Farxaan Qaboojiye Ft Ismahaan Xaashi | Laabta Kaa Jaray | © HCTV 2020

  Рет қаралды 481,016

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#FarxaanQaboojiye #LiveKaban
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 126
@abdirisakhajjiahmed7817
@abdirisakhajjiahmed7817 4 жыл бұрын
Farxaan Abdi Hadaad ka mid tahay Taageerayaashisa Like Ku Qabo Taageere #1
@khaalidyare6351
@khaalidyare6351 3 жыл бұрын
M K
@roodadaawad1521
@roodadaawad1521 3 жыл бұрын
Roodo
@samawadestudio4060
@samawadestudio4060 4 жыл бұрын
Hargeisa hoyga fanka runtii kamadaalo daawashadiina iyo xubigaan idiin qabo dadkeenow from muqdisho one love Somaliland
@cabdiqaadir4853
@cabdiqaadir4853 3 жыл бұрын
Wqjyu
@mohamedmohamud3639
@mohamedmohamud3639 3 жыл бұрын
Very well educated comment thank you bro where ever you are
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 3 жыл бұрын
We are love muqdisha anaguba walalo waa dalka yaga labaad
@samawadestudio4060
@samawadestudio4060 3 жыл бұрын
@@zainabmirreh4533 karaaman idiin hayaa
@samawadestudio4060
@samawadestudio4060 3 жыл бұрын
@@mohamedmohamud3639 wllkey 🙏
@mohamedali-dl7kn
@mohamedali-dl7kn 3 жыл бұрын
Hello from bosaso faninta rer hargaysa hoyga fanka gaar usocdaa gaar ahan farxan yare
@kamaaalish
@kamaaalish 3 жыл бұрын
Ismahan codka sahro waa qofkii ugu dhawaa ee keena war gabadha caadi qofkii cinwaankeeda haya ha igu cawiyo sahro axmed waa fanaanada sida goonida u jeclaa fanaantii hore.
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
Like isara inta ila Aragtey fankii inuu sooabtey oo,laga sareystey balbalaarka iyo inta lamid ka ah
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 5 ай бұрын
Mucjisada fanka somaliya..waye farxan .. ....lek...isar❤
@katrinakamaal4866
@katrinakamaal4866 4 жыл бұрын
farhan oo kaliyata haka hadlina gawadhaba wey cod macantahy
@coldoongroup3819
@coldoongroup3819 4 жыл бұрын
Waa sidaaa labaduba Makala dhacaaan tasaaaa xaqiiiqa
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 3 жыл бұрын
Waa runta
@gdash1233
@gdash1233 3 жыл бұрын
Is daji inder.
@shamsinamohagutale1373
@shamsinamohagutale1373 4 жыл бұрын
Mucjisada fanka farhan Qabojiye
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 жыл бұрын
Farxaan yare hablihii oo dhan isagaa laheesay mashaallah heesaha copyga sifiicanbuu uqaaday Hargeisa somaliland Hoyga fanka soomaalida 💯💯💯💯💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤💚💚🤍🤍❤❤
@barwaqokayse9525
@barwaqokayse9525 3 жыл бұрын
Pig proH
@hibaaqaxmed5205
@hibaaqaxmed5205 3 жыл бұрын
@@barwaqokayse9525 😀😀😀😀😀😀😀 💘❤❤💋👌
@abdiladifmohamed9395
@abdiladifmohamed9395 Жыл бұрын
Waaxaas ayaa fanaaniin ah faraax iyo ismhaan hargaysa hoyga fanka
@MJZACK_
@MJZACK_ 3 жыл бұрын
waxaan arka wiil yaro somaliyed oo hibo aan cidna dafiri karin uu geyiga somaliyed kala so baxay keep going lipah 🥰🥰🥰
@cumarxasan9403
@cumarxasan9403 3 жыл бұрын
Dff
@zakariyaaltakar2913
@zakariyaaltakar2913 4 жыл бұрын
Farhaan Yre Mucjisada Fanka Kui qirey Proh 🥰🥰
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 3 жыл бұрын
Xasuutii Ruwaayadii Dab Jacyl Kariwa, Farxaan Qaboojiye iyo Ismahaan Xaashi Afkiina Caano lagu qabay
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 3 жыл бұрын
Heesta Magaceyda waa Laqanyada Jacyelka
@adenceynte5520
@adenceynte5520 4 жыл бұрын
Wlhi caadi ma ahan yariiskan waan ku wataa sxb hore u soco
@sulekhaibrahim8096
@sulekhaibrahim8096 3 жыл бұрын
Waxasa fanan mashAllah I love this boy sahra 💝💝💝💝🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 4 жыл бұрын
Gabadhu aad ayey u cod wacan tahay farxaan hore ayan u arkaye
@kowsarmahad73
@kowsarmahad73 3 жыл бұрын
Waankuhesta wiilkaan iga gaarsiiya fariin jecel
@hagardiidstationeryprintin6042
@hagardiidstationeryprintin6042 Жыл бұрын
Sahra (AUN) Laqanyada jacaylkiyoo Lurta caashaq kululaa Ruuxaad u lahaatayo Kugu laaday ba'anaa Waxaan hadalba ii labin Sida laygu kaa ladhay Haddii aad lix goor noqo Itidhaa labiyo toban Naftan libiqsanaysee La baanaysa yay siin Ladanoow miyaan La'aantaa aniguu Ledayaa hurdadaa Nuur Laan-daaqa geeluba Lebigii jarka u dhow Intuu laac is leeyahay Sow looli kama dhaco Waxaan looba wada hadal Adigey is luggooyee Anna laabta kaa jaray Maad noqotay looxaa Amma lebanka daarahaa Inaan laaxi kaa dhimo Lunsaneey adaa Laliyee niyadaa Soo leef hawadaa Sahra (AUN) Lab haween ku taagsaday Ku laxaadso dumar yidhi Legdayoo ku jiifoo Ka lib doonay ba'anaa Waxaan looba liil galin Libiqsiga aan kuu qabo Lixdan goor hadaad noqoo Itidhaa lag iyo boqol Naftan libiqsanaysee La baanaysa yay siin Ladanoow miyaan La'aantaa aniguu Ledayaa hurdadaa Nuur Inan yahay lug iyo faras Lalabaha colaadeed Lib hadday ku diriraan Sow luun ma gawraco Anna libinka caashaqu Markuu igu laxaadsaday Oonad iga lib haysood ii liiciin weydee Maa luxudka lagu dhigo Inaan kuugu liicsamo Lunsaneey adaa Laliyee niyadaa Soo leef hawadaa Ereyadii Abwaan xasan xaaji cabdulaahi (xasan geney)
@shankaron4736
@shankaron4736 Жыл бұрын
mahad sanid wllkey
@munaahmed5960
@munaahmed5960 4 жыл бұрын
Wilka caaadi mahan wlhi fanaan iyo bar ❤️❤️
@omaratalari9560
@omaratalari9560 4 жыл бұрын
Farxaan heesaha qaraami nagusoo badiya waa fanaan buuxa
@xamseakramlyrics6167
@xamseakramlyrics6167 4 жыл бұрын
DAdkii fanka iska lahaa farxaan qaboojiye
@samiirshukri7689
@samiirshukri7689 4 жыл бұрын
Hoyga faanka iyo sugaanta vivaa Somaliland
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 3 жыл бұрын
Ismahan haashi she is exellent
@zaharaharun1904
@zaharaharun1904 3 жыл бұрын
Ismahaan Masha'Allah diraceeda aad iyo aad aan uga helay
@huseinmohameddad9726
@huseinmohameddad9726 4 жыл бұрын
farxaan qaboojiye waxatahy fanaanka keliya aanku celceshado heesihiisa ama codkiisaba waxan kuleeyahy horay usoco zxb
@xasanmaxamed4480
@xasanmaxamed4480 2 жыл бұрын
Ma shallah cod macan
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 3 жыл бұрын
Wooooow fn RCS 💖💕💓❤💘💗💙💚💛🧡💜🖤
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 3 жыл бұрын
Macalinkaa kitaarka ama cuudka tuumaya magiciis horta runtii waa nin aan aad u taageero abuukar waan aqaaan balse wiilka gacanta macaan hala ila wadaago magiciisa
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 9 ай бұрын
HORN CABLE Heesta hala Fasaxo hadaba
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 3 жыл бұрын
Heestan hanaloo ogolado inaan lazoo dagi karno waa codsi adeeerayaal
@wardaosman3478
@wardaosman3478 3 жыл бұрын
Waan ku wata my king
@axmedxuseen5174
@axmedxuseen5174 4 жыл бұрын
Labaduba makala dhacaan
@somalitiktok3269
@somalitiktok3269 4 жыл бұрын
Reer isaaq lika
@turaabiofficialchannel1138
@turaabiofficialchannel1138 3 жыл бұрын
Inta ila arag tay in fanaan ka yari kufoor jeeyey gabadha kawayn like ha saarto
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 4 жыл бұрын
Eeysh cala voices hees xasuus mudaan.
@yaxyecawil1825
@yaxyecawil1825 3 жыл бұрын
Ismahaan xaashi eesh calaa sawt
@hamdamohamed5336
@hamdamohamed5336 3 ай бұрын
Waaaw ♥️❤️
@hanadali6155
@hanadali6155 4 жыл бұрын
7:35 comara man ka shaxarisanayaa sow ka gabadhii hoosta kaga qabtay laba buurood na tusay 🤣🤣🤣🤣
@ismahaanisma304
@ismahaanisma304 4 жыл бұрын
waaw meesheedii bey dhigeen
@user-im9he5qu2g
@user-im9he5qu2g 9 ай бұрын
Farxan
@nouramohd1314
@nouramohd1314 4 жыл бұрын
Faraxan viva 💯💯💯👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯
@hibomaxamed3209
@hibomaxamed3209 2 жыл бұрын
Runi..ahaantii..waad..comacaantiid..laakiin..waxan..kajeclaa..inaad..qaadaan..wax..aad..leedihiin..waayo..heesahan..dad..bay..murtidoodii..yihiin..idinkuna...waxaan..hubaa...hadaad..iskudaydaan..inaad..samaynkartaan..waayo..wax..ba..idinmay..dheereeyn..dadkaasi..guul..wacan
@drabdirashidfaisal4365
@drabdirashidfaisal4365 3 жыл бұрын
ismahaan iyo farxaan yare heesta sideeda ayaad u sharaf teen fankii hore ayaad soo noolayseen dhaliilaha ugu weyn ee fanka cusubi leeyahay waxa ka mida heeso foorja ah ba malaha war koodu weynu isku dakhranay uun weeye
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 3 жыл бұрын
Nice 👍
@osmanaliahmed468
@osmanaliahmed468 3 жыл бұрын
the best song
@gaydhinformationtechnogite2889
@gaydhinformationtechnogite2889 3 жыл бұрын
Waaaw Eshcal hees❤
@makoxaashi8762
@makoxaashi8762 3 жыл бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 3 жыл бұрын
Waar inantuna halkeedii bey dhigtay, maxaad inanka kaliya uga hadleysaan.....
@hoobaan8674
@hoobaan8674 4 жыл бұрын
Maanshallaah Allah ina Qaboojiye Caadi Maaha hhhh
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 3 жыл бұрын
War inantu cadi mahan wlhy top weye
@abdullahiyt5795
@abdullahiyt5795 3 жыл бұрын
Matoor aan qadin karin markuu ku agyalo waa cajiib 🏋️‍♀️🤝👍
@maaxoospro192
@maaxoospro192 4 жыл бұрын
wilka iyo gabadhu maba kala dhacaan
@haniwarsame3062
@haniwarsame3062 4 жыл бұрын
Wow 😳
@dhjdjibriilxuseenjibriilxu3084
@dhjdjibriilxuseenjibriilxu3084 4 жыл бұрын
Laantaa daaq geeluba intuu laac is leeyahay saw loodi kama dhaco
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 жыл бұрын
Farxaan full respect my lil bro actualy talent
@caydaruusmohcaydaruusmaxam5256
@caydaruusmohcaydaruusmaxam5256 2 жыл бұрын
Wewe
@drboyka6567
@drboyka6567 3 жыл бұрын
❤❤❤❤
@hamdaipraahin6458
@hamdaipraahin6458 3 жыл бұрын
V
@foziagelton3884
@foziagelton3884 3 жыл бұрын
Flying kisses to farhan
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 4 ай бұрын
Miyay duushaa taadu😂?
@sahalhussein9265
@sahalhussein9265 3 жыл бұрын
Great song
@wardaosman3478
@wardaosman3478 3 жыл бұрын
FaraHan Qaboojiyo
@abdiqaniqorshe644
@abdiqaniqorshe644 3 жыл бұрын
💯💯👍🙏🙏🙏🙏
@cabdicaydiid4574
@cabdicaydiid4574 3 жыл бұрын
Xidigih geeska waxtig wuka dhamaday
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 4 жыл бұрын
Masraxiyad Iyo cod cajiiba da'yarka Fanka 👏
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 11 ай бұрын
Ok
@abdiomoha4189
@abdiomoha4189 4 жыл бұрын
Mucjiso farxyan yare
@yacinmoumin5511
@yacinmoumin5511 3 жыл бұрын
Yasnmoumin
@abwancabdiqanixcaynabachen2283
@abwancabdiqanixcaynabachen2283 3 жыл бұрын
Warkasa inara
@hony1435
@hony1435 4 жыл бұрын
Esh calaa cod
@CabdiCawil-tf6lq
@CabdiCawil-tf6lq Жыл бұрын
Cabdiricawil
@user-gr3ci6fe6u
@user-gr3ci6fe6u 4 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 4 жыл бұрын
Walee gabadhu halkeediibay dhigtay... Way codmacaan tahay
@princessmapsoit2720
@princessmapsoit2720 4 жыл бұрын
Apti magaca labaad iidhigdee😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiqanixusen822
@cabdiqanixusen822 3 жыл бұрын
Cabdi qani Xusen geedi
@hamdaipraahin6458
@hamdaipraahin6458 3 жыл бұрын
Xurjrpf very good 👍
@hony1435
@hony1435 4 жыл бұрын
Hhhhhh wah wah war waxan yar ee mucjisada
@alibaba8340
@alibaba8340 4 жыл бұрын
Ninkii salax carab yaaab aya kasoo hadhay farxan laga,yaab lipx
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 жыл бұрын
Farhaan cid u joojin maayee, visa london iska diyaariya, qolooyinkaa qabowga jooga, how u soo heesee. Deebaajiga visa waa 50.000$. In ka badan ayaa uu ka soo saarayaa bandhig yadiisa
@axmadcali5928
@axmadcali5928 3 жыл бұрын
Waae
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Warya farxan wa ceebe mar danbe gabdh xata si kaftna ho Ladin. Show wuxu wa iska caruur uun 😁😁
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Miyuu ladaaday
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
@@haniahmed3481 haa
@caaqilhadari875
@caaqilhadari875 4 жыл бұрын
Adke
@museadan2109
@museadan2109 3 жыл бұрын
Cawandada bu kaga daray ba kkkkkkk
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
Farxan abdi hodku ilayn wa hibo
@mohamedali-dl7kn
@mohamedali-dl7kn 3 жыл бұрын
Ina ader waxan yari wa mucjisada fanka
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 3 жыл бұрын
@@mohamedali-dl7kn hhmm haa cod hiba ah buu leyahay💋
@abdiyuusuf6377
@abdiyuusuf6377 3 жыл бұрын
Mashaa alaah alaha idin daayo fanaaniin codmacaan baad tihii
@abbasshire8134
@abbasshire8134 4 жыл бұрын
War rotateka dhaafa muuqaalka
@omaratalari9560
@omaratalari9560 4 жыл бұрын
Hadaaad thy fanaan Somali ah meel walba joog somalia kalay somaliland adiga qarxi Doona hadaanad is hubin meesha iska joog runta ku sheegayan fanaan ma timid ku odhanyaan hadaaad fiican thy dhulka ka qadayaan
@arooriproduction
@arooriproduction 4 жыл бұрын
Kanyar halagu tartamo
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Actor halisa wu iga qosilyey sidi u wabiyey inanta 😁😁😁
@saalijamac5389
@saalijamac5389 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk khatar cadiim
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
Hhhhh
@Cabdi-hn1sm
@Cabdi-hn1sm 7 ай бұрын
😂
@sahromohaa2276
@sahromohaa2276 2 жыл бұрын
,,asc
@khadaradan2856
@khadaradan2856 4 жыл бұрын
Kani isma dhibayo waa mucjiso
@yuusufxasanfarmaajo9082
@yuusufxasanfarmaajo9082 2 жыл бұрын
Nnb
@maxamedordaaye4751
@maxamedordaaye4751 3 жыл бұрын
Ugbaad Argsan
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Inantu way keentay laakiin ninku wuu dilay heesta
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
The pest Song in the world
@cabdifataaxkabanle9734
@cabdifataaxkabanle9734 3 жыл бұрын
Ilmaha edeb daran ayeyadot bey u iljabshan kkkkkkkk
@axmedfurre2775
@axmedfurre2775 3 жыл бұрын
Ok
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Ok
Farxaan Qaboojiye ft Ikraan Jaamac| Ma Ogtahay | © HCTV 2020
10:53
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,5 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
Farxaan Qaboojiye ft Barwaaqo Qalanjo | Sida Liiga | © HCTV KABAN 2020
6:42
"Garbahaaray Cod idiiinma hayso.." Wasiir Buuni
8:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 М.
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020
9:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,3 МЛН