Пікірлер
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 17 сағат бұрын
Maga itoobiya tirtir hadaad somai dhaladah tahay hadii kale dee waxaa tahay is cadeesay
@libancabdilahi1740
@libancabdilahi1740 Күн бұрын
Aad ayaan ugu bognay
@SadikBashir-yw5pr
@SadikBashir-yw5pr 2 күн бұрын
Success i.a abow wankutageraa guleyso ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉
@user-ju2ee8cu1q
@user-ju2ee8cu1q 2 күн бұрын
Luqadee ku hadlan
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 2 күн бұрын
SOMALIA ❤❤❤❤❤
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 күн бұрын
Somaliyeey dadyowgaan diinta islaamka halgaarsiiyo .somalida iyo culumada reer keny masuuliyada ayaa idin saaran rabi ha idingarad siiyo oo hs idinku baraarujiyo oo ha idiin fududeeyo...wixii qarsha ahn somali la wadaag
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 күн бұрын
War dadkaan magaalooyin ma qabaan miyaa?? Mise qabiiladaan miiga ayey ku noolyihiin ?? Reermagaala ma qabaan
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 күн бұрын
Somaliyeey dadkaan diinta islaamka halgaarsiiyo ..culumada somaliyeed walee masuuliyada ayaa idinsaaran iyo ninkii awooda inuu diintooda ku soo celiyo beri alle wuu idin weydiinayaa maadaam had la ogaaday dadkaan ...shacabka somaliyeedow ka qeyb qaata sidiimasaajidyo iyo goobo wax barsho loogu dhis lahaa hal soo dhaweeyo.....qof alle qofkii gaari kara masuuliyada ayaa ka saaran .allow xaqa gardsii...
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 күн бұрын
Reerdiid iga dhah...ileen dalkoodii iyo diintoodii bay diideena oo tuureyna
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 3 күн бұрын
Anna SOMALIA BRO❤❤❤❤❤
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 3 күн бұрын
halkaas ayaaba ahayd somaliya sheekda waa laga qaloociyey ee shan wiiloo diinta faafiya la dhahay oo kitaabadii tuurey naago aan muslim ahayn lasiiyey beey ahaayeen .
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 3 күн бұрын
sanbuuru ayaaba ah somali oo habarjeclo ah ✅
@Fays2010
@Fays2010 3 күн бұрын
Allaha ku barakeeyo wll, shaqo fcn oo samafal ah ayaa waddaa
@user-hy5sz4kq9z
@user-hy5sz4kq9z 3 күн бұрын
Iyagaa soomaali kaaga eg
@mohamuti6928
@mohamuti6928 3 күн бұрын
uliza kabila ya Hawa wengine
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 3 күн бұрын
Wax kasta haa iska like siin hadeer waxaan arkayay oromo ah dire dawa sheeganaayah oo like siisay
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 3 күн бұрын
Herar waa somalia balse Wll ama gaf ku dhacdaa makada africa aad dhahday
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 4 күн бұрын
Ciyaarta waxaa la dhahaa Riyokadhalis.
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 4 күн бұрын
💝🌴 ماشاء الله🍀تبارك الرحمن الرحيم 🌴💝
@CabdiwalikhaliifCali
@CabdiwalikhaliifCali 4 күн бұрын
Waxaad sooheshay dad inaga lumpy Bari hore❤ mahadsanid wall
@Maka0492
@Maka0492 5 күн бұрын
Aayo reer waqooyika waxay dhahaan Iislanta abtika amba adeerka qaabo. Sidaa reer koonfurta u dhahaan (edo)
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 7 күн бұрын
Reer diid waa somaali
@user-rq4kx5sj2m
@user-rq4kx5sj2m 9 күн бұрын
ma challh jigjiga cady
@Maxamudcumar2016
@Maxamudcumar2016 11 күн бұрын
Zxp.faysal Dadka ugu taagerada Badan waa Deegaanka somalida Markaad Deegaanka Timaaday Waxaad Haysatay 13K Oo subscribe Marka Deegaanka Kabaxdayna waxaad Haystay 25k o subscribe 4 Bilood oo aad Somalilad Iyo Djibouti 🇩🇯 ku dhaxjirtay Ilaa Iyo Hada 28k Madhaafin 3k Kaliya Ku Heshay 4 Bilood Ee aad Dhaxsocotay 😢 Marka Dadka Aadka Kugu Xidhan Waa Deegaanka somalida Ama Ogaden region marka Taageerayaashaas si Gaar ah Ugu Mahadnaq
@Maahir____3
@Maahir____3 11 күн бұрын
My home kalabayr
@MaryanOsman-fq6cr
@MaryanOsman-fq6cr 13 күн бұрын
Xaga Somaliga ku lidata geela gaala ban dhihi jirnay ari waa dhahna Adhi
@laboratoireblocd944
@laboratoireblocd944 13 күн бұрын
HELLOW FAISAL SHEEIKH NABAD QAB MIYAAD KU MAQANTAHAY
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 18 күн бұрын
walahi waa noocu aabahay iigu sheegi jiray anigo yar dadkana magacoda wuxu igu sheegi jiray reer diinle imikana waa sidiiba
@user-mo2cl3xr7o
@user-mo2cl3xr7o 18 күн бұрын
Hooyada Ethiopia eh wa dhul skmaliyed mad u qirty
@user-qv2ym5bw4w
@user-qv2ym5bw4w 18 күн бұрын
Welcome to somaliland peaceful with Relaxing
@moudih545
@moudih545 20 күн бұрын
I am following and proud of u Bro ...keep going but I wanna say when u r interviewing people for the place turn off music to hear the locals well
@MoneyOn_Air
@MoneyOn_Air 20 күн бұрын
nio dds ma sidan bay qatar u taahy waamaxay waabay arkaan inuu wiil somali yahaye waamaxay waraaqaha ay ku xujaynayaan😢😢
@user-farey
@user-farey 20 күн бұрын
Warsaxib ma iska deysay muqaaladii aad halkan soo galin jirtay madaama aad safarkagii soo dhameysay
@KingKaina
@KingKaina 23 күн бұрын
Keep wll mcn wankuwadanaaa ❤❤❤❤
@MustafeMuuse-ds4jj
@MustafeMuuse-ds4jj 24 күн бұрын
Safar dheer gashay kenya ilaa Jabuuti
@cariifcade3933
@cariifcade3933 25 күн бұрын
Kuaaway sxb maalmahan laguma hayo masoo labatay kenyaa maa timid
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 25 күн бұрын
❤️🤍❤️💚💚💚💚 I love Somaliland 🎉❤🎉❤🎉❤