Maxamed Diinooz sababta islaamka uga Baxay iyo Hada Diinta u Haysto waraysi Sh Badbaado La yeeshay

  Рет қаралды 19,958

Badbaado Channel

Badbaado Channel

7 ай бұрын

Maxamed Diinooz sababta islaamka uga Baxay iyo Hada Diinta u Haysto waraysi Sh Badbaado La yeeshay

Пікірлер: 133
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 7 ай бұрын
Subxaanalaah shaydaan baa wax u qurxiyay
@S..o0264
@S..o0264 7 ай бұрын
Maxamed diinooz ilaahay haku xifdiyo akhii
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 6 ай бұрын
Anigu waan yaabay dadka culimada isku sheega aadmoodo inay nabiga iyo allaah dadka uga naxariis badanyihiin ilaah ama nabiga scw waxay gaalaysiiyeen ayay ilameerayso qiil ugu raadiyaan waaruntiis wiilkan somalida boqolkii 10 ayaa diinsaxa haysta saasaan aaminsanahay diintu maaha magac islaam inaad la baxdo tusaale gaalada yurub been masheegaan marqaanti beena ma furaan xataa naftooda ma khiyaamaan yaa saxan markaas ashahaado diintana khilaaf sax maaha maaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryammohamudhassan9478
@maryammohamudhassan9478 7 ай бұрын
Alahu akabar
@FaadumoKiin-qb4is
@FaadumoKiin-qb4is 7 ай бұрын
Xasbuna aalh dad baa iga saaray haku Mar marsiyoon nafdaada see jec leed ba raacday muslimiinda ha kaa amaan helaan
@IfrahIsmail-fr9mm
@IfrahIsmail-fr9mm 7 ай бұрын
Alaa yaa Hadiikum ❤
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 7 ай бұрын
Subxaanalah.
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 7 ай бұрын
Diinta dad ayaan Uga baxay hadal ma ahee : cid ama Qof dadka ka saari karo Diinta ma jirtee hadii aad Adiga aaminsan tahay inaad tahay Qof muslim oo diinta ogu xaqsan hasta aanad kuba dhalatey hada diintada macaan ku adkaaw oo ilaasho hada ka dib : markii hore waad Qaldantey ee hada is ilaali
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 7 ай бұрын
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim
@axmedcali3951
@axmedcali3951 6 ай бұрын
Masha Allah maxamed waxa Ka burqanaya iimaan macaan. Allah ha u siyaadiyo.
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
RASULU LAAHI MUXAMED SCW
@rahmaaliomar6137
@rahmaaliomar6137 7 ай бұрын
Mnsha Allah dintada islamka alle haku adkeyi
@faadumomaxamudmaxamed3223
@faadumomaxamudmaxamed3223 7 ай бұрын
Masha alaah
@NicomoDollar
@NicomoDollar 7 ай бұрын
SUBXAANALAAH
@shukriabdi4766
@shukriabdi4766 7 ай бұрын
Subxanalaah Subxanalaah walaahi Rabi ha na sugo somalina xaqa ha tuso
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 7 ай бұрын
Somali du wa faduulin Subhaanallah
@user-dn4po6jg5w
@user-dn4po6jg5w 7 ай бұрын
Subxanallah
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 7 ай бұрын
Asc... Dhamaantiin salaan sare. Sheeq badbaado iyo Maxamed ''DIINOOS'' Aqyaar baa tihiin Allaah haidin barakeeyo. Wallaalkeey Maxamed DIINOOS waa shaqsi hal adayg leh warkiisuna uu cadyahay geesina ah runtana abaara wuxuu aaminsanyahna aan la gaban. Waxan aad ugu faraxsanahay maanta inuu Tawxidkii uu ku dhashay laguna soo barbaariyay uu ku dhexnoolyahay shakigina ka dhamaaday AlxamduLilllaah.. Allaah haidin barakeeyo dhamaantiin!
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Badbaado diinooz miyuu views kaa galay kolay Aniga diinooz meelo badan waan ku waafaqsanahay meelana waan ku lala aragti duwanahay
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
SUBXAANA LAAHI CAMA YASIFUN
@faadumomaxamudmaxamed3223
@faadumomaxamudmaxamed3223 7 ай бұрын
Ilaahay dhibkeena maqluuqaadkiisa hakaceliyo koodana hainaga celiyo
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 7 ай бұрын
Walal diinta qof kaa saari Karo Iimankaga qalaf sanaa saxib Alhamdullilah deh Mar waliba Ebe Hana soo hanuuniyo ameen ameen ameen
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Alle intuu dagan yahay? Aniga kolay ma garanayo alle xaafadiis iyo nabiyadiis oo waxaan ahay diin laawe aan ilaah aqoon
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@user-uc5mn5oh1w
@user-uc5mn5oh1w 6 ай бұрын
Dulmiga ayaan necbahay dheh lkn diinta dadka ayay Ka dhexeeydaa iskala hadal qofki ku dulmiya ama iska sabar ajar ayaa kuugu sugane
@wehewetmohamed2395
@wehewetmohamed2395 6 ай бұрын
ብዙ ሡማለመያን የጴንጤ እምነት ውሥጥ ገብተዋል ለገነዘብ ብለው እና ለአዱንያ ጥቅም ብለው ይመሥለኛል ምከሯቸው
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 7 ай бұрын
Subhanallah oo ninkaan kii sonoqday so maaheyn.
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 6 ай бұрын
Qof salaadaya oo soomaya oo xamanaya oo xadaaya oo khiyaamaya oo been sheegaya oo xaaraan cunaya oo sinaysanaaya oo wax ka xaaraansanayn ma salaad iyo soon baa gaashaan u ah? Inasalaata tanhaa canil faxshaa maad fahmin? Dadku waa gaalo guud ahaan waxyar yar yar baa diinta ku baaqiya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sans123-d8c
@sans123-d8c 7 ай бұрын
I'm so sorry wll diinta allaah baan nagu maneeystay swt oo kumahadsan oo noodoortay marka allaah inaad fiiriso waaye fursada uu kusiiyey marka waxkasto oo lagugusameeyo inaad kusamirtid waaye aaduunku waa imtixaan allaah ayaa kaaga aaridoono kuwa kudulminaayo mar uun .marka hadii aad soonqotay allaha kugu xifdiyo diintada kuwa dulmnaayo jooga oo alle uga baqa oo dhaafa ninkaan wllkiina ah
@AadamAbdi-gt1zv
@AadamAbdi-gt1zv 7 ай бұрын
Hadadaasaad belaysantahay
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Dadka aan muslimiinta aheynna iyagu ma Allaah ayaa baadiyeeyey waxaan aad ula yaabaa qofka dhaha alaah ayaa Muslim iga dhigay taasi waxay ka dhigantahay alaah ayaa dadna muslimiin ka dhiga dadna gaalo ka dhiga ilaah waa fikrad ay mala-awaaleen aadanuhu ma jiro ilaah aadanaha la soo xiriiray aakhirana ma jirto
@user-yl9ei1ed6c
@user-yl9ei1ed6c 6 ай бұрын
Asc rabiyoow diinta islaamka rabiyoow nagu dil shahada nagu dil qaatumo qeerleh allaah nasiiyo yaa xayul yaa quyuum
@user-yl9ei1ed6c
@user-yl9ei1ed6c 6 ай бұрын
Rabiyoow markalle diintada hakaabixin markalle qaatumo qeerleh allaah ku waa fajiyo
@saidhashi2856
@saidhashi2856 6 ай бұрын
​@@iskahubi3264 Aakhiro majirto kuwii Nabi Nuxammad losoo diray ee Quraysheed sidaa unbay lahaayeen. Ee maxa soo kordhisay adigu shaydaanow?
@fahima6666
@fahima6666 6 ай бұрын
lol Maasha Allah🤲🏻♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🏻
@mohamednur1696
@mohamednur1696 7 ай бұрын
ASC MAXAMED WLL WAA XAQIIQA INTA AAD NOOSHAHAY DHIB WAAD ARKAYSAA WAAYO ADDUUNKAN RAAXO LOOMA IMAAN LAAKIIN WAXAA MUHIIM AH INUU SABRO OO KU SABRO DHIBTA ALLAAHNA U DAAYO OO TALASAARTO WAX WALBA OO KU YIMAADDA HADDII UU ISLAAMKA AAMMINO WAXAA HABBOON INUU DARAASAD KU SAMAYO KADIBNA SIDAA XAQA UGU SUGNAADO ,DADAKANA WIXII AY KUGU DULMIYAAN ISKA CAFI XAGGA ALLAAH AYAAD ABAALKAAGA KA HELEYSAA YAANUNA SHAYDAAN KUU SHEEKAYN EE XADHIGGA ALLAAH ADKAYSO OO DADKA ARRINTOODA ALLAAH U DAA ADIGUNA SABUR IYO SUGNAANSHO XAQA AH NA ALLAAH WEYDDIISO,ALLAAH HAYNNAGU SUGO XAQA SABURKANA QULUUBTEENNA HAKU WEYNEYO,AAMMIIN AAMMIIN AAMMIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ilwaadugaas8143
@ilwaadugaas8143 7 ай бұрын
Allaahu Akbar Maansho allaah walalo
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 6 ай бұрын
Walalo adigu diinta Alaah baro kuna dhaqan ,soomaalu ha isku wareerin waayo diinba inta badan kuma dhaqmaan
@khadijac9841
@khadijac9841 6 ай бұрын
Subxaanallah waaruntii soomaali dadkan waadhibeen laakiin diinta RABI ayaa iskale taa ogaada shaydaan iyo jaahil iskajira diintiina kudheganaada ilaa aad RABI giin kalakulantaan Allah wuxu quraanka kuyidhi hasoo dhimanina idinkoon muslim ahayn
@ubahali7258
@ubahali7258 7 ай бұрын
Diinoos walaalkay alaha ku xafido
@fartuunalaalle7664
@fartuunalaalle7664 7 ай бұрын
Asc sheekh c/laahi badbaado wan ku slmayaa adi & family gaga Alaha iidiin xifdiiyo wllo ninkan mxmed wll kena😢 so Muslimay horta Allaha so hadayay hada isagan ubaryaynaa in uu qalbigiisa uu wanaajiyo ubishaaree inayjiiraan 100%70 qof oo somaali kadhalatay in 100%100 musliimiin muwaxiidiin ah oo qalbi wanaagsan in ay kabuuxaan kuwaaso an kamid nahay oo kuso dhawaynaya maxamed diinteena suuban hadaba wxn usheegaya mxmed in uu yhy qof dacaad ah lkn an baranin ciilmii badan sida darteed :- wxn wllka kula talinayaa in uu culuumta diinta barto si uu daacii unoqdo madaamu yahay qof qalbi wanagsan oo dacad ah inshaa allaah
@user-wj4xn2nu7n
@user-wj4xn2nu7n 6 ай бұрын
Mxamed habo diintaada dad ha ugabixin soomali male diiñtaada
@faadumomaxamudmaxamed3223
@faadumomaxamudmaxamed3223 7 ай бұрын
Ilaahay diintiisa mar hadaad amisantahay idina kamasarikarto dan hakagalin ilahaybaa kajaraya hadii mar ilaahay uu xisabindoono kuqanac wallkay ilaahay hakusugo insha alaah
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 ай бұрын
❤❤wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤
@hooyoaamaguul3673
@hooyoaamaguul3673 3 ай бұрын
8 daqiiqo oon daawaday waa runtiis juhalada muslimka sheegata waa isbaarada diinta wax badan baan ka hadlay qofkii aan diinta aqoonna diintu inay iyaga thy buu moodayaa waase mujrimiin
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 7 ай бұрын
Dad waxaa jiro shar badan oo aan carabkooda aan laga nabad galeeyn Maxamad diinoos ilaahay khaayr badan ha ku siiyo
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 7 ай бұрын
Subhana Allaah aloow noo naxriiso kuwii loo dambi dhaaf Aloow nagu dar
@samaryare5455
@samaryare5455 7 ай бұрын
sheeq janada allahku geeyo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
(HAZBUNALLAH WANI3MAL WAKEEL)!!!!!(3IYAADAM BI”LLAH)!!!!!
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 7 ай бұрын
Subaxnalah 😂😂
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 7 ай бұрын
Masaajidka dhaqan xuma mataalo afkiina suubsada
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 7 ай бұрын
Hada ma waxaan kaa dhagays taa dad idhibay baan diinta uga baxay wadxaad shegtaa garan wayday xaqa allah haku hanuniyo anaga ku dhex nool bulshada waxnaenaga mabadalaan dad todna diin teena masamayso shakina nagama galayo
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 6 ай бұрын
Badbaado fahamku waa muhiim ninkani wuxuu kuyidhi Takfiirku siday u rumaysanyihiin in dadka muslimka ah aanay muslim saxa u aaminsanayn ayuu u aaminsanyahay wuxuu daliishaday axaadiis cad cad muslim maaha ninka gacantiisa iyo carabkiisa laga amaanwaayo waa sax adiguna waxaad ku meetsysan diintu way isfasiri maxaad nabigaa yidhi adigu maxaad qaalkale ugu raadin diinta hadalka ilaah ama nabiga scw xeelad ama meelkale laguma jujuubo qofkaan tukan ma gaal baa ? Haa haa culimaduna qiil raadis iyo meeraysi bay galaan ma rasuulkaad beenin mise waxaad moodey inaad fasiraad uu hilmaamay meel ku buuxiso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ninkanaa kaa saxan cawiidada iyo cilmigaba badbaado ila meeraysada jooji
@deqosheikhisaq
@deqosheikhisaq 6 ай бұрын
Dadka hadey ku dhibeen ma diinta shaki kaa galayo waxaaga waa waali tagfiirna maxaa kuu celiyay hadaad gaal nimada kasoo laabatay yaab illahy haku caafiyo
@Somfox1
@Somfox1 6 ай бұрын
ACUUDU Bilaah
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
Inta xun dhag ha udhigin bro
@bongasasa3895
@bongasasa3895 7 ай бұрын
Wadaadyaasha feel very lofty that’s standard mid ba midka uu ka gar dheeryahay ayaa ukabeeyo! They look down on us ciyalka xafada!
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 7 ай бұрын
Axamdulillah ilahay kusoceliyey abti waligaa illahay uun kacabso dadka adigeykushaqeynayan markey wax kudhahan ilahay i mahadceli waayo dambigada Ayey kaqadanayan
@marianabokar7809
@marianabokar7809 7 ай бұрын
Walaahi mohamed diinos waa runtaa soomaali dulmi iyo xaasidnimo darteed loo halaagaa
@yusrayusra8221
@yusrayusra8221 7 ай бұрын
Sh badbaado qiso ayan kula wadagi laha talana waka raba nairobi ayan jogaa fadlan sidan ku helaa
@isiri.2835
@isiri.2835 7 ай бұрын
Waa sawiro liito Waxaas Ilaahay HA qabto daalimiin weeye uruy
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 7 ай бұрын
Waa runtiis Waxaad arkeysaa qof qaawan oo xaraan ka dhergey oo dad kale wax ka sheegeya marka waa runtiis wiilku waayo wax walba wey xalaal systeem allow naga badbaadi magrigoooda
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 7 ай бұрын
Dadka hadaad raacraacdo waligaa qancimaysid
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 6 ай бұрын
Lacagtii.kiristanku.u.balanqaadeen.ayuu.waayey
@gigachad9879
@gigachad9879 6 ай бұрын
Thumma Aamanuu thumma kafaruu thumma Aamanuu Thuma Kafaruu thumasdaaduu kufraa Ninweyn oo dhahaayo soomaliaa iga xanaajisey uga baxay diinta
@kawakawa4726
@kawakawa4726 7 ай бұрын
Runtii Diinoos waxayaabo jira ayuu ka hadlaa oo saxid ubaahan.
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Ай бұрын
wuuba qurxinaady waguu galka ahaa maseexan jirin wuu qalalnaa
@doone9873
@doone9873 6 ай бұрын
Sheekha camal la an xun aya haysa lakin qofku haduu wayo wuxuu ka hadlo wa dhibaato wen walahi ale xaqa nagu sug diinta sheekha u duceeya in ale xaqa tuso waxa jira dad walan oo qurbaha joga o diinta islamka shaki ka qaba sheekh akhiro wa lagu haytsa xumanta ogow taas
@ahmedzaki1867
@ahmedzaki1867 6 ай бұрын
Diinu islaam
@mataan954
@mataan954 6 ай бұрын
Diinta albaab markii la rabo la galaayo markii la rabana laga baxaayo miyaa subxanalah
@Fatma_932
@Fatma_932 7 ай бұрын
adeer dadku ha dhaqan xumadeen ama ha ha wacnaadeen ma qof baa xun baa diinta xaqa ah uga tagaysa waa caqli xumo aakhirona cid lagula xisaabinayo ma jirto mana oranaysid diinta dadkaasa uga tagay naftaada adaa ka masuula cid kle xumaantooda dusha laga saari maayo
@mohamedsaadaq4789
@mohamedsaadaq4789 3 ай бұрын
War kan wuu is qarina weli waa sidisii ma muslimin ma ahan qolka TikTok ayuu ka dhahayey waxey iga qminsanyihiin inan %99 muslim ahay ee iska ilaaliya
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 7 ай бұрын
Jahliga ayaa keenaya sidan Ee dadow diinta hala barto si aan u barano rabbigeen iyo annaga waxa noo dhexeeya Waxa nala farayo iyo waxa Nalaka reebayo,iyo inaan barano Addoonimadeena. اللهم ارناالحق حقآ وارزقنا االإتباعه وأرنا الباطل باطلا، وصل ألهم علىسيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلىءاله وصحبه وسلم تسليما ✍️✍️✍️
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Ilaahey xaafadiisa ii tilmaam jaahil ayaan ka ahay meel uu dagan yahay sidaan u raadinayey waan daalay duqa armuu dhimtay Odey ilaah oo xanaaqsan oo malakul jibriil ku qaylinaya haddii aad arki lahayd qosol iyo naxdin isku jira ayaad u dhiman lahayed
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 6 ай бұрын
سبحان الله سبحان الله سبحان الله
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
@@ahmedmohamedibrahim5674mayee الحمد لله
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
@@ahmedmohamedibrahim5674الله كائن خرافي ليس له وجود حقيقي
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waayaab bal meesha shaydaanku ka soogalay
@saidhashi2856
@saidhashi2856 6 ай бұрын
Daacigii galoobay Suaal: Maxa ugaalowday? Dadkii baa ciyaarta masaajidka kadayn waayay. 😂😂😂
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 3 ай бұрын
Nacasnimo waaa walaalkaa ku mashquuul .diinooz diintaaad rabto qaado .somali iyagaa is dilla ....diinta islaamka waa diin dhagaraysan
@yuusufabdirahman5436
@yuusufabdirahman5436 4 ай бұрын
Yar sxb nahnay hadalada diinoos uu sheegay dhan igu yiri 2 sac buu ila doodaayay lkn waxaan isku qabsanahay waalidkeenu diinta islaamka saxda ah ma ayasan heeysan waa layaabay kadib waxaan Ku dhahay amin sanoow waxaad doonto sxb hanoogu ekaato
@adamjumale4871
@adamjumale4871 7 ай бұрын
Somalidu 80/100 waa jaahiliin.
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 7 ай бұрын
Badbaado sababta qofka nuucan ah ee diinta ku jesjeesa aad waqti ugu luminayso maxay tahay . Qof kulee diinta waxan uga baxay dad dartood, anigu kuma tuhmaayo aqli . Diinta waxa iska lee Allah ee qof malee.
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Odey alaah meel iigu sheeg?
@fariidoxaaji8738
@fariidoxaaji8738 7 ай бұрын
Waa qaldn yihiin dadka qof muslima ku dhahaayo gaal Allaah baana la xisaabtamaayo Lkn adigana samir cafi si ilaaheey miisaanka kuugu saaro
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 7 ай бұрын
shiekh aniga dhib ayaa i haysto oo dad ban ku is qabsananay wax magac allah lago goy racin xaraan waye iyo mahan baahi ha noodilin waa ayaad allah isku haysana ma caawin kartaa surah maida sida aan fahmay maa qalad ah mise waa sax wax magac alle lago goy racin waa xaaran
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 6 ай бұрын
Wa xaram waxa ilahay khyrki lo Gowracay cml wax shaydanka lo gowracay
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 6 ай бұрын
Midkale tafsirka baro waxba ha xarimin ila ilahay wuxu xarimay moye
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 6 ай бұрын
mahadsanid aniga mahan dad ayaa ego haysto oo leh ahlu kitaab wax oo gow racay waa xalal e in aad fahamto muhiim ah hada ahlu kitaab ma jiro wax kasto waa wax diyaarsan cun ama ka tag
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Sheekadan in magac ilaahey wax lagu gowraco mooyaanee wax kale inay xalaal aheyn walaalkay iga yar ayey diinta ka saartay anigana isaga ka hor ayaan diinta ka baxay labadeenuba diinlaaweyaasha kaliya we familkeena kamid ah baan nahay waan xasuustaa isagoo aad u yar ayuu su’aalo badnaa su’aal aad u adag ayuu i weydiiyey xayawaanada waa noole xanuun dareema why ilaahey magaciisa in noolayaashaas lagu dhibaateeyo uu u doortay? Kaaga sii daran ilaahey wax kasta wuu awoodaa muxuu nolosheena ugu dhigi waayey kaliya inaan photosensitive ku noolaano sida dhirta ama geedaha ay u nool yihiin oo kale teeda kale why uu ilaahey u yahay Narcissist
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 7 ай бұрын
Walaal jano ayaaba laguu shaqaynayaa samir samir hadii lagu dhibaateeyo waxaa laga yaabaa in illaahay kuugu danbi dhaafo dhibkooda marka ha u bixin muuminka waa ladhibaa
@gigachad9879
@gigachad9879 6 ай бұрын
Asagaa qirtay inuu laba sano gaal ahaa that’s why dadku gaal kuu leeyihiin
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 7 ай бұрын
War dadka diinta ka fidneynayaa qofka musimka walle aqiro wara u yaala ninka wu dhaw dhawyahy ee ya la aryin
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 7 ай бұрын
Kkkkkkkk Rabiyow nacafi
@apdurehmaanbaadow2099
@apdurehmaanbaadow2099 6 ай бұрын
Distance.muslinka.walasogala.ee.lagamabaxo.
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 6 ай бұрын
Walee yaab diin iyo shaqsi maxaa iska galay haduu si xun ugu dhaqmo diinta ma diintaa xun cajiib
@nasteexakaneeco6224
@nasteexakaneeco6224 5 ай бұрын
Ninkaan ma daahir samo 🤣😂🤣 ciyaartiisa badan 😂😂😂
@diinamuminahmed3067
@diinamuminahmed3067 7 ай бұрын
wey qaldan yihiin Dhinocoda hafiirinin
@abdirizackshukri7265
@abdirizackshukri7265 7 ай бұрын
Marka hore dhmeyso gormad soqori way qaldanyihiin
@bongasasa3895
@bongasasa3895 7 ай бұрын
Did I hear my man say anigo masjid kujiro ayaa wadaad sulwarka li labay! Meshaas ayaa dhawac iga soo gaaray! Dintii saas ayaa uga booday! Haha this guy is a comedian just listen to his double speak anigoo tukado ayaa Gaal la iyirahdaa then he also says 92% of Somalis wa Gaalo haha
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk meel inaan lagalo marabo kulahaa yaarabi shadaanka naga qabo
@user-qi9ky5kx8j
@user-qi9ky5kx8j 7 ай бұрын
Waxan ku darsanayaa dintad gashay waxad kasoo baratay in diinta la faafiyo markii hore wad qarsan jirtay macaankeeda
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 7 ай бұрын
Diinta islaamka anakaa u baahan haddii aad ka baxdo maxaa soo kordhisey naaraa dalbataye
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 7 ай бұрын
War mr diinoos wallaahi hada xataa khadar buuku jiraah wad dadka maxaa kaagalay
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 7 ай бұрын
Diinda ma xumaado dadka waa xumaan karaan Marka hadii ay dadka xumaadan diinda miyaa laga baxaa dadow ilaahey ka baqa
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Aabahaa ma dili laheyd? Abuu cubeyda ibnul jaraax oo kamid ah 10ka Saxaabi iyagoo nool Kanada loogu bishaareeyey aabahiis ayuu dilay aayada 22 ee suuratul mujaadalah isaga ayey ku soo dagtay waa sida la yiri e’ Aniga kolay waxaan ahay diin laawe aan ilaah aqoon oo walidiintiisu diinta islaamka ku soo barbaariyeen لَّا تَجِدُ قَوْمًا يُؤْمِنُونَ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ يُوَادُّونَ مَنْ حَادَّ اللَّهَ وَرَسُولَهُ وَلَوْ كَانُوا آبَاءَهُمْ أَوْ أَبْنَاءَهُمْ أَوْ إِخْوَانَهُمْ أَوْ عَشِيرَتَهُمْ ۚ أُولَٰئِكَ كَتَبَ فِي قُلُوبِهِمُ الْإِيمَانَ وَأَيَّدَهُم بِرُوحٍ مِّنْهُ ۖ وَيُدْخِلُهُمْ جَنَّاتٍ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ خَالِدِينَ فِيهَا ۚ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُ ۚ أُولَٰئِكَ حِزْبُ اللَّهِ ۚ أَلَا إِنَّ حِزْبَ اللَّهِ هُمُ الْمُفْلِحُونَ (22)
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Ma suuraysan Karo aabahay si kasta oo aan u kala fikir duwanaano inaan dili Karo
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 6 ай бұрын
Sh ibnu cusaymiin oo caalim ahaa wuxuu ku dhaartay qofka salaada katagaa inuu gaalyahay isagoo xadiiskaas daliishanaya wiilku waa sax badbaado ma ibnu cusaymiin baad ka cilmi badantahay ? Koleey qof nabi maxamed tuuray baad naxariis jeebkaaga iga baadhi
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 7 ай бұрын
Wajigaa gubay intuu legyahay
@saidhashi2856
@saidhashi2856 6 ай бұрын
Soomaali kuma aqoon ee yaa kuhorkeenay gaalnimadada ama islaamnimadada? War gaalnimada hadaa u bareertay hadana ilaahay kusoo hanuunshay ilaahay kuxamdi oo diinta qabso Soomali waxba haku xoqan. Niic badan looma baahna.
@deqosheikhisaq
@deqosheikhisaq 6 ай бұрын
Walahi ninkaan dadka uu ka cabanaayo aqiro walaydin hestaa Mohamed waa qaf qalbi fiican illahy haka caafiyo dambiga uu galay kumana soo celiyo please u duceeya
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
Qaf muslim ah gaal lama dhihi karo waa kalmad qatar ah haduu qafku gaal aheyn kalmada qafkii tiri ayey kusoo noqotaa
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 7 ай бұрын
Maxaad badbaadin kartaa 😂😂😂
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 6 ай бұрын
Allaha nagu sugi diintiisa khatumadana Allaha noo hagajiyo
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Ducadan sujuuda ayaan ku duceysan jiray iyadoo af carabi ah hadana waxaan noqday diin laawe aan ilaah aqoon
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Dhaqan ahaan waxaan ahay qof muslim ah lkn ma aaminsani ilaah aakhiro iyo Nabi muxamad
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 6 ай бұрын
Ma maqashay quraanka wadaalika Diinul Qayima? Maxamed dariiqaas ayuu hayaa badbaado qardajeex ayuu wadaa dadkani maaha dadkii nabigu scw agaa haduu soobixi lahaa maanta seefbuu kuwada laynlahaa
@calibanjacali4580
@calibanjacali4580 7 ай бұрын
Qofkaan waxa haaya cilmi nafsi
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 6 ай бұрын
Ninkaan wey adag tahay inla rumeysto, xoogaa lacagti buu kaniisadda ka waayey,haddii certainly loo soo celiyo waa khalaas
@Karam3.
@Karam3. 7 ай бұрын
Ma ilaahay bd cabudaysan mase dadka
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 19 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
subxanllah naag Somali ah oo diinta ka baxday .
10:53
Burhanudiin
Рет қаралды 527