Dhul Library Kismayo laga dhisi lahaa oo maamulka Jubbaland xoog ku qaadatay

  Рет қаралды 19,516

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

7 ай бұрын

Dhul Library Kismayo laga dhisi lahaa oo maamulka Jubbaland xoog ku qaadatay

Пікірлер: 44
@Olad44
@Olad44 7 ай бұрын
Harti darood kismayo ❤
@Madridista686
@Madridista686 7 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 6 ай бұрын
Professor Gaandi Allow naxariistii jano hasiiyo wuxu ahaa aasaasihii Jubaland wuxu ahaa caaqil Somaliyeed
@cheyyene
@cheyyene 7 ай бұрын
Ceeb Caleyk Islaan Axmed, 1991 April 23 ayaan dhulka dhabarkiisa laash uu lahaa Cabdi Xoosh (Rahimahu Allah) ka fuuley anigoo ka carareya qabsashadii Gen. Ceydiid. Gaani (Rahimahu Allah) dhisitaankii Jubaland ayaan xasuusta isagoo 20-30 Profisoor isuu keenay Amsterdam oo bilaabey qoritaanka bilowga Axdiga Jubaland.
@Olad44
@Olad44 7 ай бұрын
Axmed madoobe iyo Harti waamo kismayo
@user-mn4sf5fr1x
@user-mn4sf5fr1x 7 ай бұрын
Sxb was Mubarak wa sxb Mubarak.burci
@abobasement346
@abobasement346 7 ай бұрын
Axmed dhuxuleh wuu kah xanaqah horumar iyo taclin Adigunah Axmed dhuxuleh waxaa lagu yaqan moryanimoh xalkuh waa in aad Axmed dhuxuleh kah turtan xukunkah
@xabiibomaxamed4833
@xabiibomaxamed4833 7 ай бұрын
Waxa uu ku dhahay السلام ورحمة الله وبركاته salaanta kama aadan qaadin waxan u malaynaya waxad ahayd mashquul
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 7 ай бұрын
Axmed geedo dhirtii dhulkii iyo cirkiiba wuu gubay
@xirsiducaale4652
@xirsiducaale4652 6 ай бұрын
Qabiil miyaad heysan? War lord buu ahaa too so I got your point!!!
@garissagreattube9446
@garissagreattube9446 7 ай бұрын
Ya ehelu kana boos 4 mitaar dhuuxuleyte
@LeoPard-HQ
@LeoPard-HQ 7 ай бұрын
@ugaasqordhere7091
@ugaasqordhere7091 7 ай бұрын
xaraaraw mansadii gariye waxa kujiraty mujrim ooga madaw baa agablaay hambadaaada isa siikaba raacin waxan kumacneeyay siyaasiyiinta somaliada imika ujoogta soomaliya gobolkay doonaaan xukumeen ama hajoigeene sifaalaha ay udhaqmayaan naxariis darada
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 7 ай бұрын
Inuu ninkani Run sheegayo ma.la xajiiqiyay.
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 7 ай бұрын
Kk
@abdirahmanmalesia9511
@abdirahmanmalesia9511 7 ай бұрын
Appel moi ali
@user-zr1xw2wt6f
@user-zr1xw2wt6f 7 ай бұрын
Oohintaan Oohin ayaa ka horaysay . Kkk Somalida dulmiga si wada jir ah ugama hortagaan. Saldhiga agagaarkiisa boos cid lasiinkaro kama banaana . Aan ka ahayn jardiinka Lagu nasto .
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 7 ай бұрын
dhulkaas waxaa gadaran guryahii shacabku deganaa oo loogu yimid ayay baabiyoguryahodii shacabkii ayaa kaqaxaya
@user-mn4sf5fr1x
@user-mn4sf5fr1x 7 ай бұрын
Sxb.sharmaake wakusalamaya
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Tuugo Ururtay Labadii dulmi Ku heshiiso xaqay Ku diriraan
@garissagreattube9446
@garissagreattube9446 7 ай бұрын
War ileen ceeb loo ma dhiinto ya ehelu kana jahiil
@Dhulka1beerta
@Dhulka1beerta 7 ай бұрын
Imaradka Aya dhulka u baahday gumeysika cusub 😅😅😅😂😂😂😂😂 xorinimo iyo midnimo diitene gumeysika cusub KU raxesta
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 7 ай бұрын
Kanyar ciyaal maamo xitaa been iskuma aadin karo. Ahmed madobe waaankaso horjeedna lkn boob uu aabihis bilaabay baa kuso laabtay.
@user-ef8wg2to1q
@user-ef8wg2to1q 7 ай бұрын
jow kow now cali big beenaley wa ku qosla been cali jow kow now hadana bow
@user-yt1wv9sl2e
@user-yt1wv9sl2e 7 ай бұрын
DAN GUUD BAA LOO SIIYEY AABAHAA WUU DHINTAY. DAN GUUD BAA LOO ISTICMAALAY. HADALKA YUUSAN KAA XUMAAN MEEL KALE RAADI OO DHIS WAA LOO BAAHAN YAHAY MAKTABAD. AABAHAA IYO AHMED MADOOBE WAXII DHEX MARAY ADIGU KA GAABSO
@garissagreattube9446
@garissagreattube9446 7 ай бұрын
Jahil baa tahay dhuquuleste baa abaha ah
@Dhulka1beerta
@Dhulka1beerta 7 ай бұрын
Xaran xaran ku saax wax juboland ladhaho ma jirran kismayo WA kofurta somalia wilkan iyo abihi iyo dhuxulesto WA eydi kenya wayye wayo mamulkan WA mamul gumeste o la rawwo in juboyinka laka jarro dalka o laku darsaddo kenya eyey rawan WA mamul xaran ah
@shukrifarxan8065
@shukrifarxan8065 7 ай бұрын
Mac sokor hal xaaraan ah nirig xalaala madhasho
@mohamedaden8748
@mohamedaden8748 7 ай бұрын
Hi Sir Ali Ahmed Madowe would rather turn books or important documentation into charcoal and sell them to the Emirates . He is not a man of books and doesn't understand intellectual property . Had he understood this simple regional project and its impact , he would have buried his nucklehead in the sand.
@mohamedmuhumedmohamed9816
@mohamedmuhumedmohamed9816 7 ай бұрын
Kkkkkk been iyo borubogaandho aan loomeel dayin, war ragu been badanaa, anagaa joogno waxbana kamajiro arintaas
@garissagreattube9446
@garissagreattube9446 7 ай бұрын
Ahmed nasab ma aha
@SomaliMedia114
@SomaliMedia114 7 ай бұрын
Kismaanyo caadi bay ka noqotay in la boobo dhulka Dhisan iyo kan aan dhisnayn
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 7 ай бұрын
Hooyadaa usheeg tuug beenaale ah
@garissagreattube9446
@garissagreattube9446 7 ай бұрын
Ceeb loo ma diinto jahiilintan waa in laga raro kismaayo
@johnnasir2192
@johnnasir2192 7 ай бұрын
Waxaa kaaga wanaagsanaa, Marka aad ka hadleyso Tuugada Gobolada Soomaliya Gudoomiyaasha ka ah ee Qabyaalada lagu soo doortey oo aan wax siyaasad aan aqoon u lahey, inaad igu yeerto Madaxweyne, waxaas meel uga dhacdey taariishda wadanka iyo umadda soomaaliyeed gaar ahaan dhanlinyarada aan iskoo soo dhigan taariikhda wadankana aan wax ka ohey, Shame on You "Reer Baadiye Cali Xaraare"
@kaalaynoo
@kaalaynoo 7 ай бұрын
Markale maad dib usoo qortid fikradaada, sababtoo ah wax aan ka fahmay majirto, waxaan kasii yaabanahay qofka liked kuu saaray!!!
@johnnasir2192
@johnnasir2192 7 ай бұрын
Adeer Ma qolooyinkii 4.5 ka Aminsanaa baad ka mid tahay, mise qiirad Qabyaaladeed baa ku qaadey oo waxaad ka carootey in Cali Xaraare(Cali Baadiye ) Jidka saxan loo tilmaamo. @@kaalaynoo
@kaalaynoo
@kaalaynoo 7 ай бұрын
@johnnasir2192 .5ka miyaa kuwaalay, waxan ku iri fikradaada iyo barnaamijka socda waa kala baab, intaad isa sixi lahayd baad hadana .5 iyo waxaan loo joogin ila aaday, soo barbaar huuno yaa!
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 7 ай бұрын
Beenta cunuga tuuga ah
@user-mn4sf5fr1x
@user-mn4sf5fr1x 7 ай бұрын
Sxb was Mubarak wa sxb Mubarak.burci
@sharmake1000
@sharmake1000 7 ай бұрын
Salaam Burci
Madaxweyne Geelle oo da’dii iyo Dastuurkii isu qaban la’ yihiin.
19:20
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 19 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 32 МЛН
WARKA DUHUR EE KNN 23 7 2024
12:45
KNN
Рет қаралды 1,2 М.
Holaca Xudayda,Kabtaydii yaa arkay iyo Talabiib oo laga kala qaxaayo
17:40
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 60 М.
HARERI IYO PURTUQAL DURDUR HD
59:17
Universal TV
Рет қаралды 83 М.
Albaabada Kismayo waxa Taagan shabb A. madobena beentii bu wada!
18:41
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42