Eyl waa magaalo qadiimi ah Oo Taariikh Leh Iyo Wax Yaabaha Ee Caanka ku Tahay | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 33,349

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Eyl waa magaalo qadiimi ah oo ku taalla waqooyi-bari gobolka Nugaal ee Soomaaliya.
Wariyaheenna Hanuuz Haji Abubakar oo booqatay degmada ayaa warbixintan ku eegeysa taariikhda Eyl iyo waxyaabaha ay caanka ku tahay.
Ma jeceshay in aad Eyl soo aragto?

Пікірлер: 59
@Somabilbooks
@Somabilbooks 3 жыл бұрын
Aniga Eyl waxay Ii leedahay Taariikh ii gaara ah Anigoo Yar oo Kismaayo ka soo qaxnay 1991 Ayaa Doon Kaga soo degnay magaalada Eyl Viva Eyl
@shaakirguled5582
@shaakirguled5582 3 жыл бұрын
Anigaba doontaas baan la socday kismaayo ilaa eyl waxay ahayd waqti dhib badan
@ahmedjama2116
@ahmedjama2116 3 жыл бұрын
Doontaaas waa ka haranay Lakin qab familykii soo raacay!!!!!!
@nagibelmi9956
@nagibelmi9956 3 жыл бұрын
waa degaan aad u qurux badan, lakiin halkee laydigala soo xidhiidhikara sii aad talo noo sisan, si anaguna aan markayaga u soo boqano Eyl. mahadsanid.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Quruxda Dalkeena Bal Eega Dadyohow Meel Anaan lahayn ayaan xayaysiinaa Had iyo jeer Asal eyl baanu leenahay Nabad Sal dhigata guud Ahaan Somaliweyn in sha Allaah
@zaytum
@zaytum 3 жыл бұрын
Woow meel qurux badan oo u baahin dataytir Sarta sayidks Thank alot for sharing vedio🙏🌹 noo soo gali bada eyl iyo qayraadkeed oo sii fahfahsan. I subscribed
@mukhtarsahal1989
@mukhtarsahal1989 3 жыл бұрын
Masha allaah waad u hagar baxdeen dalkiina Alle ha idin karaameeyo
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 жыл бұрын
Maansha alaah dhulka soomaaliyeed allaha ha barakeeyo ma kala dhacaane
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah Allow nabad igu tus 2022 june ayaan rabaa inaan imado aniga iyo cayaalkeyga, in shaa Allah. From USA
@zamzamyussuf7598
@zamzamyussuf7598 3 жыл бұрын
Masha alaah tabarakalah alaha uzaidiyo waxtarka ay ka helan qeyrad kooda
@sacdiyamaxamed4659
@sacdiyamaxamed4659 3 жыл бұрын
Masha allah anoo nabada allaha igeeyo
@haykalcade6856
@haykalcade6856 2 жыл бұрын
Masha allh Ely
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
I love it
@kebeybey5555
@kebeybey5555 3 жыл бұрын
Masha allaah wlhi waaa xasuus aan la iloowi karin waadna ku mahad san tihiin sida wacan ee aad inoogu sooo tabiseen
@Fays2010
@Fays2010 Жыл бұрын
Horraantii qarnigii 20aad, marwo.
@zanshaadshaqlane1076
@zanshaadshaqlane1076 3 жыл бұрын
Safarkayga dalbarashada waa meeshi saddaxda aan tago wana meel mudan in labooqdo
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Жыл бұрын
Haa, gabadhyahay Soomaaliyeed ee sharafta badan waan jeclahay inan soo arko magaalada taariikhda faca weyn ee Eyl. Waxaan jeclahay inan soo arko dhismihii Daawad ee taariikhda gubanimada leh, oo ay Soomaali hilmaamsantahay. Waxa kale oo aan soo arki lahaa shirkadaha kalluumaysiga ee Eyl ka xoogsada. Maasha Allaha waa dhul qurux badan oo Rabbi idin Soomaali siiye oo lagu farxo. Allaha idin badbaadiyo.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Maansha allah ❤❤❤❤❤❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Mansha allaj ❤❤❤❤
@user-gk6rl5sv6o
@user-gk6rl5sv6o 3 жыл бұрын
ما شاءالله 🇸🇴😍
@abditaher8043
@abditaher8043 3 жыл бұрын
حمدلله. تمام.❤💐🌺💐🌺💐❤🥇🥇
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 Жыл бұрын
ramadana lagu jiraa gabadha waa iney is xijaabta
@abdiali9890
@abdiali9890 10 ай бұрын
My cradle land Mashaallah
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 10 ай бұрын
Maya.
@wadaayful
@wadaayful 3 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful
@apdirahmanhajii2768
@apdirahmanhajii2768 3 жыл бұрын
Astaan waan idin bogaadinayaa
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 5 ай бұрын
Dhulbaan ka rabaa eyl ee yaan kala xiriiraa tolow
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
I wil be there ❤❤❤❤❤
@ilmijama738
@ilmijama738 3 жыл бұрын
astaan marlabaad noosooduub meesha Aadbay uquruxbadantahay ayl
@yarka4574
@yarka4574 Жыл бұрын
Guri ayaa kadhisandoonaa (Insha Alaah) Eyl ♥️🍊📸
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj Жыл бұрын
dhul isaaq
@yarka4574
@yarka4574 Жыл бұрын
@@Nono-fm5mj Dhulka Isaaqa wa Togdheer, waqooyi-Galbeed iyo Ceergaabo xooga kadagaan. Laascaanood waad kabaxeeysan goordhow.
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 5 ай бұрын
​@@Nono-fm5mj isaaq ma dego eyl
@abdirahmansheikhali1366
@abdirahmansheikhali1366 3 жыл бұрын
ujeedkeenu wuxuu ahaa
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 3 жыл бұрын
0:56 Halkaas aad ku sheegtay dabayaaqadii qarnigii 20 sayidku muu noolay waa xili dambe oo geerdiisii ka danbaysay
@Samatarpodcast101
@Samatarpodcast101 3 жыл бұрын
Qarnigi 19 aad dhamaadkiisi ayuu Geeryooday AUN. Sayidka Maxamed.
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 3 жыл бұрын
@@Samatarpodcast101 sayidku wuxuu geeriyooday 1920 oo noqonaysa horaantii qarnigii 20aad
@hafaafinxumaanta3250
@hafaafinxumaanta3250 3 жыл бұрын
@@Samatarpodcast101 sayidku ma dhiman qarnigii 19 we waxa ow diinta bilaawgii qarnìgii 20 bilaawgiisa
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 жыл бұрын
SCW DEGMADDA EYL WAA MEESHA KALIYA OO ARAGOOSTO BILAASH AH AAN KA HELAY MUDDO 40 SANO KA HOR AYAA MARKAB LAYGA SIIYAY WAAH XAMDI ILLAAHBAA LEH EYL EYL.. .
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 11 ай бұрын
Tuuladani laami ayey leedahay. Waxaa jira magaalooyin waaweyn oo aan laami loo samaynin tan iyo 1960, oo haddana cashuur laga qaadanaayey.
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 9 ай бұрын
Eyl tuulo haday tahay magaalo maba jirto qarniigi 19 bay jirtay ogow
@AliDahir-ob7iy
@AliDahir-ob7iy 2 ай бұрын
Eyl maa tulo ledahy 😂😂 jahil bathy waa maaagalo wayn oo aad uqurux badan
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Eyl waa mel u bahan in lagah dhisoh goboh dalxis si logah marmoh xamar hargaysah boramah
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 3 жыл бұрын
Qalcadaha Soomaaliyaa dhistay. Talyaaniyaa dhisay. Uf.
@suwaysfarah5317
@suwaysfarah5317 2 жыл бұрын
Qalcada daawad sayidka dhisay waliba shaqaale carbeed dhisay
@suwaysfarah5317
@suwaysfarah5317 2 жыл бұрын
Talyani isagoo doonayey inuu xabaal nololiyo ee waxba uma dhisin anaa reer Ey ah oo dugsisare uga baxay magaladuna wa baday iyo daawad oo ah meaha sayidku degay dawad sarta layurahdo waxa lodhisay silogala socdo maraakibta gumaystaha ee duwayn jjray magaaloyinka 1900 ayey ku bilabeen duqayn sayidkuna qoryo yemen laga keeno iyo kuwa gacan kusamysys ah ka ridijiray. Sarta dusheeda Wakiba sinta waabayo ayuu isticmali jiray wll. Akhri booga The madmulla and warrior of somalis btt 1885 ila 1920s
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Taleex wa Xaruunti Darawiishta Lakin waxa burburiyey Air raid Royal Air force
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 5 ай бұрын
​@@suwaysfarah5317 waa runtaa
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 Жыл бұрын
ASTAAN ADIGA WAXAA KA MUUQDA FIR FIRCOONI RABBI HAKUU SIYAADIYO WAA GABAR COD MACAAN WALIGEEY MA ARAG IYAD OO KALE ((FARDOOUSA. )) ..ABBAAL GUD WAA DUCO ...........
@za__ck4521
@za__ck4521 2 жыл бұрын
C/qaadir saalim Ahmed kan aad waraysanayso hore ayay Al_jaziira u waraysatay intaas ayaa iso jiidatay oo an u fiirsaday lkn Eyl aad ayay isku badashay kzfaq.info/get/bejne/os-fp7CW3KnJaYk.html
@yusufmohamed4075
@yusufmohamed4075 3 жыл бұрын
Maya majecli ayl Iman arko sababtoo ah dadkii kayimid ayaan arkay
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 3 жыл бұрын
Waa. buktaaye alaha. kucaafiyo
@Shamso697
@Shamso697 2 жыл бұрын
Hanoo imaan 👎
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 9 ай бұрын
Hano iman hada timaado iska jir waxa kugu dhaca tan adka hadlayso mid ka daran kugu dhigayna
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 5 ай бұрын
​@@GbGbb-ph1lz aniga raba inaan imaado oo dhul u baahan aan dhisto ee ku helaa
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Astaan
Рет қаралды 94 М.
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 80 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Inside eyl Somalia | gobta ugu qurxoon  puntland | part 1
12:22
Mohamed Lafcas
Рет қаралды 88 М.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 208 М.
SACADADIIN SAYLAC ISLAND VLOG 🏝
16:09
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 156 М.
EYL The most beautiful Somali Town with SolaPortal
27:05
Sola Portal
Рет қаралды 59 М.
Qasrigii SAYID Mohammed Abdullah Hassan  | EYL
10:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 193 М.
EYL - The Most Beautiful Coastal Town In Somalia!
13:39
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 80 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32