No video

Dood adag ahlusunna iyo wahaabiyo -Ashaaciradu maxay yihiin ah-Dr sh abuukar ,sh mxmd mclin,sh bshir

  Рет қаралды 120,660

Mahamed Burhan Ahmed

Mahamed Burhan Ahmed

4 жыл бұрын

Erayo kulul iyo karbaash daran oo udhaxeeya wahaabiyada iyo ahlusunna Dr sh abuukar ,sh maxamuud macalim ,sh bashiir gaab,,sh ummal ,sh shibili,sh xasaan

Пікірлер: 377
@axmedmuddey1365
@axmedmuddey1365 3 жыл бұрын
Masha allah culimada wanagsan ee Dr Sheikh Abuukar maclim xassan u hogaaminaayo qeyr Allah siiyo intii humaaw yer yer ugu jirrey waad u jeedaan Dr sheikh Abuukar maclim xassan ayaa idin cadeeyey Qeyr Allah siiyo culimada Kalle ee Al ashcariya waa dariiq sax ah waaye xasaan io qoomkiisa meesha afsoomali ma dhaaf siisna Allow xaq tus
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
Ina Maalin Ashcari maaha Ee Qardo Jeec Ayui wax Kuwadaa . Ama Taladii bayjuuri Ayuu qaatay Oo Ah caamada in Aan Loo Sheegin Quraanku Inuu Makhluuq Yahay
@safiyajamac3720
@safiyajamac3720 3 жыл бұрын
markii la soo qaato quraanka ilaahay murugtoo dhan baa iga tagta waana farxaa farxad weyn
@mucalimiiman1208
@mucalimiiman1208 2 жыл бұрын
Sheekh abuukar iyo inta lajirta oo ahlusunna ah allaah hanooxifdiyo
@mohamedabdikaadir9156
@mohamedabdikaadir9156 2 жыл бұрын
Amiiin yaaa Allah
@abdullahiali6739
@abdullahiali6739 Жыл бұрын
amiin
@xasanmaxamad-of8tg
@xasanmaxamad-of8tg 8 ай бұрын
Aamiin
@mohabdi4391
@mohabdi4391 4 жыл бұрын
Jazaakumullaahu khayran shkh Abuukar iyo culimada kaleba ee ahlusunna ee caqiidada wanaagsan difaacaysa. Khawaarijtaan waxaa soo adeegsatay gaalo si dadka uga lumiyaan waddadii xaqa ahayd ee Al-Ashcariyah. Bal arka beentooda Ilaahoow xaqa nagu sug
@kasbeyeak1312
@kasbeyeak1312 4 жыл бұрын
سبحان الله Been abuur kaweyn majiro إنا لله وإنا اليه راجعون حفظ الله شيخ أبوبكر حسن
@abdirizaksiyadhussein4773
@abdirizaksiyadhussein4773 3 жыл бұрын
M.A Allaha Xifdiyo Culumaa'u Ahlu suna
@user-lr8vi7df2j
@user-lr8vi7df2j 7 ай бұрын
Aamiin wll
@mohamedshaafici8381
@mohamedshaafici8381 4 жыл бұрын
Rabi haxafido Culuma Ahlu Xaqa ah Ee diinta Noo Cadaysay
@sacidaahmed8198
@sacidaahmed8198 2 жыл бұрын
Dr. Sheikh Abuukar hafidakallah
@cabdinasirkhaliifm4440
@cabdinasirkhaliifm4440 3 жыл бұрын
Xafidakallah sheikh Abuubakar Hassan Maalin
@mohamedabdikaadir9156
@mohamedabdikaadir9156 2 жыл бұрын
Amiiin
@abdimohamed3163
@abdimohamed3163 4 жыл бұрын
Dr abukar hasaan hafidakallah
@barzaqtradingcompany8541
@barzaqtradingcompany8541 Жыл бұрын
وفي الوصية للإمام أبي حنيفة (ولقاء الله تعالى لأهل الجنة حق بلا كيفية ولا تشبيه ولا جهة). وفي الوصية للإمام أبي حنيفة (نقر بأن الله على العرش استوى من غير أن يكون له حاجة إليه واستقرار عليه وهو الحافظ للعرش وغير العرش، فلو كان محتاجا لما قدر على إيجاد العالم وتدبيره كالمخلوق ولو كان محتاجا إلى الجلوس والقرار فقبل خلق العرش أين كان الله تعالى! تعالى الله عن ذلك علوا كبيرا). وفي الفقه الأبسط للإمام أبي حنيفة (من قال لا أعرف ربي في السماء أو في الأرض فهو كافر، وكذا من قال إنه على العرش ولا أدري العرش أفي السماء أو في الأرض). وقال أيضا (كان الله تعالى ولا مكان، كان قبل أن يخلق الخلق،كان ولم يكن أين ولا خلق ولا شىء، وهو خالق كل شىء)
@sadamadar8770
@sadamadar8770 2 жыл бұрын
Wahaabiyo been abuur kama ilbaxdo. Ilaahaw sheekh abuukar xasan maalin cimrigiisa dheere oo barakee amiin yaarabi
@mohamedomar9726
@mohamedomar9726 2 жыл бұрын
Mashalah sh max'med macalin, sh abuukar, sh bashir
@aasiyomuxidiinyusuf6695
@aasiyomuxidiinyusuf6695 Жыл бұрын
Masha allh shayux deena qasatan shikh abubakar xasan malin💥💞💥💞💥💞
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
M.a Alle sheekhena habarakeeyo
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 8 ай бұрын
Ilaahey ashaaciro ahlu suna kor haka dhigo amiin❤
@jaamacmaxamed3641
@jaamacmaxamed3641 4 жыл бұрын
Ilaahaw ha iga qaadin shiikh abuubakar xasan maalin iyo culimadeena kaleba Wahhabiyada ilaahaw naga qabo
@ahmedmuxyadiin4339
@ahmedmuxyadiin4339 4 жыл бұрын
أهل السنة هم الأشاعرة والماتريدية واهل الحديث
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
وهذا هو الصواب
@cabdullaahicabduraxmaan7109
@cabdullaahicabduraxmaan7109 3 жыл бұрын
Ashaaciro iyo maaturiidiyada waa ahlul bidac
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 3 жыл бұрын
مفوضة الحنابلة Weeyi zxp
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 3 жыл бұрын
قصدك السلفيه والوهابيه كفار
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
@@cabdullaahicabduraxmaan7109 Imaam al nawawi waa ashaaciro Ibnu xajar al athqalaani waa ashaaciro imaamyada muslimka 90% waa ashaaciro ehlu bidac miyey yihiin, diinta soo baro intaadan afkaaga wasakhda aadan ku tilmaamin sharafta imamyada islamka.
@aliosmanabdulkadir7558
@aliosmanabdulkadir7558 4 жыл бұрын
Sh maxamad macalin Xasan ayaaaa intaaanba ka cilmi bdn iyo aqoon Sheekhaasi waaaa Sheekh aaad aqoon uleh soomaalida oo dhanna waraabiyey Ashaaciradu waaa kuwa xaqa kutaaagnaaa ee been abuurayey kadaaaya
@user-yv2md6fo4v
@user-yv2md6fo4v 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sheikh maxamad macalim xasan wuxuu ahaa calim somaliyeed cwa muqalkiisa in aan arko wan kufaraxsanahay allaha unaxariisto
@gaarsiiyemedea6051
@gaarsiiyemedea6051 3 жыл бұрын
نور الله قلبك
@Ahmedyusufnur33
@Ahmedyusufnur33 8 ай бұрын
Dr Sh abuukar tiir kamid ah tiirarka Ahlusunnah
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
Wahaabiyo Sunaha iyo Quraanka Alle Ayay ka Waabteen Maba Yaqaanaan Qur'aanka iyo Sunada Xurmadooda
@dekamuhumed1903
@dekamuhumed1903 Жыл бұрын
Diintabaro qasatan kutubto sununka
@EAZYJOBS4252
@EAZYJOBS4252 4 жыл бұрын
ما شا الله تبارك الله كلام واضح
@xamseibrahin2591
@xamseibrahin2591 2 жыл бұрын
Maashaa allah
@abdirizackhusseinali1372
@abdirizackhusseinali1372 3 жыл бұрын
Manshlah xafidakallha sh Abukar
@jaamacmaxamed3641
@jaamacmaxamed3641 4 жыл бұрын
Xaasan iyo ragiisu afsoomali bay kuhayaan meesha
@xamseibrahin2591
@xamseibrahin2591 2 жыл бұрын
Maashaa allh
@shcabassmuxamedalafdheeriy9132
@shcabassmuxamedalafdheeriy9132 4 жыл бұрын
صدرت مكتبة الامام الحنبل كتب يسمى كشف الضلات .الصومالي أبوبكر حسن مالم في أسماء الله وصفاته
@mukhtarmaxamud9362
@mukhtarmaxamud9362 3 жыл бұрын
Ciwankasax maha ehlusune suugiyadu.wahaniyona jaahilinta tidhahda waxjiramaha.waa ehlusunaha iyo suufiyada.
@abdirahmanalihassas5032
@abdirahmanalihassas5032 3 жыл бұрын
Mashllh sheekh Abubakar
@maxamedcusmaan6538
@maxamedcusmaan6538 3 жыл бұрын
شكرا لك
@MaxamedCadde-ln9ni
@MaxamedCadde-ln9ni Жыл бұрын
Sheikheena wayn sheikh abuukar allaha kubarakeeyo
@barzaqtradingcompany8541
@barzaqtradingcompany8541 Жыл бұрын
ولهذا قال الشيخ العلامة الفقيه أبو المحاسن محمد القاوقجي الطرابلسي الحنفي (ت 1305 هـ) في كتابه الاعتماد في الاعتقاد ما نصه (ولا يقال لا يعلم مكانه إلا هو، ومن قال لا أعرف الله في السماء أم في الأرض كفر، لأنه جعل أحدهما له مكانا، فإن قال لك: ما دليلك على ذلك؟ فقل لأنه لو كان له جهة أو هو في جهة لكان متحيزا، وكل متحيز حادث (مخلوق)، والحدوث عليه محال).
@xuseenmacalin9332
@xuseenmacalin9332 4 жыл бұрын
Masha Allah sh Abubakar xassan maalin
@sabriyeaxmed7376
@sabriyeaxmed7376 2 жыл бұрын
Wadaniyada waa koox lacag lagu siiyo mad haka wahaabiyada iyo culumo aan lacag ku qaadan mad habkooda oo daliilo cad u haaya mad habtooda lamida maahan kuwa lacagta ku qaata ee allaha xafido sheekh Dr abuukar iyo inta ku raacsan
@maan8746
@maan8746 2 жыл бұрын
الأشاعرة لا يثبتون الصفات إلا سبعة ويقدمون العقل على النقل إذا تعارضا،
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Жыл бұрын
Wlle waa lagu khalday, ashaaciro imaamyada u waaweyn islaamka baa ah sida suyuudi, imaam Al nawawi, ibnu xajar iyo culimo badan.
@maan8746
@maan8746 Жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 imaamyada aad sheegte ashaaciro waxwalbo mesan ku raacsaneen ee waxyaalo qaar ey kuraacsanaayeen ahku sunaha ey wax badan ku raacsanaayeen meesan qawin in quraanka makhluuq yahay, waa mujtahidiin we khaldamikaraan
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Жыл бұрын
@@maan8746 Quran baa makhluuq ah yaa aaminsan, ashaaciro maaha dad ku been abuuranaya weeye.
@IfraxCaliabshir
@IfraxCaliabshir 4 ай бұрын
Masha allah
@barzaqtradingcompany8541
@barzaqtradingcompany8541 Жыл бұрын
وفي شرح الفقه الأكبر لـملا علي القاري (ثم قال ومنه ما روي عن أبي مطيع البلخي أنه سأل أبا حنيفة رحمه الله عمن قال لا أعرف ربي في السماء هو أم في الأرض، فقال قد كفر لأن الله تعالى يقول (الرَّحْمَنُ عَلَى الْعَرْشِ اسْتَوَى) وعرشه فوق سبع سمواته، قلت فإن قال إنه على العرش ولا أدري العرش في السماء أم في الأرض، قال هو كافر لأنه أنكر كونه في السماء فمن أنكر أنه في السماء فقد كفر لأن الله تعالى في أعلى عليين وهو يدعى من أعلى لا من أسفل). والجواب أنه ذكر الشيخ الإمام ابن عبد السلام في كتاب حل الرموز أنه قال (قال الإمام أبو حنيفة رحمه الله من قال لا أعرف الله تعالى في السماء هو أم في الأرض كفر، لأن هذا القول يوهم أن للحق مكانا ومن توهم أن للحق مكانا فهو مشبه) ولا شك أن ابن عبد السلام من أجل العلماء وأوثقهم فيجب الاعتماد على نقله لا على ما نقله الشارح، مع أن أبا مطيع رجل وضاع عند أهل الحديث كما صرح به غير واحد. انتهى كلام ملا علي القاري أقول: والعجب من ابن أبي العز أنه اعتمد على هذه الرواية، مع أنه في موضع ءاخر من شرحه يضعف أبا مطيع البلخي، وينقل تضعيفه عن أحمد والبخاري وغيرهما.
@cabdirashiidcabdirashiidca7630
@cabdirashiidcabdirashiidca7630 3 жыл бұрын
حفظهم الله
@farxiyixasan6845
@farxiyixasan6845 4 жыл бұрын
ilaahoow culumadeeyna noo xifdi
@mohamedali-kf8jy
@mohamedali-kf8jy 4 жыл бұрын
Quranku waa kalaam laahi
@user-ct3xt6ze1j
@user-ct3xt6ze1j 3 жыл бұрын
هل نسيتم يا أشاعرة رسالة أهل صغر
@xasanuurabubakar5449
@xasanuurabubakar5449 3 жыл бұрын
Nebigaa yiri s.c.w. miyaanaydin arkay sida alle ii dhaafiyay caydii quraysheed Waxay cayayan مذمم وأنا محمد Ku waa caayaya wahaabiyo ahlu suna wal jamaacana lama yidhaahdo wahaabiyo Car hasheegeen hal masalo oo uu soo kordhiyay محمد ابن عبدالوهاب kuwa intaa leh wahaabiyo wahaaniyo Hadii la yidhaahdo wahaabiyaa tihiin qofka aakhiradiisa ilaashanayaa waa aniga waayo qofna iima raacaayo aakhiro wixii la doonayoba ha lay yidhaadee
@cabdirashiidcabdirashiidca7630
@cabdirashiidcabdirashiidca7630 3 жыл бұрын
Sh xasaan Sh shibili Sh umal Sadex shiikh oo ahlu Khayr ah
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 3 жыл бұрын
Hakaa kormaraan
@cabdirashiidcabdirashiidca7630
@cabdirashiidcabdirashiidca7630 3 жыл бұрын
@@abdifitahsharifhassan9627 ma u quuri la dahay culimo nimadooda!!!!!
@hassanabdukadirali1966
@hassanabdukadirali1966 3 жыл бұрын
Naa ahlul kheer NO waa ahlul bidci
@barzaqtradingcompany8541
@barzaqtradingcompany8541 Жыл бұрын
لا تنصدم لمعرفة حقيقة هذه الخرافات🚫❌ • أن الرسول ﷺ لم يبكي شوقًا لرؤيتنا⛔ • ولم يكن هناك حمامة نائمة على بيض على باب الغار ⛔ • والنبي ﷺ لم يكن له جار يهودي يرمي القمامة أمام بيته⛔ • و عمر بن الخطاب رضي الله عنه لم يؤد ابنته في الجاهلية⛔ • واطلبوا العلم ولو فى الصين ليس حديث أساسًا⛔ • واختلافنا ليس رحمة⛔ • والنظافة من الإيمان، حديث موضوع ⛔ • وحب الوطن من الإيمان حديث موضوع⛔ •وهند لم تأكل كبد حمزة كما جاء في مشهد فيلم الرسالة ⛔ 👈🏻 كل هذا من التلوث ليست واردة في الكتاب و السنة #طريق_الغرباء 🌺 دعم للصفحة من فضلكم 🌺
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 3 жыл бұрын
M.a sheqyashena sh xasan
@maaliniyohabeen5124
@maaliniyohabeen5124 3 жыл бұрын
Wll maxad musikada ugu bilabaysaan!!!
@samiirsaacid2015
@samiirsaacid2015 2 жыл бұрын
masha allah
@maxamuudjaamac6350
@maxamuudjaamac6350 4 жыл бұрын
Ahlusuna waxay kaqabto masaladaas waacadahay wahaabiyo waxay qaldayaan caamada muslimiinta wahaabiyado kama warqabto culimada islaamka sida kuqoran kutubta ashaacirada sida shaybaaniyada ومن قال مخلوق كلام اِلهِنا. فقد خالف الاِجماع جهلا والحدا
@sakariyesalaad2505
@sakariyesalaad2505 3 жыл бұрын
Mash allh
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
Car caamoow كلام إلاهنا . Maxaa looga jeedaa ileen ashaaciro agtooda hadalka Ilaahay labo ayuu u qaybsamaaya
@fayzahaxmett8493
@fayzahaxmett8493 2 жыл бұрын
Indha adagaa khawaarijtu, Wahaabiyadu waa beenalayaal xaaraan ah, bilaa diin ah bilaa tawxiid ah, xaaraan xaarani dhashay
@anasmahamoudrobleh1438
@anasmahamoudrobleh1438 2 жыл бұрын
يا الأشاعرة عفوا عفوا يا الرازيون اقرأوا الكتاب "دعوة إلى التوحيد إلى من خالف الوعيد من الأشاعرة " تنتسبون إلى أبو حسن الأشعري و لا تتبعونه لقد أضلكم فلسفة الرازي و الغزالي و الله
@AbuxamidalxambaliAlxambali
@AbuxamidalxambaliAlxambali Жыл бұрын
بعض الأشاعرة يقولون دائما نحن أهل السنة الأشاعرة والماتريدية كيف يوافق ذلك!!!!!!!!!!!!! غريب
@AbuxamidalxambaliAlxambali
@AbuxamidalxambaliAlxambali Жыл бұрын
الحمدلله على كل حال
@mustafehabarwaa2461
@mustafehabarwaa2461 4 жыл бұрын
Sheekh abuukaraw hadalka bayjuuri ee sharaxa jawharada sawka ku cadeeyay xageed kamari ee waliba furuuc ka dhaliyay bayjuuri ee yidhi ashaaciro khilaaf ayaa kataagan ambiyada iyo quraanka kee baa fadli badan
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
Ruux been abuur Badhan luguma kalsoonan karo..wahabiyada waxaan haaya kutub aay badaleen
@mustafehabarwaa2461
@mustafehabarwaa2461 4 жыл бұрын
Lama bedelin ee waa siduu ku qoray bayjuuri xataa imaam raasi ayaa leh caamada ayaanu ka baqanaa ee quraanku waa makhluuq lkn ashaacirada ayaa nifaaq ku dhaqanta caqiidadoodana qariya
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Quraan iyo tawasul xaa gaara horta aan isku waa faaqno ilaahay anagu waxaan qabnaa ilaah waa jiraa makaan la aan jiho la aan kursi kuma fadhisto mana u baahno ) laakin wahaabiya waxaad qabtiin ilaah makaan waa leeyahay waa fadhiistaa waa socdaa oo habiinki ayuu yimaada dhulka ذكر ابو حيان النحوي الأندلسي في تفسيره المسمى (النهر) في قوله تعالى: "وسع كرسيه السماوات والأرض" ما نصه : قد قرأت في كتاب لأحمد بن تيمية هذا الذي عاصرناه، وهو بخطه سماه كتاب العرش : "إن الله يجلس على الكرسي، وقد أخلى مكانا يقعد معه فيه رسول الله صلى الله عليه وسلم" . Fataawooyin waxaa kamida وفي مجموع الفتاوى المجلد الخامس صفحة 527 وكتاب شرح حديث النزول طبع دار العاصمة صفحة 400 يقول ابن تيمية مقرا بعقيدة الجلوس والتجسيم: "فما ج kasoo gudub reer cabdil wahaab u imaad كتاب لهم اسمه ( فتح المجيد ) لعبد الرحمن بن حسن ابن محمد بن عبد الوهاب صحيفة / 356 يقولون فيه الله جالس على العرش والعياذ بالله تعالى من ضلالهم. Haye xaa kuu dhiman ibnu baas oo ay aad uga dambeeyan waa wahaabi wayn khawaari ah caan ah كتاب لهم اسمه ( تنبيهات في الرد على من تأول الصفات) ص/19 يقول فيها ابن باز : نفي الجسمية والجوارح والأعضاء عن الله من الكلام المذموم . والعياذ بالله من ضلاله. ويقول ابن باز في مجلة الحج جزء 11/ ص/ 73 _ 74 الله فوق العرش بذاته. أعوذ بالله.
@macalingaabow6990
@macalingaabow6990 4 жыл бұрын
Marsha alaah
@cadeyare7989
@cadeyare7989 4 жыл бұрын
@@macalingaabow6990 waxaan hayaa shiiq abuukar maalin oo jowhada aqrinaya oo leh quraankaan musxafka kuqoran waa makhluuq waayo sood iyo xaraf kalaamka alle malahan midkaan xuruufta lehi maahan kalaam alle laakiin maqaamu tacliim uunbaan sheegaynaa warkaasi waaduuban yahay abuukar warkaas makalaabtay
@alihajiosman113
@alihajiosman113 4 жыл бұрын
Alle halaga baqo oo xaqqa ha raaco Kitaabka iyo sunadana waa heystaa culumada alle barakeeyay sida ibnu taymiyaha rxhulaahi tacaalaa
@sevenscounty409
@sevenscounty409 3 жыл бұрын
Ibnu taymiiya ma nebi be aha?? Ino sheeg, mida kale, ibnu taymiiya ma wadaadka keliya oo islam ah miya? Araagtida ka hadashey sxb, wahabiyo hada yahuudi bey la heshiyeen, adna la heshio oo majid al aqsa gaalada gacaanta uu geliya sidu uu rabo boqorka Saudigi iyo ilbyes sudeydi al nijaas
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Жыл бұрын
Waa la dooday macno weyn sameyn mayso.balse waxaa macno weyn sameyneysa meel baa wax laysla dhigay.
@QISADAMAANTAOFFICIAL
@QISADAMAANTAOFFICIAL 3 жыл бұрын
sh umal iyo sh xasan iyo sh shibli alle ha xifdhiyo sheekh yada ashaaciradu qalad
@hassanabdukadirali1966
@hassanabdukadirali1966 3 жыл бұрын
NASA Nagasiidaa beenta
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 ай бұрын
Quraanka maqluuq baad dhahdeen waxba ha is qarinina kutubadiinee ku qorantahay
@omaari9683
@omaari9683 2 жыл бұрын
Channelkaan waa suufi dabcan intii wahaabiyada wuu soo gaabiyay intii suufiyadana waqti dheer buu siiyay
@xabiiboabuukar336
@xabiiboabuukar336 2 жыл бұрын
Sh maxamed macalin race iyo sh abuukar
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 3 жыл бұрын
Ahlusunna, AL-Ashaacira, kulahaa. Sheekh Abuukar Xasan maalin hadalkiisa waxaa ka muuqda inuu Ashaacirada labo u qeybinayo. Ahlusunna Ashaacira iyo Ashaaciro aan Ahlu sunna ahayn. Waa runriis. Ashaacirada Ahlu sunnaha usoo dhow ma qabaan inuu Quraanka Makhluuq yahay. Laakiin Ashaacirada rasmiga ah waxay qabaan Quraanka aan naqaanno inuu makhluuq Yahay oo uusan ahayn KALAAMULLAAHI oo xaqiiqo ah. Laakiin in Quraanka si majaaz ah loogu magacaabo KALAAMULLAAHI ma diidayaan
@fayzahaxmett8493
@fayzahaxmett8493 2 жыл бұрын
Diinkalaad haysataa walaahi, Ashaciro Waxay tahay Sheikh Maxamed Macalin Sheikh somaliyeed oo ka aqoon badnaa majirin, ee hadaad ku qanci waydo , wahaabigaaga ku ekow
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 2 жыл бұрын
@@fayzahaxmett8493 a ASHAACIRADA XAGGA CAQIIDADA WAX WEYN BAA KA QALDAN. SALAFKII UMMADDA AYEY KHILAAFEEN
@AbuxamidalxambaliAlxambali
@AbuxamidalxambaliAlxambali Жыл бұрын
نحن نعتبر أن أشعرية هم أهل البدع والأهواء ليسوا من أهل السنة والجماعة
@cabdiCarab-bv1en
@cabdiCarab-bv1en 10 ай бұрын
شيخ ابو بكر❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanali-yg2dk
@hassanali-yg2dk 3 жыл бұрын
Wahaabiyo waa dad inkaaar qabayaal
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Alx wax wahaabiyo ladhoho majirto idinkaa ahlu bidic ah
@anisocarab849
@anisocarab849 2 жыл бұрын
Marsh alah
@AhmedAli-nw8nu
@AhmedAli-nw8nu 4 жыл бұрын
Wahaabiyada iyo alshabaab goormee naga dhamaandhoonaan?
@ciisecaalami4483
@ciisecaalami4483 3 жыл бұрын
Markay sufidaa meesha laga baxasho
@muslimomacalinmaxamuud1405
@muslimomacalinmaxamuud1405 3 жыл бұрын
Qabuuri marki lawayo
@muhyiddinmuhammad5904
@muhyiddinmuhammad5904 3 жыл бұрын
@@muslimomacalinmaxamuud1405 shirkphobia miyaa cml walle waa yaab 😂😂😂😂
@CusmaanAlbasri
@CusmaanAlbasri 4 ай бұрын
Markii suufiyada lawaayo iyo kuwa kle hoos ugu jiraan
@fatimaladan9779
@fatimaladan9779 2 жыл бұрын
M.a
@anasmahamoudrobleh1438
@anasmahamoudrobleh1438 2 жыл бұрын
يا الأشاعرة عفوا عفوا يا الرازيون اقرأوا الكتاب "دعوة إلى التوحيد إلى من خالف الوعيد من الأشاعرة " تنتسبون إلى أبو حسن الأشعري و لا تتبعونه لقد أضلكم فلسفة الرازي و الغزالي و الله
@maan8746
@maan8746 2 жыл бұрын
Ashaarico tilmaamaha alle wey diidaan marka laga reebo 7 tilmaan, + tnkle caqliga aye ka hormariyaan quraanka!, waagii asxbta iyo taabiciinta mesan jirin
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Wadadkan isburinahaya bal ufiirsada hadalkiisa...wuxuu yiri Ilaahay saut ama cod iyo xuruuf uma sugayno ee wan ka aamusaynaa... Ok. Quranku wa hadalkii Allah. Wuxuu ka kooban yahay xuruuf markii lagu dhawaaqo saut iyo cod soo baxayo. Marka hadii aad tiri Saut iyo xuruuf ilaahay kuma tilmaami karno, micnaheedu waxa weye Quranka xuruuftiisa (alif, laam, miim) ilaahay kuma dhawaaqin ee xuruuftan meel kale ayey kasoo fushay. Marka wadadku dacda uu rabay inuu iska fogeeyo ayuu dhexda ugalay. Waxaa larabaa in caamada been loo sheego si aysan ugu kicin. Lakiin madhabka xaqiiqda ah ee ashaaciro waa in Quranku uusan ahayn kalaam Alle. Lianna xagooda Ilaahay ma hadlo. Hadal xuruuf iyo cod lamaqlo leh kuma hadlo. Waxay dheheen Quranka ilaahay kuma hadlin, ee Malaku Jibriil ama Rasuulka aya curiyey.
@cabdirashiidcabdirashiidca7630
@cabdirashiidcabdirashiidca7630 3 жыл бұрын
Sadxe shiikh Sadex khaa in
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 3 жыл бұрын
Suufiyo iyo wahaabiyo dheh. Qof kasto anaa Suna ah miyay leedahay?
@hajimukhatarmasaajid6208
@hajimukhatarmasaajid6208 3 жыл бұрын
Ashaciradu maha ehlusune mayihin.
@anisocarab849
@anisocarab849 2 жыл бұрын
Haa
@alifarah8264
@alifarah8264 3 жыл бұрын
Haye
@muusemacalin812
@muusemacalin812 4 жыл бұрын
Dood wahaabiyo madhamaato masiibo hakudhacdee
@anasmahamoudrobleh1438
@anasmahamoudrobleh1438 2 жыл бұрын
يا الأشاعرة عفوا عفوا يا الرازيون اقرأوا الكتاب "دعوة إلى التوحيد إلى من خالف الوعيد من الأشاعرة " تنتسبون إلى أبو حسن الأشعري و لا تتبعونه لقد أضلكم فلسفة الرازي و الغزالي و الله
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk Жыл бұрын
Sh adigu Ashcari matihide Ragii odayaasha ahaa nookeen adigu ikhwaani saaqiday ayaatahay 😂🎉
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 3 жыл бұрын
inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun bismilaahi araxmaani raxiim eyaa walee tana waa iiidjineed yaa acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim eyaa oo maxaa itiri sheeq wsc
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 3 жыл бұрын
Busmilaahi araxmaanu raxiim
@fatimaladan9779
@fatimaladan9779 2 жыл бұрын
Alxdulillah
@cabdiqaniabshir8253
@cabdiqaniabshir8253 4 жыл бұрын
Waa dhab inuusan imaa abuu xasan ashcari inuu san qabin quraanka waa maqluuw Balse cida ay culimada kahadlayaan Waa kuwa sheegta ashcari nimada beenta aha ee dhaha quraanka waa maqluuq uu bajuuri kamid yahay Sida ku cad kitaabka tuxfatul muriidka Oo ay aqristaan ashaacirada
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 3 жыл бұрын
Soo qabo halkuu baajuuri kuyidhi Beenta dhaaf
@user-jb6wx8ih3p
@user-jb6wx8ih3p 3 жыл бұрын
قال الجويني : ((فإن معنى قولهم-أي المعتزلة- هذه العبارات كلام الله : أنها خلقه ، ونحن لا ننكر أنها خلق الله..)) [الإرشاد(ص/117)]. قال فخر الرازي: ((أَنَّ الْقُرْآنَ اسْمٌ يُقَالُ بِالِاشْتِرَاكِ عَلَى الصِّفَةِ الْقَدِيمَةِ الْقَائِمَةِ بِذَاتِ اللَّه تَعَالَى، وَعَلَى هَذِهِ الْحُرُوفِ وَالْأَصْوَاتِ، وَلَا نِزَاعَ فِي أَنَّ الْكَلِمَاتِ الْمُرَكَّبَةَ مِنْ هَذِهِ الْحُرُوفِ وَالْأَصْوَاتِ مُحْدَثَةٌ مَخْلُوقَةٌ، وَالتَّحَدِّي إِنَّمَا وَقَعَ بِهَا لَا بِالصِّفَةِ الْقَدِيمَةِ)) [تفسير سورة يونس 37 الى 39] قال الإيجي : ((فاعلم أن ما يقوله المعتزلة وهو خلق الأصوات والحروف ،وكونها حادثة = فنحن نقول به،ولا نزاع بيننا وبينهم في ذلك ، وما نقوله من كلام النفس: فهم ينكرون ثبوته..))[المواقف(ص/294)]. قال البيجوري القبوري الاشعري في “تحفة المريد جوهرة التوحيد” ص 94 ” ومذهب أهل السنة (يقصد الاشاعرة) ! أن القرآن بمعنى الكلام النفسي ليس بمخلوق وأما القرآن بمعنى اللفظ الذي نقرؤه فهو مخلوق ، لكن يمتنع أن يقال : القرآن مخلوق ويراد به اللفظ الذي نقرؤه إلا في مقام التعليم ؛ لأنه ربما أوهم أن القرآن بمعنى كلامه تعالى مخلوق ” . ا.هـــ انتبه : القرآن بمعنى كلامه النفسي ، غير مخلوق. وتذكر : إطلاق كلام الله على القرآن مجاز .
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 5 ай бұрын
Kitaabada ashaacirada ayaa la aqrisanayaa waxna waalagashegayaa nimanka raabidhada mushari ka,ahaanjiray
@ahlusunnaal-ashaacira1263
@ahlusunnaal-ashaacira1263 4 жыл бұрын
wahaabiyo been iyo baqti waxaan aheyn kuma shaqeysato قبحهم الله
@Offerab
@Offerab 4 жыл бұрын
Yakuwuda wara wllahi madaxa ayaan kaga istaagi
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Жыл бұрын
Ahlusunah ma ahan kuwaan waa mushrikiiin qaburiyiiin ah
@barzaqtradingcompany8541
@barzaqtradingcompany8541 Жыл бұрын
waxaa caddalad in sh xasaan ,sh shibli iyo sh umal la dhamaystiro qawlkoodi oo kutubatada ay daliishadaan wax laga ogaado laakin in yar la qabto waxbaa kharinaysaan
@jamamahdi2530
@jamamahdi2530 3 жыл бұрын
Wahabi ben badana alle hanaga qabto
@anisocarab849
@anisocarab849 2 жыл бұрын
Mashaallah
@user-vv3gh6ql3s
@user-vv3gh6ql3s 2 жыл бұрын
حقا
@abdulaahidaacad8412
@abdulaahidaacad8412 2 жыл бұрын
Kaasi waa pof waalan subxanallah
@yusraabdullahi7220
@yusraabdullahi7220 2 жыл бұрын
Sheikh abuukar
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 5 ай бұрын
Muftigasomalia shibiloow filming makudhantahay dadkiina iskasobodo ayaa tihiin
@MustafeHusseinMustafe
@MustafeHusseinMustafe 2 ай бұрын
Wahaabiyo waa beenaalayaal kaadibiin
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 жыл бұрын
Maqalatul islamiyin iyo risalatu ila ahlithaqar ayey ku qorantahay wuxu shekhu kalabtay e u hore uqabay. Sh abukar waxba inadaha haistirin
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
War wax laga laabti aad sheegi......imikaan ibn taymiya wuxuu qilaafsantahy caqiidada Ahmad ibn hanbal...kutubta ulaabo
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 жыл бұрын
@@mohadaud2887 hada sufiya hada tihin waxad ubadantihin waxyalihi u hore ugalabtay ayad iniga dabatagantihin .sida sifat ilah . الرحمان علي العرش استولي ayadas sas ayad u akhridan waxadna shegtan inad abumusal ashacari kagadayanesan imamkana waxas wa u kalabtay .
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
Imafahmin waxaan kuyiri caqiidada ibn taymiya waxay kahoriman caqiidadii Ahmad ibn hanbal..kutubta Marka LA eego....Ahmad ibn hanbal wuxuu dihi jiray nususta sifatka LA ma macneeyo...macnaha Allah baa garin laakin usug Allah sifaatka adhoon macneyn...yacni istawa waa istawa Allah u cunumo deh macnahiisana Allah baa garani deh....lakin ibn taymiya asaga iyo wahabiyada macnaha xaqqiqada ah ayaay kuxambareen siffatka...salafkana waxay نحن نؤمن بلا تفسير وبلامعني ولا تاويل
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
قال سفيان ابن عيينه من ايمة السلف الصالح كل ما وصف الله به نفسه فتفسيره تلاوته اي بلا معني ......وهذا هو مذهب المسهور المسمي المدهب التفويض وهو مذهب السلف الصالح ....واما الاشاعره فلهم مذهبان مذهب التفويض وهي مذهب السلف الصالح ومذهب التاويل التي مر عليه جماعة من السلف....مثل تاويل ابن جرير الطبري لاستواء فقال علو الله علي عرشه علو ملك وسلطان لا علو الاتقال وزاوال... وهو سيخ المفسرين......واما المذهب ابن تيميه هو اجراه النصوص الصفات علي ظاهره وحقيقته وهي مذهب المحسمه والمشبهه وهو مذهل ساذ ولم.ينقل عن احد من ايمة السلف ولا من الخلف!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! نعم
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 жыл бұрын
@@mohadaud2887 Alah wa samiic wana basir lakim maqalkisa iyo aragisa kena oo kale ma aha wa mid asaga u cuntamo lakin inan rumeno wa wajib . Istawahana wa un sas oo kale .inad sual ka kentana wa bidco. Sidu imam malik shegay. Wakas manhajka salfiyinta
@abdulahi9143
@abdulahi9143 4 жыл бұрын
Sheikh xasan malin wahabiyada naga qabta
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
Walaal afsoomali Diin mahaa safaxaadka ibn taymiya iyo ibn qayim oon kuusoodiray kafiri..
@FC_7MAN
@FC_7MAN 2 жыл бұрын
Meesharabo adunka aankajogo wuuilajooga ilaa xira qaxooti lo maihi qof walba kitabkisa midigta uugudoceysa inuu bidix jiro waxa qariso oo lagujedin aba laguarken sida marka gujirto guriga wax umadax banantahay masul katahay matalan mel biyo laheen baajogta ceelkan waladugay guri kuyalo tagtay magalada biyo la aan gurigan malihi mauqade deedku kuguyala hadafirisay biyihi waakuwas labo guri lAkala xiray dhexdoda nin sheq dagana mid cailo weyn midna somali kakenay qadamoyinana ladagana manodhereyn waxa weydiyay guri hadey arkan iisoshegan anigi afma aqani hadana majecli weydin aan masulkisa guriga ilasoconin ilen lacagta ani mabixinoyi markase igu jawabtay isagaba kabaxona biyo maleh hadana mid nagamid uuryelatay midlagusoarosana uuryelatay shiqi islantiweyned uuryelatay labadod waaisladajina tan qubasiraha cirka hasolefto makaogolaten adiga dabal miya ciyalhorey dhibatay oolafuray hada dhibato aba islamihi haukoriyan wey turyesa sobixi eydhada ninka uurka uleyahay yaab saawausoshegay masulki uimaday waisnaqana dadka qurnka uaqriyo walayabay sa islan cel nagoga dhacay waba lokenay jinka walatuma utagay isdaji naftada badbadso hadabalowin weyna roonatay wamardanbo balse nagti qubasare waa dhashay oo dariqey dhigtay laganaqatay kuwar danbeysay ina aderi kursaday unashaqeysa marka guriga soodagnay inaa fagno mator kadadsho biyaha waba kan gurigas biyihisa yar labada booyad waiskuxiraneyna kaliginway biyuhu wan aronana wan dabola gogol basara walalkey farsamayaqan uyera walasaray malin kabacdi dooliya kudhacay yaagalay hanta sifeynaya saa midyar qafiif oocad bayiri anagalay melkore wuxu ishegay iney dhahen dharka iskadhig ragawadanahay wasaqukena oo karbune kuifiyen sodhaqay intan kujira waxan ogajiri wayay kiikarbunada hayay oo marorkey karbunadA laradina sidan ooben iguwalay biyo tirabadan bixinti waa wada jiriricoday subaxdi jiriricadi oo wadanabar oo jares usidheryahay bahidii qabowgi iney iyaga duluga kuriden shaki kaqaday biyo faldir cusbo funanocad madaxa ila mijaha wey kashar jabtay salid tin iyo cirib bararki yaraday wakuwaday dugsi iskol maleh almuhim kamacajisin waficnaday hadana tubadi gooyen waagurena cidagalasodagikaro xisabta nigubadaneyso wayabay weygoyen biyohi iyagey lasocden wabagoen kurigi kalo ceelal lagasoarorta nagaha somalida waxay dhahan hadi boyad iiabuur dhaho hore aanogatagay boyad dadkaley shaqoutahay tarxil dhusamareb iisobaxday boyadaha iyo markabki la afdubay cidilahed mideda kale filimka ruxidhigay xalane heesto mareykan ciyartoy tuug isbsartibo jida ugandhes dumin soomaliya xarami ugandha elatare turki feryahan bada duub oday sababte awabaa xuqdaa qabay caawana waaiharantisay
@ciisecali6269
@ciisecali6269 4 жыл бұрын
Umul iyo ragiisu rag iska celi ayay ku jiraan waa laga war cadyahay xujo la.aan ayay wataan saas waxaa udaliil in aysan wax hayn
@xasanwali4723
@xasanwali4723 2 жыл бұрын
Maxeey danbooy sheegi doonaan
@omarawil2104
@omarawil2104 Жыл бұрын
Ninka clipkaan soo galiyay dabcan waa nin suufi ah waayo sharaxaada wahaabiyada wuu gaabiyay kuwa suufiyadana wuu dheereeyay marka dood lama dhihi karo
@Offerab
@Offerab 4 жыл бұрын
Sh. Abukar. Masufi waa
@reciterdaudhaaji3176
@reciterdaudhaaji3176 4 жыл бұрын
Mxuu ahaa lahaa awal ma takfiir bu ahan lahaa
@aliwarsame8174
@aliwarsame8174 3 жыл бұрын
haa waa suufi
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
Imam nawawi imam ibn hajjar imam bayhaqi...imam suyuuti...imam subki imam ibn jawzi..imam razi....libaax yadhi islamka oo Dan waa ashaaciro....warka khawarijta macna maleh
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 жыл бұрын
Ulayabay waxa kamid ah sh abubakar iyo sh salaxmacalin markey waxradinayan ilah ugamabaqan ben badan ayey shegan
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 жыл бұрын
Abubar iyo cali bin abidhalib iyo cuthman maxay ahayen ayaga .anaga waxan aaminsanhay culumada waxay ku khaldaman in lugu racin wakan imamu shaficba ka dardarmay in wixi sunada khilafsan ee u qabo aan lugu raacin diinta sas ufahama horta . Oo ilah kabaqa .ilahba melba melfadhiyo anaga ma qabno iniga aya nugu ilzaminayo waxa fiican qofka inadben kashegin. Waxa aan layabay sh salax marku salfiyinta radinayo ben madow ayu ayu shega
@ibrahimabdidalmar3122
@ibrahimabdidalmar3122 4 жыл бұрын
@@hiilculumomediachanel7078 Yacni waxad naga dhaadhicin culimadii islaamka ilaa abii xasan al ashacari iyo maturidi ilaa lagasoogaaro qarnigii 12aad oo wahaabiyo soobaxday yacni culimadas ehlu bidac ayey ahaayeen laga Reebo ibn taymiyah iyo ibn qayim masaasaa, tafsiirka culimadas ay kabixiyeen aayaadka iyo axaadiista waa bidco Ibn taymiyah, ibn qayim, ibn Baaz, ibn cuthaymiin iyo fawzaan kabixiyeen waa sax. Dib isagulaabta Quraanka iyo axaadiista dib ufiirsha taqliidkana iskadaaya.
@ibrahimabdidalmar3122
@ibrahimabdidalmar3122 4 жыл бұрын
@@hiilculumomediachanel7078 Teeda kale ashaaciro maqabto Alle meel buu fadhiyaa Makaan/boos/jiho Rabbi kuma sheegto Sabbto ah makanku/jihadu waaa makhluuq Allena makhluuqiisa waaa kadeeqtoonyahay, كان الله ولامكان ولم يزل علي ماكان عليه، لا تحويه جهات ست ولايجري عليه زمان. Bal iska daaye kutubta wahaabiyada ayey kuqorantahay Rabbi inu makaan Joogo, Jiho Gaarana kutilmaama idinkoo ayaadaha iyo axaadiista daahirkooda qaadanaya ayaadkale iyo axaadiiskalena katagaya ama ta,wiilanaya idinkoo ta,wilka kutilmaamay birco. Yacni markii hawidiina kahoryimaado waa bidco markaad hawidiina kufulinaysaana waaa banaantayahay
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 жыл бұрын
@@ibrahimabdidalmar3122 kacbal so ogow gorma ayu bilowday in la inkiro ilah uunkisa kama sareyo? Yasa bilabay ? Salafki sas ayey ku ijmacen . Xita abu musa al ashacari aya wabo in alah u unkisa kasareyo.
@qamarkhadija4134
@qamarkhadija4134 2 жыл бұрын
Asc ahlu suna iyo ashaaciro waa laba waadi kala qaad uubuubakar shiico dhamaan waa shiico ashlar suno ka fog
@bashiirbashka2831
@bashiirbashka2831 4 жыл бұрын
ashaacirooy umadda bidcada kadaaya
@MrMaalin
@MrMaalin 4 жыл бұрын
Maxaa dalil u heysa in ashaciro ay dadka bidco u wadan?
@user-xk9po8sb2p
@user-xk9po8sb2p 4 жыл бұрын
@@MrMaalin anigaa kuu cadeenaya in ay baadil u wadaan diinta baro jaahil baa tee wathsapkayga wakaas 4022840 anigaa ku tusi in ay baadil wadaan badankooduna gaaloobeen oo aanay diin haysan
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 3 жыл бұрын
@@user-xk9po8sb2p Aduu diin uma jeedid baan umaleyn 😂 Ee dhulka aayar fadhi waxaba garan mayside
@husseinegalqeyliye8836
@husseinegalqeyliye8836 4 жыл бұрын
Wahaabiyo hal kitaab maysan qorin oo islamka anfacay dulli ku baxa way lugooyaan umadda barakac. Gaajo iyo qarax iyo qarax bay u keenen ee maxaa lagu raacaa
@user-tz4hc5hd4v
@user-tz4hc5hd4v 4 жыл бұрын
aqoontaada aad ayuu u yaryahay
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Haye bal ii sheeg hal xaafid oo kitaab qoray oo wahaabiya
@user-tz4hc5hd4v
@user-tz4hc5hd4v 4 жыл бұрын
waa buux wax aan lasoo koobi karin waaye wahaabiyo waa magac idinka aad baxsateen waaye mana isku yaqaaninn waxay isku yaqaaniin salafiyah waana fahamka diinta saxda ah asalkooda ayaa loogu tagaa mana amarto shirki iyo quraafaad iyo bidca iyo wax aan maskax gal ahayn waxaaba asal u ah العلم والعمل suufiyo oo wareer haysato camal ma aha oo meeshee rabto wax iska soo qaadaneyso ashaaciro shiico iyo wax badan oo dawaaif ah ayay wax khashin kasoo qaateen su aashaada jawaabteedana waa culumo khadiim iyo mucasiriin oo wax qortay ayay leeyihiin salafiyada waxaa ka mid ah IBNU TAYMIYAH IBNU QAYIM IBNU RAJAB MUXAMED IBU C.LAAHI IBNU CUTHEYMIIN IBNU BAAZ ALBAANI SHAWKAANI HALKAAN KUGUMA KOOBI KARI LKN NASEEXA AHAAN WAXAAN KUU TILMAAMA IN AAD AQRISATO KITAAB UU QORAY MAXAMED JAMIIL ZAYNUU العقيدة الإسلامية marka culumada rabaaniinta akaa nabad he shot.
@user-tz4hc5hd4v
@user-tz4hc5hd4v 4 жыл бұрын
waxaan ku weydiinaa kitaabka xisnul Muslim ma taqaanaa hadii aad taqaanina yaa qoray oo nin ashaaciri maa qoray mise nin suufi ah hadii aan kuu sheego waxaa qoray nin salafi ah waataay oo kitaab umada dhan isticmaasho adiga waxaad ii sheegtaa nin ashaaciri ah oo kitaabkiisa sidaasi camal ah. wabilaahi towfiiq
@abdinoorshariif7265
@abdinoorshariif7265 4 жыл бұрын
wahaabiyo waa diinta waraabaheedi waaye ilaaheyi muslimiinta haka qabto
@alihajiosman113
@alihajiosman113 4 жыл бұрын
Innaalilaah war alle kabaq wahaabiyo quraanka iyo sunada wax heysto waa iyaga waana aldhaaifa mansuura insha'allaahu
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 3 жыл бұрын
@@alihajiosman113 beenaale hhhhh
@user-zn1mx6zw7m
@user-zn1mx6zw7m Жыл бұрын
Wahabiyo been io waxay isku darsadeen indho adayg allow alle war culumadi islamkuma wa ashaciro sida imam nawawi imam qazali io culumadii islamka ofhan marka nin 100 sano ka hor joogay mia daliil igu so qadanaysan culumo 800 oo sano ka hor joogay galaysinaya yaab!!
@mohamedshugrinuurcabdi7404
@mohamedshugrinuurcabdi7404 3 жыл бұрын
إنا لله وإنا اليه راجعو ن(war been abuuradku waynaa ) Ee uu samaynayo xasaan iyo dadkan uu wato
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
Walaahi Ina Maalin Ayaa beenaala Ah Oo Kaddaab Ah . Ashaaciro waxa ay qabtaa quraankan aanu ku cibaadaysano In Uu Makhluuq Yahay, caamadana Aan Loo Sheegay. ونزه القرآن أي كلامه *عن الحدوث واحذر انتقامه Bayjuuri Sharaxa ka Akhri Marka Uu Sharaxayo Jawaharada!.
@fayzahaxmett8493
@fayzahaxmett8493 2 жыл бұрын
Ashaciiro, waa islaamkoodhan ee maxaad tahay wahaabiyow
@maan8746
@maan8746 2 жыл бұрын
Suufi iyo bidco iyo shirkiyaad waa ilna adeero hal awoowe aye ka soojeedaan
doodii suufiyada iyo salafiyiinta qaybtii munaaqibka 11/15
10:26
Guutooyinka
Рет қаралды 601 М.
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 2,5 МЛН
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
Wahaabiyaddu Maxay Ku Khaldantahay?
25:16
Haatuf Online
Рет қаралды 15 М.
Cabdulfataax Usuuli wuxuu qiray in uu Cabudo Awliyada!
36:53
قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
Рет қаралды 24 М.
Radinta Beenaha Xassaan xuseen|| 1aad By Sheikh Jabarti
12:15
Alfikir الفكر
Рет қаралды 14 М.
Dood adag Mawliidka Nabiga sallalaahu calayhi wasalam
8:52
Mahamed Burhan Ahmed
Рет қаралды 62 М.