын
God help your people Amiiiiiiiiiiiiiiiin
@Ahmedmohamed-bk5gp
@Ahmedmohamed-bk5gp Ай бұрын
Good news
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Heshiska Somaliya iyo Kenya wa wax wanagsan wana so dhawaynay na
@ahmedbarre5248
@ahmedbarre5248 Ай бұрын
Ac fadlan waqtiga soo yareeya
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Alow guuley muqawimada dhamantod
@mohamudjamalsidow7708
@mohamudjamalsidow7708 Ай бұрын
Qaadka ayey so dhofin rabta kenya 🇰🇪 Somalia 🇸🇴 kaluunka 🐟 wlhi wayaab Somalia 🇸🇴 madhawa
@AxmedIsmacil-zn2rv
@AxmedIsmacil-zn2rv Ай бұрын
ASC VOA
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Sandheere.
@abdiahmed484
@abdiahmed484 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد واله وصحبة اجمعين❤
@farxiyaladan4803
@farxiyaladan4803 Ай бұрын
Xasan shiiq wadaciif waxba malo hirgalinaayo
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Dadkeena waa in dhibaatadaan laga saraah sida ugu dhaqsi badan 2024 in loo dholado 18000 waa waxlaga fiicanahay
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Ай бұрын
Tuugo xashii cabayaal
@mohamedaminofficial9212
@mohamedaminofficial9212 Ай бұрын
Dadka qaadka rawo waa dad somali ah xaaq ayey u leyahin in dowladoda u fududeyso dadka ka ganacsadaaa ola jedaaa
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Ай бұрын
Raysalwasaare xamse cabdi barre alle ha xafido maansha Allah
@abdisalah6264
@abdisalah6264 Ай бұрын
Xamze maa maxamed subeer la jecel yahay
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Sidee kenya qaad badan oo daruuga ah u soo galin lahay somalia hishiis sheeydaani ah beey wada gaareen
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Jaadkii tuqaqa xassan sheikh usoo fermeniey Hamza
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 Ай бұрын
Israel ma amrin ee mareykan syaa amray
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 Ай бұрын
Dabadhilif sita magicii NABI MAHAMED SCWS
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 Ай бұрын
Oo ushaqayna ya voa
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu Ай бұрын
Heshiiska Kenya iyo soomaalida waxba ma soo kor dhinaayaan Wax badan ayey horey heshiisyo nocaan oo kle ah wada haleen waxbana Kama soo bixin kenyana waa qayaano badan thy Xukuumadaha soomaaliyana ma fahamto
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu Ай бұрын
Soomaalida Kenya canshuueta oogu badan ayey Kenya ka qaadaa wax hor mar ahna Kama jirto deegaanada soomaaliya War kaca oo bad is galiya oo banaanbaxyo Sameeya oo dagaalama
@yussufismael6314
@yussufismael6314 Ай бұрын
Intisaar
@sumisorry6078
@sumisorry6078 Ай бұрын
Wlhi waa dhipaato cadowgada inaad kuqanacsanato inu sas kugu raxesto maxa yele waxa thy gopol o xog lohesto wxne kama galin dhimashadiina caqligina meye 💔
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q Ай бұрын
khatar hada waa lagaadhay xiligii uridilahaa nugliyeerka haka jawaabo khatarta kaga imankarta maraykaka
@user-si6of8tb2d
@user-si6of8tb2d Ай бұрын
Maxay dhoofisa soomalia. ayada isku maqane
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 Ай бұрын
Faarax Macalin waxani uma muuqdaan ee waxa uu arkaa uun somaliland Faarax tanaa wax qabad kaaga baahan naxliga iyo nacayb somaliland iska saar ilaahaybaa amarka iska lee
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Bulshada africa somali dan nocee ugu jirto ku ma jirno bulshada bariga africa
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Waa sida la rabo ineey african badan ku soo jabaan dalka halis baa ku jirto arintaas
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Mareykaka iya abakaca xasuuqa gaza qasocda maadama dowladii quraatey ey arabta dhexdikteyne oo fashiliceyne xamaas
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣✅RW XAMSE QAADKA HA CUNO MARKU YIMAADO HATAA CANSHHUR KU SHEEGA BAADA LOOGA, QAATO HA QAATO BEENAALE SAXIIXAY MUQAADARAAD
@dholaalchannelnewschannel536
@dholaalchannelnewschannel536 Ай бұрын
Oo maxay soomaliya dhofisaa idaaba isku dhoofsane
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
33sano oo nadhaftey majiro 1qodob oo kenya iyo somaliya kuheshiyen oo lafuliyey majiro mana maqal lkn bedelkeda heshiis balagaleyna malin kasta yereysaa ar dadku been badanaa
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu Ай бұрын
Hhhhh Kenya kaluun soomaaliyabuma baahno bad ayeey Lee dahay wax kle oo jaadka. Looga bedesho Kenya xukuumada Ma fahmi la dahay ilaa hada
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Bulshada bariga Africa ku ma jirno wax kasta xasan sheekh saxiixo wax ansax ah ma ahan
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Heshiis ganacsi oo haldhinac ah weeye hadka been loo sheegin
@cabdimalikaxmed8361
@cabdimalikaxmed8361 Ай бұрын
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 Ай бұрын
SOOMAALI WAA DAD AAN FAKAR DHEER LAHEYN OO WAX BARASHADA MAAN INAGABA HA GAA JISANO OO EY NOO SOO SHAQA TAGAAN KANYA MADAN TANADEY WADAAN ?
@abdirizackmohamedmaax4137
@abdirizackmohamedmaax4137 Ай бұрын
maamulada kale dadkooda wadooyinka waaudhiseen lkn somali waa iska somali sorry
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Poutine wa taaqeera wa nine soo afjariya munafiqnimada caaddaalad darada iyo toyrada réer geelbedka guuleyso poutinow
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi Ай бұрын
Beenta Daya qadka sunta e Kenya Aya qudar Laga dhigaya waceeb iyo folxumo
Qubanaha VOA | VOA Somali
29:54
VOA Somali
Рет қаралды 36 М.
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 9 МЛН
IMTIXAAN ADUUN PART 17
29:17
Family Sagal Channel
Рет қаралды 51 М.
This Shape Is IMPOSSIBLE To Draw...
0:57
Stokes Twins
Рет қаралды 41 МЛН
Он пропал без вести😱
1:00
Следы времени
Рет қаралды 1,9 МЛН
Kitten Party After Exhausted Mother Cat Meltdown #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:32
9999 iq guy 😱 @fash
0:11
Tie
Рет қаралды 8 МЛН
Озвучка @patrickzeinali  Тюремная еда  Часть 2 @ChefRush
0:52
BigXep. Канал озвучки
Рет қаралды 6 МЛН