FARXIYA FISKA 2022 | JACAYL BAABKIIS XIDHAY | HEES CUSUB

  Рет қаралды 153,603

Mattan Pro

Mattan Pro

2 жыл бұрын

Thank you for watching !!!

Пікірлер: 104
@AdnaCiisemire
@AdnaCiisemire 7 ай бұрын
Waxan salamaya inta iga dambeyse aqrin donta qoral keyga cwa waxan lasexan la ahey xanun jacayl dhinacna family geyga iga gubaya dhinacna qofkan rago dhan ka xushey wlhi waxan noqdey dharigi labada dhinac ka gubtey 💔😭 ilaahow waad awoodaye sabar aan ku sabro isi 🤲😢 31/12/2023 00:00 cwa wxan iska sogaba gabeynayaa jacayl keygi mudo sanad ah aan sobaxnaninaaye calaf moye cashaq waan is deyne😭😭🙌 jacayl dambo leyguma oga qof walbo iga dambeyo qoralkan aqrindonow wll jacayl intad waqtigaada ku lumin laheyd wll naftada wax uqabo waa iga talo wllnimo un mac salama axbaabi🥺🙌
@nasroabdirahman8842
@nasroabdirahman8842 6 ай бұрын
Qalbiga allaha ku qabojiyo abaayo
@IztarFeizal
@IztarFeizal 6 күн бұрын
Sory abayo 😢
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
Heestan tiktok ban kasoo maqlay Lkn waqtigeeda kuma jiro Commentiyo waxaa ii muuqda dad qalbiga kawada jaban Alle nolosha ha idiin fududeeyo Inteena jawiga quruxda badan ku jirana alle ha u siyaadiyo ❤💋
@UgbaadHassan-vm1cx
@UgbaadHassan-vm1cx 7 ай бұрын
🎉
@ileysfarah1586
@ileysfarah1586 2 жыл бұрын
Faraxadu nolosheey bishaa Qalbiga way baanataaa Dareemaheey booqataa Allaha qaadirka baxshee Barkeen naga yeel raboo Farxadda badankeeda helay Ruux kastoo bukoodaa mar uun buu bogsoodaa boqoroow alalhayoow adigoon ibaal marin nasiibkayga igu beeg waqti adag ayaan dhageeysanayaa💔💔💔😭😭
@najma112
@najma112 2 жыл бұрын
Huno kaliga ha modin wayaha adegiyo dhibatada,bashar kula mida jira 💔 qisoyinka nolosheyda hadan so bandhigi laha admiga wada ilmen lahayen alx rux ku qanacsan ban ahay🤲😥
@ileysfarah1586
@ileysfarah1586 Жыл бұрын
Taas aan been ahayn huuno allsha noo booga dhayo🤲🤲
@rijaalbinurijaal7506
@rijaalbinurijaal7506 Жыл бұрын
Wllshay mcn kaliga ha moodin waxa jiro qof kula mid ah blse ku qanac san waxa walbo oo jiro ee ku qanac. Alle waxa uu yiri cules walbo oo jiro waxa ahaaday fudeed......anig ahaan waxan is dhahay heestan adig miyeey ka hadlee blse qadar walbo oo jiro aan kuwad qanacno abyo mcnto I.a alle baa meel aan kawad fela neen faraj khery leh nooku furaayo I.a❤🙏
@Salmacasar2
@Salmacasar2 Жыл бұрын
🤭🥲🥲🥲🥲
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
Heees iyo badh
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
From tiktok fiska golden voice 💛 Jacaylna babkisa xidhay 🦁🥺
@AbdifataxYare1140
@AbdifataxYare1140 7 ай бұрын
Boqorada codka farxiya fiski still 2024 😢😢
@ayanelmi2023
@ayanelmi2023 Жыл бұрын
Abaayo hada caafimad qabto allaha ku siyaadiyo hadad xanuusantahayna caafimad degdeg ah alle kaaga baryaya fanaanad qaran baa tahay ii noolow🥰
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 Жыл бұрын
Aamiin Rabiiyaw. adaa. xaqiiqda. og
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
Amin Amin Amin
@syckipdi863
@syckipdi863 7 ай бұрын
Anigoo madaxu aad ii kacsanyay oo Cadhaysan ayan hestan dhegaysanay oo Mirqaankuna Cirka imarayo Arin layab ahina igu dhacday ee ilhy markaste waxan weydisnaya Guul inshallah ❤
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 Жыл бұрын
💔😭ruux kastoo bukooda mar uunbu bogsooma Boqorow alahyow adigon ibaal marin nasiibkyga Igu beeeg😭😭
@caishadhameystiran-jf8dg
@caishadhameystiran-jf8dg Жыл бұрын
Xanuun xanuun wuu dhafay waxan daremoyo boqorow allahayow adigoo ibalmarin nasiibkeyga igubeeg
@fathiyamohamed9485
@fathiyamohamed9485 7 ай бұрын
Farxadu noloshey bisha qalbiga wey baanata dareemahay booqata allaha qadirka baxshee badhkeen naga yeel rabow farxada badan keeda helay❤
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 12 күн бұрын
Barkinteydu waa samir Alla maxaan nolol wacan kugu riyoodey balse hayaanku dheera. Rabiyoow nolol qurux badan isii wixii kale hayska maqnaadeena.❤❤❤❤❤
@ubahmahamud-xw8yx
@ubahmahamud-xw8yx 6 ай бұрын
Dumarow intaad iga dambeysaa qalbigina qof ha iska sinina😢😢
@ayuuush-ho9ke
@ayuuush-ho9ke 7 ай бұрын
qalbiga xanuun ka daremaya ilahow qalbiga i qaboji😢😊😊
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 Жыл бұрын
Boqorow alow nasibkega igu beg🥺❤️🤲
@ibrahimabdiibrahim8935
@ibrahimabdiibrahim8935 2 жыл бұрын
Laxanka kuma qorna lkn waan ku dhaarankaraa inuu sameeyey Cabdinaasir macalin ceydiid.😍😍😍😍😍
@Milgo258
@Milgo258 Жыл бұрын
@Rodajano channel 😂😂😂
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 Жыл бұрын
Farxadu. nolashu bisha qalbga way baanata Dareemahay. booqata. Allha. qaadirka baxshee barkeen nagayeel. farxada. badankeeda. Helay. ruuxkastoo. bukooda. Mar uun buu bogsada. boqoraw. Allhayaw adoon. ibaal marin nasibkayga. beekayga. igu. beeg🤲 waxaad. mooda. xaaladan. cawa kusiganhy. inay. kahdlyzo✌️
@fartun1439
@fartun1439 Жыл бұрын
Heestan Tiktoka kuso Argey hadan Arge wa qalbigeyga miye ka hadleyso 🥺🥺💔😿
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 Жыл бұрын
inaga isku mid ah hada arkay🥺
@hodanita447gmail
@hodanita447gmail 7 ай бұрын
Jacaylow Abaha was😭💔💔😭
@aysarabdi868
@aysarabdi868 2 жыл бұрын
Heestan qof walbo ma dareemi karayo Fiska boqorada fanka 🫡Thanks
@izranimcaan4244
@izranimcaan4244 Жыл бұрын
Boqorow Allahyoow Adiigoon ibaaal marin Nadiibkayga igu beeg🥺🙏
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
Heesta anay iiqaaday 😭😭😭💔🥺🥺🥺😭😭
@user-rq8jg3zk9g
@user-rq8jg3zk9g 7 ай бұрын
😢
@mariaaahassan2523
@mariaaahassan2523 7 ай бұрын
Ruuxkastoo bugooda mar buun bagsooda💔😭
@mohamudsharif1026
@mohamudsharif1026 2 жыл бұрын
Nothing but fiska❤️! Al Fanaan oo buuxa oo wlhi sending ❤️❤️❤️🫦🫦🫦
@saadosimancali7753
@saadosimancali7753 Жыл бұрын
Ruux kastooo bukoodaa mar un buu bogsodaaa boqoroow allhayoow nasiibkeeyga igu beeg
@user-dq8vz1qt2s
@user-dq8vz1qt2s 8 ай бұрын
Nasiibkeyga igu beeg😢😢😢😢
@idmanitacabdi5262
@idmanitacabdi5262 Жыл бұрын
Hada soo arky hestan🥰
@ahmedhybe217
@ahmedhybe217 2 жыл бұрын
Layaab Layaab habeen dambe Borama iyo Farhiya Fiska thanks Mattan pro
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 Жыл бұрын
boqorow AllaHayoW Nasiip kayga Igu Beeg....🤕🥺🤲
@abdullahiahmed407
@abdullahiahmed407 2 жыл бұрын
My feverate musican Farhiya Fiske the one and the only one love you so much 💘
@ubahnora9157
@ubahnora9157 Жыл бұрын
kabaqay ruux aanan baran ka beyray barriidadii ninbaan ka helay si aad ah oo xiisihiisa uu i gubayayaa markasan maanta dhan online kiisa raadinaaya markaan arkana waxan dhaho aan garan waayaa illayn xiisuhu waa dabka ugu kulul ☄🔥
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
Ax waka xumahay
@ubahnora9157
@ubahnora9157 Жыл бұрын
@@abdihakiinmuktar9888 thnk u wlle , lkn hada wu idaayay waxn ahaa qof degdeg bdn 😁
@user-gb5fy5vf7e
@user-gb5fy5vf7e Жыл бұрын
Ax yaa hees😢
@rakwansayyid
@rakwansayyid 2 жыл бұрын
Legend always never down always Top Fiska
@munahaji665
@munahaji665 Жыл бұрын
Fananada kaliya an heesa heda dhagesto ❤
@raymadayib6333
@raymadayib6333 Жыл бұрын
Barkintaydu waa samir 😪🤌
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf 2 жыл бұрын
𝐁𝐚𝐫𝐤𝐢𝐧𝐭𝐚𝐘𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐢𝐫🥺
@dadaxleyda6938
@dadaxleyda6938 Жыл бұрын
😭ax yaa hees
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 2 жыл бұрын
Farxiya fiska bqorada codka 😍
@tusmouhmed6861
@tusmouhmed6861 2 жыл бұрын
Emotional damage 💔 😢
@lakiibrahim1773
@lakiibrahim1773 2 жыл бұрын
Heestan waxaad moodaa inay aniga iqusayso🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@engyahyeabas
@engyahyeabas Жыл бұрын
Heestan Abwaanki sameyey ya igu cawin kara magacisa? 😢😢
@abdirizakalibos9423
@abdirizakalibos9423 6 ай бұрын
Abwaaan Fuad foodcade Reer Maakhir from Minnesota
@quenjowhara5749
@quenjowhara5749 2 жыл бұрын
Cod macan fiska ilaahi codka ha u daayo
@user-rq1yg7ix9o
@user-rq1yg7ix9o 7 ай бұрын
Hestan wxan dhagesanaya ano la iguso dadiday oo laydhahay mustaqbalkayga kama dhex arag kasow illahyban kugu dayay
@huddaomerr
@huddaomerr 5 ай бұрын
Ruux kastoo bukoodaa mar unbuu bogsooda boqoroow allahayoow adigoon ibaal marin nasiibkyga igu beeg
@kawtharmahamud5452
@kawtharmahamud5452 2 жыл бұрын
Ubaaqay ruux baqoolayoo Ka baqay ruux aanan baran Ka baydhay bariidadii
@dajiya9270
@dajiya9270 2 жыл бұрын
Haasawiyo bugaadintii Jacaylna baabkisa xiray 😰😥
@khadijoabdulle1707
@khadijoabdulle1707 2 жыл бұрын
Jah codkeda 🥺❤
@nastehaomar8663
@nastehaomar8663 Жыл бұрын
Boqorow Allahayow iguu beeeg nasiibkaygaa
@nuurajaamac7887
@nuurajaamac7887 6 ай бұрын
Boqoraw alhyaw nasiibkayga igu beeeg 😢😢😢
@farxamusa686
@farxamusa686 2 жыл бұрын
song is good song 🎧
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Boqorada codka😘❤
@user-cr9ui2yn1i
@user-cr9ui2yn1i 7 ай бұрын
Calaf moye jecl wan is deenahay😂
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 12 күн бұрын
Wllhi waa run😊
@user-si4iw6xe5r
@user-si4iw6xe5r 10 ай бұрын
Cimgowing my sisters
@apdi_fitah
@apdi_fitah 2 жыл бұрын
Poqrada codka fiska😊
@ridwaancumar8879
@ridwaancumar8879 2 жыл бұрын
Hees murti ah
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
Ax ala somali dhibadna
@hodanosman7917
@hodanosman7917 10 ай бұрын
Wooow 🥰🥰🥰
@phatmaamohamed710
@phatmaamohamed710 Жыл бұрын
Boqorow nasiibkayga igu beeg😢
@user-xn3iu9qy1i
@user-xn3iu9qy1i 7 ай бұрын
Barkinteydu waa samir 🥺😢
@fatumaabdullahi356
@fatumaabdullahi356 Жыл бұрын
Woow 🥺🥺❤️🥺 her voice 🥰🥰🥰
@Kinjamac
@Kinjamac 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@sabahali1605
@sabahali1605 2 жыл бұрын
Wooooow
@ifraxcabdi2954
@ifraxcabdi2954 Жыл бұрын
Ilaahay ha ku amansado qaali
@cumardaahir6421
@cumardaahir6421 Жыл бұрын
Dhinaca
@farhiasheik5107
@farhiasheik5107 Жыл бұрын
😍😍😍😍
@nasriahmed9028
@nasriahmed9028 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@Kinjamac
@Kinjamac 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@cayuzhcalih
@cayuzhcalih 2 жыл бұрын
Fiska always on the top ✌
@hassanmohamed7663
@hassanmohamed7663 Жыл бұрын
0
@hassanmohamed7663
@hassanmohamed7663 Жыл бұрын
P
@asmaabdirahman8728
@asmaabdirahman8728 Жыл бұрын
🎉
@RamloRamlo-kw4wf
@RamloRamlo-kw4wf 2 жыл бұрын
Right 👍
@umalkhair6399
@umalkhair6399 2 жыл бұрын
Barkinteydu waa samir 😞
@yasinsado8373
@yasinsado8373 2 жыл бұрын
Barkintaydu wa samir
@ahmedmahamedahmed4247
@ahmedmahamedahmed4247 Жыл бұрын
Allweys is fiska🫡
@umufawaaz5118
@umufawaaz5118 5 ай бұрын
Nlshedi sida unolaa halmar lenosha odhan iga burburtay wayo qufka jecla Aya zaid ixanunjiyay wuu iqiyamay Aniga darti waxwalba iga burburen darti Ayan usomijiray sidu igucafimado blse Asaga wuu iqiyamay gabarkale Ayubartay wuna iga qariyay blse waxwalba wan ogaday xanunka maray ilahy okliya og sidaa uxanunsaday rer waxan garay gerida ilahy kabaryo waxbarasheda iyo nolashedi intaba darti Aye iga baba en blse Alx sida usilcayay ilahy dhibka wu igabixiyay hda sidi hore ma ihi inkasto An nlsha iyo dhibka somaray ilawenin blse xanunka wuu iga dhamady blse ki ixanunjiyay hda dacad u Ahaa Asagana meshi otago mugdi mahino inu libanenin Adun Aqiro cadab ku oghy sidi ixanunjiyay ilahy markati ka Ah Aniga siyo Asagna ilahy nodhaxe insha Alh Asago lita lugahega wu hos imana insha Alh 🥺🤲🏻🤲🏻😭😭😭
@sadrisiman4711
@sadrisiman4711 2 жыл бұрын
Noosobadi pls
@ifraaxabdulaahi522
@ifraaxabdulaahi522 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@nasramohamudali398
@nasramohamudali398 Жыл бұрын
Nasiibkeyga igu beek
@Shiitalquen
@Shiitalquen Жыл бұрын
Sorry fiska Qaraci video gisi yaa so arkay isaga iyo asma Saban
@naimabarre3099
@naimabarre3099 2 жыл бұрын
Barkintaydu waa samir 🥲
@user-is2cl7it2j
@user-is2cl7it2j 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
Ax ala somali dhibadna
@mohameddriver
@mohameddriver 13 күн бұрын
😅😅
Farxiya Fiska 20 heesood Kaban Qaaci   YouTubevia torchbrowser com
1:45:57
ahmed nur adan
Рет қаралды 289 М.
TOP SOOMAALI MIX SONGS 2022 | HEESIHII UGU SHIDNAA 2022 - LYRICS
2:02:48
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 264 М.
heestii wacad 2013 ubax fahmo
7:29
Sigad Ahmed
Рет қаралды 1,2 МЛН
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,4 МЛН
Farxiya Fiska & Booska   Been Been Ha Moodin 2014
7:49
caamir Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
Allahayow Maxaa Iga Qabsaday
7:46
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 658 М.
FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016
12:19
Deeyoo Media
Рет қаралды 888 М.
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
MURSAL MUUSE 2021 | JACAYLKU DAMIIN HA YEESHO | HEES CUSUB
5:53
Mattan Pro
Рет қаралды 249 М.
Farxiya Fiska hees cusub Nafteeydaan la hadlayaa intaan waa hiifayaa
7:24
Farxiya fiska Official
Рет қаралды 1,2 МЛН
FAYSAL MUNIIR-KAATAGAYE KUMA GOYN {OFFICIALVIDEO}2023
5:22
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 2,2 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,5 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН