Hadalkan Ma Dhihin Sheekhii ugu Horeeyey Diinta ku soo celiyey maxamed Diinooz La Dooday maskaxdiisa

  Рет қаралды 7,196

Badbaado Channel

Badbaado Channel

7 ай бұрын

Hadalkan Ma Dhihin Sheekhii ugu Horeeyey Diinta ku soo celiyey maxamed Diinooz La Dooday maskaxdiisa

Пікірлер: 11
@nrcabdi
@nrcabdi 7 ай бұрын
🥺 🥺🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay
@Muhammaddahir99
@Muhammaddahir99 7 ай бұрын
Wll illahay hakuu Fududeeyo arimahaaga lkn waxan rabaa inaan wax yar kula wadaago illahay sidaad hada ubaryeeso dadka dhexdiisa gooni ayaa ka quruxbadan inaan uwaydiisato baahidaada.Mahadsanid wll
@yacqubaliahmed3437
@yacqubaliahmed3437 7 ай бұрын
maxamed diinow runtiisa waaye dad badan oo somali badan ayaa sidaas ah waa runtiisa walalkey waan kugu tagersaahay
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 7 ай бұрын
Yaarabi dhibaatada umada ka kor qaad
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 7 ай бұрын
Allaa waa runtiis soomaali hadaa nahay diinta innan dadka ka higno iska dhignaa 😂illahey qalbiyada gadgadiyo ayaa so celshay subhaanallah illahey qalbiga ha u nuuriyo Insh
@Karam3.
@Karam3. 7 ай бұрын
Maxamed dinoz nin akhlaq wanagsan bu aha xita marku galka aha uma caytami jirin sida kuwa kale dinta ka baxay alx Ilaahay ba hanunka iska leh
@iskahubi3264
@iskahubi3264 7 ай бұрын
Aniga xagayga ilaahey iyo sheekada dheg dheer iyo sheeko kastoo khayaali ah waa isugu kay mid ilaahay waxay u arkaa sheekooyin khuraafaad ah Muslim waan ahaa diintana waa la igu soo barbaariyey lkn waan ka baxay anigoo ku qanci waayey qisooyinka diinta islaamka ah iyo macla diimaha kale oo dhan diimaha waa khuraafaad lkn ma caayo nabiyadooda iyo muqadasaadkoodka
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 7 ай бұрын
caleyhi salaatu wasalaaam❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉😂
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 7 ай бұрын
Fiiri miyaa maanta dhan lugu jiraayaa
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 7 ай бұрын
Ninkan waxa ka qaldan umada ma wada hagagayso xasid iyo shaydan dalim ila ka dhimato kama harayan maray ka adkanayan iyo mara ka adagtahy le waye dunida u samysan sida kama dhamanyso ben aburka likn wa ina fahantaa inay sida u samydan tahy dunida alle ku xirnow waxa oo dhan ma daremysid
@gigachad9879
@gigachad9879 7 ай бұрын
Lixaa sagaal lagaaga dhigaa. Kkkkkkkkk waa iga qosliyey waallaai kan ciyaalka xaafadda waaye
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 21 МЛН
WEERAR AFKA AH OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN IYO DOOD CULUS
47:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 90 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 09.08.2024
Somali Radio
Рет қаралды 381
Reer Aw Xasan Waa Lafaha Lagu Diriro Wiil Hoog Haddii Maqasho waa Wiil Mudug
12:25
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН