Hereri iyo Ninkii Milyaneer ahaa sida uu ku taajiray oo Maraykanka uu kula kulmay

  Рет қаралды 235,492

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Жыл бұрын

Hereri iyo Ninkii Milyaneer ahaa sida uu ku taajiray oo Maraykanka uu kula kulmay

Пікірлер: 381
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Ninka raga somaliga si walbuu uu lacag u yeesho ama dad walbuu dhex galo ma hilmaamo somalinimada. Masha allaH guuleyso
@helpthenexttrain740
@helpthenexttrain740 Жыл бұрын
Mashallah. My allah protect you and your family our brother Isac and increase your wealthy and Iman. People won't be happy for your success but always remember Allah. Don't forget to pray and stick with your Duas. Inshallah you will be fine.
@mushtaaqahmed2466
@mushtaaqahmed2466 Жыл бұрын
We live same city He is really hard working man Mashall Allah
@samatarsaidali328
@samatarsaidali328 Жыл бұрын
And you are the looser of that same city 😂
@Kalid__
@Kalid__ Жыл бұрын
Wad u shaqo tagi lahayd
@mukhtarahmed-by5sz
@mukhtarahmed-by5sz Жыл бұрын
Nice comment
@ayanmohamud332
@ayanmohamud332 Жыл бұрын
Hey siz😢😂
@Kalid__
@Kalid__ Жыл бұрын
@@mushtaaqahmed2466 Ok, Ana U bahna lkn Jarmal ayan joga
@Utuber387
@Utuber387 Жыл бұрын
My brother I'm very proud of you. Make sure your remember Allah, and try to never miss a prayer. Soomaalida waxay tiraahdaa qof aan shaqeysan Shaah Macabo. Aaqiro xasuusnoow waxaan hanti ah cid kula aaseysa maleh.
@faizamohammed7706
@faizamohammed7706 Жыл бұрын
Well said ❤
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 Жыл бұрын
👍
@AbdisalaanMohamed-ev1ei
@AbdisalaanMohamed-ev1ei Жыл бұрын
M.a nin dan leh maseexdo
@yasinmohamed5093
@yasinmohamed5093 Жыл бұрын
Masha Allah Allah ha u barakeeyo reerkisa iyo hantidiisa, nin waliba oo horumar gaara haweenay wanagsan ayaa ka dambeesa iyo ducadi waalidki, nin ka xaas wanagsan waliga gaari meesid 😊
@zakiyaali9739
@zakiyaali9739 16 күн бұрын
Maasha Allaah pro Isaac Alaha ha kuu barakeeyo Caruurta na ha iloobin alaha haku xafdiyo
@Abde753
@Abde753 Жыл бұрын
I’m 19yo from california i hope one day iNaan Heerkaan Gaaro insha allah Adigana iLahay hakuu barakeyo
@adanyare6820
@adanyare6820 Жыл бұрын
But California is not young man's country knkkkk good luck
@mohamedsiadabdille7631
@mohamedsiadabdille7631 Жыл бұрын
Bro, study hard and try to be hardworking Insha Allah one day you get your dream maybe you will be better than him, always aim high
@hikmarashid1729
@hikmarashid1729 Жыл бұрын
I will pray for your success InshaAllah
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 Жыл бұрын
Mashaa Allah I'm really so proud 👏 of him Waa nin qalbi fican oo somalinimadu aad ugu dheer tahey
@abdulkhadirhdeerow4493
@abdulkhadirhdeerow4493 Жыл бұрын
Cabdisalaan hereri bro adiga legend aya tahay iyo sida aad mar walbo waxa wanaagsan aad inoogu so gudbiso.Marka kubaad Allah aya mahad iska leh ka sokowna adiga ku mahadsan.Abdisalaan hereri meelna iga dhacdid waan ku wataa .Allah haku xifdiyo adigana .Masha Allah. ❤️you
@abdisamadabdullahi6720
@abdisamadabdullahi6720 11 ай бұрын
Masha allah Mr issaq waxa u tusaaale u yahay somalia oo idil. Ku dayasho ayuu inaka mudanyahay. Fadlan aan ku dayano. Hard working man broudly somalia
@fahmoali1920
@fahmoali1920 12 күн бұрын
Msh allaah illaahay haku xafido adiga iyo awlaadada iyo xaaskak iyo maalkaga haisku noqan faarax yaasha soomaaliyed ee xaaskaaga waligaa illaasho abaal keedana kadhig in ad sanad walba hajka geeso faaidada wa 1 xaas
@zahramahamuud3032
@zahramahamuud3032 Жыл бұрын
Janada meesha ugu saraeyso ALAAH KU GEYO adadiga iyo muslinka ALAHUMA amiiin
@habesanebeshir5781
@habesanebeshir5781 Жыл бұрын
AMEEN
@fardowsa231
@fardowsa231 Жыл бұрын
Amiin 🤲🏽🥺
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 9 ай бұрын
Amiin
@1443QaasiMYare
@1443QaasiMYare 2 ай бұрын
Ameen insha allaa
@mr.e384
@mr.e384 Жыл бұрын
Ma shaa Allah. Tabarakallah. And thank for lifting our hopes.
@abdiismail9624
@abdiismail9624 Жыл бұрын
Hadaad rabto inay jaahilnimadu kudayso oo aad horumargaarto. Soonaalinamadu hakudeeqdo qabyaaladana iskadaa ❤
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
💯
@walidtayib
@walidtayib Жыл бұрын
Thank you mr isak for your advice
@herofliveTV
@herofliveTV Жыл бұрын
Masha allah one of the best somali success I have ever seen Yes we can do thanks
@saidahmed5181
@saidahmed5181 Жыл бұрын
Manshallah bro . Ilaahey ha kuu saadiyo business kaaga . I love to see my Somali brother has a good vision and dreams. Good motivation Walaahi. Make Somalia 🇸🇴 great again
@abdiwaliabdi4059
@abdiwaliabdi4059 Жыл бұрын
What he forgot to tell is where he get the money to begin lottery. Khamaar ayu ka sameeyey Waxaan
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Жыл бұрын
​@@abdiwaliabdi4059 😂😂 what about you ? You squandered all your money on poker, and he won it. You are rotten to the core.
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
@@abdiwaliabdi4059 khmaar kulahaa hhh dhagaha fur, Mida kale ninkaan wuu shaqaystee inuu soo dhabar adeegay wuu sheegay uuna caawiyo dadkiisa, wa aloi jeeda in uu dhididkiisa shaqaystay allahana ubarakeeyo adiga wax istar shaqayso wllo
@muxammad2413
@muxammad2413 Жыл бұрын
ASC, Maashaa ALLAAH,ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha BARRAKEEYO, AAMMIIN 🤲
@user-vs7qj8uz3h
@user-vs7qj8uz3h Жыл бұрын
Manshallah im so proud and inspired by you ❤❤ i live in Canada and i have been thinking of starting my own hauling business n im 24. It would be nice chatting with my bro to get more ideas.
@MI-ye6jt
@MI-ye6jt Жыл бұрын
Do it wllo that’s why we are here in female same age in the USA and thinking about getting into business ❤
@habsakeirat3619
@habsakeirat3619 11 ай бұрын
@@MI-ye6jt 45ct545t54t
@hamsemuhuyedinsamater1123
@hamsemuhuyedinsamater1123 Сағат бұрын
Keep going
@Thegirlgroup_havefun
@Thegirlgroup_havefun Жыл бұрын
What an inspirational gentleman.❤❤🙏🏾
@abdijilal7610
@abdijilal7610 Жыл бұрын
Hareeri waxay ahayd inaad usheegto erayga ah naagtaan qabo wax fiicn maaha inuusan oran sida kale waa nin dadaalay Mashaalah ilaahy hakuu barakeeyo xoolahaaga
@MohamedAli-lh6gi
@MohamedAli-lh6gi Жыл бұрын
Reer mudug isticmala eraygaas ninka legend waye
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 Жыл бұрын
Wuuba dadaalay haduu naagtaan qabo. Haduusan oran taan wada joognay
@ogsooni6380
@ogsooni6380 Жыл бұрын
Masha Allah, waa walaal wanaagsan, Alle caafimaad, cibaado wanaagsan & cimri dheer ha siiya.
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Жыл бұрын
Masha Allah illaaheey ha kuu siyaadiyo, Waad dedaashay Good Job pro
@jamacabdi7410
@jamacabdi7410 Жыл бұрын
Wow msha allah Allah ha kuu siyaadiyo tusaale fican Somali da u tahy good Job and keep going
@bellaguul840
@bellaguul840 Жыл бұрын
MashAllah so proud of you walaalo ❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
Times is gold. Wakhtigisu ka faaidaystay legendkani alle maalka haw habarakeeyo.
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 ай бұрын
Maa-shaa'aLLaah , hanks so much isaaq, waa shaqsi ay ka muuqato tacab, dadnimo toosan iyo akhlaaq-diimeed , ALLe swt hawsiyaadiyo, bi'idniLLaah.
@Ghostofcushite
@Ghostofcushite Жыл бұрын
Allahu mubarak, Waa niin barakeeysaan 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@Fhadjr.
@Fhadjr. Жыл бұрын
Mashallah bother more blessings 🙌🏾
@qaadiraani23
@qaadiraani23 Жыл бұрын
masha allaah qof soomaali ah oo guulaystay wa wax lugu farxo masha alllaah goood man
@najiib101
@najiib101 Жыл бұрын
Masha Allah wllkeyga allah u barakeyo.
@Ahmednur9765
@Ahmednur9765 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah may Allah bless you an protect you all time
@kawsaradan
@kawsaradan Жыл бұрын
Masha Allah allhuma barik, well done, however I believe its a business with partnership and not one men show😊
@munasarmucaashaq-km4gg
@munasarmucaashaq-km4gg Жыл бұрын
M.a Aduun waad u shaqeysatay eebow aakhirana ha iloobin sadaqada ku dadaal iyo cibaadada
@suweidaelmi2293
@suweidaelmi2293 Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah alaha u barakeeyo ganacsiga masha allah guleyso wll❤
@zainababdulkadir8953
@zainababdulkadir8953 Жыл бұрын
Maasha Allaah qofka waa kii halgamaa Allaha kuu barakeeyo xoolahaaga... halkaas kasii wad halgankaada
@saidamursal7085
@saidamursal7085 Жыл бұрын
Maasha allaah ilaahey hakuu barakeeyo
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 8 күн бұрын
Ribo iyo sino iska ilaali.masaajidyo badan dhis sadaqo jaariyo samayso salaada ku dadaal
@mshire3995
@mshire3995 Жыл бұрын
Masha Allah proud of him Allaha kuu barakeyo
@asadm9522
@asadm9522 6 ай бұрын
MashAllah, ninkan wa tusaale fiican. Hardworker
@aminaali8680
@aminaali8680 Жыл бұрын
MASHA allah waxaanoo dhan waa aduunyo iyo dhalaalkeed. Lakin aaqiro Maxaad U diyaarsatay? Hantidaan oo dhan karfan Cadaa ka qaadeysaa aduunyo haku howlanan walaal ee aaqirada ushaqeyso. Hantidaan dhan dadaa kaa dhaxlayo.. waxad Manta U shaqeysataa beri alle la hortageysaa.. alaha nasoo wada hanuunsho
@princessaynaartan804
@princessaynaartan804 Жыл бұрын
Mashalh Allow u barakee ❤🎉🎉🎉 war ninku cajiibsanaa m.a
@samirgaming3918
@samirgaming3918 Жыл бұрын
Masha allaah rabi haku barakeeyo ku dadaal diintaada
@hodanroble5337
@hodanroble5337 Жыл бұрын
❤❤Mashalah Tabarakalah Ilaahay hakuxafido oo hakuubarakeeyo Amin
@user-jm9eh8pj4f
@user-jm9eh8pj4f 2 күн бұрын
He is pious god fearing ....He always thanks Allah as he is talking about his success❤️❤️
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 11 ай бұрын
Waa idin salaamay Cabdulsalaam iyo Isaaq Maasha Allah waa u hambalyaynayaa walaal kaa Soomaaliyeed ee guulaystay, Waa u ducaynayaa in Allah xifdiyo oo u barakeeyo ganacsiga Isagana waxaan kula dardaarmayaa inuu Allah ka cabsiga ku dedaalo oo Masaajid meesha ka dhiso haddii aanu weli dhisin, si ay cibaadadu ugu sahlanaato. Waad mahadsan tihiin mar kale.
@cabdirisaaqcali8371
@cabdirisaaqcali8371 Жыл бұрын
Masha allah ilaahay haxifdiyo isaga iyo awlaadisa iyo hantidiisaba
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Жыл бұрын
Wax adunoyo dheyala maxa loga fanaya qof qabari cidala ah iyo xisabati ilahay kadanabayaso oo isago qawan ladhaqayo inu wax aduun kufano waa aqali xumo adunoyo haday karamo iyo sharaf ledahay waxa kufani laha nabigayagi scw ♥️
@s35hassan94
@s35hassan94 Жыл бұрын
Fikir khaldan ayad aminsanthy muslim dacif ah ayaad tahay lagayaba maanta in uu sheekhyo badan ka ajarbadanyhau sabab to ah lacgtisa aya laga yaaba inuu agoomin quran ku baro wadoyin ku dhis misajido ku dhiso sadaqo iyo wax ka sii badan noqo muslim qawwiya ha noqon muslim dacifa
@Samawade25
@Samawade25 Жыл бұрын
Ruwiya diinta si wanaagsan ubaro, Labada gacan midda sarayso ayaa marwalba qiimo badan, qofka mislimka taajirka ahi waa ka cibaado badanyahay qofka faqiirka aH haddii uu meel xalaal aH kashaqaystay kuna bixiyo, wadaadada masaajidka iska dhexfadhiyo ee aanan waligood halmaalin shaqo tagin yaysan ku habaabin ee ka kac hurdada gargaarna muslimiinta gargaarka ubaahan, Naftaadana kabillow.
@Samawade25
@Samawade25 Жыл бұрын
RUQIYAH
@alhaadiofficial9532
@alhaadiofficial9532 Жыл бұрын
​@@s35hassan94 wall sare warki dhan adigaa soo Kooba
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Жыл бұрын
😂 Faqri iyo sabuulnimo wax ka xun Ilaahey ma abuurin waayo xitaa waxaan arkey dad faqri darteed Diinta uga baxey. Qof faqiir ah sharaf ma laha waayo maalin kasta tuugsi ayuu ku jiro.
@muhazsaid
@muhazsaid 11 ай бұрын
Masha Allah man's legit Allahuma Barik❤
@abdoulkarimabdoulkarim4782
@abdoulkarimabdoulkarim4782 Жыл бұрын
Mashallah hard-working man keep going bro allah keep you
@rubleaadan-oz9gz
@rubleaadan-oz9gz Жыл бұрын
Masha alah tabara kalaah walaal isaaq alaah hakuu bara keeyo
@leilohusseinabdulle8648
@leilohusseinabdulle8648 Жыл бұрын
Allah ha uu baragayo bal wadankii Haa hasusto oo sadagada kuu dadal deee
@ismailshire539
@ismailshire539 Жыл бұрын
Maashaa Allah Allaha kuu barakeeyo
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 Жыл бұрын
maasha Alaah Alaah kuu barakeeyo
@ilhamahmed6787
@ilhamahmed6787 Жыл бұрын
Masha-Allah may Allah bless his wealth and family
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 Жыл бұрын
Maan shaa allaah waa macalin ku dasho mudan.
@sacidali7470
@sacidali7470 10 ай бұрын
Mashallah allaha kuu barakeyo maalkaga iyo caqligaga
@Ina44r
@Ina44r Жыл бұрын
Mnshallh tabaraka lah illahy haku siyadiyo hantidada. Isaq daacadnimadu wayka muuqata
@user-tp4pl2bj7i
@user-tp4pl2bj7i Күн бұрын
Masha.Allah Masha.Allah li xun idin maarato walahaye
@imansheikh6454
@imansheikh6454 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allaah ❤❤
@deirhasan1575
@deirhasan1575 Жыл бұрын
Mansha allah legend wayo arag ah.
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 Жыл бұрын
Mansha Allah waa hard worker ninkan
@alimahamed2663
@alimahamed2663 Жыл бұрын
Maasha Allah sxb dadkadana caawi❤
@mohawali1356
@mohawali1356 Жыл бұрын
very inspiring
@MohamedAli-jb2wo
@MohamedAli-jb2wo Жыл бұрын
Mashallah, good job Bro.
@Amino321
@Amino321 Жыл бұрын
Masha allah congratulations abowe u did ❤
@luulxasan3211
@luulxasan3211 Жыл бұрын
Maasha alah illahy janadii fardawsana ala hakuugu daro
@nimconalka1866
@nimconalka1866 Жыл бұрын
Masha allah wll raxmanka haku barakeyo xolahaga midban kugu darsan laha aqiradadana u shaqeyso oo caawi walalahaga fatahadu dhiben hadaa awodana waxkaqawa biyaha baxa marwalba soo noqnoqdo 🥺
@shukri8964
@shukri8964 Жыл бұрын
Sax waa runtaa baladweyne waa magaladiisa waa inuu caawiyaa hadey surto gal thy
@musabsheikh5498
@musabsheikh5498 Жыл бұрын
Mansha allaah Alle hakuu barakeeyo ganacsigaaga . Nabadgeyo iyo caafimaadna ha,idin siiyo. By Cabdullaahi. 41:10 😂
@JayMike-pg1le
@JayMike-pg1le Жыл бұрын
Masha Allah good role model
@awraabbi-rh1qm
@awraabbi-rh1qm Жыл бұрын
Masha Allah. Ninkan waa nin cajiiba oo waddaniyad leh.
@cabdiqanicabdullahimohamuu9170
@cabdiqanicabdullahimohamuu9170 Жыл бұрын
Masha allaah Allaha ku barakeyo
@husseinolad4297
@husseinolad4297 Жыл бұрын
Mashaa'alah ilaahay ha barakeeyo
@bintisuleiman1678
@bintisuleiman1678 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤
@ahmednur9383
@ahmednur9383 Жыл бұрын
Mashallah keep going bro
@MuxudiinYusuf-ws2li
@MuxudiinYusuf-ws2li 2 ай бұрын
Masha allah Isaq Allaha Kuu Siyaadiyo Horumarkadda
@calimohamed7715
@calimohamed7715 Жыл бұрын
Masha Allah wll Illah haku siyadiyo
@nabillaabdullahabdi3589
@nabillaabdullahabdi3589 Жыл бұрын
Marshall ah ilahay ha kaa ilaayo xaasidiinta aamiin
@ahmedkhailey927
@ahmedkhailey927 Жыл бұрын
maashaa alaah,👍 soomaalinimada,👍 daacadnimada, 👍howlkarnimada, 👍waaya aragnimda , , aad ayaan ula dhacay masuul Isaaq waan ku wataa, waxaadna tahay ninka kaliyah ee ganacsigiisa iyo gurigiisaba ka babanayo calankii dalka hooyo, kuna nool dalka aduunyada ugu tunka weyn, cadowgaada cagta hoostiisa. .
@zainabmahamad4876
@zainabmahamad4876 Жыл бұрын
Wll isaaq ma ahan e si fcn u dhageyso
@siciidjoqoraafi5106
@siciidjoqoraafi5106 Жыл бұрын
Masha allaah alle ha ku siyaadiyo
@KJISC
@KJISC Жыл бұрын
Libaax nolow Allah ha ku barakeeeyoo
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 Жыл бұрын
Legend is lengend suu u kaapeenayo ayaaba wax kalaa, Ninkasta oo heee Gaara Naag aa ka danbeysa ay dheheen qofta dumarkaa ee ka danbeysa waa hooyadiis haddii ay hooyadii dhalin ma asagaa herkaasba gaari lahaaa
@manamunye8330
@manamunye8330 Жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakalaah
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Xawaadle Ileen xamar waxee saraha cusub ee isgooyska number 4 waxa dhisanaayo iyaga ugu badan waa dad shaqo tag Ah Masha alaah
@mohamedabdiyuusuf5683
@mohamedabdiyuusuf5683 Жыл бұрын
Nio markasta inaad qabiil lee ka hadashan iskadaaya ninkan waa nin somaliyed oo hawlkar ah in lagu daydana mudan halkaas uga har
@sharifcade977
@sharifcade977 Жыл бұрын
Duduble kqtajirsan
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
@@mohamedabdiyuusuf5683 asigaaba dhahayo nin xawaadle ahy qabiilka marka si qaldan loo adeegsado ayu xun yhy
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
@@sharifcade977 Duduble waa waa dad magaalooyin dhisaya labadaba ma ihi lakin wa u qiray labada reerba Masha Allah
@daudibrahim4373
@daudibrahim4373 Жыл бұрын
Mashaaaaalh i appreciate the work this somali journalist doing i can see keep going we learn alot from you
@user-fk2sc2ej8j
@user-fk2sc2ej8j Жыл бұрын
Msha allah ee wll waa aduun ee sadaqadana ogoow oo tuladii aad ka timid iskuul iyo xanaanooyin hoyada lagu daryeelo u dhis waad libaaniye
@Khadarnero
@Khadarnero Жыл бұрын
Wlh Waa Legend Ninkaan😂
@chanelamiinfarah8934
@chanelamiinfarah8934 Жыл бұрын
Masha Allah Allah ku siyadiyo
@axmed4by475
@axmed4by475 Жыл бұрын
Maashaa allaah Alle hakuu barakeeyo wll dadaalkaaga waad kamira dhalisay Dadaalaa wuu gaaraa dantiisa sigaar ah ayaan kuu xusayaa maada aan kasoo jeedo Gobalka Hiiraan Gaar ahaan Baladweyne Maashaa Allaah
@hanadjubbahanadjubba8687
@hanadjubbahanadjubba8687 5 ай бұрын
Wlh wa nin ku dayasho mudan keep going bro alle haku barakeyo
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr Жыл бұрын
Mashallah nin adaag waye wallahi gacaan aya eee tagaan
@user-lb2hn1xy9f
@user-lb2hn1xy9f 7 ай бұрын
Mashallaah tabarakallaahu man of the man!!!!
@user-ml8ld1kl6b
@user-ml8ld1kl6b 6 ай бұрын
I love this story and it would’ve been soooo much cooler if they took a trip and showed the people where he came from. I wish I could visualize his roots and beginnings, would’ve been 100x more motivational even tho it’s already extremely motivational
@muuminmuusexasan1742
@muuminmuusexasan1742 Жыл бұрын
Asc Ilyaas. Mashaa. Alaah.ake Hakubarakeeyo
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Cajiib cajiib ninkani Maasha allah.
@CabdixakiinDiiriye
@CabdixakiinDiiriye 11 күн бұрын
Maasha Allaah illaahay Hakuu Barakeeyo Maalka Aad Heysato
@CabdixakiinDiiriye
@CabdixakiinDiiriye 11 күн бұрын
Mida Kale isaaqow Ku dadaal inaad Ururiso Oo Aad Xanaano Usameyso Agoonda
@shegowsh2617
@shegowsh2617 Жыл бұрын
Masha allah ilaahy haku barakeyo
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 Жыл бұрын
Mansha alah ilahay hakubarakeyo
@aminaali4566
@aminaali4566 Жыл бұрын
Maashaa AllAAh hereri nimanka tujaarta soomaliyed eed adunka kulanto kasoo dhamee inay boqolal agoona ama danyar ah ay noloshoda waxbarashadooda iyo hoygooda kafaala qaadaan waayo 32 sano agon iyo rajooyin iyo weliba kuwo hooyo iyo aabe la,aana ayaa buux dhaafshey
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 8 күн бұрын
Cabdisalam gabadha somalida marka lagu baray maadan salaamin tii gaasha ahayd waxaad lakacday how are you hi it is very nice to meet you .....
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Жыл бұрын
Maashaa Allah ⚘ ⚘ ⚘
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 7 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 129 МЛН
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 42 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 354 М.
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 114 М.
КАК ОН РАССТРОИЛСЯ СНАЧАЛА 😂😂😂 #пранк #юмор
0:36
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 1,4 МЛН
Этому парню 35 лет😂 #shorts
0:50
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 4 МЛН