DJIBOUTI | Cali Sabiix iyo Casaamo | Dhulkii Hodanka | Ali Sabieh | Ep 69

  Рет қаралды 53,834

Faysal Shaik

Faysal Shaik

2 ай бұрын

#somaliacity #somalilandvisit #africa #somalifolklore #somalilanguage #somalilifestyle #somali #somalia #somalinomads #somaliland

Пікірлер: 107
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
Maasha Allah Faysal Sheekh iyo Dhamaan walaalaha DJabouti isku duubnaada Illaahay Xadhigiisana Ha sii daynina Fadlan Somaali,Somaaliland,Somaali Galbeed iyo NFDna u so duceeya si ay umidoobaan waxna isugu taraan AAMIIN
@user-tk7og1ds6j
@user-tk7og1ds6j 2 ай бұрын
Haye walal qaali ❤
@hindagabas9855
@hindagabas9855 2 ай бұрын
Reer Djibouti dadka ugu qalbiga fiican uguna daacadsan somali weeye waxaan ku faraxsanay inaan sxb ku leeyahay ❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
❤️
@jeywow
@jeywow Ай бұрын
Masha alaah walala reer jabout waa dad qali fican oo ilbax Germany ayaan idinka soo salamaya
@abdirahmankoronto2815
@abdirahmankoronto2815 2 ай бұрын
Heroic reception and five star hospitality from the friendly and social people of Djibouti. Somali Kenyans are proud of our brothers and sisters from Djibouti. Feysal, keep going bro and spread your advocacy campaign towards education for the nomad child and the fight against ignorance in our societies. 9:59
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
❤️
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
VIVA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️. VIVA SOMALIA 🇸🇴 ♥️. VIVA.GOBOLKA NFD. AH AMAA GOBOLKA WAQOOYII BARII EE . KENYA 🇰🇪
@Mudane.
@Mudane. 2 ай бұрын
Dhulkii wacnaa ee Djibouti Allaw Soomali wada Guulee inshallah
@darikmo
@darikmo 2 ай бұрын
Jabouti wa dad soo dhawayn fican subahallah❤❤❤❤❤
@amelmed4730
@amelmed4730 2 ай бұрын
Intad dontoo ku damashad Faycal wll ❤❤ this is ur country. Waxan ad ugu farax sanahay sida m'y country ay kuso dawaysay 🎉❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
❤️
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 Ай бұрын
Magaalada Hooyadey Ku Dhalatey ❤ We Love You Djibouti From Hargeissa
@dhdowlad
@dhdowlad 2 ай бұрын
Noloshu waa amniga.. Ilaahay ha u ziyaadiyo reer jabouti...
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Faysal mahahsanit way wayo ayan xasustat jibuuti wan jeclay ❤❤🌹👍
@habeeye21
@habeeye21 2 ай бұрын
REER DJIBOUTI WAA DAD GOOBA RUNTII SIIDA AAY FAYSAL SHEEKH AAY USOO DHAYEEN 6:26 ❤❤❤
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 ай бұрын
MASHALLAH this was nice, somalis need to reach food security we need more plantations INSHALLAH.
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 ай бұрын
Walalahayga rer jabuuti iskuduubni iyo wadajirkina ayad kugaadheen nabada.ilahay ha idinsiyaadiyo nabada
@abdillahihollandis7481
@abdillahihollandis7481 2 ай бұрын
ALI SABIEH , la deuxieme ville de la REPUBLIQUE DE DJIBOUTI . J 'aime mon pays .
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 2 ай бұрын
Caasimada goormaa imaanaysaa brother
@NasrudiinCiise
@NasrudiinCiise 2 ай бұрын
Reer jabuuti madaxaad noo saaran tihiin
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
🙏. WELCOME FAYSAL SHEIKH. GOBOLKA CALII..SABIIX. EE. DHACAA KONFURTA DALKA. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️ ❤️ 💖
@user-pl4so3rz3o
@user-pl4so3rz3o 2 ай бұрын
Wllhi somali nin kan uma jedan lkn waa Qofi no muhin san oh somali ah dhalin Yaro ah feysal sxb magac somali ku meli mar kenya naga dhafi Yutubarada kuma jeda war koda ka bax wllhi nairob ila intas kula socda❤❤❤❤ 1 1:56
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Haye wll Mahadsanid
@AbdiOzyy
@AbdiOzyy 2 ай бұрын
Masha allah keep going walal❤
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
WALLAAHII GEESII. GEESII. SOMALIYEED. OO. WALIBAA. 5TAA.SOMALIYEED. KU SOO DAHWOOW . KU SOO. DAHWOOW. GOBOLKA CALII. SABIIX. OO. KA MIID AH. GOBOLADA. UGUU. QABOOW. DALKAN. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 2 ай бұрын
Ali sabiix 🎉❤
@galanne-ey2015
@galanne-ey2015 Ай бұрын
Magnifique repirtage je suis moi-même née sous la montagne drapeau Paysage unique ❤❤❤
@kinglipato7
@kinglipato7 2 ай бұрын
Wow m.a pro from kenya to djibouti hadaf walbo wa rumowa wa hda tilabo horu uqado pro intas inka bdan ku rajyna
@marianhersi8539
@marianhersi8539 2 ай бұрын
Mansha Allah waxan amaan u hayaa ulshad rer jabuti iyo dowlad deeda iyo waxda wabarashad markale mansha Allah
@habibdarareleyeh8030
@habibdarareleyeh8030 Ай бұрын
M.a Mon pays tres belle 🎉🎉
@nafisamohamed4337
@nafisamohamed4337 2 ай бұрын
Masha alaah iskulka iyo waxbarashada waa wax u wanagsan nolosha hadaan wax la baran noloshu horumar majireen tusaalo nabi aadam ama awoowahena aadam wilkiis marku walaalki dilay tuko ayaa maclin u noqday tasna waxan ku kenay waxbarashadu waa muhiim
@AboubakerKhadircali
@AboubakerKhadircali Ай бұрын
Welcom to pro sxb markale so dhawaw
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 Ай бұрын
Dhulka Jabuuti waa lamadegan, aan dalxiiska kuwanaagsanayn.,noloshana ku adagtahay.
@AbdulkadirMaxamed
@AbdulkadirMaxamed 2 ай бұрын
j'espère venir à Djibouti inch'Allah🎉❤😘🙏💑
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
InshaAllah wll
@mohamedsuleiman4153
@mohamedsuleiman4153 2 ай бұрын
Maansha Allah sxb sare❤❤❤❤
@somalia2730
@somalia2730 2 ай бұрын
Meeshan gobolka bari magaalda Bosaso puntland soomaaliya uu eegtaya Djabouti waligee ma arka balse waa jacelahay inaa tago
@Bogasho1
@Bogasho1 2 ай бұрын
Heestaydii😮 Cali sabiix wow Mar wa imaan dona❤
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
MAN SHA ALLAH .FAYSAL SHEIKH .OO. BOOQ DEY. ISKUULADAA GOBOL KEENAA
@icc.concepts
@icc.concepts 2 ай бұрын
Safarkaaga djib caasimada kuso dhamee 🎉
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 2 ай бұрын
Nin aan aad U tageero from Hargaysa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@awalehabdiali678
@awalehabdiali678 2 ай бұрын
Welcome to Land of sport
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 ай бұрын
Safar wacan🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊
@abakar5300
@abakar5300 2 ай бұрын
Masha Allah
@roblehabdourahman7448
@roblehabdourahman7448 Ай бұрын
Grand barra et petit barra masha allah Djibouti jaano
@knownking9094
@knownking9094 2 ай бұрын
Jabuuti is 100% desert 😮😮 but moving forward thtz wonderful
@ahmedkarieh8102
@ahmedkarieh8102 Ай бұрын
Not 100% desert there’s some green land and a national park which called (Day)
@warisfee5937
@warisfee5937 Ай бұрын
Pourquoi tu dis ça soubxanallah hn fait du doua justement
@warisfee5937
@warisfee5937 Ай бұрын
Même si sait deste alhamdouliallah ilya la paix 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Ibrahimdooyow
@Ibrahimdooyow Ай бұрын
M.a waa dhul aan aqaano dhulkan
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 ай бұрын
❤😂 keep up pro
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 2 ай бұрын
Happy 18 may🎉
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 Ай бұрын
vete alli ok
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 2 ай бұрын
Congratulations
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
Guleyso sxp
@oamaer
@oamaer 2 ай бұрын
Nice hand writing 🙅
@MohametMozhagta-ds9jt
@MohametMozhagta-ds9jt 2 ай бұрын
InTa HezTu ku zocoTo ❤😢😢😢
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 2 ай бұрын
It is a beautiful land!!! Ali SABIH!!!! Friend, you write with your left hand. Are you right-handed or left-handed?
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Left handed
@HamdaYasiin-vy3hf
@HamdaYasiin-vy3hf 2 ай бұрын
Left handed people are always talented ​@@FaysalShaik1
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
WA.SAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA CASIIMADA DALKEENA. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️. 🇰🇪.DALKA 🇰🇪. KENYA. WAN BOOQ DEY. CASIIMADA NAIROBI. KENYA 🇰🇪. WAXAAN IISKU. BARAA NEY. YAR DHALIINYARO. .OO.RER.GAARIISA .AH. WALAAHII DAD.KA .RER. WAQOOYII. BARII KENYA 🇰🇪 😍. AMAA. SOMALIDA DALKA. KENYA 🇰🇪. WAA.DAD..GEESIIYAAL. AH .RER WAQOOYII BARII. IIN TII. AAN JOOGA .MAGAALADA NAIROBI. WAN JEVLAA IIN. BOOQ DOO GOBOLKA WAQOOYII BARII. SIIDA. .GAARIISA MANDERA MARSIBET. IIS YEELO . IYI. MOYALE. OO..DHAC DAA XADKAA. LABAADA. .WADAN EE ETHIOPIA 🇪🇹. IYO. KENYA 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪
@Boqoldile1
@Boqoldile1 2 ай бұрын
Cali sabiix wa meel shidan
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 ай бұрын
I am sorry faysal i didn't see asamo my countryside?
@user-nb5ry6tl5t
@user-nb5ry6tl5t 2 ай бұрын
Assamo wey ku jurta!
@MohametMozhagta-ds9jt
@MohametMozhagta-ds9jt 2 ай бұрын
Song name ❤😢😢😢
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 2 ай бұрын
👍💋💋💋
@SAHAL.SAID.YONIS_1977
@SAHAL.SAID.YONIS_1977 Ай бұрын
Aska❤🎉
@ASAD...CARAB143
@ASAD...CARAB143 Ай бұрын
😮😮😮
@Cfataxyare6
@Cfataxyare6 2 ай бұрын
Lajand nin waxparty nolol madhibto
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m 2 ай бұрын
maanshaallah alleyoo barik faysal dalmar❤❤❤❤
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l 2 ай бұрын
Halkaa ka sii waad
@user-ig3hk6sk6g
@user-ig3hk6sk6g 2 ай бұрын
Reer djibouti wan idin jeclhy dad qalbi waanaagsan from somaliland lkn wad nagu adkeysen xadka nagu fura😂
@Firnaas523
@Firnaas523 Ай бұрын
Xitaa anaga way nagu adagtahay 😂😂
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
HAMPALYO HAMPALYO. FAYSAL SHEIKH .ADIIGA .IYO. SXIIBA.DAA.
@user-oc6ff9oq5j
@user-oc6ff9oq5j 2 ай бұрын
Codkaaga lama maqlo faysalow
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 Ай бұрын
Baabuurta dhaadheer maxay sidaan sxb 😮😮😮
@Firnaas523
@Firnaas523 Ай бұрын
Petrol ama naafto ayay Ethiopia u safriyaan
@Mudane.
@Mudane. 2 ай бұрын
Lipaax faysal🫡🫡from dirdhaba
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🫡
@Miicaadyare
@Miicaadyare 2 ай бұрын
Faisal Sxb gobanimada reerka Ciise bal eeg , Hargeysa Isaaq waykaa dhuunteen , Ogaadeena waykaa dhuunteen xitaa Magaaladii ina Cagjar ee dhagax buur Cidna kuuma iman.
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 ай бұрын
Will Come back rendille inchallah wellcome my country security but hot ❤faysal (U.S.A) UNION SOMALI OF A FRICA JOBLESS SOMALI SENSIBILISATION ALPHABETISATION ,FORMATION 1999 FILIÈRE METIER PROFESSIONEL ( SPORT ,AGROME ,YOUTUBBER,CHRISTOPHE TERRE TOURNE BICYCLETTE?
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Ай бұрын
Dudub balalalo aya ladhaha bodow kalabeydh maleh
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
GEESII.GEESII DAHLEEY. OO. OG NAAHAY. DAD RER. GOBOLKA WAQOOYII BARII EE.DALKA JAMHUURIYADDA. KENYA 🇰🇪
@sunguramwenyewe3989
@sunguramwenyewe3989 2 ай бұрын
Manze hebu ona information anaforwad ndugu yako na wewe kenye unaforwad
@hassanmohamednuh4870
@hassanmohamednuh4870 2 ай бұрын
Dalkaagu waa kee?
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 2 ай бұрын
Faysal aad baan u bogadinaya sida luqadda afsomaliga aad rich Ugu tahay adigoo Garisa ku dhashay, I wonder markaad leedahay jabuuti ban bay leedahay, soomali badan baan aqoon BAN!
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Hhhhh. Thanks Wll. I never thought I am rich in somali language
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 Ай бұрын
​@@FaysalShaik1anagu hadaan nahay besha ciise martisoorka waan naqana
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
KOLEEY FAYSAL SHEIKH. OO.AH DAHLIINYARADA .GOBOLKA WAQOOYII BARII EE 🇰🇪. KENYA . .BAMOGA. FAYSAL SHEIKH . KU SOO DAHWOOW GOBOLKA CALII SABIIX..
@hassanmohamed8937
@hassanmohamed8937 2 ай бұрын
Djabuuti oo dhan wx ka wayn magalad burco
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 2 ай бұрын
si kastaba Ha ahadane Madaxay Noo saran yhn From gobolka Raga
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 2 ай бұрын
Lkn 1 librarie male 😂
@ibrahimsagol6129
@ibrahimsagol6129 2 ай бұрын
Wan ku salamay magalad Burco e dalka walaalanahay somalia I love somalia from djibouti 🇩🇯 🇩🇯🤝🇸🇴
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 2 ай бұрын
@@ibrahimsagol6129 Naga amus Yibiryow Langabka Abihin Bulacadaha Ka wase
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 2 ай бұрын
@@abassabdillahi726 labrary Maad ka wada Oo Muxu Tara 🤔 Waxan La Akhriyaayo waxay Anagu Wax waanu akhrina wana Quranka ilhy Maha Akhrino Shuruucda ina geele iyo Franceka
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 2 ай бұрын
cali sabeex ciise maaha waa sacad muuse
@anaisdesjardins3282
@anaisdesjardins3282 2 ай бұрын
What a crap!!!?
@TalaaboDheer
@TalaaboDheer 2 ай бұрын
Ha qaldin kuwa cali sabeex daga wa Ciise oo waxa ay so hoos galaan Eleyeh sida Mamasanka iyo Yonis Muuse.
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 2 ай бұрын
Qabyaaladii reer Hargaysa Cali Sabiixna maad gaysay. Lama garan karo waxa Magaalada iyo Sacad Muuse iska kuseeya. Ciise Sacad Muuse wuu leeyahay laakiin Cali Sabiix anigu waxan u aqaana maalo Soomaali, Ciise kanasii ah Fuurlabe hadaan qaldanahey reer Jabuuti isixi kara.
@khalidosman8037
@khalidosman8037 2 ай бұрын
We are from an we don't know qabyalad
@kinglipato7
@kinglipato7 2 ай бұрын
Wow m.a pro from kenya to djibouti hadaf walbo wa rumowa wa hda tilabo horu uqado pro intas inka bdan ku rajyna
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks brother
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 Ай бұрын
​@@FaysalShaik1wax kale kashekey lakiin waxbarasho lomashego Djibouti ila jariyadaha af ka Fransika barta marka Agenda kale keen
24 Saacadood Kempinski  | Hotelka Oogu Qaalisan Geeska Africa |
21:52
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
DEEGANKA HULQABOOBE (Somaliland)🙌🪐🐎❤️
11:17
ASHRaF CaDDaaNi 🪐🐎
Рет қаралды 5 М.
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Universal TV
Рет қаралды 350 М.
Dalxiiskii dibadda loo aadi jiray oo xal loo helay.
13:07
Astaan
Рет қаралды 18 М.
DURDURKA UGU WAYN SOMALILAND !
36:56
Caalin Abyan
Рет қаралды 39 М.
Dhulkii mucjisada | Lake Abhe | DJIBOUTI | Ep 70
15:08
Faysal Shaik
Рет қаралды 10 М.
She got an idea 😂😂 #shorts #viralshorts #funny #comedy
0:46
HRA CHALLENGE
Рет қаралды 9 МЛН
Отомстили ведьме😱
0:53
Следы времени
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ну как вам ответ, а?
0:50
QorabogTV
Рет қаралды 2,6 МЛН