Dr Isse Dirow - Wareysi 2/3- Heesta Beledweyn ma caay baa mise amaan

  Рет қаралды 8,081

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 98
@maxamedjaamac2665
@maxamedjaamac2665 Ай бұрын
Ninkani dhaqan yaqaan buu iska dhigayaa laakiin dhaqan waxba kama yaqaan Si kale la is kuma baran jirin dariiqyada iyo wadooyinka ayaa la iska heli jirey
@salebanahmed556
@salebanahmed556 Ай бұрын
Wiilka waxaa ka liita ninka wariyaha iska dhigaya ee Ayaanle
@AliYusuf
@AliYusuf Ай бұрын
Most of these songs, are based on Imaginary, fiction, fantasy. Sheekooyinkan , heesahan oo dhan waa fantasy, mala awaal, wax dhacay maaha, ama WAX aad u yar baa ka run ah, oo abwaanku ku dul DHISAY, baalaadhiyey. Tan wadaadada waa more dangerous.
@yasiinkahinmukhtaar9065
@yasiinkahinmukhtaar9065 Ай бұрын
Ayaanle waraysigani waa fashilmay waayo labada waraysi xataa 5kun magaadhine waadku fashilantee jooji ninkani abwaanada aflagaadaynaya
@abdihersi9158
@abdihersi9158 Ай бұрын
Af Somaliga Ku Hadalkiisa Ku Adag Oo Suu Hadana Leeyahay Waxbaan Falanqaynayaa Bal Yaabkan Eeg?
@hannadhalyeey7048
@hannadhalyeey7048 Ай бұрын
Gabdhaha Soomaalidu inay waa aan aad u dheerayn ay xijaabka barteen yaa ninkaan u sheega. Gabdhihii hore waxay xidhan jireen garays wax la odhan jiray timaha way tidcan jireen ooy qaawin jireen waxaan inay cawro yihiin kontonkii sannee u danbeeyay unbaan baranay. Ragguna xoolo dad kale baa xeyaha ooga buuxay.
@shantagees9425
@shantagees9425 Ай бұрын
Wax weyn maaha in sidaa loo kulmo oo Somalidu faduul iyo saqajaanimoma aqoon daacad bay ahaayeen. Gabdhaheenu intuusan Wahhabism iyo diinku waalashadu Iman waxay ahaayeen dad si wuruxbadan u labista. Teendhadan la xirto waxay timid 1979…. I love Beledweyne. Waligayse ma tagin
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz Ай бұрын
Waar kan aad maanta keentay caqli badan male
@mohamedmuse2045
@mohamedmuse2045 20 күн бұрын
❤❤❤❤ wacyi gelin wanaagsan waayay
@AbdiqaniEge
@AbdiqaniEge Ай бұрын
Falaqaynta uu wiilkan la yimid waa mid aad liidata, xataa ninkan waxa shaki leh inuu fahmi karo micnaha erayda heesta uu durayo... Ayaanle oo Saxafi Ruug cadaa ah waxay ahayd ugu yaraan inuu Su'aalo adag hor dhigo wiilka.
@salebanahmed556
@salebanahmed556 Ай бұрын
Yaaa ku yidhi Ayaanle waa suxufi ruug cadaa ah. Waa youTuber
@abdirizakadammohammed2121
@abdirizakadammohammed2121 Ай бұрын
Aad iyo aad ayuu u mahadsan yahay dhaqaale yaqaanka suugaanta bartay, waxaa fiicnaan laheyd waqtiga uu ka shekeynay gabayada iyo heesaha sida dhaqanku ahaay gabdhuhu u la bisan jireyn, haasaawuhu ahaay. Aqoon yahanku dadiisa ha noo sheego bal
@nabilhabil517
@nabilhabil517 Ай бұрын
Asc ha noolaato maanta kii ugu darnaa ayuu soo qabtay
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Ай бұрын
Gabadha ineey Nin gurigeeda geeysato Aad beey u fududeed waayo xiligaas dadku daacad beey ahaayeen wadankuna amaan buu ahaa waa mida labaade Ninkaan isaga ayaad moodaa luuqada soomaaliga iyo dhaqankeenaba inuu Waxba kala socon Sxb hadraawi inuu legend ahaa waad sheegtey markaa ma waxaa noo sheegee in Aad adiga kaga wanaagsantahay Afka iyo dhaqanka soomaalida ?
@firstthing9853
@firstthing9853 Ай бұрын
Logic reasoning qofka yaqana wax kasta ma qaato ninkan waa dadka
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Ай бұрын
Wa fahamka cusub iyo fasirada waqtigaan kuwii hore danbi mlhn Waqtiga sidaa ahaa Kuwa mustaqbalka fasiri doona ka sii daran masalan raabka ddkii hore maxee yaqaaneen Cayaarta jinka laga ordi jiry
@maxamedakid6008
@maxamedakid6008 Ай бұрын
Asc Salaan kadib ayaanle xuseen kadib Abwaanku Siduu u yidhi weeye sheekadu laakiin fahanka ayaa muhiim ah
@cmoha990
@cmoha990 Ай бұрын
Waad mahad santhy sxb lkn sual waqtigey waxaas dhaceen hadad ku cabiri laheyd maxaa kuso bixi lahaa🤔 aragtideyda waxey illa tahay in wax badan ka maqan yahiin wayo dhacdo waliba waqtigeeda ayaa LAGU cabiraa markaas ayaad macnaha fahmi laheyd👌 an kulla talliye isku dey inad dib usii baartid si aad xaqiqda u gaarted🫡 ayaan hanoolato mahad sanid sxb dhican kasto bulshada ka mid ah aragtidoda in la ogaado waa muhiim 🙏
@ahmedalimuse6606
@ahmedalimuse6606 Ай бұрын
Markaan ana dhinto iga soo daba hadla
@nabilhabil517
@nabilhabil517 Ай бұрын
Ayaanlow batnaamijkan dadka ka raali gali ayaanle ahaan
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy Ай бұрын
Hablaheennu goortay bilaabeen inay timaha hagoogaan, may fogayn, timahoodu way tidcanaan jireen, weliba markay ugubka yihiin. Inta ayna qaangaadhinna foodlay bay ahaayeen.
@abdirahmanhussen2630
@abdirahmanhussen2630 Ай бұрын
Aar aare eelay ku abtirsadaa dhaqan soom maaliyeed muxuukayaqaanaa
@mohammedomer7649
@mohammedomer7649 Ай бұрын
Jack of all trades, master of nothing
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Ай бұрын
Gurigeeday la aday xagee kalow gayn lahayd. Dharka iyo dhaqanka xiligaas soobaar
@mjepid
@mjepid Ай бұрын
Back in the day the Somali women were free and socialist society at the time there was boyfriend and girlfriend relationship was accepted in general also opposite sexes were able to walk in the city streets side by side even if they just met therefore women were allowed to invite men to there homes and no intimacy never took place but she check men in general and pick the one she sees is her sole mate so see from this side which the society accepted in result Somali men respected Somali women and give her full potential work and play
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy Ай бұрын
Maanso humaag aan sallahayn ku qotontaa ma noqoto min tisqaadda, balse markay xaqiiqo ku qotonto, midhuhu wey cuddooyin. Bal dhugo saddexdan meerisee gabayga ah: " Haddaan gabayga uurkoo bukiyo arami kaa keenin Asaan olol jacayl iyo xanuun kugu ijbaaraynin Afkuun baan ka leede tixuhu arar ma yeeshaan e" Raage Ugaase.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Raage ugaas ma hooyadaa ayaa siiyey,yusuf xaaji aaden qabile ayaa lahaa zxp
@xarafmaal1242
@xarafmaal1242 Ай бұрын
Macnaha jacylka ayaadan fahmin sheekhow 😂 abwaanka jacaylbaa waday ❤
@SafiyaOmer-oo2ls
@SafiyaOmer-oo2ls Ай бұрын
Waar ninkan waalan ayaanle xageed ka keentay waa xoola caadiya kani
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Waa adoon sheekaysanaysa
@mukhtarmohamed1742
@mukhtarmohamed1742 Ай бұрын
Ayanlow nooc walba ha waraysan dee Kani isagiiba in afsomaliga loo dhigo u baahan. Heesta qiimaheeda ha dhaawicin nio.
@sirc1363
@sirc1363 Ай бұрын
The current Federal Government of Somalia is not what some people believed it to be; it is similar to what drug cartels are doing; it is a failed system that lacks legitimacy from the Somali people; it is comparable to a self-proclaimed government that the majority of impoverished leaders currently lead; we refer to it as the failed system that buried the hope of the Somali people; it has a reputation for abusing its power, lootings Somali property to maintain its existence, and bribing other gangs to achieve its terrifying goals of remaining in power.
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Ай бұрын
Kkkkk wallee dad Badan waxey Jecel Yihiin in Social Media laga Barto. Ninkaani wax Badan Ayaa ka Maqan
@abdillahi961
@abdillahi961 Ай бұрын
Waxa Fiicnayd In Qof Suugaanta Wax Ka Yiqaano Inaad Barnaamij Ka Qabatid Midna Ha Ogaado Abwaanku Humaag Uu Arkay Ayuu Maanso ka dhigay oo Male Awaal ku Qurxiyay Waxa Muhiima Heesta Balad Wayn Waa Hees K Mida Heesaha Xulka Ah Ee Humaaga Buun Buuninta laga Curiyay Micnaheeda Isagu Xaq Uma laha Inuu Sharaxo Oo Abwaankii Lahaaba Sharaxay Intaanu Dhiman Alle Haw Naxariistee Waa Madadaalo Fiiro Gaara Next Time ka Qof Aqoonleh Oo Wax Laga Faa’idayo Noo Keen Laakiin Wax Dhaliilsan Ama Caadifadaysan Inaga Daa Ayaanlow
@hallad598
@hallad598 Ай бұрын
Waa runtaa. Ninkan wax uuna aqoon u laheyn ayuu faraha la galay dabadeedna waa taa uu ku haftay.
@abdillahi961
@abdillahi961 Ай бұрын
Haah Imika Waayadan Danbe Wax Views layidhaa Ayaa U dana markaa Cid walba Way Iska Soo Casuumayaaan walaal
@dahirmax6281
@dahirmax6281 Ай бұрын
Ninkan doodiisa aad ayaan u soo dhaweeynayaa laakin waxaad moodaa inuu isagu iskala weyn yahay Soomaalida ama
@maaful
@maaful Ай бұрын
Kuwa London kula jooga oo Beledweyn ka yimid baa inta ay daqiiq naga kaxaysteen gurigooda nagaystay.
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f Ай бұрын
Raga ayaan ahayn raga hada jooga oo gabdhaha ku xad gudbi jirin kk Hadraawina anaa la kulmay oo la shekeystay heestuna mala awaal maahayn sxb
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q Ай бұрын
Kan miyaa arday wax u dhiga,
@somalirumeeyamaharumaysan7291
@somalirumeeyamaharumaysan7291 Ай бұрын
Xoolaha iska hadlo waa soo bateen
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 Ай бұрын
Ninkan Qabtay negative ka ayuu waxka eegay maaha inuu Gabadhaa Hooyada ah iyo Abwaanka Sharafle sidaas u leexiyo Cawaan
@anasalah3608
@anasalah3608 Ай бұрын
"Afcarabi waaye " saan u fahmay waa BILCAGSI/LIDKEED I.W.M
@abdiqaniahmedjama4326
@abdiqaniahmedjama4326 Ай бұрын
Dabcan waqtigaas diinta dadka waa ku yaryad waana dulqaawanayaan in badan oo hablaha soomalida kamid ahayd hadaad fiiraso vidioda xiligaas
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 Ай бұрын
Heesta mala ma ahayn xaqiiq dhacday bay ahayd. xiligeeda ayay cabiraysay. gabdhuhu way madax qaawanaayeen, ilaa la guursadana madax ma dabooli jirin. Banaanka iyo guriga hortiisa way ku shalaysan jireen. Gabdhaha magaalooyinka ku nool wiilasha guryaha way gayn jireen, xumaana lama samayn jirin ee guur baa laga sheekaysan jiray.
@AY-bf7ec
@AY-bf7ec Ай бұрын
Aqooneey xaal qaado
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Kkk leeguna heesay
@abdirahmanabukarali5361
@abdirahmanabukarali5361 Ай бұрын
Waxaas inaa dad ku qabsatid mahinee hada waxa jiro kahadal inkaarta hada naheesato dadkaas hal abuuro e ahaayeen
@nabilhabil517
@nabilhabil517 Ай бұрын
Shukaansiga ama haasaawaha ma yaqaano
@MAXAMEDMAXAMED-qr4rm
@MAXAMEDMAXAMED-qr4rm Ай бұрын
Fadlan yaa ii sheegaya Numberka Ayaanle.
@mohammedkhalif6281
@mohammedkhalif6281 Ай бұрын
Ustaadkan wuu Dadaalay ,Wax badan wuu ifiyay Gaar ahaan dhanka, Qisooyinka Culimadda Ay kusoo Qaataan wacdigga Oo Aan Daliil ,Laheyn . Lakiin xagga Abwaanadda & Fanka & Sidda Ay ucuriyeen Heesa Wuu kadhac san yahay ee Cilmigaasi Dib Oogu Noqo .
@qajafweyn
@qajafweyn Ай бұрын
Waa afcarabi, micnaha lagawada waa(sarbeeb) hadalka ha ii sarin, waa lamid
@MA-ke8kf
@MA-ke8kf Ай бұрын
Ninkaan maxaa kasi ah
@leylaabdi-ym1tz
@leylaabdi-ym1tz Ай бұрын
Ninkaan waxba kama yaqaan dhaqankii hore ee soomaalidu laheyd
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Ай бұрын
Kkkk. Horta af Somaaliga baro. Naagaha Walaweyntu sidaasey ahayeen, waayo Talyaaniga kudi jirey.
@MaarigAbdi-mw6ij
@MaarigAbdi-mw6ij Ай бұрын
Been buu kasheegay halka kaxaynta siduu sheegay abwanku mahalkanbaa dagantihiin mise meel kale kujawabtay maad jeclaan lahayd inaan kuso tuso halkaan daganahay cajiib haa iska idhi sidaa isu raacen intaaba wuudhafay Xkan aqoon sheeganaya cajiib
@fagaarahafanka2307
@fagaarahafanka2307 Ай бұрын
Cidkasta waa la waraysanayaa ninki fahana kama haysto suugaanta soomalida
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Ай бұрын
Beerlula naaga wanaagsan bay ahayd oo raga jidka kakaxaysta gurina kaligeed dagan cidna aan ka cabsanin abwaankana wayba soo kufsatay malaha.
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c Ай бұрын
Waraysigani waa mid ceeb ku ah reer beledwayne iyo abwaan hadraawi
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Beerlula miyaaney yurub ku nooleyn kkk waar ninkani waa habow
@mohamedhasanabtidon5126
@mohamedhasanabtidon5126 Ай бұрын
Shekada waa in laradiya qof kala oo shekada hesta fasirad kale Laga Helo Ayanle wa waxkale n aad radisa aragtideda
@nabilhabil517
@nabilhabil517 Ай бұрын
Miyaanuu fahansanayn heesaha in la macaaneeyo oo tusaalooyin badan la raaciyo
@abdifarah2812
@abdifarah2812 Ай бұрын
Kan waa zero zero wax uu dhaqan iyo af ka yaqaano maleh
@abdulfattah568
@abdulfattah568 Ай бұрын
Kan 0 waaye Ayaanlow intee ka keentay
@xayleaxmed7625
@xayleaxmed7625 Ай бұрын
النقد الأدبي Waa maado jirta oo macnaheedu yahay in suugaanta ladhaliili Karo markaa ninkani maqaldana ceebna Maha sida uu u arko waana khaldanaan karaa uuna saxnaan karaa
@moomar4185
@moomar4185 Ай бұрын
Gorma Shukran carabi wayn noqotay? Wax la fahmi Karo oo ninkan ku hadlay ma jirto. 1970s in dumarku madaxqawanaayeen oo wakhtigii kacaankii ay ahayd ma muranba ka jira , Abwaan ku dee Saudi Arabia kamma hadlin . Do your own research niyow oo xaaladda uu wadanku markaa ku jiray soo waydii Dadkii waaga jiray
@AbdiqaniEge
@AbdiqaniEge Ай бұрын
Wiilkan Fahanka ha loo saxo la yaab ma lahee, garaadkiisa ayaa intaas siiyay
@AwaysElmi
@AwaysElmi Ай бұрын
Adeer Sugaantu la tiriyaa mar waa hal abuurnimo marna sheeko jirta ee dhacday oo sawir laga abuuo ee ka dhax bax wax aadan hido iyo asal aadab Shaqa ku laheyn adiga oo mahadsan
@shiilshiil5671
@shiilshiil5671 Ай бұрын
Maskaxdada Maxa ugu ciyaare oo ad sii lugugu sheegay u qadatid oo ad ugu mashquleysa run iyo imagination keeda ku galiyay cadee ku cuntameynin ka soco mid an kugu dare wagas dumarka somalida sii gabdhaha ma xijaban jirin Ila laga guursadana madaxa ma daboolan jiran ama asturan jirin
@bashirsheikh8630
@bashirsheikh8630 Ай бұрын
This man is a real philosopher. Few Somalis with such intellect.
@user-ov4dt7yt1f
@user-ov4dt7yt1f Ай бұрын
Mawaalantahay adiga...there are a lot of inconsistencies with his methodology of finding his own ways... academics don't use this method of criticism if you know any?
@user-ov4dt7yt1f
@user-ov4dt7yt1f Ай бұрын
Again do you really know who Hadraawi is😂😂😂
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Ай бұрын
Philosopher kulaha how and when did you see or hear any evidence to back up this statement 😂
@user-ov4dt7yt1f
@user-ov4dt7yt1f Ай бұрын
@@Tamsim3358 these are small minds who can easily be taken away by any fluent speaker...he should know that Hadraawi is greater than shakespeare himself
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z Ай бұрын
Waa tuke ninku waxba aaan aqoon
@ImranabdilahiAhmed
@ImranabdilahiAhmed Ай бұрын
Ninkan 😂😂😂 wuxu is kadhigaya aqunyan 😂😂😅
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Ай бұрын
CID KASTABA MXY HDSHY
@gobaad1275
@gobaad1275 Ай бұрын
Waxaanad Fahmin maaha inaad meel daloosha ka ursato, waagaas waxaar baadhayso lama aqoon ee walaaltinimo ayey ahayd sheekadaasi.
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Ай бұрын
Af somali iyo xikmad ma yaqaan wuu iska hadlayaa xoolo
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 Ай бұрын
Marxumka afkaga ka daa nacasyow
@faham6920
@faham6920 Ай бұрын
Hhhhhhhhh 🤣 waa nin waalan kani somalida guntiino iyo garees in ee xiran jireen ma oga miyaa?! Waa maseerow runtii Kan.
@abdirahmanhussen2630
@abdirahmanhussen2630 Ай бұрын
Empty man
@abduahmed9380
@abduahmed9380 Ай бұрын
KKKKK MA HADRAAWI AYAA LOO TUINBA RAACAY.
@CC-2027
@CC-2027 Ай бұрын
ninka hadraawi duraya waxba dhaqan kama yaqaan dadka noocan oo kalena waa ku ceeb platform -kan inay ka hadlaan wax laga hadlo miyaa lawaayey mise isasoo caanbixi ayaa halkaa gashay DON'T WASTE YOUR TIME THIS IS CHEAPEST TALK I HAVE EVER WATCHED
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z Ай бұрын
Dr zero
@user-gx4om8ry1o
@user-gx4om8ry1o Ай бұрын
Hoyada baa nooca ahayd Oo waliba gutimo sidatay
@cabdirashidm.guleed7065
@cabdirashidm.guleed7065 Ай бұрын
Gabadhu waytimo qaawanayd,timo qoyanayd ,aqalkay ugu yeedhay imika bal waakase muxuuu soo kordhiyay oo uu 30min kaa uu hadlayay uu umada u faaideeyay waan yaabanahay wariye yuna in uu falasuuf u waramaayo iyo in kale ayuu kala garan laayahahayb 😂😂😂
@bashirsheikh8630
@bashirsheikh8630 Ай бұрын
He is doing analytical critique. Qofkan cilmigas fahamsaneyn, haiska hadlo.
@HabibHassen-ll4xs
@HabibHassen-ll4xs Ай бұрын
Zéro 00000
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Ай бұрын
Beentu waa dhaqanka somaalida ugu weyn.
@ceelkaomar
@ceelkaomar Ай бұрын
Kan negative badan ayaa ka buuxa wax comment lagu qanci karo ma ahan laakin macquulnimada ayaa badan sheekooyinka iyo siduu u duraayo isma lahan
@nabilhabil517
@nabilhabil517 Ай бұрын
Markuu noolaa hadraawi maxuu sheekadan uga hadli waayay
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
Hormarinta bini 'aadamka iyo maalgashiga muqstaqbalka.
1:13:57
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 140 М.