Dr. Hodan Siciid Ciise | VOA Somali
28:54
2 сағат бұрын
Пікірлер
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 14 минут бұрын
Wiilka haladaayo waayo isagaa garanaya Ethiopianka noocyadooda iyo kuwa cdaawada daran noohaya wuxuu afkiisa kaqirtay in uu muslimyahay nagu dhaqan yahay ganacsade yahay intaa nagu filan Somali weyn
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Сағат бұрын
Mugadisho tv so called VOA
@user-wn9tr9ep4c
@user-wn9tr9ep4c Сағат бұрын
Qaramada midoobey haku disho
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Сағат бұрын
AMARKAAN WUU HIRGELAYAA SIDII WIXII KA HOREEYEY AY U HIRGALEENBA TAAS HA KA WELWELIN MR WERIYE MAXAA YEELAY HADA DOWLADA IYO SHACABKU WEYWADA JIRAAN AWALSE SHACABKU SHAKI BAA KU JIRI JIREY HADASE SHAKIGII IYO SHUUSHKII WAA BAXAY
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Сағат бұрын
MAASHA ALAAH ILAAHOOW NOO DHOWR DOWLADEENA
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Сағат бұрын
ITOOBIYAANKAAN DHAMAANTII MARKII CIIDAMADOODA LA SAARO IYAGANA SOOMAALAAY GOBOL TUULO ILAA DEGMO AANU KA SAARNO TAA CIDNA YAANAAN KA SUGIN WAAYO WAXAY BARA KICINAYAAN NOLOSHOODA QASAYAAN WAA INAGA
@Bikaac44
@Bikaac44 Сағат бұрын
Ayadoo dadka ethopianka soo galootiga ah lajuujuubin waxaa ila wacan in loo sameeyo sharciyo qofkaan sharciyadaas qaadana la tarxiilo
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Сағат бұрын
WARDERIS BEELE WUXUU SHAQEEYO XATAA BAADH MAAHA KUWO PITLAND WAX SOO GELIYA EE WUXUU KAA SHAQEYSTO AYUU XAWILAYAA WAR XATAA MEESHUU SEEXDO BAADH WAA COOSHAD IYO ISQAXOOTIYEEN MA OGOLA GURI FIICAN INUU KIRO KA DHIIBO MAQAAYADAHEENA INUU WAX KA CUNAAN WAX SOOSAARKOODA UGU BADANI WAA KARINTA CALAQA IYO GUDBINTA SIRAHA IYO ISDHEXGELINTA AY ISDHEX GELINAYAAN BULSHADA OO LAMAANE NIMADA AAD UGU DADAALAYAAN MUDANE GUDOOMIYE WAANU KUU MAHAD CELINEYNAAYE SI DEGDEG AH NOOGA SAAR YAANA LAGAA WEECIN GO AAN KAAGA GEESINIMADA LEH
@user-wj9vh3nj9d
@user-wj9vh3nj9d 2 сағат бұрын
Waa sax run ahaantii aneeyba indheheen jooji
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 2 сағат бұрын
Caasha cuud waa naag madow oo quruxbadan oo fariid ah oo xishoota laaki n miyaa la qabaa talow kkkk
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 2 сағат бұрын
Sara cadowga, Maxa lokalasaraya. They are planning to invade the republic, why until they can have local informant and militants. Out
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 4 сағат бұрын
OROMO DALKEY AABSADAAN HADAAN HADA LEYSKA SAARIN KUWII XAMAR WAXEY GAAREEN INEY HAWIYE SHEEGTAZ KUWA PUNTLANA DAAROOD BEY SHEEGTAAN WAA TUUGO HAKA MASAAFURIYO
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 4 сағат бұрын
Af maraykan
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 4 сағат бұрын
Waa jawaabtii ugu fiicday oo aan kamaqlo nin dawlada somalia katirsan
@user-pz5go3id2g
@user-pz5go3id2g 6 сағат бұрын
Kkkkk somaliya waa NGOS loogu talay waxan ka danbeeya heer galbeed mareykan marka somali way fahansantay wixi Jari anigoo her miyaa
@zahraali9776
@zahraali9776 8 сағат бұрын
Waxan dhalo xata ku laha inaan fananiin ka dhigo ilahow hadee adoomahan
@abdifitax12345
@abdifitax12345 9 сағат бұрын
Alshabaab dhulka ay maa muĺaan geed laguma gooyn karo mar hore ayey diideen
@oneatatime4468
@oneatatime4468 9 сағат бұрын
Barnamijkan Galka barista wuxu ku wacnan laha tv ama MB4 oo ah dawasho. Waayo dhagaysi keliya marku yhy waa wax aan intrest lahayn oo aysan somalidu xiiseyn ee ubadal video
@rooblemahamedali4290
@rooblemahamedali4290 7 сағат бұрын
Adunka Radio ayuunba Suuqa Ka bixi la wl
@teach-or-learn
@teach-or-learn 6 сағат бұрын
yaa wqti u haya dawasho oo cml la’aan😊
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 9 сағат бұрын
Shekadan waa jah wareejin umada Soomaaliyeed lagu qaadayo runtii saraakiisha dalka haka firsadan su'aalaha aan micnaha laheen aa cidacadaha reer galbeed ka wey doonayaan maxaa micno oo kujira ged korkiis bey kuhoydan iyo dhuxulbey joojiyeen Al shabab yaa xukumo oo nadaamkoda hayo Ha idhixin qof somali ah madaxdoda aduunka ukala goosha intey maran waxaa ugu wacan ahmed diiriye amiirkoda ugu sareeyo ah hadu isdhiibo maxaa is bedelayo waxbo sidey kudhacdey
@gulbahar2714
@gulbahar2714 10 сағат бұрын
Wa basasiin not genuine beggars
@gulbahar2714
@gulbahar2714 10 сағат бұрын
I'm very pleased to hear that News
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 10 сағат бұрын
Waa xaq in lakala saaro waayo dad dagan oo ganacsataa ,oo deegaamowbay , Geedi qaxooti meelkasta waa jogaan anagaa reer puntland ah qoxootina ah , lakiin socotada iyo dadka shaqaysta oo lacgta laga qaado canshuurta fadlan kala saar mudane maayar
@somaliofficialtube9016
@somaliofficialtube9016 11 сағат бұрын
Good job😅
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 11 сағат бұрын
Gaalada ha aamina waa gaalo been badan oo ilaahay ka furtay AS waligood dhuxul kama ganacsan deegaanka say u dhawraan xataa bacda ayaa mamnuuc ka ah cunto dhacday baa mamnuuc ka ah dadka dakadaha laga dhoofiyo maamulaa ka ganacsada lkn ayagaa lagu eedayn jiray wixii xunba xaawaa leh
@LuuzaIbra-tu9lh
@LuuzaIbra-tu9lh 11 сағат бұрын
Waa ka xumahay maadaama aadan sheegin abni xumada garoonka hey,adda shaacisay garoonkana waa nabad lkn deeganada ugu dhaw kuna haboon in garoono laga dhisi Karo ayadoo labilaaway garoonKa laamiyadii tagaaye ayadoo dhismuhu kabilaawanaayo magaalo madaxda muqdisho goobaha ugu qurxda badan EE garoonada hadda hoowshoodo kasocoto waad degaano kudhaw muqdisho 1,dowlad degaanka hirshabeele iyo degaan xebeedka warshiikh 🎉🎉🎉🎉🎉cosobiyo dhul doogliyo coowbaarta dheeriyo CADALE IYO DAKAD😮
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 11 сағат бұрын
👋 Weriye Caasha Ibraahim (Cuud).
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 11 сағат бұрын
👋 Weriye Caasha Ibraahim (Cuud).
@HaashimAbdulkhadir
@HaashimAbdulkhadir 12 сағат бұрын
🇪🇹🇪🇹🇪🇹Arinta ka hadlesaa 🇪🇹Ethopia Ruuxii aan Sharci Ku joogin in ayee sharciga u Hogan Saman Soo Waxanu ku maqsudi mahan somali hadanu nahay
@Jawidagan94
@Jawidagan94 12 сағат бұрын
Idaacadaan waa idaacad codka mareeykanka ku hadasha oo makri badan la .aagan muslimiinta waan ognahay shirqoolada aad u maleegeeysaan si aad wacyiga bulshadaaan aad u jiheeysaan maskaxdana ka badashaan. Umadan waa muslim gaal kaniisad wuxuu nooga keenay doonimeeyno inta gaalada iska eridana sharaf iyo cizi ayaan u heeynaa ilaaheey ayaan aaminay oo yaqiin u rumeeynay rabi wuxuu na leeyahay gaalo idinka raalinoqon meeydo ilaa aad diintooda raacdaan sidoodoo kale noqotaan kuwo gaalo ah قوله تعالى: {وَلَنْ تَرْضَى عَنْكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَى حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ
@salaxleychanel8500
@salaxleychanel8500 12 сағат бұрын
Ilahay ha rumeeyo riyadani way naga farxisay mar uun aanu aragno dalkayaga oo laga saaro oromada wlhi way na dhibeen hadaanu nahay reer hargeisa waxaanu u baahanahay sidan oo kale in loogu dhawaaqo in laga saaro oromada na dhibtay masaajid goob shaqo guryaha jidadka baabuurta dariiqa maraysa meel aad gaga nabad gelaysaa ma jirto goob kasta waa joogaan waxay nagu hayaan nadaafad xumo xatooyo xaalafuin wax ay dhaafayaan ma jirto waxaanu aragnay iyagoo markay soconayaan jiidanaya xadhko lagu xidhay mignad si intay socdaan ay u uruuriyaad wixii musbaar iyo bir ku jira dhulka si loo miisaamo oo loo dhoofiya hada waa dad iska socda oo hadana xadhko jiidaya halkaas ayay marayaan
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 12 сағат бұрын
Halaga saaro gabi ahanba Wadan bay leyiin waliba Garowe kaliya maahe Magaloyinka somalida dhmn Wa in sida ugu dhakhsiyaha Badan loga saaro ?
@mohamedartan4135
@mohamedartan4135 12 сағат бұрын
Ethiopia waa cadowga soomaaliyeed waa
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 12 сағат бұрын
Adiga iyo kuwa kula midka ah hadad sharci kujigtan waxad tihiin residents premade xaquuqda la idinku leyahay bixiya. Cid sigar ah idiin takorikarta majirto plz or fadlan
@abdirahmanyassin7406
@abdirahmanyassin7406 12 сағат бұрын
Aniga ahaan waxaan qabaa ethiopian wadanka somalia kuso qulqulayo iney kuligod la tarxilo. Beerito waxey dhihi donan somalia ban degna oo xaquqdeyna hanalasiyo
@user-to7qk1hx7l
@user-to7qk1hx7l 12 сағат бұрын
❤❤
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 12 сағат бұрын
Somalidu sifo sharci ah bay ku joogaan Ethiopia iyaguna waa in ay sifo sharci ah ku soo galaan ama ku joogaan
@abdiizemohamed8149
@abdiizemohamed8149 13 сағат бұрын
Duq fiican dheh. Waad saxsantahy. Waa saraakiil Dhar cad aha
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it 13 сағат бұрын
Waaaaaaw Masha Allah reer garoowe caawa waa IGA farxiyeen wadaniyiin
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 13 сағат бұрын
Hal qof oo Ethiopian ah yaan la dhaafin dalkooda halo celsho hadii kale dagaal ha isku diyariyan no more
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 13 сағат бұрын
qayraadka horay ay cuneen inta kalana waxooda waba lama dha dhamjn
@user-uc9br8ry9d
@user-uc9br8ry9d 13 сағат бұрын
So saara waa mass qolyahaasiye
@YuusufCabdimuuse-dn7bn
@YuusufCabdimuuse-dn7bn 13 сағат бұрын
Dadkan iskasoconaya itobiyanka ah dhibato ayeykuhayan dalka iyo dad somaliyed makawaxalobahanyahay inwaxlagaqobto
@tayebmussa3836
@tayebmussa3836 13 сағат бұрын
Dadka mudada dheer deganaa ee shaqeysta hala daayo hana lasiiyo sharci waa walaalaheen nagu soo qaxay.
@ayaanlesuudaan8769
@ayaanlesuudaan8769 13 сағат бұрын
Dadka dhahayo halakalasaro maxa Ka qaldan walalayal dadka Ethiopian ah o dhan dalka majogaan ee oromada un maxa goboladena kubadiyay qorsho muddo dher laqorsheyay aya jiro marka aan gacmaha isku qabsano mahadsanid
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 13 сағат бұрын
Dowlada puntland waa inaysan musaafurin oromada muslimiinta ah.ha bixiso gaalada lasoo xawilay oo ay siyaasadi ka dambayso
@abdikadirali117
@abdikadirali117 13 сағат бұрын
QABIILESTAHAAN ABGAALKA AH EE SHALAY LAHAA FARMAAJO WAA MAREEXAN BAAN VOA UNACAY
@MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny
@MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny 14 сағат бұрын
Oromia masha allah waa qabiil kamid ah soomali walal Nahey oromada
@najeepjabriil5262
@najeepjabriil5262 14 сағат бұрын
Ninki donahayo in oow Somali noqdo waliba harti kas wu jogikaraa
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 14 сағат бұрын
Sxb.maraykanku asagaa sameeyay oo maal galiya alshabaab iyo ingiriiska waa boor isku qaris warkoodu somalidina way ogyihiin laakiin madaxdu qaarkood way baqayaan.kuwana wayba rabaan kuwana dhaqaale ayaa kasoogala
@beryalex1798
@beryalex1798 10 сағат бұрын
waxa dhan waa mashruuc ilaa engris somaliland ...!
@ashafarah4621
@ashafarah4621 14 сағат бұрын
Itbiyaanka halasaaro Please and Please