Hawlgalkii Lowyacaddo 1976 | Afduubkii Ardayda Faransiiska | Jabhaddii Xoraynta Xeebta Jabuuti

  Рет қаралды 48,316

Qaamuus

Qaamuus

3 жыл бұрын

#Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
Hawlgalkii Lowyacaddo 1976 | Afduubkii Ardayda Faransiiska | Jabhaddii Xoraynta Xeebta Jabuuti | Xusuusta Goob-jooge

Пікірлер: 56
@bouhanehadaneh2502
@bouhanehadaneh2502 3 жыл бұрын
Waa lama iilaawan halgankii ay lagashay jabhada xooraynta jabuuti guumaystaha fansiiska iyo dawladii soomaaliyed ku garab gashay waxay nagu leyiihin abaal walaalnimo geesiiyaashi ku dhintayna alaaha u naxariosto dhamaantood hanbalyo waxaan udirYaa iinanka sooqooray taridhdan oo aan wali laga sheekayn aad baan u hambalyeynayaa
@yaskaabdi3844
@yaskaabdi3844 10 күн бұрын
Allah ha naxa😢Mujahid Cumar shardi oo hogaaminayay halganka
@badridaahir8103
@badridaahir8103 2 жыл бұрын
Ninka qoriga jeeni qaaran ee timaha waynlihi kayar ee cadaanka ahna gacanta hayaa waa Mr Cumar shardi waana maskaxdii kadanbaysay afduubka
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 11 ай бұрын
Asc qofka yarka cad gacanta haya wa gabadh reer jabuti ah kamid ahayd jabhada xoraynta o saldhigoodu somalya wakhtigi xoriyada lahelay waxay kamid ahayd dadkii masuul shaqo qabtay magaceeda wan kuu soo qori insha Allah mahad sanid
@SaadaSaadamahamed
@SaadaSaadamahamed 2 ай бұрын
Rooqiya weyan magecedu
@KaltunJama-ey4ct
@KaltunJama-ey4ct 2 ай бұрын
Waa taariikhaha laqriyo eekadhacay halgankii djibouti iyo kuwa kale oo badan
@MahamudHagimuse
@MahamudHagimuse Жыл бұрын
Allah yarxmee macalimiintii wakhtigaas wax u dhigihirey Prof cawil xirsi oo Burco kasoo jeedey origiinkiisa Lkiin Reer jbuti ahaa france waxkubartey ayaa Kamid ahaa ardey ilaa ddhowr macalin by ahaayeen isagu 1982 ka tegey Jutie berigii danbe Jaamacad Paris kutaala Nnantere University.Ayuu macalin Ka ahaa 2003 giibuuna Paris ku geeriyodey Allah yarxmee.
@xayaadcilmixayaadcilmi268
@xayaadcilmixayaadcilmi268 2 жыл бұрын
Ce un archive tres important
@badridaahir8103
@badridaahir8103 2 жыл бұрын
MR QAAMUUS waan kusalaamay sxb ninka afduubka sameeyay ee helicopter tu muqdisho u qaaday waa HALGAMAA CUMAR SHARDI madixii qorshaha iyo hogaan sare oo jabhada xoraynta jabuuti ah waana ninka ka sawirkiisu ka muuqdo muuqaalkaagan ee aad soo qadatay waa halyay wayn oo qayb libaax ku lahaa halgankii xoraynta jabuuti waxa haboonaynd in aad baadho oo aad dadka waydiiso ninka qoriga ku jeeni qaaran ee yarka cadaankaa gacanta haya waa laguusheegi lahaa adiga oo magaciisa sheega ayaa ja wanaagsanaan lahayd in aad tidhaa nin kamida jabhada xoraynta jabuuti! waa shakhsi caan ah halgamaa cumar shardi adaanse wakhti galin ugu danbayn mahadsanid walal sida aadnoogu baraarujiso taariikhda soomaaliyeed iyo muuqaaladaada qowmigaa ee dareenka le
@shankarooncadeeey982
@shankarooncadeeey982 3 жыл бұрын
Anigu waxaan kamid ahaa ciidankii xooga joogay loowyo cado waxaan ahayn madaafiicdii ugu horeysay lageeyay halkaas goor ay aheyd maqribkii waxaana marka aanimid loowga waxaa bada nalooga shiday nal weyn oo maalinka dhigay dhulkii oo dhan waxaana hawada oo dhan heehaabaya diyaarado ayrokobtaro ah markii aan joogno 2 bari waxaa noo yimid saraakiil ruush ah oo ah kuwo isgaarsiin iyo guryo watay gaadiid ay wateen saarnaa yeen habeenkii la soo afduubay ardada waxaa waxka fulyay ciidan kumaan doos ah qaas ahaan kuwa waxka soo afuuba bartilmiaameed yada cadawga oo hoos yimaada sahanka guud iyo hawlgalinta guud ee xooga dalka askarta faransiiku waxay soo hweerareen booliskii noo joogay xaduuda waxayna dileen 3 askari maalmo ka dib ayadoo ay ishor fadhiyaan 2 dii ciidan badana ay keeneen doonyo ciidana ayaa waxaa bada dhinaca soomaaliya ka soo baxay maraakiib waa weyn oo ah ruusha nimankii hore oo nala joogay nooga farxiyay in ay anaga noo socdaan maalintaas waan weeraray faransiiskii waxaana gaarnay siligii uxirnaa askarna waan dilnay waxaan wadanay hub casri ah oo noockasta ah kadibna waa la joo jiyay dagaalkii markii ay yimaadeen maraakiibtii ruushku ma aysan kicin diyàaradihii faran siiska danbe
@araleisak4048
@araleisak4048 2 жыл бұрын
Masha Allah wale ilaah waqti wuu ku siiyey oo waqti waad soo qaadatay allaha ku barakeeyo
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Dowladdii kacaaanka Aaad bey Uwanaagsaneyd Xaqiiqdii Africa oo idil xoreysay Alla yaaa General mohammed siyaad barre
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
yusuf Uk99 waar maxamed siyaadna wax maxorayn ee naga ammu somaliland iyo jabuuti ayay geesiyaashu ka dhasheen ardayda kuwa soo af duubay iyo kuwa dagaalamay reerkoonfur ma ahayn ee reer jabuuti iyo somalilandar ayay ahayeen, gadabiirsi ciise iyo isaaq ayay ahaayeen ragu reerkoonfur dagaalkaba mayagaa waagaa yaqaanay,
@SaadaSaadamahamed
@SaadaSaadamahamed 2 ай бұрын
Nin maha ee wa ruuqiya abdillahi walina wey noshahay iyada aya ilmaha yar ila xamar gadhsisay wata goriga sidata ee wilka gacanta haysa allaha cimrigega dhereyo. Rag gumeystuhu haystay aya lagu badishay yemen banaa laysku weydarsaday wilka iyo maxabista
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 ай бұрын
mahdsanid walaal
@maxameddeeq2637
@maxameddeeq2637 3 жыл бұрын
Waa layman
@rirachehassan6216
@rirachehassan6216 3 жыл бұрын
We waiting
@awalehhays7760
@awalehhays7760 3 жыл бұрын
Qamuus zxp waan kugu amaanaya xogaha taariiqiga ah ee aad noosoo gudbiso gaar ahaana dhulka somaliyeed
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 3 жыл бұрын
Taliyihii ciidanka xorenta watay hada wuxuu ku nool yahay jigjiga Col Daahir cidii u baahana waan la xidhiidhi naynaa
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 11 ай бұрын
Asc sxb wan idin salamay qofki raba in u wax ka ogaado afduubki babuurka caruurti faransika e jabuti ka dhaday 03/11/1976 kii waxad ku qorta yutubka qoraalkan (Raad Reeb ,) kadib waxa ka sheekay naya afarle c/man oo kamid ahaa afarta wiil e babuurka soo afduubay o sanad kii hore si fiican uga sheekeeyay dhacdadaa ayada ah wana ninka kaliya e hada ka nool ragaas mahad sanid
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Sheeko ahaan ban ku maqlay qisadaa laakiin waxy ila aheyd sidaan ku maqlay in afduubkii iyo ciidankii faransiiskaba laga guilestay oo somalia guur ka gaartay iyo dantii laga lahaa in la xoreeyo jibuuti ay hirgashay
@Daawasho1
@Daawasho1 3 жыл бұрын
Mahad sanid sxb
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Жыл бұрын
Savoir plus charle vigo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
Waxaan isku fasal ahayn gabar aabaheed ku dhintay weerarkii faransiiiska ee lawyer cadde
@xaamudibraahin2579
@xaamudibraahin2579 2 жыл бұрын
Asc.walal manoo caday kartaa gabadhaa magaceeda iyo kan aabaheed
@zakicarab5729
@zakicarab5729 3 жыл бұрын
Film laga sameeyey daawady
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Dowladdii kacaanka Waxdhaama lawaa
@xaamudibraahin2579
@xaamudibraahin2579 2 жыл бұрын
Baraga waxan dhiganaayay dugsiga hoose galaaska labaad ee gargaara bari ee degmada lughaya waxaan garanayaa askari booliska ahaa oo la odhan jiray ilko case lughaya ayuu joogi jiray waxaana maqli jiray in uu ku dhintay lawcado waxaana lagu aasay tuulada tokhoshi
@xasanmaxamed3599
@xasanmaxamed3599 3 жыл бұрын
Geesi lba maha iyo dhimasho kacarar
@subraarm4381
@subraarm4381 Жыл бұрын
Nimankii Xoraynta Jabuuti Aduunka marwalba u gudbin jiray waxa Ka socoda Jabuuti iyo dhibta lagu hayo dad Siyaad Ka hor wuxuu ahaa Adan Faarax Abraar oo u shaqay jiray UN markii Siyaad dalka qabsaday wuxuu aqoonsaday Xornimodoonadii Itoobiya iyo Jabuuti waxaa la siin jiray lacag Caydha iyo Guryo waxaa loo furay Xafiisyo waxaa loo diri jiray wax Barasho waxaa Faransiiska Ku xidhnaa Cumar Cismaan Raabe oo Dil Ku xukunaa iyo Cumarle waxa loo afduubay Safiirkii iyo Naagtiisii waxaa la saaray Dayaaradii 747 Nimanka Mohamed Cismaan Hufane oo noo Iman jiray Ka hor intuuna afduubin wuxuu ahaa Nin Marka haw noo imaad Fadhiisan iyo Shaarubaha jiidi jiray oon hadlay maantana waa debed joog Aakho ayaa barmad ah Ciise Madaxnimo Jano Ku tagi maayo waa Qabiil walba wuxuu Cunayo ee haw xoog Ku haysto waa Ka dhaqaaqi.
@cabdiraxmanmaxamed628
@cabdiraxmanmaxamed628 3 жыл бұрын
Sniper waxa la micno aH liif-maal
@xayaakallaah1968
@xayaakallaah1968 3 жыл бұрын
maxaad uleedahay xuru nimo bey heleen wax xuru ah majiraano waayo hal nin buu ku ilaal sadaa gumestah aligaan yar halkeed ka keenteen mise adigaa af u ah afayeenka faran siiska wax xurnimo ah ma haas taano awalbo gumeysigu waxuu islahaa ku aamusi xur baa tahiin lakin wali gumeysigu wuu joogaa waxuuna shacabka ka dhaadhiciyay in ay xuroobeen taas waa been cumargeele baa u loogaya shacabka jabuuti. faran siiskaas. arxan laa waha ah shacabku wey cabur san yahiin alleeyse leeyahiin cumaroow sidaas baad aduunkaadii iyo aaqir adaadii ku dhameysataya alle xisaab tiisa baa ku sugeeyso aduunkaan mar baad ka tageysaa qaainimo iyo gaal ugar gaar wax kum
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 3 жыл бұрын
Walaal dawlad xumada iyo gumaysiga gaalka ahi miyaanay kala duwanayn. waa dhab in ay dhibaatooyin dhaqaale, nololeed iyo bukshi haystaan Jabuuti balse maanta ma waxa jooga gaalkii caddaa ee siligga dadka ku soo xerayn jiray wakhtigii gumaysiga.
@kaderomarkaderomar9461
@kaderomarkaderomar9461 3 жыл бұрын
War doqon ba tehe waxa tidha dalka somaliland ok gormay lawyacado noqotay somaliya kkkkkkkk waxa tahay nin calosha ka buka o cunsuri ah kkkkk waxan ku idhi sida can laguma noqdo sxb ok mesha wax somaliya la yidha ma jirto ok kkkkk wa moriyan iyo koxo hubaysan bas wax dawlad la yidha kama jirto muqdisho wa run tasi ok marka ilahay kama dhigo lawyacado somaliya amiin dhaha wll ok thank
@aadancambe7079
@aadancambe7079 3 жыл бұрын
Wll xiliguu kahadlayaa waa 1976 dii waa itaynu godka ku jirnay
@cabdulqadircabdulahi2389
@cabdulqadircabdulahi2389 Жыл бұрын
waa run taarikhdas waxn kamaqlay sarkal reer jabuuti ah oo arantas kamid aha waxn maqli jiray sanad guurada jabuuti taarikhdas
@ahmedckariin8635
@ahmedckariin8635 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@jeedalmedia3893
@jeedalmedia3893 3 жыл бұрын
Waaa sax Sheekadani waxaa mudo hada laga joogo dhawr bilood weliba maalinii weftigii igad ee jabuuti hogaaminaysay soomaaliya ka hiiliyeen iiga waramay qisadan Askari kamid ahaaa ciidamadii qalabka siday ee soomaaalida oo maaalntaaa ragii lawyo cado ka dagaalamay ahaa oo nool Intaaa aad soo tebisay midh kama uusan khaldin waxaaan islahaaa hadii uu wax khaldo aad u saxdid lkin way is waafaqeeen labada qiso waaana ragii baskaaa ardayda siday ku dagaaalamay waaa mujaaahid soomaaaliyeeed
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal. Inta badan waxaan ku dadaalaa in aan qisada ama taariikhda aan soo gudbinayo ka xaqiijiyo goobjooge.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Somalia ayaa u hiilisay Eritrea oo raacay dictator dhul somaliyeed xoog ku haysta
@jamalboqor3228
@jamalboqor3228 Жыл бұрын
Been buu sheegay qoraagu gaadhigii iyo caruurtii saarned waa la qarxiyey waxaa ka baxay wiilkaa yar oo mid ka mida afduubayaashii gaadhiga ka soo baxay si aanay xabada ugu beegin faransiisku.
@Filsan-qu7zs
@Filsan-qu7zs 3 жыл бұрын
Aad ayaad umahadsantihin bahda qaamuus
@housseinchinemohamed6990
@housseinchinemohamed6990 2 жыл бұрын
asalaamu caleykum walalkey Qamus waxaan kugu hambalyeynayaa shaqada aad u hayso umada somaliyeed guud ahaan inta ku hadasha afkaan waxaan ahay dadka sida dhaw ula socda hambalyo markale
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@ahmedhasan4534
@ahmedhasan4534 Жыл бұрын
Waar sanadku ma ahayn 1976 kii ee waxuu ahaa 1973 kii
@QAAMUUS
@QAAMUUS Жыл бұрын
Mahadsanid. Ninka qisadan Goob joogga u ahaa ayaa ila wadaagay oo qoraalka uu ka sameeyey aan sidiisa u qabtay. Markaa bal aan ka xaqiijiyo. Waad mahadsan tahay.
@asmaomar7065
@asmaomar7065 6 ай бұрын
Waa 1976 sidaas ayaa saxa annagana u joognay
@abdulahimohamed9379
@abdulahimohamed9379 Жыл бұрын
Raga hawshan Fuliyay waxa Horkacayay Mujaahid Cumar shardi dhamaantodba waxay Ahaayeen qabiilka Gadabursi ama Samaroon afduubkan waxay dartiis u sameeyeen Cumar cismaan Raabi oo iska Laf ahaantisu ahaa Nin Gadabursi ama Samaroon ah io faransisku ku xukumeen dil taariikdan waxay Dhalax gal u tahay Gadabursi iyo somaalida dhamaanteedaba ceebna Kuma jirto in La sheego Ragii hawlgalkaa fuliyay qabiiladooda hadad adigu ka dhigato taariikh somaliyeed waxay ku ahaanaysaa taariikh aan ku faano dhamanteeba
@abdirashidmahamedkhayre1792
@abdirashidmahamedkhayre1792 3 жыл бұрын
Fadlan khaladka iska sax xuduuda somaliland iyo jabuuti
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
ninyow talo ma ku siiyaa waxaaku dawada somali oo dhan inaka wax qorey waxuu yadhi xuduuda somaliya u dhaxeysa iyo somalia manataa dhalinyarad somaliand ma ku fahmyaan mayaa yarkaan af reer waooyiga leh ixtraam shacbak somaliland oo dheh xuduuda u dhaxeysa jabuuti iyo somaliia lakin da ah xuduuda somalilladn iyo jabuuti kalmadaa maxaa kuu diidyaa dhhawer jeer baan ku arkey xor baad tahey waxaad aminsantahey in Hargeisa Xamar laga xukumo marka la qurxaniyaan somali weyn oo macnaheedu aanu jirin madmaama koonfur tahey bahal galeen
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 жыл бұрын
Beenta MEESHA kala tag FAKE NEWS waxkajira MAJIRTO looycade WAX school AH kuma yaalin SOMALIA KA bariiseyso
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 Ай бұрын
😂😂😂 been maha wll ee francisaka laga so baxsaday carurta dhalay oo loyacadow la keentay uu firsow . Lkn been weeyi cidanka somaliya Ku qoslaay
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 126 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Dhibcaha Taariikhda iyo Djibouti 19/06/2023
19:01
RTD WEB TV
Рет қаралды 25 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 265 М.
DAAWO: Labadii Qof Ee Jaceylka Ugu Dhintay Saylac !!
57:17
Dhamays Media Production
Рет қаралды 38 М.
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 18 МЛН
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 7 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 17 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 2 МЛН