Kismaayo:Wiil Dhalinyaro ah oo muuqaal Prank ah uu duubay xabsi ku muteeystay.

  Рет қаралды 14,611

Universal TV

Universal TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 61
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 2 жыл бұрын
Inta rabta in tiktok la Xero like ii saara.
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 2 жыл бұрын
Shaqo aadaan u fiican bey qabteen police ka Kismaayo...✌✌👋👋👍🏾👍🏾🇸🇴🇸🇴
@farhanqojobe60
@farhanqojobe60 2 жыл бұрын
Waa loo baahanyahay in laxiro lana xukumo
@ayuush14
@ayuush14 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 2 жыл бұрын
Sixun Wax Uradi Sixir Waa Ka Daran Yahay Dowlada Somaliyed Wax Haka Qabato Dadkan Oo Kale Oon Xishod & Xuman An Aqoon
@sumayamohamed2476
@sumayamohamed2476 2 жыл бұрын
Wa lagu sugay midkastoo dhaqan xun so bandhigo hadii lagu qabsan lahaa akhlaaq bay yelanlahaayeen
@Degmodeqa
@Degmodeqa 2 жыл бұрын
Good for you xayawaan waxasuu views kuradinaayay dhaqan xumo jaahilnimo iimaan la’aan ayay isku darsadeen dadka social media kabuxaa badankood wax qabad badan ayay ubaahan yihiin.
@zaynabahmedzeynabahmed3228
@zaynabahmedzeynabahmed3228 2 жыл бұрын
No shekadan waxkale ayaa kuhosdugan prank uma malaynayo wilkan wa wil duman sida imoqata
@somalitrucker214
@somalitrucker214 2 жыл бұрын
Mashalah guul inta kalana haku daysto waliba xabsi dheer haloogu daro kuwa warersan
@cige3636
@cige3636 2 жыл бұрын
Xadhiga. Ha oo dheereeyo
@mucjiso2000
@mucjiso2000 2 жыл бұрын
PRANK XAAL QAADO,, MA INANTAYDA AYAAN WASAA AYAA PRANK AH,,WAAR SOMALI WEY KA SII DARAYSAA
@MHaashi
@MHaashi 2 жыл бұрын
Waa muhiim in uu tusaale u noqdo kuwa kale lana marsiiyo ciqaab adag!
@ahmedmohamudduale2797
@ahmedmohamudduale2797 2 жыл бұрын
qfka haduu wx ksta lagasho caanimo waa wx laga xumaado caan laguma nqdo xumnta dhalinyarada somaliyeed wxn leyhy ka tanaasula.midaas
@itprofessionaltechnology3885
@itprofessionaltechnology3885 2 жыл бұрын
Naagta ninka gacanta hasii deyso, ilaalinta dhaqanka police ka laftisa halagu train gareyo
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Hehheeh waa yaab 😂ayagii baa bad dhex daagan .... 😂
@guledmusa1244
@guledmusa1244 2 жыл бұрын
Wll haunoqon qaladkas markale ee Allah swt ulaabo oo towbadken
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 2 жыл бұрын
Wallhi Waa naga naxiya Malinta oo hadalkas sogudbiya
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475 2 жыл бұрын
Prankigaa lagugu samaynayaa
@Abdallah_672
@Abdallah_672 2 жыл бұрын
😂 Somalidu waxa wu ku cusub yahay
@mohamedrajaab1641
@mohamedrajaab1641 2 жыл бұрын
40 sana oo xirag ah
@Waawenka1
@Waawenka1 2 жыл бұрын
Subaxanallah
@kaletupdi438
@kaletupdi438 2 жыл бұрын
Naa bal kalay yaa kaa walaay😜
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 2 жыл бұрын
Sax Sax 🎷 sharaciga ha la mariyo
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 2 жыл бұрын
Hala xero qof walba oo sidaas sameeyo
@superfun1819
@superfun1819 2 жыл бұрын
Muuse bixii iyo madoobe waa dadka uqalbaa in daadkaa eedbiiyaan . Saas cml muqdisho laga rabba
@appiemohamud2721
@appiemohamud2721 2 жыл бұрын
Fail to see what crime there has been committed.
@riyaaq8796
@riyaaq8796 2 жыл бұрын
In laxiro wuu kuwangsanyhy sabato dhalinta ayuu fasahadinaya tiktokna haba laxiro somalidu way walate
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
khaniisa qayb kamida diini haymeesha ka jirto hala mariyo waajibkiisa
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Xabsi dheer ha loo jaro
@hodanfarax4298
@hodanfarax4298 2 жыл бұрын
PRANK SIBOWNIMO AH BEY SOMALIDU UGU DHAQMEEN
@mohamedanshur8441
@mohamedanshur8441 2 жыл бұрын
Guul police soomaaliyeed ee jubbaland. Ruux kasta oo anshax xumo sameeyaaba sharciga marsiiya
@basrabasher2278
@basrabasher2278 2 жыл бұрын
Somalida prank qalad weyin ayey ka fahmen hala xiro oo waliba waajibkisa hala mariyo cawanka aqlaqda xun
@shukrihusein4543
@shukrihusein4543 2 жыл бұрын
Tanaaba prak ah aawey maxkamadu ma wadada dhexdeedaa agah.
@somaligirl6046
@somaligirl6046 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@roodaqueen2959
@roodaqueen2959 2 жыл бұрын
Subxanllah
@safiyacumar3771
@safiyacumar3771 2 жыл бұрын
Afkeeday eeday xijiso nin yahaw
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
Ma been bay ahay yaahuu dheh yaahuu aduunkoodhan baa ka argagaxay
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Waa qaabka ay CBB isuGu ooysiiyaan baraha bulshada meel kale ha u raadin kuwa baraha bulshada isku ooysiiya aaba farmaajo dhaho waa kanoo miiran xabiibul majaaniin 😇😇😇
@halimaahmed2552
@halimaahmed2552 2 жыл бұрын
Asc aad ayaad umahadsantihiin
@user-zc2tk6fc6s
@user-zc2tk6fc6s 2 жыл бұрын
Wuu istaahilaa
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 2 жыл бұрын
Qiyaasi isbuuc ka hor baan arkey ooyintisa beentaa belo ku dhifsatey waa 20jir xoog leh oo been u ooynaayo maskaxduu beenta ku alifey muu shaqo ku alifto .been lacag lagu helaayo waa aaqiru samaan alow na badbaadi, islaam kasab xalaal ah buu na faray .
@adan10000
@adan10000 2 жыл бұрын
Sharcoga wuxuu qabo haka nariyo waa eey ansgax xun. Da da uu jiro bal eega
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 2 жыл бұрын
Doqon Nacdali ku kortay Afcade
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 2 жыл бұрын
5 sano xaiga
@TechSiyaad
@TechSiyaad 2 жыл бұрын
sharciga hala hor geeyo tusaalena halooga dhigo dadka tirada badan ee jahliga teknolajiyadda darteed waxkasta oo xun faafinaya. fadlan ninkana ugu yaraan muddo sanado ah halagu xakumo si tusaale u noqoto, hadii intaa looga haro arinku istaagi maayo..
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 2 жыл бұрын
Caan raadis dad badan meen xun ayay ka tuuratsaa
@mohaamedjaama7347
@mohaamedjaama7347 2 жыл бұрын
War somalidan wan layaway war brank aye sikale u fahmeen wawa wada jahiliiin
@M45_0
@M45_0 2 жыл бұрын
War dadkan dhimirka ka xanuusan halaga xiro tiktok, server miyanu lahyn wadanku dowladu gacanta ku hayso.
@calidaahir1075
@calidaahir1075 2 жыл бұрын
Runtii Waa sx inlaxakameeyo Waxyaabaha aandhaqan ahaan ulaheyn
@ziziliarisultan3361
@ziziliarisultan3361 2 жыл бұрын
Qisa la dambaysa sheekada ninka uuba hadli kari la'a murug wtf
@shambalafe300
@shambalafe300 2 жыл бұрын
Waxwalba PRank miyaa kkkkkkm taliyihu wa geesi poliskuna way ku Amaananiyin
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 жыл бұрын
Dil halagu xukumo
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 жыл бұрын
Dee ma cid enantiisa qabtaa jirta isgaa afka iska xumayee iskasii daaya haloo caqli celiyo hana lasii daayo
@basrabasher2278
@basrabasher2278 2 жыл бұрын
Hadii lasii daayo asagaba haduu gabdh dhalo xoogayo yahuudiise waa in ugu yaran lagu xukumo 2-3 sano oo xarig ah
@zuperherreraoffical9107
@zuperherreraoffical9107 2 жыл бұрын
Yᴀʀᴋᴜ ᴡᴜᴜ ɪs ᴡᴀʟʏ
@FaAGTe_FaAGTe
@FaAGTe_FaAGTe 2 жыл бұрын
Asc wlhi aaad ayan uga naxay waana la sugaayay tan oo kale somaliyey ilaaah aaan kabaqno Social Media yaha xiligaan xishood dhan malahan waxa lasoo dhigaayo makala soocna waxaad arkaysaa Family Oo Isugu jira.aabo iyo hooyaba oo Radinaaayo subscribe iyo Like
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 56 М.
Dhul Library Kismayo laga dhisi lahaa oo maamulka Jubbaland xoog ku qaadatay
22:48
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 78 МЛН
Warka Universal TV 22 07 2024
25:55
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
Dalxiiska Dhalinta kismaayo oo GoobWayn udalxiis tagay Soo saare ilhaan laki 2017
21:49
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН