Shiidka Muqdisho iyo Fursadaha Dhulalka.
2:25
Dhulka Dowladda!
3:40
Ай бұрын
Mogadishu - Before & After
0:33
2 ай бұрын
Пікірлер
@user-qh7sv3io1i
@user-qh7sv3io1i 9 сағат бұрын
Hadaan iibsado ee shabaab miina ku xeraan kawarama faqri dag dag maaho😅😅😅
@user-qh7sv3io1i
@user-qh7sv3io1i 9 сағат бұрын
Lacagtaas intee laga keenaa somalia wax waalan waaye cidladaas iyo wareerkaas 😅😅😅
@sacdiyo-u7r
@sacdiyo-u7r 10 сағат бұрын
Masha allah
@jimyjesst7490
@jimyjesst7490 Күн бұрын
Document max'ed siyad barre miya hadosan ehen ya ii damanat qadayo Bari in leygu qabsa donin
@omaari155
@omaari155 Күн бұрын
Ninka dhulla 800 ka bixinaya faa idada ugu jirto maxey tahay? Yaase damaanad qaadaya dhulkaas inuusan war galeen oo documentyadiisu original yihiin
@WorkBaza-kw7ho
@WorkBaza-kw7ho Күн бұрын
So nice or beautiful
@jakoj9220
@jakoj9220 Күн бұрын
Tell ka qabo macamiisha. Tel cid qabanayso ma jiro
@AbdikafiMohamed-fq8jj
@AbdikafiMohamed-fq8jj Күн бұрын
this guy looks like Beatle juice 😮
@obayd4617
@obayd4617 Күн бұрын
😂😂😂😂 nio meel daran ka eegtay
@rocky4066
@rocky4066 Күн бұрын
Hadda madhisankaraa? Oo madegikaraa waa Inaad keentaan biyo iyo koronto
@adendictionary80
@adendictionary80 Күн бұрын
masha allah
@cabdaladaahir8539
@cabdaladaahir8539 Күн бұрын
Xagee la idin kala so xiriira wlal
@user-rk6mc6qh6x
@user-rk6mc6qh6x Күн бұрын
Saxib mudo kadib wa leysku qabsan mashrucyaashan socda
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Күн бұрын
Dowlada yaa kacinaya??????
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r Күн бұрын
Waa dhul la degidoono 200 sano kadib saas dadka ugu shewg saxiib
@maskaxaaji
@maskaxaaji Күн бұрын
Boqol Boos ayan ka gadan doonaa inshaAllah 😂
@abdurehmanahmed8179
@abdurehmanahmed8179 Күн бұрын
Address kiina ii sheeg walaal
@Raasimaalre
@Raasimaalre Күн бұрын
Wll. Address-keena waa Trepiano Muqdisho
@deqoomar5564
@deqoomar5564 2 күн бұрын
Way ka raqisanyihin somaliya qaali waaye waa in wax laga badala sidaa bal isku barbar dhigbo adiga baar
@deqoomar5564
@deqoomar5564 2 күн бұрын
Dhulka armaa hadhow leesku qabsadaa
@zadeupdy5671
@zadeupdy5671 2 күн бұрын
waa suurtagal
@niyaaladem
@niyaaladem Күн бұрын
Waaba tan aan ka cansi qabo.
@adamosman4185
@adamosman4185 2 күн бұрын
Waxaan rajeynaa qofka koowaad noqo insha allaah
@adamosman4185
@adamosman4185 2 күн бұрын
Masha allaah
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 күн бұрын
Guryaha. Quruxda. Badan. Waxa. La. Dhistaa. Markaad. Amni. Haysato. Afrikaan. Baa. iDIN. Ilaaliya. Nololi Ma. Jirto
@abdirahmanabdiqaadir1331
@abdirahmanabdiqaadir1331 2 күн бұрын
Asc ii muraabaxa noo bilaaba fadlan
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 күн бұрын
63 kun maa marooyasa? Aaway cheap homes mise suuqa kugal ayeey aheed
@dudef6438
@dudef6438 3 күн бұрын
Intiina wax iibin oo qayme iyo quality kahadlin aduunyada kale wax ka ogaada sida looga noolyahay iyo waxa la iibiyo iyo qaymaha waxa wax lagu iibiyo nolosha kajirta mee shaas nin aan dhulmarin dhaayo maleh baan maqlijiray
@cabdulnaafic
@cabdulnaafic 4 күн бұрын
Muqdisho waxaa ka socda horumar dhanka kale waxaana ku sii dhimanaaya af somaligi Muqdishooooy ha ogolaanin inuu af somaligu dhexdaada ku dhinto adigoo ah caasimadi dalka
@ahmedhaaji5293
@ahmedhaaji5293 4 күн бұрын
camera manka wax jiro mahan gurig duub dheh intuu wajiga camerada idin kaga galinaa maraxa
@aidarussyussuf4028
@aidarussyussuf4028 4 күн бұрын
Meshani waa recreational area maxa development loga sameyay nimankan wadata ah yaa dadka ka qabsada ilahow la idinku qabsada oo cagaf la idinka galiya dadka halka dagaya wakuwo walan
@SeynabMaxamuud-is1hz
@SeynabMaxamuud-is1hz 4 күн бұрын
Nuur Mahadsanid Sxb
@fayecooking
@fayecooking 4 күн бұрын
Guriga cabirkiisa ?
@umumascuud3307
@umumascuud3307 20 сағат бұрын
20×15
@abdallahmoh4437
@abdallahmoh4437 4 күн бұрын
Buul xubey
@berlinbarawe3554
@berlinbarawe3554 4 күн бұрын
Thank you very much for sharing with us this video. It will be nice if the windows are big and have enough light other things doors are close to each other . Over all the house don’t have enough light coming outside. It needs improvement.
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 күн бұрын
$110,000 ilaahow ani saxipkey nasii lacagtaas aan gurigaas gadanee
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 5 күн бұрын
Azeera village baa ka haboon magac ahaan
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 5 күн бұрын
Maasha Allah waa qurux badan yahay
@user-ss1cu1qu2t
@user-ss1cu1qu2t 5 күн бұрын
Waxaa ka horeysa amniga inaa ka shaqeysaan lacaag waaka dhargeysaan 😢😢
@faysalabdi1915
@faysalabdi1915 5 күн бұрын
Horror city free xataa kuma dageen xamar balayo qarax badan
@Ibrahim2pp
@Ibrahim2pp 5 күн бұрын
I.a hoyadey magalada mandera ee wadanka kenya uga disi rabaa, Guri ween oo qurux badan i.a mardow Somalia meshii $70k kabaheso Kenya $45k kaabixi
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 2 күн бұрын
Dagmo yar iyo caasimada miyaa iskumid ah
@Ibrahim2pp
@Ibrahim2pp 2 күн бұрын
@@safa-cb3ox war baydhabo kayabeey wah kale iska daa
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 5 күн бұрын
Jikooyinka aan arkay dhismayaasha intooda badan quality ma lahan meelaha wax lagu xareysanaayo ama armaajooyinka
@hassanyusuf9977
@hassanyusuf9977 5 күн бұрын
5 qol iyo 63000😂😂😂 too much expensive
@Anzal222
@Anzal222 5 күн бұрын
Guryaha miqdisho laga dhiso waa iskuwada naqshad daaqadaha waa wada yar yar
@yiiyaanmadadaal4457
@yiiyaanmadadaal4457 5 күн бұрын
Waa qaali...42000 ayaa ka dhistay sideed bilood ka hor
@Engismaeldiriye
@Engismaeldiriye 5 күн бұрын
KAAGA WAA 10X20 KANA WAA 15X20 ........... CABIRKAA KALA DUWAN
@ahassan1225
@ahassan1225 5 күн бұрын
​@@EngismaeldiriyeWaxbo isma dhaamaan
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 5 күн бұрын
Daaqadaha wa inay waynadaan ilaa 2 Miter cml
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 5 күн бұрын
Best price
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 5 күн бұрын
Musqusha kuma qurxana in lagu dhiso waasko sabtoo ah waa wadan kulul
@umumascuud3307
@umumascuud3307 20 сағат бұрын
waasko mxa lga wadaa
@babusalma5137
@babusalma5137 5 күн бұрын
Ma fiicna
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 5 күн бұрын
315,000 hadaa heysto 5 biyaano maku dhisan karaa?
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 5 күн бұрын
Yes
@umumascuud3307
@umumascuud3307 20 сағат бұрын
😂😂😂 2biyano bis
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 18 сағат бұрын
@@umumascuud3307 hhhh
@xussendiya286
@xussendiya286 5 күн бұрын
Maasha Allaah waa hormar la taaban karo❤🎉🎉
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 5 күн бұрын
Mahadsanid eeboow
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 5 күн бұрын
wll qiimuhu maa dhismaha oo kaliyaa mise macal dhulka weeye
@mohamedhuseen8235
@mohamedhuseen8235 5 күн бұрын
Dhismaha keliya
@ahassan1225
@ahassan1225 5 күн бұрын
​@mohamedhuseen8235 waa dhismaha kaliya sidaan aniga u fahmay, lacagtaasna waa qaali ee yaan laga yeelin.
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 5 күн бұрын
Daaqadaha hala weyneeyo si iftiinka iyo qabowgu u soo galaan
@HusseinshariifAadan
@HusseinshariifAadan 5 күн бұрын
Walalka waxaad marwalba hadasha dadka dhaqaalaha fiica heysto ee walal kasoo hadal leefalka dhexe kunool