No video

Faadumo Ibraahin: 12 jir jeclaatay 45 jir & Jaceylkii Barisamaadkii, qiso cajiib ah. KAFTAN & KEDIS

  Рет қаралды 220,347

CBA TV

CBA TV

2 жыл бұрын

Faadumo ibrhahim iyo Jaceylkii Barisamaadkii qiso cajiib ah
kalasoco Barnaamijka kaftan iyo kadis #CBATV
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 218
@hqaali9525
@hqaali9525 2 жыл бұрын
walaal faadumo fiicanay maanta Enlishish people waxay dhahaan You make my day walaal noo soo badi jacayliya maaha maama faadumo waa aftahanad ha noo sheekayso waayo waayo
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 2 жыл бұрын
Fadlan iyo fadlan noo soo celiya Mar kale hooyadaan!!
@musesharif7954
@musesharif7954 2 жыл бұрын
Maamada waayobadan Allaha dooyo 🥰 Wayo aragnimo iyo xigmad ayaa kudhan 🙏
@malunyaydid9928
@malunyaydid9928 Жыл бұрын
Asc faadumo lambarkagaa iisoodir walalo noogusoqor
@nasracaynab411
@nasracaynab411 2 жыл бұрын
Maasha allaah Qaybo badan ka soo samee walal fadumo Ibrahim aad baan u taageeraa
@xikmakaafi349
@xikmakaafi349 2 жыл бұрын
Maamadu waa funny wllhi beerkaa i casaaday😁😁🤟
@ashajama8864
@ashajama8864 Жыл бұрын
Yaa salaam you are wonderful
@fahmohersi4197
@fahmohersi4197 Жыл бұрын
Maanshaaalaah waxaad tahay qof xigmad badan .I like your story
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 2 жыл бұрын
Shekadani waxay isoxasusisay anigo 15 jiira ayan wiil ila 30 yiira oo ad u qurxubadana sificana u xaragon jiiray jeceladay imu ogayn inan jecelahay hortayadu somarijiray jaar na wanu ahayn malin malmah kamida ayan maqalay daadki oo lehe alla yarki caasa ee xafada aya intu khamri ka dherkay hoor iyo dabo noqoday walahi ad iyo ad baan malinta u naxay oo an qabiga ka jaray jaceylkan u qabay
@ibrahimomar8895
@ibrahimomar8895 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@boqoradapuntland4985
@boqoradapuntland4985 2 жыл бұрын
😂😂😂😂🤣🤣🤣🤭🤭🤭🤭🤭 Qosal Badanaaaaaah
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣hor iyo dabo noqday kkkkk
@adansaid961
@adansaid961 Жыл бұрын
Kkk.qosal
@fatism448
@fatism448 Жыл бұрын
Hhhhhhhh
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 2 жыл бұрын
Masha Allah walahi faadumo waa qof cajiib ah siyasad cajiib ayad ku thy jaceylkana wax baad ka taqana
@qamaribrahim4820
@qamaribrahim4820 2 жыл бұрын
Wooooow, Fadumo Alla ya khaliig. Aad ayaan u qosoley wallahi
@snowwolf6355
@snowwolf6355 2 жыл бұрын
Ma shallah waa caad nol oo fariida lång life iyo caafimad ku war🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻
@mmhhgg22
@mmhhgg22 2 жыл бұрын
Subxaanallaah, ilaahoow hooyooyinka noo astur
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Mama Faadumo Ibraahim waan kahelaa sheekooyinkeeda. Allah yahfadik.
@deqadalka9953
@deqadalka9953 2 жыл бұрын
Ani cml yaa war jecel tiktok aaka imid 🙏😄
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 жыл бұрын
wlhi kula mid
@nimcosagaldaauud3182
@nimcosagaldaauud3182 2 жыл бұрын
Sido kale😂😂
@maxamedcumar1101
@maxamedcumar1101 2 жыл бұрын
Maansha Allaah, fariidnimadu waa u dhalasho , falanqeyn siyaasadeed, mid cayaareed, mid jaceyl , talooyin wax ku ool ah ,mid kasta waa ku fiican tahay maamo faatimo. Heesaha iyo laxankana halkooday dhigtaa taas horaan gacan ugu taagay. Alle ha dhawro maamo Fatimo.
@aichadhollsouleiman6150
@aichadhollsouleiman6150 2 жыл бұрын
Hhhhhb ila islantani wey walznthey 12 qof jeclada maan arkine 15waan aqbali
@sowdamusadaq2797
@sowdamusadaq2797 2 жыл бұрын
Manshaa allaah faadumo ibraahim
@AwaysGaafow
@AwaysGaafow 2 жыл бұрын
Tii ku waanisay shalmada indhaha wac kaga sii waxaan leeyahay إِنَّ كَيْدَكُنَّ عَظِيمٌ.
@somaliqueen3346
@somaliqueen3346 2 жыл бұрын
Noo fasir bal
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 2 жыл бұрын
@@somaliqueen3346 macnaha: dhagartiina dumaroow way dhagar wayn
@safiya0986
@safiya0986 2 жыл бұрын
Hhhhhhh ragaa naga daran imika
@user-hx6jb2rh2e
@user-hx6jb2rh2e 2 жыл бұрын
Dumarka koodu waa jaceyl ama xub lkn nimanka koodu waa xaasid
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 2 жыл бұрын
@@user-hx6jb2rh2e madagaalkii lab iyo dhadigaad halkana kabilawday inagadaaya dumaroow ma dhagar xubi ah ayaynu maqalnay🤣🤣🤣
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Jeeraysan ii ahaanaynina maleh waasaan iskadhigo totaliba kundano hadaan noolaadaana.hadadana dumaaar dhigey ama khayryaashay waa uwataa uguna qiimobadanahay .mashaaaaalah.
@MaxamedMuslim-6
@MaxamedMuslim-6 2 жыл бұрын
Faadumo Ibraahim Waa Dadkii hore ee xikmada laha waa qof ilbaxnimo badan leh Oo isku kalsoon
@moktarabdul48
@moktarabdul48 Жыл бұрын
Allh cimrigaaga raajiyo maamo soomaaliyeed waad iga qoslisay
@habonibrahim7833
@habonibrahim7833 2 жыл бұрын
MashaAllah waxas baa jaceel aah
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 2 жыл бұрын
Walee waa runteed jaceylkaad waaydahi waa kan mahadha kugu reebaa❤️❤️❤️❤️
@maamecade5864
@maamecade5864 Жыл бұрын
M a Macalimad jacayl Waa qof qaaliya oo in laga faaiidaysto mudan oo xikmad leh, gayaanka iyo dhalanyaradana wax ka badalaysa.
@ibrahimadem715
@ibrahimadem715 Жыл бұрын
What an amazing story you have, it brings back my own love memories
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
faadumo waa fariid waxay ka sheekeysaa sheekooyinka qosol badan
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Omg😭islaantan waa Dadkii hore Qisadeda jecel marka dhageestay ilinta waa cezhan wayay wakhtigas talefano iyo Addressyo ma jirin qofka halmar Aragtid wey Adkeed in ad mar labad si easy ah ku Aragtid omg😭😭😭😭
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Sax
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Maansha Alaah way igu socotaaye ii wad
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Waaw cod bay leeday gabadhi waana fanaanad hhhhh sii wad barmaamujka waraysigeeda fadlan
@hanaabdi9797
@hanaabdi9797 2 жыл бұрын
Cajiib mama faduumo cimri dheer iyo cafiimad tamaa
@aydinmovieanimation8551
@aydinmovieanimation8551 2 жыл бұрын
Mansha Allah Fadumo waxaasaa jacayl lagaa dhahaa nuur calaa nuur ❤️😍❤️
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Жыл бұрын
Wonderfull history faadumo jacaylkaaga
@niiccey3223
@niiccey3223 2 жыл бұрын
Where is the full interview I want to watch it all
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Maasha allaah faadumo 🌹🌹🌹🌹🌹
@meymuunsamaan9718
@meymuunsamaan9718 2 жыл бұрын
Farida nimo way dhaftay waxani Alle haku xafido mamo plz prt 2 Maleyahay Nolaso dhaqsada
@nasriinbeauty3275
@nasriinbeauty3275 2 жыл бұрын
Waaar koob caana ii ridiq 😂😂😂🤣
@mohashiine6702
@mohashiine6702 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@arawelo9504
@arawelo9504 2 жыл бұрын
Ale beerka hhhh
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Very interesting history
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
eesh calaa cod 💞💓💕
@cumaraamin8025
@cumaraamin8025 2 жыл бұрын
Fadumo Ibrahim Waa ciyaalkii_shore
@aminad764
@aminad764 2 жыл бұрын
Jaceylka yaraanta kugalo waa lama ilaaban aniga nin weyn baan waa iskajeclaaday oo madax ah markuu ifahmayna waxaan dhahay guur magaarin waxana waan rabaa waqti geedana magaarin waa yaab🤣🤣
@mustafehussein288
@mustafehussein288 2 жыл бұрын
Loool imisaad jirtey?!
@cabdiraxmansaciid378
@cabdiraxmansaciid378 Жыл бұрын
Hhhhhhhh Dumarki dhabta ahaay ayad ka danbeysaa runti hada dumarki iyagaaba rag doona o ifahan kuleh
@aminad764
@aminad764 Жыл бұрын
@@cabdiraxmansaciid378 aniga qof weyn maihi lkn waan xishooday jaceylkina waan laqay. Gabdhaha maanta baa ukufiican inkasto kuwo xun kujiraan lkn diinta ad bey ukufiicanyihin qaarkood marka loobarbardhigo kuwii hore
@aminad764
@aminad764 Жыл бұрын
@@mustafehussein288 13 yrs 🤣🤣 waxaan iskajecla sidey dadka uqiimenayen ninkas, hada anigaaba boss ah alxmllh
@cabdiraxmansaciid378
@cabdiraxmansaciid378 Жыл бұрын
@@aminad764 hhhhhhh ina ader miyaan qadka kaa saaray de aniguna waxan kala jeday xishoodki hore ayad qeyb heysataa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waa faadumadii aan jeclaa fariidaydii
@user-wc7xb6qm9x
@user-wc7xb6qm9x 3 ай бұрын
Hooyo. Famuudo 2024❤
@mohamudismail8734
@mohamudismail8734 2 жыл бұрын
Asc faadumo aad Baan kuu dhegeystaa waan jeclahay afkaartaada qiimetsan I support you 100% aad Baan kuugu hambalyeyn isku magacna wsynu nahay malaa wallashay oo iga luntay baad tahay kkkk
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 2 жыл бұрын
Fadlan fadlan fadlan qaybo kale oo ay faadumo leedahay maanadan wlhi blhi cajiib waaye fadlan mar kale inoso fadhiisiya faadumo ibrahim
@apdikanihazzan8138
@apdikanihazzan8138 2 жыл бұрын
Nio ani wlhi tan warey zaneyza ayaa aniga ii khakhayiri jirtaaY
@mnz2028
@mnz2028 2 жыл бұрын
😅😅😅😅
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 2 жыл бұрын
MAHADSANID FAADUMO IBRAAHIM. عيشته قلب كل يوم
@AwaysGaafow
@AwaysGaafow 2 жыл бұрын
Masha Allah Mamadan Jacaykeeda wuu Sudaaniyoobay.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
crush iyo love wa laba kala duwan kaas hore helay wa crush jacyalkana wuu ka xoog wayn yahay qofkaoo aad u yar buu ku dhacaa iska ogada dhalinyaro hau walan crush maha jacayle jacayl wa danbeeya
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
Wow ❤️
@saadaibrahim2910
@saadaibrahim2910 2 жыл бұрын
Mashallah
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 2 жыл бұрын
Faadumo soo badi dheh qisooyinka jacaylka qosalkii bay iga dhamaysay
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 2 жыл бұрын
subaxan Allah naag baa ku washay kulaha dhirabaax wow wow iminka kuwan jooga hada lafahaga uga baxsato adaba nasiib leh
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
Cajib fadumo waaba ilbaxnimadii oo qof ah Wayo Wayo iyo barasadkii
@abdulazizthabit8320
@abdulazizthabit8320 4 ай бұрын
Wow wow wow
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 жыл бұрын
masha allh faadumo waa Ririwaayad ilbaxnimo maadeeys dhan
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane Жыл бұрын
Maamadaan xoog iyo qasab bay isu kay bartay sidaan maalin kasta mediaha ugu arkayay waa aniga magaceeda xitaa xifdiyay 😂dhinnac kasta oo nolosha kamid ah way ka hadashaa weliba si aad u xeeldheer oo aftahannima leh bay uga hadashaa, guulayso habaryareey
@mulkimohamed4064
@mulkimohamed4064 2 жыл бұрын
From tik tok kasoo arkaay🤣🤣🤣🤣🤣
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 2 жыл бұрын
War Nio maamadan waa cajiib eray aan kucabiraba garan maayo mnshallah...
@farhiyaukun3735
@farhiyaukun3735 2 жыл бұрын
Kkkkkk fadumo aad baa kuu jclhy runtii geesiyada
@kaltumamahamed26
@kaltumamahamed26 2 жыл бұрын
Kkk masha'allaah abaayo...
@user-duckchampo
@user-duckchampo 2 жыл бұрын
Mashallha khatar
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 Жыл бұрын
Itaqfurulah 😂oday macawis iyo koodh ka weyn
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo 2 жыл бұрын
Kkkkkk this is hilarious, I love it, I love it kkkkk.
@abshirabdi1340
@abshirabdi1340 2 жыл бұрын
Wllhi qab nocan okle aniga kusugtay oo jacel ah Maxa wayo I xasiisay habo😢😢
@koos1302
@koos1302 2 жыл бұрын
woow faadumo waa fariid 😍😍
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Mash Allah.. Faadumo Ibrahim 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🎤🎸🎶Dhaqankeeni horree ee wanaagsanaa Soomaaliyeed: Bal'se Xadaarada iyo ilbaaxnimadii inagu yarayd 😂😂😂😂😂.... Hablaheeni horree waxay jeclan jireen fananaanintii caanka aheyd... Ka sokow Darawal iyo Kiirishboy Baabuurta..
@fatuh4811
@fatuh4811 2 жыл бұрын
Fadumo funny ahahahah
@maidahussein4068
@maidahussein4068 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 naagta kaalay huruuf baa igu daran kkkkkkkk
@suberabdi2403
@suberabdi2403 2 жыл бұрын
War show qoftu awalba ciyala suqadbay ahayd oo farmaja vila Somalia kagalay hhhhh amaantay amaantay makula soo xidhiidhay😂😂😂😂😂
@farxaanmaxamed6690
@farxaanmaxamed6690 2 жыл бұрын
Waar habartani beerka ayey nacadeysay kkkkkkk Wallee waa fariid mamo faadumo
@safiya0986
@safiya0986 2 жыл бұрын
Maamada dheh ama hooyo
@farxaanmaxamed6690
@farxaanmaxamed6690 2 жыл бұрын
Saxweeyi mahadsanid wlal
@farxaanmaxamed6690
@farxaanmaxamed6690 2 жыл бұрын
@@safiya0986 mahasanid
@safiya0986
@safiya0986 2 жыл бұрын
@@farxaanmaxamed6690 adaa mudan wllo
@nastehoabdirahman8730
@nastehoabdirahman8730 2 жыл бұрын
Waxan xasuustaa 12 jirkaygii qiso midan lamida aan lasookulmay Hadana 21 jir ban ahay allow cimriga noobarakee cafimadna nasii
@aaminamukhtaar2195
@aaminamukhtaar2195 2 жыл бұрын
Noga sheeke wllo
@nastehoabdirahman8730
@nastehoabdirahman8730 2 жыл бұрын
@@aaminamukhtaar2195 Abaayo shekadas aad bay udheereyd wlh mudada an xaladas kujirayna waxay ahayd ilaa iyo 12 jir ila io 16 jir afarsano o kamila ban sida mamadas ahaa o waliba ruuxasna da ahaan u ad igaweynaa 28 jir ila 30 jir ban kuqiyasayay xiligaa lkn wiil aad uquruxbadan o ilahay jog io jamal siiyay reero ladana kadhashay buu aha xiligas riyada kaliya anlaha waxay ahayd inan mar uun inankas isbarano lkn xaqiqidii isku title iyo dad isudhaw tona man ahayn o xiligas ninka magalada uguqurxon buaha o waliba nninweyno xiligas igahormarsan bu aha o aniguna kamalidane haday noqoto quruxe lkn wanyara o walibana tilfona manhaysan sheekadu aaaad bayudhereyd waxad kagaranaysaa mudada aan xaladas kusugna markaa qoral lagumasokobi karo abayo i wish mar inan si live ah ugasheken dono tariqdas ciyalnimadaydii igusomartay
@aaminamukhtaar2195
@aaminamukhtaar2195 2 жыл бұрын
Abayo wa sheeko caajiib ah wa jecelka yaranta kugu galay ' jaceylna da' ma yaqaano anigan kula hadlayo 20 jir ban ahay waxan jecelhy nin 44 jir ah ina is gursano ayan rabna dhawaan insha allah wa cajiib jecelku
@nastehoabdirahman8730
@nastehoabdirahman8730 2 жыл бұрын
@@aaminamukhtaar2195 yasalam waa cajaaib bahalhasi meshu rabuu kulagalaya mabrook abaayo alaha iskukiin barakeeyo adiga iyo jacaylkagaba Age is just Number gabarna ninki dhalikara dhaqikara horey usocda inshalah
@naftadooje9871
@naftadooje9871 2 жыл бұрын
Anigu inanta werisada ah ayaan ku haystaa tolow sidee hal mar uun toos ugula hadlaa
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Жыл бұрын
This is amazin
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 жыл бұрын
Fadomo u r story of love along with ur sweet voice I really get appreciated long live Fadomo if u r not married I'm ready for u tks
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 2 жыл бұрын
Ahmed waan qosley faduma halkaa ayaad ka jeclatey waw 😍
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 жыл бұрын
@@sophiaomar7875 can u write me in English or Arabic tks love
@qamaribrahim4820
@qamaribrahim4820 2 жыл бұрын
ايش عليه غرامه
@fatimaesse1303
@fatimaesse1303 Жыл бұрын
Qof sidaa sameyey miyaa 12jir ah oo ganacsiba fekeray
@mohamedabdi634
@mohamedabdi634 2 жыл бұрын
Hhhhhh Masha allaah wlhi waan maa siigo baabur baa ah
@AwaysGaafow
@AwaysGaafow 2 жыл бұрын
Jacaylkaas waxuu ku bilowday hinaaso iyo lex jeclo oo gabadhii uga horeyday ee sawirada u dhiiban jirtay kala dhaxkacday.
@rigaaxcagaagane9852
@rigaaxcagaagane9852 2 жыл бұрын
Waah waah waxaas baa jacayl ah
@ayandahirmohamed1188
@ayandahirmohamed1188 2 жыл бұрын
Wa runta anigama sidasokala igudhacday 😁😁😁😁😁😁
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk Mamadani caadi ma ahaan Waan ka Hela sheekadeeda
@arawelo9504
@arawelo9504 2 жыл бұрын
So funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
12 sano waxba ma jeclaade waad ka waynayd faadumo waxaas oo arin ah ma samayn karto gabar yar oo 12 jir ah
@shaniabukar7554
@shaniabukar7554 Жыл бұрын
Waaw
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 2 жыл бұрын
Ilmo 12jir eh waxeey eheed inuu waxbarasho ku jiro meeheen inuu dayacmo sida ku dhacday islaantaan markeey ilmaha eheed.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Reer aqoon, aduun iyo magacba leh ayay ka dhalatay.
@somcaafimaad7009
@somcaafimaad7009 Жыл бұрын
Wow
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkk waa sheeko xikmad keh faadumo kkkkkkkkkkk
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
Waxa kle ayaa ku hayay jacyl ma ahyn kasiye
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Жыл бұрын
Maama fadumo waa qof cajiib ah hhhhhhh
@ismailjama3411
@ismailjama3411 2 ай бұрын
Waa muchiso
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Жыл бұрын
Kkkkkk 😂 😂 walahi way😂 iga Quslisay😂
@matamntafunny6528
@matamntafunny6528 Жыл бұрын
12 qalpi dilacay 45 pash🤣🤣
@yuusufmaxamed6319
@yuusufmaxamed6319 10 ай бұрын
Kkkkk. Fadumo ibrahim inteey hees xifdiday quranka waa xifdin kartaa.
@abukarisse8030
@abukarisse8030 2 жыл бұрын
Hhhhhhh wlhi cadi ma aha
@zaynabali2712
@zaynabali2712 2 жыл бұрын
Baar dheere waaw waa baladkaygaii
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 2 жыл бұрын
waxaan maqlijiray koob danlaa idilay
@hassansamanaden905
@hassansamanaden905 2 жыл бұрын
Barnaamij kale kasoo qabta maamo taalanti leh waayo. M. A
@farhiyahashe6160
@farhiyahashe6160 2 жыл бұрын
Wlhi waa funny mamadan😁😆😅🤣
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 2 жыл бұрын
Faadumo marar kale oo badan, noosoo fadhiisii
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk Faadumo waa fariid isku kalsoon funny
@hodanisahmed9087
@hodanisahmed9087 2 жыл бұрын
Faatumooy buskutkaa wax la odhanjiray kuluu koos tanaga kujiray ax yaa hargaysaawi
@abdirizakhassandini3625
@abdirizakhassandini3625 2 жыл бұрын
Cajiib fadumo Ibrahim daacad
@MARTISOOR
@MARTISOOR 2 жыл бұрын
part 2 aya ka sugeyna inshlh
Kaftan & Kedis: Faadumo Ibraahin iyo Waayaheedii Nolosha
43:44
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 51 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 7 МЛН
Yaa Baastada Ku Dhex Cunay Xabaalaha Dhexdiisa? FAAF-REEBKA FANKA
27:15
FAADUMO IBRAAHIN HADALKAN MAKU SAXANTAHAY (3532)
16:29
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 92 М.
Wacdaro Laga Dhigay Fanka iyo Heesaha Soomaalida oo Xiiso Badan
27:46
IMTIXAAN ADUUN PART 19
27:05
Family Sagal Channel
Рет қаралды 160 М.
Fannaan Soomaali ah oo Ka Cabanaya Habar Hog u Qoday
30:32
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 121 М.
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 51 МЛН