No video

FALANQEYN CILMI DIIMEED QIIMO BADAN OO DHAX MARTAY SHEIKH MOHAMED ALI JABARTI & MR.MOHAMMAD DIINOOZ

  Рет қаралды 15,870

Alfikir الفكر

Alfikir الفكر

5 жыл бұрын

Пікірлер: 46
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 5 жыл бұрын
Masha allah sheekh jabarti waa nin loo soo diray inuu mashruuca wahaabiyada ee sucuudiga laga soo guuriyay fashiliyo waxan uu sheegi oodhan waa run nabiga scw waa lagu been abuurtay markii lalahaa axaadiis baa la qoraa ayaa munaafaq walba iyo beenaale walbaa yidhi nabiga saas sameeyay ama saas yidhi oo hebel baa igu yidhi hebala hebal baa ku sii yidhi
@hudahaji8669
@hudahaji8669 4 жыл бұрын
MAANSHA ALLAH SHEEKH JABARTI
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Maashaa Allah doodahaan oo kale dadka qufulku ku xiran yahay ayey madaxa u fureysaa. Qur, aankuna wuxuu la hadlayaa i ta caqliga leh. Waad mhdsan tihiin.
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 5 жыл бұрын
Wallee Ahlul Baadhil wey is doontaan. AlxamduliLLaah Haddaad dadka iska soocateen. Ummadda Allaah haydiinka qabto. Shartiina Allaah ayaan ka magan galney. Shaki iigama jiro in Diinoos iyo Kan Jabarti la baxay fasahaad wadaan. Idinka uun haydinku koobnaado fasahaadkiina oo ku halaagsama
@hudahaji8669
@hudahaji8669 4 жыл бұрын
falsame habsame Waxaad u muuqataa nin dhaga xiran oo aan rabin inaad dhageysatid dadka kale oo waliba isu heysta inuu isaga saxan yahay taasna waa caqliga wahaabiyada ee ka soo noqo
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
Maashaallaah Sheikh Jabarti ilaaah haku barakiyo
@NABADNOOKA34
@NABADNOOKA34 2 жыл бұрын
سبحان الله
@hakeemsamater3552
@hakeemsamater3552 5 жыл бұрын
ما شاالله ...بارك الله فيكم ....
@djilanimahamoudahmed3776
@djilanimahamoudahmed3776 5 жыл бұрын
Machallah👍😍
@KhalifIssack
@KhalifIssack Жыл бұрын
Was
@xasangacal
@xasangacal Жыл бұрын
Innaadan wacal ahayn anigaa marqaati ka ah maxaa yeelay aabahaa Ayaan arkay
@fahimacadey3546
@fahimacadey3546 5 жыл бұрын
Khayru khalqilaah Muhammed .scw. Waa lasixray yuhuuda ayaana sixray. Walaal. Surah. Al naas iyo Surah Al falaq ayuuna ilaahay sababteeda usoo dajiyay wax yigana. Ismood siis kama galin. Ee xaga. Xaasaskiisa ayuu ismood siis ka galay. Markaa wixii danbi ah alaha naga dhaafo. Alaahu aclam. Lkn axaadiista ha beeninin.
@SaidAdan
@SaidAdan 2 жыл бұрын
Wahaabiya yaanay maskaxda kaa bedelin.sixirka hadii nabi Muhammad lasixray anagana sixirkaask waaba nadili lahaa cidiba manoo laateen,western Europe ama america .Australia ayaan arki lahayn dad maxkamado la taagayo oo la leeyahay sixir bay qof ku waaleen
@munasaid4504
@munasaid4504 4 жыл бұрын
Kuwo nabiga jecel maka taqaanaa Juhalo Culumonimo ku qafiifay horta quraanka xifdi markaasa xadith noo tasxiixi ku dhehenaa wll intaa lkn qolof duleela thy fitnadada alle magan uga nahy
@cabdirauufmaxamed8458
@cabdirauufmaxamed8458 4 жыл бұрын
iisoodir walaal nambarkaada waa.codsi
@cabdirauufmaxamed8458
@cabdirauufmaxamed8458 4 жыл бұрын
Jabarti....arainmuhiim.Ayaan.kaaleeyahay.walaal.
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 ай бұрын
Jabarti waa shiico saxaabada gaalaysiiyay halaga digtoonaado😮
@cabdirauufmaxamed8458
@cabdirauufmaxamed8458 4 жыл бұрын
nambarkaada.walaa.iisoodir..
@mohazexassan8085
@mohazexassan8085 2 жыл бұрын
Asc
@guubiii460
@guubiii460 5 жыл бұрын
duunoos shalay Gaal ayuu ahaa manta shiico ayuu Dabada ku wato Allah umada hakaa qabto
@faisalnoor9025
@faisalnoor9025 4 жыл бұрын
Waan idin salaamaya salaan dabadeed. Sh M Aljabarti qof walba Ilaahay ayaa arka, waxaan kaa codsanaya inaad ixtiraamto cimaamada gaduudan/cas. rag ayaad fikir isku haysaan ee cumaamada guduudan ha caayin. Debate kaagu wuu fiican yahay laakiinse dharka Muslimiinta ha durin!
@cabdirauufmaxamed8458
@cabdirauufmaxamed8458 4 жыл бұрын
As c
@abdullahsamow3266
@abdullahsamow3266 2 жыл бұрын
Alle haku hanunsho
@abdullahsamow3266
@abdullahsamow3266 2 жыл бұрын
Jahil geso waweyn cilmiga baro marka hore.
@ibrahimjimalebarrow2974
@ibrahimjimalebarrow2974 4 жыл бұрын
Mohamed diinooz KZfaq u waregay
@Agriculturelivestock.
@Agriculturelivestock. 4 жыл бұрын
Shiico iyo suni waa walaalo yaku dhahay kutubadina ku qorantahay inaan walalo aheyn
@calibiixi2829
@calibiixi2829 3 жыл бұрын
Kitaabkii Bukhaari qoray ee koobaad Miyaa la hayaa? Miyaa la arkay?
@abdirisaqali7002
@abdirisaqali7002 5 жыл бұрын
WAAN WAREERNAY DUUL CULUMO QASTAA NAHAY
@calibiixi2829
@calibiixi2829 3 жыл бұрын
Kooxda dadka ceebtooda fidisa waxa la yidhaahdaa saruuriya dadka culimada ah iyo dadka la taageero iyo dadka wanaagsan ayay weerar ku hayaan . Si ay Burushka xaarka ah u mar mariyaan dadka wanaagsan Waa koox sheegatay in ay ay iyagu ilaahay ka wakiil yihiin . Waa مذهب حنبلى . ابن تيمية محمد عبد الوهاب الالبانى ابن باز waxa u xalaal ah in ay xoolahaaga iyo naftaada iyo dumarkaaga at xalaal u yihiin in ay waxa ay doonaan ka yeelaan oo ay la wareegaan sidaas awgeed way ku gaalaynayaan waa koo xukun doon ah Maaha koox diimeed Waxay doonayaan in dunida laga wada naco Diinta islaamka Waxaa taageera DAWLADAHA Reer galbeedka si Diinta dadka loo nacsiiyo. Oo Diinta cusub loo wada qaato. الدىانة الابراهيمية والدولة الابراهيمية الحركةالسرورية
@abdirahmanbarre3550
@abdirahmanbarre3550 3 жыл бұрын
Shia waa dadka kaliya ee muslimka saxda ah haysta
@mohamedtube6746
@mohamedtube6746 3 жыл бұрын
Hhhh shican ahay mad iska dhahdid maxad idhaha kor ogu tagtaa markii lagu dhoho horto yaad yaad thy maxad lacarartaa horta inaad qolana shegatid qoladiina Adan cadeen karin meysan cebkugu aheen
@abdirahmanbarre2741
@abdirahmanbarre2741 Жыл бұрын
Madhabta shiicadu waa diintii saxda ahayd. Somalidana waa laga qariyay Beentii saqiifa bini saacida ayay haystan
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 жыл бұрын
Shiico ayaa gacanta kugu dhigay
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 5 жыл бұрын
Shiikhyada noocaa Jabarti dadka diintoodii iyo culimadii iyo axaadiistii ayey shaki gelinayaan, marka wax walba laga shakiyo ee bukhari la dhaho goormaa la qoray, beritana waxaad maqli doontaan iyaga oo Quraanka Kariimka Shaki gelinaaya
@umumohammed7244
@umumohammed7244 5 жыл бұрын
Malinti ad dinta ku su nuqutay farxad darti lauynay maxaa ku gu dhacay akhi Maxa kugu dhacay xage lagu wataa dinti hada iyo culumad dagal kula jirtaa
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
Wa diin ayaadu oo dhan la isku khilafsan yahay.
@Zawda222
@Zawda222 5 жыл бұрын
Waxaa tahay sheey taan kii uweenaa🤮🤮🤮🤮
@raxmoyariiseey4723
@raxmoyariiseey4723 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk somalida ha xorowdo yaqay
@nehliitabae75
@nehliitabae75 5 жыл бұрын
War ama gaaloba ama iska daaya idinkey idiin taaaal nin walba qabri ayaa sugayo
@saynabfarah773
@saynabfarah773 5 жыл бұрын
Subxanka washico marabne ummada kafarista 😠😠😠😬😬
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 36 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 14 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
Ma Ogtahay (3) by Sheikh mohamed Ali Al-Jabarti
15:45
Alfikir الفكر
Рет қаралды 2,7 М.
Ma Ogtahay (38) by Sheikh Mohammed Jabarti
22:56
Alfikir الفكر
Рет қаралды 4,6 М.
SHOCKING: Disturbing Differences Between #Asharis and #Salafis || The Hot Seat by AMAU
2:55:05
Ma Ogtahay(7)  by:Sheikh Mohamed Ali Jabarti
25:58
Alfikir الفكر
Рет қаралды 10 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 36 МЛН