FACEBOOK sida lacag looga sameeyo? Part Two

  Рет қаралды 39,904

Eng. Abdishakur Mohamed

Eng. Abdishakur Mohamed

Жыл бұрын

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Пікірлер: 294
@shaafofficial
@shaafofficial Жыл бұрын
Share ha ka iloobin aniga community ga ayaan dhigtay Thanks ustaad❤❤❤
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
mahadsanid wll qaali ah
@shaafofficial
@shaafofficial Жыл бұрын
​@@AbdishakurHM macalinkeyga adaa mudan❤
@Aftah24h
@Aftah24h Жыл бұрын
zph gacaliye sideee seerfalka usamaysan karaa maanaa samaysanaya mise qfkaa wadanka kale jooga ayaa seerfalkana iisoo samayn kara
@shaafofficial
@shaafofficial Жыл бұрын
@@Aftah24h si fiican Cashirka u fiirso walaal
@fahuudiyuusuf4117
@fahuudiyuusuf4117 Жыл бұрын
​@Eng. Abdishakur ustaad amazon cashar dhameystiran noogu soo sameey tan markaan silver aan sameysto isla aniga facebook hadaan sameeyo masii shaqeynaa
@MunasarQadar-dm4vl
@MunasarQadar-dm4vl Жыл бұрын
Walhi si daacad oo aan fiyuus raadis ku jirin wax noogu sharaxday horay usoco 👍 salaan sare
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH 5 ай бұрын
Runtii waxaa tahay qof xalaal mirad ah allah haku sharfo ogoow waad gaadhaysaa yoolkaaga wanad ka saraynaysaa kuwa xaasidiinta ah. Runtii your are honestly person sides kuwad insha allah wax badan ayaa lagaa faaidi ilahay wuu kuugu garab geli thank you very very muck abdishakur
@yaraani2526
@yaraani2526 Күн бұрын
Danbigaaga iyo danbi waalid kaaba (ALLAHA) dhaafo amiin yaa (ALLAAH)
@AhmedAli-ex9fi
@AhmedAli-ex9fi Жыл бұрын
Msha allah sxp waad mahadsantahay macluumaad qiimo badan baad noo soo gud bisaye ilahay hakaa abaal mariyo
@XAMSEAbdisamed-tj8gr
@XAMSEAbdisamed-tj8gr Жыл бұрын
masha.allah ustaad 1: coureskaleh nooga soo diyari amozing server iyo sida lacagta loogala soo baxo facbookga mclin intaa isku kayo raaci
@CAWILofficial
@CAWILofficial Жыл бұрын
Ustade mahadsanid
@professorleaderbritish4180
@professorleaderbritish4180 Жыл бұрын
Asc, ENG C/SHAKUR, MORE THANKS, FOR UR MORE SUPPORT
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Allah haku sharfo ustaad
@murajpoi9328
@murajpoi9328 Жыл бұрын
​@@AbdishakurHM sxp lkn adiga somaliya mid ah gashatay
@M.N.A_C.L.H.
@M.N.A_C.L.H. 4 ай бұрын
​@@AbdishakurHMila so xidhidh
@user-qm5tv2bb8m
@user-qm5tv2bb8m Жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ustaad❤❤❤
@hassanawali3148
@hassanawali3148 Жыл бұрын
Thank you Abdishakur HM.
@farxanomar905
@farxanomar905 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantay waxbadan ayaa kaa faaiday allah ku xifdiyo
@user-ep1qs1vo8m
@user-ep1qs1vo8m 7 ай бұрын
Waad mahad santahay ustad abaal ayaan kaaga ahaaya laakin ALLAH hakaa waraabiyo. Adi iyo waalidointadiba ALLAH idin naxariisto wll saa'id ayaad u mahadsantahay wll
@Barbaariye
@Barbaariye Жыл бұрын
Wax badan Baan Kaa Faaidnay Ustaad Sharaf iyo Karaamo❤️
@ahmednajiibabdi1999
@ahmednajiibabdi1999 Жыл бұрын
Thanks pro very much wll Lkn sharaxaad dheeri ayaaan ubaahanahy
@Cumarshorts
@Cumarshorts Жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad umahadsantahay ustaad waxaan kaa sugaynaa muqaalka aws ❤
@abdifataahgiriyaad
@abdifataahgiriyaad Жыл бұрын
Jazzakallah Ustaad wllhi Si wacan buu i anfacay
@ahmedmohamudfarah8627
@ahmedmohamudfarah8627 10 ай бұрын
Mahadsanid Maclin
@CismaanAdan-wk5fx
@CismaanAdan-wk5fx 8 ай бұрын
masha allah masha allah wllakay clshakur allaha haku xafido sifiican wxa nogusheegatay sxb
@CismaanAdan-wk5fx
@CismaanAdan-wk5fx 8 ай бұрын
masha allaha wllakay clshakur wxaa bana kafiidinaye masha allah wlla mahadasanid wllakya qali gulayso wllakya qali
@professorleaderbritish4180
@professorleaderbritish4180 Жыл бұрын
FROM RÉPUBLIQUE OF DJIBOUTI 🇩🇯
@maajid607
@maajid607 Жыл бұрын
thanks ustaad❤❤❤
@tarjumidafilimada5373
@tarjumidafilimada5373 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@abdisalammohamed2753
@abdisalammohamed2753 Жыл бұрын
Great. Teacher from hargeisa 🎉
@saidcity9220
@saidcity9220 Жыл бұрын
thanks a lot bro
@khadarcarus2800
@khadarcarus2800 Жыл бұрын
Abdishakur bro wad mahadsan tahayi sida hagarlantaha e maclumadka faidada noah nguso gudbiso wana kaga hayina abalkas bro
@youssoufdjama5952
@youssoufdjama5952 Жыл бұрын
mahadsanid sxb
@KARAAMANIGA
@KARAAMANIGA Жыл бұрын
Tnx macalin Aad ayad umahad santahay 8:40
@hoodoosmaan6110
@hoodoosmaan6110 8 ай бұрын
waxbadan ban wll ka faiday mnshlh keep going balse waxan danaynaya inad ila so xidhidho waxan 50 ad ku qadanysan
@khadarcarus2800
@khadarcarus2800 Жыл бұрын
Wwwwwwww manshaAllah wll qali
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
Asalaamu Alaykuma Eid Mubarak first one thanks
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Ciid muabarak wll Hodan
@saahilabdilaahi7066
@saahilabdilaahi7066 Жыл бұрын
Thnkz prother
@atkarofficial
@atkarofficial Жыл бұрын
Good work ❤
@Hooyo1
@Hooyo1 Жыл бұрын
Course kale ka so samey macalin ❤️
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
haye insha Allah
@Taxtaxofficial
@Taxtaxofficial Жыл бұрын
Xagan kala soo xidhiidha walal adoo mahadsanid
@roblemedia45
@roblemedia45 Жыл бұрын
Ciwaanka iyo muuqaalka isma leh Ustaad
@CabdimajidCadceed
@CabdimajidCadceed 5 ай бұрын
Thanks brother dadkeenu kama faaiidaan kuwooda runta u sheega kaliya waxay rabaan been iyo khayaali courses qaali ah ayaa lagu bartaa virtual machineska.
@_shabalaala
@_shabalaala Жыл бұрын
Aawe part 2 walaal xalay maadan sogalin please
@david34433
@david34433 Жыл бұрын
macalin waad ku mahdsantahy wxaad nabarayso Ilaahay hakaa abaal mariyo aduun iyo Qaariro Ustaad ma fahmin wli casharka amazon sarver xalqado kale kaso samee mhadsanid
@abdallehassan8699
@abdallehassan8699 Жыл бұрын
Macalin waan wareeray wllhi.
@abdikarimmohamud26
@abdikarimmohamud26 Жыл бұрын
Mahadsanid engnere next video AWS Ka noso dadaji
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
insha Allah ustaad
@dramaqueen9455
@dramaqueen9455 9 ай бұрын
1:Facebook qof mareykan jooga leeyahay. 2:ceridit card bank 3:computer server barro (amason aws)
@maxamedcali5413
@maxamedcali5413 17 күн бұрын
Intaas kaliya miyaa la rabaa
@mohamedabdirahmanabdillahi593
@mohamedabdirahmanabdillahi593 Жыл бұрын
eng wn sugayna insha alla wx badan wn ka faidi dona
@kingbirqaaye
@kingbirqaaye Жыл бұрын
ustad mahadsanid mrka xigta payoneer maku xiran karaa mise wxa qasaba in qofkas bankigisa an isticmalo
@UgubTv1
@UgubTv1 Жыл бұрын
Eng abdishakur, mahadsanid fadlan qaabka computerka iyo amazon server la isugu xirayo noo soo samee.
@AsliMaxamed-iu4gx
@AsliMaxamed-iu4gx Жыл бұрын
Mafahmin ustaad
@AlHuda252
@AlHuda252 11 ай бұрын
Ustaad Jazaka Allah Kheyr Wn Fahmey Cloud Computer Sida Loo isticmaalo Lkn Hal Suaal OO ah Wadamada Qaar Sida germany maqalada jügesheim -rodgau OO Kale wn Ka waayey Wadadma e Sideen ku heli Karaa ?
@SHEEKOCARUUREED0987
@SHEEKOCARUUREED0987 Жыл бұрын
Ustaad waan iskudaye waliba mobile baan kasameeyey Kaliya ustaad sida mobile looga kiciye ifaiidey thanks so much❤️
@Podcast.68
@Podcast.68 Жыл бұрын
Aaway Dee waan sugeenaaye
@ahmedshariif2076
@ahmedshariif2076 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay bro kaliya suaasha qabo markii beyjka laiisameeyo anigo africa joga lacagta maiiso dhace waxaan heystaa primer pank card markaan sameyo cumputerkan wax kasta anaa toos umaamulanaa sow mahan
@Somalimedia0
@Somalimedia0 Жыл бұрын
Mahadsanid eng ❤ aws wan u baahanhy course kasoo sameey
@liibaanaadan2887
@liibaanaadan2887 7 ай бұрын
aad bad u mahadsabtahay wll cabdishakur AWS casharo nooga soo samee
@anaasirmacalin8639
@anaasirmacalin8639 Жыл бұрын
Ustad marka hore wan ku salamaya waadna ku mahadsan thy sida aad inoogu dadaleyso casharka xoga wuu yare adag yhy qeybo kle waan kaa sugeyna i.a mahadsanid
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
haye ustaad insha Allah waa soo gelinaa
@maanmediashorts3281
@maanmediashorts3281 Жыл бұрын
Aad iyo aad umahadsantahay ustaad second kuma caajiso cashiradaada cilmiga iyo hagar la,aanta ku dhisan allaha ku sharfo Codsi: ustaad aad baan ugu dhararaynaa ee inoola soo dhaqso insha allah
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
haye ustaad insha Allah
@dhacdotabiye
@dhacdotabiye Жыл бұрын
Wllo noog soo samee aws amazon waan ubaahanay maclumaad dheeraada
@saacidjamaal349
@saacidjamaal349 Жыл бұрын
Saaxiib muuqaal ka soo sameey aws
@kingmajidofficial1071
@kingmajidofficial1071 Жыл бұрын
Aniga waxan joogaa Somali shuruudaha oo idil waan buuxiyey in aan setup gareeyo ayaa iidhiman maxan sameeyaa?
@EngMechanico
@EngMechanico Жыл бұрын
Eng Mhdsnid Waxaan Jeclaan lahyn Next Video Systemka Cusub Ee Facebook Profile Professional Modeka isga Fursadihiisa inaad Kasoo Hadasho bn Rajeyn
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
insha Allah ustaad
@Fartun53
@Fartun53 10 ай бұрын
Asc ustad hadi an serverka marka anka kiciyo ano somalia jogo dib ma ugu solaban kara labtonkeyga o maxiri kara serverka hadi an danahayga kadhamesto ??
@user-dt7wr8me1w
@user-dt7wr8me1w 8 ай бұрын
Cabdishakur
@_shabalaala
@_shabalaala Жыл бұрын
Zxp marka Rabo maka Bixi kariyo server hadane masokicin kariyo midakale server ilaa meeqo iishaqena for ever miyaa mise Waqti yar mise waa Lacag wixi 12 kadib mahadsanid?
@kaniyaishakalafur
@kaniyaishakalafur 11 ай бұрын
bro hadii aan facebook kadhex sameeye serverka anigoo kadhigaya in aan USA joogo soo lamid ma aha qof USA joogo in uu ii sameeyay
@championsleaguematches
@championsleaguematches Жыл бұрын
mahadsanid ustaad aadi io ad ugu faaiday waxaan kaa codsanaa inaad amazon aws muuqaal gaar ah nooga soo sameysid
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
haye ustaad insha Allah
@Uluufochannel
@Uluufochannel 5 ай бұрын
Hadi yurub la iiga so sameyo o admin la iga dhigo intas ma igu filanthy
@ismailjokar73
@ismailjokar73 Жыл бұрын
Amazon muuqal gaar ah nooga soo samee ustad mahadsanid
@maxamadcabdi2827
@maxamadcabdi2827 Жыл бұрын
Anigoon waxba laysoo samayn maka dhexsamaysan karaa serferka maxaan ugabahahanahay qofdibadajooga
@animal-funny-clips.
@animal-funny-clips. Жыл бұрын
Asc aad iyo aad ayaad umahadsantahay waxaan rajaynaynaa inaad amazon sida looga shaqaysto video kasoo samaysid
@Abdirahman_ToTal
@Abdirahman_ToTal Жыл бұрын
Waxan Haystaa Server Uk Qof Address Ii hayana Waxa uu jooga Jarmal Maka Isticmaali kara
@khaalid2833
@khaalid2833 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo facebook vidoe in la soo giliyo maogiyee sikale ooloo ga sha qee sankaro majiraan miyaa wllo midakale shaqooyin ka kale uulee yahay maanoosoo badhigtid in ta aad kataqaan mahadasnid wllo caa wintaada sha qooyinka intarnedka oo dha noosoo badhi kuwa lacag ta eh iyo kuwa free gaeh qiimaha bili walbo madasanidwllo cawintaada iyo dhiragalintaada 100 jeer mahasanid wllo
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
mahadsanid insha Allah qaabab kale waa soo gelinaaa
@CismaanAdan-wk5fx
@CismaanAdan-wk5fx 8 ай бұрын
wllakya qali wxan rabaa inana kulaso xidhidho adigo igaraliya wllaqali
@barkulmis
@barkulmis Жыл бұрын
Aad Baa Umahadsan tahay Ustaad Eng Abdishakuur Ustaad Haa Sida Loo Is ticmaalo Amazon Server Mowduuc Inooga diyaari Mahadsanid
@abdirahmanyuusuf9917
@abdirahmanyuusuf9917 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad aad ayaad u mahadsantahay waxaan jeclaan lahay server waxaad nagu tustay qaab computer ah inaad Mobile ahaan noo tustana waan jeclaan laheen thanks
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
haye ustaad waa soo gelinaa insha Allah
@mssworld6800
@mssworld6800 Жыл бұрын
ustaad Waxaa kasoo Hadashaa sida New experience Looga dhigo Mahadsanid
@CabdirsaaqCumar
@CabdirsaaqCumar 5 ай бұрын
Asc waan ku salaamay ustaad waxaad muuqaal practical ah kasoo samaysaa sida eligible country-ga loo bedelo adoo isticmaalaya VPN si aanad dalka dibadiisa cid joogta u dirsan fadlan nooga faa'idee
@mazla870
@mazla870 Жыл бұрын
Ustaad muuqalada 2 ilaa 3 malin ka badan hanagala maqnaan intaa aan xiisaha u qabno iso dhig aad baan ula socona waana ku mahadsantahay
@abdultech99
@abdultech99 Жыл бұрын
Asc ustad wxaan kuwaydinayaa aniga page ayan leyaahy waxaan furtay aniga oo kenya joga hada somalia joga 3k followers ban marayaa marka qof dibada jogana wan heysta hada sharudaha buxiya maku xiran karaa xayeysinta many thanks
@Koronto
@Koronto Жыл бұрын
Arintaan jawaab ma u heshay wll
@Musalsalmedia1
@Musalsalmedia1 Жыл бұрын
Ustaad waxad noo sameysa halka laga ogaaado inta muqal ee aan dhigay pageka ado mahadsan?
@Bashiir12398
@Bashiir12398 Жыл бұрын
Ustaad amazom kasoo samee❤
@asliahmed-pd6wg
@asliahmed-pd6wg Жыл бұрын
boowe marka aan rabo qofka dibada jooga in face book u ii sameeyo iyo in macluumaadkiisa u i siiyo si aan halkan uga samayso ma waxan u baahanahay in computer ka aan soo dejisto, fadlan i soo jawaab mahadsanid ustaad
@DayibShabeel
@DayibShabeel Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid Laakiin Qofka Facebook ga ii sameeyay wadanka uu joogo hadii maa khasabaa Inaad server ka kasamaysatid Mise wadan kastoo loo ogolyahayba waad ka samaysan kartaa server ka
@hafidproduction4279
@hafidproduction4279 Жыл бұрын
Why uu ninkan uso jawabi la,yahay
@user-sb4sw6rh9h
@user-sb4sw6rh9h Жыл бұрын
Zxp computer yaala wadamada kale ee somalia ahyn miyaan istimaalayaa mobilka na maka isticmaali karaa zxp
@mohamedbaadiyow1447
@mohamedbaadiyow1447 Жыл бұрын
Eng Abdishakur waxan ka raba Ustaad inad iga caawiso Page sharuudaha chan bixiyay ayaan heysta balse weli xayeysiis uma furan ila soo xiriir saxib
@Dalraxmo
@Dalraxmo Жыл бұрын
Zxp waxaan arkay dad fb page country u yahay Canada iyo somalia lacagna ka sameeya
@somali.746
@somali.746 Жыл бұрын
ustaad laba suaalood baan qabaa ta koobaad waa marka serverka la joogo internet ka la isticmaalayo miyaa lagu shubanaya hadii lagu shubanayo xagee lagaga shubtaa ? ta labaadna waa hadhaw marka ay 12 bilood dhamaadan imisa layga qaadayaa fee ? thank you ustaad alle haku sharfo abaalna waad nagu leedahay
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Allah haku sharfo ustaad, 12-ka bilood waa free server-ka, internet-kana kuma shubaneysid waa feee, lkn marka internet-ka freega kaa dhamaado ama 12-ka bilood dhamaato ayaa qidmad ku xiran isticmaalkaaga laguugu soo dallacayaa waxaana ay ka goáysaa bank cardka aad ku xiratay
@khadrocsamakaab9626
@khadrocsamakaab9626 Жыл бұрын
Ilaahay khayr ha ku siiyo walal numbrkaga ma no sheegi karta .
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
WhatsApp 📲 wa.me/message/4ALE5DEVCLVGJ1
@SHEEKOCARUUREED0987
@SHEEKOCARUUREED0987 Жыл бұрын
Ustaad waxaan ka sugeynaa in aad xal inoogu raadisid sidii aan kaga maarmi laheen in aan dhahno qof ehel ah ama walaal ah Bank account inoo samey taas Xalkeeda Ustaad Noo keen Please Waadna mahadsan tahay ustaad Aqoonta iyo Cimriga allaha ku barakeeyo sidaad hormarka noola jaceshahay🙏
@Livekudhiigle12
@Livekudhiigle12 7 ай бұрын
Zxp paayoneer samyso
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal 6 ай бұрын
Sxb halkee laga samaystaa​@@Livekudhiigle12
@RamadanAhammad-br3jy
@RamadanAhammad-br3jy Жыл бұрын
Facebook-gaygu wuxuu buuxiyaa dhammaan shuruudaha, halkee ayaan ka qalabeeyaa xisaabta lacag bixinta?
@CismaanAdan-wk5fx
@CismaanAdan-wk5fx 8 ай бұрын
wcsm wrxm wllakay sidokale
@fanahchannel
@fanahchannel Жыл бұрын
Mahadsanid bro! Waxaa kuweydinaya adigo mahadsan Aniga qof dibada joga ciwankisa ama mid u samey an is ticmalin AWS aniga is ticmalaaya facebook cusub in an ka dhax sameysto facebook page maka sii sameysan karaan mase wax shardi ah in uu ciwan kuso sameyo qof joga africa mel kabaxsan?
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
waa samayn kartaa lkn waxaan diidaa inuu Facebookaas kuu sii shaqayn waayo, hadaa sidaas sameysid dhowr qof admin ka dhig asxaabtaada ah oo dibadda jooga si hadii profile-ka aad ka dhex sameysay kaa xirmo page kaagi uusan gacantaada uga bixin
@mohassan5087
@mohassan5087 7 ай бұрын
Mahadsanid balankii amazon's webservice aad noo sheegtay noo samee plze mahadsanid Facebook hada shurudiihii lkn not eligibility leeyyahay maka samaysan karaa lacag anoo isticmalaya Amazon's webservice Mahadsanid
@IFIYESHORTS
@IFIYESHORTS 9 ай бұрын
Ustaad vpn hadaan isticmaalo kawaran
@Suleimanmoallim
@Suleimanmoallim Жыл бұрын
Waa mahadsanthy marka hore, marka xigta waxaan muuqaalkaan u fahmay serverka in uu yhy hab aad kaga maarmi kartid in qof qaraabo ama asxaab aad dhahdid muuqaal iisoo gili lkn uusan eheyn serverkaan kii lacagta ee lahaa bankgii lacagta kuugu soo dhaceysay
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
good point si fiicanaa ii fahamtay Suleiman wll
@Suleimanmoallim
@Suleimanmoallim Жыл бұрын
@@AbdishakurHM Mid aan kaga maarmi doono in lacagta aay qaraabo ama asxaab ku dhacdo qaab looga maarmi karana waa kaa sugeynaa i,a Thanks eng
@Mo_Am_Mo
@Mo_Am_Mo 10 ай бұрын
​@@Suleimanmoallimsaleebaan sxb ma leedahay page shaqeeya hadda ? Qodob muhiim ah ayaad xustay qof in lacagtu soo marto waa in laga maarmo
@AbAkArC
@AbAkArC 6 ай бұрын
​@@Suleimanmoallimtaana waa laguu hayaa
@user-gv8nb7tz1z
@user-gv8nb7tz1z 3 ай бұрын
Xagen kala soo xirira wll
@dhambaalshcool7956
@dhambaalshcool7956 3 ай бұрын
Asc.mahadsanid mudane:goorta aan rabo in aan Facebook groups ka aan ka join gareeyo face brofile muhiim miyaa in facebook brofile kaas laga sameeyey eligible country? Thanks
@sadeafrax343Fahan1
@sadeafrax343Fahan1 10 ай бұрын
Profile page-ka xogtiisa buuxda soo diyaari ❤❤❤🎉
@magandacwah
@magandacwah 5 ай бұрын
ustaad wadanka aan rabay waa taliyaniga wadamada aan dooran karana kuma jirtew maxaa xal ah
@user-gg3nf4ki1x
@user-gg3nf4ki1x Ай бұрын
Zxb waxa ku weydin lambar somaliya marki hore inta ku samaysto lambar dibada ma ubedelan kara oo maku warejin karaa
@xulashomarketplatform
@xulashomarketplatform Жыл бұрын
Aad ayaa oogu baahanahay ee nooga soo samee koorso? Su,aal ayaa qabaa ah hadaa aniga facebook ma ka dhex samaysan karaa silver aan samaystay?
@Uluufochannel
@Uluufochannel 5 ай бұрын
Wll sual fb xayesints boost ga lacagti an ugu tara galay o isku ogeyn ma ahe wax kalu ku darsada o aniga ugu tara galin qata
@CismaanAdan-wk5fx
@CismaanAdan-wk5fx 8 ай бұрын
wllakay casharka nososamaye isgo dhamasatiran mahadasanid wllakay qali
@TimaDheere
@TimaDheere Жыл бұрын
PROFILE lacag ma laga sameyn karaa, mise PAGE marki loo beddelo ayaa laga sameyn karaa?
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
profile hadaa page u bedeshid waa ku shaqeysan kartaa hadii aad dal sharci ah joogtid
FACEBOOK Sidee lacag looga sameeyaa SOMALIA? FREE COURSE
33:42
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 87 М.
LACAGTA SIDA LOOGA BAXSADO | GOOGLE ADSENSE
8:18
Cabey Hassan
Рет қаралды 22 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
Lesson 2 - 25 Phrases for Beginners
10:20
Be Fluent in Russian
Рет қаралды 124 М.
YOUTUBE iyo FACEBOOK kee lacag badan laga sameeyaa?
23:35
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 22 М.
Cryptocurrency: Sideen lacag uga sameeyey Bitcoin in ka badan $10,000
17:05
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 28 М.
Sidee u sameeyey my first $10k? 6 qodob oo aad raaci karto
15:56
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 28 М.
SOMALIA: Freelancer sidee u noqon kartaa ?
13:21
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 12 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН