Sida Social Media Lacag looga sameeyo

  Рет қаралды 22,199

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

4 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa sida Facebook, KZfaq iyo Tiktok lacag looga samayn karo iyo shuruudaha lagaaga baahanayahay. waxaan si gaar ah u baraarujinaya qodob muhiim ah dadka raba inay Facebook lacag ka sameeyaan ee Somalia jooga ama imaanaya caqabad ay la kulmi karaan iyo xalkeeda.
In this I cover how to monetise or make money on social media platforms.
#facebook #youtube

Пікірлер: 97
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
Fadlan Like and Subscribe
@maanofficial1871
@maanofficial1871 4 ай бұрын
Sxp halkeeh kala so xariiraa
@user-dy1sp2ro7e
@user-dy1sp2ro7e 3 ай бұрын
O​@@maanofficial1871😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@macluumad2631
@macluumad2631 3 ай бұрын
Wll waxaan ka codsanayaa inaad kasoo hadasho tiktok adoo Somalia jooga oo acount dabada ah ku xidho ma kasamayn karaa lacag
@walaalka2362
@walaalka2362 3 ай бұрын
Yaqey sidaan xogta halayskugu bayaaniyo clear waadax waaye mahadsanid
@mahadhassan2894
@mahadhassan2894 4 ай бұрын
❤ thanks. You deserve our hearts.
@Naalo39
@Naalo39 4 ай бұрын
Like u saara muuqaalka waayo waa muhiim❤
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 ай бұрын
Maashallah wll mahadsanid jasakalahu khayra
@Naalo39
@Naalo39 4 ай бұрын
Lacagta ugu badan ee laga samayn karo waa intee ❤❤❤❤
@ahmedd9046
@ahmedd9046 4 ай бұрын
Dr jasakallah waa fikrad wanaagsan.
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 4 ай бұрын
Thanks ustaad ❤
@musemohamed2563
@musemohamed2563 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Zakariye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@user-he7ks7dw9u
@user-he7ks7dw9u 4 ай бұрын
Waa barnaamij loo baahan ustaad Alle haa ku karaameyo horey u soco million ayaa u qalanta
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
Mahadsanid Gacale soo dhowow
@Mooyan186
@Mooyan186 4 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@hamseceeroofficial3811
@hamseceeroofficial3811 4 ай бұрын
waad mahadsanthy wll jasaakalaah🤚
@waheliye44
@waheliye44 4 ай бұрын
Keep going bro from cardiff
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
Thanks Walal
@CabdimajidCadceed
@CabdimajidCadceed 4 ай бұрын
thanks walaal zakariye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
You most welcome walal
@engncs132
@engncs132 Ай бұрын
Thanks, Zakariye
@faationline4843
@faationline4843 4 ай бұрын
From dhahar sanaag❤
@muslimahmalia9723
@muslimahmalia9723 4 ай бұрын
Good to know
@bulshokaab9558
@bulshokaab9558 4 ай бұрын
Shp sidoo kale halkee kala soo xiriiri karaa
@farmaajosomaaliyq5454
@farmaajosomaaliyq5454 2 ай бұрын
Hoore usoco❤❤❤❤❤wll
@nature5508
@nature5508 4 ай бұрын
Waaa casablanca cashuurta waa la bixiyaaa
@omarofficial7768
@omarofficial7768 4 ай бұрын
Finland 🇫🇮 kwrn
@sahraaxmed-lz8op
@sahraaxmed-lz8op 4 ай бұрын
Tankis
@user-rs3bc2cu4q
@user-rs3bc2cu4q 4 ай бұрын
brother
@abdirahmanismail2048
@abdirahmanismail2048 4 ай бұрын
Mahadaanid
@Gunaanad123
@Gunaanad123 4 ай бұрын
Wax badan baad no faidaysay Mahadsanid wll ❤
@HassanAbiib
@HassanAbiib 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@IsmaelAdanisack
@IsmaelAdanisack 4 ай бұрын
From baydhabo
@fatimamohamed1039
@fatimamohamed1039 4 ай бұрын
Mahadsanid wll face page agency kwran
@Talasame.
@Talasame. 4 ай бұрын
M.a wllo walaahay wax weyn iiga baxay muuqaalka Sakariye cimrigaaga alle ha dheereeyo wllo
@HagetechMedia
@HagetechMedia 2 ай бұрын
Warka saxda ah waakan mahadsanid ustaad been Bay raaxada noo qaadeen qola views raadis ah
@Barkhad181
@Barkhad181 4 ай бұрын
Iso duceya imika xayaysiska udalbaday 🤲
@Timo_cade1122
@Timo_cade1122 3 ай бұрын
İşo qabo zhp
@Cabdirisaq-indho
@Cabdirisaq-indho 3 ай бұрын
Shuruudaha waan buuxiyay Facebook ee maad inta dhiman iga caawisid
@hurdaaye8
@hurdaaye8 Ай бұрын
sxb ma heshay aniga bil ka hor ayan dalbaday ilaa hada maley aqbalin
@muzcud
@muzcud 4 ай бұрын
hada waxay so kordhigeen 500 subscribes 3k hours sadex muqal shorts 3m veiws youtube waxan odhan kan ugu fican lacag samayta
@Khulmiye
@Khulmiye 3 ай бұрын
South Africa
@hassajamachassan3436
@hassajamachassan3436 2 ай бұрын
Sx mozambige malaga sameenkaraa fesbug lacag ah
@azmaalqazab
@azmaalqazab 3 ай бұрын
Intee kaala soo xiriiraa sxb
@MaxamedMaxamed-mo4bt
@MaxamedMaxamed-mo4bt 4 ай бұрын
Zakariya cabdulaahi wan ku salamey waxa ka Cod Sana in ad I caawisid xaga bisha Ramadan Idingana waxan ilaah haka koriyo dhibaata aduun Amiin.
@updifataahzindiko2116
@updifataahzindiko2116 4 ай бұрын
Xaqiiq baad ka hadashay
@isaaqmagan4196
@isaaqmagan4196 4 ай бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay wll Zakariye runtii waxaad tahay nin aad runta ka sheega waxa uu dadka usoo gudbiya mahadsanid
@user-vi3kv9er8w
@user-vi3kv9er8w 4 ай бұрын
Wlhie dhalinyaro badan oo wadanki joga bila camala marka mcln nala so wadag arimahas dhalinyaro badan bu shaqo abuur u noqone
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x 4 ай бұрын
Somalia waa. Cadaaab ilahoow nagasoo gaadh
@drsocial6889
@drsocial6889 3 ай бұрын
Waa afrikoo dhan
@mowlidmohamedahmed6902
@mowlidmohamedahmed6902 4 ай бұрын
Lkn sidee lacagtaas xalaal kunoqon kartaa wadaada badan oo xaaraan kusheegaya ayaan dhageystay anigu inta rabta iney ila ogaato like ku dhooba
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 4 ай бұрын
Waxaad soo gudbinayso baa xaaraan kadhigi kara ama xalaal kadhigi kara hadaad wanaag so gudbiso waa xalaal hadaad wxn ilaahy raali ka ahyna aadso galiso wa xaaraam
@ibraayare3389
@ibraayare3389 4 ай бұрын
Wll inte kala soxariira
@Shabkada-Xogbile24
@Shabkada-Xogbile24 Ай бұрын
Tiktok waa wax lacag yar 100% waa uu ka lacag yar yahay Facebook iyo KZfaq.
@Hanuunmedia37
@Hanuunmedia37 4 ай бұрын
Hadii aan qof canada joogo ka dhigo admin kwrn ?
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 4 ай бұрын
Somali aduunka ma kamala mitt ahan aan u fahmay
@Farah_Pro
@Farah_Pro 4 ай бұрын
Walal sakariye aad bad umahdsantahy Tiktokta wadamo kale aya lagu so daray ayan maqlay sida south korea o kale
@ShaacirOfficiallLyrics2018
@ShaacirOfficiallLyrics2018 3 ай бұрын
Ustaad si aan somalia muqaal oga soo dhigo ilaa 3 admin wadamada la ogolyahay soo iguma filna ?
@yusufali3850
@yusufali3850 4 ай бұрын
Sweden maku jirtaa
@bulshokaab9558
@bulshokaab9558 4 ай бұрын
Seriously shp qof aad u wanaagsan baa tahay m.a Hal wax oo youtube kusaabsan ban raba ina ishegto oo ad ka tagtay Waxa tiri youtube locationkaga raaci mayo So marka ma badalan karaa passwordkyga ? Mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
Suaasha ma fahmin walal
@MaxamedMaxamed-mo4bt
@MaxamedMaxamed-mo4bt 4 ай бұрын
ZAKARIYA 0:48
@drsocial6889
@drsocial6889 3 ай бұрын
Zakariyo mid iiga caawi beejkay baan waaye ee iiga caawi qaabkaa kusoo ceshan lahaa
@QOLOFEY_8
@QOLOFEY_8 3 ай бұрын
Hadii aniga admin laiga dhiga ano smlia joga Facebook ga wax maso Gali kra iyado laiga xireen used?? ??
@user-kj7dp2uj7k
@user-kj7dp2uj7k 3 ай бұрын
Musanbiig kawarama-
@YaasiinMohamed-s3i
@YaasiinMohamed-s3i 10 күн бұрын
Xayeesiinta malaga sameenkaraa lacagta
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 4 ай бұрын
Twitterka kawaran walal?
@cadcedgalbedProductInsight
@cadcedgalbedProductInsight 4 ай бұрын
Kenya is eligible for Facebook monetization programs such as in-stream ads, fan subscriptions........ tas aniga kaa huba macalin
@user-vv7su2td4x
@user-vv7su2td4x 3 ай бұрын
Weli waye wll
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 4 ай бұрын
Zakariya maxakunacday inaad furato TikTok
@Barre371
@Barre371 2 ай бұрын
Gaalada Afrika Ma Jeclo Koofur afrika waxa ay ugu soo dareen waxaa ku nool cadaan
@drsocial6889
@drsocial6889 3 ай бұрын
Mida kale tiktok wuxuu iimaraa 25k sidee lacag ugu sameeyaa
@user-py5sr3ut8d
@user-py5sr3ut8d 20 күн бұрын
Walal ethiopia kawran??
@abdishakuromar-rq8mf
@abdishakuromar-rq8mf 4 ай бұрын
Xalal mase xaraam????
@somaliprank1707
@somaliprank1707 3 ай бұрын
Qofka adminka aad ka dhigayso ma full authority baad siinaysaa mise admin caadiya
@user-xd4vi1om9t
@user-xd4vi1om9t 4 ай бұрын
Caqabada na hesto payment
@CASKA1212
@CASKA1212 4 ай бұрын
SHARAXAADADU AADBAY U SARAYSA WALAAL, EE QODOB MUHIIM AH OO AANAN ARAG CID KA HADLAYSA AYAA JIRA SOMAALI AHAAN,SU'AASHU WAXAY TAHAY (WAA MAXAY DANTA LAGA LEEYAHAY IN SHIRKADUHU BIXIYAAN INTERSHIP) OO QOF BILAASH UGU SHAQEEYO MUDO NOSOO GUDBI HADAAD AWOODO THANK YOU VERY MUCH
@Ahmed22777
@Ahmed22777 3 ай бұрын
Facebook shuruudaha waan Buuxiyay lkin balaba waxayka joogta sida wadan kale loogu xidhan karo
@user-rw1gg2ny3z
@user-rw1gg2ny3z 4 ай бұрын
Zakariyow qaabab kle oo social media lacag looga sameeyo noo sheeg
@abdirahmanismail2048
@abdirahmanismail2048 4 ай бұрын
Lakin wadan dibada marka ku nooshahay canshuur mala bixiyaa arintaa faahfaahi
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
Haa walal dabcan adoo lambar cashuur dalka aad ka diiwaangelinayso ku xidhin laguu furi maayo xayaysiis ka ama inaad ka shaqayaatid
@faisoafyaretv2495
@faisoafyaretv2495 3 ай бұрын
Facebook page iyo profile professional isku si miya lacag loga samaynkaraa
@hurdaaye8
@hurdaaye8 4 ай бұрын
Sakariyow kawaran hadaan kenya joogo lkn qof canada 🇨🇦 joogo uu ciwaan xaga iiga so sameyo kadib aan admin ugu dhigo markaas uu ciwankaas iso siiyo passwordkiisa halkaan maka isticmali karaa
@Shabkada-Xogbile24
@Shabkada-Xogbile24 Ай бұрын
Sidoo kale Xaga shuruudaha Tiktok kugu xidhimayso meesha aad Joogto Waa sida KZfaq.
@user-rs3bc2cu4q
@user-rs3bc2cu4q 4 ай бұрын
walal Kenya ayan jooga please waxan rabaa inan KZfaq account furto please waxan karaba inad I garab qabatid
@alqafuur
@alqafuur 4 ай бұрын
War nio Facebook page ayan rabaa inan iska wareejiyo qofkii ubahan wan ku warejinayaa
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y 4 ай бұрын
Maxa uwarejineysaa
@drsnajahahmed3707
@drsnajahahmed3707 4 ай бұрын
Adimin ma ka dhigan karaaa qof kale
@Diamondabdi1
@Diamondabdi1 3 ай бұрын
Xayasiis side loo dalbada
@btechnology2059
@btechnology2059 4 ай бұрын
Tiktok 1million heesta lacak maka sameenkara ama tiktok cusub ayaan furta hadii tiktok lacak laga suubiyo intee kaala sooxariira
@252Crypto
@252Crypto 4 ай бұрын
Walalbwaa lagu xalinaa
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Please wlo isoboqoda walashin ahay ceeb maha shaqo supcreper isiya
@anasmohomed6471
@anasmohomed6471 4 ай бұрын
Sakariye maxeetahay sababta somaaliya loogu ogolaanwaayay Google AdSense in lagu xirto KZfaq iyo Facebook aad is leedahay adiga
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 30 М.
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?
17:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 353 М.
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 41 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 18 МЛН
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 88 М.
SIDEE FACEBOOK MUUQAAL LOOGA SOO GELIYAA MOBILE-KAAGA GACANTA?
12:15
Abdijaliil Pro
Рет қаралды 2,3 М.
Ka fogow isticmaalka ereyadan marka aad wax iibineysid
7:08
Somvato Institute
Рет қаралды 16 М.
BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN
8:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
Waxaan sameeyey $9,641 waa  sida ugu fudud lacag looga sameeyo
7:35
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 52 М.
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН