XOGWARAN DAGAALKII 77|XOREYNTII JIGJIGA KUMBULSHO, HARAMAAYA IYO~KORNEEL CILMI GARWEYNE. 2/3

  Рет қаралды 27,802

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Ай бұрын

XOGWARAN DAGAALKII 77|XOREYNTII JIGJIGA KUMBULSHO, HARAMAAYA IYO~KORNEEL CILMI GARWEYNE. /3
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZfaq
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZfaq!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 65
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 21 күн бұрын
Dhamaantoodba allahaw naxariisto أللهم آمين يارب العالمين
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Ай бұрын
Ninka oo kalee baa loobahanyahay in uu cidanka maanta ee somaliya hoogaamiyo agaa❤❤❤
@AbshirMohamed-kv9rs
@AbshirMohamed-kv9rs 24 күн бұрын
Wlhi mar hore ayaan heli lahayn cidan awood leh
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 20 күн бұрын
Ma adoon Kan ayaa soom😢ah,bal adba
@user-ic3ht8jx2b
@user-ic3ht8jx2b 29 күн бұрын
Allaha ku xafido aad baan uga helay tariikhdaan uu korneelka noo soo gudbiyay waa educational dadka markeey mideysan yihiin seey u wanaagsan tahay sharafta midnimada leedahay allaahu agbar❤❤❤
@MoJa-hw5ww
@MoJa-hw5ww 12 күн бұрын
Somali oo 40 Milan ah Ayaan ka qaylinaysa tiger iyo amxaaro inlayn waa ognahay promo iyo camaraderie waa soomali habawdaye
@size3922
@size3922 Ай бұрын
Gesi dalxoreye Alle haku xafida❤
@abdirahmansadikisse8701
@abdirahmansadikisse8701 29 күн бұрын
Sxb ereybixinta aad isticmaashay waa ku mahadsantahay, dhulka ethopian ku gumeesto, insha allah wey xoroobj
@rocky4066
@rocky4066 29 күн бұрын
Waagaas iyo iminka sida aan Kala nahay uur kutaalo shacabka soomaaliyeed weli gocanaayaan. Awoodda aanu laheeyn waagii dowladdii Maxamed Siyaad Barre raximuhu allaah wux.
@MoJa-hw5ww
@MoJa-hw5ww 12 күн бұрын
Xabashidoo wada dibirsan Ayaan ag maray.
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 Ай бұрын
mahadsanid cornel taariikh wanaagsan ayaa nalawadaagtay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 28 күн бұрын
Jabuuti weligeed somaliya lug gooyo ayey ku waday
@mofosman4426
@mofosman4426 3 сағат бұрын
Waa libaax geesi ah o maalmihii soomaliya u quruxda badnaa usoo joogey oo weliba kasoo dagaalamey furimihii u taariqda weyna o ah dagaaladi jigjiga lagu horeeyey
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 21 күн бұрын
Djibouti beryahaas bay xoriyad qaadatay waxba may haysan waxay ahayd waxba idiin keenin waayo bilo ka hor bay ka xoroobeen gumaysigii Fransiiska.
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 21 күн бұрын
Cali ismacil maxamad cali dishiishe saleman rer bosaso raximahullaahu raxmatan waasicah janaraal aftooje habargir sacad intaas nin waan gartay
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 28 күн бұрын
Wxy odaygan nacaska ahee siduu la yaabanyhy u qoslaya jabuuti wxy keentay sigaar iix iix jabuti xiligaa dawld my ahynba xorra ama 2/3 bilood iny dawlad ahyd lgayaabe marka wxd ka sugilahyded ku qoslaysaa mxuu yhy war hdyba sigaar idiinkenty wy ku mhdsnyihiin sigaarkasan xita mukhaarish ku ahyne😢
@maammeee
@maammeee 28 күн бұрын
Jabuuti ceeb maleh ee dal walaalaheena ee taliska hada haysta ee geele iyo kii kahoreyayba soomaali waa lugooyeen
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 21 күн бұрын
Subxaanallah Dawladii cid idiinku xigtay sun bay idiin keentay.
@ABDILXAQ
@ABDILXAQ 15 күн бұрын
Sida aad playlistska ugu samaysay waa cajiib walhi qufkii chenakaaka so galo maku wareeraayyo in muqaalkii uu rabay helo mahadsanid
@CiiseHussein-tb4nv
@CiiseHussein-tb4nv Ай бұрын
Coming soon 100 subscribe 40k bis
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 29 күн бұрын
Mansha allah
@ahmedosman4289
@ahmedosman4289 Ай бұрын
Waa sadax alifle. Ma. Aha. Colonel. Waa dhalinyaradii. Geeljiraha. Ee ka zoo raacey. Hiiraan. 1977
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Waan kugu raacay.
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 29 күн бұрын
In Badan baan waxaan iri war Saraakiisha Aqoonta Ciidamada Xoogga Dalka qabiirka Ku ah ha loo dhiibo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya. Laakiin waxaan garan waayey sababta la isaga ilaaliyey dadka Aqoonta u leh ciimada iyo Xattaa He'ayadaha Dowladda waayo waxaay qayb Ka qaadan karaan Dib u dhiska Dowladnimada Soomaaliya.
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 28 күн бұрын
Ajarsa goora ciidankii weeraray waxaa watay g/sare cawaale bustaale aun.
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 29 күн бұрын
How about Colonel hiaac
@ciilgoyeinafantol557
@ciilgoyeinafantol557 27 күн бұрын
Halgamaga dhabta ee nool
@laylaamiin9867
@laylaamiin9867 15 күн бұрын
Walaal waxad waydiisa Gutada Shanaad o Kaaramardha qabatay Colonelki watay kumu ahaa dheh ?
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 15 күн бұрын
Ciyaalki qafaalka 1988 ayuu ahaa xagguu Connell Ika ahaa
@user-abtol45
@user-abtol45 Ай бұрын
Soo badi qisooyuinka 77
@abdicasisjamac2404
@abdicasisjamac2404 Ай бұрын
Jabuuti sigaar baykeentay kkkkk dadbaa uhaysta in jabuuti walaalahayo tahay
@BilanMoustaphe-un9ul
@BilanMoustaphe-un9ul 29 күн бұрын
Adu aya tahy
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 28 күн бұрын
Mxy keeni lhyd jabuti oodka sugaysay maalintas inny xornimaba qaadanba dhicikarte hdii ay qadatayna 3 bilod wx ahby dawlad ahyde sigaarkasban xita mukhaarish ku ahyn 😊
@abdinur6152
@abdinur6152 29 күн бұрын
Ciidamadu waa qabsaden shaqadoodi lakin siyaasad xumida talis ka waalanay jabiyay.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
29:15 qosol, qosol 😂😂😂😂😂😂😂
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne 23 күн бұрын
Lkn abtigey waxo ishegay burta ineey kumaan doska galeen adina weka baxena dhahosa
@Mursalshire8400
@Mursalshire8400 24 күн бұрын
Dowladda hadda joogta haddey run katahay horimarinta ciidanka haka faaideysato raggii ciidanki hore ka mid ahaa.
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 28 күн бұрын
Hadaad rabto taariikhdii 77 inaad wax ka ogaato saraakiishii dagaalka hogaaminaysay qaar badan oo ka mida ayaa nool, iyaga warayso, askari taarwale ahaa wax badan ma ogaan karo warnixin rasmi ahna kuma siin karo.
@Bagagac
@Bagagac 29 күн бұрын
Wareysiga wan gartay ilkn sigaarka ma an fahmin mawaxey katahy rer aakhiradka dhaliishoda?
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 29 күн бұрын
Ala ya raxma hilaac
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 28 күн бұрын
Geesta somalidana cali samatar baa yimid
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
ERITREAN AYUU AHAA❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 28 күн бұрын
Waagaas xitaa Soomaaliya caalamkaa jeclaa lkn Soo majeerteen kuma dhexjiraan iyo hawiye madherge iyo isaaq gaal jecle.
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 15 күн бұрын
Wali ma maqsheen qof itoobiyaan ah oo ka sheekaynaya 1977? Ama qof kale oo wadan kiisa dagaalkii ugalay ka shee kaynay?????? Dad somali ah mooyee cidka oo ka hadasha ma jurto sidaan aminsanahay, waayo waxay qariyaan xogta dad kooda iy qarankooda Tusaale 1(somaliya iyo itoobiyaan. Dagaalkii dhax maray ma arkaysid qof itoobiyaan ah oo ka haflaya 2(itoobiya iyo Eletariya dagaal ayaa dhax maray ma arkaysid qof itoobiyaan ama Eletariya ah oo ka had laya
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Ай бұрын
Ninkaan afsomaligiisa lama fahmayo. Wuu boobsiinayaa hadalla mana dagana?? Reer koofur miyaa? Mise shig shig yaa kujira
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Ай бұрын
Armay ciladu xagaaga tahay sxb??
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Ай бұрын
Qifka afsoomaaliga aan udhalan ayaa in lookala dhigdhigo ubaahan.
@Geele_jire
@Geele_jire 29 күн бұрын
Saaxiib xagaaga weeye ciladu ninkaan af somaligiisu waa faseex
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 28 күн бұрын
Oromada wax sas ah ma fahmto
@Jibriil571
@Jibriil571 Ай бұрын
77 ka baxoo, hada ma iska celin karnaa, jawaabtu waa maya ? Inta ina dhex joogtaa inagu filan niyow
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz Ай бұрын
jawaabta waa haa sababtoo ah 2007-2009 cunaqabateyn ayaa soomaaliya sarneyd waana iska celinay anagoo cidna noo soo gurman waa layaqaan dadka gurmadka raad sanayo hadii la is faro saaro soomaali xabada wey la dhalatay waa waxa noolo kala qeybiyay tariikhda soomaali soo baro wll buugaanta caalamka ay ka qoreyn soomaali kasoo bilaa xiligii guumestaha ilaa iyo hada waa wadanka kaliya laga baqayo haduu dowlad yeesho in xitaa marekanka dadka kaliya uu is dhahayo waa balaayo waa soomaali barasho wanagsan lion in africa waa soomaali weyn 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Ай бұрын
Walaa somalida waa in horta logasheekeeyaa 77 si fuleynimada loogasaaroo oo qabkoodaa loodhiso
@MohamedAli-nj7eg
@MohamedAli-nj7eg 28 күн бұрын
Geerida horteed ayaad dhimatay
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 28 күн бұрын
Mingiste inuu kaaraa mardha yimid miyuu iloobay
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 14 күн бұрын
Waalaxureyay nayuna maxa fadaral kadhigay uba qulo hesahas micnahood
@ahmedmumin3061
@ahmedmumin3061 29 күн бұрын
Ninkan wan garanya wuxu aha nin orodbadan
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 28 күн бұрын
Maxamad cali kaahiye ayaa la keenay
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Ай бұрын
IRAQ 🇮🇶 iyo IRAN 🇮🇷 waa walaalahayo ma ilaawi doono FG xiligaas Saddam Hussein Madaxweeyne ma ahaayn
@ccasiisismaciil8406
@ccasiisismaciil8406 Ай бұрын
I aamin odeygaan shekadan waa looga shekeyey ee koob joog ma uusan ahayn Sidaas ayaa iiga muuqata kkk
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 28 күн бұрын
Oroma somaliga barate tahy
@ccasiisismaciil8406
@ccasiisismaciil8406 27 күн бұрын
@@user-uh5hc8ei5g af Somaaliga ma,adiga Leh misse waa luuqad somaalida oo dhan kadhaxeysa Jaahil baatahaye misse odeygaan beenta inagu cabaaya Adeerka ah stupid
@Everywhere-nu1ws
@Everywhere-nu1ws 20 күн бұрын
Damiin baa thy
@user-yj7lu1zh9j
@user-yj7lu1zh9j 29 күн бұрын
Inaalilaah. Ma Taariikh doon ayaa tihiin. Qax qax. Maad mid dhaama keentid.hhh
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 98 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 14.07.2024
20:33
VTV Somali
Рет қаралды 3,8 М.
GUUDLAAWE Vs FAHAD YAASIIN: Sirta ku gadaaman kursigii HOP-086
11:39
Abdijaliil Show
Рет қаралды 32 М.