CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020

  Рет қаралды 2,341,127

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

4 жыл бұрын

CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND
KAMANKA NUURADIIN CALI AMAAN
BOONGAHA BUULO XUUBAY
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 567
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Dadka Oodhan Waxay Galeen Xasuus🙁🙁🙁 Aduunkan Waa Socdaa Maanta waa Maalin Barina Waa Maalin Kale Kaliya Halka La Joogayo ama Loo socdaa Waa Aakhiro Ilaahay Janada Dhamaan Ha Inagu Kulmiyo🙁
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 4 жыл бұрын
Amiin
@hooyoaasho6229
@hooyoaasho6229 4 жыл бұрын
Wlhi hadal in bdn masqaxdeyda bedel kuhadashey aboowee🙏🙏🙏🤲
@sadaatxuseen7336
@sadaatxuseen7336 3 жыл бұрын
⁰⁰⁰
@cabdicasiis1144
@cabdicasiis1144 3 жыл бұрын
@@hooyoaasho6229 sdfd
@cabdicasiis1144
@cabdicasiis1144 3 жыл бұрын
@@hooyoaasho6229 dk
@shaaficimacaani6839
@shaaficimacaani6839 4 жыл бұрын
Abdikariim Ali shaah wuu tagay duco iyo habaar toona uma baahna taageera buuxa from xamar cadey🇸🇴❤
@maryanhareed6863
@maryanhareed6863 4 жыл бұрын
Sidoo kalo. Abyo. From Somalia 🇸🇴 ina shaah love ❤️❤️💯💯
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
koxda dhaan baa walee duushey sidey somalialnd u duushey
@saeednor8495
@saeednor8495 4 жыл бұрын
Abdikariin Ali shaah waa fanan experience u leh fanka codkiisana was dahab waana macalin kabanka kuxeel dheer abwan daha gaasna waxan leyahay horay soco madama aad dhalinta gacanta kuhayso.
@happyahmet425
@happyahmet425 4 жыл бұрын
C/kariim cali shaah legend halkeeda wu dhigay iyo maamo ikraan jamac dihaal ♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍🔥
@mohamedabdirashid2733
@mohamedabdirashid2733 4 жыл бұрын
Ikraan jamac Marshallaah 25 jir bad moodaa Alle cimriga iyo cafimadka hawsiyadiyo
@liibaanxasan2809
@liibaanxasan2809 4 жыл бұрын
hhh walal 25 hadii sidaa yahay 30 siduu noqonayaa hh
@udgoon4842
@udgoon4842 4 жыл бұрын
25 jir iyo wax dhaw uma muuqtaba wllo
@maryancuud2548
@maryancuud2548 4 жыл бұрын
Liibaan Xasan 😂😂😂😂
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 4 жыл бұрын
Maxad ula yaapaysaan inanka wuxuu idiinka jeedaa uun muuqeeda hadda iyo da.da ay jirto inaanay is leekayn uun Yuus badanaa soomaalidu Waxkasta iyagoo arkaya ayey indhaha iska soo tuurayaan
@ayanlecade6752
@ayanlecade6752 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 4 жыл бұрын
2011 Ayaan meel ceelasha biyaha ku dhageysan jiray iyadoo lala dhuumanayo Taleefankii xitaa aan watay waan xasuustaa nokia 310 oo dhakada laga shidi jiray ayuu ahaa😁 salaan sare asxaabta iga danbeysa mahad gaara saaxiib c.kariin cali shaah waxaan filaa qoraalkaan inaad arki doontid.
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 4 жыл бұрын
@@abthirizakyoowjii8041 abdirahman Djibouti fanaan la yiraa ayaa qaaday walaal
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 4 жыл бұрын
@@safiyosalah7799 been maxaa igu wato oo qoray igu hayo
@deeblegeedi8961
@deeblegeedi8961 4 жыл бұрын
@@abdikadirfarey xt
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
eng waaa iga qoslisey hargeisa kasoo slamaya
@ladanahmed865
@ladanahmed865 4 жыл бұрын
Lacib so jabay kkkk mashaa allah wa hees mcn
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 4 жыл бұрын
Cabdi kariin cali shaah wiil boqortooyo habar jeclo fanka iyaga leh 💪✌️❤️
@sagalaxmed1233
@sagalaxmed1233 3 жыл бұрын
Haa waa inage keep going brother cabdikariim cali
@tomwatson3551
@tomwatson3551 7 ай бұрын
Franka ka xidhooda oo ilaahay ka baqa fan Iyo qabyaalad isma galaan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
Cajaaib heestan badanaa waxa aad looga qaadaa aroosyada miyiga waana heesaha u khaaska ah iyada iyo heesta kale ee Duni wada halawsan, iyo heeso kale oo badan, ninkii aroos miyi tagay ama yaqaan ayaa ila fahmaya heesahaa aan tilmaamay Old i gold memories.
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 4 жыл бұрын
Woow ina cali shaah codkisu wa top wll tageero buxa king of burco 🥰👋👋👋
@ahmedi_zakid
@ahmedi_zakid Жыл бұрын
"Wax tarkaygi baad tahay, warna iima hayside". Tani hees waa dhaaftay runtii. Caawa oo ay saacadu tahay 11:28 ayaan heestan kusoo celceshanayaa. Waxaan dhaaminayaa biyo 😂. Waxaan kaloon ka fikirayaa sidii aan inan (gabadh) farax la yidhaahdo aan jacayl ugu sheegan lahaa. Iisoo duceeya gacalayaal ❤.
@msbuundo
@msbuundo 4 жыл бұрын
2003 ayan inantii ugu horaysay ee aan jacayl la wadaago Waraaq ahaan ugu qoray hada waaa la qabaa inantii masha alaah
@kamalmohamud9251
@kamalmohamud9251 4 жыл бұрын
Aniga inaad iga hadlaysaan mooday sxb. Sanadkaas laftiisan ana ugu qoray markaasay heestii oo Ulbum dhan Ikran Jamac iyo ninkii la qaadayay ah isoo dhiibtay. Looool
@cabdilahidalmar
@cabdilahidalmar 4 жыл бұрын
Sxbkay Mawliid Buundo inaan garanayaan umalaynayaa Bedel khayr qaba aayaad heli sxb.
@caydaruusdirir757
@caydaruusdirir757 4 жыл бұрын
Xusuuu gaara ayay kuu leedahay walaahi
@caydaruusdirir757
@caydaruusdirir757 4 жыл бұрын
Ikraan jaamac waxa awalkii jore la qaaday mahad ayaaanle oo hadda u leexday dhanka qasaaidka iyo nabi amaanka
@msbuundo
@msbuundo 4 жыл бұрын
@@cabdilahidalmar waaar sxb ma cabdilahi saleban bare baa ila hadlayaa aadbaan kuu salamaaya sxb qaali
@almas8915
@almas8915 4 жыл бұрын
Somaliland hoygi fanka 💚💚💬💬🖤🖤❤❤
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 жыл бұрын
Hubka Dhiga!!!🙆 Yaa iLlaahul Caalam dhuuntan Kujirtaa waa mxey?!! Amazing Voice👏❤abdikarin ali shah💥
@saynabmaxamuud2132
@saynabmaxamuud2132 3 жыл бұрын
Wewqs
@saynabmaxamuud2132
@saynabmaxamuud2132 3 жыл бұрын
Awqe3ry
@saynabmaxamuud2132
@saynabmaxamuud2132 3 жыл бұрын
Awes2
@saynabmaxamuud2132
@saynabmaxamuud2132 3 жыл бұрын
Awesrty
@saynabmaxamuud2132
@saynabmaxamuud2132 3 жыл бұрын
Zsw23dfghk
@ridwaanhaji3054
@ridwaanhaji3054 4 жыл бұрын
Heestan intii rikoodhkii ciyaalnimada xaafadaha ooli jiray ka dhagaysatay like isku muujiya😂
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 3 жыл бұрын
In badan baan ku dhagaystay wllhi xasuus baad iga galisay😁😁😁
@ridwaanhaji3054
@ridwaanhaji3054 3 жыл бұрын
@@abwaansharmakegermany 😂ciyaalkii hore
@ayaansahalyuusuf9482
@ayaansahalyuusuf9482 4 жыл бұрын
Cabdikariin Cali 🥰 Codkiiisa mnsha alh waa inan yaro dhalinyara ah hadana talenti lehe 🥰🤴🤴🤴🤴🤴🤴I am. . support 🔥🥰
@hiboabdi6681
@hiboabdi6681 3 жыл бұрын
Iggy
@omarabdugadir5982
@omarabdugadir5982 4 жыл бұрын
Waa goor caways ah waxaan joogna meel makhayaada oo aanu wax ka cashaynayno Oo aanu runtii heestan aanu ku dhagaysanaynaa waa anigoo ah Askar, iyo laba nin oo ah asxaabta aanu wada fadhino waa Baradho iyo axmed Goodir goobtu waa Germany gaar ahaan magaalo la yidhaa Gießen
@zeinabali7639
@zeinabali7639 4 жыл бұрын
O ma adoo germanay joogad askari tahay
@mapr0ukahadam285
@mapr0ukahadam285 4 жыл бұрын
PrO Omar adO jOoGa GerManY miya pOlicE taHay ASkari mncHalla walal ilaHay cafimaad HakU siyaDiiyO
@msbuundo
@msbuundo 4 жыл бұрын
Gieben ina xaaji caynaba ma haysaaa iyo Mahamed jamac
@hareedabdimohamed8015
@hareedabdimohamed8015 4 жыл бұрын
Ich bin alleine und sitze auf dem Ballon in Bremen Deutschland. habe ich einen Kaffee an den Hand und gieße ich das schöne Lied von Ali shaah und Ikram. Jama meine Lieblings Sänger. Ich grüße dich bro
@mehmetziad9629
@mehmetziad9629 4 жыл бұрын
Heeskaan 2010 ayaan ku dhageysan jiray xaafada retreat, cape town south Africa. Fanaan gaari wato oo telephone usoo dhacaayo ayaa qaadi jiray,, Xasuus wlhi
@abdirizakful
@abdirizakful 2 жыл бұрын
Abdirahman jabuuti ayaa la Dhaha fanankas bro
@hal-abuuryuusufmaxamed924
@hal-abuuryuusufmaxamed924 2 жыл бұрын
C/raxmaan jabouti ayaa la odhan jiray fanaankaas
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 Жыл бұрын
@Hamda Eprahim kkkkkkkk wlh wa qoslay
@mohamedjama6062
@mohamedjama6062 4 жыл бұрын
Wixii reer Burco like isaara😍
@abdimajedniman7525
@abdimajedniman7525 3 жыл бұрын
Like
@bilanbelo5614
@bilanbelo5614 4 жыл бұрын
Legend Abdi kariin Ali shah nin Jira cod ku dhan ❤️❤️❤️🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@mahahirro8045
@mahahirro8045 4 жыл бұрын
Wax tarkeeygi baa tahay warna ima hayside!!😪❤
@garaadhassen06
@garaadhassen06 Жыл бұрын
Heestan wxaan ku jecladay maha codadkan macaan reero kaban baan ahy kabankas dartis ban udhagaystaa iyo qiiro ay hestu gaar uledahy😢❤
@hakimhallazi4865
@hakimhallazi4865 4 жыл бұрын
Hadii weyne nagu simo jacayl aan wadagne adna ha I wax yelayn🎤🔥. Abdikarim Ali shah
@shamsoabukarmohamed3911
@shamsoabukarmohamed3911 4 жыл бұрын
😰😰😰❤💋
@fd-uc7sx
@fd-uc7sx 3 жыл бұрын
Mamo
@fd-uc7sx
@fd-uc7sx 3 жыл бұрын
Qaali
@fardowsocrisaaq2307
@fardowsocrisaaq2307 4 жыл бұрын
Wadartii haweenkaad gabaryahay waxdheertaho waxyahagan simaniyo wajigadan qrxda leh wanagad udhalatoo maxaa laiiqady wax bdn❤❤✌
@talawadeofficial669
@talawadeofficial669 4 жыл бұрын
Allha YaCizaK Cabdikariim cali shaah heestan Anoo yarbaan dhagysan jiray cajalad iyo radio is cunaya yaaa xasuusta😂 From borama
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Boorame waligeed ba laga dhagysan jiray radio is cunaya iyo jaad wasdani lanyidha o lanta kale laga cunin kaftan sxb
@talawadeofficial669
@talawadeofficial669 3 жыл бұрын
@@aliabdule8387 masha Allah magaalada hada waxaas lagama yaqaan waxay noqotay magaalo aqooneeed buug iyo qalinbaa la isticmaalaaa oo la WADA sitaaa aduuse halkeed joogta zhp.
@makeyoumoney6348
@makeyoumoney6348 3 жыл бұрын
Waaaw Gabadhaan Ikraan Jaamac waa Fanaaniintii Asalka ahayd. Codkeeda waa Dahabi. Fanaan Asal ah. Kanaalkayga SuugaanHaye boos baa ku leedahay Xiddigii hore ayaa tahay.
@saynabsiman4182
@saynabsiman4182 4 жыл бұрын
Heestan waxaa hore ula qaaday mamo ikraan mahad ayaanle o aanu jaar ahayn mooji meeshu ku danbeeya intan wadanka ka tahay ciyaalo new hargeisa way garan
@hibaaqali7787
@hibaaqali7787 4 жыл бұрын
Mansha Allah halkeda ayuu dhigay ckriin mamo ikraan hore soco
@suleekhaabdiraxman3632
@suleekhaabdiraxman3632 4 жыл бұрын
Waaw xasuus nolow cabdkarin cali shah
@cabdiraxamaanfaysal6508
@cabdiraxamaanfaysal6508 4 жыл бұрын
Adna haywxyeelyn hore unsoco Cabdikariin calishaah
@mohamedfarah1262
@mohamedfarah1262 4 жыл бұрын
Mshaaaaa alaaaaah wllleeehn reeer somaliland aniga waaaaan tagaaraaa cabdi kariin cali shaaahna hadooow arko qoraalkaaan foram mudisho noogu imaaad aaaaaad ayaaaa laga jclyahay sxb sare taaageera buuxa
@munahassan8131
@munahassan8131 4 жыл бұрын
Balaayo.idiin.timaado.soo.saara.fananin.aad.leedihiin.ilma.faladegan
@amiinpunjabi5484
@amiinpunjabi5484 4 жыл бұрын
@@munahassan8131 ghhh fanaaniin udhigma khadar keyow maheysataan markad leedahay fanaaniin soo saarta
@gobiyocaadkeed6491
@gobiyocaadkeed6491 4 жыл бұрын
@@amiinpunjabi5484 keeyowgee.?ma kii yaraayee gododle waa gediisiiye afwalawaynta ku jiqiiqsiiyay? Maxaa copycat reer somaliland daba dhigay haaduu fanaan yahay shambadii fankana waa kii hargeysa u soo doontay tiraba dhawr jeer muran nacas taag umahayne na dhaafa bah balbalaarka ama ilma faladagan reer abwaanbiis calasow carab balaadh
@bashkacade4432
@bashkacade4432 4 жыл бұрын
@@munahassan8131 😂😂😂heeedhe Mr shaah soo fanaan Soomaaliyeed maahee faladagan Maanu ictiraafin xaga fanka xoog buu ku joogaa
@mohamedfarah1262
@mohamedfarah1262 4 жыл бұрын
Jj
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 4 жыл бұрын
Waa heestaan youtube ka kaga daalay raadiskeeda iyadoo dhamaystiran caawa ayaan halkan ugu ckareem cali shaah iyo igraan jamac 2011 ilaa 12kiiban markii horaysay ka dhagaystay mobilka inbtiday xafada goljano harhaysa hoyga fanka
@husseinhandule
@husseinhandule 4 жыл бұрын
s\land afka somaliga ayagaa iska leh ,waxanku xaqiijinasa suuganta qaniga ayku yihiin iyo hargeysa oo ah hoyada fanka iyo suuganta,,s\land waa fanaan dhala abwaan dhala
@Ab_3040
@Ab_3040 4 жыл бұрын
Afkaga caano lagu qabay Xaqiiq weeyi taasi
@salahabshir2213
@salahabshir2213 4 жыл бұрын
Lahjada waa mudug
@mohamedbilacademohamedbila7029
@mohamedbilacademohamedbila7029 4 жыл бұрын
@Nimco Ladan Lkin ogsonow sida loogu bogaY lahjadan inaan loogu bogin kuwo kle
@hamsehirfog4753
@hamsehirfog4753 4 жыл бұрын
Cabdikariin cali shaah Shaw codkaagaba musica uumbaa naga qariyee Waa raaxo keep going saaxib.
@anisaradmaanta7631
@anisaradmaanta7631 4 жыл бұрын
Waaaaaw mansha Allah that's beautiful my sister igraan Jaamac iyo abdi kariim yare🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍❤️😍❤️😍❤️😍❤️
@GALAYDH
@GALAYDH 4 жыл бұрын
Abdikariim ali shaah ❤🙋‍♂️ Ikraan jamac ❤ mesha cod ku dhan
@hamdaosman7152
@hamdaosman7152 4 жыл бұрын
Cabdikariin Ali zhaah fananka qarniga hory uzoco bor
@hamzeziidaan9259
@hamzeziidaan9259 4 жыл бұрын
Mhd
@qadanmacne5078
@qadanmacne5078 4 жыл бұрын
@@hamzeziidaan9259 asc
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 4 жыл бұрын
alleylahe fankeenii liicay maanta wuu soo noolaaday, dhallinyaro loo carbiyey ayaan arkaa...
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*tani hees maaha Xilahay furan waa raashin 7 cisho cunto lagaga soomi karo* ❤❤
@edabsanabdi8949
@edabsanabdi8949 4 жыл бұрын
Naagtada ba aday oo heees lagu xilo furayo
@Osobalii
@Osobalii 4 жыл бұрын
Farhiyo Abdiwahid Omar waa hadal hay odhan kuma yiraahdo
@Ahmed2857-j6x
@Ahmed2857-j6x 4 жыл бұрын
Nin wayn
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
@@edabsanabdi8949 *Hhhhh dee ma been baan sheegay waa cunto heestani xitaa qofkii cunto xumo hayso ayey amateedka u furaysaa* 😁🙋‍♂️😁
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 4 жыл бұрын
Wixibad fahmaysa
@zakibusuuriofficial9450
@zakibusuuriofficial9450 4 жыл бұрын
Team xikmad hargaysa hoyga fanka alla yacizak ina Ali Shah iyo mama ikraan
@khaalidmohamuud6680
@khaalidmohamuud6680 4 жыл бұрын
Heesta safarkii BerBera ayaan ku xusuusta 2012 Best voice
@sacdoali9726
@sacdoali9726 2 жыл бұрын
Sacdo ali
@user-rp6gw1fe2x
@user-rp6gw1fe2x Жыл бұрын
Marka lagu leeyahy af soomaliga isaaq baa leh hala yabin eeg keliya fanka ❤😊
@sakarie3554
@sakarie3554 2 жыл бұрын
Hadii aan libinta sheegno 😍 waxani waa another level 🍂🙌.
@nasralaki2778
@nasralaki2778 4 жыл бұрын
Best fanaan and comedy man abdikariin noloshu kuma xumayso pro
@saadyouesfyouesf7796
@saadyouesfyouesf7796 4 жыл бұрын
Mucjisooyinka rabbi ku Manaystay hargaysa waxa ka mida wa boqcadda franka iyo sugaanta iyo nuxurka af somaaligu ku hano qaaday saw ma oggid fanaanka an ka soo heesin ama u heesin ama midho la so burqady abwaan hargaysa fankiisu ma hano qaadee..waxaad mooda in Alle u wakiishay reer somaliland inay hargaysa ilaaliyaan si ay u ahaato warshadaa soo saaryaysa mucjisooyinka fanka iyo sugaanta!!! hadba heesahhana anagaa somali barnay...Dhagax ugu rida inaanay dhacyn💪🙏.Nuuradiin Cali 5:9 macalin. Abdikariim ali Shaah iyo ikraan jammac ❤Hadii aad dhagaysto fankii hore waxa Darenaysaa love❤❤❤❤
@umusiham6772
@umusiham6772 4 жыл бұрын
Heesta mesheda baad dhigteen walee siiba wiilka 👏👌🏻
@xasankaafi854
@xasankaafi854 4 жыл бұрын
Yaaaa horey uqaaaadey wll
@rashidabdimohamedabdi140
@rashidabdimohamedabdi140 3 жыл бұрын
Habar jeclo fanka xay ku lahayd taariikhda dib uraaca
@avvvvo7000
@avvvvo7000 3 жыл бұрын
War bax garacyahow
@disisfunny88
@disisfunny88 Ай бұрын
Ikraan jaamac waa gabadh isixaaq carre ah 😂
@rayaanriyadrayanriad3044
@rayaanriyadrayanriad3044 4 жыл бұрын
I love ikraan jamac she's so beautiful Keep going cabdikaren
@mohkather5646
@mohkather5646 4 жыл бұрын
Lapadii FaNan Ugu JEcla Is HElaY Msha AllH 🤴👸❤💯
@asmaahmed2829
@asmaahmed2829 4 жыл бұрын
Abdikriim Ali shaah roxaanta fanka
@maxamedyuusuf2956
@maxamedyuusuf2956 4 жыл бұрын
OMG,what a voice
@shukrijaamac7568
@shukrijaamac7568 4 жыл бұрын
Cabdi cali shaah waad lakentay walih mansha alaah hore u soco ma kala dhacdaan adiyo inantu
@mohamedegal3268
@mohamedegal3268 4 жыл бұрын
Fanaankiii weynaa cabdinaasit macalin aun oo yar weeye ninkaani shaah horay u soco sxb from gaalkacyo
@bashkacade4432
@bashkacade4432 4 жыл бұрын
😂😂😂👌👌Tiradan marka ay mareysoh fiiriya bal #4:46 ilaa iyo inta laga gaarayo tirsiga #5:25 Waligeey Mr Shaah hiistiisa ma dhageysay oo tan ayaa iigu horeysay . Ninku waxaan la yaabay sida uu u dul tagay ninka kitaarka haayo, jaanta iyo jabaqdana ula seex seexinaayo, Odaygana markaasuu inta is jajabiyo oo isasi jeclaaduu kabanka uga waalay Mr shaahna waaba uu ku qoslayoo duqa sida uu u fahmaayo. Si inkaaran beey heesta ukala kiciyeen
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Faraha Cuncunaya Abdikrin Waana Intu Tumi Yaqaano😅
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 Abdikariin ali shaah waa fanan dhamystiran dhan walba
@Awilbashe
@Awilbashe 3 жыл бұрын
varta xagaad ka so qabatay😂😂😂
@burhanbile8004
@burhanbile8004 2 жыл бұрын
Waxtarkeygii baad tahay warna iima heysidee🥺 Waanadeyda maqaloo hadii weyne nagu simo jaceyl aan wadaagnee adna hay waxyeelen ❤️🤕
@mohamedmursal5200
@mohamedmursal5200 4 жыл бұрын
Malin axada waana malintii 3 ee ciidul odxa wana qolkeyga dhexdiisa 2/8/2020 xasuusa gaar ah saduna waa 6:06 wana maqrib alle amuuraha hasakhiro cfmd qab iyo nolol warta ayaan rajeynayaa inchlh malmo dhow inaan hamigeygo gadho oo alle irumeyo ayaan baryaaya inchlh wx wlba khyr ayeey kudhamanayaa
@updisamedupdisamed4206
@updisamedupdisamed4206 3 жыл бұрын
Laba bilod kadib xgay waxku maryan
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 3 жыл бұрын
Arbaca 21 july 2021 2 dii ciidul adxa
@AbdiRaxmaan-ix2ir
@AbdiRaxmaan-ix2ir Ай бұрын
2024..7.. maalin axad ah
@ubahsiad8188
@ubahsiad8188 4 жыл бұрын
Oh top hore soco fanan yare cod macaan. Birmingham kasoosalamey wallo
@updisamedupdisamed4206
@updisamedupdisamed4206 3 жыл бұрын
Wa haben salasa waxnu joogna wajale oo aan dalxis ujogno heesta aniga iyo sxpky baa dhagysnyna jawigu wa macan murqaanu baanu cirka marayna😍
@muhannetmahdi1444
@muhannetmahdi1444 4 жыл бұрын
Xasuusuhu waa ma guuraan💯❤👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🇹🇷
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 жыл бұрын
Yaa salam ikraan jaamac iyo cabdikarim cali shaah halkeedii bay dhigeen heesta ❤❤
@hebaessa1115
@hebaessa1115 4 жыл бұрын
wanaagii naftayday weedhaad tidhaahdaa wadnahay ku talaa warna ima haysid
@zakihazaazi
@zakihazaazi 10 ай бұрын
2024❤ ayaaa inooo balana🙋
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 3 жыл бұрын
Hees xasuus mudan axyaa h33s c/karin keep going
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 Ай бұрын
Goatka Fanka Ustaad Abdikariin Cali shaah Yaa salaam 🫡🙏 2024
@Qurankaiyomucjisojinka
@Qurankaiyomucjisojinka 3 жыл бұрын
M.a cabdikariim heesta barteedii buu dhigay lkn aniga waxaa iga yaabiyay kabanka midka tumaya iyo buulo xuubeey horay usocday
@abdijibarAj
@abdijibarAj 4 жыл бұрын
Cabdikariin cali Shaah amazing Voice ✅🔥💯🇸🇴
@ahmednurali4156
@ahmednurali4156 11 ай бұрын
🎉❤ Waa tuuratay maamada ❤😂rugcadaa weeyn
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 10 ай бұрын
Listen Habeen Jimce Soo Galaayo wadada U dhacaysa Berbera iyo Hargaysa Habeen saq dhex 2:40 From burao
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 4 жыл бұрын
Darwal anigo ah gaari Mark2 oo u kala safro Hargaysa iyo Garowe 2002 ilaa 2007 intaan wadanka kaso tagin bn heestaan Garowe ilaa burco kuso celcelinayay Mzhhalh Grandè UN Ricordo wlhi xasuus qaaliya bn galay Graźio Wiilka iyo marwaduba wa keeneen.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
labdaba lacag u dir illhey qoladi ihore qaadi jirtey way inaga hoseeyan kuwaan sadaqo u baxi
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 Isla ayada uunba qaadi jirtay
@user-sc8xn1dy2h
@user-sc8xn1dy2h 6 ай бұрын
❤❤yaasalaam cabdikariin alli Shah poqorka fanka
@user-ep2cq6bi7e
@user-ep2cq6bi7e 7 ай бұрын
mansha alaah ina adeerkay qali
@haajilacag1535
@haajilacag1535 4 жыл бұрын
heesta heesaha ugu jecelahay bay ka mid tahay ❤️
@cabdiraxman3237
@cabdiraxman3237 2 жыл бұрын
Yaa qaada
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
war ikraan waay soo yartee miyey umushey duamrka marlky umlaan 21 jir baay leekaadan maansha alalah illahey cafimadka cimrka ah ku barkaayo
@qadarcadeq999
@qadarcadeq999 4 жыл бұрын
way way waan ku wataa bro ina cali shaah
@iidqasaaye5893
@iidqasaaye5893 4 жыл бұрын
Fananin qaaliya #ikraan jaamac ismaacil iyo #cabdikarin calshaa Waalayaabay dadkaygi nolada
@asmaismail6905
@asmaismail6905 4 жыл бұрын
Maashlh cabdikariin cali shaah iyo ikraan jaamac dadkii fanka👏👏👏
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Cali Shaah waafanaan Buuxa🤴🏽
@mahadabdi3839
@mahadabdi3839 2 жыл бұрын
Abdikariin cali shaah Ft Ikraan jamac Gar iyo Gardaraba Wan idin wata❤👍
@sahradawo7612
@sahradawo7612 3 жыл бұрын
legend clkariin ali shaah keep going adna hoyo ilahay cimrigah ha ku dhereyo
@abdimajiidxaruuri4242
@abdimajiidxaruuri4242 4 жыл бұрын
Hadii wayne nagu simo jacayl aan wadaagne adna ha i wax yeelayn. Caleeek 🙌🏻🙌🏻
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Cabdikariin Cali Shaah / Ikraan ❣️❣️❣️
@mohamedabdisirat605
@mohamedabdisirat605 2 жыл бұрын
Waa garac gabanku....kal iyo laab ayuu u dhigay halkeedii. ♥️♥️
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Hada ayey ila tahay 2020 dhexdiisa galab aan dhageysty io waliba jawigii io goobtii aan joogayba💔😓💞🥀🙏 NB,, heeska markaa iguma horeynin oo waan aqiinay balse 2daan fanaan cusboneysiintooda ayaa galabtaas igu horeysay🙋‍♀️
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 жыл бұрын
Ikraan Jaamac🐐
@aminahussein1534
@aminahussein1534 4 жыл бұрын
I love cali shaah❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
how about me ima jaclid
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 Жыл бұрын
C / kreem and qamar are goat of the city singers❤❤
@khaalidabdi6051
@khaalidabdi6051 8 ай бұрын
I don't agree with you qamar But abdikariin Ali Shah yeeees
@Caliya2020
@Caliya2020 4 жыл бұрын
Hargeisa cadey iyo duriyadii nolada Abdikarim iyo Ikram
@deeqasaeed5820
@deeqasaeed5820 4 жыл бұрын
Maash Allah wooòoow Somaliland l Love Somaliland guuule Somaliland ❤❤❤❤💚💚💚💚❤❤💚💚💚💚❤❤❤👏👏👏👏🎤🎤🎤🎤🎻🎻🎻🎻🥁🥁🥁🥁🥁😍😍😍😍😍😍
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 4 жыл бұрын
Cabdi kariin cali zhaah codkaga ayad fanka ku jogta keep going
@maxamedcscs8093
@maxamedcscs8093 4 жыл бұрын
🤘🤘🤘Masha Allah cabdi kariin Ali Shah uu hayaa wooow🤘🤘🤘
@naadiyahassan1359
@naadiyahassan1359 4 жыл бұрын
waaaw cabdikarin cali shah qurux wallhy
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 4 жыл бұрын
We we. Cabdikariin Cali. Shah glod vocice 😂
@nimcoilyasburlytv615
@nimcoilyasburlytv615 4 жыл бұрын
He so cutie walahi Masha Allah
@ahmedbedri9660
@ahmedbedri9660 4 жыл бұрын
Waxba cunay hesta walhi🤙🏾
@ahmedcaqli5775
@ahmedcaqli5775 Жыл бұрын
25/3/2023 Maalin jumce ah Dalka France🇫🇷 Love environment🇫🇷💚 Heestan ayaa ii baxaysa Hadaa iga dambezoo love Ii saar
@hassanibraahim9923
@hassanibraahim9923 4 жыл бұрын
Masha Allah wlhe fananad qali ah oo aad codkeeda u jecelahay allahe ha Ku xafido
@asmamaxamuud4863
@asmamaxamuud4863 2 жыл бұрын
Ayyyyy🙄legend cabdikarin xxasuus igalisay
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
The legend Abdikariim Ali shaah❤👋
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Waay fanaanka qarniga c/kariin cali shaah hore usoco ader
@ruqiyahussein1262
@ruqiyahussein1262 4 жыл бұрын
Waaaw inaba caadi mahaa ❤️❤️❤️❤️💜💜💙💙🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻 fanani qali ah ikraan jamac iyo cabdikariim Ali nice 👍 song 💛💛💛💛💛💛💛💛💜💜💚💚👍👍👍👍
@nimcoheego9543
@nimcoheego9543 4 жыл бұрын
Hala Hala xidiigi g/Ragg burco togdher ❤cabdikariin cali shah saln sare inder and mom ikraan jaamac boqortoyo is heshay👏❤
@maygaagguure2048
@maygaagguure2048 3 жыл бұрын
Heestan markii u horreysay waxa aañ KU maqlay aroos ka dhacay magaalada arabsiyo oo ay joogeen ikraan jaamac iyo and mahad ayaanle shire. Heestan markii aañ maqlay waan ka helay waxa aañ tagay studio heesaha lagu duubi jirey oo aañ ka Soo duubtay.Sidii ayaan u jecelahay heestan
@mahamedkagawa6161
@mahamedkagawa6161 4 жыл бұрын
Halkeedu dhigay wacade asal.keep moving
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 112 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 27 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 20 МЛН
Farxaan Qaboojiye ft Ikraan Jaamac| Ma Ogtahay | © HCTV 2020
10:53
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,5 МЛН
ABDI QANI BOSS  | SIDA LAYLA IYO QAYS | OFFICIAL MUSIC  VIDEO 2O22
4:56
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,8 МЛН
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 52 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 317 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 108 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,7 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,5 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 254 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН