Dr Omar Warsame | 2 | Sideen ku bartaa Luuqad kale | luuqada carabiga | SOMCAST |

  Рет қаралды 82,260

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

meesha laga heli karo Dr omar warsame :
facebook : profile.php?...
youtube : • البحث العلمي من اختيار...
waxaad ka dhagaysan kartaa xalaqadaan cod ahaan : / dr-omar-warsame-2-side...
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
sideen ku baran karaa luuqad kale
barashada afka carabiga varashada carabiga

Пікірлер: 408
@ogaansho
@ogaansho 4 жыл бұрын
meesha laga heli karo Dr omar warsame : facebook : facebook.com/profile.php?id=100003577904211 youtube : kzfaq.info/get/bejne/Y5Z1lMeJnpOlaKM.html waxaad ka dhagaysan kartaa xalaqadaan cod ahaan : soundcloud.com/ogaansho/dr-omar-warsame-2-sideen-ku-bartaa-luuqad-kale-luuqada-carabiga-somcast
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 4 жыл бұрын
Mnsha allah marka hore wan ku slamayaa walalkay omer inshar❤ Salaan ka dib waxan kaa codsan lahaa inaad barnaamijkan maraba aanad ka caajisin xataa ha dheeraado wakhtiguu soconayaaye misana afkaarta uu soo gudbinayo ayaa u qalanta wax wakhti la galiyo. Sidoo kale, waxaad waraysi la yeelataa dadka abuuray mashariic u gaara kuna guulaystay si aan wayo aragnimo oga qaadano. Mahadsanid
@mohamedabdirahmanosman270
@mohamedabdirahmanosman270 4 жыл бұрын
Mahadsanid wall
@232wafti8
@232wafti8 4 жыл бұрын
Midabka bugg waa side
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 жыл бұрын
wcs dhamantinba aniga wan kuhadla Arabia balse qoranka aya igu adeg hadansa dadheysan o kaligeyga an ahay qoral Arabia leyso diro wan aqrista alxdulilah balse hadan dad iga aqon badan o aqrikaro i aqri ayan ku irahda kuhadalka Arabia hal isbuc ayan kubartay balse Somalia iyo ingariska 15bari ayan iskulka barefad ah sodhigtay anoyar jiro 12sano iyo 2bil wan isku keni wayeycunug yar o leygu furay ayan heystay markas saqir aqiro ilahey ha igadhige hada ingariska intaliyo hindiya turkiya intaba wan fahma balse Somalia markan ado ayan iskulka gali insha Allah magaratay af Arabia wa sahlan yahay xita quranka karimka iyo fisiradisa wan fahma xaraf xaraf ayan ufahma inkasto an sodhigan quranka karimka balse wan dhageysta quranka karimka Masha Allah magaratay wall qali alxdulilah ilahey mahadis
@abdinuurosman9080
@abdinuurosman9080 4 жыл бұрын
Sidee u dhagayta ma yuutube kan ka dhagaysta
@zakiyar2097
@zakiyar2097 4 жыл бұрын
Luuqada carabiga inaan barto aad ayaan u xiiseeya ustaad Omar warsame adigu ma na bareysaa
@gardhaale
@gardhaale 4 жыл бұрын
Walal cumar dadaalo mira dhal ah ayaad wadaa أعانك الله بجهودك
@Farhansomalili
@Farhansomalili 4 жыл бұрын
Ogaansho IlaaHeY Dartiis Ban Ku JeclaHaY
@abdallamohamed8287
@abdallamohamed8287 4 жыл бұрын
جزاك الله خير يا دكتور عمري وانت يا عمر الله يحفطك و يقليك لي شعبك و تكون تفيدهم في دنياهم و اخرتهم
@jamafarrah5206
@jamafarrah5206 4 жыл бұрын
Ustaad OmarWarsame waa macalinkygii jaamacada qeybta taariikhda iyo carbiga alaha barakeeyo.
@sacdiomohamed8334
@sacdiomohamed8334 4 жыл бұрын
Wllo wlhi aad ayuu udheeryhy ma iisamexeyso lacgtu blse waad ku mhdsanthy dadlkga Cumar inshaar💯💯💯🥰
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
‏استعِدَّ لـ‎يوم عرفة من الآن ؛ اسأل الله أن يرزقك القبول وحلاوة الدعاء فيه والتوفيق لصيامه ، انتظر قدوم هذا اليوم العظيم بشَغَف وحُب ، ألِحَّ على الله ، اجعله يوماً فاصلاً في حياتك للأفضل ، استبشر بكرَم الله لك ، ادع الله ثم انتظر إجابته بحُسْن ظنٍّ وصِدق يقين ..❤️
@xamseqays7497
@xamseqays7497 4 жыл бұрын
Nice
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
كبّروا ، وهللوا ، وسبحوا ، وأثقلوا موازينكم بالذكر طهروا قلوبكم، أعفوا وأصفحوا عمن أساء إليكم وأكثروا من الأعمال الصالحة ‏فأنتم في عشرٍ عظيماتٍ أقسم بهن العظيم 🤍.🌸❤️
@naasirjimcaale4987
@naasirjimcaale4987 4 жыл бұрын
Ma i saacidi kartaa wll
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
@@naasirjimcaale4987 oo mxy
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
@Talo channel wll ani furaha ban ku siin anbo si dhamestiran u ma aqaano instigrm ro._2y imaad
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
@Talo channel msax
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
@Talo channel furaha away
@sayidcraxmaan4159
@sayidcraxmaan4159 4 жыл бұрын
نشكر فضيلة الدكتور عمر ورسمى على هذا العرض الرائع....
@yahyegoud2476
@yahyegoud2476 4 жыл бұрын
Man sha allah dector and omar keep goin
@Fofofofo-ws2nd
@Fofofofo-ws2nd 4 жыл бұрын
Masha allaah wn so dhawaynayaa Ustaad Dr Cumar Warsame qof aan ubaahneyn bu ahaaa
@abdullahicalijamac2433
@abdullahicalijamac2433 4 жыл бұрын
Masha Allah runtii waan dhamaystey xalaqadaan qiimaha badan waan u mahadcelinayaa cidwalba oo kasoo shaqeysay iyo laba macallin ee dadihinayey Barashada luqad cusub waqtigan lajogo waa mid anfacaysa qof walba siiba carabiga oo diintu ku qoran tahay Iyo kutub badan oo faaiido aad u balaran leh. Ardada dalka wax kubarata oo aan kamid ahey luqada inaan fahanno haday cid kuhadlayso wey no fududahay lkn kuhadal majiro Sidoo kale markaad is dhahdo buug akhri carabi ku qoran wey adkaneysaa in aad wada fahanto waxaba laga yabaa in aad fahmiweydo ereyo muhim ah markasna xogti isu kaa qabsanweydo Lkn suaasha aan isweydiinayo waxay tahay si kasto oo manhaj fiican qofka loogu dhigo hadii uusan jogin meel lagega hadlo miyuu ku hadlikaraa qofku luqadda?
@osmanhussainosman3962
@osmanhussainosman3962 4 жыл бұрын
M.a Muuqaalka Maanta Waan wada dhameeystey muuqaalka Alx Wax badan ayaan ka faaidey Mahadsanid Ust Cumar
@abdirahmanahmed6123
@abdirahmanahmed6123 4 жыл бұрын
Dr cumar Barakallah Dr Aad baan ugu baahnahay barashada luuqa carabiga
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 4 жыл бұрын
Masha Allah Omer ishar ❤💯
@maxudibrahilowle7457
@maxudibrahilowle7457 4 жыл бұрын
maasha allah somcast waa barnaamij fiican aan ku baran karno qaar kamid ah aqoonyahanadeena kuwaasoo inoo noqon karaan tusaale aan kudayan karno mahadsanid ogaansho
@gobanimowaaudhalasho9823
@gobanimowaaudhalasho9823 4 жыл бұрын
Asc cumar waadku mahadsan tahay fikradaha iyo talooyinka waxtarka leh ee aad had iyo jeer noo soo gudbiso shukran walaal
@mohamedmohamudhussein3485
@mohamedmohamudhussein3485 4 жыл бұрын
Maasha allah Ustaad Omar Inshar adi iyo Dr-kuba wad mahadsantihin, barnaamijka xiga waxan ka codsan laha inad ku wareysato qof ku takhasusey Handasada, si aan wax badan uga faaiidno. mahadsand
@anasfarrah5929
@anasfarrah5929 4 жыл бұрын
Wcs walaal Omar adiga iyo dr Omar aad ban idin salaamaya Sida wanaagsan aad inogu dhiragelisen barashada luuqada Arabic wa waajib qof waliba oo Muslim ah in uu barto 🙏🙏🙏
@suhaymashidane3411
@suhaymashidane3411 4 жыл бұрын
Mashaa allah mucduuc muhiim ii aha thanks ustaaad
@soomaalriyadaada8405
@soomaalriyadaada8405 3 жыл бұрын
Masha Allah aad baad u mahadsanthy wll Omar Luuqada Carabiga aad u jeclahay waxaana jeclahay in aan barto Illahay hanoo fududeeyo ...Bisha Ramadan ee barakaysana Illaahay hanaga dhigo kuwo ka faa'iidaysata insha Allah
@said77-i5
@said77-i5 4 жыл бұрын
Mash allh ustaad omer inshar iyo dr omer warsame ❤🙏❤
@everything0280
@everything0280 4 жыл бұрын
Alhamdulilah clip kale Cusub manta from abowe Omar inshaar.💕
@mohaanijama5337
@mohaanijama5337 4 жыл бұрын
M.allaah iam first man view ogaansho 1sec 🥰🥰
@mohamedqadar1222
@mohamedqadar1222 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad omar inshaar Aad baan kaaga mahad celinayaa Iyo ustaad omar warsame Misaanka xasanaadka allah idiin saaro
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 жыл бұрын
M.a Ustaad Cumar mhdsanid
@fatmahussein6253
@fatmahussein6253 4 жыл бұрын
Mashallah alf alf mabruuk dr omar warsame alleh cilmigaad baratay akhiro iyo aduunkaba khayr iyo barako hakaasiiyo
@cimiaskar7709
@cimiaskar7709 4 жыл бұрын
Alx waan dhamaystay xalqadan aadbad umahadsantihiin Dr omar warsame iyo ustaad omar inshar jasaka Allah😘
@abdiqafarmaxamood6339
@abdiqafarmaxamood6339 2 жыл бұрын
Mashalah dictor omar jazaklahu khayran
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@abdurahmaanmaxamedhilaal9925
@abdurahmaanmaxamedhilaal9925 4 жыл бұрын
ma sha allah istaad omar inshaar mahadsanid
@shafiedirie7728
@shafiedirie7728 3 жыл бұрын
Masha allah aadbaan ugu faa'iiday Allah labadiinaba ha ina barakeeyo
@deqowyare2480
@deqowyare2480 4 жыл бұрын
Mashallah aad ayaan ugufaraxsana wana wax loo bahanyahay siiba aniga!!
@khayreabiib7626
@khayreabiib7626 4 жыл бұрын
Msha Allah Dr. Omar warsame khabiir weyn Alle Ku daayo.
@abdullahimohamud3499
@abdullahimohamud3499 4 жыл бұрын
Dr mcalinkeyga m.a si qaas ah ayaan ku salamaya
@ibrahimmohamed7537
@ibrahimmohamed7537 4 жыл бұрын
mashaaalh Dr omaaar waaa niin khibraaad uu leeeeh luqada carabiga tawabara fican leeewh
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 4 жыл бұрын
ما أجمل لغه الضاد ❤😍😍 فيديو هادف استمر👊✅🙃 انشاء الله الفيديو القادم عن اللغه الانجليزيه 🤙🎧
@user-cf4pj2ph9j
@user-cf4pj2ph9j 3 жыл бұрын
Allah hku bara keeyo wll farxad kunoolow cilmigaga Allah hku siyadiyo adiga iyo Dr Omar Waxbadn ban kafaidy Allah madayaco acmasha dadka wangsn runti waxa tahay nin rag ah oo lajecel dadkisa horumar ado kle hadan wada ahan lahyn dhulkena iyo dadkenuba wa libani lhayen lkn waxn jeclhy in aan dadka wangsn o adi okle ah kamid noqdo, احب صالحين ولست منهم........... Allaaah dadka wangsn haynga yeelo yarab
@maxamadfaarax8805
@maxamadfaarax8805 4 жыл бұрын
Masha Allah aad ayaan ugu baahnaa in aan barto luuqada carabiga 100%
@XuseenXuseen-fz6qk
@XuseenXuseen-fz6qk Ай бұрын
Hada mabarati carabiga
@nazraxuzein9052
@nazraxuzein9052 4 жыл бұрын
Mahadsanid Dr omer iyo kanaalka ogànsho
@waxkaogawdunida1104
@waxkaogawdunida1104 4 жыл бұрын
ogaansho aad baanku taageera masha Allah
@4hagio
@4hagio 4 жыл бұрын
Dr Omar kheyr Allah haku siiyo.
@Lakimohamed197
@Lakimohamed197 4 жыл бұрын
Omar wxn jecln lhaa ind marti nooga soo dhigto motivationer mubarak hadi insha allh martida xigta
@faadimacumar4791
@faadimacumar4791 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay walaal cumar barnaamijkan aadka u qaaliga ah runtii waxaan ka helay kana faa'idaystay macluumaad aad u qaali ah Ilaahay hakaa abaal mariyo Akhii
@J0L3D
@J0L3D 2 жыл бұрын
Mahadsanid ogaansho
@deeqocalisaladdeeqocalisal1032
@deeqocalisaladdeeqocalisal1032 2 жыл бұрын
Aad Baad umahadsantihiin .جزاكم لله خيرا
@somalitvofficials9676
@somalitvofficials9676 4 жыл бұрын
Mahadsanid zxp Omar onshar
@istarcadey5938
@istarcadey5938 4 жыл бұрын
Masha Allah macalinkayga Dr Omar
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 4 жыл бұрын
Msha Allah walal qaali ah thnks Omar inshaar🔥🙏🙏
@princessamalinda5617
@princessamalinda5617 4 жыл бұрын
Omar mise ahmed
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 4 жыл бұрын
Haaa dabcan waxan filaa inan qalday thnks walal😍👍
@mohamedamiin6117
@mohamedamiin6117 4 жыл бұрын
Shukran Dr Omar
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 4 жыл бұрын
Adiga adiga arkaya Qoralkaygan illahay Farxad Iyo Nolol Badan ha ku siiyo WalaalaYaal 😔 Fadlan Channelka subscribers ii saara plz🙏🏻❤️😔
@J0L3D
@J0L3D 2 жыл бұрын
Mahadsanid dr Omar
@Hamda6
@Hamda6 4 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@ijkaijka8748
@ijkaijka8748 3 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي في الله
@fadxicali3660
@fadxicali3660 4 жыл бұрын
Carabiga iyo somaligu waa labo wllo ah
@saidahmed2544
@saidahmed2544 4 жыл бұрын
Thank u walaal omer
@qb7hakam799
@qb7hakam799 4 жыл бұрын
Ustaadkeegii luqada carabiga ee jaamacadda Bosaso ayaa si lama filaana ulakulmay kanaalka ogaansho Ahlan Dr.cumar maxamed warsame Dr allah yaxfadak
@almiftaaxstudio1119
@almiftaaxstudio1119 4 жыл бұрын
Ustaad cumar inshaar kheyr badan alaaha ku siiyo Ustaad magaceygu waa abuukar xaji aniga isku ma fiicnin luqadda English ka sidaas darteed waxaa ka codsaneynaa aniga iyo rag ila mida oo asxaabteyda ka mida in aad SOMCAST ka soo sameysid luqadda English qof (PHD) ka haystana aad ku casuumtid si aan dhiira galin u wada helno waan kaa sugeeynaa insha allah
@quruxdaaduunka5688
@quruxdaaduunka5688 4 жыл бұрын
هذا هو أستاذي حفظه الله
@hoodoyousuf5346
@hoodoyousuf5346 4 жыл бұрын
Omar waxn kugu la talin lahaa qofka martida aha iya adiguba inaad FaceTime ka wada xidhiidhaan oon wajiyadiina aragno si uu barmaamijkuna xiiso u yeesho cod kaliya way nagu adagtay ayaan u malaynyaa waxn rajeynyaa inaad aragto qoraalkayga mahdsanid
@Ummmusdalifa
@Ummmusdalifa 2 жыл бұрын
جزاكم الله خير يا عمرين
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 4 жыл бұрын
Mnsh allah wll omar alle hakubarakeeyo
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 4 жыл бұрын
Mansha allaah ogaansho sida aad nogusoo gudbiso dadka haldoorka ah warbixinahooda waanan kugu bogaadinayaa from Hargeysa
@mohammedhassankhaliifgedo3254
@mohammedhassankhaliifgedo3254 4 жыл бұрын
Wcs ustaad Omar wad mahadsanthy
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 4 жыл бұрын
Mash allh wll cumar inshaar aadbaan kugumahdcelinaayaaa dadaalkaada horay nooguwad
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
Waligeey berifeed umatagin ina barto arabiga somalia waligey kama bixin wax walbo adigee kugu xeranthy raiyeegeyga waaye😍🌻🌻
@hafza2135
@hafza2135 4 жыл бұрын
abaayo inte kla soo xariiraa?
@maxamadfaarax8805
@maxamadfaarax8805 4 жыл бұрын
Halkeed ka baratay carabiga iskuul maa ka baratay ama online ka
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
@@maxamadfaarax8805 iskulkeyga ayuu ku baxaye lkn badanaa anaa is baray
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
@@hafza2135 abyo instigrmkeyga so boqo ro._2y
@maxamadfaarax8805
@maxamadfaarax8805 4 жыл бұрын
@@rahma_h2y mahadsanid wll
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 4 жыл бұрын
M.a Sidi quruxda badan ee aad Labeenta bulshada inoogu soo xushid
@sayidnuur6755
@sayidnuur6755 4 жыл бұрын
maanshaa allah wll waxan kuugu mahadnaqo garanmaayo waxaan barnaamijkan ka helay baadidaydii alle adiga iyo dr haydinka abaaliyo
@liibaancumar274
@liibaancumar274 4 жыл бұрын
mashallah hore
@ridwanahmed9539
@ridwanahmed9539 4 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo dr cumar waa ustaadkaygii waxbadan i baray illaahy cimrigaaga ha raajiyo macalimuu
@ruunmaxud1871
@ruunmaxud1871 4 жыл бұрын
abyo online mise
@ridwanahmed9539
@ridwanahmed9539 4 жыл бұрын
@@ruunmaxud1871 may wll jaamacad buu uu dhigi jiray 7 sano ka hor
@mubarikalihassan4466
@mubarikalihassan4466 4 жыл бұрын
Masha allah walalo waxbadan baa iibaxay maanta.
@cajiibhassan8504
@cajiibhassan8504 4 жыл бұрын
Waan kaaga mahdcelineyna barnaamijyada wll Omar. LKN weli messegkeygi ma aadan furin ma garan karo sababta🤔 check gmail😊
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
mansh allah mahadsamidiiin wlo
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
‏لا تبخل على نفسك بحسنة تكسبها في هذه الأيام الفضيلة علماً بأن الحسنة بعشر أمثالها ، فإن لم تستطع الصيام هذا لا يعني أنك لا تستيطع الإستغفار و التسبيح و التهليل ، ربما تسبيحة اليوم تُنجيك غداً ، لذا إستغل هذه الأيام بما تستطيع فعله و الله كبير و كريم و لا يُضِيع أجر عامل .❤️🌸 haka baqiilin naftaada xasanad aad kasban karto maalmahaan fadliga badan aan ku guda jirno ogoowna xasanada waxey u dhigantaa taban ajar hadii aadan awoodin soonka taasi micneheeda maaahin in aadan awood u laheen istiqfaarta tasbiixda tahliilka laailaaha illalaah waxaa laga yaaba tasbiix maanta aad tasbiixsatay ku bad baadin karta bari sidaasi darteed ka faaideyso maalmahaan waxyaalaha aad awood u leedahay oo qeer ah sameenteeda ilahey waa weenyahay waana kariim mana dayacayo ajarka mid sameeyay Insta;ro._2y
@owfarahmedia6091
@owfarahmedia6091 Жыл бұрын
لذا استفد
@zakmontana8505
@zakmontana8505 4 жыл бұрын
Wcs m.a noso badi ustadiiii
@rudeeynahenna1606
@rudeeynahenna1606 4 жыл бұрын
Wad mahadsantihin omaar yaaal
@ayushabdirahmam7542
@ayushabdirahmam7542 4 жыл бұрын
Ogaansho❤
@nadiircabdi4497
@nadiircabdi4497 4 жыл бұрын
Mahadsanid macalinkeena nolosha noosoo daah barnaamijyadaan oo kale
@mohadahir4619
@mohadahir4619 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH USTAAD MARKA XIGTA QORAA HASSAN QORANE NOO KEEN MHDSND
@roonhersi8840
@roonhersi8840 4 жыл бұрын
Masha ALLAH Aad Ayaat umahasantihiin
@sahalahmed889
@sahalahmed889 4 жыл бұрын
First one iam first one
@xasanyare6330
@xasanyare6330 4 жыл бұрын
Wcs Dr Tankis cumar inshar
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 4 жыл бұрын
walal Omar inshar noso qabo Ustad @Mubarik hadi insha Allah waxan jeclahay ina ad aragtay codsigeyga. Mahadsanid 👍💯
@cabdiraxmaanyaaya8118
@cabdiraxmaanyaaya8118 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll inshaar wxn kaa codsanayaa in sidoo kle aad xalqada 3aad ku marti qaado qof sidaan oo kle englishka ku taqasusay barashadiisa aaadna ugu xeel dheeer ani ahaan waxaa igu adag englishka arabic wn aqan in igu filan lkn english bn is keeni la'nahay aad iigu adaghdsanidiin adi iyo ustaadka
@deganmohamedabdi1397
@deganmohamedabdi1397 4 жыл бұрын
sideen ku barn karaa taariikh luuqad gaar ahaan ku hadlkyg talo isoo sii maclinkyga ilaahy haku barkeeyo
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 4 жыл бұрын
Hhhh the topic is so long. Waligay hal saac meel xitaa ma fadhin. Thanks wll
@saabiriin1232
@saabiriin1232 4 жыл бұрын
😂
@omarabdirahman506
@omarabdirahman506 4 жыл бұрын
Ustaad waan u mahadcelineena ilaahey cilmigiisa ha u fudeeyo
@abdulfatah6658
@abdulfatah6658 4 жыл бұрын
secon person
@yajsomali6865
@yajsomali6865 4 жыл бұрын
Thnkz omar
@Hpzalman_167
@Hpzalman_167 3 жыл бұрын
Waa ari fiican walaahay
@munamohamed6215
@munamohamed6215 4 жыл бұрын
waad mahadsantahay ustad omer barnamijyada faaidada nooleh aad noosoo deyso barnamijkan labadi ciwanba aad ayan uga faaidnay illhy ajar badan hakaa siiyo juhdiga aad galisay waxan kale oon kaa codsanaa online ka barashada luqada carabiga ee bisha kadib la bilaawayo in aad nooso gudbiso aad ayaan ugu bahanahy.. waad mahadsanthy in badan
@mohamedjama4987
@mohamedjama4987 4 жыл бұрын
Team ogaansho ❤✌
@somgamers7554
@somgamers7554 2 жыл бұрын
Masha allah Benjamij wanaagsan
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
MAHADSANID Teacher🥰
@sharmakeosman4233
@sharmakeosman4233 4 жыл бұрын
Wcs masha alah 💯
@Real________mohamud
@Real________mohamud 4 жыл бұрын
Wcs wll❤️❤️🙏
@khayrumah-1549
@khayrumah-1549 4 жыл бұрын
Asc wll ha adeegsan calaamadan🙏 waxay ka turjumaysa shirki qolyaha hinduska markay caabudayan sanamyaashoda ayay saas dhahaan..
@user-dp9ne4ql5x
@user-dp9ne4ql5x 4 жыл бұрын
Ustaad cumar haday suuragal tahy noosoo gudbi lahjada khaliijka kalmado kamida waayo way yar yhiin somali caamiyada dhigo kulli fusxa ayay dhigayaan جزاك الله خيرا
@Heydarpro5128
@Heydarpro5128 4 жыл бұрын
wll ogaansho waad ku mahad santahay sso gud binta muuqalkan iyo sida aad waqti ugalisay m,a
@nihaamnihaam9828
@nihaamnihaam9828 4 жыл бұрын
Omar Masha Allah walal ani waxa jeclahy luqadaha ina barto carabiga waba luqada waxku barto ila jamacada Lkn wadan loga hadlo majogo ina xoojiya jeclahy
@abdikadirjama1168
@abdikadirjama1168 4 жыл бұрын
Mhdsanid omr inshaar wll qiimo leh
Sidee Lo Barta Luqada Carbiga Q5aad ll Sh Dr Cumar Iman Abubakar
28:41
موقع الشيخ الدكتور عمر ايمان ابوبكر
Рет қаралды 5 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 101 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Adiga ayaa isugu wacan heerka aad ku sugantahay
16:28
DHIIRIYE
Рет қаралды 151
SIDEED KU BARAN KARTAA LUUQAD KASTA OO AAD DOONAYSID?
11:10
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 243 М.
SIDEE LOO BARTAA LUUQAD?
11:26
Nimaira Noah
Рет қаралды 13 М.
Dowro Cusub ll Sidee Lo Barta Luqada Carbiga Q1aad ll Sh Dr Cumar Iman Abubakar
29:14
موقع الشيخ الدكتور عمر ايمان ابوبكر
Рет қаралды 19 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 101 МЛН