Fadeexad ka taagan kiiska maxkamadda 7 Soomaali ah, Minnesota iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 58,885

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA Qodobada ku jira waxaa ka mid ah; fadeexad ka taagan kiiska 7 Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo Minnesota, Biden oo saxiixaya amar la xiriira Muhaajiriinta, Dowladda Qatar oo mowqif cad ka sugaysa Israel, Koonfur Kuuriya oo raadsnaysa macdanta Afrika iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:15 Fadeexad ka taagan kiiska Soomaalida Minnesota
07:07 Koonfur Kuuriya oo raadinaysa macdanta Afrika
13:35 Biden oo saxiixaya amar la xiriira Muhaajiriinta
15:44 Makhaayad u doodda arrimaha muhaajiriinta
20:56 Dowlada Qatar oo mowqif cad ka sugaysa Israel
23:17 Dalka Nigeria oo koronto la’aan noqday shalay
25:03 Aragtida Biden iyo Trump ee awoodda militari
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 77
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 29 күн бұрын
Wadan u dilooday musuuq maasu oo wax walba hunguri ka radineysa yaa aminaaya oo wax ka laqabsanaya adigu wax ma ku darsan lahaayd dawlada ibsaneysa garaam kii ciidamada dhulkii dawladana wada gadatay taan dawlad ma ahane illahay hana dhaafiyo Amiin
@maxamednuurfaahiye
@maxamednuurfaahiye 29 күн бұрын
0
@CabdiQani-nc9pz
@CabdiQani-nc9pz 29 күн бұрын
🕘 I 😊😊0😅for
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 12 күн бұрын
Ilaahayba xaqii qarxiyay waanku faraxsanay xarood inle xukumo
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 29 күн бұрын
AND WERIYE COLAAD 👍
@najkaadem2798
@najkaadem2798 29 күн бұрын
Mahadsanidin
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 29 күн бұрын
ASC VOA GAAR AHAAN MAXAMED ABDI 👋🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁🦁🦁🐎🐎🦁🐎🐎
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt 29 күн бұрын
Allah dhibkii unbay badsadeen masiibo iyo ciqaabtii naagta waday iyo cidkasto kadanbaysay wa shalaayi wa dad jaahilnimo iyo musuq iskudarsaday
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m 29 күн бұрын
Waa waxii soomaaliya lagu soo burburiyay
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 29 күн бұрын
Waa umad u arakda laaluushka iyo is daba marka faan??? Xaaraanda iyo xalaasha . cajiib❤❤❤ somaloya lake me
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 29 күн бұрын
WERIYE FARXAN BBC EX .👍
@The-informed
@The-informed 28 күн бұрын
Indha adeyg maryoley ugu imow
@haania2495
@haania2495 29 күн бұрын
Yaa allah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 29 күн бұрын
MUDO AAD U DHEER BAAN IDINKU XIDHNAA.M.A.FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 29 күн бұрын
👋 Weriye Sandheere.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 29 күн бұрын
Kuuriyada waqooyi waaye kuwii Warshadaha ugu Badnaa ee Dalkeena Inoo Sameeyey ee kuuriyadan konfureed weligeed waxba Inooma Sameen
@axmedcade7
@axmedcade7 29 күн бұрын
Ilaahow ceeb Teena astur waakaas dhaxallka aan ka faa'iidnay Talyaaniga
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 29 күн бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 29 күн бұрын
AND WERIYE SHIR WAC AND WERIYE CULUS FALASTIIN ❤️🫀👋🦁🥬🫒🍃🌱🌿🥀
@OmarOmar-dz6xw
@OmarOmar-dz6xw 29 күн бұрын
Musuqmaasuq Soomaali waa meheradeedii
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse 29 күн бұрын
Mshallah❤❤❤voe
@user-ve7yj2ho3b
@user-ve7yj2ho3b 29 күн бұрын
Adduunyadii oo dhan markii la soo dhameeyey Afrikaa lagu soo noqday
@noorkheire8043
@noorkheire8043 28 күн бұрын
Mareykanka dhan ayaaba ku dhisan laaluush, waxaad aragtaan sida Yuhuudu u iibsatey hugaanka iyo golayaasha.
@daakirkadoon3070
@daakirkadoon3070 29 күн бұрын
Subxanallah, bal qaarad dhan oo madaxdeeda maalinba wadan u yeedhanayo waxay kh tusasaaa in qaarada sida dadkeedu u madowyihiin ay caqligeeduna uu mugdi u yahay sidee looga soo kaban karaaa oo rajo loo naawli karaà.
@munirkh
@munirkh 29 күн бұрын
Musuqiii somaliya dishoodey ayey ka wadaaan ilaaa hada Calamka oo dhan, dadkani waa xaaraan quutayaale cadaalada mariya.
@OmSamar-iy7cj
@OmSamar-iy7cj 29 күн бұрын
ok naagtan benteeda waamagacraadis qofka dambiilaha ah haduukudhoho iifudedee lacagqaado dambi kuma aha lkn waxaadambiyah inlaqaato laalush marka iidhehee wadaa
@xariiftuulo1598
@xariiftuulo1598 29 күн бұрын
Somali meel walbo tuugnimo bee lajogaan meeqo dad masakiin xolo logu soo dhiibay daaro kudhistay walee Aakhiro waraa yaalo😢
@yuusuf786
@yuusuf786 29 күн бұрын
Soomaaliya musuq maasuqa iyo bixinta & qaadashada laaluushka waa 95%
@cadkoopower
@cadkoopower 29 күн бұрын
Eeene
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 29 күн бұрын
Kuuriyadda koonfureed maaha dawlad xor ah oo waxaa haysta Maraykanka oo ayadu waxba kuma qaban karto.
@AshaaficiAbdi-mr8xl
@AshaaficiAbdi-mr8xl 29 күн бұрын
War si fiicanbaad wax u waddaane haye
@JJAbdi
@JJAbdi 29 күн бұрын
Walaaahi waxaa iga baxday in kiisaska maxkamadaha somalia aay cadalaad ku dhamaanin imagine hadii amarica oo aan ognahay justice systemkooda heerka gaarsiisan yahay maxkamadaha dalka bal qiyaas sida loo mareeyo?
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 28 күн бұрын
South Korea ayeertay Afrcanta 😅
@thegent2716
@thegent2716 28 күн бұрын
Waxan xayawaanda ah waa maxay? Meesha maa Soomaliya ayeey moodeen?
@hodanwarmahaye
@hodanwarmahaye 29 күн бұрын
Somali film hindi aya daawayeed miyaa laaluusha isada ay u bixunayaan 😅
@imaanaadan2298
@imaanaadan2298 29 күн бұрын
Dawladan Mussuq Baa dilooday
@farhiaali3873
@farhiaali3873 29 күн бұрын
Kkkkk. Tuuug
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 28 күн бұрын
Lalush mesha Lagama qato Xukun musuq masuq kama jiro
@dahir1802
@dahir1802 28 күн бұрын
Kk Lavag la cumo ayaa laga raadinayaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 29 күн бұрын
Soomaaliya Haliso midba mid Ka dambeyso ayuu lugaha la sii galaya
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 29 күн бұрын
Ceebay tacaal, falkaa waa hab dhaqan xun.magaca noo dhaaf ha nasheegan
@mcnncm1318
@mcnncm1318 29 күн бұрын
Tuugsiga kooxda ilma AMISOM 😂😂😂
@The-informed
@The-informed 28 күн бұрын
Mooriyanti xaan cunaa tuugsigodi South Korea sii maraya😂😂 iimaanka beela
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 29 күн бұрын
SOOMAALIDU WAA DAD WAALAN 🤣🤣🤣🤣🤣 HADDA MAXAY FAA""IIDEEN
@CarabXaashi-ct6qt
@CarabXaashi-ct6qt 29 күн бұрын
Carab xaashi
@jembaadaye6403
@jembaadaye6403 29 күн бұрын
Xitaa America ayey ka bilabeen musuqii at wadanka somaliya ku burburiyeen ilaa iyo hada ayey musuqii ka wadaan somaliya iyo USA halabaaro kuwa ka mid ah dowlada somaliya lacagaha caruurta laga lunsaday ayey qeyb ka yihiin kuwa somaliya jooga oo ku hoos jira guryaha turkigu dhisay baaritaanka hala baraariyo
@OmSamar-iy7cj
@OmSamar-iy7cj 29 күн бұрын
ameeika waxka musuqbadan majiro
@samirr546
@samirr546 29 күн бұрын
Sheeg qabiilka laaluushka bixiyey waa kuwa dalka hooyona laaluushka ku maamula qabiilada sharfana beenta ka sheega xukunka markay qabtaana somalida laaya oo isku dira!!!!!
@batulasmail8261
@batulasmail8261 29 күн бұрын
Dad Dalkoodi Musuqi Ku baabi,iyeeen ayaa wadamo sharcigu aareeyo la aaday
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 29 күн бұрын
Dawladnimo waa hufanaan iyo musuqmaasuq la'aan laakiin Tani waa tuugo wadanka xaraasheysa
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 29 күн бұрын
WAAR MA CAAAAC MA CAAAAC 🐏🐏🐏🐏🐏🦍🦍VIOE VIOE VIOE
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 27 күн бұрын
EEY BAAD TAHAY IYO DAAYEER 😂😂😂🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🙊🙊🙊🙊🙊🐵🐵🐵🐵🐵🙊🙊🙊🙊🙊🐵
@jembaadaye6403
@jembaadaye6403 29 күн бұрын
Why calling us why don't they come us cuz they manipulated us we have have to not for us
@samirr546
@samirr546 29 күн бұрын
Laandheere banaan degtay oo reer sharfan iyo wadan qiimo leh ka dhalatay waa gabadhaa laaluushka diiday kuna kashiftay tuugtii laangaabka ahaa ee ilaa somaliya gaajada iyo baqdintu waday markii la karaameeyeyna weelkii faqriga iyo daasadihii gunta ka daloolay la soo baxay Yaa II sheega qabiilkooda shayaadiinta !!!!!
@dahirduale5650
@dahirduale5650 29 күн бұрын
Dadka waxaa sameyey hddii aan Qiyaaso waa ka soo jeeda Beesha Hawiye oo iyadu musuqa iyo dila u taqaana horumar 33 sano ayuu Dalkeenii Aabe Hawiye ka dhigtay Bukaan Bakaare ka furan
@mcnncm1318
@mcnncm1318 29 күн бұрын
Dadka xidhan ma daarood baa 7 qof saxib
@noorkheire8043
@noorkheire8043 28 күн бұрын
Doqon ciil qaba ayaad tahay lkn Hawiye waxba ka qaadi maysid.
@alphamale5802
@alphamale5802 29 күн бұрын
Meeshey faqash iyo qadadweyn so gasho dil dhac musuq maasiq ka filo car qof isaaq oo waxaso kale laguso eedeyey itus ileyn maraykan wa lawada joogaye hal qof kuma jiro oo isaaqa kuli wa yaga nacladu
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 28 күн бұрын
Ama isaaq noqo anba somali kale ama faqash waxad doontid dheh magac xumadu somali oo dhanbey haysataa
@oneatatime4468
@oneatatime4468 29 күн бұрын
Hadana ma macdantii dalka ayay rabaan inay iibsadaan tuugadan😡😡
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 29 күн бұрын
Ceebey tacaal
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 29 күн бұрын
VIOE 📣 FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL WARIYE DABO DHILIF GAAAL 😂😂😂😂 VIOE VIOE VIOE 💯💯💯💯💯💯💯💯💯BEEENAAALE YAAAL
@dahir1802
@dahir1802 28 күн бұрын
I tii aad haysan ayaad musuqmaasaqaysaan.yaa idin aaminay
@faysalagass3336
@faysalagass3336 29 күн бұрын
Beenawaas alle aan kabqeyn waa xagee somali isku midi joogtaa Xaraami waxaas ookale waa sumcadxumo xataa kawareysanaya beena waasiin
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 12 күн бұрын
Dagaalkii lascano ba lacagta badankeeda lagu maalgaliyay oo hubloosiyay somaliland waa inay kudirta FBI MARAYKAN
@oneatatime4468
@oneatatime4468 29 күн бұрын
Xir xira tuuugada tuugadu dhashay waxay dalkooda ku bur buriyeen bay dalal kale la aadeen 😡😡
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 29 күн бұрын
Waxa uu sheegey ee waxqabadka dawladan oo dhan waa been!!!
@abdullahisharif2382
@abdullahisharif2382 28 күн бұрын
Magaaladan minneapolis markay Mooryaanta Hawiye soo dageen ayaan isaga guuray. Meel walba oo ay yimaadan sidaas ayey ugu xaaraan Nacaldbaa dhashaye.
@noorkheire8043
@noorkheire8043 28 күн бұрын
Qurun iyo qabyaalad maxaa kaa buuxa najis.
@abdullahisharif2382
@abdullahisharif2382 28 күн бұрын
@@noorkheire8043 Runtu yeysan ku dhibin nijaas.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 29 күн бұрын
Failed state somalia
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 29 күн бұрын
DAL AAD LAHAYN IYO CARO AAD AQOON BA WAY KUGU CIYARAAN SOOMALI ALOW U GAR GAAR OO KA QABO CADOWGA AMERICA 🇺🇸 KAAN KA AYAGA AYAA MUSOQ MAASUQ KU SHA QEEYA AMERICA 🇺🇸 😆
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 29 күн бұрын
Somalida meshi ay tagan musuq iyo tugnimo ayay la tagan hana la xukumo nimanka lacagta masakinta logu tala galay cunay
Muddo kordhinta Axmed Madoobe oo laga horyimid | Qubanaha VOA
29:45
JKLIVE | KDF deployed to streets with CS Aden Duale [PART 2]
24:16
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 12 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 8 МЛН
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 28 МЛН
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 21 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 7 МЛН
SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC
24:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 80 М.
WARKA HABEEN EE SNTV 10.06.2024
32:48
Somali National Television
Рет қаралды 8 М.
Живые куклы и злая племянница! Часть 3! #shorts
0:35
Он сильно об этом пожалел...
0:25
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 8 МЛН
Он сильно об этом пожалел...
0:25
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 8 МЛН
😨 24 ЧАСА чтобы найти школьную ПИЦЦУ
0:41
Настя, это где?
Рет қаралды 4,5 МЛН
Normal vs Psychopath vs Rich How to heal a cut on your finger ☝️❤️‍🩹
0:19