Dr Gabboose oo Eedo Culus u Jeediyey Madaxwayne Biixi

  Рет қаралды 183,129

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 620
@raaqiyaqalnjoo5146
@raaqiyaqalnjoo5146 4 жыл бұрын
Dr gaboose runti wata aragtida Qof aqoon yahni marku fikiro anba dulqadan waayo dhibka socda inti igu racsan like isaar🙂
@abrihimmohmed9090
@abrihimmohmed9090 4 жыл бұрын
Waqtiga adag nin jilicsan baa sameyee wuxuuna dhalaa nin adag. Waqtiga saaloon nin adag baa sameeya nin jilicsani wuu dhalaa. Dr.Gaboose hadal adaygaagii waan ku tebnay
@quruxxx2191
@quruxxx2191 4 жыл бұрын
Waa run wuxuu ku hadlay
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 4 жыл бұрын
Mashallah ala maxaa kadhashay halyeey somaliland dhamaan raga reer somaliland waa intelligent We talk and made decisions we listen to each other Mashallah 👍🏾👍🏾
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 4 жыл бұрын
Masha allah WAX SAXA AYAAD KA HADASHAY geezi geezi dhalay allah ha ku xafiidowar dulmiiguu Ciyar ma ahaa Ummadeeey Xaaqa uu hiiliiya
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 4 жыл бұрын
Haldoor Allah Hibo u siiyey codkarnimo iyo aqoon diimeed. Mashallah
@mustafeofficial366
@mustafeofficial366 4 жыл бұрын
Waa qodabo u baahnaa in diirada la saaro lagana hadlo Waa mahadsan yahay Doctor ku👍🖐
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 4 жыл бұрын
British carre💪💟🙏
@laareesmael2331
@laareesmael2331 4 жыл бұрын
Allayle talooyin meel gal ah...muusana insha allh wuu weelayn
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Dr Gaboose qodobo muhiim ah ayuu ka hadlay maanta
@hassanqassim624
@hassanqassim624 4 жыл бұрын
muxuu ka hadli ticket hospital ayaa 50 dollor
@zakariabaashe3526
@zakariabaashe3526 4 жыл бұрын
@@hassanqassim624 adeer cilmi-giisa ayuu ku shaqaysanaya oo xalal ayuu cunaya mana aha dadka xaaranta cuna sidaa ..... u shaqayso si aad dhimanayn una cibaadayso si aad bari dhimanayso
@weedh3438
@weedh3438 4 жыл бұрын
@@zakariabaashe3526 hadu cilmigisa ku shaqaysanyo miyu uu naxo umadisa dhibataysan een haysan meel ayka kenana 50$ hadu shacbi ka naxayo ragani waa wada danaystayal
@zakariabaashe3526
@zakariabaashe3526 4 жыл бұрын
@@weedh3438 aniguna garn kari maayo sababta ay dadku ay idhoolayaal isaga wada dhigayan l.intaad ka tagtaan ninka 50$ oo walina xoogisa miyadaan arag kuwan dhiig-miiratada ah ee millions-ka cunaya ee af-ka bodhka marsanaya
@weedh3438
@weedh3438 4 жыл бұрын
@@zakariabaashe3526 wllow Horta ragani waa wada siyaasin amiinad na male isaguna kolay kuwasunban la midyahy mid na iyadon wax iga galin kolay waa isma dhaantiyo dhasheedi ragani
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Libaax baad tay Dr gaboose talo aad uwanagsanna waad usoo jeedisay madaxwaynaha, dadkan difaacaya madaxwaynahana waa dad qabiil kudifaacaya oo diintiiba ilaaway, qofkii khaldanna waala saxayaa, Inshalah Alle xilka hakugu asturo mudane madaxwayne ♥️
@saliganebimaxamedscwscw5005
@saliganebimaxamedscwscw5005 4 жыл бұрын
Masha Allah ale cimriga iyo caqliga hakuu dayo dr gaboose waaba hadii dad dhega le xilka inoo hayaan
@cananugcali1462
@cananugcali1462 4 жыл бұрын
Asc
@cananugcali1462
@cananugcali1462 4 жыл бұрын
Sodhawaw
@cananugcali1462
@cananugcali1462 4 жыл бұрын
Masha allah
@ccasiiscabdisool9720
@ccasiiscabdisool9720 4 жыл бұрын
Dr.gaboose.warbixin.saxah.buu.sheegay.ee.halaqaato
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 4 жыл бұрын
Alle cimriga iyo caqliga hkuu barakeeyo DR
@maxamedmaslax6635
@maxamedmaslax6635 4 жыл бұрын
Run ayuu ka hadlay gaboose Ninka raggi marbu hadla markana hadal runa ayuu sheega Alle s.liland haka dhigo kuwa isku duuban Inta calanka s.liland aan wadaahno Lilke ha ila dhaafin💚💚💬💬💬❤❤
@sayidulcaarifin7674
@sayidulcaarifin7674 4 жыл бұрын
Mansha allah dr siyaasi gaboose halyay qaran walee allah hibuu ku siiyay ee nahogaami
@abdihakinmohamoud6049
@abdihakinmohamoud6049 4 жыл бұрын
Passionate✋
@AhmedMohamed-vr1ue
@AhmedMohamed-vr1ue 4 жыл бұрын
Asc mudane dr gaboose Allah ha ka jazaa'i siiyo sidaad isku xilqaaday talada iyo tusaalaha diin iyo xigmad ku dhisan
@sadamtravelagency2393
@sadamtravelagency2393 4 жыл бұрын
qudbada gaboose waxaa iiga muuqata hadaladii C/rizaaq Tera "
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 4 жыл бұрын
Inshallah muuse will listen to you and thanks for your opinion
@mudanali2550
@mudanali2550 4 жыл бұрын
Maasha allaah Gaboose🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹Uhiili Dalka iyo Masaakiinta lagu ciyaarayo🧠🧠🧠🧠🧠✍🏼✍🏼✍🏼
@aaminashcumar9858
@aaminashcumar9858 4 жыл бұрын
Asc alle hakuxafido
@hanaibrahim8481
@hanaibrahim8481 4 жыл бұрын
subxaanalaa ilahayow iskayojaclaysii
@mukhtaarfarxaan839
@mukhtaarfarxaan839 4 жыл бұрын
dr jooji calaa calka
@xamdafidhin1249
@xamdafidhin1249 4 жыл бұрын
Illahayow madaxda xaaqa garanzi aamiin aamin shicibkana saamirka uu siiyadi aamiin aamiin
@drsnajma7841
@drsnajma7841 4 жыл бұрын
Dr that true keep going
@aminafarah1457
@aminafarah1457 4 жыл бұрын
maanshaa alaah ilaahey ha ku xafido Dr. Gaboose!
@maajidayeh727
@maajidayeh727 4 жыл бұрын
Hogaan Xal Qaran u Noqon kara Somaliland. And deserve from any other one
@laylarooble4442
@laylarooble4442 4 жыл бұрын
Thanks hno
@AhmedHassan-ok1bk
@AhmedHassan-ok1bk 4 жыл бұрын
allow dalka noo hagaaji 💖💖💖💖❤❤💜💜💜💜💚💜💜💜❤❤🖤🖤
@mohamedcaatif6757
@mohamedcaatif6757 4 жыл бұрын
MASHAALLAH DR.Gaboose waa Aqooyahan wax badan oo qaranka Somaliland bur bur kuso aadan arkaya Allah cilmigiisa ha ubarakeeyo
@jimcalexeef6076
@jimcalexeef6076 4 жыл бұрын
Mnsh allaah waa dr maxamed abdi gaboose guul guul
@husseinibrahimumal6314
@husseinibrahimumal6314 4 жыл бұрын
masha alalh waa qudbadiii sanadka best speech
@maxameddaaud3358
@maxameddaaud3358 6 ай бұрын
Masha Allah ♥️ ♥️
@leilaosman1429
@leilaosman1429 4 жыл бұрын
Wasax waruti 👍🙏
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 4 жыл бұрын
Waan ku raacsanahey Dr.mohamed Abdi Gabose arimaha xasaasiga ah ee uu ka hadley
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 4 жыл бұрын
Dr Mohamed Abdi gaboose hogaamiye shicibkiisu ka hiiliyeen weeye maalin uun ayuu hankaaga madaxwayne kuu rumoobi gaboose dadka reer Somaliland inta caafmadka qabtaana way kula jiraan guulayso mudane👊👏✌💪
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 4 жыл бұрын
Maanshaa Allah Guul gaboose🤙
@asaldhalad4503
@asaldhalad4503 4 жыл бұрын
geesi runta kahadlay
@AsliMahamed-eb7yy
@AsliMahamed-eb7yy 6 ай бұрын
Ilahaw badbaado.yeeel.amiin
@hamzegalool102
@hamzegalool102 4 жыл бұрын
Gaboose Hadduu mar uun Odhan lahaa Caare wuu Khaldan Yahey Aniguna isaga waan u Garaabi lahaa... Laakiin iminka Dhaliishiisu dhinacbey ka raran tahey.. Reerkiisii ayuunbuu raacey.. Runtiina intan waan uga han weynaa. Waxey ila tahey wixiisu waa ismuujin Kursiga Wadani ee Ciro ayuu ku socdaa... we will see time wud tell. Viva Somaliland
@sarahamaar6420
@sarahamaar6420 4 жыл бұрын
waa qabyaaldiisatr qarsoona
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Hamse... gaboose isha ayaad ka toogatay. waad la heshay xabada.
@farxaancabdi3600
@farxaancabdi3600 4 жыл бұрын
Maash allh dr gaboose
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 жыл бұрын
Doctor Gaboose Wuxuu u hadlay si milgo iyo maamuus leh. Runtii waa nin Aqoonyahan ah oo waayo arag ah. Dadka somaliland waa dad wada dhashay oo ay tahay in la mideeyo oo aan loo kala abtirin. Alle caqliga iyo cimriga hakuu barakeeyo dr gaboose.
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
hadal nin wayn ayuu jeediyay dr gaboose
@dhalfanaanchannel9207
@dhalfanaanchannel9207 4 жыл бұрын
geesi geesi dhalay dr.gaboose hadal dhaxal gal ah oo nin wayni ku hadlad jeedisay lkn adigana adeer waxaan ka codsanaya inaad dadkaga si naxariis leh ugu jabiso tigidhka cisbitalkaga haldoor mahadsanid
@maxamuudsoomaali2201
@maxamuudsoomaali2201 Жыл бұрын
Asc. Dhulbahante ..wa tashaday
@ugaaskageesk4893
@ugaaskageesk4893 4 жыл бұрын
50$ ee bisha lagula baryayo maad dadka uga naxdid hadaad shicib u damwanayso dantada wax kaa hor jogsadene wax noo sheg dr
@maanka9712
@maanka9712 4 жыл бұрын
UGAASKA Geesk Wall mashaqadiisuu bilaash kaga dhigaa kuwii xaqa kugu lahaaba lahadli weydaye
@qayreahmet7908
@qayreahmet7908 4 жыл бұрын
war waa tuug nio ninkani 1 mint $50. ciduuu u shaqeyanna waa dad waal walan dadka washa inta badana waa dad aan waxba haysan🙄
@Burcawi24
@Burcawi24 4 жыл бұрын
hamze Ahmed haday sidaasi jirto waxa wanagsan inu u tudho dadka jilicsan iskuna dayo inuu xoogisa ugu tabaruco dadkan awoodin inay iska bixiyan lacagta lagu shay baadhayo
@filsancawad208
@filsancawad208 4 жыл бұрын
Markuu dhakhtRka dhisayY xagaa joogty waa shaqai isaga is xil qamaay oo dhakhtar dhisay ka fiicn kuwa dowlada baahiyo badan oo dibada loo aadi lahaana dabaraya makafakarty qarashka ku bxy isagoo shaqsi ah. Waligaa aragtidaada ha fogaato wll qofka wanagiisana sheeg xumaantiisana sheeg. Ama dadka burashka xaarkale kala fariiso
@cabdiqadirmaxamed8309
@cabdiqadirmaxamed8309 4 жыл бұрын
Islasnbaa tidhi ninka lagu arko asagoo dogtoora boqol iyo dheerad kun haduu madax waynae haduu noqda tolow imisa ha la igu arko ayuu odhan doona !!!!??????
@mustafeshalle5732
@mustafeshalle5732 4 жыл бұрын
Muuse biixi ma ogid miyaaa 1000dollar in lagu arko
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 4 жыл бұрын
Wallee hadalka lakala oran og
@ahmedelmi1237
@ahmedelmi1237 4 жыл бұрын
Ahmed ganaje waa hadal waayeel iyo mid waayo arag hadii wax lagu qaato
@zaraosman4226
@zaraosman4226 4 жыл бұрын
Masha Allah dr
@kayseomar8397
@kayseomar8397 4 жыл бұрын
Xaqii garxajis doon waxaba kaamagelin sool iyo awdal
@khadraosman1724
@khadraosman1724 Жыл бұрын
Mashallah thank, you are first somaliland who talk justice, I am dhulbahante lady
@khadraosman1724
@khadraosman1724 Жыл бұрын
Somali man forget Allah but all you will meet all
@khadraosman1724
@khadraosman1724 Жыл бұрын
Only Israel shoots civilians who want express their feelings
@abdulrahmanmilford5472
@abdulrahmanmilford5472 4 жыл бұрын
Cadawga Somaliland waa qofka dulmiga taageera cadaw kale ma leh umadu
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 4 жыл бұрын
masha Allah dr gaboose waa geesi aan qaban guuleyso ooo noo noqo madaxweyne qaranka somaliland kaama maarmayo aqoontaada iyo cilmiga siyaasada aad u leedahay noolow noolow gaboose
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 4 жыл бұрын
dhakhtarkaga ka bilow oo dadka danyarta ah lacagta ka jabi
@ibrahimabdirahman9586
@ibrahimabdirahman9586 4 жыл бұрын
Dhakhtarkiisa isaga ayaa leh oo sida uu doono ayuu ka yeelayaa ee Muuse Somaliland ma isaga ayaa leh? Caqliga ka shaqaysii sxb.
@haykaldalmar9125
@haykaldalmar9125 4 жыл бұрын
@@ibrahimabdirahman9586 marka ma haku tacadiyo dadka ayaa leeday cadaalad waad ka hadlaysaa
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 4 жыл бұрын
@@ibrahimabdirahman9586 nin walba intu hayo hadi u dhinaca khayrka leh umaro wa wx inowada dana
@shandarawoshaarbolibaaxle4734
@shandarawoshaarbolibaaxle4734 4 жыл бұрын
@@haykaldalmar9125_qofku wxuu isagu gaarka uleeyahay ikhtiyaarkeda isagaa leh cadaalad iyo cadaalad daro wna isaga iyo allihii blse ta cadaalad mooye aan wxkle ubaahneyni wa wxa umadii wada leedahy ee taladeeda laguu igmado sida ta muuse loodhiibtay ee hogaaminta qaranka lawada leeyahaya_
@abdiqanimusa8955
@abdiqanimusa8955 4 жыл бұрын
Dhakhtarka islaan saddex ubad ahi u waalan yihiin aan midkoodna $50 ee tigidhka aan ka dhaafin sawir madaxa ahna udiraya oo midkiiba $120 we hadaanay intaa sidanin aan afka ukala furaynin muxuu umad kale uga damqanin
@qaali4589
@qaali4589 Жыл бұрын
Mxa ka danbeeyay muuse waan jecelay shalay iyo maanta
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Horta gaboose isagu haw naxariisto oo haka daa tigidhka 40$ ka deg degaana 50$ markaa cidna waxkasheeg qof og in uu Rabbigii hor istaagayo umadiisa wuu u naxariitaaye Adigu is xisaabi intaan lagu xisaabin ☝☝
@malyunabdille4258
@malyunabdille4258 4 жыл бұрын
Mansha alaah Dr gabose nolow Nin raged run sheeg kkkkkk sx
@raabimajiid9709
@raabimajiid9709 4 жыл бұрын
Mansha allah waa kaas hadlay haldoorkii somaliland Dr Gaboose anigo ah tageerayasha xisbiga kulmiye balse hada ka soo hor jeeda habka wax u socdaan
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 4 жыл бұрын
Walahay waligay waxan aha kulmie lkn gaboose wan tageraya
@samiaabdi2018
@samiaabdi2018 4 жыл бұрын
thanks,wall
@MAILMAFIA
@MAILMAFIA 4 жыл бұрын
He shouldn't read letter but speak from his heart....this is not a someone who speaking from hart....I agree mostly everything he said but my advice to him is dont read letter next time.
@hayadmohamud990
@hayadmohamud990 4 жыл бұрын
Axmed Cbdi : before you speak know who you are talking about and his biography. To deliver vital point of his peach across the nation, he read some important points and made eye contact at the same time, so if you can’t see that because of your arrogant, then be as illiterate as you sound. Viva Dr. Goboose,.
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 4 жыл бұрын
If you don't have nothing to say PLEASE SHUT UP
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 4 жыл бұрын
Axmed abdi. If you don't have nothing to say PLEASE SHUT UP
@yunana2161
@yunana2161 4 жыл бұрын
Waa Goorma Hadalaysa Ka dhab Ma Tahay
@mustafemohamoud1120
@mustafemohamoud1120 4 жыл бұрын
Dr Gaboose aqoonyahan somaliyed
@zultanphotography9737
@zultanphotography9737 4 жыл бұрын
Xaalku waa xunyey Alleh Ha sahlo
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 4 жыл бұрын
Xaalku caadi caadi
@abdirahiinmahamout2564
@abdirahiinmahamout2564 4 жыл бұрын
Waxa uu u hadlay si codkar nimaa incha allh waxan rajaynaynaa inu noqdo muuse nin wax ku qaata qaylada iyo dhawaaqa shacabkiisa
@sharmaarkeayaanle8244
@sharmaarkeayaanle8244 4 жыл бұрын
AllaHyaaBaarik adeer
@dr.m.boodayewargaleen4168
@dr.m.boodayewargaleen4168 4 жыл бұрын
Muwaadinimo habeena kumayiihoyan waxad sheegaysaa. BEEN ILAHAY DADKA HAKAA QABTO ISHALA. QANDARAAS XAMARA AYAAD SOQADATAYE. SOOMALI LAAN WAXBA KAMA QAADAYSID ADIGIYO QAYIIRKA TONEE HADALIN
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 4 жыл бұрын
Subxaanalaah waa odaygii intuu kaadhka 50$ kujaro haddana odhanjiray waxbakamaqabankaro!!! muuse intaanad maagin adigu unaxariisaanku odhanlahaa bulshaddada.
@farhanahmed1362
@farhanahmed1362 4 жыл бұрын
Maa shaqadisu kaga dhiga bilash kuwi aad xaqa ugu lehayd inay cafimad bilasha kugu siyaan cashurtada mad ka hadashid
@mohammedmohad3173
@mohammedmohad3173 4 жыл бұрын
Anigu reer puntaland ayaan ahay drka waxaan leeyahay saan wax sheegis maahan ee dadka ayaad kicinayaa kadaa soomaliland waa nabad waxba kuu tarimayso burburka soomaliland muuse soomaliland maleh ee dadka soomaliland ayaa iska leh biri ayuu tagayaa muuse haduu qalaaaso dhoco xagee ku badbaadaysaa hada lakiin harka dawlada ayaad harsanaysaa dhibaato waxay tahay koofurta soomaliya ka warayso soomaliland waa meesha ugu dr badan soomaliwayn waana meesha ugu aqoon yahan badan
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo taladaada
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 4 жыл бұрын
aad baad wll ugu mahadsantahay sida fiican ee somalinimada iyo wll nimada leh ee ad u hadashay iyo sida kale ee fiican ee ad u fahamtay hadlaka ninkan odaga ah ee dhagaraysan ee isku dirka iyo kicinta isugu jira.
@Nour-abdalle
@Nour-abdalle 4 жыл бұрын
Well done dr 👏👏
@abdifatahsanca8984
@abdifatahsanca8984 4 жыл бұрын
Anaa kula aragtiya gaboose saansaanka ii muuqda ayaa ah dhabbihii burbur dawladnimo inuu toos uqaadday md biixi
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 4 жыл бұрын
Talow gaboose maxaa keenay maanta inuu soo kaco walee waxwayn baa qaldan 😥
@jamacfarax3753
@jamacfarax3753 4 жыл бұрын
Bar ama Baro 🤗🤗🤗wahi waa runti
@jamacfarax3753
@jamacfarax3753 4 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🧡🧡🧡🧡🧡
@cabdihenry3601
@cabdihenry3601 4 жыл бұрын
muuse w oy😭😭😭😢😢😢
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Bar. Ciro caano fadhi, ayuu kursiga ku haystaaa.
@abdiqanihaaji8207
@abdiqanihaaji8207 4 жыл бұрын
👍🏼👍🏼
@dr.m.boodayewargaleen4168
@dr.m.boodayewargaleen4168 4 жыл бұрын
DR MAX. CABDI GABOOSE HADAAD MUWAADIN TAHAY .DADKA JILICSAN EE REER SOOMALI LAN 50$$. ARAGAAGA KAMAD DHIGTEENE WAAD DHAMILAHAYIID SIDAA WAXADTAHAY. GOFANE DHIIGA REER SOOMALILAAN JAQAAYA. ADIGA. UMADA WAA. INLAGAA XIDHO. DANBIILE QARAN AYAADTAHAY
@huseinmohmud4753
@huseinmohmud4753 4 жыл бұрын
Walee hadal lakala odhan og Ilahayna lakala baryi og
@Diiriyemediapro
@Diiriyemediapro 4 жыл бұрын
Ilahow dalka noo barakee
@Za07Editz
@Za07Editz 4 жыл бұрын
Dr gaboose he is Hero
@aweysxasan6724
@aweysxasan6724 4 жыл бұрын
Dr gaboose wa Dr weyn oo waxa walba og mantana runtii ayuu ka hadley markuu in mudo ah ka amusey xalada dalka uu marayo Dr ilahay haku xafido
@shaaficifaarah2414
@shaaficifaarah2414 4 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay oo aqoonyaha waakaa caqligii saliimka ahaa ee dadka wax garad kaa i Dr gaboose libaax libaax dhalay nice word
@fotbollfaafaale3774
@fotbollfaafaale3774 6 ай бұрын
Woow
@nasirhassan4210
@nasirhassan4210 4 жыл бұрын
Hadal miisaaman oo Somaliland jacayl ka muuqdo In loo jawaabana aan mudnayn
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
Dhakhtarkaaga ka bilow Naxariista Adiguba dantaadad ya ummada ka raacde
@ahmedcabdilaahihinda1959
@ahmedcabdilaahihinda1959 4 жыл бұрын
gaboose waad wanagsantahay lkn madaxweeynaha inbadan waxaad aheedeeyn saaxiibo isku dhow waxaa wanaagsanaa in aad u tagto madaxweenaha oo lataliso lkn in aad saxaafada soo istaagto ma aheeyn
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 4 жыл бұрын
reer miyi jahila uma xumid
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 4 жыл бұрын
Somaliland problem aya jira: odayaal gaboobay o u baahan inay retire galaan ba meesha ka xaadisa.. kan iyo muse bixi iyo ka salebaan gaal iyo etc wa inay gabi ahaantood meesha ka fadhistaan meeshana u baneeyaan kuwa kaleh ee ku xigta.. wa inay fadhistaan odayaasha gaboobay o dhan.. shit.. we are sick of old people and their shit..
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Waar odayaasha xagee inooga fadhiisineysa dhalinyaradu madaxey isla geleyaane
@mahadguray4241
@mahadguray4241 4 жыл бұрын
Dr:gaboose waa waxgaradka tirada yar ee ee ku nool somaliland waxa aanu u hadlay si aan habrasha lahayn oo kalsooni badan alle cimriga ha’u dheereeyee waa geesi qaran ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍❤️❤️👍👍
@amareveira9357
@amareveira9357 4 жыл бұрын
haaa hadal run ah buu sheegay Lkn wax ma garatdu waxay u haysataaan wax xun
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 4 жыл бұрын
Adigu maxaad iskaga dhigaysaa mid umad tudhaale u ah adigoo aragtidaada ka iibiyay weliba lacag aad u badana ka ga iibiyay
@aamohamed5102
@aamohamed5102 4 жыл бұрын
DADKA AAD DAWAYSO EE BUKA MARKAY KUU YIMAADAAN U NAXARIISO , QOF KAA XUN ALLAH MA ABUURIN TIISABA DARYEELAA TU KALE KU DARA.
@user-ks1tx1pd5m
@user-ks1tx1pd5m 4 жыл бұрын
ma shaqadii kijada iyo siyasada ayad kala garan weydey
@filsanaxmed8517
@filsanaxmed8517 4 жыл бұрын
Man sha allah yaa nuugu badala muuse
@filsanaxmed8517
@filsanaxmed8517 4 жыл бұрын
Man sha allah yaa nuugu badala muuse
@isaxaaqhassan3686
@isaxaaqhassan3686 4 жыл бұрын
Dr gabosee waa aqoonyaahaan leex jeclee leeh illahay cimrii dhereer iyo cafiimka ha siiyoo
@mohamoudelmi3366
@mohamoudelmi3366 4 жыл бұрын
waad naga raagtey in badan gaboose
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 4 жыл бұрын
dr gaboose Haduu dalka iyo dadka Dan kaleeyahy Dadka masaakiinta ah haka jabiyo tigidhka
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 4 жыл бұрын
War maanta libaaxi baa hadlaya dr gaboose awoowe jir oo joog
@maxedsal5102
@maxedsal5102 4 жыл бұрын
wllo inaga qabyalada walahi nimankani waa siyaasiyino nin walba caruurta uu dhalay ayuu u shaqaynayaaye xataa caruurta walaalkood dhalo albaabka lagama fure
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 4 жыл бұрын
@@maxedsal5102 hhhhh hno adiguba kamad furten e yeelakaded hadana ee maanta dr gabose kol haduu libaaxi hadlay wali raja la qabaa la qabso qabyalada
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Haduu xaaladii dalka uu ka hadlay dr gaboose wllahi siyaasi ka il dheeri ma jiro ayaan filayaa ilaahaw nabda noo ilaali
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
Ilahay hadad ka baqayso reerkaga ayaa kacdoon wada hy ba gabiu inta dibada joogta jahbada lacag u uriirisaa kuwas maxad uga hadli wayday? Meelkasta reerkina dab la wareegaya lkn horana wan u sheegay dalku subeer awal uun ka burburi mayo tas ogada balayada ad radinaysan
@user-xo4bo9jg6e
@user-xo4bo9jg6e 4 жыл бұрын
Xanuun garxajis
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 4 жыл бұрын
Silaanyo guule wuxu isku hayey Somali land oo dhan adna waad kaladirtay Guul somaliland guul garxajis
@sagalasadmaxamed3367
@sagalasadmaxamed3367 4 жыл бұрын
Wlhy runta ka hadashay Dr gabose
@nimcaanxasan829
@nimcaanxasan829 3 жыл бұрын
Woooow halyey walee gabose nin jira weeye
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 4 жыл бұрын
afka kala bax Sanaag bari iyo Sool duli yahow dhulkaas waa dhul Daarood waanna puntland.
@waaberilyrics9150
@waaberilyrics9150 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁
@sagalasadmaxamed3367
@sagalasadmaxamed3367 4 жыл бұрын
Dr gabbose sifican o wacan ula talisay muse bixi e wa inu qato hadi u qof cadiya yahay
@xamdamaxamed7245
@xamdamaxamed7245 4 жыл бұрын
Ninkan hadlaya horta waanada aduu iskabilow adeer unaxariiso dadka buka eed lacag aanay helikarin kudhibayso subaxana la a wali dhakhtar la qiimaa soomaliland kuman arag
@ibrahimabdirahman9586
@ibrahimabdirahman9586 4 жыл бұрын
Dhakhtarkiisa isaga ayaa leh oo sida uu doono ayuu ka yeelayaa ee Muuse Somaliland ma isaga ayaa leh? Caqliga ka shaqaysii sxb.
@updyrahmaanmer3459
@updyrahmaanmer3459 4 жыл бұрын
Ibrahim Abdirahman izka amus sacyahow
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
@@updyrahmaanmer3459 runtuu kuu sheegee maxaa ku cayday😗
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 4 жыл бұрын
@@ibrahimabdirahman9586 siduu doono ma yeeli karo waa inuu umadda ilaaliyaa oo u miskiinka u naxariistaa. Haddii kale muxuu cid kale wax uga sheegi.
@deqayusuf3310
@deqayusuf3310 4 жыл бұрын
Xaasid baad tahay adoo kalaa kabuuxu reerkiina qanakad tutu haysato ayuu caqligooda xun wax sheegayaa ee u hanbalyee geesiga
@ahmedasad.2023
@ahmedasad.2023 4 жыл бұрын
dhug IYO dhego dheeraada uyeelo tabashada bulshada darafyada IYO kuwa gudaaba xaalcad kabixi hadaladii taliyahaaga Hadi aanad kulasocon kumaamul umada wllo ah sinaan IYO cadaalad kadaa wadanka burburka horta leh ee aad kuwado ka ilaali umadaad dhexda utahy nin jeclsysiga IYO qoqobka dhexdooda dadbaad fogaysay oo aanad ogolayn inay kunoolaadan Somaliland lkn illahaybaa kubeeray oo iyaga kadhigay dhidibada kutaaganyahy qarznkasomaliland iyagoon hadana wax mastaba aaan kulahayn Somaliland she. deeda hadana wax illawila. ayahiin waxay dhiseen inay gacantooda kuburburto oo halkaana warkaraaco waaayo aduunka war IYO sheeko ayaaa kahafha wbillahi towfiiq
@MccIAlove
@MccIAlove 4 жыл бұрын
Waar oradoo dhakhtarka kashaqayso oo umada si hagaagsan wax ugu qabo hadal hakashaqayne oo umada masaakiinta ah lacagta kayaree
@warboo1
@warboo1 4 жыл бұрын
Nuxurka qudbadda in uu qofku ka dhiibto fakirkiisa ayaa wanaagsan, haddiise lagu mashquulo masaakiin buu lacag ka qaadaa waa mushaakil, Dr.ka beesha caalamka wax masiiso hanti dadka ka dhaxeysana ma hayo mas’uulna kama aha, danyarta dowladda hasoo maraan ileyn ayadaa naga wada mas’uul ahe. Dhibaatada ina haysataa qof walba isagoo xumihii arkaya ayuu difaacayaa Allow sahal amuuraha.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
sidaa ba wax loo saxaa Dr Gaboose Hada qabiil muu odhan baa wadnaka yeshey siyaasiyiin buu yadhi waa ka caqliga wanaagsni eee laga rabey xisbiga qudhumiye ee wadani ee yadhii reeraa haystaa somalialnd siddaa baay ku hali laahaayen taageero lakiin xisbiga wadani wax baa ku yadhi qabiil baad wax ku hali xisbiyada wa in la furaa si loo waayo xisbiga wadani iyo kulmiye why xisbiga wadani intuu kusoo biirey xisbiyada qabiilka wayenaadey iyo caayda somaliland wanan hubaa aniga shaqsi ahan in ciro iyo ina buuba la xidhan yahiin Farmajo waxaana cadey u ah Qadar baay tageen waliba buuba waa cadstey lakiin Ciro waa qarsadey Qadarna iyaad maamusha Farmajo wakiilkoodana waa Fahad aina aan kaag soo horjeedo kulmiye waxa wayee wagii xirsi gaab talinayayey wadanak waa la boobey cadaald xumo badanaa waay dhacdey kolka ta aawogeed waa in lagu ciqaba in kulmiyana na dhaafo insha alalah waxa so anoqan xisbigii udub kii Gaboose iyo xisbogii xaqsoor
@ibrahimmohamed5984
@ibrahimmohamed5984 4 жыл бұрын
mr gobose hayley qaran
@shamsaomar9076
@shamsaomar9076 4 жыл бұрын
Aftahan-nimadu waa hibo illhY bixiyo mnsha allH. Tima-cadde wxu yiri dadkaan lahadlayaa,baan lahayn dux iyo Iidaan☝🤔
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 4 жыл бұрын
Xamaasaddii qabiil ayaa isna qaaday. In badan buu is xajiyee. Oo dariiqii reerkooda ayuu isna cagta saaray. Mise abtigii Farmaajo ayaa Xamar kala soo hadlay?
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 37 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Muuse Biixi oo jawaab kulul u diray Xasan Sheekh
12:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 139 М.
Maxaa lagu xasuusan doonaa  Dr Gaboose ?
6:22
SAAB TV
Рет қаралды 223 М.
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Jawaab Siiyay Dr:Gaboose
1:30
Bulsho News
Рет қаралды 14 М.
Gabay: (GUDGUDE) Maxamed Ibraahin Warsame "Hadraawi"
24:39
Sayid-Axmed Dhegey
Рет қаралды 84 М.
Maxaa keena cudurka Kansalka ?   Dr Gabboose oo talooyin soo jeediyay.
43:44
DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/2aad
56:08
MM Somali TV
Рет қаралды 93 М.
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 37 МЛН