Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .

  Рет қаралды 231,463

OGAANSHO

OGAANSHO

Жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 876
@hosowpro
@hosowpro Жыл бұрын
Waa mawduuc muhiiim ah, waliba in wacyigaan ay helaan dad badan waxaa sabab weyn ka yeeshay aalada TIKTOK waayo aaladahan kale ee galbeedka mawduucyadaan ama mas'uul African ah oo arrimahaan ka hadlaayo dadka way ka qarinayeen.
@abdinasirmohamed7342
@abdinasirmohamed7342 Жыл бұрын
Yes wlhi waa runtaa wlo mida kle waxaan jeclaan lahaa in wadankeena laga ban gareeyo ticktok wlhi waa lagu baa'ay wa bilahi fawfiiq
@abdirizakblack
@abdirizakblack Жыл бұрын
Haa walhi
@calibaashi5623
@calibaashi5623 Жыл бұрын
Saxiix walaahi
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰
@mshiine-gw2dk
@mshiine-gw2dk Жыл бұрын
Subscribe iisaar walaal
@malyuunismailshukow7787
@malyuunismailshukow7787 Жыл бұрын
Haa salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 Жыл бұрын
Ilaah ka baq
@k-jiijoali5888
@k-jiijoali5888 Жыл бұрын
Scw
@yahyeabdi1313
@yahyeabdi1313 Жыл бұрын
anaga ree djibouti ahaan ayaa halka lasoodhaafay joogna
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy Жыл бұрын
qaarada africa wadanka ugu dadka qurxoon waa Somalia m.a lkn 4.5 ayaa nalaaye😢😢yaarabi Nasoo hanuuni qofkasta oo arko commentgan aamiin hadhaho si qalbiyan🤲🫀❤
@sahrocabdi-yz4bx
@sahrocabdi-yz4bx Жыл бұрын
Africa will be power of the world 🌎 one day 💪 From 🇸🇴👑🥰
@Matarabic.147kveiws.2days
@Matarabic.147kveiws.2days Жыл бұрын
Dhaqaalaheeda ha kabto horta
@jawharashafidin829
@jawharashafidin829 Жыл бұрын
inshallah
@hamdibash719
@hamdibash719 Жыл бұрын
​@@Matarabic.147kveiws.2days 😂 that's why she said one day I.a
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy Жыл бұрын
​@@Matarabic.147kveiws.2days xaasid niyada hanaga jabin wll😂
@Sahan12341
@Sahan12341 Жыл бұрын
Cumar inshaar Mahadsanid Eedo ama hbo khayr badan Allaha ku siiyo aadbaan ooga helaa barnaamijyadaada 🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@NeymarJR-km7hw
@NeymarJR-km7hw Жыл бұрын
We love you our Somali journalist ❤
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish Жыл бұрын
Waa muhiim in aad ilaashato qiyamkaga iyo dhaqankaaga, waana darsi muhiima oo dhisaya wacyiga qof kasta oo dhagaysta muuqaalkan mahadsanid Omer Inshar.
@khalifgulwade3081
@khalifgulwade3081 Жыл бұрын
Wa runta walaalkey The
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Waawax fiican Africa inay hurdada kakacdo, iskuna tashato, Masha'Allah ❤️‍🩹🇸🇴😊👍
@xikmadofficial
@xikmadofficial Жыл бұрын
وَلَنْ تَرْضَى عَنْكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَى حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَى وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُمْ بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِنْ وَلِيٍّ وَلَا نَصِيرٍ. Ustaad karaamaad ku leedahay sidaad Mar waliba U tanbiihiso dadkeena balse waxa aan rajaynayaa ina ay siyaasiyiinteena somaliyeed Hurdada kawda kacaan inshaa allah.
@aisha665
@aisha665 Жыл бұрын
Maasha Allah,AFRICA IS CHANGING AND GETTING STRONGER
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
hello africa ! 🙋🙌
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤
@Daud612
@Daud612 Жыл бұрын
Hello White🙋🙌🏻🙌🏻
@Daud612
@Daud612 Жыл бұрын
Lkn adiga hadii African ahayn yaa tahay 🤔?
@mahomedabdiosmanscientist4702
@mahomedabdiosmanscientist4702 Жыл бұрын
Kaliya waa muqalkii ugu horeeyey oo Aan ku farxay guul Afrika SOMAALIYEY HORDADAKAKACA
@canaabdahir-ze6dt
@canaabdahir-ze6dt Жыл бұрын
@@Daud612 duck Yugoslavia
@realog2022
@realog2022 Жыл бұрын
INTA rabto in ay ramadaanka dhan wada soonto ismuujiya 👇👍
@farihasaid3669
@farihasaid3669 Жыл бұрын
Insha allh
@nasrimohameddahir4744
@nasrimohameddahir4744 Жыл бұрын
insha Allaah
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Oo yaa rabin inoo soomo? Rabitaan kuma xirna waa waajib qofkasta oo muslim ah ilaa kuwa cudurdarka heesta.
@khadijoali7430
@khadijoali7430 Жыл бұрын
Inshaallah
@user-qw3ip8iw9r
@user-qw3ip8iw9r 8 ай бұрын
Lkn waa ka xumahay ima suurta galeysa ani
@Taaymtus
@Taaymtus Жыл бұрын
Xogaha,baaritaannada iyo mawduucyada muhiimka ah wuxuunbaan kadaawadaa CUMAR INSHAAR &SH.MUSTAFA. Uguyaraan Mahadsanid Walaal Cumar, Waxbadan baan kaa faaiday.
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Haa isaga iyo aadan sahan iyo anaga production kuwaana daawo waadadka ugu wangsan xiligan somlida
@mohamedabdirahmanhirsi2796
@mohamedabdirahmanhirsi2796 Жыл бұрын
​@@ubahdhool8158 iyo waaberi media
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
@@mohamedabdirahmanhirsi2796 iyo aniga xitaa
@faaris736
@faaris736 Жыл бұрын
Kusoo biir beejkan quranka ah sida ugu raaxeesato dhagee siga kalaamka ale💓🎧🕊🕊🕊
@muzamilhajji8048
@muzamilhajji8048 Жыл бұрын
صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Scw Scw Scw
@kooscabdi126
@kooscabdi126 Жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam❤
@mohamedabdi2173
@mohamedabdi2173 Жыл бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam
@farhiyoomar271
@farhiyoomar271 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 Жыл бұрын
Scwscwscw
@Striving_Muslimah123
@Striving_Muslimah123 Жыл бұрын
I love the way you refer to him as qofkan🤣🤣🤣🤣
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
We're not guys! Absolutely our leaders should be such a this man, I mean a clear and brave words from the brave leaders.
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo (@)
@qosoliyoqaraaxobk9526
@qosoliyoqaraaxobk9526 Жыл бұрын
Nio awoowe mxa kgu kalifaya inaad luuqad aan luuqadaada hooyo ahayn ku hadasho
@queensundus1115
@queensundus1115 Жыл бұрын
Fadlan dadkan la hadleyso wxy yhn firi anagu manihin engiriis ama British Af somali maxa kuu diiday!😌
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Intaan kaa fahmay We're not guys erayga "guy" waxaa loogu yeerayay intaan arkayay qaniisiinta.
@soulehassan
@soulehassan Жыл бұрын
We're not gays weeyi (guys=rag)(gay =laga-roone)
@asaldhalad6306
@asaldhalad6306 Жыл бұрын
Ah oui j'ai écouté avec un coach français ! Merci 😊 de traduire pour les peuples somalis
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns Жыл бұрын
Adi hadad somaali tahay afsomali maad hadashid wll waayo halkan somaali o kaliya ayaa joogta ma joogaan ajnabi.
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Жыл бұрын
@@Noura-cy8ns dadkena somaliyed re jabuti faransiski aya dhaqanko dhan kaadaley djibouti kali aahn wadamada faransiska gumeystey dhan ayu dhaqankoda kabadaley isagoo lughadisi isticmarka ayu qasab oga dhigey iney wax kubartan kuna hadan iyagoo lughadoda iska hilmamey
@moubarakmahad6979
@moubarakmahad6979 Жыл бұрын
H5 motivation j'ai déjà écouté ma sœur c'est une très bonne initiative que nous attendions tous enfin fier d'être africain. Wan ku faraxsan aahy inan jabuutian ahay🇩🇯💪🙏💎
@najmaizmael
@najmaizmael Жыл бұрын
Africa waxn u rajaynayaa inay ka koraaan inay amraan kuwa qudhun ah oo dano gaaro wata inshallah Waliba madaxda inoo ah ee somalida xagay donanba ha jogane inay danahena eegan oo ayna eegin gaaal wxuu usoo dhiibo oo uu dano ka leyahay oo dadkena iyo dhalinyaradena iyo caruurtena lgu baabinayo Wxanan aad u jeclaa in sharci laga soo saaro nocan somalida kuso badanyo 😢 Wayo baruur qudha baruuryo qudhmisa Inshallah somalidu ha baraarugto
@7x77shorts
@7x77shorts Жыл бұрын
Kusaliya nabiga scw
@iloveallah8618
@iloveallah8618 Жыл бұрын
Wlh wan ku farxi Africa in ey noqoto 💪💪 yaarabi noo gar gaar hadaa nahy somali 😔
@Al-Shukri
@Al-Shukri Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد 🌱
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 Жыл бұрын
Amazing!!! FiFa Africa 🔥💪🖤
@shaakirboyofficial5700
@shaakirboyofficial5700 Жыл бұрын
Run ahaantii waa mawduuc muhiimadiisa wata mahadsanid Cumar Ishaar.
@Samatalis1
@Samatalis1 Жыл бұрын
Somaiya weli waa loo meyriyaa habka ay u dhaqmi laheyd kan hadda xukunka haaya ugu daran xasan sheikh.
@H.A.M320
@H.A.M320 Жыл бұрын
Cumar walahi waa dhab Africa inta badan hurdadii waykasii kacayanYAan Qaarkaloo kaloo badana wayba kakaceen Keliya somalia unbaa Shisheeye kabo qaad ah ilaa hada.taasna waxaa keenty hogaamiye xumida naheesto waana kabaxeynaa haduu Alle eedmo i.A.❣️
@Tutulisho
@Tutulisho Жыл бұрын
MADAXDA HADAY XUNYIHIIN SHARAFTA SOMALIA MANOLANAYSO IMISS FARMAAJO
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 Жыл бұрын
@@Tutulisho farmaajo ma dayax gacmeed buu noo sameeyay😂😂😂💔
@Tutulisho
@Tutulisho Жыл бұрын
@@abshirabdirahmaan6839 MAYA WUXUU LAHAA SUMADA LAGU GARTO DAD JACAYL DIIN JACAYL ALLOW SHARAFTII SOMALIA SOO CELI ANIGU WAXAAN KASOO JEEDA SOMALI GALBEED SOMALIA AYSHEEGTAAN ETHIOPIA LKN DADNIMADA SOMALIYA AYAA IGU JIRTA somalia☝☝☝🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🏅🏅
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Жыл бұрын
@@Tutulisho farmajo sharaf so celiye wkas caqliga darood ee wasaqda somali kuduleyen dhulki somaliyed kenyan iyo oromo xun hoos geeyen
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Жыл бұрын
Jumca mubarak dadka ku xiran Kanaalkan ogaansho ❤
@shafarlandd1996
@shafarlandd1996 Жыл бұрын
Woooooow waa mawduucii igu wacnaa intaan daawanayay afrika madaxdeeda😂
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Жыл бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 Жыл бұрын
Scwscwscw
@HONEYOWHASSAN
@HONEYOWHASSAN Жыл бұрын
Kun sadar hoos dhik👍 Legend with golden vioce
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 Жыл бұрын
Mashaaa allh dhaha codkisa allh u barakeyo wllkenah mashaa allh
@fiidowxkhadar9638
@fiidowxkhadar9638 Жыл бұрын
Aad iyo aadbad umahadsantahay. Waa arin lagu farxo
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary Omar inshar another's levels ogansho interests points 😅😅😀😆😀👍👍♥️
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo (@)
@maxamedcabdicasiis1425
@maxamedcabdicasiis1425 Жыл бұрын
Wad ku mahadsantahay sida wanagzan ee aad noola soo wadaagtid taariikhyada aduunka. Balse waxaanu kaa codsanaynaa taariikhda islaamka inaad noogu soo dartid
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 7 ай бұрын
Somalia io Djapurina sidaas in ay sameeyaan baa rajen waa ku faraxsanahay Africa oo hurdada ka kacday❤
@abdicade8336
@abdicade8336 Жыл бұрын
Wallahi wa saxafiga aan ugu jeclahy saxaafado dhan dhaqan iyo diinba waad ilaalisaa oo waad na baraarujisa oo niyadaad noo dhistaa jazakallahu khayr
@mimik2959
@mimik2959 Жыл бұрын
Thank you walaal barnaamijyada noocana bulshada usoo badi waxay dhisaysaa wacyiga iyi qabka bulshada.. i support you channel bcoz of this video
@ikraanabdeeq3404
@ikraanabdeeq3404 Жыл бұрын
AFRICAN INAAN AHAY WAANKU FAANAA💪👑❤❤❤❤❤❤❤
@libanibrahim6678
@libanibrahim6678 Жыл бұрын
Walkya horay oo socoo macalin ayd notahya idhaha nofurtay
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 Жыл бұрын
Thanks Omar Inshaar Waxad Noo Soo Gudbisaa in Somalia 🇸🇴 Laga Ansaxiyy & Dowladaha Muslimka Ah
@aweysmoge
@aweysmoge Жыл бұрын
Mahadsanid walaal sida wacyiga umada aad u kobcinaaysa. Jaza Allah
@mawliidcabdiqaadir2382
@mawliidcabdiqaadir2382 Жыл бұрын
masha Allah wllo wacyi badanbaad nasiisaa somalida masuulyiintooda u share greeya 💯❤🌍👋
@ahmedhaaji5649
@ahmedhaaji5649 Жыл бұрын
Somali le ku dan besa shegada in safir cashir u meriyo iyo in cidan shisheya lesku ilaliyo iyo in rer galbedka laga amar qato lkin qofki dadka wax naga dhihi laha wa farmaajo alah noso celiyo 🤲🤲 ramadan kariim dhamntin ❤️🥰
@sadiikhassan2456
@sadiikhassan2456 Жыл бұрын
Sxb sare Masha alaah wall mar walba oo aad so ban dhigeyso arima ahaan oo kale Somali iyo luqada eey ku had layaan in aad saan ugu so darto Soo gudbin thanks
@maxameddeeqxuseen6874
@maxameddeeqxuseen6874 Жыл бұрын
Guul & gobanimo insha Allha guul islamaka guul & gobanimo insha Allha
@misskoko19
@misskoko19 Жыл бұрын
M.a guul iyo gobonimo Africa 💪🙏
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 Жыл бұрын
Thnzk ustaad xog muhiiim ah aya ka hdshay oo an ka sugayay❤
@DeeqsiFunny
@DeeqsiFunny Жыл бұрын
Afrikada aqliyeesatay kuweena dulunimada ayee usii ordaayaan😇😭
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Жыл бұрын
Darood allah somali kaqabto wa cancer
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Жыл бұрын
@@anushacharlotte7406 wan kaxumahay daarood waa kan iska saaray ciidamada ameerica leedahay waana kan rabay inuu iska saaro amisoon farmaajo waana kan soo ceshay badii aad rabteen inaad gadaan oo shilimada aad siisateen waana kan hawada soomaliya oo laga amrayey kenya dib ugu soo ceshay xamar waana kan imaarat dharbaaxo kulul ku dhuftay balse hawiye muxuu sameeyey siyaasigooda badii buu shilimo dhaafsiistay xasan shiikh waa ninkii yiri amisoon waad sii shaqeen maxay qabteen amisoon canbahay xamar ku qaaliyeeyeen iyo qudaarta imaaraad buu dagadihii somaliya usixiixay waanakan dib ugu sooceshey ciidamada ameerika maxaad islahaysaan siyaasad iyo somalinimo ku gu maamula hakadaba hadlin darood ciilanoow
@kadarjama3174
@kadarjama3174 Жыл бұрын
​@@anushacharlotte7406 wakaa Qabiil baa kugu qufulan
@sacdiyasiman3363
@sacdiyasiman3363 Жыл бұрын
😂😂 hadaanba cancer nahay ilaa aan metastatic samayno kama baxayno
@abdirizakbasar8272
@abdirizakbasar8272 Жыл бұрын
Shukran ogaansho barnaamijkaan aad ayuu iigu socdaa
@saidahmed7268
@saidahmed7268 Жыл бұрын
Sida....xassan shiikh....ilaahay ku qabay....ilaahay naga Kaa qabay...ilaahoow xassan shiikh iyo kooxdiisa naga qabo
@ABwaanGacalwanaaje.
@ABwaanGacalwanaaje. Жыл бұрын
Always you are focused good topic 👍 keep going brother
@somaliGigsdriver
@somaliGigsdriver Жыл бұрын
Aaad baad u mahadsantahay macalin illahay waxaan kaaga rajaynayaa inaan maalin uu arko adiga oo u ah magax ay eegtaan inteena maan gaabka ah inshaa allah go ahead and never go down.👏🏻💐💐💐💐
@Hanad_Emtuu
@Hanad_Emtuu Жыл бұрын
Aad iyo aad umahadsantahay muhiimada aad video gaan usoo qaadatay hadana hadala nuucan in badan kusoo celisad waan fahmi karnaa muhiida aad kaleedahay ilaaha xaqiiqda hatuso madaxdeena dalka Somalia waana mahadsan tahay ustad❤👍
@charlesabdi
@charlesabdi Жыл бұрын
This is Best way to do videos that's why I and we watch your videos
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 Жыл бұрын
Masha Allaah walaal maracade, Allaha Ku darjeeyo, dunida manta Bararugtaye Gumeysiga ganacsiga Ha barto.
@Abdisalam_32
@Abdisalam_32 Жыл бұрын
Barnaamijyadan oo kle xiisa hooda ayay watan mahadsanid U.omar inashar
@idreezabdi2884
@idreezabdi2884 Жыл бұрын
Thanks ustad Omar Inshar.
@k.j214
@k.j214 Жыл бұрын
Masha Allah ogaansho waa Mahadsantahay wax badan ayaan Ka ogaanay aduunka waxa ka dhacaayo
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 Жыл бұрын
Mnshllh nin wax badan og dadka somaliyeed sida u kirayso haday u fakari lahayeen aduunka waan ka hormari laheen❤️👍
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo
@cabdalaburhaan7372
@cabdalaburhaan7372 Жыл бұрын
God bless U Ustad Omar...🙏
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 Жыл бұрын
Inbadan Baan sugayey in aad kahadasho mawduucyadan oo kale mahadsanid cumar inshaar
@AliMohamed-si4yv
@AliMohamed-si4yv Жыл бұрын
Mowduuc muhiim jidan ka Somali ahaan aan aad boo quseeyo. Waan rajeynaa inaan cashar ka baran doono
@muniizamoqtar-ru8um
@muniizamoqtar-ru8um Жыл бұрын
Mahadsanid walal🥰❤️
@QarazTo_BM
@QarazTo_BM Жыл бұрын
Omar inshaar alaha kubarakeeyo mawduuc muhiima nasiisa
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo
@batalaaletv7563
@batalaaletv7563 Жыл бұрын
Mashallah guul reer Africa ilasocda
@faidali7745
@faidali7745 Жыл бұрын
Mowduuccajiibah ayaa soo diyaariyay walaal guuleyso
@rashiidgaballaax.777
@rashiidgaballaax.777 Жыл бұрын
Waan dhawnahay Saaxiib, waanad mahad-santahay.🧡👋🧡
@lailo8082
@lailo8082 Жыл бұрын
Ascwb aad iyo aad baad u mahadsan tahay war niyada naga jabiya ayan maqlaa amaba aragnaa waad naga farxisay allah ha kaa farxiyo noo soo badi wararka kolba mar dhow waan ka xoroobaynaa gumaysiga wax u sheegiisa insha allah
@maxamedweli3913
@maxamedweli3913 Жыл бұрын
بارك الله فيك استاد عمر
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo (@)
@boqortooyo8379
@boqortooyo8379 Жыл бұрын
Msha allah Africa in ay isku tashato waa muhiim
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@abdirizakibrahim9965
@abdirizakibrahim9965 Жыл бұрын
Best program Thank you
@jamaomar1261
@jamaomar1261 Жыл бұрын
Xasan sheekhow africa katagtey
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
ASC WLLKEY CUMAR INSHAR JIMCE WANAGSAN MAASHA ALLAAH CAQLIGA AQOONTA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEEYO MAHADSANID JZK ALFA KHEYR
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 Жыл бұрын
Wa sidaas mudane omar inshaar ismail omar kuma jira madaxda laga hadlayo from galbeedka sitti
@cabdallaxasan7678
@cabdallaxasan7678 Жыл бұрын
Sheekh cumarow ileehey dartiis ayaan kuu jclhy جزاك الله خيرا
@hudapeipe2927
@hudapeipe2927 Жыл бұрын
Wow ❤❤ aadan uga Heley wllh mcha allah 😊
@abwanqarni6864
@abwanqarni6864 Жыл бұрын
Ogaansho madaxweynaxa mustaqbalka Somalia🇸🇴🇸🇴I.a
@shaaficicade2816
@shaaficicade2816 Жыл бұрын
Hdii macqul Thhay soo qor scw I ❤️
@khadijoali7430
@khadijoali7430 Жыл бұрын
Scw scw scw
@fahmosiciid5931
@fahmosiciid5931 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@abusharma9221
@abusharma9221 Жыл бұрын
Thnk you mr inshar 🔥🙏
@kingmaanka1515
@kingmaanka1515 Жыл бұрын
Africa 🌍 is a power continent
@engineercumarnuuryarow3558
@engineercumarnuuryarow3558 Жыл бұрын
Sifiican ayuu madaxwaynaha Naamibiya ugu jawaab sax.namiibiya ee jarmalka.
@hassangeylan934
@hassangeylan934 Жыл бұрын
شكرا استاذ عمر ...
@quran_shorts10
@quran_shorts10 Жыл бұрын
Ku sali xabiibkena muhammad (SCW). The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet muhammad Scw 🙏🕋🧠
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Haye walal inshallah khayr iyo gul Africa khasatan galbedka Africa iyo jabuti jimco wanagsan dhaman Muslimka
@aishoahmed2911
@aishoahmed2911 Жыл бұрын
Mashalha wallkey horay u soco
@sakariyeabdirisaaq3390
@sakariyeabdirisaaq3390 Жыл бұрын
ustaad cumar mahadsanid 🙏💯sida aad marwalba noogu soo gudbiso
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo
@feivarane-zb6cx
@feivarane-zb6cx Жыл бұрын
Africa African baa iska leeh😮💪❤
@fatimajibrell7483
@fatimajibrell7483 Жыл бұрын
Thank you my brother
@TheFundedMan
@TheFundedMan Жыл бұрын
الآن عصر إفريقيا، عصر خيرات وثروات ☺🤗🤗🤗
@daareyayale7013
@daareyayale7013 10 ай бұрын
Goooooood ogaansho cumarow
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Жыл бұрын
Africa sidi hore ma ahn hada Amar gaalo cad kaga yimado ma qatan saasa la raba keep going 👊😍
@ahmedsharif9650
@ahmedsharif9650 Жыл бұрын
Msh alaah waa wax wanaag guuleeyso
@najuu439
@najuu439 Жыл бұрын
Woooow🥰🥰iga danbeeyow like isaar
@mshiine-gw2dk
@mshiine-gw2dk Жыл бұрын
Kuusaaray ee Subscribe iisaar walaal
@addowilyaasali8114
@addowilyaasali8114 Жыл бұрын
Thank u respect
@jasminesulaiman2565
@jasminesulaiman2565 Жыл бұрын
That's my africa🥰
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
Mahadsanid wll omer
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 Жыл бұрын
وعليكم سلام ماشاءالله شكرا
@aniisaidiris2533
@aniisaidiris2533 Жыл бұрын
OMAR INSHAR 😎 NOLOW USTAAD
@abdisalam679
@abdisalam679 Жыл бұрын
somalia waxay mareysa 2023 in ciidamo Calooshood u Shaqeystayaal Ajnabi ah, oo ka amarqataan emaraadka yaab in lakeeno somalia
@CabdiqaniCaliosman-dv4lj
@CabdiqaniCaliosman-dv4lj Жыл бұрын
Jimco Mubarak asxaabta Kuhiran janaalka ogaansho
@zaramoh588
@zaramoh588 Жыл бұрын
Woow bravo africa
@captainsanto5572
@captainsanto5572 Жыл бұрын
M.a macalin cumer inshaar guulayso❤👐
@mshiine-gw2dk
@mshiine-gw2dk Жыл бұрын
Subscribe iisaar walaal
Bilow iyo Dhamaad | Suudaan Xagee Loo Wadaa ?
14:36
OGAANSHO
Рет қаралды 139 М.
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,6 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
Sirta Aljazeera | Sideed ku kasban khibrad | Axmed Mansuur .
13:32
Macsalaamo Afrika | Meeshaan Waxaa Ka Dhalanaayo Bad !
12:09
OGAANSHO
Рет қаралды 214 М.
Maalinkii ay Cilmiga u adeegsadeen Gumaysiga | Dhinaca kale |
12:22
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН