No video

DHUL RAQIIS AH - JAZEERA PROJECT ($1,600 ONLY) | EP39 |

  Рет қаралды 14,596

Jimcaale Deals

Jimcaale Deals

2 ай бұрын

Пікірлер: 70
@jimcaaledeals
@jimcaaledeals 2 ай бұрын
Xasuusin* Qofkii dhulka u baahan hala xariiro shirkada Raasimaal Real-estate (0612922240), waa la geynaa dhulka, marka aad ku qanacdaana waa la idinka iibinaa. Qofkii maalayacni iyo sheeko meesha usoo galayna, anagu malo iyo waa la yiri kaama qancin karno. Thanks
@AbdiHaji2103
@AbdiHaji2103 2 ай бұрын
Talo ku socoto dhamaan maaal gashayaassha dhulka ee soomaaliyeed’ muwaadin tolo iga qaado maalintaad dhul gado isla maalinta kugu xigto dhiso allow 1qol jiinkatba ha ahaato ama buushba aad ka dhisatid! Taas waan u leeyhy waxaa kuu cadaanaayo In aad dhulka leedahay oo markaad dhisato hadii cilad jirto quf ordaayo ayaa kuu imaanaayo oo kuleh maxaad u dhisanee meeshaan anaa iska leh iyo wax noocaas isla markiiba intaas u tagto qufkii wax kaa iibiyy ayaad leedahy lacagteeeyda isiii. Waa tiiii sooo Ali hore u tiri booodo qoyaaankss lagu qabtaaa somaliya ama gaar ahaan mogadisho millions warqado ayaa is dhax yaacsan,
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ай бұрын
Afkaygaad kala baxdey
@saaradahi6675
@saaradahi6675 2 ай бұрын
Wadankii Maxaa la mask gashtaa. Reer hebel aa leh, maan ja bixi karaa. Eräänä cabsicabsi
@omarabdulkadir4952
@omarabdulkadir4952 2 ай бұрын
Hhhhh wlhi waa run midas​@@saaradahi6675
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Ай бұрын
Mooryaan nimadaas iyo baaad daas koonfurta unbaaa laga yaqaannaa 🤨
@saaradahi6675
@saaradahi6675 Ай бұрын
@@nabadoonka6649 dulmi badane waa gobolkee gobolka an Somali isku dulmin? Waxed kaloo sheets meesha kuffriga loo sujuudo, Somalida ina la iib geeyo sidii slavery gii?
@rocky4066
@rocky4066 2 ай бұрын
Shirkadda MA tahay shirkad ceymis kujirta oo hanti leh tankale warqadaha ama dukumentiyada lagu Kala gadanaayo MA mid shirkadda kuu sameeyneysa mise mid nootaayo sharci ah kuusameeyneeyso waxa kaloo in la xuso mudan in shirkadda aay usoo bandhigto dadka iibsanaayo dhulka caddeeymo inay shirkaddu leedahay dhulkaas .
@adenmohammed2065
@adenmohammed2065 2 ай бұрын
waa been waxaan anagaa reer madiinaa oo og yaan lagu qiyaaamin
@saaradahi6675
@saaradahi6675 2 ай бұрын
😅😅😅😅. Wamadii refer galbeedka into Somalia malaha iskaga dhex yaacay
@wararkasomalia
@wararkasomalia 2 ай бұрын
Dhulkaan raqiis ka fog dhulka aad iibineeysiin waxeey aheed adinka oo kortaagan in la idin arko guri inta isku soo xirtaan waxbaan ibineeynaa lacagta iska soo hormari yaanan umada la marin habaabin qurba joogtada ee qolyaha wax iibinaya target ka kadhigtay hadii aadan dhulka la sheegayo aadan iska soo hubin karin waxba haga gadan baraha bulshada dadka dadkii hore ma ahan dunidana dunidii hore ma ahan waa iga talo inta adan bixin ka fiirso dadkaan wax iibinaya meel Iyo raad Loo raaco malahana ogoow
@Abd20232
@Abd20232 2 ай бұрын
Anaa gadan rabay lkn waxaa ley sheegay inuu Buuq ka taagan yahay damaanadna ma lahan Waa dhul ay isku heysataan G.Banadir iyo Koonfur galbeed yaanan laguugu dilin intaad lacag ka bixiso haku qasaarin naftaadana haku qamaarin
@saaradahi6675
@saaradahi6675 2 ай бұрын
Baidadho qalad Soo maahan in jaziira lagu daro. Niki Ku daray was joogaaye saxo hada
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 2 ай бұрын
Dhul mahaayaane masaakiinta qurbaha kumacaaday eey rabaan inay cashar culus udhigaan. Anaa taleefankooda dad udiray Mogadishu lajooga, oo anigaa whatsapp message uga diray jawaabna maleh. Ee yaan lagu mashquulin nimankaan.
@mohamudabdi5033
@mohamudabdi5033 2 ай бұрын
Beenta ma aha anba wan la xiriiray si fiican kugulama hadlayan. Sidoo kale waxaan weydiyay qaabka dhulka wadooyinka waxba ma hayno bay dheheen.
@ajsreviews1
@ajsreviews1 2 ай бұрын
Sanadkii hore 2023 ayaan xamar soo booqday ayadoo 2005 iigu danbeesay- xeebta jaziira ayaan aaday labo isbaaro ayaa kasoo horeeyso- "arow $5 soo tuur hadii kale laabo" ayadoo 2023 lagu jiro- animals kaas agtooda maa dhul ka gadanaa Subhanallan
@abdikarimali6741
@abdikarimali6741 2 ай бұрын
Ishaa ka tuurtay bro anba 2003 ayaa iigu dambaysay sanadka danbe baan is leeyahay aad insha allah laakiin lacag aan leeyahay ma gashteen sababtoo ah soomaaliya ma dhawa wali maxkamad ayaan tagayaa lacag baan bixinayaa warqada lahaanshaha dhul aad adiga leedahay baa la ii soo samayn adna warqada saxda ah baa heesataa ma dalkaas baa dhaw ilaah baa na lahee😂😂😂😂😂
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 20 күн бұрын
2023 iyo isbaaro😢
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Niman yahaw telefon ma qabataan xataa fariin kama soo jawaabtaan. Wan iska kiin daayay Sidan wax ka badala
@InaA-jy1qo
@InaA-jy1qo 2 ай бұрын
DADKA BEEN HAU SHEEGINA DHULKAN BEEC MAHA DADKA YAA LAGU DHACAYAA. DHULKAN WAXUU KU YAALA SH. HOOSE. BEESHA BIIMAAL WAXEY WACAD KU MARTEY XUKUN DILNA KU RIDEY CID ALLA CIDII DHULKAAS ISKU DAYDO INEY DEGTO IYAGOO FASAX KA HAYSANIN MAMULKA LAMBAR KONTON. LACAQTADA ISKAGA KHAMAAR LKN NAFTAADA HAKU KHAMAARIN.
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 ай бұрын
Jaziira maxaa Biimaal ka galay waa dhul Sheekhaal leedahay.
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 ай бұрын
Sidoo kalena Jaziira waxay hoos tagtaa Degmada Agyooye. Mideeda kale Lambar Konton iyadaa hada la boobooyaa ee ha iska celiso.
@abdirahman8561
@abdirahman8561 2 ай бұрын
Yaan lagu kadsoomin reception koda wacay but good information fcn kuma seenayan 4 kilo miter u jiran jaziira peach
@deeqoali7949
@deeqoali7949 2 ай бұрын
Subhanallah
@rashiid187
@rashiid187 2 ай бұрын
Dhulkiina hooyo ee quruxda vadan maal gashada inta niorobi iyo ankara ad maal kashanaysin
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 2 ай бұрын
Dhulka ayagu xagey ka keeneen ma goofleybaa
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt 2 ай бұрын
Be aware buyer!
@user-ue4sb3do2i
@user-ue4sb3do2i 2 ай бұрын
Ee dad aaba dhohoyo iney soo direen dad oo arkay inaan meesha dhul ka jirin masax baa mase waa dacaayad oo laga fidinaayo tan kale shirkadan hadii laraadiyo shirkada raasumaal maba soo baxayso
@AbdikarimAbdi-
@AbdikarimAbdi- 2 ай бұрын
Beesha dagan mababtihiine
@diini.so.
@diini.so. 2 ай бұрын
Payment plan option afkeenna ku sheeg, qorshe lacag bixin.
@AbdikarimAbdi-
@AbdikarimAbdi- 2 ай бұрын
dhulkan yaa idiin sharciyeeyey?
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 ай бұрын
WAA FILIN GANACSI OO CUSUB OO LOO JILAYO INTA MAQAN IYO INTA DANYARTAA LACAGTOODA LAGU BANEYSANAYO WAAYO WAA SOO JIIDASHO DHAQAALE ABUURASHO SAHLAN
@user-ue4sb3do2i
@user-ue4sb3do2i 2 ай бұрын
Taleefan aad ku soo qorteen madhaqaynaayo e-mail soo qora
@aarboy2305
@aarboy2305 2 ай бұрын
HORTA DHULKA YAA IDIN SHARCIYEEYI??
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx 2 ай бұрын
Marka daganado 5sano nin baa amu idhaha aniga leh dhulkan wll
@somalicrazyclips6566
@somalicrazyclips6566 2 ай бұрын
Guri ma gadatiin guri muqdisho,Cali kamin kuu yaalo
@abdirahman8561
@abdirahman8561 2 ай бұрын
Ascww anaa wacay is nt jaziira peach ee waa xawalow iyo baqal
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 ай бұрын
Moryaan Dhul - Gadeyso iska illaliya waa dhul dad leeyahay (DON'T WASTE YOUR MONEY)
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 2 ай бұрын
Shekadan miyaa lisku dhici rabaa mafahmin 😂😂😂
@user-bs9do4en8y
@user-bs9do4en8y 2 ай бұрын
Wll anaa doonayee halkee ayaan kaaga soo xiriiraa hargeisa ayaa joogaa wll
@Abd20232
@Abd20232 2 ай бұрын
Yaan lagu gaadin bahaloow
@duniadunia7492
@duniadunia7492 2 ай бұрын
Adeer dhul baan halkaa ku leeyahay waa dhulka la yeri diyaarad baa lagu sawirey si loo xalaaleysto
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 2 ай бұрын
Hawiye waxey kuwasheen dhulkii umada somaaliyeed xaraan kama dhargaan
@NyworkChina
@NyworkChina 2 ай бұрын
wa tuugin kuwan waxba ha ka rumaysaniina waba jaaahilin walahi wan qoslay
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 2 ай бұрын
Unukale dhulkagadanmeyno markahore isbarada dauudkaqada
@user-mk6ul8cv3f
@user-mk6ul8cv3f 2 ай бұрын
Jazira kaliya miya ibisan
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 2 ай бұрын
Xafada Jazira state dhinaco ka jiraa dhulka
@beesoxaare4067
@beesoxaare4067 2 ай бұрын
Subxaanalah dhuul wey aya u dhaxeyo. Jazeera really estate & Jazeera 25 kiilo miter aya uu dha xeyso
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 ай бұрын
Wax la hubo haduu yahay waan u baaha nahay. Dad ayaan soo dirsa naynaa ee taleefoonkiina noo soo dira. Aad ayaad u mahadsan tihiin. CANADA AYAAN DEGA NAHAY.
@kadroable
@kadroable 2 ай бұрын
Dadkii Jaziira boosaska horay ugu lahaa, dawladu dad laaluush u siisay, dinkase yaa dhulalkaan idin siiyey?!
@nboss8028
@nboss8028 2 ай бұрын
Asc jasiira waa sh/hoose waana konfur galbeed baydhabo miyaa xafiiska
@ebrahima6654
@ebrahima6654 2 ай бұрын
Jazeera dadka ma wada yanqaanan, jihadas oo dhsn ayey jazeera dhahan, qeyb waxa jirta Madina ka tirsan Gobolka Banadir, qeybna magac ayey dulsaaren mana u dhawa Gobolka banadir o waxey la tirsan tahay Sh/hose, Marka ayeyna hoos tageysa.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 2 ай бұрын
Hadhoow Abgaal hadii uu igu qabsado ka waran Jimcaale?😢😢😢😢😂😂😂😂
@InaA-jy1qo
@InaA-jy1qo 2 ай бұрын
Horta aan ku saxo dhulkan Abgaal ma dego teeda kale beesha biimasl waxey xukun dil ah ku xukuntey cid alla cidii dhulkaas gato ama lagu arko.
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 ай бұрын
​@@InaA-jy1qoSheekhaal dhulka dagan ee Biimaal halkee u wadaa ee haddii wax difaacanaysiin Lambar Konton difaacda
@InaA-jy1qo
@InaA-jy1qo 2 ай бұрын
Sh. Hoose oo dhan Biimaal baa leh hadaa noocaas u hadli kartid kaaley laanta buuro imaw oo u hadal n50 weyba fogtahee
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 ай бұрын
@@InaA-jy1qo hahahahaha riyada ka kac dabaalow, Biimaal hal degmo xitaa kaligood ma dagno. Magaalada Marka ay sheegtaan xitaa 30% ka dagaan.
@InaA-jy1qo
@InaA-jy1qo 2 ай бұрын
@@jalaamgeedi9830 Aniga been wad ii sheegi kartaa lkn naftaada been kuma qancin kartid shekhaal iyo Abgaal iyo habel kintir kuligood waa dad igu dul nool oo maati ah. Dadkaga dhib hau soo jiidin hadaa adiga meel kale ku noolshahey.
@user-ue4sb3do2i
@user-ue4sb3do2i 2 ай бұрын
Yaa haayo e mail kooda madhaqaynaayo telefankaane
@baja123
@baja123 2 ай бұрын
tuug
@deeqoali7949
@deeqoali7949 2 ай бұрын
Xagee ka keentay dhulka yaa ku siiyey qabri ayaa idin sugaayo dadka masaakiunta ha dhicina
@shacabkafariid1827
@shacabkafariid1827 2 ай бұрын
Abgaal yaa aaminaya marka berito qori kuu soo qaadan unukaa iskaleh 😂😂😂
@saaradahi6675
@saaradahi6675 Ай бұрын
Gandarshe defo halkas
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ай бұрын
Dhul been ah kadaaya dadkahadhow na aad tiraahdaanunukaa leh goof lagaa iibinayo hadhow na lagu gu qabsanayo unukaa leh
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 ай бұрын
War sxb howshaadii public speaking miyaa iska dhaaftay😂
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 20 күн бұрын
😂
@al-bashirdermalclinic
@al-bashirdermalclinic 2 ай бұрын
Magaalada intee u jirtaa ma meel baadiye fog ayaad naga iibinaysaan
@BakarAadan-it3ww
@BakarAadan-it3ww 2 ай бұрын
Sxb dhilkii hore 800$ ma dhamaaday
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 ай бұрын
Dhulkii baa xayawaankii dadkii kuciriirideen balayo idin dhistay dhulku idin nac
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 2 ай бұрын
Ma dhulki Maytida la saray miya.
Shukaansi | Meeshu waa Afrika
6:08
Bile TV
Рет қаралды 100 М.
Mashruuca Dhulka Deeqtoon B | $800 Booskii
8:32
Jimcaale Deals
Рет қаралды 4,2 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
Why is anti-immigration sentiment on the rise in Canada?
13:00
The Guardian
Рет қаралды 1,7 МЛН
Dhul raqiis ah ($800) - Deeqtoon Project (Kaxda) | FURSADAHA DHULKA 1
15:50
Dr Ibrahim Sh Axmed - 40 sano ayaan joogay Mareykanka
36:05
HANOOLAATO
Рет қаралды 37 М.
maxaad ka taqaan dalka latvia ?
8:12
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 46 М.
Qarashka kaaga bixi kara dhismahaaga | $63,000.
5:26
Jimcaale Deals
Рет қаралды 7 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН