Fannaanada Hibaaq Gobaad, ayaa su’aalahan waydiisay sheekhad Nusayba Sheekh Aadan Siiro.

  Рет қаралды 55,739

Galaydh Media

Galaydh Media

22 күн бұрын

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 44
@issaal-hashemi4581
@issaal-hashemi4581 18 күн бұрын
It came to my knowledge the question regarding the dua in sajjud in Salah (prayer). Here is my answer: - In prayer it is not permissible to make in a language different than the language of the Salah. But if the person cannot make dua in the language of the Salah, it may be accepted to make it in non-Arabic language while learning how to make it in Arabic and memorize the Sunnah duas. . Outside the prayer, no problem to do it in a language that is not Arabic, specially if that is going to make one's heart more conscious and connected to Allah. Having said that, people must make the effort to learn the Qur'an and Arabic as Arabic is the key to a lot of khair, including the blessed Qur'an. اذا كان المصلى يحسن الدعاء باللغة العربية فلا يجوز له الدعاء بغيرها۔ لكن إن كان المصلى عاجزا عن الدعاء بالعربية فلا مانع من الدعاء باللغة النى يتقنها على ان يتعلم العربية فى نفس الوقت ۔ واما الدعاء بغير العربية خارج الصلاة فلا بأس به ولا حرج فيه ، لا سيما إذا كان حضور قلب الداعي فيه أعظم ۔
@abdoulwassaomar3737
@abdoulwassaomar3737 18 күн бұрын
Masha allah, allah ha barakeeyo gabadhaas waxaan ku waaninayna in cilmiga kororsato, waxay garanaynaa aanay ka jawaabin iyadoon daliilkeeda haynin.
@AwohashiAbdi-xr1gf
@AwohashiAbdi-xr1gf 20 күн бұрын
Hibaq hovas meesha ducay ka soo heshayba ilahay ha u aqbalo Aamin
@adenigeuhsafia6763
@adenigeuhsafia6763 18 күн бұрын
❤❤❤🎉😢
@bushradagane9105
@bushradagane9105 20 күн бұрын
Gabadha su'aasha waxay kawadaa markan sujuudsanahay alle afsoomaali ma ku baryi karaa jawaabtuna waa haa shardiguna waa inay daruuri keento sida.inaadan.aqoon luuqada carabiga alle luuqad kasta waa yaqaan wuuna kula garanayaa luuqadaada laakin laga ma rabo qofka inuu afsoomaali ku dhaho ducooyinkan sida سبحان رب العظيم سبحان رب الأعلى kuwaas oo kale iyaga waa in carabi lagu akhriyaa والله أعلم ❤
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 20 күн бұрын
lkn afsomaliga ducada ee sujuuda miyaan hadlayaa anoo hoos u xanshashaqaya mise kor isu maqlaya mise qalbi ahan niya ahaan baan u ducaysanayaa ?
@bushradagane9105
@bushradagane9105 20 күн бұрын
@@mohamedaliahmed3419 Maya kor ha uqaadin si hoose ood adiga kaliya aad ismaqlayso weeye
@nasraarale6253
@nasraarale6253 19 күн бұрын
Toos Aya's Rabi uweydisani waxa as markas doneysa
@RaxmaXuseen-lg8dy
@RaxmaXuseen-lg8dy 9 күн бұрын
M,a alle haku barakeeyo❤❤❤❤
@NimcoAbdi-zl8eo
@NimcoAbdi-zl8eo 18 күн бұрын
Mansha allh tabarakalah ❤❤❤
@user-nr1cx1rk4y
@user-nr1cx1rk4y 20 күн бұрын
Mclin zuhuur guleed waxay tidhi afsomali waad ku ducaysan kartaa❤
@Sahruush
@Sahruush 20 күн бұрын
Team qisas Al dikir salaamn❤😅
@ladnadeeq9010
@ladnadeeq9010 18 күн бұрын
Haaa
@ummahmedaaa3844
@ummahmedaaa3844 20 күн бұрын
Mah Allh, reward the shekh and guide you, sister Hibaq
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 20 күн бұрын
Barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤
@user-wr8mx1lg7f
@user-wr8mx1lg7f 20 күн бұрын
Allaahuma Aamiin Yaa Allah
@user-nt9lu5rd7q
@user-nt9lu5rd7q 18 күн бұрын
M.a wll allaha ku barakeeyo❤❤❤
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 20 күн бұрын
Goobaad iyo Nashaad walaahay waxay ku quruxbadan yihiin xijaabka.Ilaahay quluubteena diinta ha ku sugo.
@maryanabdi629
@maryanabdi629 19 күн бұрын
Amiin Amiin
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay 20 күн бұрын
Af carabi ku dacaysta lama dhihin ee waxa lagu ducystaa ducooyinkii nabigu ku ducaysan jiray. Qofka muslimkana waxa laga rabaa inuu ducooyinka xafido, macnahoodana barto. Luqada Carabigu waa luqada muslimiinta qof walbana waajib bay ku tahay inta uu ku cibaadaysanayo inuu barto.
@dahirsuldan1988
@dahirsuldan1988 19 күн бұрын
Waxa hubaal ah in su aalo badan oo hablaha qaar ku taagnaa ay la xishoodeen Markay waxan oo kaamero la duubayo arkeen. Sheekhada iyo martidaba alle kuwo janada marlabd ku kulma haka yeelo. Halkaa qodobkaa kaamerada uun Wixii danbe hablo qudha fursad halo siiyo inay intay la kulman waxay donan waydin karaan
@user-dv5ur9sb2n
@user-dv5ur9sb2n 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 20 күн бұрын
Ma sha alla 3❤❤❤🤲👍
@munahussein9687
@munahussein9687 18 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah hebaq guleyso 🎉🎉🎉🎉🎉
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 20 күн бұрын
Allah ha u naxariisto sh.aadan aniga oo reer awdal ah ayaa markhati u furaya inu deeqsi ahaa runta aan ka gaban
@MaxamedMaxamed-mo4bt
@MaxamedMaxamed-mo4bt 16 күн бұрын
Hadhihin qul laahu ee dheh quhuwalaahu.
@user-dx2jk3wh4z
@user-dx2jk3wh4z 20 күн бұрын
Asc sheekhad Rajada noo dhistay
@asmalayla6406
@asmalayla6406 19 күн бұрын
Qof an nolo adg somarin wu yar yahy shekha nasiimy wll😢 ama walid ama hato ama dayar ahtee😢
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq 20 күн бұрын
Sheikh dirir wuxu yidhi luqad kasta wad ku duceysn karta lkn waa muuhiim inad luqda carabiga barta oo intd barnyso iskaga duceyso والله أعلم 😌
@xaliimasacdiyo4679
@xaliimasacdiyo4679 20 күн бұрын
Salaada waajibkaa lama ogola wax aan kamid aheyn inaad latimaado.
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq 20 күн бұрын
@@xaliimasacdiyo4679 ma hubta wll
@xamdacabdirashiid-vy6sw
@xamdacabdirashiid-vy6sw 20 күн бұрын
Wll halkee lagu qabtaa barnamijkan wan ubaahanahy plz ii sheega 😢
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 20 күн бұрын
Gabadhan waxaan odhan lahaaa bulsho caamo ah ha soo hor dhafiisan aqoon diineed oo dhamaystirn soo qaado wll
@Cawaale131
@Cawaale131 20 күн бұрын
Ilaahay kabaq shaydaan haku noqon wll durdama intii yarayd ay baraha bulshada soogashay khayr badan isbadal fiican ayay soogordhisay maxaad kumaagi wll
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 20 күн бұрын
wall hadaad ka aqoon badantahay soo fadhiiso oo hablaha wax u sheeg adoon iyada durin ilayn nebigeenu scw waakii yidhi qofkii aayad garanayow walaalkaaga kalegaadhsiiye iyadu intay taqanay waataa durba umad badani kaga dayatay ee qalbigu ugu qoyee.
@maryamaahmedfarah1575
@maryamaahmedfarah1575 17 күн бұрын
Aqoon ku filan way haysataa
@deeqagopey1580
@deeqagopey1580 20 күн бұрын
Hibaaq gobad waa gob cagole aamin aamin alle ducada haw aqbal0❤
@hafsobuleali
@hafsobuleali 12 күн бұрын
😅😊
@djamasaid6839
@djamasaid6839 20 күн бұрын
Inanta sheekha waxa u fiican mar hadii waxaas oo dumar ahi ku xidhanyihiin inay si fiican diinta u barato Aqoon diimeed korodhsato
@surayamoha3945
@surayamoha3945 20 күн бұрын
qofka salada kadib wu ku duceysan kara hadusan luqada arabic aqonin waxba usan ka garan karin sasa sheekh kaso maqley
@ladnadeeq9010
@ladnadeeq9010 18 күн бұрын
Sujuudka waa lagu ducaysankaara culimo badan way yirahden afsomali
@AboweAdo
@AboweAdo 13 күн бұрын
Majirto
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 20 күн бұрын
Hibaaq gobaado intay soo dhakhlaysay ay niman fanaaniina guri kula soo nooleed ilaahay inan yaro cidagle ah ku asturay way u egtay inay ilahay umahadceliso ay ka baxdo fusuqa
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 19 күн бұрын
الغيبة أشد من زنا. خاف ربك
Nasiiba Sheekh Aadan Siiro, iyo Haweenka magaaladda Hargeysa
47:33
Galaydh Media
Рет қаралды 91 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 115 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 17 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 46 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
Dadkeenu waxay doonayaan wax hogaamiya
2:40
Carro-Edeg Media
Рет қаралды 33 М.
najmo nashaad  masha Allah
5:17
Najmo zola
Рет қаралды 9 М.
Hablaha Warbaahinta iyo Sheekhad Nasiiba sh, aadan siiro.
13:05
Carro-Edeg Media
Рет қаралды 67 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 115 МЛН