Dib dambe uma daawan doontid | khatar daawashada muuqaalada Galmada ah |

  Рет қаралды 1,237,733

OGAANSHO

OGAANSHO

6 жыл бұрын

Dib dambe uma daawan doontid | khatar daawashada muuqaalada Galmada ah | daawashada muuqaalada galmada waa wadada ugu dhow ee lagu khasaaro labada daarood , muuqaalkaan waxaan kuugu soo gudbinaayaa sidaad isaga dayn lahayd daawashada aafadaas .
• Dib dambe uma daawan d...
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#Saaxiibada_Ogaansho

Пікірлер: 5 100
@ogaansho
@ogaansho 6 жыл бұрын
hadaad u aragto in muuqaalkaan uu wax tar leeyahay fadlan SUBSCRIBE dheh kanaalka si ay kuu soo gaaraan muuqaalada ugu dambeeyo ee aan soo galino .
@sowdasowd3973
@sowdasowd3973 6 жыл бұрын
OGAANSHO جزاك الله خيرا أخي العزيز
@sowdasowd3973
@sowdasowd3973 6 жыл бұрын
OGAANSHO الله يحفظك
@axmednuur10
@axmednuur10 6 жыл бұрын
OGAANSHO
@farhanyare6382
@farhanyare6382 6 жыл бұрын
OGAANSHO walaal waad mahadsantahay marka xigta waxaan kaa cod san lahaa sida ugu fudud ee loojojiyo is ticmaalka kaniiniyaasha sida taramadolka maxaa yeeley maalmahan xamar waxaa ku badatey isticmaalka kaniiniyaasha fadlan nagu caawi sida ugu fudud ee aan nafteyna wax ugu badali karno mahadsanid walaal
@muhyadiinalibarkhad2679
@muhyadiinalibarkhad2679 6 жыл бұрын
+Ycee Msaafi king
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 жыл бұрын
Intii jeclaatay ilahy iyo rasuulkiisa like dheh
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 3 жыл бұрын
Scw
@cawoosman1396
@cawoosman1396 3 жыл бұрын
Scw
@aishamohamed2206
@aishamohamed2206 3 жыл бұрын
Scw scw
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 3 жыл бұрын
@@aishamohamed2206 ASC qrux
@aaminocilmi9478
@aaminocilmi9478 3 жыл бұрын
Cumar ishaar alaha ku xafido wall ilaahay darti baan kujeclahay aakhiro iyo aduun
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 жыл бұрын
Inta nebiga scw jecel Like iisaara
@cabdirahmanusaama1624
@cabdirahmanusaama1624 4 жыл бұрын
Zcw
@hamdaahmedabdalle3233
@hamdaahmedabdalle3233 4 жыл бұрын
Scw
@xayaatulislaam714
@xayaatulislaam714 4 жыл бұрын
Waakuu saaray iisaar
@xudeyfesalaamudiin6245
@xudeyfesalaamudiin6245 4 жыл бұрын
Sxp nabigu mawuxuu noqday wax like lagu baryo
@khalidaxmed3842
@khalidaxmed3842 4 жыл бұрын
Scw
@MrHanad
@MrHanad 4 жыл бұрын
Waxaa jiraa 19 sano markaan jirey 14 ayaa bilaabey daawashada iyo siigeysiga ....kilyaha ayaa i xanuuney Kadib hospitalka muqdisho ee masaarida hooyo igeysay xitaa kawaran markaa taleefan ma heysan lkn gabadhii qurxoon xaafada ayaa maskax ahaan sawiran jirey sidii inaa iyada ku sameynayo kadib hospitalki daawo qaraar badan isiiyey wali falkii wadey kadib wadan somali aheyn imid wali waan sii wadey kadib yurub imid waa joojiyey Allah usoo laabtey Runtii waxaa is dhihi jirey maxaa kaaa khaldan lkn sheydaan xoog bdn ihayey ..mararka qaar aa waxaas wadey xitaa 2 minit ku biyo bixi jirey anoo jira 17/18 sano Markii hore waxaa ibarey wiil la dhaho mohamed geyrte hada wuu waashey madaxa laga garaacey tuugo ALLAH AYAA U TOWBAD KEENAY MUSTAQBAL IFAYA SAMEYSANAA Dhibaatooyinka cadadaan 1 shiir dhinaca kilkilaha saa'id 2 cabsi in dadnimadaada yaraato 3 tabar darro 4 maskax la'aan iyo ilow Intii hada ku jirta waxaa usheega aniga shahaado degree ka qaatey xumaantaan waxna ima tarin waa iska aamusi karey lkn dadka ila midkaa iney ka joogaan aa rabaa wlhi siigo waa cadowga noolashaada ugu xun hadii hooyadaa iyo aabahaa dhintaan waxaa kadaran sex daawasho iyo siigeysi🤮 Iduceeya hadii wax ee itareyso inshallah😭😭😭😭😭
@aqoonraadis135
@aqoonraadis135 4 жыл бұрын
ACA Remedies Hadda masha Allah Ayaa tahay hadaad joojisay Hamigaaga ilahay hakuu rumeeyo
@ahmacodanbe7565
@ahmacodanbe7565 4 жыл бұрын
Masha allaah walal xanun an garan wayay waxa igu sababay ayaad manta ii sheegtay allaha ka jasaid siiyo walal aniga adiga oo kale ayaan ahay ila hada wan ku jiraa xanunka kilkilada oo aad u shiirta ayaan iska arkay indhow waxa kenayna wan garan la aa lkn cawa laga bilaabo wad idaawaysay kumana sii jiri doono Mahadsnid
@munawarmanka2662
@munawarmanka2662 4 жыл бұрын
waxa ilah kabaryaa inuu inaga madobeyo muqalada xun xun
@cabdiwaasacsiigaysigawaama6656
@cabdiwaasacsiigaysigawaama6656 4 жыл бұрын
Wll siigaysiga waa maxay bal iisheeg
@abdishakourbazhe6030
@abdishakourbazhe6030 4 жыл бұрын
Wll waa adiga oo wxn xumnta ah daawanaya oo waliba ku raaxeysnya subhanallah 😭😭
@cumarking7433
@cumarking7433 4 жыл бұрын
Nabiga hadaad jaceshahay like isaar💝🤲👍🏿
@bashirshekh3515
@bashirshekh3515 3 жыл бұрын
Diinta like ha ugadaninin uskuxisho
@ismailabdiabdilahi5507
@ismailabdiabdilahi5507 2 жыл бұрын
Csw csw
@ciisemuuse1503
@ciisemuuse1503 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@queenb1003
@queenb1003 2 жыл бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam
@atr-1793
@atr-1793 2 жыл бұрын
Scw
@leontv1731
@leontv1731 6 жыл бұрын
Walaalaya waan tukadaa ee fadalan ilaahay dartii iigu soo duceeya in aan xumaantan kahadho 😭😭😭😭 fadlan hal mar iiducee in tii qoraalkan aragtaa
@fardowsaali4883
@fardowsaali4883 6 жыл бұрын
elahay hakagoyo
@najaxguleednajaxguleed8952
@najaxguleednajaxguleed8952 5 жыл бұрын
Ilhey haka madobeyo wll
@raxmaaxmed6756
@raxmaaxmed6756 5 жыл бұрын
Leon Tv alle hakaa madoobeeyo wll
@samamali4133
@samamali4133 5 жыл бұрын
Ilahey hakaa madewweeyo
@abdirahmantriplea5838
@abdirahmantriplea5838 5 жыл бұрын
Allaha kaaa gooyo
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
1 milyan oo daawasho ah Hamabalyo ustaad Cumar👍❤
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
Nio wan arkay 1 milyan ayaa dawaday
@kasanyoovlogs8363
@kasanyoovlogs8363 2 жыл бұрын
umadii siiga dishay wax dhiiri galiya u bahnayen
@ahmedabdullahi1682
@ahmedabdullahi1682 2 жыл бұрын
Hada ayaan daawanoyaa waliba anigoo ilmeenaayo sbbto ah sandka bilowgiisa ayaa is daayay nolashii aan ku jiri jiray mrkaa so xasuusty waxaaba is dhahay xayawanka eega iyo adiga maxaa farqi oo idin dhaxeyayy alx nolol qurux badan ayaan helay mrkaa iska daayay caawana dhiiri galin ayaa ugu soo laabty ogaansho iyo ayuub yusuf sakiin oo soo daawaday muqaalkiisa hada
@faaraxcali9133
@faaraxcali9133 6 жыл бұрын
Kusaliya nabiga waa jimca scw
@wiilkaqurbahakudobobaysoma3408
@wiilkaqurbahakudobobaysoma3408 6 жыл бұрын
Muna Maxamed scw scw scw
@DKMHero
@DKMHero 6 жыл бұрын
Muna Maxamed scw Scw scw Scw scw
@kmoney2461
@kmoney2461 6 жыл бұрын
Muna Maxamed Habiibunaa Scw Scw❤❤
@mizzhowlwadag
@mizzhowlwadag 6 жыл бұрын
Muna Maxamed scw scw scw
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 6 жыл бұрын
wiilka qurbaha kudobobay moqokori hiiran : Scw
@cadekacadeofficial2546
@cadekacadeofficial2546 4 жыл бұрын
Wll wallhi mar alaala markan kaligeyga noqdo waxnba jeclesty inaan iska dawado manta kadib waxn ilahy ka baryaya aniga iyo kuwa ila midka ah inuu naga madobeyo amiin amiin ya rabi😭😭😭
@xamzeibraahim2373
@xamzeibraahim2373 4 жыл бұрын
after 6 month isbadal ma dareentay brother
@sharmakemakaran3140
@sharmakemakaran3140 4 жыл бұрын
Aamiin
@xamzeibraahim2373
@xamzeibraahim2373 4 жыл бұрын
@@sharmakemakaran3140 brother dadka la kadeedan maku jirtaa mushkiladan
@dahirmohmedfarah7255
@dahirmohmedfarah7255 4 жыл бұрын
Ilahy haydinka saaro
@xuskacabdulahi521
@xuskacabdulahi521 4 жыл бұрын
Waa tijabo fican waxa ad shegayso sxb alah ha ku xifdiyo ilahay dadka ku hanuuno hadalkaan alah danbi dhaf
@updynajiiposman8785
@updynajiiposman8785 4 жыл бұрын
Into napiga JeceL Like Ha iiZaaRaaN
@sacdiyomaxamed2016
@sacdiyomaxamed2016 4 жыл бұрын
Qofka daawanayo waa qof alle kacabsigu ku yaryahay waayo qofku haduu xasuusan yahay inuu ilaahay arkayo waxyeladas kuma dhaqaaqayo marka waxan kula talin laha dadkas ugu horeyn inay towbo keenan ayna badiyaan qur aanka aqriskisa waayo alle cabsi ayaaku siyadayo qalbigana nadiif ayuu kunoqonayo shaydaankana wadka adkanaysa insha allah
@queenintisam6502
@queenintisam6502 3 жыл бұрын
Xaqiiq wlhy
@hamsecqaadir5972
@hamsecqaadir5972 5 жыл бұрын
Napiga ku saliya scw scw scw scw
@xasannuur222
@xasannuur222 4 жыл бұрын
Scw
@ciyaalxamar4754
@ciyaalxamar4754 4 жыл бұрын
𝑺𝑪𝑾
@axmedzaki3972
@axmedzaki3972 4 жыл бұрын
Hamse c/qaadir scw
@muhudinhassan8328
@muhudinhassan8328 4 жыл бұрын
Scw
@sumayaabdullahi871
@sumayaabdullahi871 4 жыл бұрын
Scw
@shakiipahmed2533
@shakiipahmed2533 6 жыл бұрын
Mabigena kusaliya muxamad scw💕
@abdiweliali9111
@abdiweliali9111 4 жыл бұрын
Scw
@ibraahimyuusuf9210
@ibraahimyuusuf9210 4 жыл бұрын
Scw
@mokhtar_barra
@mokhtar_barra 4 жыл бұрын
Scw
@naimaabdiasis5501
@naimaabdiasis5501 4 жыл бұрын
Shakiib Abdi scw
@elcapitanojacelow6491
@elcapitanojacelow6491 4 жыл бұрын
scw
@abdallamacalin9280
@abdallamacalin9280 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي نسأل الله ان يهدي كل من يبتلي بهذه المصيبة
@maryanahmed8761
@maryanahmed8761 3 жыл бұрын
Ilahow iga badbadi waxaa la shegaayo,, amiin 🕋🤲🏼🧕
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 Жыл бұрын
Mka badbadey
@cumarsaeed8431
@cumarsaeed8431 6 жыл бұрын
20 qof ayaan sii garsiiyay Video ga Mahadsanid Ogansho ♥️💯♥️
@cibaaduraxmaan4707
@cibaaduraxmaan4707 6 жыл бұрын
cumar saeed walaal qali subscribe igu caawi
@cumarsaeed8431
@cumarsaeed8431 6 жыл бұрын
anisa ahmed ok xabibti wanku saaray. 😊
@eplfanbase7058
@eplfanbase7058 6 жыл бұрын
MashaAllah!
@eplfanbase7058
@eplfanbase7058 6 жыл бұрын
Anisa Ahmed subscribe inaan kudhaho iguhale
@jaabirali757
@jaabirali757 5 жыл бұрын
burco majoogtid wura
@miss_fos220
@miss_fos220 6 жыл бұрын
الحمد لله الذي نجانا من هذه البلاء👐👐👐 اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي طاعتك😢😢😢😢😢
@bashiircali9738
@bashiircali9738 5 жыл бұрын
Wll intabadan gabdhuhu dhaqankaas fooshaxun wey kabadbaadaan ee wiilasha alle ubarya inuu kabadbaadiyo saaciqadaas muhlikada ah
@AliOsman-yr5og
@AliOsman-yr5og Жыл бұрын
Abowe macaan hooyadaa iyo aabahaaga janada allaah geeyo Amiin dheh walal m.a🤒
@KhaalidCadaani
@KhaalidCadaani 7 ай бұрын
Amin
@imahmud
@imahmud 3 жыл бұрын
May Allah guide us all and ease our test.
@salmanguled5486
@salmanguled5486 Жыл бұрын
Amin😢
@wiilhoog9153
@wiilhoog9153 6 жыл бұрын
*وَلَا تَقْرَبُوا الزِّنَىٰ ۖ إِنَّهُ كَانَ فَاحِشَةً وَسَاءَ سَبِيلًا﴿٣٢﴾* *Ha u dhawaanina zinada illeen waa xumanee* *قَدْ أَفْلَحَ مَنْ زَكَّاهَا* *waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya.* *وَقَدْ خَابَ مَنْ دَسَّاهَا* *Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya.* *وَاسْتَغْفِرِ اللَّهَ ۖ إِنَّ اللَّهَ كَانَ غَفُورًا رَحِيمًا* *Dhambi dhaaf warso Eebe, Ilaahay waa Dambi Dhaafe. Naxariista.*
@daahirmaxamed9270
@daahirmaxamed9270 3 жыл бұрын
m.a
@kaaho1072
@kaaho1072 2 жыл бұрын
M.a wall ilaahi abaal mariyo
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 жыл бұрын
thanks wllo
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 6 жыл бұрын
alhmadulilaah waxyaabo qaar waxaa jira dmiirkygu uusan ogoleen xitaa hdaysan diiin iceliseen muqaaldan inta ku imtixaanan alle hasoo hanuuniyo
@QudusTv
@QudusTv 6 жыл бұрын
saamiyo plz subscribe isaar
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 6 жыл бұрын
Barasho Tv waa kuu sarayaa powe adna iisaar
@abdikarinahmedabdi2704
@abdikarinahmedabdi2704 6 жыл бұрын
Saamiyo Saeed Allah kushukri
@QudusTv
@QudusTv 6 жыл бұрын
okay saamiya done
@QudusTv
@QudusTv 6 жыл бұрын
wan ku saray samiyo walal
@hassanwarsame6938
@hassanwarsame6938 3 жыл бұрын
Mahadsanid caawaa igu dambeysa Allaah ha iga cafiyo aamiin aamiin Adigana Ajar Allaah hasiyyo
@harooneylawayeylaway6451
@harooneylawayeylaway6451 2 жыл бұрын
اللهم صلِّ وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا وقرة عيوننا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيراً
@abdiyarowahmed9037
@abdiyarowahmed9037 2 жыл бұрын
Subxanaallah 😭 wll illahy hakusharfo wlh aniga quranka xitaa wanxifdhsanahy lkn waxas sigeisi iyo xx waniskakari laaahy lkn manta kadib kumalabanayo I.a
@katrinahaji5620
@katrinahaji5620 6 жыл бұрын
SubxanaAllah mafirsanin Ilahayahow haitusin intii firsato Qalbigoda kasaar bidnillah Ajar Allah kasiyo wal mcn
@AdamBusquets
@AdamBusquets 6 жыл бұрын
katrina hajji Ma firsan kulahaa ben xog badnaa
@AdamBusquets
@AdamBusquets 6 жыл бұрын
Hhh amin
@yusufguled8315
@yusufguled8315 6 жыл бұрын
Subxaanallah alle hayow naga madoobee wixii xun xun
@katrinahaji5620
@katrinahaji5620 6 жыл бұрын
@@AdamBusquets wal mcn Markan ben shegayo midi miya laigu hayaa Waligay ma arag aniga hoyo somaliyed ayan ahay xalal moye xaran Allah ayan kamagangalay sas ogow
@AdamBusquets
@AdamBusquets 6 жыл бұрын
katrina hajji sorry 😐
@nasrinali1918
@nasrinali1918 6 жыл бұрын
Aad bad umahad santahay xalka kaliya ee la iskaga daaween karo waa qur'aanka markad kalida noqoto kitaabka soqado akhiriso
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 5 жыл бұрын
rag aan lamanahaa laheeyn ayaa is ticmalo
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@NaleBS1870
@NaleBS1870 Жыл бұрын
Waxa kaliya oo aad uga badbaadi kartaan wiilal iyo gabdhaba waa inaad Digriga Alle afka ku haysaan sida Quraanka ama سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر ولاحول ولاقوة الا بالله
@mariamahmed714
@mariamahmed714 3 жыл бұрын
Cidii jecel saliga nabiga scw iisar like.
@zoomlucky2171
@zoomlucky2171 4 жыл бұрын
Ilaahayow mid khayr qaba ayaan Ku waydistey oo dareenkaygana ila fahma😔🙏
@msqchannel876
@msqchannel876 4 жыл бұрын
Amiiin dadaal abyo WA helee weyna buxan runtii I a
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 4 жыл бұрын
Aamin wll alle haku sahlo.
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 4 жыл бұрын
Ilwaad Ahmed aamin aamin
@ahmedhussein7095
@ahmedhussein7095 4 жыл бұрын
Ilwaad Ahmed, walaal qli ma ii sheegi kartaa Email kaaga? Adigoo mahadsan.
@omarmire667
@omarmire667 4 жыл бұрын
wan ku so duceyey mid kheyr leh in aale ku sahlo hadi ad heshan aale ku xafido wa bil ramadan aale ha ku siyo wax walba kheyr leh o ad ku hamiyeyso adi iyo inti islaam ahba wlshy
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 4 жыл бұрын
Allah yaaa mahad leh ma ihi qof ay micno u leeyihiin xumaantas 🤲
@wll.frankaofficial5173
@wll.frankaofficial5173 3 жыл бұрын
M.a alla umahadnaq run ahaantii gabar fcn baa tahaye
@husseinmohammad5075
@husseinmohammad5075 4 жыл бұрын
Jazakallah kheer yaa akhii 👍
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 4 жыл бұрын
Waxii waxan ku jiro Alle ha ka bixiyo oo ugu bedel wanaag waxa ay ka helayaan oo aakhiro u baxsanaayaan masha allh wiilka noo daadihinaayo waxaan Alle ugu baryayaa inuu rug uga yeelo Janatu Alfirdowza Alaclaa
@patorenking988
@patorenking988 5 жыл бұрын
Walalayal ii duceeya in uu ilahy isoo hanuniyo waxan leyahy balwadaha ugu khatarsan sida cocaine hashis alcohol da'daydu wa 19jir ii so duceeya in ilaahy iga madoobeyo inta akhrinaysa qoralkayga arkaysa farxad kunolada nolosha
@youngsleeym667
@youngsleeym667 5 жыл бұрын
Patoren King illahay haka madoweyo walal Illahay dambigaga hadafo
@mahbubhussen2562
@mahbubhussen2562 5 жыл бұрын
Amin Allah haaakaaajojiyoo Allah haaakusohaaanuniyoo
@nimcocumar9797
@nimcocumar9797 5 жыл бұрын
Ilahey ha ka modoobey
@indhouroonindhodeeraaleey6608
@indhouroonindhodeeraaleey6608 5 жыл бұрын
Ilaah hakaa madoobeeyo jidka hanuunkana rabi haku garaysiiyo
@user-tu7yl6do1c
@user-tu7yl6do1c 5 жыл бұрын
Allah kaa madaaoweeyo wllo ducaayso habeenkii kac sujiid oo tuuko habeenki saqda dheexe
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 6 жыл бұрын
boowe cimri dheer iyo cafimaad baan kugu duceeyey
@abdowfaaska5707
@abdowfaaska5707 6 жыл бұрын
Saamiyo Saeed 🎈
@ifraahyoonisgeele6136
@ifraahyoonisgeele6136 6 жыл бұрын
سبحان الله اللهم هدينا يارب
@yuusufinho1436
@yuusufinho1436 6 жыл бұрын
Saamiyo Saeed
@yuusufinho1436
@yuusufinho1436 6 жыл бұрын
Saamiyo Saeed hi
@iidcali3203
@iidcali3203 6 жыл бұрын
Saamiyo Saeed qof igu qalliya xagad baryahan marty
@Mohanad29
@Mohanad29 Жыл бұрын
Masha,allh jazaakalah ustaad cumar inshaar ilahay ayaa sabab kaaga dhigay dhalinyar badan oo somaliyeed iney naftooda wanaajiyaan mahadsanid markale.
@1shey
@1shey Жыл бұрын
Siigada bil kahor ayaan joojiyey sidoo kale muuqaalada galmada waan iska ilaaliyaa laakin sheydaanka ayaa wuxuu rabaa inuu igu soo celiyo waxaan daawada niiko iyo naagha buurbuuran jirkooda 😰😰 4sano ayaan wadey laakin hada waxaan ilaahey ka baryaa inuu dib danbe igu soo celin qofkii fariinteyda arko ha iisoo duceeyo
@wasiirka2415
@wasiirka2415 Жыл бұрын
Zxp iskadhaaf naftana firaaqada ka ilaali cibaadadana kudadaal waad guuleysan inshalah
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 Жыл бұрын
Sxp hada daysay. Wa guul. Hadii talo aad u bahato. Talo ayaan ka siinkaraaa wad ila soo xiriiri kartaaa
@1shey
@1shey Жыл бұрын
@@sxpfcniyowllba2793 sxb waan ku laabtey ee maxa talo ah
@xamdicalicumar5075
@xamdicalicumar5075 Жыл бұрын
Wax yaalaha la iskaga dayn karo ayaa waxaa ka mid ah: -Inaa ogaataa sababaha kuu keenaayo -Inaa uraadisaa xal ilaahayna u dhawaataa -Inaad waqti banaan aadan yeelan oo aad iska ilaalisaa firaaqada -Inaad xalka aad u hesho aad isku daydaa inta ugu badan oo aad wadi karto inaad wado -Inaad salaada ku dadaashaa *Ugu danbeen inaadan isku ceebeenin dadka dhexdooda oo ilaahayba haduu kuu ceeb asturay aad adna is ceebeyn
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
@@xamdicalicumar5075 asc xamdi reply ka suga
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 5 жыл бұрын
Waxii xun ilahey hanaga fogeeyo 😢 ya allah
@amaldeman2884
@amaldeman2884 5 жыл бұрын
Masha Allah ada aya u Mahad santahay
@khadarcabdilaahiibraahim9769
@khadarcabdilaahiibraahim9769 5 жыл бұрын
AmeiN wll
@mdmadar6249
@mdmadar6249 4 жыл бұрын
Amen
@saladmohamudali3897
@saladmohamudali3897 3 жыл бұрын
Ilahow naga ilaali
@biondechanel7184
@biondechanel7184 3 жыл бұрын
Aamiin
@BayahowProduction
@BayahowProduction 6 жыл бұрын
Waa Mowduuc Waax Ku Ool Ah Thanks OGAANSHO Sxb
@QudusTv
@QudusTv 6 жыл бұрын
bro subs isar anigana wan ku saraya plz
@bilaalonlineonline6405
@bilaalonlineonline6405 6 жыл бұрын
Wooow bayahow nice
@hassanbareabdi2542
@hassanbareabdi2542 6 жыл бұрын
حبيب القلب نسيت قيام الليل فإنه منهاة عن الإثم.
@mohamedAli-wr7ii
@mohamedAli-wr7ii 6 жыл бұрын
I will stop at the end of the day
@keyseabdialas4632
@keyseabdialas4632 6 жыл бұрын
Bayahow Production deee
@user-jw7tm1wj7w
@user-jw7tm1wj7w 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء
@ajapoichannel6267
@ajapoichannel6267 3 жыл бұрын
Waxan halkan uso galay sidaan uhelo xal si maskaxdeyda iyo qalbigeygaba ay uqabooban rabiyoo raxmanoo iga madoobey🤲🤲🤝😭
@axmeddhagaxbuur7909
@axmeddhagaxbuur7909 Жыл бұрын
Ax wllky mdn daynin
@king_salmaan8822
@king_salmaan8822 5 жыл бұрын
isoo duceeya in allah xaas khayr qaba i siiyo wllayaal 😂
@fartunahmed6759
@fartunahmed6759 3 жыл бұрын
Ilahay haku sahalo wlky👑
@simranmahad308
@simranmahad308 3 жыл бұрын
Alow kusahal
@user-fs3we4zb8d
@user-fs3we4zb8d 3 жыл бұрын
Ma sah lanid😂
@mohamedshuayb7489
@mohamedshuayb7489 3 жыл бұрын
@@user-fs3we4zb8d bada waa lagu wada jira somali %70 waa haleysan tahay 😂😂🖐️
@suhaybmaxamedaxmed4547
@suhaybmaxamedaxmed4547 3 жыл бұрын
Amiin
@engrashka3939
@engrashka3939 6 жыл бұрын
1 talo ayaan ku daraanayaaa Kaligaaa iska ilaaali inaa internet isticmasho ama youtube aad daarato waa mesha sheydaanka jaanis weyn uu kaaga helaayo waligaa isku dhex ilaali bulshada dhexdeeda firaaqada badan iska ilaali walal aniga wan arkay dhowr mar aan isku dayey inaa dhaafo Hadane anoo kaligey markan arko wan daaranaa Marka aan ku dadaalno inaa cidlada iska ilaalino Ilahey hanoo gargaaro dhalin yarooy
@abdihakimmahamed453
@abdihakimmahamed453 5 жыл бұрын
Thanks wallkay
@lakazaka286
@lakazaka286 4 жыл бұрын
@@abdihakimmahamed453 inshaa Allah
@abdijibarabdilahi4781
@abdijibarabdilahi4781 4 жыл бұрын
Wlhi bilahi wa run zhp amba wn zameya wxn mar mar blze ma joojin karo hdda alxamudilihu zhp wan jooji yay zhp block by internet an 4g+
@user-gp2mm6pw1k
@user-gp2mm6pw1k 4 жыл бұрын
ان شاءالله اخي
@axmedcarafaadjr5888
@axmedcarafaadjr5888 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Masha Allah jizakalah walal 🤲🔑. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@caqlimaal_official5777
@caqlimaal_official5777 4 жыл бұрын
Allah soo hanuunsho wadada fiican allah tuso amin 🤲
@rumanshankaron9949
@rumanshankaron9949 6 жыл бұрын
Wali heerkaas maanu gaadhin Subxanllh Allha soo hadeeyo intii shaydaanka raacday anagana naga badbaadiyo fidnada shaydaanka
@abdinasirmohamed6336
@abdinasirmohamed6336 3 жыл бұрын
War faraa ku dishay waxaas hayshegin yarey iga nasaan ku dhahay waxaas kaa qadan maye🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fathullaah2455
@fathullaah2455 6 жыл бұрын
Am 22 years old... Illaahy ban ugu mahadnaqayaa waxn inaga nabad galiyey alx alx alx alx alx
@test-gf7zk
@test-gf7zk 3 жыл бұрын
Wllhi sigeysiga wa shey aad u xun Ilhy hnga madoweyo I soo duceya in ilhy iga madoweyo ♥️🤲
@shukricuweydshukricuweyd1129
@shukricuweydshukricuweyd1129 2 жыл бұрын
Adaaa iska Jari karo wll
@muusequraysh4006
@muusequraysh4006 4 жыл бұрын
subxanalah runtii waa wax laga naxo. allah ha soo hadeyo dhaman dalinta somaliyed. 1/8/2020.
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 6 жыл бұрын
Muuqaalkan waa ku bogsadey wlhi kheyr alle ha idin siiyo Maanta oo ay tahay 17 August 2018 ayaan hadana laba bilood ka hor iska daayey alle ha iigu wado
@abdijibarabdilahi4781
@abdijibarabdilahi4781 4 жыл бұрын
Ciyaalka reer Hargaysa wba romatic except xfadaha calamadaha Viva wye xfadahasi
@cimrisugeofficial3424
@cimrisugeofficial3424 4 жыл бұрын
Sxb ka dib halsano iyo bar kawaran ma joojisay🤪
@Imraan53
@Imraan53 4 жыл бұрын
sidi ma u wadaa?
@mohamedmahdi7349
@mohamedmahdi7349 19 күн бұрын
5sano ayaa la maraya ma joojisay😊
@dirisleabdi8310
@dirisleabdi8310 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا على هذا الموضوع
@apdyrahimbeloved8979
@apdyrahimbeloved8979 5 жыл бұрын
Dirisle abdi m.a sxb sare
@hanicadeey9060
@hanicadeey9060 5 жыл бұрын
Edisle cabdi adne carabi mataqiina
@ahmeddaadevlogfation781
@ahmeddaadevlogfation781 5 жыл бұрын
Darisle siiigada iska daaa kkkkk
@amiir_azhur3703
@amiir_azhur3703 5 жыл бұрын
masha allh
@cornellawale332
@cornellawale332 5 жыл бұрын
Dirisle sxp qaali ah ✊✊👏👏👍👍
@khairegamadid7405
@khairegamadid7405 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Kheyrka Allaha na waafajiyo dhamaanteen
@fahmobashiirxuseen7825
@fahmobashiirxuseen7825 2 жыл бұрын
بارك الله wll macan jasaka Allah qeyr bdn allha ku siiyo
@FikradLAhuboOolaogaaday
@FikradLAhuboOolaogaaday 6 жыл бұрын
Aan isku wada caawinno liketa wllyaal
@ciilowcaraayeshibis6773
@ciilowcaraayeshibis6773 6 жыл бұрын
Thanks
@marwaxaashi3670
@marwaxaashi3670 4 жыл бұрын
Wllahi muuqaalki iigu wanaagsanaa ee intaanoolaa arkay weeyi walalkay cumar Allaha kaa abaalmariyo adiga iyo dhamaan dadka nuurkiyo udgoonkiyo wanaaga jecel walaashiin reehargaysa
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 4 жыл бұрын
Aamiin walal mcn
@mohajabir58
@mohajabir58 3 жыл бұрын
Aamin wllo
@MahmoudAhmed-fj6kl
@MahmoudAhmed-fj6kl 4 жыл бұрын
Jazakallah wll qaaliya Allaha ku barakeeyo aniga wxn umaleynaa qof iga daran inuusan jirin subxaanalaah maanta ka dib wan ka towbadkeenay waa iga xaaraan wlhi👉🤲🤲🤲🤲🤲🤲hanuunka Alle leh
@apduqaadirmohachannel1251
@apduqaadirmohachannel1251 2 жыл бұрын
Hada nahay dhaliyaro udhashey dalka somali waxa jira dad badan oo cado ka dhigte allo soo hanuuni walalaheena amiin😰😰🤲🤲🤲🤲
@beeshadagodiasaransooronli9042
@beeshadagodiasaransooronli9042 6 жыл бұрын
Mash Allah a good topic indeed, thanks bro Omar. May Allah reward u
@aziaayansana3552
@aziaayansana3552 6 жыл бұрын
illaah ha ina soo hadeeeeyo dhamaanteeeen bad wayn baa ku jirnaaaue😭😭😭😭
@boqorkadaroodmarexan138
@boqorkadaroodmarexan138 5 жыл бұрын
azia ayan san A abaayo anaa kugursanayo I am from Canada lambarka ISO qor
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@shalbi7773
@shalbi7773 4 жыл бұрын
Kkkkk
@mojama6484
@mojama6484 4 жыл бұрын
Lol sidanu iskaga dayna
@abusharma9221
@abusharma9221 4 жыл бұрын
Amen yarabi
@sahra_muhammad
@sahra_muhammad Жыл бұрын
Waligay ma dawan Alxmdulillah ❤
@ceero4804
@ceero4804 Жыл бұрын
Sidaas ayaa kuu fiican wllshy 🎉😊
@cabdaleshariifmunye7468
@cabdaleshariifmunye7468 3 жыл бұрын
Barnamijkan wa xaqiiq wan ka hely Keep going👍
@baadisocmedia7081
@baadisocmedia7081 6 жыл бұрын
Aniga waxay ila tahay xalka lagu jooji karo labo qodob. 1.in Alle Wayne laga cabsado lana ogaado in Alle Mar walba kuu jeedo. "الم يعلم بأن الله يري" 2.in qofku xalaal raadsado oo uu guursado waayo wax kasta oo Alle inaga xaarantinimeeyay badalkiisa ayaa laynoo xalaaleeyay, isku day inad guursato. Thanks Omar inshaar.
@quruxdumar8451
@quruxdumar8451 6 жыл бұрын
Iska gursada dhalinyaroy xumanta mawanagsana insha Allah gurka badiya
@sudaysiomar4210
@sudaysiomar4210 6 жыл бұрын
Sagal Xuseen Aniga iyo adigu ma is guursanaa. Aan isku qabawnee
@xaajinuurnuur1882
@xaajinuurnuur1882 6 жыл бұрын
تزوجو
@cabdiqadirbeereali5075
@cabdiqadirbeereali5075 6 жыл бұрын
Sagal Xuseen sagale abay waron
@quruxdumar8451
@quruxdumar8451 6 жыл бұрын
Sudaysi Omar Maya mid kale Allah ku sahlo oo Wanagsn abowe aniga xas ban ahay
@muhanaddelmohan8429
@muhanaddelmohan8429 6 жыл бұрын
yaa lagursadaa Abayo dumarkii ayaa Qali noqdeen
@xmze75
@xmze75 Жыл бұрын
1.1 million oo qof Aya dawaday. Waxad fahmaysaa in at xumaantani dhalinyaro badan la dhiban yihiin
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 9 ай бұрын
Xornimo........omer inshar thanks bro جزاك الله خير خير الجزاء
@keyfladan508
@keyfladan508 5 жыл бұрын
ya allaah alla mxay dhaqan xun tahy waxa badbaaday oo nimco ilaahey usugnaatay shabaabki kabadbaaday dhaqankaan xun wlhi wx walbo oo xaaraan ah wxay macaanka kaqaadaan wxii ilaahey ku xalaaleeyay .ilaahey wxan ka dalbaneena in uu kamadoobeeyo dhaqankaasi xun dhalinta daawata kana cafiyo insh allaah anaga allaha nawada xafido
@thequeenisalovemaria2934
@thequeenisalovemaria2934 4 жыл бұрын
Ilahay qer allah idin siye isoduceya an ka hare ilahy dartis igu duceya mxyely wxn ahy qof daren fuded ninkeyga iga maqan sidas darted ayn ufirsada ilhy ha iga badbadiyo
@deeqowaxmed9444
@deeqowaxmed9444 4 жыл бұрын
Ilaahay hakaa madoobeyo abaayo
@abdirahmanomar2964
@abdirahmanomar2964 4 жыл бұрын
Ilaahey haka kaxeeyo wllo
@cfitaaxxasan5018
@cfitaaxxasan5018 4 жыл бұрын
Ilahey haka badbadiyo
@Kahiyemacqul
@Kahiyemacqul 4 жыл бұрын
Bajaq sunu gud lee tahah xabibtii calamadahaas dawadayda ana ku haayo 24 hour u feel kacsi kk😂😄
@dahirmohmedfarah7255
@dahirmohmedfarah7255 4 жыл бұрын
😢😢😢Ilaahy hakaa caafiyo wll hana kaa madoo beeyo fuxshiyadaas xun😢😢😢
@ubahmohamed6822
@ubahmohamed6822 4 жыл бұрын
Nolosheydii ma dawan alhamdulilah 🙏
@xasanruxaani7386
@xasanruxaani7386 Жыл бұрын
Caawa oo ay tariqdu tahay 8-7-22 19:48 😭😭insha allh Allaha naga madobeyo ita ku jirta Nolol burburkan insha allh 😭😭😭
@AbdishakourAdam
@AbdishakourAdam 6 жыл бұрын
سبحان الله شكرا يا اخي عمر
@QudusTv
@QudusTv 6 жыл бұрын
clshkuur plz subscribe isaar
@almaahmed7417
@almaahmed7417 6 жыл бұрын
Alx ilhy ba ibaran wlhi xita hdn swr xun arko indhahan isku qbta ilhow xumnta naga ilaali
@dhinbilyare6754
@dhinbilyare6754 4 жыл бұрын
Kkk
@elcapitanojacelow6491
@elcapitanojacelow6491 4 жыл бұрын
mashallh
@ahmedyarestudio9394
@ahmedyarestudio9394 4 жыл бұрын
Xaliimo benta nagadaa wa isgubtaayee😅😅😅😅😅😅😅
@abdinajib327
@abdinajib327 4 жыл бұрын
Mashallh wllshy qaali noloshu saasay qiimo ku leedahay
@Xamar-Tv
@Xamar-Tv 2 жыл бұрын
1M+ Cajiib , Hambalyo Ustaad Omar In Shaar1💞
@zakijunior1107
@zakijunior1107 3 жыл бұрын
Cumar inshaar wll aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay waayo wax wanaagsan oo dhalinyara anfacaya ayaad nala wadaagtay digniina u ah inta daawata muqaladaas xun laguna ibtileeyay dhalinyarada ilaahow muqaaladaas xun naga madoobee walaahay waa cadaab iyo nolol xumo hadaad waxaas daawato ilaahow na xafid amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲
@samialovesamialove4080
@samialovesamialove4080 6 жыл бұрын
Ilaahow qeyr ku sii cimidheerar iyo caafimaad ku sii mar walba wax jira ayaad noo soo galisaa thanks a lot bro allaha na wala xafida kuligeen
@sister__muslim2875
@sister__muslim2875 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahey haku xafido wll kusaliya rasullka scw
@craxmaanbashiir6800
@craxmaanbashiir6800 6 жыл бұрын
SCW
@adanmaxamed2348
@adanmaxamed2348 5 жыл бұрын
Scw
@mustafedauud5824
@mustafedauud5824 5 жыл бұрын
Scw
@dadwaynahaofficial3568
@dadwaynahaofficial3568 2 жыл бұрын
الحمد لله واخيرا عزمت ان امضي علي مستقبلي واخلّف ورائي بحرا من الذنوب . ورجائي ان يغفر الله لي كل ذنب كبيرة وصغيرة وتبت الي الله من الاستمناء والافلام الاباحية وانا ابن ثلاث وعشرين سنة عصيت الله كثيرا في حياتي يارب استرني بعفوك فقد اهلكتني ذنوبي يارب اصيح بتوبتي ندما كفا يانفس ماكانا 2022/8/9 يوم الإثنين نسال الله الاستقامة
@ninwayn331
@ninwayn331 2 жыл бұрын
جزاك الله
@rijaalchannel4569
@rijaalchannel4569 4 жыл бұрын
صلو علي النبي...... صلي الله عليه وسلم.
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
S.C.W
@hamdayusug3838
@hamdayusug3838 3 жыл бұрын
scw
@feysadegan2030
@feysadegan2030 6 жыл бұрын
ogaansho aad bad u mahadsan thy sidad no wanisay illah hanaga dhigo kuwi wan tooba 👏Amiin
@scwscw3047
@scwscw3047 6 жыл бұрын
inshAlllah
@abdirahman12ful
@abdirahman12ful 6 жыл бұрын
Faysa Maxamed Aamiin Aamiin ya Allah.
@kingmrblue809
@kingmrblue809 6 жыл бұрын
Tooba 1mar waligey dawaday
@AdamBusquets
@AdamBusquets 6 жыл бұрын
Faiza iska daa he wajiga gaga arkaa waa badsatee 😬😬
@cnasirkamble3103
@cnasirkamble3103 5 жыл бұрын
Faysa Maxamed asc
@SAHANTV
@SAHANTV 6 жыл бұрын
Waad-Mahadsantahay-Ustaad
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 жыл бұрын
Halkana maad timaadaa
@ruun5573
@ruun5573 2 жыл бұрын
1M views 😳😳😳waa muqaalki ogu dawasha badnaa ee aan arko ogaansho chenellkiisa anoo utubeka markas saa galuu iga soo horbaxa taasi waxy cadeen u tahay dhalinta dhibtada ay ku heeso bahashan alha cafiyo inta la dhiban🤲🤲🤲
@ceero4804
@ceero4804 Жыл бұрын
Aad iyo aad😢😢
@gx3633
@gx3633 2 жыл бұрын
OMAR INSHAAR GOOD INFORMATION
@ahmedindho7386
@ahmedindho7386 5 жыл бұрын
Hadaad cibaadada illHYe joogtayeso waada ka fogaagayesaana khatarkasta oo ku hor timaada (illaahYe ha naga dhigo kuwa midigta laga siiyo kitaabka amiin amiin♥️)
@ahmedhaashihirsi9746
@ahmedhaashihirsi9746 6 жыл бұрын
asc waad mahadsantahay wall waan ku farasanahay in aan noqdo qofkii ugo horiiyay
@QudusTv
@QudusTv 6 жыл бұрын
ahmed plz subscribe isaar
@abdifetahmohamedwarsame5185
@abdifetahmohamedwarsame5185 4 жыл бұрын
Jasakalahaaa khayr wll
@lugayar9163
@lugayar9163 3 жыл бұрын
Masha allah thanks
@suleymanabdulkadir8775
@suleymanabdulkadir8775 6 жыл бұрын
Masha allah waa mahadsantahay walaal.
@sumayosiman6660
@sumayosiman6660 5 жыл бұрын
Meel laga galo maba aqaan ilhyna ima baro inta taqaanana ilhy haso hadeeyo aamiinta ku kaalmeeya
@abdimalik3310
@abdimalik3310 4 жыл бұрын
Alx dheh hada aqon
@abdimalik3310
@abdimalik3310 4 жыл бұрын
Dhibkiiisa dhib yar ma ahan
@ciiltireyare7139
@ciiltireyare7139 3 жыл бұрын
opera mini ka gal xxxx com
@mar_____ogleh6341
@mar_____ogleh6341 3 жыл бұрын
@@ciiltireyare7139 ar adigaa 😂😂😂 Maxa ugu sheege ilahay kacabso subxanallah
@mohajabir58
@mohajabir58 3 жыл бұрын
@@ciiltireyare7139 Ar nio Adiga xaasid sanida Maxad xumanta u fafine bisinke meshad sii dhiri gelin laheyd waxn anaga hada qaati katagan lkn maanta iigu danbeyso i.a
@AadiyoAadChannelabdiaziz
@AadiyoAadChannelabdiaziz 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll DhalinyAro badan ayaa god madow kasoo saartay oo aniga ka mid ahay Allah ku barakeeyo😭😭😭
@maqroukchannel6125
@maqroukchannel6125 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll Allaha Kaa Ajirsiiyo Hadalkaas wanaagsan eed noosoo jeedjsay Runtii waana Midh Xaaiiq ah insha'Allah Alle Haka Badbaadiyo Naarta Muslim Oodhan Anda Janatul firdows Alle Haku Geeyo Ammiiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@moanaorey8790
@moanaorey8790 6 жыл бұрын
Mahadsanid wll hadad yrthy wxs waxa laiskaga dhafikara soonka aad sontid hadi aad awodidna guur aya ka hilmamsinaya alx diin dawo no ah ayanba hesnaa
@studioyaab.9771
@studioyaab.9771 6 жыл бұрын
muna mohamed 👏👏
@mahmoudmahmoud3356
@mahmoudmahmoud3356 6 жыл бұрын
masha allah waa Mahad santaha wll
@abdishakurabdullahi6334
@abdishakurabdullahi6334 6 жыл бұрын
muna mohamed . thanks taas aya been aheen sbabta usoomo la yiri qofka dhalinyarada ah aya mesha ku jirto marka soon iyo sabar hala isku saro inshallah
@abdiilah2163
@abdiilah2163 6 жыл бұрын
MUna Mohamed illaahy hanaga saaree adu tii dawyn lahayd ma noqon wllo xaynooshabdi@Gmail.com
@moanaorey8790
@moanaorey8790 6 жыл бұрын
Abdiilah maxad kawda wll
@herowhitelion5564
@herowhitelion5564 4 жыл бұрын
Yaaa arxama raaximiin yaarab nagamadoobee waxan IYO wxa lamida dhibaatada uu noo geysatayna naga caafi yaarab yaaa Allah yaakhaaliqa naas Naga caafi xiniyo xanuunka haya umada soomaliyeed ameeen
@iftinabdi790
@iftinabdi790 5 жыл бұрын
Thank you brother for exelent job that you are doing I really appreciate and it's helpful my God bless U
@haidarsweedendream9101
@haidarsweedendream9101 6 жыл бұрын
Ax mowduucaan waan sugayay wlhi wuu iga hormaray tnx omar inshaar
@drsayaan8442
@drsayaan8442 4 жыл бұрын
Shukran wllo jasaka allah
@user-qv3ol7nb5n
@user-qv3ol7nb5n 5 ай бұрын
It very important vedio my brother cumar inshaar my barik with you you are speaking the reality
@asiyoceynte999
@asiyoceynte999 6 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظك ويرعاك
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 6 жыл бұрын
Waa mawduuc dadbadan ay ka faaideysan doonaaa Waa musiibo ku habsatey dhalinyarada Alle wax ka kheyr badan hanoogu badalo
@maniishaageedi4409
@maniishaageedi4409 6 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@afatahaweisibrahim3917
@afatahaweisibrahim3917 2 жыл бұрын
Masha allh aad ayaad ugu mhdsanthy sxp omr jazaakallu qeyr
@shucaybnuuhupdalla8450
@shucaybnuuhupdalla8450 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 6 жыл бұрын
Thanks sxp waa mowduuc runtii dhalinyarada in looga digo aad loogu baahnaa
@ikraansharmarke476
@ikraansharmarke476 4 жыл бұрын
Subxanalah horya uma daawn hadana ma damacsani alx ilahay baa waxa iiga dhereyy
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Jasakallah kheir ustaad Omar inshar keep going allaha ku barakeyo ❤ 🙏
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 23 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
كيف تبرمج عقلك الباطن - شرح كامل لكتاب قوة عقلك الباطن
31:21
دوباميكافين Dupamicaffeine
Рет қаралды 10 МЛН
فيديو مهم جدا لكل مسلم يعيش في هذا الزمان |  أنس آكشن
15:25
بسبب الإباحية ستخسر شبابك وحياتك | بودكاست وضّاح
1:31:30
لماذا اليهود لا  يشترون ستاربكس ؟! 😨
14:32
Misaha | مساحة
Рет қаралды 421 М.
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 94 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН