Пікірлер
@MahadocumarXasan
@MahadocumarXasan Күн бұрын
Maclin usuuli alaha ku xifdiyo
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 3 күн бұрын
Adigu maxaad naaska la taageysaa ? Waxaad sheegeyso ka run sheegi meysid sababtoo ah sidaad hadalka u dhigtey ayaa daliil ah. Gabadha muslimada ah gacmaha ayey jalbaabka ka hoos marisaa 😂
@Bashiirali3040
@Bashiirali3040 3 күн бұрын
Subaxanallah haballaha mislimiinta ha u gefin illahay abuurkiisana habaflagadeen diintuna maaha doonistaada iyo inaad cid ku raali geliso diintii maaha maanta diinti waxay noqotay wax binaadan lagu raali keliyo
@miskidaahir6133
@miskidaahir6133 4 күн бұрын
Masha allh shiiqow 🎉
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 5 күн бұрын
Jazaklh sheekhuna
@ggfff1733
@ggfff1733 5 күн бұрын
Konfurta Galkacyo’s xijaabka bidca ayaa loo yaqaanaa oo hijaabka waa ku yeryahay
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 6 күн бұрын
Jazaakallaah kheer sheekh
@muktarali2477
@muktarali2477 7 күн бұрын
Q
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 7 күн бұрын
Fadiilatul sheikh usuuli xafidakalahu
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 7 күн бұрын
Adaa badow ah Gabadhu su aasheeda waxay waydiisey wadaadka wuuna horfadhiyaa. Maxay qof ugu soo dhiibaysaa !!!!??!
@CabdikariimAhmed-qt5jo
@CabdikariimAhmed-qt5jo 7 күн бұрын
Waryaa ilaahay kabaq
@falisa576
@falisa576 7 күн бұрын
Sheikh usuuli Allaha xafido
@yussefdirshe8953
@yussefdirshe8953 7 күн бұрын
Sheydaan Usuuli miyaa Garoowe yimi
@user-sy8js4qd1o
@user-sy8js4qd1o 7 күн бұрын
Maxa kugu qasbay ina adeer inad dahdo sheydaan??!!
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 7 күн бұрын
Sheikh baan u jeeddaa oo sheydaan uma jeeddo. Adigu maxaa laguugu tilmaami Karraa?
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 7 күн бұрын
Sherydaan waxaad u Lee dahay nin Khawaarij ah oo Malcuun ah oo Murtad ah oo weliba Malcuun ah waxaad ogaataa in ciribtiinii uu maanta gooyay
@Twa917
@Twa917 7 күн бұрын
Somalia dinta ka baxday bad thy ayaan filaya Sheekh usulk ilhaay haa xafido❤❤❤
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 7 күн бұрын
@@Twa917 aamiin sheekha Allah xafido
@HawoAdan-b3r
@HawoAdan-b3r 7 күн бұрын
Allah hanagu sugo diinteen macaan
@SakariyeHaanbuge
@SakariyeHaanbuge 5 күн бұрын
Amen wllo
@umuahmed4253
@umuahmed4253 7 күн бұрын
Afdheer marka laga hadlayo mala iswaydiiyay raga dumarka xumaynaya oo fasahaadka wada
@2daysago_
@2daysago_ 7 күн бұрын
Wll.. dumar markii laga hadlo ragna wa sku jiraan..,,ragna markii laga hadlo dumarna waa ku jiraan. Inbadan waxaan arkay dumar ka cabanayaan culimada oo ay leeyihiin mxa dumarka un oga hadashaan oo raga oga amustaan lkn taas waa qalad. Mida kale waxey dumarka hilmaaman ama aanba lasocon in hooyo yihiinama hooyo noqon doonaan waana meesha tarbiyada bulsho ay kasoo bilaabmato....hooysdaas hadey nin iyo naag fiican soo saarto umada wey hagaageysaa waana sababta marwalbo dumarka loo waaniyo si bulshadeena uwanagsanaato.....lkn dumarkii ayaga in la iska beegsanaayo ayey uheystaan.
@CabdiGox
@CabdiGox 4 күн бұрын
Jisaaka laahu kheyran
@hassanzaimka
@hassanzaimka 4 күн бұрын
Dadkaas haka hadasho wll, lkn Macallimiin aan aqaano aniga oo Sheekhyo ku jiraan oo aniga bareyaal ii ahaa, ayey ka been abuuraneysaa? Wax ka jiro malahan xogta ay bixiso alle ayey ka furatay taas wlhi kuma dambaayo.
@umuahmed4253
@umuahmed4253 4 күн бұрын
@@hassanzaimka wlle afdheer uma doodayo waan ogahay qof halaysan inay tahay lkn waxa meesha ka jirana halaga hadlo oo yaan laga aamusin fasahaadka halawada sheego mahadsanid
@hassanzaimka
@hassanzaimka 4 күн бұрын
@@umuahmed4253 Thank U wll waan ku fahmay.
@bulohus8548
@bulohus8548 7 күн бұрын
Dadkaan badawsanaa? Kenya - Anaga markii sheekha, Su’aal la- Waydiinayo waa la soo Qoraa - Dad baa u xilsaaran oo loo dhiibaa Sidee Gabdhahaan toos ugu waydiin karaan?
@degan4
@degan4 7 күн бұрын
Dimbi miyaa
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 7 күн бұрын
@@degan4maya
@HassanAbdulkadir-wm2fw
@HassanAbdulkadir-wm2fw 7 күн бұрын
Baarakallaahufiik Sheekhanaa
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 9 күн бұрын
Sheekhow samiga bosaso buujoga utag soboqo
@f.o847
@f.o847 10 күн бұрын
sheekh jazaa kallaah khayr
@Moustapha97
@Moustapha97 11 күн бұрын
Barakallah sh abdi xayi sh aan ugu jeclahay culumada. Runta ayu si funny ah oo farsamaysan umada ugu sheega walahi Allah darti aya ku jeclahay jazakallah kheeyr ❤
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 11 күн бұрын
Manshaa alaaah ilaahy hanooxifdiyo
@TechSiyaad
@TechSiyaad 11 күн бұрын
Jasaaka Allah yaa shiikh, sidaa dadka wax ugu sheegto waa sida wax lagu fahmo, Alle haku xafido.. Aamiin
@user-pp9kg9nh8j
@user-pp9kg9nh8j 12 күн бұрын
Culimadeena Allah ino xifdiyo
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 12 күн бұрын
Maashaa allaah, sheikh cabdi xayi
@Keway603
@Keway603 14 күн бұрын
SALLAHU CALEYHII WASALIM SCW SCW SCW SALAM caleyhii calaa mahamad AMIIM YAARABII AMIIM YAARABII 🌎🙏
@ruqiyaabdisamed1444
@ruqiyaabdisamed1444 16 күн бұрын
Al ahúma amiin yaa Rabal Caalamiin
@user-ls8kq5cw9f
@user-ls8kq5cw9f 18 күн бұрын
Mashaalh ❤❤