Ethiopia Oo Ku Dhawaaqay Aqoonsigi Somaliland Falnqayn Qaybtii 1Aad Podcast HN...

  Рет қаралды 16,489

Hargeysa News

Hargeysa News

Ай бұрын

Пікірлер: 64
@hargeysanews9066
@hargeysanews9066 Ай бұрын
Qaybtii 2Aad Ayaanu Soo dhigaynaa ee Horta Fogeeya Tan Mahadsanid
@ahmedmohamoud7356
@ahmedmohamoud7356 Ай бұрын
Ahmed Ismail waxa layidha macadfura
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Ciro cadowga qaranka NO VOTE YUSRA
@aidgab1196
@aidgab1196 Ай бұрын
Guul iyo Gobonimo Somaliland Republic Somaliland Wa buqxcad Barakeysan Ilahay SWT BA Ilaasha nya. ❤🎉❤Wa Ehlu Beyt.
@faizaabdi3100
@faizaabdi3100 Ай бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuul somalilan Insha Allah ❤❤❤
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Ай бұрын
Somali italiano way qaawan yihiin 26-ka Jun 2024- ka khalaas way u dhamaatay dunidu waxay ogaanayaan inaanay haysan maalin ay xoroobeen iyo documents cayddayn ah oo ay Helen waligood teenii ay ina kula dhuuqayeena ma ogolaanayno waayo dhabar la cuno ayaanu leenahaye shaf la cuno ma lihin ! Guul tawxiidle calankeena ha noolaato Jamhuriyada 55- aad Afrika Hargeysaaaaaay ha dheeliyin ha dhantaalmin weligaaa😅
@jama5340
@jama5340 Ай бұрын
Guull Somaliland ❤
@faizaosman6214
@faizaosman6214 Ай бұрын
Mashallah tabarak Allah guul iyo gobanimo soomalilaand xaasidiintu ma aflaxayaan xadhiga ay nagu hayeen ayaa furmay ee bada ha ku dhacaan inshallah horumar iyo barwaaqo soomalilaand ❤❤❤love dadkaygoow
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Ай бұрын
Mansh Allah Mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Ham sland ilaahay baa aqoonsa ilaahay baa Aqoonsa ilaahay baa Aqoonsan ilaahay baa Aqoonsan ilaahay baa Aqoonsan oo udiraya Gaal.iyo islaamba ninka Aqoonsiga dhiig karka ka qaadayoow wadnuhu haku istaago dhimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Maasha allah Janhuuriyadda Barkaysan e Somaliland guuleysta guuloow adkee Guul iyo Gobanimo Somaliland 😁👍👍😁👍😁👍😁👍😁👍👍👍👍👍
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
When life gives you an enemy like SomaliTalyaani. Fight like Somaliland, Fight like SNM, Fight like a wounded Tiger 🐅.
@marwoali6189
@marwoali6189 Ай бұрын
Guulayso SL❤❤❤❤
@moudrahma8244
@moudrahma8244 Ай бұрын
Guul somaliland from djibouti ❤❤❤
@user-tq2sn7tm2o
@user-tq2sn7tm2o Ай бұрын
Soomaaland.Guuuuuuuuuuuuuu
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Guuuuuuuuul British soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo soomaliland guuuul
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Jamhuuriyada Sland waa wadankii Hargeisa news hore usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queency7943
@queency7943 Ай бұрын
Insha Allah bi'idmillah diyaar baa horeba loogu ahaa in aynu nahay dal max banaan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul iyo gobanimo❤❤❤❤🎉🎉🎉
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 Ай бұрын
Ilaahow guul nooga dhig
@user-tq2sn7tm2o
@user-tq2sn7tm2o Ай бұрын
Soomalaanld.Guuuuuuuuu
@user-kn5nw1yv4p
@user-kn5nw1yv4p Ай бұрын
Guuuuuuuuiuul SomaliLan ❤❤❤❤❤❤
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Maansha allaah 4:24
@ifraaxcabdilaahi338
@ifraaxcabdilaahi338 Ай бұрын
Mnsh allah
@HassanWarsame-bk3sv
@HassanWarsame-bk3sv Ай бұрын
Somalillad power ❤❤❤❤ever
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Ай бұрын
26.6.2024 reer somaliland ku gaaridi ku gaardi nacabka ku gaardi
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Shacbigu waa dun xariira guuuuul
@MMGL43233
@MMGL43233 Ай бұрын
GUUL GUUL GUUL DOWLADA JAMUURIYADA SOOMAALILAND WANA LAMA TABTAAN EE SIDAA KU BIYACAB INSHA ALAAHU TACAALA
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw Ай бұрын
Somaaliland waa del madaxbanaan ❤guul ❤guul
@aminaboon1290
@aminaboon1290 Ай бұрын
Uluululululu kanwxooow nafta waa
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 Ай бұрын
Odaygaasi was dhontsye idea dasya
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Prank gaasaad ku hiraysaan waligiin 😂😂😂😂
@IsmacilAadM
@IsmacilAadM Ай бұрын
Garayo gabal kudhac guul
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Geelo iyo gurguurte soomaalilaanbaa ciishay waanay waasheen waana marya dhigasho😅😅😅😅😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Samatar qudhiisu waa qof xanuusanaya oo cadaystay wixii calooshiisa kujiray markaa yaan loo joojin
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Guul somaliland
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Ciraaba diidan aqoonsiga maxaad samatar laga sheegayaa
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Waan toshay suudh sibidhiya
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Nabadgaliyada guhada dalka shacab iyo dawladaba aad ha loo foojigasto
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp Ай бұрын
GUUL SOMALILAND 26 JUNE 2024
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND RECOGNITION MEANS BEYOND.
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
inaadeer cunwaanka iska badal.
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Soomaaliland.masidanaa.udambaysay.inay.badii.iyo.dhulii.etiopia.siiso.oo nacitiraaf.badaadi.baad.tidhi.iniokalaqaybi.etipia.oon.ilaahay.bad.siin.eritrea.maxay.bad.usiin.wayday.ma.ninba.naag.tiisabixiya..bada.iyo.dhulku.waa.lamataabtaan
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
waxaa tiraahdaa,ictiraafku daaqaduu saaranyahay.
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Dadku.madaxay.kusocdaan.mise.lugaha
@AliMax-yo4dz
@AliMax-yo4dz Ай бұрын
Hargeysa News waxaan leeyahay waxaan wada dabaaldagaynaa 1-da luuliyo insha allaah
@faisalgilbert8000
@faisalgilbert8000 Ай бұрын
NoNoNoNoNo Aqooooooosi Somaliland yes.
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Ай бұрын
Ismaciil C. Geele Oohinta xabashida bilaabay wayyaguuuud wayyaguuud kkkkkkkkkkkkkkk
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 Ай бұрын
GUUL Somaliland ka naxow nafta waa
@omarodowaa1994
@omarodowaa1994 Ай бұрын
War kagan wariyihi mad xanuusa naysa cadawga somaliland yanu noo waramin
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
calankaygu wuu ii tulanyahay,waliba mid aad u wayn oo maru qaaliya laga tulay.
@slandprince7210
@slandprince7210 Ай бұрын
Heego iyo maaweelada caruurta ma rabno Kulmiye hogaanka fashilmay out bye.
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Ma dhabbaa in 26 June lagu dhawaaqaayo ictiraafka somaliland??
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Alle ha soo dedejiyo Ictiraaf khayr qaba Amiin
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Aqonsi ga ana hayo gos ka fodisa aya ni gilina wayo carur ba tihin ma welo ku jirta 33 wayo isaq 33 riyo ku jira aqonsi bonka qayamo ayow dacaya
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
geelle reer buu ku haystaa jabuuti! markaasuu leeyahay ,ma reer baad ictiraaf siin? oo 1960 ingiriisku ma reer buu ictiraafka siiyey?
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Niinkan Putland oo an nabad lagu sexaan amaanaya ee Somaliland dhulka la dhacaya iyo dadkaga sida uu hadlaya kuwa reer Somaliland ee ulaş socda aya ka liitaa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Faqshti iyo huwanti 26 june malintay somaliland xorowday ino dayn wayay qac ba ka yedi doonta somaliland danbe laga maqli maayo 😂😂😂
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Badu.iiiiiiiiib.maaaaha.etipia.barbara.ha.istic.maash.cashuurna.habixiso..badu.iiib.maha
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Ай бұрын
Dameeron ayaa weyla dhala
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
25 dawladood baa diyaara
@AliMax-yo4dz
@AliMax-yo4dz Ай бұрын
Waligeed Somaliya waa mid Somaliya Somalibaa leh
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Kuwan o lah Aqonsadoh maxay sameyn lahayen waan qoslah qabilkah kah sugayah xabashi inay Aqonsatoh xabashi I yadah tedi lah yaban shekadan waa shekoh habar oromoh kkk
FULL SPEECH: Donald Trump speaks before the NABJ in Chicago
36:28
FOX 32 Chicago
Рет қаралды 394 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 19 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Countdown to the 2024 election: Day 91 | MSNBC Highlights
45:00
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 91 М.