No video

F.B.I Oo Baartay Guryaha Soomaalidii Dambiga Lagu Helay,Iyo Warbixinno Kale....DAAWO....

  Рет қаралды 16,182

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

2 ай бұрын

#Subscribe#Like#Share#Comment.

Пікірлер: 33
@mccazhad
@mccazhad 2 ай бұрын
Walee, Somali iyo musuq maasuq, waxbaa kala heysta. Dunida waan ku ceeboobnay dhabtii. Allow amuuraha sahal.
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 2 ай бұрын
Jazakallahu kheyr walaal,helpful updates or News to our communities....
@lulmohamud8687
@lulmohamud8687 2 ай бұрын
Waa nin runtaa ka hadlaa Somali badaan ma jeclaa runta elme ware ilahaay khaar badaan runta buu taabta ❤✅👍
@husseinessa4465
@husseinessa4465 2 ай бұрын
Cilmi maaashAllaah updateka mar walba aad naga siiso arrimaha U.S.A&caalamkaba
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf Ай бұрын
Allaha Ceebta Somaliyeed ha u asturo. Meel noo fayow ma leh, Dal iyo Dibadba.
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 2 ай бұрын
Elmi waare oo ah nin waxtar leh dadka usoo gudbiyo wuxu haysaaaa 59k subscription. Halka.cunug yar ama dhoocil dabada Luxeyso ay 1m subscription haysato. Waa aduun daanyerrta casriga ah ay hogaam u yhn.
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc khamiis iyo khayr
@hanefa283
@hanefa283 2 ай бұрын
Soomaalidaan xaaraantaan xAraan ayaa ugu horeysay
@umama5531
@umama5531 2 ай бұрын
Omg, I was watching last night when they raided. This is getting more interesting day by day. Ceeb Badanaaa 🤢
@hallad598
@hallad598 2 ай бұрын
Waxaa la marayaa in laga xishoodo in la sheegto in aad Soomaali tahay. Yaxyax iyo ceeb ayaa saaran qofka Soomaaliga ah ee Mareykanka ku nool gaar ahaan magaalooyinka ay Soomaalidu ku badan tahay. Hadda dadkan wax musuqmaasuqay naftooda wax u may dhimin ee waxay wax u dhimeen magaca dadkooda Soomaaliyeed iyo sharafka umadda Muslimka ah.
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 2 ай бұрын
Waan ku salaamey walaalkey cilmi waare
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 2 ай бұрын
Hore Usoco Ustaad Elmi👑🙏
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 2 ай бұрын
Waana ku mahadsantahay barnaamijyadaada
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Wilkii kale ee sunaha kamuuqday sawirkiisa kuma jiree ma lafasaxay
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 2 ай бұрын
Samir Walaalo Gaaalo Makala Jeclo Qabiiladii Xaday Lacagta. Soomaaali Waaa Soomaaali. Adileee Qabiiiil Isukala Saaro EE Hurdada Ka Kac wlllo😂😂😂
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Wcs wanuku kudhownahy walalkey
@SamafaleAdangurey
@SamafaleAdangurey 2 ай бұрын
The best reporter keep going
@baligubadle2666
@baligubadle2666 2 ай бұрын
Elmi waare my best KZfaqr Zxb hadii aan welidkay maraykan keeno intee in le eg ayuu sharci ku helayaa Mahadsanid
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia 2 ай бұрын
Hadba qaabka aad ku keento ayey ku xirantahay hadii aad qaab qaxooti ahaan ku keento 5 Sano ayey sharciga ku qaadanaan hadii aad viso ahaan ku keentana sedax Sano ayey ku qaadanaan.
@analovely6906
@analovely6906 2 ай бұрын
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🙏🙏
@haania2495
@haania2495 2 ай бұрын
Thank you elmi
@nasramohamed1447
@nasramohamed1447 2 ай бұрын
Wcs abowe
@MohamedDeeck
@MohamedDeeck 2 ай бұрын
Asc wall cilmi kasow hadal group 5 maxa gudacay apligaysionady wan xareynay agparna gamaxayno approved pending denied 3 gamaxayno wall maxa kudaxay marka
@anabibrahim5934
@anabibrahim5934 2 ай бұрын
I thought I was subscribed for him but sorry I didn’t know ❤thank you for your good news
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 2 ай бұрын
Ware laalush ayeey dhex dhigeyn xeerbeegtadii garsoorka maxkamadda USA si ay uga noqdaan xalay dhalay lacagiihii la xaday asa weliba qaarkood ay bari ka noqdeyn!! Wallahi Elmi aniga yabay waase addunyo wax kasta ka filo, lakinse mar dambe waddamada addunka 3aad laga badshay laaluush waa bareejo cayaarta. 😅
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 2 ай бұрын
🏆
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 2 ай бұрын
Dalka mareenkan waxaa dhisay soo galooti😂
@faizaali2889
@faizaali2889 Ай бұрын
Waar iska daa dadka islaamaha
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
Inta qabiil ee xaday lacagta gaalada soo kala sheeg sheeg anaga ayaa somali ah oo aan weligeen ceeb u soo jiidin diin iyo dal midna Qof walba soo sheeg qabiilkiisa laandheeraha ah!!!!
@Degmodeqa
@Degmodeqa 2 ай бұрын
Ma intaasaad lashirtimid adna qabiil qadaadka kugudhufaye?😂😂
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Qabil maxa masha kenay qurbaha somali madow banka nahay teda kale dadku wa isdhalay
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
@@hodanc6255 cid isdhashay ma jirto walaashay Intii is dhashay baa cadow isu ah cid aan la hubin in aad tahay baa loo hiilinayaa Tuugta qabiilkooda hala soo sheego marka ay faanayaanba waa la sheegaaye!!!!!
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 20 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Warbixin Darawal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey kufsi
27:24
Somali Bridge - TV
Рет қаралды 28 М.
itoopiya & Somaliya oo ku kala kacay Shirkii Turkiga , Maxaa xiga
22:31
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 3,4 М.