Dhulka Barafka iyo Dabka 🇮🇸 The Lands of Ice and Fire - ICELAND

  Рет қаралды 69,053

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

4 күн бұрын

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 149
@GeediSahan
@GeediSahan 4 күн бұрын
Fadlan 10kun Like Mohamed Instagram: instagram.com/m_qadar01?igsh=MTJueHF4Zjh1aXRxbw== Miisan Instagram kiisa: instagram.com/akram_miisan?igsh=MXQ3MjVyYW1tYm01eQ==
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 3 күн бұрын
Mahadsanid sxb @geedisahan mararbadan inagu so laabo we are ready to welcome you
@GeediSahan
@GeediSahan 3 күн бұрын
@@MOHAMEDALI-tj4ydMahadsanid Waa kan mohamed Instagram kiisa instagram.com/m_qadar01?igsh=MTJueHF4Zjh1aXRxbw== Miisan Instagram kiisa: instagram.com/akram_miisan?igsh=MXQ3MjVyYW1tYm01eQ==
@ahmedaadan2421
@ahmedaadan2421 3 күн бұрын
@@MOHAMEDALI-tj4yd
@maxamedniyad7486
@maxamedniyad7486 3 күн бұрын
Sxp isoqabo
@sadiqcarale2242
@sadiqcarale2242 3 күн бұрын
Boqortooyo insha Allah mar sadexaad iyo mar afraadba waan kugu soo dhawaynaynaa insha Allah
@BalqisAbdirahmaan
@BalqisAbdirahmaan 3 күн бұрын
وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبوأ شيأ وهو شر لكم والله يعلم وأنتم لا تعلمون ☝️❤️
@user-ue7rf8fj6z
@user-ue7rf8fj6z 3 күн бұрын
GEEDI SAHANOW NINKA AMERICA LAGA CALIYAY WAREYSIGISA NOO SOO WAREYSO WAA BARNAMIJ XIISO LEH ❤❤
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 3 күн бұрын
aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hmzeomaar981
@hmzeomaar981 2 күн бұрын
Cajiib walaahi waa dhul cajiiba runtii waa awoodaha rabi kala duwanashaha dhulku
@DeeqaSalah
@DeeqaSalah 3 күн бұрын
Thanks my brother uma qalantid 2000k waxaad uqalantaa 1million keep going wax yaabo badan ayaan ka faa iday oo History ah aad ayaan u jeclahay History ga thanks 🎉🎉🎉❤❤❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 күн бұрын
Best youtuber Somali🎉
@maxdar11
@maxdar11 2 күн бұрын
Masha allh waddanku qurux badanaa mushahar ahaan intee la qaataa
@The_president9
@The_president9 3 күн бұрын
2 ninba waa landers lahjadda❤❤
@Azmarmedia
@Azmarmedia 7 сағат бұрын
3da nin ee an hamugayga kaga daydo dhakhtar geedi sahan qays qaysar mar uun wan idinla kulmaa🙏🏻💯
@abdiahmed484
@abdiahmed484 3 күн бұрын
صلو على الحبيب اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين❤
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 2 күн бұрын
Allahu akbar ❤
@aaryaretube
@aaryaretube Күн бұрын
Sadiiq ibrahim caraale waan salaamyaa waa gobti reer caynabo
@AbdirahmanMohmmed
@AbdirahmanMohmmed 3 күн бұрын
Team geedi sahan like 👍
@farukhali2076
@farukhali2076 3 күн бұрын
Geedi Sahan iyo ragga Iceland inoo sharxay ad ba u mahadsan tihiin geedi sahan waxaa ku leeyahay sidii bunka bu ii qabtaa muqaladada saxib ee inoo soo badi ad ba idin salamaa dhamanteen
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 күн бұрын
Geeedi sahan aaad ayaan ku tageeeraaa ugaaas . The only Somalia youtuber ayaa Tahay vlogyo qurxooon dalka iyo dibada noo soo gudbiyo. Waxaan rajeynaaa mar inaa vlog isla sameyno sir :) .
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 3 күн бұрын
Good boys of Iceland waa rag caqli kutashaday.
@user-lz6bs8uc8e
@user-lz6bs8uc8e 3 күн бұрын
Waasalaaman-tihiin Tm Geedi sahañ❤
@abdullahifanax8196
@abdullahifanax8196 2 күн бұрын
Masha Allah amazing ❤
@AbdiRahman-nb5ho
@AbdiRahman-nb5ho 3 күн бұрын
Legend geedi sahan
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k 2 күн бұрын
MANZHA ALLAH SOMALIDU WAA DADKA SOMALIYED BUSSINESS AAD IYO AAD BAY UGU FICAN YIHIN
@OPECBranchOne
@OPECBranchOne 3 күн бұрын
Geeddi sahan best somali traver
@bukhaari12
@bukhaari12 3 күн бұрын
Sh mustafe ayaa muxadiro ku sheegay somalida shaqada ay yaqaanan markay aduunka tagaan 1= darawal 2= ganacsi
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 3 күн бұрын
Waad raaxaysatay inaadeere, alle haku siyaadiyo ❤
@DHAY_GEEL1
@DHAY_GEEL1 2 күн бұрын
Masha geedi dad wacan ayaad na bartay ❤🎉
@shantasomali411
@shantasomali411 2 күн бұрын
Like iyo subscribe wad mudantahay hadi leskugu shibikarilaha wsnkugu shupi lahaa ❤
@cabdiqadir1119
@cabdiqadir1119 Күн бұрын
Iceland wadan ugu fican nolosha Europe
@mohamb3785d
@mohamb3785d 3 күн бұрын
Mashalah Geedi sahan, hore usoco sxb. Mahadsanid dalxiiskan kulaqaadano
@Adansman
@Adansman 3 күн бұрын
🎉🎉🎉 400k congratulations 🎊 👏 ❤❤
@adamosman4185
@adamosman4185 3 күн бұрын
Masha allaah
@alidahajji1348
@alidahajji1348 3 күн бұрын
Welcome Iceland 🇮🇸 geedi sahan
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 күн бұрын
Will come for supper 😆
@hogaamiye3916
@hogaamiye3916 3 күн бұрын
Imisa ayuu ku imaan karaa qofka soomamlia jooga wallo😊❤
@kingcarabproduction298
@kingcarabproduction298 Сағат бұрын
See lagu imaado dalka abayo
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 3 күн бұрын
Wwwww Masha Allah innaba cadi ma ahan sxb keep going
@abdislow2913
@abdislow2913 3 күн бұрын
The best Soomaali KZfaqr! Horay u soco walaal guul ayaan kuu rajeynayaa.
@SacadOdowaa
@SacadOdowaa 3 күн бұрын
Msha geedi sahan Legend
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 3 күн бұрын
❤❤❤ mahadsanid
@salman_sergio_shorts
@salman_sergio_shorts 2 күн бұрын
12/13/2015 iigu dambaysey ano transit ah Iceland 🇮🇸 wadan qabaw weye lkn cuntada bada laga cuna see food 🍲🍱 jasiirad weye qurux badan mansha allah
@ismancilaadan1772
@ismancilaadan1772 2 күн бұрын
WAA cajiib Gaari guri eh aad ku shaqeysaneyso
@aadanxuseendaauud7824
@aadanxuseendaauud7824 2 күн бұрын
Masha Allah KZfaqr Qiimo Badan Geedi Sahan Traveller. Hore U Soco Wllo. ❤
@MoussaJokar
@MoussaJokar 2 күн бұрын
Machaalah gédu sahan pa faideuste sida ou uWar
@RAFATGH-24
@RAFATGH-24 3 күн бұрын
God bless you more my brother
@mustafebarqusi6523
@mustafebarqusi6523 3 күн бұрын
The best somali travel ❤❤❤🎉🎉
@Geelqariso
@Geelqariso 3 күн бұрын
Baro dhulka adoo gurigaaga jooga Tnks geedi sahan
@MohamudaliMohamudali-ko4sp
@MohamudaliMohamudali-ko4sp Күн бұрын
Legend mhdznid ❤
@DiiriyeAbdulkadirAhmed-nt7ck
@DiiriyeAbdulkadirAhmed-nt7ck 3 күн бұрын
Legend ❤
@Adansman
@Adansman 3 күн бұрын
🎉🎉🎉 400k congratulations 🎊 👏
@Ahmedkafi998
@Ahmedkafi998 10 сағат бұрын
Iceland, dhulkii riyada.
@ducowaalid7775
@ducowaalid7775 Күн бұрын
Geedi sahan ❤❤
@HASSAN-tt4hg
@HASSAN-tt4hg 3 күн бұрын
Geedi sahan ninka kaliya ee aan daawashadiisa iska jeclahay guuleyso sxb
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 3 күн бұрын
Mahadsanid walaal, muuqaallo aad u xiiso badan ayaad nala wadaagtaa. Waxan rejaynayaa in ay KZfaqrrada kale kugu dayan doonaan.
@user-hw3ec6gd8q
@user-hw3ec6gd8q 2 күн бұрын
Thanks
@pamelaryan8753
@pamelaryan8753 Күн бұрын
What a hoot! Have absolutely no idea what they are saying( so fast, by the way) but love the video!
@user-fr5nx5kl5p
@user-fr5nx5kl5p 3 күн бұрын
First comment ❤❤ 👍 👌
@DeeqowAbuukar9
@DeeqowAbuukar9 3 күн бұрын
Best somali travel
@user-wp5fq9de9d
@user-wp5fq9de9d 3 күн бұрын
Geedi Sahan please inta uu gaadhigu socdo interview jooji khatar weeye
@ashrafiin1437
@ashrafiin1437 3 күн бұрын
Gedi pest somali vlogs 1 million qualanta ❤
@zakibashiir6516
@zakibashiir6516 3 күн бұрын
Waku salmay geedi sahan waxaan kuu rajeeynaaa 2020 k inaad dhaqso ku gaarto
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 8 сағат бұрын
Abaay Abaay 😂Waa Wadan Kala Kacsan Ice land 😋 waan inzhaalah lugbaan Ku Gali doonaa😅
@idrisali212
@idrisali212 3 күн бұрын
Shaqo wcn geedi sahan
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 Күн бұрын
Fursadaha shaqo, waxabarashada iyo macamiishada ayaan kaa sugeynaa qaybta xigta iyo siyaabaha lagu imaan karo.
@mubarakyare8570
@mubarakyare8570 3 күн бұрын
Inshlaah 2031 waan joga Iceland 🇮🇸 Inshlaah Alow fudaydi adaa qaadir3
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 күн бұрын
Ameen
@abukarabdullahiadan8521
@abukarabdullahiadan8521 3 күн бұрын
Asc
@abukarabdullahiadan8521
@abukarabdullahiadan8521 3 күн бұрын
Mubarak yare sxb xld kwrn
@abukarabdullahiadan8521
@abukarabdullahiadan8521 3 күн бұрын
Sxbow Iceland miyad joogtaa?
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 күн бұрын
@@abukarabdullahiadan8521 2031 ayu rajeynaya inu tago nio😂
@abukarabdullahiadan8521
@abukarabdullahiadan8521 3 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله
@MohamedZugulle
@MohamedZugulle Күн бұрын
Yaa ii sheegi kara ICELAND 🇮🇸 Intaa sharciga yar lagu qaataa sidee se loo tagi karaa qofka Spain 🇪🇸 jooga hada
@muxsinyare547
@muxsinyare547 3 күн бұрын
Muuqalkan mid hore miya hada kahor baad aaday iceland.
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 3 күн бұрын
Mushaarka inta la qaaato iyo family keeneesteeda sida ay tahay noo weeydii🙏
@JJAbdi
@JJAbdi 2 күн бұрын
😂😂😂 ma u tahriibi rabtaa
@MrQalay2005
@MrQalay2005 3 күн бұрын
Musica aad ku bilowdo inqba caadi maaha 100% 💯💯💯💯👍
@PerfectZizou
@PerfectZizou 3 күн бұрын
Iceland🔥
@GeediSahan
@GeediSahan 3 күн бұрын
@@PerfectZizou 👍🏾🇮🇸
@MuslimBoyfriend
@MuslimBoyfriend 3 сағат бұрын
Xasan soo qabo muqalka kale
@HoodoAbdullahi-tg8tz
@HoodoAbdullahi-tg8tz 2 күн бұрын
@NajiibAlfa-jp1fh
@NajiibAlfa-jp1fh Күн бұрын
Hi geedi sahan🎉
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 3 күн бұрын
❤❤❤
@CqaaraSuleiman-qx2zd
@CqaaraSuleiman-qx2zd 3 күн бұрын
Costa rica 🇨🇷 ka dhig safarka kan kuugu xiga geedi sahanoow
@user-lz6bs8uc8e
@user-lz6bs8uc8e 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 2 күн бұрын
Magacaagi waad u qalanta geedi sahan macnaheedu yahay safraagi cadaymaha cimilada barwaaqo iyo abaarba
@mohamedjamac898
@mohamedjamac898 Күн бұрын
Gedi sahan hadad Island so gaadhay Norway naguso mar anu kuso tusno tunnelska adunka ugu qotoda dheer ee bada hoos mara
@AmiinapdihassanApdihassan
@AmiinapdihassanApdihassan 2 күн бұрын
Legen wlahi waan kuu qiray zxp
@AhmedAhmed-nf8pi
@AhmedAhmed-nf8pi 2 күн бұрын
Iceland ma runbaa in sheydhanku ku soo dhacay markii aduunka la keenay
@vazuukai3326
@vazuukai3326 3 күн бұрын
I am first😎
@saadaqcosoble4802
@saadaqcosoble4802 3 күн бұрын
Muuqal hore ayuub u qaabka egyahay
@GeediSahan
@GeediSahan 3 күн бұрын
Muqaal Cusub weeyan
@MUUQAL251
@MUUQAL251 Күн бұрын
Lacag marka sameeyo insha allah aniga na DALXIIS BILAABA
@user-dy1vz9mx5j
@user-dy1vz9mx5j Күн бұрын
Waa real volcano 😅😅😅 waa active volcano maa ku goysaay island fanes uma bahna waa Viking waa jaserad cadaban baraf iyo volcano ayaa uu hesheyaay cadabta adunka waa island
@user-tz9wx9up1i
@user-tz9wx9up1i 3 күн бұрын
Liechtenstein 🇱🇮 aad zxb geedi sahan 🎉please 🙏
@YahyeAbdi-ji6fc
@YahyeAbdi-ji6fc 21 сағат бұрын
Ice land baa maraykan dhanta ku laha waa xidhidii la xidhay iyo tarxiilki baa waxaa ka keenay
@Calfornia20USA
@Calfornia20USA 2 күн бұрын
Wiilka Company Taxii ,Ciwaankiisa u fogeeya
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Күн бұрын
Dad badan kuma noola dalkan ee somali buuxsama
@ahmettbeiber-ky5gk
@ahmettbeiber-ky5gk 3 күн бұрын
Wll decoment kaso diyaari qaabka ardeynimada Iceland wd mhdsan tahy
@owliyo1218
@owliyo1218 3 күн бұрын
Fulkaano waa cadaabta qeyb ka mid ah idinka waaba isku sawiraysaan
@16a_najka
@16a_najka 3 күн бұрын
Geedi Sahan Come to USA 🇺🇸
@muscabcabdisalaam4596
@muscabcabdisalaam4596 3 күн бұрын
Mq adigaa joogo lpx
@inshamediaisha6321
@inshamediaisha6321 2 күн бұрын
Kkkkkk sxb America wad jeceshahay ee naga daa ciyaarta
@Sibbaye
@Sibbaye 23 минут бұрын
This video so funny man
@maxamedIsmail-tx5zv
@maxamedIsmail-tx5zv Күн бұрын
Vis lceLAND waadn
@user-qs1zv6mf3i
@user-qs1zv6mf3i 3 күн бұрын
Salaan sare
@Balidhaye
@Balidhaye 2 күн бұрын
Ninkaas maraykanka Laga so tuuray ee iceland oo magaalada chicago la yidhaahdo ka weyn tahay ku leh maraykan kuma doorsadeen horta nasiib xumo jail ba u ka so laacay ka dibna isago chance badan helinba la so tuuray ee waxan dhihi laha ha is bar bar dhigin half qaarada ama qaarad badhkeed iyo dhul yar oo aad u kooban oo hal magaalo stateka illions ku taala ay ka weyn tahay wax badan mida kale adigan maraykan imaan bad research samayn kartaa lacagaha iyo fursadaha maraykanu kun jeer ba u ka fursado iyo jaanisyo badan yahay Yurub oo dhan qof caydh iyo iska jiif rabaa maraykan laguma talo gelin laakinse qofkii shaqo noocay doonto ha ahaate raba lacag waa sameenaya hadad professional Tahay iyo hadad xamaali rabtidba
@mahamudh6983
@mahamudh6983 2 күн бұрын
Sxb musica ka reeb wixii kaasoo gala wuxu noqonayaa xaraane
@iloveyouallah5129
@iloveyouallah5129 3 күн бұрын
Asc geedi sahan fadlan su, aashan iga jwb somali passport ma ku tagi karaa
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 күн бұрын
War geedi sahanow gaadhigaas givt ahaan igu keen dalxiiska gadhigaba igaga darane 😂😂
@kingcarabproduction298
@kingcarabproduction298 3 күн бұрын
Sida lagu tago maad noo weydiiso
@bilaaal5881
@bilaaal5881 8 сағат бұрын
War side lagu tagaaa
@abukarabdullahiadan8521
@abukarabdullahiadan8521 3 күн бұрын
Geedi sahan wall number kaaga iireeb ado mahadsan
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 3 күн бұрын
Tapalue Mexico sifican baan u aqaana
Xagaaga Iceland waa sidee ?
18:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 150 М.
Paranoid My First Day in Moscow Russia 2024
18:50
Sly's Life
Рет қаралды 826 М.
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Climbing to 18M Subscribers 🎉
00:32
Matt Larose
Рет қаралды 37 МЛН
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 178 МЛН
Hay Booqan, Anigaa Booqday!
8:32
Xaaji Dirir
Рет қаралды 34 М.
فايز الكندري | الدجال موجود بيننا الآن
24:03
فايز الكندري
Рет қаралды 366 М.
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 253 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН