Facebook Lacag Isoo Direy | facebook lacag ke samee

  Рет қаралды 61,933

Gelle Bashir

Gelle Bashir

5 ай бұрын

Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 181
@abdinasirmoalimuu9125
@abdinasirmoalimuu9125 4 ай бұрын
Istiqfaarta (الإستغفار) aa ka fudud oo dhaqaalo baahidaada si buuxdo u xalli karo laga sameey karaaa
@mohaofficial7766
@mohaofficial7766 3 ай бұрын
Xaqiiq wllhi
@yahyehunter2308
@yahyehunter2308 4 ай бұрын
May role model keep going
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Thanks wll
@user-zc5kn7xr9g
@user-zc5kn7xr9g 3 ай бұрын
shukran Ustad Gelle
@Saysports
@Saysports 2 ай бұрын
Asc arin malmahan i heystay baad ad uga hadashay waa arin igu tagana Masha Allah ee siden kula soo xiriira walal
@fekermedia68
@fekermedia68 4 ай бұрын
Thank you pro really was helpful so good chans ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Thanks wll
@Hamsa_Abdi24
@Hamsa_Abdi24 4 ай бұрын
Thanks masuul
@somalitop10fact45
@somalitop10fact45 4 ай бұрын
Aniga wll gelle bashiir shuruudaha dhan wan buuxiyey lkn monization ima shaqaynayo i caawo please
@amsomedia-4498
@amsomedia-4498 4 ай бұрын
wl waxad igaso caawisa hadad xog ka hayso sida qof ethiopia joga google adsense payment methodka bankiga somalia ama wadan kale ugu xidhan karo? thanks
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 4 ай бұрын
New subscriber for the handsome brother 😉
@user-jw8kg1gg2m
@user-jw8kg1gg2m 4 ай бұрын
Aad baad u mahadsan tahay ustaad
@Malloofficial1
@Malloofficial1 3 ай бұрын
legendery aadban kuu taagera lph 🙏🤞
@mhmedaamin1148
@mhmedaamin1148 4 ай бұрын
Thanks wllo❤
@zahramohamud5641
@zahramohamud5641 4 ай бұрын
Manshaaa allah
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Thanks wll
@abuukarmohamud3844
@abuukarmohamud3844 4 ай бұрын
Thanx ustaad i wish
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Thanks wll
@434tube2
@434tube2 4 ай бұрын
Wll waxan joogaa somalia PayPal account lacag baa igaga jirta wan kala bixi kari waayey.fadlan ma icaawinkartaa
@YasmiinMohamouud
@YasmiinMohamouud 4 ай бұрын
Hlke kugusdrn lcgta side ula bxn ?
@Commentkudhiigle
@Commentkudhiigle 4 ай бұрын
Qofka wadanka jooga ka waran so.alia server miyuu isticmaal8 karaa isagoo iska dhigaaya qof wadan kale jooga mida kale waxaa ilowday wadanka jooga kumuu yeelaayo
@omarboqor7160
@omarboqor7160 2 ай бұрын
Masulsre Gelle
@Mahamed697
@Mahamed697 4 ай бұрын
Wll location ka somalia ma ku isticmaali karaa
@suadibrahimosman5899
@suadibrahimosman5899 2 ай бұрын
asc sidee. ugu bilaabaa
@user-fy6hk9fr3y
@user-fy6hk9fr3y 4 ай бұрын
Gelle Bashir wll wxn inan kaaga bahan waxyro talo ah plz si khaasa ma ila so xiriiri krta wll wa wxd aqoon ahan iigu dhanto bn raby inad igla taliso❤
@Omarmohamud717
@Omarmohamud717 4 ай бұрын
Maamule intee kaala soo xiriiraa adiga shuruudaha dhan waan buuxshay
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Message isodir
@Omarmohamud717
@Omarmohamud717 4 ай бұрын
Dhanke kaaga so diraa Facebook
@Omarmohamud717
@Omarmohamud717 4 ай бұрын
What's upka baan kaala so hadlay ma aragtay wll
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 4 ай бұрын
​@@Omarmohamud717 geele what's upkiisa maa haysaa
@omarhassanabdulle8304
@omarhassanabdulle8304 4 ай бұрын
Wll waxbaa iga saaran ads dhan waa iiga xiranyahay​@@GelleBashir
@WehelChanel
@WehelChanel 4 ай бұрын
Wll hadan telka somali kusamesto hadhow lacag make helayaa qoralka gurupka hadan sameyo lacag malaga helayaaa nacaaawi nosheeg
@user-mb6ii2ow1d
@user-mb6ii2ow1d 4 ай бұрын
Thanks wll awal wuxuu ii ahaa profile lkin hada waxan ka dhigay page wana buxiyey shurudaha oo dhan waxana layso diray farin yacni in xayey sinta lay fury marka waxa ku warery accon karka ban haysan ee sidee ugu fudud aan ku galiya PayPal ka🎉
@HappyKittens-mq1hd
@HappyKittens-mq1hd 3 ай бұрын
Asc ustaad aad ayaan u xiisaynayaa in aan baraha bulshada isticmaalo oo wax khayr ah soo geliyo ee ma i caawinkarta ustaad
@HOBAALMEDIA
@HOBAALMEDIA 2 ай бұрын
caqabada ugu weyn ee i jirta ayaa ah geographical location ka somalia in stream ads eligible ma ahan
@Barkhad181
@Barkhad181 4 ай бұрын
Man shalah
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Thanks wll
@HusseinJama-lq1ef
@HusseinJama-lq1ef Ай бұрын
Almost 5.6K monezation wuu idiiday zhp
@togayomediagroup4769
@togayomediagroup4769 4 ай бұрын
gelle bashir 0:15
@MaxamedCabdi-oo2nk
@MaxamedCabdi-oo2nk 2 ай бұрын
Ok❤
@togayomediagroup4769
@togayomediagroup4769 4 ай бұрын
ustaad geele page facebook fellows wan haysaa 5 shuruudod 3 kamida waan buuxiyay kaliyaha waxa uu ileeyahay number dalka dibadisa ah ku xidh taasna kuma jirto kuwad sharaxaysay
@apdiwahababdihadi693
@apdiwahababdihadi693 4 ай бұрын
Ustad sida shuruudaha loo bixiyo Marka uu Facebook ay kaa xidhaan xayaysiinta sidee loo fix ama loo hagaajiyaha vedio nooga Soo samee mahadsanid.
@user-uz6re8og7f
@user-uz6re8og7f 4 ай бұрын
Ustaad Sida shuradaha loo buuxiyo mrku Facebook restricted ka noqdo video nooga soo samee plz
@MaxamedAli-un8vj
@MaxamedAli-un8vj 4 ай бұрын
Macalin waxa recharge la yidhaahdo maxaa ka jira ma runbaa ❤❤
@cawiyahadadweynaha
@cawiyahadadweynaha 4 ай бұрын
Anigooo somaliya joogo sidee lacag ugu sameen karaaaa
@Apdalle-vh6th
@Apdalle-vh6th 3 ай бұрын
Mzha alh zxb
@caaqilofficial1258
@caaqilofficial1258 4 ай бұрын
Maclinka aan ku daydo anigoo jamacd dhiganyo hada waxaa dhaha ninkaan waa naqonkartaa ustaadii allh dartiis ku jeclhy iyo waxabarshada heerka ka gartat ❤
@FunnyVideostv9
@FunnyVideostv9 4 ай бұрын
Thankz ustaad qimo badan❤
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Thanks wll
@MohamedShariif-nn7gv
@MohamedShariif-nn7gv 4 ай бұрын
Saaxib waxaan kaarabay in aad igu caawiso meel kaala soo xiriiro iisheeg
@kingzola6392
@kingzola6392 4 ай бұрын
Ustaad server looga sameysto Amazon vediow nooga soo samee
@Islaam252
@Islaam252 4 ай бұрын
Wcs
@sacadkeyse4236
@sacadkeyse4236 4 ай бұрын
Shp Facebook lacagta ma paypal oo kaliya lagula bax
@xasanabshir-um6xe
@xasanabshir-um6xe 3 ай бұрын
Waad mahadsan tahay Masuul, Facebook profilka oo page ka loo beddelo barnaamijkan ma looga faa`deysan karaa
@Mumtaazabdilaahi-cr2tp
@Mumtaazabdilaahi-cr2tp 3 ай бұрын
Ustad PayPal wuu noosoo dagi wayey ee link aan ka raacno noosoo dhig
@bilekeyow3688
@bilekeyow3688 3 ай бұрын
Geelow sxp intee jugtaa waxan donaya inaad iga caawiso sidan lacag uga samyn laha yutubna wan leyahy Facebook pagena wan leyahyye
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 4 ай бұрын
Azc wll meel aan kaala soo xariiro maiisheegi kartaa inaad wax iga caawiso rabaa wll 😪🙏🙏
@AdmiringBeachHammock-el8gp
@AdmiringBeachHammock-el8gp 4 ай бұрын
sxb qof Germeny joogo hadaa dhoho facebook profile iyo page iisoo samee soomalia maku isticmaali karaa jwb wcn
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
haa lkn markad muuqaalka soo galineysid wa ina d vpn isticmasha suusan u ogaan in ad wadanka joogto
@cunaayegeming541
@cunaayegeming541 3 ай бұрын
Sxb waa sameyy lkn not spotted idhaheen see uxaliyaaa🙏🙏🙏
@asedtigermawliid5019
@asedtigermawliid5019 4 ай бұрын
200k subscribers Insha Allah hamalto🎉🎉🎉
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Thanks wll
@asedtigermawliid5019
@asedtigermawliid5019 4 ай бұрын
@@GelleBashir adaa mudan wll intaa wax badan kaa faaiday lamaba soo koobi karo
@cabdiqani1981
@cabdiqani1981 3 ай бұрын
Ustaad Facebook bage inan sameysto raba ma iga caawinaysa?
@abdirahinahmedbile8456
@abdirahinahmedbile8456 3 ай бұрын
Paypal somaliya kama shaqeeyo dadka jooga kama sameyn karaan money
@ishaaqoontaonlineschool
@ishaaqoontaonlineschool 2 ай бұрын
Wll paypal akoon dibadeed ah ma ii samayn kartaa
@Secret_668
@Secret_668 4 ай бұрын
5:00
@DayibShabeel
@DayibShabeel 4 ай бұрын
6000 minut maaha Waa 60,000 oo u dhiganta 1000 saacadood zxp halkaa inoo sax
@ahmedmursal9893
@ahmedmursal9893 4 ай бұрын
DDS ayaan kasoo jeedaan
@omarboqor7160
@omarboqor7160 2 ай бұрын
Gelle Lycka Tiil
@Jamalalphaphoos
@Jamalalphaphoos 3 ай бұрын
Wll kenya Eligible maahan miyaa
@abshiraxmedmaxamad273
@abshiraxmedmaxamad273 2 ай бұрын
Halke waye
@yahye_abdisalan98
@yahye_abdisalan98 3 ай бұрын
Page aan anoo Somaalia jooga sameeyay...baa hadana ads disabled la iga saaray. Sidee ads disabled iskaga furaa? Lacagna makasameyn karaa maadaama somaalia page kaas ka sameeyay?
@sufiyaankhaliif5402
@sufiyaankhaliif5402 29 күн бұрын
Meeqo bile kuku qadatay ina sharuudaha buuxisid walal
@user-jt3qd3sv4l
@user-jt3qd3sv4l 4 ай бұрын
Abowe bank master car somalia wa furan hadii account ka sameysto ma iso gaaraysa lacagta isheeg wllkay
@MohamedShariif-nn7gv
@MohamedShariif-nn7gv 4 ай бұрын
Masuul waxaa ku waydiin rabay waxaan ahay ardayda hada raba in uu galo jaamacada waxaa lu weydii rabay IT iyo software engineering maxay ku kala duwanyihiin
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Wn kaso hadli dona wll
@Yahye_Khadar
@Yahye_Khadar 4 ай бұрын
IT waa in dhaman aad qadan doonto course kasta oo IT la xidhiidha. Software Engineering waa fiil kamida IT ga oo lagu barto programming languages kaa so lagu hormariyo Softwarada.
@user-gh1hv5zf3f
@user-gh1hv5zf3f 4 ай бұрын
Asc wll qaali nambarka lagaala soo xiriiri karo iisoo qor
@rowdoahmed4486
@rowdoahmed4486 3 ай бұрын
Gelle Bashir Aning KZfaq Ayaa Ayaan hestaa lakin sida loisticlo wxwan raway in i gacawisid. Please😢😢😢😢
@hctvs0mali327
@hctvs0mali327 4 ай бұрын
INeed to know how
@zakariyezak
@zakariyezak 4 ай бұрын
Sxb geele shirkadada xayeeysiimaha noogu xir percentage kaga waa ku ogol nahay Africa waa ku dhib qabnaa
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
wn kaso fakarayaa wll
@SOMCASHCODE
@SOMCASHCODE 4 ай бұрын
Zhp stream ads disabled ama pre enroll iga xidhan Policy restricted 😢
@cuquulmedia
@cuquulmedia 4 ай бұрын
Nio midaan waan kula qabaa , pre-enrolled
@Comedian682
@Comedian682 4 ай бұрын
Mnsha Allh wll mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Thanks wll
@user-sp3vz1ss1z
@user-sp3vz1ss1z 24 күн бұрын
Bro help me with this program on Make money by posting
@Dhiiri_galiye12
@Dhiiri_galiye12 4 ай бұрын
Credit card maku xiran karaa
@Mohasimba898
@Mohasimba898 4 ай бұрын
Ustad hadaan marka xayeysiiska layga aqbalo muuqaalada meesha laga soo galinayo may saameyn karaan ama location ka aan kasoo galinayo
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
haa wll , somalia ma ogala lkn vpn ba la isticmalaa si uusan u arkin location kaga
@SMCMEDIA_
@SMCMEDIA_ 4 ай бұрын
@@GelleBashir ustaad vpn ufiican
@abusheequna1446
@abusheequna1446 4 ай бұрын
Maclin waxn u bahna inan Facebook peg la isameyaa .o waliba xagaa dewadaa waxn rwaa inan lacag kasameyo..please isoo jawab
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
ok wll thanks
@abusheequna1446
@abusheequna1446 4 ай бұрын
@@GelleBashir ustaat halkee kalaa so xariiraa..
@user-xc3rx8my9w
@user-xc3rx8my9w 4 ай бұрын
Kenya malo ogili ustad please
@boqorkaafrica2194
@boqorkaafrica2194 4 ай бұрын
Ustaad facebook gayga turn on proffisional mode ku abailable iima ahe wax xal ah
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
update gare wll
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid 4 ай бұрын
Gelle sxp waxa ka soo hdasha online business yda profitable ka ah oo dakhli fican lka samyn garo
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
ok wll. thanks
@kadarabdimohamed6944
@kadarabdimohamed6944 4 ай бұрын
Watch time hours mabuuxinkaraa anigoo somalia jooga
@romanzaosman4221
@romanzaosman4221 2 ай бұрын
Sidee lagu ogaadaa Facebook page kaaga in copyright lagu heysto
@abdihakem112
@abdihakem112 4 ай бұрын
Tiktok live ka hadaan duubo kawran o so dhigo lacag malaga samayn karaaa
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Waa cadi wll
@halgankatv
@halgankatv 2 ай бұрын
Xisab qaldan
@axmadsa9629
@axmadsa9629 4 ай бұрын
Asc wall waxan Rabaa in aan hada furto Facebook page cusub waxaana jirta wadamo aan loo Ogalen lacagta Hadii wadamada loo ogolyahay laygu soo sameyo accounti Africa maku isticmaali Kara mise Facebook gayga location ka waka badali karaa pls si fcn Uga soo hadal
@sirftum7760
@sirftum7760 4 ай бұрын
Somalia ayan joga se u samena marka
@hassanabdullahiomar2881
@hassanabdullahiomar2881 2 ай бұрын
$67,60 nio adi maa waxan gacanta ku qoray xisaabtaasi maxaa ka khaldan
@naturechannel9801
@naturechannel9801 4 ай бұрын
Copy right laygu qanan maayo miyaa wll video dad leyahy hadaan soo gelsho
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Sawirkaga ama video yar oo adiga ah bad ka hor marin, karkas waa cadi
@azhrafleo8113
@azhrafleo8113 4 ай бұрын
Nio waxka baxo waxd isheegta promote io waxsoo igu haya max sameeya
@maxamadshoodhe558
@maxamadshoodhe558 4 ай бұрын
Sxb shuurudihi waa buu xiyey
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
apply gare wll
@Muqdishawi
@Muqdishawi 4 ай бұрын
Facebook lacagta ugu yar usoo diro waa 100 dollar hadii uu xayesiinta kuu furan tahay qaasatan Stream adka Marka sidee macquul ku tahay 67 in lagu soo diro???
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 ай бұрын
Walaal video ku qurxin .waaba u jeeda been inay thy
@hamzabisharali4204
@hamzabisharali4204 4 ай бұрын
Ninyahow shirkadada shaqaa maiga saysid 😢
@thefriday38
@thefriday38 4 ай бұрын
Ustaad side rquest loo dalba markay dib kaka eegayaan shuruudaha
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
muqal kaso samenaya wll
@user-gi1rk8sp8o
@user-gi1rk8sp8o 4 ай бұрын
Ustaad soo gali sida loo sameeyo aws ama cumputar service OO dhamees tiran please 😢❤
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
ok wll thanks
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj Ай бұрын
Sidee lacagta loola baxaya adiguu jooga soomaaliya Sheeg ​@@GelleBashir
@Ahmed22777
@Ahmed22777 4 ай бұрын
Wll waan Buuxiyay shuruudaha lkin wadankan somalia ma Ogola mxan sameeya😢 waxankuso xiqay Halkasa i xidhay
@sufiyaankhaliif5402
@sufiyaankhaliif5402 29 күн бұрын
Sharuudaha ina buuxisid meeqo bile kuku qadatay walal
@hiirale2042
@hiirale2042 4 ай бұрын
3 maalin ku fuliyay shuruudaha lkn wali ima furin😢
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 ай бұрын
Guys wax hala Barto taas ayaa ugu muhiimsan
@Omarmohamud717
@Omarmohamud717 4 ай бұрын
Waan buuxshay shuruudaha lkn meel aan kaala so xiriiro ii sheg wll please
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Message Isodir wll
@Omarmohamud717
@Omarmohamud717 4 ай бұрын
Hee wanba ku so diray what's upka baan ka so wacay hada ila so hadal hee
@ShaymaDakia
@ShaymaDakia 2 ай бұрын
Manaccan waxn nagu dhacey lkn na caawi
@BashirfarahMahad
@BashirfarahMahad 4 ай бұрын
Bangiga Ethiopia ma kuxidhan karaa
@mahamedbileyusuf
@mahamedbileyusuf 4 ай бұрын
Lacagtydii iso ceeli
@Faizafican
@Faizafican 4 ай бұрын
Maxa dhacay waxba ma laguu qaban wayay😂
@azhrafleo8113
@azhrafleo8113 4 ай бұрын
Anoo sificn usocday aya waxn arkay inu hoos dhaca ka dareemay fallowing oo hoos dhacay io wixi an so dhigay oo an waxfal celina laga bixnba siden u hor tagi karaa
@sufiyaankhaliif5402
@sufiyaankhaliif5402 29 күн бұрын
Sharuudaha ina buuxisid meeqo bile kuku qadatay walal
@XasanCabdi-xb7rw
@XasanCabdi-xb7rw 4 ай бұрын
Wall sidee facebook video dhameystiran loo soo dhigaa Wall. Please iga soo jawaab wall
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
ok wll thanks
@_caykoo905
@_caykoo905 4 ай бұрын
60k baan haystaa waxbana ma ka helo lacag
@cuquulmedia
@cuquulmedia 4 ай бұрын
Gelle sxp pre-enrolled kaso hadal
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Ok bro
@Nasdaammedia
@Nasdaammedia 4 ай бұрын
Coming soon🎉.❤
@GelleBashir
@GelleBashir 4 ай бұрын
Thanks wll
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan 4 ай бұрын
​@@GelleBashir 200k subs 🎉✊️
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan 4 ай бұрын
​@@GelleBashir wllow kasoo hadal KZfaq Somalia jooga sidee ugu furan karaa lacagta KZfaq-kiisa sideena lacagta ku heli karaa asoo Somalia joogo, ileen PayPal kama shaqeeyo halkaan. Pls step by step inoogu soo sheeg.
SIDEE FACEBOOK LACAG UGA SAMEYN KARTAA ?
15:13
Gelle Bashir
Рет қаралды 75 М.
FACEBOOK Sidee lacag looga sameeyaa SOMALIA? FREE COURSE
33:42
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 85 М.
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 94 МЛН
ዛሬውኑ ጀምሩ! | Best Freelancing Platforms
5:33
Kee'n Techs
Рет қаралды 302
sidee tiktok lacag looga sameya 2024
18:09
FIKRAD TUBE🧠
Рет қаралды 14 М.
Sida Social Media Lacag looga sameeyo
11:28
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 22 М.
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН