Falanqeyn Cusub: Wax Badan Ka Ogow Dagalka Gaza & Macluumad Cusub Oo Muhiim Ah

  Рет қаралды 10,395

Somali info Video

Somali info Video

Ай бұрын

Falanqeyn Cusub: Wax Badan Ka Ogow Dagalka Gaza & Macluumad Cusub Oo Muhiim Ah
sominfo18@gmail.com
Info@somaliinfo.so
somaliinfomedia
link twitter:@somaliinfo11
link Website: somaliinfo.so/

Пікірлер: 16
@Awraali
@Awraali 29 күн бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك شيخنا الفاضل عبد الرحمن بشير، أرجوا أن تزيدوا لنا هذه البرامج الرائعة
@bashirabdikadir7939
@bashirabdikadir7939 Ай бұрын
Shekhow ducada an badino wxs o dhan haday jiran wa khayr ban u rajeenena xms insha allah 💪✊️
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Ай бұрын
Allah baarik sh soo badi
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Ай бұрын
Allah tabarak wa ta aala, sh eebee a kusharfo baar ilmiiga umaata somaaliyeet iyo aalaam muslim qaasataan alaam arabia oo munafiiq nimada iyo jahliga horseet, imaratka misir oo dabadiifka reer gaalbetka, imri dheer iyo qyer eebee give you, scw
@adenhassen9119
@adenhassen9119 Ай бұрын
Masha allah wa sheik Jazakalah run ahaantii waad Siibty ...
@mohamedalihassan7895
@mohamedalihassan7895 Ай бұрын
Barnaamujyadaan gaagaaban noo soo badi sheikh IA.
@ahdxiish574
@ahdxiish574 Ай бұрын
Sheeekh mahdsnid qof cusub wada noqoneynaa
@wacaysjibril3595
@wacaysjibril3595 Ай бұрын
جزاك الله خيرا
@Cumar2
@Cumar2 Ай бұрын
Israaiil waan Carib tireynaa
@ahdxiish574
@ahdxiish574 Ай бұрын
Siyaasadu 3 shey bey u bahantahy,. 1.Mabda, o qof aan mabaaadi lahahyn siyasi mahan 2. Moral, Akhlaaq siyasi aan Ethics lahyn wa benale bila anshax ah. 3.Masaliix. (manafiic, Danta D.D.D) Siyasadu waxay u bahantahy masalix iyo dano Madun in la ilaaaliyo. 3das M oon isku adiyey. Markn ka firiyey somliya midn iiima muuuqdo😢 Qofka sadexdas fahma oo ku dhaqma ayaaa siyaasi ah.
@adanmohamed7841
@adanmohamed7841 25 күн бұрын
shiikhan falanqeytiisa aad ban ujeclahay illahey cafimad iyo cimri dheer hasiiyo
@Sayid_updallah
@Sayid_updallah Ай бұрын
Shekhow waxa noo taxliilisa shirka G7 Sababta ka dambaysa in Saudi Arabia ooga hadhay, iyadoo bishan June 2024 tahay in la cusboonaysiiyo Petroleum-dollar. Mahadsanid sheikh
@xasanxede2985
@xasanxede2985 24 күн бұрын
Walalkeeyaa cabiray oo jilib ku nool geelna ku dhaqda ninkaasoo ii sheegay sideey ethopia Somalia ogow jabtay 2007 ineey ayada ogo iabeyso. Falastiin balse ilmo iyo naago dileyso eeysan islamka ka guuleysaneen
@CabdicabduleBaale-gk4si
@CabdicabduleBaale-gk4si Ай бұрын
Markhanti ban ka aha sidi ad ushegay ayay noqoty Gul falastin
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 21 күн бұрын
Qof xaq ku dagaalamaya lagama adkaan karo
@ahdxiish574
@ahdxiish574 Ай бұрын
Israel jirtankedu wuxuu ku taganyah 2 qodob. 1.Ree galbeedkoo si daran oo aan xad leheen u taageera. 2. Carabtoo si daran u ga cabsooota. 2dasn way so dhamanayn oo Rer galbeedkii oo USA ugu horeso waxa dul hoganaayo su'aaali badan oo shacbiya, why? Mxa lo sinyaa gargark dowladan caruurta xasuqeysa? Jwabta aya wreerinesa oo ku qasbeysa iney joojiyan gargarka. 2. Waxa yaranaya cabsida carbta oo waxan argnaa dhirashada iyo wadada sy noo jexeen, 7 Oct walaaalehen fasltiin, sido kale geminimada xuutiyiinta, iyo ifafaalaha Xisbulaaah,.... Gunship wa dhawaatay.
Mawduuc Nin Dawladeed waa kuma  MaxaaTilmaamo u ah.
1:07:40
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 11 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 24 МЛН
Caadooyin Maskaxdaada Kor u Qaadaayo | 6 Qodob oo Muhiim ah
16:49
Dhacdada Burco ee qoyska cuntadu iska badasho
17:04
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 191 М.
Eritrea | Waqooyiga kuuriyada Afrika | Axwaasha Muslimiinta |
10:15
maxaa keena ilawga badan?
9:33
Ismail teaching channel 1 ( knowledge is power .)
Рет қаралды 12 М.
Dagaalkii October | Carabta iyo Israa'iil | 1973kii
26:42
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 41 М.