Diyaaradii hawada Somaliya lagu qabtay 1976 dii

  Рет қаралды 43,946

AL XAASHI CHANNEL

AL XAASHI CHANNEL

4 жыл бұрын

fadlan #Subscribe saar si aad ula socotid muuqaalada soo galino.

Пікірлер: 41
@bakaaromarket7830
@bakaaromarket7830 3 жыл бұрын
Somalia guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪💪
@iqroyarey4761
@iqroyarey4761 3 жыл бұрын
Power of somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
@bulshaawi-xj4sl
@bulshaawi-xj4sl Жыл бұрын
Allow wadankeena inoo hagaaji🙏🙏🤲
@aishaibraahim8168
@aishaibraahim8168 2 жыл бұрын
Walahi hada aya walashay tik tok ka dawanesay hal qol ayana iskugu jirnay anigane waxay dawaneeso ayan dhagesanayay markay dhamesatay ee u kalinkii dhamaday ayan hal mar qaliyay waxana mar qura dhahay maxaa ugudbisay kadib ayay igu dhahday wuu go'ay isla markii na waxan bilabay inan yutubka karadiyo sadex idku day kadib hada ayan helay walahi wan qiroday sidan xilligas awooda ulaheen Hadane ınsha allah waxba nagama halawayo somali mar un wey kabixi xaladan Waxa naheesata Hela oo Hamaamulina
@nazriahmet9667
@nazriahmet9667 5 ай бұрын
Somali wayn❤
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah haanolato somalia power 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💜🙏
@ikrammed7777
@ikrammed7777 2 жыл бұрын
Gesiyal rag somalida ah 😘❤❤❤❤❤
@Alqaanuuni798
@Alqaanuuni798 2 жыл бұрын
Waa beri media
@jamaalmaxamedxassan81
@jamaalmaxamedxassan81 4 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Cajıb allow dowladeena no soo celı 🤲😿😿😿❤️💔💔💔💔💔💔
@Uman4G
@Uman4G Жыл бұрын
Wllahi waan qiirooday markaan daawadey clip kan allow nabad noosahal iyo dowlad wanaagsan
@alinur1202
@alinur1202 2 жыл бұрын
Waxaas oo awood ah waxaa Soomaaliya u yeelay wa Maxamed Siyad Barre (AUN) oo Soomaali eey ku caayiyeen. Soomaaliya weey ku dheysay. Wax Soomaaliya la dhaho ma jirto ee runta aan isku sheegno.
@mowlidabdullah3975
@mowlidabdullah3975 2 жыл бұрын
Somalia guul
@AbdullahAbdi-ux7bz
@AbdullahAbdi-ux7bz 10 ай бұрын
I wish Somalia would be like 1976 where it had power
@farsamadagacantamc4436
@farsamadagacantamc4436 2 жыл бұрын
Somalia inlootaliyo waxay kadiidey italia ani kamasoojeedo korombia Iam somali boy
@hodanaxmed9324
@hodanaxmed9324 3 жыл бұрын
Awoodaa wax badalaye in layiraahdo calanka hala badalo ayaabaye somaliyi marayesaa
@siciidmuse8802
@siciidmuse8802 3 жыл бұрын
Mxd ku diiday adi
@zayadbinumalaaq4836
@zayadbinumalaaq4836 3 жыл бұрын
3
@abshirmuhumed5829
@abshirmuhumed5829 2 жыл бұрын
Guuuuuul
@abdullahshire7306
@abdullahshire7306 2 жыл бұрын
masha allah siyaad barre alle ha unaxariite dalkas uu ku dadalay runti lkn doqon baa ka dambeysay
@abshirmuhumed5829
@abshirmuhumed5829 2 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
Waa birigaanu ahayn dad jira maanta waxaanu nahay xoolo ama dad aan waxba dhaamin xoolaha duur joogta ah ee is cuna soomalidu waxaa layiraahdaa waa dad muslimiin ah aniga sidaaa ma qabo soomaalidu waaa dad bilaa diin ah oo uu qabiilka iyo qabyaaldda u ah caqiido ama diin ay aaminsan yihiin waa umad bilaa diin ah la mid ah xoolaha
@zayadbinumalaaq4836
@zayadbinumalaaq4836 3 жыл бұрын
👍👍👍
@suldaangamer8263
@suldaangamer8263 2 жыл бұрын
Pawer of Somalia
@sadakabdiwali6146
@sadakabdiwali6146 3 жыл бұрын
🇸🇴✊
@oskamohaofficial8007
@oskamohaofficial8007 3 жыл бұрын
Waa nasiib daro mida hada nahaysato
@cmcpoi4753
@cmcpoi4753 3 жыл бұрын
🙏
@ikrammed7777
@ikrammed7777 2 жыл бұрын
مشاء الله
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
Xitaa waxaa laga qaaday gantaalkii lagu riday Lacagtiisii lkn dhalinyaro wadanka aabayaasheen qasayaan maan iska qabano
@munaadam6036
@munaadam6036 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@wadanidhabtaah2160
@wadanidhabtaah2160 Жыл бұрын
Rabow noo so celi quwadi aan lahan jir neh 😢
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 Жыл бұрын
Aamiin ❤
@anascaamir5145
@anascaamir5145 2 жыл бұрын
SOOMAALI MARKLE GUUL
@nimcofarah7690
@nimcofarah7690 Жыл бұрын
Ala maxaa dolad awoidleh iska dumiseen somaliyey
@Sheikh-baruud
@Sheikh-baruud 4 ай бұрын
Wlhi fulaynimo iyo kibir isku meel ma maraan 😂😂😂
@hamseaxmed6519
@hamseaxmed6519 3 жыл бұрын
Hamse axmed
@zayadbinumalaaq4836
@zayadbinumalaaq4836 3 жыл бұрын
😎
@cabdikariinhaaruun9793
@cabdikariinhaaruun9793 2 жыл бұрын
Ax ax ax ax wakhti naso maray ayu aha lkn siyaasi waxuu doonayay waayey ayaa halka nadhigay
@xidigtaxamar3625
@xidigtaxamar3625 2 жыл бұрын
😳😂
@nadaidiriz1652
@nadaidiriz1652 2 жыл бұрын
Somaliland
@hanisaciidmaxamuud576
@hanisaciidmaxamuud576 2 жыл бұрын
Sorry dadkeygoow kuwii silacaan na naday maxaan ku habaarnaa oo naga dumiyey dowladeynii xooga badneyd sorry wllhi dadkeygeygoow
Afduubashada Diyaaraddii somali Airlines!
9:29
Waaberi Media
Рет қаралды 260 М.
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 107 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 16 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 13 МЛН
Eritrea | Waqooyiga kuuriyada Afrika | Axwaasha Muslimiinta |
10:15
Xuskii Dabbaaldagga 21 Oktoobar 1977 - Somali Military Parade 1977
26:18
Taariikh Archive
Рет қаралды 1 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 107 МЛН