Dr. Gaboose oo ka waramaya Maskaxda iyo Qaybaha kale ee jidhku siday u wada shaqeeyaan.

  Рет қаралды 65,062

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

2 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 71
@jamaabdinasir3001
@jamaabdinasir3001 2 жыл бұрын
JasaakAllah khayr DR , hal buug ah inaad dhaxal nooga tagto ayaan aad ujeclaan lahaa runtii
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 жыл бұрын
Waa fikir wngsn wll
@aqoonsichannel6098
@aqoonsichannel6098 2 жыл бұрын
Allah cilmiga hakuu barakeeyo dre cilmiga intaa iyo inkabadanba inad noosoogusbsn rajynynaa
@ustadmohamedhashihydar7242
@ustadmohamedhashihydar7242 2 жыл бұрын
Manshalaah dr allah hakubarkeeyo cilmi baad noo faaiidaysay halkaas nooga sii wad
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ..
@mboyz7339
@mboyz7339 2 жыл бұрын
Mashallah waa qof aqoon le adeero gaboose Thanks ilaahay ha ku barakeeyo cimriga
@ayansidow4
@ayansidow4 2 жыл бұрын
Allaahu. Akbar kabiiraa. Alxmdulilahi kasiiraaa Wa.subxaana.laahi.bugratan.wa.asiilaa. Thank you 🙏 Dr gaboose. Ilaahay Ha ku. Barakeeyo
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 2 жыл бұрын
Mansha alaah dr gaboose qalbiyada ayuu la hadlayaa
@ibrahimahmed9424
@ibrahimahmed9424 Жыл бұрын
Mahadsanid Dr nolosha jidhka dhulka ayay ku xidhantay qalbiga iyo caqligana waa ta kaa maqan adi udhwaanshaha allé ayay ku xidhantay.... &
@yaxyecige3163
@yaxyecige3163 2 жыл бұрын
Masha allah ALLE haka abaalmariyo DRka cilmiguu noofaaiidaynayo
@maryanl804
@maryanl804 2 жыл бұрын
Jasakalahu kheyr
@nashaatabdirahmaan4404
@nashaatabdirahmaan4404 Жыл бұрын
Mashallh ilaahay cilmigaaga iyo aqoontooda DR.Gaboose.
@fatimajama4838
@fatimajama4838 2 жыл бұрын
Masha allaah xigmad wanaagsan weeye ajarkeed allaha ku siiyo
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 2 жыл бұрын
The brain is divided into 2 parts The emotional part The thinking , logical , rational and linguistic part
@laandheere7338
@laandheere7338 2 жыл бұрын
NIN DHAKHTARKA AF SOMALI KU HADLIN ENGLISH MA CILMI BAA MOODAY WA LUQA. Afqalad aqon Mahan
@ashaibrahim5969
@ashaibrahim5969 6 ай бұрын
Pp😢😅
@mubaarakadam5114
@mubaarakadam5114 6 ай бұрын
The brain is divided in 5 parts that's your homework
@cabdiraxmansiciid9857
@cabdiraxmansiciid9857 2 жыл бұрын
MashaLh dr nooso badi muxadirada ku saabsan awooda alaah
@mohamedabdi634
@mohamedabdi634 2 жыл бұрын
Masha allah
@khadijac9841
@khadijac9841 2 жыл бұрын
Subxaanallah Alxamdulillah ALLAHU AKBAR 😥😥
@garyaqaanmaano3373
@garyaqaanmaano3373 Жыл бұрын
Mashallha
@Nourmohamedabdi
@Nourmohamedabdi 2 жыл бұрын
Shikh maca dr alla ha barakeeyo
@hoddoomer2727
@hoddoomer2727 2 жыл бұрын
Mansha alah
@kooshaji2519
@kooshaji2519 2 жыл бұрын
Subahan allah
@munomohmed1437
@munomohmed1437 2 жыл бұрын
Manshala manshala Dr Anu maridaweyay manshaa irbadi uhoraysay ee aan qato ayan ku dawaobay mansha wan u duceyaai ilahow cirga iyo caqliga u barakee
@fatimajama4838
@fatimajama4838 2 жыл бұрын
Allaahu akbar allaha ku xafido
@Cawaale131
@Cawaale131 2 жыл бұрын
Allaahu akbar ilaahay awoodiisu cajiibsanaa
@guleidhasan816
@guleidhasan816 2 жыл бұрын
Wan cabsaday runtii sidan ismodayno iyo sidan nahay subxanallah
@qadancabdi7653
@qadancabdi7653 2 жыл бұрын
Mashallah Dr gaboose waxa uu isku darsaday cilmi diin iyo maadiya ilahay haynobabiyo isagoo kale madahadsanid Dr gaboose
@abdiazizcabeeye2597
@abdiazizcabeeye2597 Жыл бұрын
Allah ba xumaan ka fog Allah baa mahad leh Allah baa weyn waa tusaale ku cibro qaadasho mudan qof dhan sidii ukuntii loo ilaalinayo hadana si daan u mooga nahay nimcooyin ka Allah dr gaboose Allaha cimriga iyo caafimaadka kuu barakeeyo Allaha ka abaal mariyo
@rudwaan
@rudwaan 2 жыл бұрын
Dr gaboose aad ayaad ugu mahadsan thy Aqoontada aad noo soo gudbiisay, muuqalo ku saabsan jidhka bilaadaanka caafimaadkiisa noo soo gudb
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 жыл бұрын
Dr.Gaboose waxaa la rabey inuu xilligaan soo saaro 300____500.Arday oo soomaali ah gabdho iyo wiil oo maskaxda iyo xididada ku takhasusay.
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 2 жыл бұрын
Allah ku sharfo Dr gaboose
@maxamedabdurahman9549
@maxamedabdurahman9549 2 жыл бұрын
Subxanalah walxamdulilaah Wallaahu Akbar
@mahamedganay5851
@mahamedganay5851 2 жыл бұрын
Manshlla Manshlla
@wax_barad
@wax_barad 2 жыл бұрын
Waxaanu nahay channel cusub oo doonaya inuu ka qayb qaato kacdoonka cilmi ee dhallinta soomaaliyeed, waxa aanu soo gudbinaa video-yo xambaarsan xoggo ku saabsan taariikh, luqado, bulshooyin, falanqayn buugaag iwm. Fadlan nagu soo biira ama na soo eega mar, fadlan taageeradiinu waa noo muhiim.
@abdiaziizyaasiin1664
@abdiaziizyaasiin1664 2 жыл бұрын
Allow,
@abdigah5364
@abdigah5364 2 жыл бұрын
Nature qof yidhaahda muu dafirin jiritaanka Rabbi ee waxa nature loola jeeda yacni waa wax aanu bani-Adam samayn. Marna waxa loola jeeda Rabbi oo natural waa Rabbani
@XOGSIDEMEDIA1
@XOGSIDEMEDIA1 2 жыл бұрын
Dr Goboose waa Hanti umadeed
@daudabdirashidawil4419
@daudabdirashidawil4419 2 жыл бұрын
Muda dheer buu ilaahy dhulkiyo samada diyaarinayay
@abdifattahibrahimisse422
@abdifattahibrahimisse422 2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@cabdixayiali4041
@cabdixayiali4041 2 жыл бұрын
Soo maalidu diintooda Inta taqaana weey yartahay ninkan ilaaheey ugafay beey leeyihiin maashaa allah wayo illah waxba kuma rafaado sameeysin kiisa asaguna waad maqleeysaan inuu dhahay mudo dheer dheer oo Aad udheer ayaa dhulka la doyaarinayay waxeey toos uga hor imaaneeysaa aayadii qur aan ka aheeyd ee dha heeysay 6maalmood baa lagu sameeyay
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 жыл бұрын
Dr jiilka cusub Cilmigada ku gur Caqligii io socdaa tahaye.
@ashaaabdimohamed9693
@ashaaabdimohamed9693 2 жыл бұрын
Masha allaah
@user-su7ho7xj7k
@user-su7ho7xj7k Ай бұрын
Allow inoo danbi dhaf hana wa fijin gefkeena iyo geridaan 😢
@axmednasir-de2co
@axmednasir-de2co 5 ай бұрын
0:47
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 ай бұрын
Iskuaragti maahin isha waxay ujedo ilalo kadhan hadana ladhahaa
@abdigah5364
@abdigah5364 2 жыл бұрын
KKKKK adeero maanta cilmigii iyo dhakhtarnimada waa iska dhaafay oo suufi cartamaya ayuu u xuub-tillaacsaday. Alle haw barakeeyo afkaarta suufinimada ah
@hussenhassan920
@hussenhassan920 2 жыл бұрын
BENAALE.
@omarismail1123
@omarismail1123 2 жыл бұрын
Shikhaan su aal weydisanlahaa ya igu xiro
@khaliilcabdiraxmaam1510
@khaliilcabdiraxmaam1510 2 жыл бұрын
Ninkani cilmi uu hayaa lkn Caadooyin bini adem-nimada ka fog ayan ku arkay
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
Oo maxaya kolay hadashee.
@politicalissues9593
@politicalissues9593 2 жыл бұрын
Waa runta hadashe wax na dheh
@khaliilcabdiraxmaam1510
@khaliilcabdiraxmaam1510 2 жыл бұрын
🤣😂 Yaaan la dacaroon waa la doogi doonaaye Hospital kisa ninkii tagay ee u fiirsada xaalada dadnimo ee ka jirta ayuunba garanaya waxan u jedo🔥🔥
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
@@mericanbadass5299 Adigaa is sheegay- marka Geel loo heesayo, maxaad Gorayo ugu heesta!.
@adansaid961
@adansaid961 2 жыл бұрын
Kani.waxba.ma.yaqaan.africa.buu.wax.ku.bartay
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
Cilmi diin iyo maadiba wuu leeyahay waana qof Allah hiisa jecel mansha allah.
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 2 жыл бұрын
Xaasid maa yaflax
@abdibaasidfarsamo98
@abdibaasidfarsamo98 2 жыл бұрын
Xaarow adigu maxa taqana
@smukkedukke4291
@smukkedukke4291 2 жыл бұрын
Sidee u taqaan aqoonta. Afrika maad inkirsantahey in ay joogtaan dad aqoon yahan ah
@handle737
@handle737 2 жыл бұрын
Cilmigu maaaha qaarada ee sida wax loo barto Runtii
Neerfaha Dr.Maxamed Cabdi Gaboose
49:34
True Cable Tv
Рет қаралды 142 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 1,6 МЛН
DELETE TOXICITY = 5 LEGENDARY STARR DROPS!
02:20
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
$10,000 Every Day You Survive In The Wilderness
26:44
MrBeast
Рет қаралды 138 МЛН
DR CUNAAYE MUQDISHO MAXAAD KA TAQAAN
40:56
HANOOLAATO
Рет қаралды 39 М.
Dr.Yacquub oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
34:50
DHAKHTARKA GAARKA AH EE CARUURTA IYO XANUUNKA NEEFTA
21:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,9 М.
Maxaa Keena Daalka Maskaxda | Sheekh  Mustafe Xaaji  Ismaciil
10:12
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 35 М.
Wareysi Xaasaasi Dr.Maxamed Cabdi Gaboose Qaybtii Koowaad
38:32
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 1,6 МЛН