Dr.Yacquub oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto

  Рет қаралды 27,613

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

2 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 93
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@Nasteeexo
@Nasteeexo Жыл бұрын
Amiiiiin
@cabdikariimfarxaan9988
@cabdikariimfarxaan9988 2 жыл бұрын
Masha allh alle ha kubaraakeyo cilmiga iyo cimrigaba, faahfaahinta aad nasiisey ee ku saabsan xanuunka maskaxda ,qabta labaad soodaa insha allh
@laarr6362
@laarr6362 2 жыл бұрын
Masha allah doctor yacquub Waa doctor aqoon fiican u leh xanuunada maskaxda 2021 Ayaan u geeyey gabadh aan adeer u ahay wuxuu waraysanaayey labo saacadood daawona wuu u qoray alxamdulilah Rabbina waa ku caafiyay Allah ha xifdiyo oo ha ku barakeeyo walaal
@hodanali1915
@hodanali1915 2 жыл бұрын
Asc wll walshy ayaa xanuusan oo leh waan isdilya sbbto ah waxy ledahy aduunka ii eryanayaa wll halku kuyaala dhakhtarkani Wll ado rali ah fahfahiin mad iga siin karta
@laarr6362
@laarr6362 2 жыл бұрын
@@hodanali1915 walaal marka hore Allah (swt) ha caafiyo walaalo Walaal anigu canada 🇨🇦 ayaan jogaa 2021kii ayaan tegay oo aan ugeeyay gabadha wuxuu kuyaala magalada hargaisa khasatan Indhabirta jidka ayuu saaran yahay sign kiisa oo wayn Ayaa jidka kuyaala Dr yacquub baa kuqoran xanuunada maskaxda
@hodanali1915
@hodanali1915 2 жыл бұрын
@@laarr6362 amiin wll Haaye insha Allah
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
@Hodan Ali walaal meel kastoo joogtaba sida ugu dhaqsaha badan Quraan u saar dhaqtarna u gee waayo waxa ay ka cabanayso waa delusional dusorder or paranoid waana serous mental health disorder marka intaysan ku dhufan halaga gaaro Allaha caafiyo. Dadkeena xanuunada madaxa aad ayay u qarsadaan haday wax bartaan iyo hadaysan wax aqoonba. Plwase gabadha caawinaad degdeg ah ayay u baahan tahay ee ka gaara. Meel kastoo joogtaanba dhaqtar wuu jiraa. Nuhiim xataa ma aha hadaadan heli karin dhaqtar dhimirka ku taqasusay waayo any dhaqtar wuusoo qaatay basic knowldege about mental health disorder. Markay roonaato kadib dhaqtarka maskaxda la raadiya laakiin hada caafimaadkeeda maskaxda badbaadiya.
@xafsaxasan1176
@xafsaxasan1176 2 жыл бұрын
Wll dalkee jooga wan u baahnay drka
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 Жыл бұрын
Dr Yacquub Allaah barakeeyo.waxaan ahay nin 22 sanadood la shaqeynaya bukaanka cudurada maanka qaba ee UK, runtii ma arag dhaqtar siduu bulshada ugu sharxay cudurkaan ugu sharxay. Si wanaagsan buu luqadeena macaan oo fudud ugu deeqsiiyay. Mahadsanid Ditoore iyo TV kan.
@frau6191
@frau6191 Жыл бұрын
Walal aniga xage kalaso xariira
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 Жыл бұрын
Walaal ma dhakhtarka ayaad la hadleesaa mise aniga?
@frau6191
@frau6191 Жыл бұрын
@@abdulkadirmohamed5332 adiga walal ban kula hadlaya
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 Жыл бұрын
Walaal adiga xagee baad joogtaa?
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 Жыл бұрын
Adiga ii soo sheeg meesha aan kaala soo xiriiro inshaallaah
@Amuun13
@Amuun13 11 ай бұрын
اللهم اشفيني💔
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Ай бұрын
آللهم آمين يارب العآلمين ❤🤲🤲
@Phoenix6Arizona
@Phoenix6Arizona 8 ай бұрын
My mental illness makes me almost disability the bigest problem I’m facing is every time I start job I’m losing why for example I work like a month then I think every one is talking to me looking at me the I quit after 5days I regret why I left or quit my job it happen to me more then 5 times my Allah show me mercy and every one is suffering mental health
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 4 ай бұрын
اللهم آمين يارب العآلمين ❤🤲🤲
@mustafeibrahim7158
@mustafeibrahim7158 Жыл бұрын
mahadsanid dr waxaan jeclaan lahaa in drka uu sheego meesha lagga heli karo si aanu ugu soo gudbino patientka haduu dalka joogo
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 жыл бұрын
Cilmi badan bam kaa faaidey inkasto wali wax igu dhimanyiihin dr yacqub ale haku barakeeyo aquntada iyo sidad wax no fahansisay
@aligaab8521
@aligaab8521 Жыл бұрын
Masha allah so dhawoow dhaqtar
@suheybcamir4487
@suheybcamir4487 2 жыл бұрын
Maashaa Allah waa doctorka qudha ee phd ah ee aan garanayo,kuna takhakhusay maskaxda,noolow dactor,Allaha cimrigaaga dheereeyo aamiin
@faadumomaxamed2626
@faadumomaxamed2626 2 жыл бұрын
Mnsh dr yaquub xgeen kahel plz igu socwiy wllo labrkiz
@baariyoo
@baariyoo 7 ай бұрын
Allaha caafiyo inta xanuunsan ee maskaxda ka xanuunsan. Waa loo baahan yahay dhaqaatiir badan oo xagga caafimaadka madaxa.
@HodanAbdi-by1sc
@HodanAbdi-by1sc 10 ай бұрын
Yaarbi cafimad taam sii qofkii xanusanba
@Nasteeexo
@Nasteeexo Жыл бұрын
Dictorka waan u bahanahay intee ka hela
@sucaaddaahir562
@sucaaddaahir562 Жыл бұрын
Numberkiisa rabaa
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh wlhi wuu iga qosliyay inantaa 15-jirka ah ee suuliga Ka soo bixi wayday xaafadii oo dhan safka dheer galeen markii ay soo baxdayna la dilay
@mohajama8709
@mohajama8709 Жыл бұрын
🤣
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 3 ай бұрын
Walashey baa saas ahaan jirtey shiwa umaleyn jirey😂
@HindaAbdi-es2pt
@HindaAbdi-es2pt 2 ай бұрын
Wll qof baa naga ah sidaa ee dr kan whatsappkiisa nagu caawiya fadlan
@maidamaida1096
@maidamaida1096 3 ай бұрын
Drkan xagee joogaaa wiil baa sidaas loo hayaaa wllky ah eh
@suleimanabdalla6068
@suleimanabdalla6068 2 жыл бұрын
Wall igucawiya dr numberkiisa
@sucaadsaid2513
@sucaadsaid2513 Жыл бұрын
Walle lanbarkiisa igucaawiya
@Nasteeexo
@Nasteeexo Жыл бұрын
Wll mcn igu cawiya dictorkan lanbarkiisa iyo meesha laga helo
@isseraabi7976
@isseraabi7976 10 ай бұрын
Labarkaga iso qor
@ramlaabdirazak19
@ramlaabdirazak19 3 ай бұрын
Wll lamabrkiisa raba dhaqtrkan​@@isseraabi7976
@user-zo7kp8dd1d
@user-zo7kp8dd1d 3 ай бұрын
Intaa kugu soo qoraa wllo​@@isseraabi7976
@lipanfaarah9508
@lipanfaarah9508 2 жыл бұрын
Dadkii waxa waalay waa khuraafaad iyo jinn baad qabtaa iyo cilaaj been ah oo meelna kaga jirin modern medicine as well as human health. The leading so called "jinn expert" is sh Mohammad ismail,waa in la mamnuucaa cilaajyada uu ku leeyahay hargaysa.
@RidaaChannel
@RidaaChannel 6 ай бұрын
Dr intee kala xariiraa
@tamerat.
@tamerat. 2 жыл бұрын
waan ku gartay nio CID-da ayad qayb ka tahy dheeshu waa gool gool
@40156
@40156 2 жыл бұрын
Yaa, maa lagu soo hayaa
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 жыл бұрын
Kkkkk wslahay wan quslay sxb ale lu gargaro
@deeqzi
@deeqzi 3 ай бұрын
Dr Yacqub PHD Xanuunada Maskaxda ku takhakhusay kana Shaqaynayay 40 Sano in ka badan
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 ай бұрын
Afjini makubara mase waa kuhadashaa adigo wax qorin waxna aqrin anaa soobartay qoraalka adna gadalgadaal kuubaraa
@user-oj6cm2ug3w
@user-oj6cm2ug3w 6 ай бұрын
Anig ayaa lanol wll sorry allow iga caafi mar mar waxaan waxaan isk dha dhiiciyaa in aan isa dilo😢😢
@yaasiraxmed5163
@yaasiraxmed5163 5 ай бұрын
Wll niyada usheeg in wxni xanuun ladawyn karo yahay meesha aad joogto haddi laga helayo fadlan lakulan dhakhtarka qaybta psychiatry
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 3 ай бұрын
​@@yaasiraxmed5163abowe waalhi anaa la dhiban xiligan aan qorallka kuso qoroyo wan oy naayaa cabsi iyo murugo aduunka dhan wan nacay wallhi nolosha dhan ayaa qaraar Ii noqatay ila taliya oo Dr Kan ila raadiya😢😢😢😢😢😢
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 3 ай бұрын
​@@yaasiraxmed5163abowe dad baa dhahya xanunkan daawadiisu dadka wey uga sii dartaa😢
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 3 ай бұрын
Ifraax feceboka maxaa kuugu qoran😢
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 3 ай бұрын
​@@yaasiraxmed5163abowe Dr waxn garanaya o an kan eheen wanba waayey ee ila Soo xiriir horta😢😢 feceboka idil daahir idil daahir igu qorane❤😢 sawirkan Wu iisarnyehee😢😢
@kederabdi1139
@kederabdi1139 2 жыл бұрын
Xaguujoogaa
@MohamedAhmed-zt3yk
@MohamedAhmed-zt3yk 2 жыл бұрын
Hargaysa
@fadxiibraahim3292
@fadxiibraahim3292 2 жыл бұрын
lobahanyay
@shamsonuur9417
@shamsonuur9417 Жыл бұрын
Acs
@aminafaaraax2982
@aminafaaraax2982 8 ай бұрын
Asc
@salebanxirsi9329
@salebanxirsi9329 Ай бұрын
Inan 13 jira ayaa naga xanuunsanaysa isku buuq Qofkii meelkahadla inay caayayan ayay moodaysa Caruurta way laynaysa Haday qof kelmad isla dhafaan gacanta waxay kuhayso way kudhufanaysa
@dekabraham6660
@dekabraham6660 2 жыл бұрын
Magaaladee ayuu ka shaqeeyay diktoorkani Faldlan yaa ii sheegi kara
@MohamedAhmed-zt3yk
@MohamedAhmed-zt3yk 2 жыл бұрын
Magaalada Hargaysa.
@aqonyahanabdizalamhereri7443
@aqonyahanabdizalamhereri7443 2 жыл бұрын
Hargeisa yacquub clinical ayaa ladhaha agagraka goolada hoose jigjigayar kabaadi goob
@faadumomaxamed2626
@faadumomaxamed2626 2 жыл бұрын
Wllo mcnto maheshye wn ubahanye wn raaba
@sucaadsaid2513
@sucaadsaid2513 Жыл бұрын
Walle lanbarkiisa isoosheeg
@sukaynaibrahim2758
@sukaynaibrahim2758 10 ай бұрын
@issackjacok7617
@issackjacok7617 2 жыл бұрын
Wax ba dugan dhakhtarku Wax aan cilmi ku salaysnayn ayu ku hadaqaya war uushededa qayax
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 Жыл бұрын
reeer mii wax jiru ka hadlaya
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 3 ай бұрын
​@@jarrohusen2331maxa karabtiin Dr ka😢😢
@hamsetaajiro8758
@hamsetaajiro8758 Жыл бұрын
Dr kani waa mental therapy fican aqoontisuna wayka muqata ,intii dad xanuusanaysana alle ha cafiyo
@nuurhassannuur4643
@nuurhassannuur4643 2 жыл бұрын
Kani wa benale wax kala ka dhex hadlaya wa laga horeya sxb
@issackjacok7617
@issackjacok7617 2 жыл бұрын
Nurow wad ila fahanty hhhh
@nuurhassannuur4643
@nuurhassannuur4643 2 жыл бұрын
@@issackjacok7617 wa laga dhex hadlaya Lakin wa la bur burinaya shebekadaaha isku xidhan
@no1knows598
@no1knows598 2 жыл бұрын
In laga dhex hadlayO maxad ku dareentay
@nuurhassannuur4643
@nuurhassannuur4643 2 жыл бұрын
@@no1knows598 ninki Caqli leh markiba wu fahmaya
@suheybcamir4487
@suheybcamir4487 2 жыл бұрын
Adoo zero ah doctor ka afka haku taagin ee wax baro horta
@lipanfaarah9508
@lipanfaarah9508 2 жыл бұрын
Cilaajyada halaga mamnuuco gayiga somaliland hadii larabo in dadka labadbaadiyo. This is disaster !
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Cilaajka kuugu dhaw iska xaadiri adeer
@user-bv4kk5fr5r
@user-bv4kk5fr5r 4 ай бұрын
😂​@@mohamed88466
Niyad-jabka ama depression-ku ma cudur baa mise ma ahan?
25:36
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 9 МЛН
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 37 МЛН
Dalmar iyo Dr. Abbas Xanuunka waalida
24:59
Dalmaronline
Рет қаралды 14 М.
barnaamijka cafimaadka calamaha waalida
36:10
SlntvEurope
Рет қаралды 10 М.
NIYAD-JAB | WALWAL |  MURUGO | DEPRESSION |  MENTAL HEALTH +
57:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 41 М.
Cudurka (Dhimirka) Maxaa Lagu Gartaa?:::: Dr Ahmed Al-Yamaani
9:44
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 7 М.
Sheikh @AhmedAlYamaani oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
28:43
Maxaa Keenay in Soomaalidu ku badato Xanuunka Niyadjabka?
26:11
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.