No video

Dr Osman Ali Gabbose - DNA Ma xalliyay muranka Qoysaska

  Рет қаралды 24,916

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 60
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Жыл бұрын
الحمدلله على نعمة الإسلام اللهم صل وسلم على نبينا محمد و على آله و صحبه اللهم أصلح أحوال البلاد والعباد اللهم آمين ...
@iidaanz
@iidaanz Жыл бұрын
Dr Osman cilmi aad u balashan ayaan ka fa’iday runtii iyo xog aad iiga maqnayd masha allah allah ha barakeeyo, Ayaanle talo ahaan waxaan ku soo jeedin laha inoo badi Barnamijyadan taabanaya Nolosha bulshada aqoon ahaan iyo cilmi ahaanba wax tar ayaya leeyahiin iyo faa’idooyin badan, oo inaga yaree qabqablayashaan waraysiyadooda dib u dhacaya iyo waxaasa la soo maraydaa.
@qureshhassan9017
@qureshhassan9017 Жыл бұрын
Great info thanks Dr.
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc ayaanle xuseen cabdi sodaa muuqalka diyar baanu ku nahay horeyna usoco kheyr baan ku rajey nayaa wll Number one commont from Hargeiysa bye
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Siyaasad 60kii iyo odoyaal somalia rogaay iyo qaar fican laakin aan waxba laga qaadanaayn naga yaree, waxyaabaha mustaqbalka dhalinta iyo wadanka dhisaaya sodaa ado raaliya. Keep going walal waa barnaamij fican
@AliYusuf
@AliYusuf Жыл бұрын
Dr Osman Ali Gabbose, Masha Allah, soo badiya, more. dna waxa kalo ku jira xalinta danbiyada sida kufsiga, ama dilalka, ama xalinta qof dhintay oo la garaneeyn,
@hayadmohamud990
@hayadmohamud990 Жыл бұрын
Masha Allah! Dr Osman Cali Gaboose well done.
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Waan idin salaamay Akhyaarta sharfanow Ma la heli karaa Dr. In dadkan Qabyaalada nagu dhibay in labaadho bal inay yihhin dadkan ay dhiiga u daadinayaan ma yihiin dadka ay sheegtaan!!!!!!!!!!!
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Waan kula qabaa wll 30 years ayey Qabyaalad nagu baabiyeen burbur ma’ahane faaido laga dhaxlin.
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
@@mohamedahmed4511 waa la yaabsanyahy waxana loo malaynayaa in Qabyaalada kuwa ku dagaal gala iyo kuwa ku faana liaanay Ibnu xalaal ahayn
@hubanehubane9477
@hubanehubane9477 Жыл бұрын
Mahadsanid barnaamish yada aad noo soo gudbisid
@user-uq6lh1id5l
@user-uq6lh1id5l Жыл бұрын
Masha allah dr-ka waa nin xog mug leh ka haayo waxa uu ka hadlaayo ee inoo soo badiya asi iyo ragga lamidka ah
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato thanks❤
@hassanwanaga8627
@hassanwanaga8627 Жыл бұрын
Thanks
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
BARNAAMIJ KHIBRAD FAAIDO LEH .DR GABOOSE. MASHAA ALLAAH. . CHANNEL HANOOLAATO. AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB
@sleepwell-sp1zi
@sleepwell-sp1zi Жыл бұрын
Allah akbar
@awdeeq
@awdeeq Жыл бұрын
Si akhlaaq ah ayuu uga jawaabay maasha Allah
@AyanHassan-mx9qj
@AyanHassan-mx9qj Жыл бұрын
Asc Ayanle Hussein Abdi waa ku salamay salaan kadib magaceygu Ayan Hassan waxan raba in aan ku sheego waxan ogahay in aad dadka ka wareysato taarikh doodi hore oo ah mid macno xambaarsan waxa raba hadi aadan baqeyn in aad raadiso nin aan wareysigiisa dhageystay waa aad usii fogeyn aniga oo yar 2009 and 2008 area oo ay qolada nabad diidka ah ay ku qabsadeen dulledka magalada beydhabo ninkaas oo ahaa shaqaalo UNDP ah oo aya dhimasho ugu tageen waa inta kaliya aan ka xasusto marka aad ayaana u xiiseynaya hadey maqcqul thy aad ninkas so qabato so wareysato waxan umaleynaya in ay wareysigaas so daayeen BBC Mahad dhamaan faneska Hanoolaato channel
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Жыл бұрын
Good
@hididiilochanel9856
@hididiilochanel9856 Жыл бұрын
Dr Osman Ali Gabbose Aad ayaad umahad santhy xogta aad nala wadaagtay wll Ayaanle Adigana waad ku mahad santahy sida aad noogu soo gudbisay
@badriahussein8291
@badriahussein8291 Жыл бұрын
Please xagee jogaa dhakhtarka
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Жыл бұрын
DNA: Hidde side
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Жыл бұрын
Fasalka 12aad ayaan ku dhigtay
@maryanfarah9997
@maryanfarah9997 Жыл бұрын
DNA qabiilada somaliyed wuu soo cadeey waxay isku yihiin iyo meeshay ka soo jeedan.👍🏾
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 Жыл бұрын
Xagee kadawatay
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f Жыл бұрын
Wa carab daaroodkaan iyo irir samlahaan waa hal
@dr.abdiweli3803
@dr.abdiweli3803 Жыл бұрын
Ayaanle waa ku salaamayaa, suaal muhiim ah, waxay tahay ilmuhu ma yeelan karaa DNA ka duwan waalidkiisa midkii ama labadoodaba, oo isaga u gooni ah? Jawaabtuna waa Haa, cilmi baadhis USA ayaa xaqiijisay 2 years ka hor, Su’aashaada ah ma xalisay waa haa laakiin % intee ayay xalisay.?
@anisomaxamed37
@anisomaxamed37 Жыл бұрын
Adile isku jawabt 😂
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 Жыл бұрын
Bexaaw u sheeg Ragga ha la eryo ayakaa gabdhaha sababa
@use_996
@use_996 Жыл бұрын
Barnaamijkan o kale sidee suaalo looga dhiiban kara
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 Жыл бұрын
subxaanallah xubno doofaar lagu dhax abuuray illahay nama tuso
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 Жыл бұрын
Ana bari marinaya my little child DNA TEST oo msxkamad aya igu qasabty anu maba Rabin waaba ka sii shakisanay inu really true yahay
@hafsahafsa-xm5hy
@hafsahafsa-xm5hy Жыл бұрын
Asc dumarka caruurta laku qalo maxaa sababa waysoobateen barnamijka wall kawaraysa Dr kaboose
@jabiye8593
@jabiye8593 Жыл бұрын
badana waxa sabab u ah dumarka oo foosha iyo rafadkeeda kafudedsanaya iney c section lagu sameyo lknse waxa kalo oy dhakhatirtu ay qalinka u sameyan hadey maandheertu ku dhagto afka(cervixsga) makanka sido kale waxa mararka qaarkood la qaba hadu ilmuhu uusan madaxmadax usoo bixin ee uu dhabar dhabar ama daba dabo usoo baxo, waxan rajeyna inan kuu faidey.
@walaalsalman1168
@walaalsalman1168 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY Жыл бұрын
hadii hooyada hor timaado cunuga gabar ayuu noqdaa,sidoo kale hadu aabaha hor yimaadana wiil ayuu noqdaa waa sida Islaamka na baray.dhaqtarka wuxuu sheegayo waa war gaaleed.dhaqtarka dib ha u aqriyo suuratu adhaariq aayada 6aad iyo axaadiista rasuulka scw.
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f Жыл бұрын
Maxa hor imaanaayo
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
​@@user-ou3vx6uv3f 😂😂😂
@abdisalamomar4626
@abdisalamomar4626 Жыл бұрын
Dr hadda mawaxaa naleedahay Kuwa shakiga iskaqabo oo ilamahooda iney baaraan rabo ha imaadaan hospitalka
@abdisaid1483
@abdisaid1483 Жыл бұрын
DNA test can be a good commercialization of the big company those who sell the personal data to know what kind of genetic disorder that can you have and your future regenerative diseases to in order to prepare more medical supply so that will be a chain of a big business to gaine money. some country's don't let their people to do such as this test so my Somali people keep asking more information about this issue and the government must interfere cos all the test are expensive and are exported to outside of the country this test must be inside our country
@ahmedisseali439
@ahmedisseali439 Жыл бұрын
So badi wareysiyada nucan kale cilmi dhameystiran waa.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Wax baro o school aad.
@saladomar8670
@saladomar8670 Жыл бұрын
Dadka waxey i dhihi jiran warya omar maa ku dhaley haa ayaan dhihi jirey wayo waa runtud
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Жыл бұрын
Odayaashii hore waxay yaqaaneen firiga dadkuna waa kala firi
@anwarhussein512
@anwarhussein512 Жыл бұрын
2 qof oo isku DNA ah wey jiraan oo aan lakala saari karin waana mantaanaha ka beermay hal ukun
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Arinkaan DNA da hadi bulshada soomalida ah lagu baraarujiyo dhib badan ayaa ka imanaya, waxaan isleeyaha baraarujintiisa hoos halo yara dhigo
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
@2016 sedona haa waxyabo badan waa laxalin laha lakin reero badan oo dhisan baa ku dumi kara iyana
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f Жыл бұрын
@2016 sedona waaw wax fcn waaye aminga wadanka disee
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Жыл бұрын
Kkkkk... maxaa 4 xaasle cidla cararay. Haynagu keenina haynoo huursanaatee.
@abdulkadirmohamedahmed6858
@abdulkadirmohamedahmed6858 Жыл бұрын
Waa barnaamij muhiim ah, laakiin su'aal baan tebey"Maxaa doofaarka loogu doortay tijaabada, maxaa looga doortay Xayawaanka kale?
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 Жыл бұрын
Doofarka iyo jiirka DNA dadkey is shabahaan
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Somalia yaan la keenin baan ku talin lahaa waayo dhib badan baa ka dhalanaya o dumar badan fashil bey gali doonaan.
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 Жыл бұрын
Raga ma ma fashilmaan miyaa mise dumarka kaliyah ayaa danbaba
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
@@ladanabdalla8907 naagtaada hadeysan dhowrsaneyn cunug ninka kale dhaley bey kusoo xareyn karta.
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 Жыл бұрын
Micnaha dumarka lee maa xaran dhala ragaba soo kuwa ka dhalay ma ahan ayagaba orgi miyaa
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
@@ladanabdalla8907 waxaan ka wadaa ninka iyo naagta is qabo hadii ay naagta isagoo shaqo ugu maqan ay ninkale siiso soo meeshaas cunug wecel ah kama dhalan karo o dhibka ka batey ileen aabaha gurigu ma dhaline.
@haybecismaan6239
@haybecismaan6239 Жыл бұрын
Crosome af soomaali ku sheeg.d n a af soomaali ku sheeg
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Waa “ hida side ama structure-ka qofka oo laqaano chromosome .
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Жыл бұрын
Hida side
Dr Osman Ali Gabbose - Dhalmo raadinta ragga iyo dumarka
24:05
HANOOLAATO
Рет қаралды 66 М.
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 3,1 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН
تجارب رجل تجاوز الثمانين عامًا | بودكاست فنجان
1:56:36
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE +
15:06
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
غربة العطاء | معالي العسعوسي | 135
2:16:05
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 106 М.
ابن منفوحة الباريسي | بودكاست مربع
2:14:34
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 1,6 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Xogmaal Media
Рет қаралды 361 М.
بين السياسة والدعوة | بدون ورق 102 | د.طارق السويدان
1:37:18
فن الحوار | بدون ورق 98 | عمار تقي
2:30:16
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 756 М.
بين الحرب والقهوة | مختار فيصل الخنشلي | 131
3:31:16
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 556 М.
ASALKA SOOMAALIDA IYO AQOONTA DHAQANKA- MAXAMED SULDAAN SACIID
38:55
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН