SACADADIIN SAYLAC ISLAND VLOG 🏝

  Рет қаралды 156,190

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

3 жыл бұрын

Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂
sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
ayto azonto
/ ​
Abdala jamaal
/ abdalajamaall
khalid ck .
/ kalid__ck

Пікірлер: 929
@shuayb8pack
@shuayb8pack 3 жыл бұрын
Saylac Meesha kobaad oo aan boqonaa markaan imaado insha allah i can’t wait 😭
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 3 жыл бұрын
WELCOME ZXP ❤️🙏
@abdalajamaal
@abdalajamaal 3 жыл бұрын
Diyaar bro 😎
@ahmednachi1
@ahmednachi1 3 жыл бұрын
Markkd timado hlke dadka cunsiriyadu lafaha ka gashd tahy somaliland inad tidhahdo mxd uga baqi
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 3 жыл бұрын
@@ahmednachi1 😂🤦🏾‍♂️bro amba wan layaabey wlhy somaliland bu raba inu imaado afkisana waxu raba inu ka ilaaliyo .... Hanoo iman abti hadaad sidaa tahey .
@inaaadan706
@inaaadan706 3 жыл бұрын
Wuxu isdiidsiinayaa inuu yidhaahdo somaliland waligaaba nio mida kale mxd naga soo dooni somalia qabo de unsubscribe baad iga thy nio. Waan ku faanaa ninow❤🤍💚😏
@inaaadan706
@inaaadan706 3 жыл бұрын
Aaway dadkii nabiyulaahi muxamad jeclaa صلي الله عليه وسلم ❤😔👇
@haniqween2295
@haniqween2295 3 жыл бұрын
Salaalahu calyhii wasalaam
@fadxilaasim5590
@fadxilaasim5590 3 жыл бұрын
Scw scw
@nuraali7610
@nuraali7610 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@mahdikhaleeji
@mahdikhaleeji 3 жыл бұрын
Ismuujiya Inta Taageerta Abdale Jamal Iyo Qays Qaysar Somaliland Nimo Keep Going Brothers
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 3 жыл бұрын
💚🤍❤️
@abuudi1080
@abuudi1080 3 жыл бұрын
Somali nimo🇸🇴 aan taaheeraa hormar wvn
@Dhakhtarrr
@Dhakhtarrr 3 жыл бұрын
The video is amazing ✊🏻🔥
@maahirabdi6201
@maahirabdi6201 3 жыл бұрын
ᴅʜᴀᴋʜᴛᴀʀ ᴛᴀɢᴇᴇʀᴀᴀɴ ᴋᴜᴜ ᴀʜᴀʏ ᴡʟʜɪᴅᴀ ᴋᴇᴇᴘ ᴜᴘ ʙʀᴏ
@falilaali6182
@falilaali6182 3 жыл бұрын
Dhakhtar teamkagn ka mid ahy keep going bro
@dribraahiimadanyusuf904
@dribraahiimadanyusuf904 2 жыл бұрын
Dhaqtar nin qiimo badan adbaan kusalamayaa sxp sare amazing🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤜
@abshiranshax
@abshiranshax 3 жыл бұрын
Wlhi cabdlaH iyo qays qaysar intaH tagetaH like me 🥰😍🤩
@abduqani4951
@abduqani4951 3 жыл бұрын
Waa Hy labaduba hhh
@asmakhadarasmakhadar6705
@asmakhadarasmakhadar6705 3 жыл бұрын
Scw
@nimcoabdi3176
@nimcoabdi3176 3 жыл бұрын
Aidrous Azonto wllhi nin la tabay alle muraadkiisa haw soo fuliyo yaa u xiisay Aidrous like ta Dhac😘
@muhiyadiinahmed2681
@muhiyadiinahmed2681 3 жыл бұрын
Niman kani inay Quruxda Dalkeena mujiyeen ma muran ba ka tagan👍
@xafaxuppi9907
@xafaxuppi9907 3 жыл бұрын
May wlhi ilaahy haidin daayo inamdydiii💚💨❤️
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 жыл бұрын
WAA NINKA KALIYA ANGO GURYO HEENA JOGNA NA DALXIS GALIYA ISAGA IYO QAYS QAYSAR 🙈🖤🖤
@alraxmaanabdilahi1619
@alraxmaanabdilahi1619 3 жыл бұрын
Abdale jamla iyo Qays Qaysr inta tageerta ismuujiya plz 1m aynu gaadhsino🙏
@istaahilabdirahman3933
@istaahilabdirahman3933 3 жыл бұрын
Inta caydruus u hiisty waliba said is muujiy🥺😰😰😰😰❤
@Footballer1165
@Footballer1165 3 жыл бұрын
Legend abdalla jamaal waiting ✌
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
oh my country 💚🤍❤💯🔥 Apdalla jamal thankz zxp sidaad quruxda dalka markasta noogusoo gudbisid🙏❣
@jousofozman9456
@jousofozman9456 3 жыл бұрын
Ninka anago xafadayada fadhina na dalxiis geeya keep going pro
@xasancusmaanjiis6584
@xasancusmaanjiis6584 3 жыл бұрын
Bro waxad sodawata #qaysqaysar waad nicin cabdalle jamal
@jousofozman9456
@jousofozman9456 3 жыл бұрын
Labad ninba waan dawada pro isdaji
@xasancusmaanjiis6584
@xasancusmaanjiis6584 3 жыл бұрын
@@jousofozman9456 kee baad tagerta anigu qayis qaysar baan aad udaawada
@khaaliduozil6513
@khaaliduozil6513 3 жыл бұрын
Anoo from muqdisho ah ayan ilmeye hdn arke video quruxdiisa keep going motherland ✅✅💯💋❤
@rooxanta4237
@rooxanta4237 3 жыл бұрын
Unukaa le
@moohamedomaari8749
@moohamedomaari8749 3 жыл бұрын
Wadankeena waa wadan aad uquruxbadan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Abdalla JamaL AabaHa Drone ta 🛫 I Liked the way you Recorded it 💚🤍♥️ QuruHdii daLkyga Hooyo SomaLiLand 🥰
@zuzanlitterqueen1840
@zuzanlitterqueen1840 3 жыл бұрын
Abdalaa jamal Abdalaa wll mcn waxan kuu leyahy hore uu socoo waxan kuu ahay tageree wayen youtube kagaa waxaa yalaa 66 vidoe hal video ii muu dhafin wll mcn ❤️garabkagaa igaa wayii maysid 👑
@abdalajamaal
@abdalajamaal 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zuzanlitterqueen1840
@zuzanlitterqueen1840 3 жыл бұрын
@@abdalajamaal Abdalaa wll mcn surtii gal may tahy iin tagerayshadu aay safardaa kuguu weheliyan naa wll🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 3 жыл бұрын
@@zuzanlitterqueen1840 IKAXE O CAD😀
@user-rw1ks7ur6q
@user-rw1ks7ur6q 3 жыл бұрын
@@khadarmohumet5653ala qarcsanaa ka dhac 😅😅
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 3 жыл бұрын
@@user-rw1ks7ur6q WARKA MAY CADAYSO😀😀
@Shaxshaxlow5194
@Shaxshaxlow5194 3 жыл бұрын
Legend abdalla jamaal iyo vlog yadiisa quruxbadan hadaad kaheshid like me cml ismuuji go forward mzl🔥🔥🤙
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 3 жыл бұрын
Waqtigu waa 6:16 waxan jooga jamacda wan la socda xiisada hadana wan idnla dalxiisaya 😍
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
Mansha Allah wll
@fuadhussein3750
@fuadhussein3750 3 жыл бұрын
Waxbaro iskaga bax youtubeka.
@abdulrahmanmohammedhassana2342
@abdulrahmanmohammedhassana2342 3 жыл бұрын
@@fuadhussein3750 ✅✅✅
@ahmetdaakir3783
@ahmetdaakir3783 3 жыл бұрын
Naaa wax baro
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 3 жыл бұрын
Wlo focus on the class 😂😂
@ismaciliste9318
@ismaciliste9318 3 жыл бұрын
Abdalla jamaal KZfaq barka kaliya ugu VALOGA Qurxon keep going brother😇 🥰........💚🤍❤
@milanovloggsfunny2526
@milanovloggsfunny2526 3 жыл бұрын
I love saylac 🇮🇷and somaliland from wajeer NFD kenya
@soultimanabdillahi4076
@soultimanabdillahi4076 3 жыл бұрын
Sxp ha isticmalin calanka iiraan waayo waa jaaahilnimo keeni maaha inta inala ictiraafayo kan aynu isticmaaalno💚🗯❤
@maxamedsahal2210
@maxamedsahal2210 3 жыл бұрын
@Haage Films Hoyada qarax kama baxayso ila qiyamaha so cawri s/and socotee dawada oo qudhiyaa
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 3 жыл бұрын
Dhulkan dhul isaaq ma aha... Mana aamlnsana qadiyada snm ... PLease have some respect
@muha3019
@muha3019 2 жыл бұрын
@@MusTafa-wp1nt 😂😂😂maa aaminsana aa🤔 Ala beerka horta ufiirso ciidmada iyo shacabkab ciid ay yhn dhmn waa reer somaliland💚💭❤somaliland qabiil maa aha😎
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 2 жыл бұрын
@@muha3019 sxb magaca somaliland beesha dhexe ayaa uun jecel in loogu yeero, kuwa kale raali kama aha khaasatan shacabka. Markaad miyaynaan ahayn disrespectful in aad qof wax uusan raali ka ahayn aad Ugu wacdo. Awdal state dheh hoyadaa wasee hadii aad rabto beelaha in aad isku dartona gobolada woqooyi galbeed dheg
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Abdala jamal iyo qayz qayzer in zhahaado zharaf la gudoonziiyo ayay mudan yihiin runtii❤✔️waxay zo bandhigan quruxda Somaliland 😍
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
From berbera somaliland keep going wllyl ilaahayow somaliland noo barwaaqee
@tahirali-zd8vg
@tahirali-zd8vg Жыл бұрын
meesha ma kuleelbaa wllo
@cabdisalaancabdilaahi6354
@cabdisalaancabdilaahi6354 3 жыл бұрын
SACADADIIN SEYLAC AWDAL SOMALILAND🌊🌊
@kingtv9589
@kingtv9589 3 жыл бұрын
😊😍
@sahantube3846
@sahantube3846 3 жыл бұрын
Masha allaha from muqdisho ❤💚💭
@Maanjamaall
@Maanjamaall 3 жыл бұрын
Another level SACAADADIIN
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 жыл бұрын
Qaysqaysar iyo cabdle jamaal cabdle waa labad qof ee yutubrada soomaalilnd ugu shidan alllah haydin xafido wll qali🙏❤
@samewade7564
@samewade7564 3 жыл бұрын
Hanfi iyo kulul 🥵 iyo baraf🥶 maleh dhulkenuye inaga halaynee... The song made me cry 😭
@user-rw1ks7ur6q
@user-rw1ks7ur6q 3 жыл бұрын
Naxriista qanjaha ku joogta😅
@ikraancali9608
@ikraancali9608 3 жыл бұрын
Laba nin oo aan tageero qays qaysar iyo abdalle jamal
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP 3 жыл бұрын
6:06 - Somali Maryooley 500 bay ka dileen kulahaa..🤣.😂 Allaha ha u naxariisto muslimiinta gacanta somalida ku baxday.
@fatumoahmed8844
@fatumoahmed8844 3 жыл бұрын
cayto asonto nin inbadan naga qosliyey illhey hadafkiisa ha urumeeyo🤲🤲🥰🥰
@Zakariye.abdilahi
@Zakariye.abdilahi 3 жыл бұрын
Abdalle jamal iyo qays qaysar waan wadan waa aragtida dalka 🥰🧡
@nimcomabsuud7566
@nimcomabsuud7566 3 жыл бұрын
mnsha alh maha yurub maha amerika waa dhulkaygi hooyo somalind💚💭❤
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
So beautiful palces weyu dhulkeenu 🟥⬜🟩❤😍 thnkz bro apdala jamaL From Borama❤
@nimcomahamed6455
@nimcomahamed6455 3 жыл бұрын
Sacdadiin mar uun waan tagi allaw hay dilin anoon arag insh allh💚
@mohamedsiad6396
@mohamedsiad6396 3 жыл бұрын
Qays Hal mid Baad Kaga Fiican tahay Waxaad Haystaaa Nin Camera Man Ah😊😊😉
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 3 жыл бұрын
zxb wlhi lkn Qays ayaa ka youtubersan in kastoo ninkanba uu High class yhy
@anwarjubjub8758
@anwarjubjub8758 3 жыл бұрын
@@mahirabdirahmandirie9490 haa zhp qays wixiisu waa talent abdale ba ma xuma isba waa high class lkn qays is the best 😊💯
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 3 жыл бұрын
@@anwarjubjub8758 aad iyo aad zxb
@mohammedmuse4347
@mohammedmuse4347 3 жыл бұрын
Ninka Abdalla waxyabaha aan ku jecelahay waxa ka mida heesaha uu Background ahaan u isticmaalo Yaa igu raacsan heeee ismuujiya 👍👍
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 жыл бұрын
Waxa yar inaad ku maqayanwaaa garanyey mansha alllah dhulka hooyo nimcaa taal🥰
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
Waad kumahadsan tihiin sida qiimaha leh ee aadnoogu sooban dhigtaan bilicda dhulkeena. Masha Allah.
@muniirsomali7277
@muniirsomali7277 3 жыл бұрын
Woof MaHadaLuunpa la wadi cabdaLe jamaL uu socde😊
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 жыл бұрын
Vediogan waqtiga kubaxay waan dareemii karnaa wllhi Inbadan ood I.g sodhigeysay coming soon waan sugi la'aa wllhi Adban ugufarxay vediogan 🥰🥰😇😇😍
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 3 жыл бұрын
Mashallah m.a dhulkaygii quruxda badnaa somaroon land 🙌🏽🙌🏽🙌🏽🤍
@nasramohamed986
@nasramohamed986 3 жыл бұрын
Maaanta cabdalle ma love bu qaybinayaba 😂wankaso raage kawrn🤔😂
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
Boqortoyadi adal empire ba ka tali jirty xataa zaylac ❤ waqtiga gaby manta boramana dhisey iyadana dip i dhac u keeny😢
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA 3 жыл бұрын
Insha allah snad so socada la dhisi dona gobhi tarkhiga aha hana ilobin ifat sladnte o ka horrysay Adal empire 945 AC
@reyaj1554
@reyaj1554 3 жыл бұрын
Enjoy it.... Need part 2 and more around the city. And thank you again for theses videos. I am learning alot from back home.
@faisacabdiqadir3339
@faisacabdiqadir3339 3 жыл бұрын
I like this place wlhi sacaadadiin meel qurux badan ❤Abdala jamaal legend hore u soco wlalo sida quruxda badan aad ddka u tuseyso dhulkii hooyo from Borama
@ahmeddaahirxaaji8134
@ahmeddaahirxaaji8134 3 жыл бұрын
bro khalad wayn ayaa samayseens idinkon dabasha aqoonin hadana jakata dabadasha maydaan xidhanin mar dambe naftiina halis ha galinina😩❤️🔥
@zidiiktube8222
@zidiiktube8222 3 жыл бұрын
18years ayan somaliland ku noola waa inta ay da'daydu jirtay markan wadankayga ka imiday manan arkin sacadadiin island Jamal brother wadanka Quruxdisa waad u hagarbaxday wlhi Horumar intaa ka baladhan waad samayn karta wanad samaynysaa incha allah hore u soco wllkyow from Austria love you guys😍🙏🤛
@asmasuleiman9740
@asmasuleiman9740 3 жыл бұрын
Masha Allah. Halyay meelaad ka tahay. Hurmuud meelad u tahay Dhulkaaga laga helaa Somalilnd ba lagu nastaa
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 3 жыл бұрын
inanta ila magaca wan ku salamay👋
@asmasuleiman9740
@asmasuleiman9740 3 жыл бұрын
@@asmasulaiman6939 Malaha wllo ayaan nahayba mise qayb iga luntay baa tahay hhhhh
@muha3019
@muha3019 2 жыл бұрын
mansha Allah waa runta wllshy😍
@ibtisaamchannel2442
@ibtisaamchannel2442 3 жыл бұрын
Mansha Allah so beautiful my country thanks abdale jamal
@runtumafantaa7030
@runtumafantaa7030 3 жыл бұрын
Abdalla Jamaal Abdalloow Wlhi gacan baan u taagay muuqaaladaada wllkayow. Alle ha idin sharfo adigiyo raggaa kaleba.
@xmshaami5274
@xmshaami5274 3 жыл бұрын
XEBTO DHAN WAXAN SO MARAY 2019 GERISA CEL SHIIKH Gargara lowya cado saylac waa mel cimilo ad u kulul🥰❤❤🤍🤍🤍💚💚💚
@drsfarihaat2104
@drsfarihaat2104 3 жыл бұрын
WADANKAYGIII HOOOYO SOMALILAND TAGTAY MASHALH 😍🤚🤞🤞
@zamfx12
@zamfx12 3 жыл бұрын
abdalla jamaal indhaha quruxda somalilan kee u💪💚🤍❤️
@ayaninachanal8783
@ayaninachanal8783 3 жыл бұрын
Mshallah beautiful place iyo dhalinyar qurux badan keep going wllo hore usoco
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
11:36 what a beautiful moment. Ayeey dhahan cadankuu
@xamdamaxamud129
@xamdamaxamud129 3 жыл бұрын
Wlhy qys baa dhaama isma gaadhan
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Haybad waxad ku ledahay dhulkaga hoyo walhi waa ruun u xisay dalkaygii gar ahaan somalind gar ahaan burco baar Wanaag 😭😢
@khalidatam5222
@khalidatam5222 3 жыл бұрын
Mad ka maqan tahay huno. 😍
@naciimaapdirashiid7906
@naciimaapdirashiid7906 3 жыл бұрын
Wiilshen ilahay haydin garab galo waxd na barteen quruxda dhulka hooyo❤
@hassanqurow
@hassanqurow 3 жыл бұрын
Rabbi Qalbiyadeena Ha tuso Dalkan Quruxda Bdan❤🥰
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 жыл бұрын
Legend laba maaha Ma allah qurux miidhan weeyi wlaahi❤❤❤❤🤍🤍💚💚💚
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 3 жыл бұрын
SACADADIIN SAYLAC ISLAND 🏝 SOMALILAND 💚🤍❤️
@mohamethawatle3682
@mohamethawatle3682 3 жыл бұрын
Wooow inan tago waa balan jazirada sacadadiin
@queenamiira8419
@queenamiira8419 3 жыл бұрын
11:16 intaas inaba cadi ma ahan macal qof xanuunsanaya hdii loo shido inuu cfmd lahaa 🥰Alx Allihii nasiiyay dhulka sidaa u qurux bdn🥰
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 3 жыл бұрын
Dhulkeena nimca fadhida wale sonalailand ❤️
@kadraomar6957
@kadraomar6957 3 жыл бұрын
Mancha'Allah thanks for letting us see the beauty of Somaliland brother. I can't wait to visit there one day Incha'Allah. Love ❤💭💚
@ckyoung6212
@ckyoung6212 3 жыл бұрын
Qays qaysar iyo cabdale jamaal wa labada nin aan gudoon siin laha bilada the two best men Vlogs of the youtube keep going 💚🤍❤
@zakifreierzvevo5712
@zakifreierzvevo5712 3 жыл бұрын
MashaAllah dhulkii somaliyeed illahow adiga mahadleh quruxdan nasiiye😍😍
@Ali-uh4lo
@Ali-uh4lo 3 жыл бұрын
Mash allaah waa meel qurux badan Sacadadiin
@vihiimaapdilahi406
@vihiimaapdilahi406 3 жыл бұрын
macha Allah Huno Horumar Wacan 👏👏
@deganapdirhmn5999
@deganapdirhmn5999 3 жыл бұрын
11:20. Mnch Allh wlhi quruxda wadanka so bandhigeen
@abdallehonest2715
@abdallehonest2715 3 жыл бұрын
Abdalle jamal boqorow wad naga waleysaan wllhi quruxdi wadanka bad na xasusin masha allh sxb keep going
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 3 жыл бұрын
Congratulations millions jeer inamadaydi Sidaa qurux daa WADANKEENA usoo bandhigaysn
@amrannoor604
@amrannoor604 3 жыл бұрын
Quruxda soomaliland🌺♥️
@ayaanbalanyo8760
@ayaanbalanyo8760 3 жыл бұрын
Qays qeyser iyoAbdalle jamaal wan idinka faideysany inkasto waqti yar ini aqan channels kina hadana absolutely wan ku faraxsanhy🔥❤😍😍
@shuutaayecadde6691
@shuutaayecadde6691 3 жыл бұрын
Waaaw msha allah cabdale jamaal wad ku mahadsan thy sida mar walba nogu so gudbiso quruxda dalkena 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@bisharoabdilahi9540
@bisharoabdilahi9540 3 жыл бұрын
Waa meshi salaah sanaag iyo najma nashaad heesta ku so qaden
@Cawociise4891
@Cawociise4891 3 жыл бұрын
Onther level motherland 🥰🥰🥰keep going brothers 🥰🥰from hargaysa
@tahirali-zd8vg
@tahirali-zd8vg Жыл бұрын
meesha ma kuleelba walaal
@yesboss4488
@yesboss4488 3 жыл бұрын
SAYLAC SOMALILAND❤️🤍💚BARTAN KU DASHE CAQLIGA KU HAYEY FROM SWEDEN
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 3 жыл бұрын
Www saylac dhul awdal jasiiradii sacadiin msha allh🥰🥰
@xamdixilkas9841
@xamdixilkas9841 3 жыл бұрын
M.a waa meel aad qurux dhul doog leh thanks wll abdalla jamal muqalada aad noso gudbiso✌🥰
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 3 жыл бұрын
Masha allah wlky abdale adaan wlahi yutuberada ka tagera qll adifa iyo qays qayser♥️ mar walba waxan jecelahay horumarkaga wlky
@asadapdirahman6387
@asadapdirahman6387 3 жыл бұрын
Legend abadale jamal Keep going prother Dalkeena jamhuuriyada barakaysan another level Allow noo barakee🙏🥰
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 3 жыл бұрын
Mansha Allah, #jasiirada_sacadadiin waa another level quruxdeedu waa xad dhaaf 🥰 dhulkaa barwaaqeysan Allah ha inoo barakeeyo 🤲🥰
@chelseafans8080
@chelseafans8080 3 жыл бұрын
Wow ishcalaa valog Allah gacmaha iyo lugaca iyo caqliga hakuu barakeeyo lipax abdalle jamaaal ❤️🔥
@beautychannel6104
@beautychannel6104 2 жыл бұрын
Wow beautiful country and beautiful place❤❤❤
@muhiadinelmi6651
@muhiadinelmi6651 3 жыл бұрын
Thank you Abdalle Jamal for being making this spectacular video I appreciate it walaalo....
@aragsannnnn
@aragsannnnn 2 жыл бұрын
🥺wa mahadsantay huno vediogaga quruxda badan thnk u million times
@tiyaamoofficial
@tiyaamoofficial 3 жыл бұрын
Wlhi aduunka Hormar bu gaaray aduu Gurigaga Jiifa baro dalkaga waad ku mahadsantihiin qaabka quruxda badan ee aad nogu so gudbisan❤🙏
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
SACAADADIIN LA'AANTEED MADAXAA I XANUUNI
@soarbchanel
@soarbchanel 3 жыл бұрын
Alla maxaan uxiisay saylac iyo sacadadin yarabi anoo nabad qaba dib iigu soceli bilaadkaygii
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 3 жыл бұрын
ABDALLA JAMAAL ABDALLA And QAYS QEYSAR LABADA NINEE WADANKA IJECLAYSIYAY Congratulations millions jeers
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 3 жыл бұрын
Masha Allha brother Keep going xagaaz kasi wad .waligaa Ha Ka Niyad japin inaa. .. Dhulkeena..Hooyo Bilicdisa So Gupbido.... Aadbaa Kusalamay wll .... from..Muqdisho...Banadir...🌏🙏💚
@teamwaayaabfuns7601
@teamwaayaabfuns7601 3 жыл бұрын
War nacala sheydan ku yaale guuleysta saan xaq maahe guul iyo gobonimo ayaan idin rajeeynaa
@yaashofficialchannel7480
@yaashofficialchannel7480 3 жыл бұрын
Wow magalada kaliya magaca ila wadaagta isku magaca nahay Wax badan waan sugayay vlogan
@blackwater3770
@blackwater3770 3 жыл бұрын
Mansha Allah great content. Keep up the amazing work 👏🏾👏🏾
@ayanahuzein2248
@ayanahuzein2248 3 жыл бұрын
Masha Allah waa magaalo taariikhiya SAYLAC❤ALLOW hay dilin anoon dhulkayga ku dalxiisin
@yacquubdheeg8042
@yacquubdheeg8042 3 жыл бұрын
OYAYYAAYYY My mother land💯❤
@hamzekeo
@hamzekeo 3 жыл бұрын
Legend always legend abdala jamaL keep.going pro 🔥☑❤
@barwaaqobedriya3511
@barwaaqobedriya3511 3 жыл бұрын
Maasha alaah cabdalla jamaal iyo qays qaysar maasha alaah dhelkeena hooyo qurixdiisaa nnatustaan waanaa loobaahan yahay dad dhaliinyarada dhiirigeliya oo dhulka hooyo jeclaysiiya 💞💞💯💯💛💛💛
@nafisa_jii3120
@nafisa_jii3120 3 жыл бұрын
Insha Allah Mar un waan tagi dona seylac qurux badna 😍
SAFARKII NOOGU NAXDINTA BADNA ANTALIYA
11:29
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 220 М.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 65 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 24 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 35 МЛН
BUURTA SHAYDAANKA | LAASGEEL
13:29
Qays Qeyser
Рет қаралды 325 М.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 207 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Qisadii Jacayl Bodhari | iyo Dalxiiskaygii berbera
15:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 204 М.
Booqashada Sacaadadiin waa safka hore.
12:55
Hereri Media
Рет қаралды 71 М.
BAADIYE IYO DALXIIS QURUX BADAN
19:21
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 131 М.
XAKAARKA HAYSTA HG (4056)
2:09:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,2 М.
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
18:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 176 М.
Приятного аппетита 🤣
0:15
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 6 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
0:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
小丑冒险给天使带回玫瑰花#short #angel #clown
0:56
Super Beauty team
Рет қаралды 8 МЛН
ВОДА В СОЛО
0:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН