No video

Dr Saadaq Eenoow - Wareysi #1/3 - Taariikh aadan maqal oo ku saabsan SYL

  Рет қаралды 37,367

HANOOLAATO

HANOOLAATO

9 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 90
@Mohamed16830
@Mohamed16830 9 ай бұрын
Hanoolaato aniga miyaad niyada igu haysay waraysigii uu bixiyay maalinkii dhawayd ayaan is dhahay hanoolaato yaa ku dhaha nooso qabo Drka mansha llah balse kaso warayso xaalada dalka ka taagan iyo mustaqbalka dalkeena somalia 🇸🇴 aad ayaad uu mahadsan tahay ustaad ayaanle, Alle cimri dheer iyo cibaado suuban ha siiyo Dr Eenow ayaanlow adigana walaal sido kale wax badan ayaan ka faiday 17 jir ayaan ahaa maalinkan ku raacay maantana 19 mansha allah hore usoco walaal qaali❤ somalia oo midowday alle haina tuso oo dowlad xalaal ah oo loo siman yahay somali oo dhan. Somaliyey isku tiirsanaan ayaa sharaf leh🇸🇴❤ Dr ku runta ayuu sheegay hankeeni wuxu noqday land iyo reer hebel iska eeg waa cadowgaaga walaalahy mar waan qoslay marna waan murugooday qabki somaliyeed wuu lumay balse dhalinta waxbaratay ayaa sharafkeeni soo celin.!! Hal sir oo aan helay qofka qabyaalada ka shaqeeya waa qof aan waxbaran ileen cilmigu maskaxda ayuu dhisaa.!!!! Hankaagu ha dhaafo reer hebel.!!!!!🇸🇴❤ from burao ❤
@ahmedabdirashiid983
@ahmedabdirashiid983 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Dr saadaq eenow. In xabbaddii koowaad ay ka dhacday walwaal taariikh huuhaa ah baan moodi jiray se maanta waan xaqiiqsaday.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 9 ай бұрын
Runtii wa waraysi qiima badan oo xogo badan xambaarsan Dr sadiiq eenow wa cabqari cajiib ah wa taarikhyahan Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo adeer waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel ❤❤❤❤❤❤
@rafiq5722
@rafiq5722 9 ай бұрын
Is dhex galki dhib badan buu noo keenay Dad Dilka aan waxba la eheen baa na qalibay waa tan maanta
@user-ph3qf9qy7f
@user-ph3qf9qy7f 4 ай бұрын
Maashaa Allaah , Allaha ku xafido .
@xushmaakuuhayaachanal6801
@xushmaakuuhayaachanal6801 9 ай бұрын
Xurmadle Dr Enow Hadaad noo keentay walee Taarikhdii oo guureysay ayaa noo keentay mahadsanid Ina Hussein Abdi
@Cabdalla30
@Cabdalla30 9 ай бұрын
Well done Ayaanle, Legend baad so qabatay ❤❤❤❤❤❤
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 9 ай бұрын
Wad mahadsan tahay wll Ayanle, dr sadiq Enow allah ku sharfo. Soo badi fadhigan oo kale thanks
@SaidAbdulkadir-ie6lt
@SaidAbdulkadir-ie6lt 9 ай бұрын
Ustaadkayga Dr Saadaq Eenoow cimri dheer iyo caafimad rabi haku siyo
@ahmedsaidmire8529
@ahmedsaidmire8529 9 ай бұрын
Dr sadik enow aqonyahan Sare Guulauso, Hanolato Iyo ayanle abdi Mahadsanid.
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 8 ай бұрын
ASC Hanoolaato walaal fadlan wareysiyadaada buugaag ka qor. Si ay u noqdaan dhaxal Soomaaliyeed Mahadsanid. 12/11/2023. 15:48 pm. Uk London
@haaruunaxmed2038
@haaruunaxmed2038 9 ай бұрын
Masha Allah
@cabdiqaniyusuf2194
@cabdiqaniyusuf2194 18 күн бұрын
Dr sadiq enow qoraaladiisa waan akhristaa waa aqoonyahan waxbadan fahamsan
@AhmedOsman-mj4vd
@AhmedOsman-mj4vd 9 ай бұрын
The British Envoy in Zanzibar in 1848 John Kirk said about the Somali, “ Despite our advanced civilization we r unable to impress the Somali…”
@smirailbir3931
@smirailbir3931 9 ай бұрын
Manshalh Ayanle tarikhaha deganada somalida wa u bahnen Dr S Enow allah cafimd iyo cimri dher ha siyo 🤲❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 9 ай бұрын
Ayaanle mahadsanid walaal ❤❤❤
@a.m.k9976
@a.m.k9976 9 ай бұрын
Asc wr wn Ayaanloow Dr.Saadiq Eenoow buug dhaxal ah taariikhda Soomaaliya ah inuu qoro wll u sheeg xasuusi hadii Dirtoorku qoraalkeyga arko oo akhriyana amaanadaas waa kaa dhacday. Buuggaas luuqadaha Carabiga,Englishka iyo France siiska ha lagu turjumo. Buugga magiciisa waxaan jeclaan lahaa DHAXAL REEB in loo baxsho ama Sooyaalka Soomaalida.
@carafaadaxmed7905
@carafaadaxmed7905 8 ай бұрын
Adba hada haad bilowdo buugaa waad qori kartaa aad ku magacawday dhaxal reeb
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 9 ай бұрын
Mansha allah
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 9 ай бұрын
nio Ustaadku Ma Qorey Buug Marjic ah oo Inna Anfaca? Adna Mahdsanid Ayaanle Inader, Soo Badi Ustaadka Fadhiisintiisa.. from Ogadenya Jigjiga ❤❤
@salahkotey4724
@salahkotey4724 9 ай бұрын
Ila 8 buug wax garaayo ino qoraay baan maqal ku haaya
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 9 ай бұрын
​@@salahkotey4724 Mhdsanid Inaadeer, Arrin ka weyn oon ku Farxaba Maanta Ma Arag warkaagane.. Ustaadkana Alle haka ajarsiiho😢😢
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 9 ай бұрын
​@@mascuudabdi9401xge lagahela zxb
@abdirahmanwarsameawabdi673
@abdirahmanwarsameawabdi673 9 ай бұрын
Asc Ayaanle waraysiyo xiiso badan baa qaadaa balse waxaan kaa codsanayaa qofka jaanis sii uu ku hadlo haka dhex galin hadba qof kasta aqoontisu ku qiimee oo yaysan waraysiyadu iska ka dhex galin.
@thegunner971
@thegunner971 9 ай бұрын
Waa run walwal incident bala dhaha.
@cabdishidaad3542
@cabdishidaad3542 9 ай бұрын
🎉Maanta aqoonyahan dhab ah ayaa soo qabatay Mr. Ayaan dadkaan oo kale noo soo badi, kuwo siyaad barre u cuqdadaysan naga yaree.
@bashiirmacalin2006
@bashiirmacalin2006 9 ай бұрын
Xaqiiqdii waaa sugaaye wareeysigaan waana kumahadsan tahy
@trumpppl2024
@trumpppl2024 9 ай бұрын
DR SADIIQ ENEW TAARIIKH YAHAN XEELDHEERE AH. MASHAA. AYAANLE HUSSAIN ABDI HANOOLATO MAHADSANID 100%
@abshirali313
@abshirali313 9 ай бұрын
H noolaato ❤
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 9 ай бұрын
Excellent interview
@Mohosultan2019
@Mohosultan2019 9 ай бұрын
Nin culus baad noo keentay shukran.
@fnw8688
@fnw8688 9 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@mohankariim8409
@mohankariim8409 9 ай бұрын
Mhdsnd Ayaanle Dr kana Allah Barakeyo 🎉❤
@abdiroble5107
@abdiroble5107 9 ай бұрын
Miyaad haysaa caddayn inuu Keenadiid Ku dhahay Talyaaniga inuu ilaa Kismayo isagu Ka taliyo. Waa beentii Idaajaa la wareegi jiray oo shaati kale soo gashatay
@justsaywow766
@justsaywow766 8 ай бұрын
Ninkaan baanad garanayn dr-ku isagaaba reer keenadiid ah
@warsamemayele
@warsamemayele 9 ай бұрын
Dr saadaq eenow mufakir cajiib ah weye cilmiga iyo cimriga cafimadkaba allah u barakeeyo
@mohammedkhaderfara2697
@mohammedkhaderfara2697 9 ай бұрын
maansha wa doctorkii nin culusbaad keentey walaal ❤
@calishire-yo4jx
@calishire-yo4jx Ай бұрын
✍️🏼
@abdalla5266
@abdalla5266 9 ай бұрын
dr saadiq enow raximahullah waa nin cajiib ah oo taariikhyahan ah mudanna in laga qoro buugaag , ayaan waad mahadsantahay walaal sida diiran ee aad noogu adeegayso
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 5 ай бұрын
dr sadiq eenow qoraaladiisa uu facebook ku soo gudbiyo ayaan aad ugu xidhanahay waa aqoonyhan mawduucyo kala duwan soo gudbiya aad baan u taageeraa dr saadiq eenow
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 9 ай бұрын
Ayaanle walaal DR eenow DR eenow ila Soo xiriiti fadlan
@Mu-allif
@Mu-allif 9 ай бұрын
Waa barnaamijyada ku haboon in lagu dhex tabiyo magaca hanoolaato ee aad human huwantahay ayaanloow.
@oogsare9899
@oogsare9899 9 ай бұрын
Wareysi loo baahnaa ayuu haa, waxaan isleeyahay kuma filna saddex qeyb oo gaagaaban in laga qabto odayga, waayoo wax badan ayuu ka hayaa taariikh ah.
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 9 ай бұрын
Ayaanle ASC adiga adeerka Ama awoowe Somaliya Bal waxan rajeynayaa warbixinada qaar aad heshay iyo wareesiyadii taariikhiga ahaa aad qaaday ku dar inaa la kaashato qubarada wax qora insha'Allah CD video iyo Books 📚 mhdsnd
@maahir1776
@maahir1776 9 ай бұрын
Dr saadaq eeenow wuxuu ka mid yahay dadka ugu aqoonta badan somalida runtii xaga siyaasadana waa dadka hor marin kara dalkeena
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux 9 ай бұрын
Asc Ayale pls warayiso Aqoyahale kale badaan tarikhida somalida wanu rabnaye shugran😅
@tayosom2025
@tayosom2025 9 ай бұрын
Ayaanlow waad ko mahadsantahay odaygaan somaliyeed inaad waraysi ko casuntay dr saadiq waa aqoonyahanada somaliyeed ee qiimaha leh fadlan dadka noocaan oo kale ah noo soo badi
@Jibriil571
@Jibriil571 9 ай бұрын
Ethiopia soomaliya way qabsan doontaa, magaalo soomaliyeed oo aan ethiopian ku dhex tarmaynin ma jirto niyow ?
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 9 ай бұрын
RUNTII WAAN ILLMEEYAY😂 AYAANLOW❤❤❤❤ MAHADSANID
@cabdiqaniodawaa9769
@cabdiqaniodawaa9769 9 ай бұрын
Ayaanle walal waxbaa kaa khaldan fadlan inta aanad gelin barnaamijkaaga horta waa kuma saadiq eenow wax yar ka hadal taarikhdiisa halkuu ku dhashay waxbarashadii
@Muktar_Farey
@Muktar_Farey 9 ай бұрын
Wallahi ana hada saas dihi rawe
@justsaywow766
@justsaywow766 8 ай бұрын
​@@Muktar_Fareywalaale waa cismaan maxamuud kasoo jeeda qardho. Somalidu taasay wax ku fahantaaye
@user-om2du5sh6f
@user-om2du5sh6f 9 ай бұрын
I 0:20
@SIRDOONKAHIILWADDANI
@SIRDOONKAHIILWADDANI 9 ай бұрын
🇸🇴⚖️🇸🇴💡💯⚔️
@bilyhaji6208
@bilyhaji6208 7 ай бұрын
Correction: warqad uu cali yusuf u diray boqor cisman uu leeyahay taliyaniga aan iska kicino, ayu taliyaniga dhexda ka qabtay sidaas ba 2 dooda lagu cunay ,warqadii oo qoran taliyaniga ilaa hadoo heestaa
@kamsuma91ibra2
@kamsuma91ibra2 9 ай бұрын
Madama aysan mesha ari iyo geel keliya aysan ku nool o bini adam ay jogan xoga sda dowlad ahan halo jilo RIP umada somaliyd
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 9 ай бұрын
Nin cajiiba waa ku yaryahay soomaali nuuciisa oo kale.
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 9 ай бұрын
Somalidu waa qoomiyad lakiin wadamada dariska sida Kenya, Ethiopia, Uganda inta badan Afrika waa shucuub kala duwan oo la isku soo ururiyay.
@Salmasaafi-hf7wm
@Salmasaafi-hf7wm 9 ай бұрын
Ayaanlow wanku slmy.niyahow ma aragtid miyaa dhibatada heysato rer palestine 1 mar xitaa kamasoo hadline mise waxaa tahay dadka yahuuda taageero?
@abdirashidmohamed4142
@abdirashidmohamed4142 9 ай бұрын
Barnaamij kan o kale so gudbiya wax yabaha qabyalada ama dawlad mucaaradka ah , inaga daaya
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 9 ай бұрын
Ayanle wuxuu ka mid yahay ragga xasan Shiekh ku taageera qabyalad, Farmajo na ku diiday. I hope inuu haddeer arkay qabyalad inay micno lahayn
@abdalladhursuge2291
@abdalladhursuge2291 9 ай бұрын
Nin ogaal leh baad soo qabatay.
@user-od2dh1dk6c
@user-od2dh1dk6c 9 ай бұрын
Xiliga malaa somaalidu calooshood ushaysteyaal ayay ahaayeen
@mrali3601
@mrali3601 9 ай бұрын
Aduunka dagalka waxa laysugu hiiliya diin iyo midab lkn carabta Saudi, Egypt, UAE iwm ma raban inay u hiiliyan walal lahod Phalistenians, caalamka kale baaba ka naxay oo ka gubanaya waxa Gaza ka socda oo Xata wadan Latin America ku yaal xiriir ka u jaray Israel, meesha wadamo carabta ka mid ah calanka Israel ka babanayo
@user-vy7od2zz8k
@user-vy7od2zz8k 9 ай бұрын
Beesha biyamaal taariiqda baal dahab ah ayey kaga jiraan runti
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 9 ай бұрын
somali dawladnimo waxba kamatakhaano waa run. maxaan samaynaa ?
@Guuleedagaabeeye
@Guuleedagaabeeye 9 ай бұрын
Dr Saadiq Eenow marbuu ahaa dadka naadirka ah ee nagu haya aaladda Facebookga. Ilaahay danbigiisa ha dhaafee wakhti badan buu gashaday umadda.
@Jibriil571
@Jibriil571 9 ай бұрын
Somali iska hadashooy hadhow yaan sida falastiin la ooyin !!
@samirr546
@samirr546 9 ай бұрын
Somalida munaafiqiinta daacada iyo khaaimiinta ayaa isku qasan marka laysyidhaah isla jaanqaadaba minaafiqiin iyo khaaimiinta ayaa bilaaba qabyaalad ay daacada ku laayaan oo ay kuwa xukunka haya si khaldan wax u tusaan cadaalad badbaadisa daacaduna ma jirto nin dan leh xaduu xitaa diinta ka baxay oo uu qabiil ku soo dhuunto waa loo fulinayaa dantiisa xitaa hadii aan qof ka hadhayn qabiilka oo lawada dhimanayo!!!! Taariikh aanu umadaha la hor nimaadno ma haysano cadaalada Islaamkana ma rabno in aynu ka faaiidno Wax tegay uun ha laysku maaweeliyo iyadoo aan waxba laga baran oo dhiig qaraabo lugaha lagula jiro!!!!!
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 9 ай бұрын
Hassan ugaali yaa intaa fahan siinayo heee
@adammusemaxud3969
@adammusemaxud3969 9 ай бұрын
Ayaanle ku mahadsanid taariikh aruurintaada lkn hal cilad oo aad leedahey baan kuu sheegin marka qof wareysanayso oo ah inaadan qofka jaanis uu hadalka ku dhameysto aadan siin. Fadlan u u ogolow inuu qofka hadalka dhameysto, kadibna ku dar wixii comment ah ama su'aal ah. Mahadsanid waa iga toosan walaal.
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan 9 ай бұрын
Sxb, I think, inaad kucusubtahay Hanoolaato, dhib malahan, 5 sano ayaan ku xidhnahay hanoolaato, I believe ayaanle waa waraysi qaadaha ugu xirfad wanaagsan suxufiyiinta maanta jooga illaa iyo xad ayaan ku bartay inuu qofka uu waraysanayo uu fursad ku filan siiyo.
@justsaywow766
@justsaywow766 8 ай бұрын
Walaal waxaa keenaya qofku jawaabtiisa isagoo wata baa waxaa kasoo dhex baxaysa suaal kamuhiimsan suaashii hore taas oo weriyuhu ku khasbanaanayo inuu degdeg ugu celiyo si aanu qofku hadhow isu dhaafin
@adamosman4185
@adamosman4185 9 ай бұрын
Ayaga lee taariikh leh dad kale waa moos saas beey aaminsanyihiin marka waxaan rabnaa in 5 ta Somali 🇸🇴 leesku keeno .
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 9 ай бұрын
Waaduni lakala....iibsadoon nala ogaysiine orgigaa riyaha teedahoo ooda faaliga e v waaduni ninkaad aamintaa kuu abees yahaye
@user-pd3ec6mh8z
@user-pd3ec6mh8z 8 ай бұрын
Dhalinta soomaaliyeed ha baraarugaan hugaankeena isku keen dilaya ee jihada naga luminaya aynu iskaga harno🖐
@keykey2594
@keykey2594 9 ай бұрын
Ninku waa qoloma inta anan warkiisa dhagaysan?
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 9 ай бұрын
Waa MJ ka sii ah Osman Mohamud. Lol😅
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 9 ай бұрын
Waxay ahayan reer konfuur uun. Taariikhada ay been ka sheegay intaa badan waxay ka sheekeyan uun waa taariikhbeen ah.
@user-gk2gd8ci3v
@user-gk2gd8ci3v 9 ай бұрын
jow kow now labo jaaahil oo been isku sheegaaya walahi wa qosol jow kow now hadana bow
@hugdheh
@hugdheh 9 ай бұрын
suu usoo wado waan fahansaneen waxuu u danleeyhy Cismaan iyo ina kenadiid oo majeerteen ah iyo cali shire o warsangali ah ayaa xamar keenay dowladnimada hhhhhhhhhhhhh cidaan ruwaayad kama dhamaato sheekh iyo sheydaanba
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 9 ай бұрын
Adigu maxaad kusoo kordhinaysaa ummadda? Ninyohow qabyaalad baa ku dilootay. Dhibtaadu waa reerkii baad meesha ka wayday
@justsaywow766
@justsaywow766 8 ай бұрын
Hadii aad wax ka duwan ogtahay oo xog ogaalna u tahay maad miiska soo saarato adoon reer nacayb aanan muujinayn
@canabcabdi2201
@canabcabdi2201 9 ай бұрын
Beentii ooqofa
@mrali3601
@mrali3601 9 ай бұрын
Aduunka waxay nu nahay Qowmiyada kaliya aduunka dhul isku haysata oo Qabiil qabiil halkan anaga leh iyo degaankan reer kale ma so degi karo dhiigna u daadiyan
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 42 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
TARIIKHDA QORIDA AF SOOMAALIGA | Taariikho Cajiib ah || Dr Saadaq Eenow
1:11:57
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 42 МЛН