HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023

  Рет қаралды 3,828,798

SHIINO STUDIO

SHIINO STUDIO

9 ай бұрын

MUSGII ABDIRAXMAAN ISTIINLE CODKII HUSEEN ALI MIIRALE FARSAMADII SHIINO STUDIO

Пікірлер: 354
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 11 күн бұрын
Qofba waxbuu kanastee Anigu xabsi aan kujiray 14 sano baan kasoobaxay kanastay Alx😢 allow inta dulman ugar gaar sikastaba xaalku ha ahaadee😢❤
@Layalaxmed
@Layalaxmed 8 күн бұрын
Qali xabsi cashaq miys😢
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 7 күн бұрын
@@Layalaxmed My huno🥲
@abassofficialtube6497
@abassofficialtube6497 Ай бұрын
2024/2025 intadageysani donto liketa 🎉🎉
@aminajamal7117
@aminajamal7117 13 күн бұрын
Ano qalbi jabsan ayn dhageysanayaa
@aminajamal7117
@aminajamal7117 13 күн бұрын
Waan fiirsanaya anigo qalbada leyga jabshay
@dfgghhhfffgg1691
@dfgghhhfffgg1691 2 ай бұрын
2030 inta daawan doonto iisoo duceeya nafta cidna lamasiini
@AbdirahmanCammo
@AbdirahmanCammo 2 ай бұрын
Hees iyo badh aanan kaxiiso dhicin inta ila mida like saara
@qaalicali2511
@qaalicali2511 7 ай бұрын
Hadi iyo jeeri heegan baan ku ahy hoyo mcn❤️❤️❤️❤️💋💋been ma ahan walhi xafari iyo dawesha iga horu jogusada hoyo hadi iyo jeeri heegan ban ku ahy hoyo mcn❤❤❤😢😢😢❤❤💋💋💋💋💋💋💋
@sacdiyocabdulaahisacdiyo-zs3vy
@sacdiyocabdulaahisacdiyo-zs3vy 3 ай бұрын
Hhhhhh
@SalatIsmail-dt2fu
@SalatIsmail-dt2fu 13 күн бұрын
I like this song..I could listen to it like 10times
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 7 ай бұрын
Naftaydu naftay jeclayd Ka naawiley eebahay Negaaday, hadda ku helay Nasiibkay, u wanaagsanaa Qalbiga nuxurkiisa iyo Niyadu wey faraxsan tahay Waxaan ka nastaa badnaa Alloow noloshaan galiyo Nimcadaa adigaa iska leh Neecawda udgooniyo nuurka Naq roobka xareediyo rayska Nabdooday haddaan ku helay Nasiibkey u wanaagsanaa Nasriga eebahayee nedaamo Nedaamo ka raystayoo Waxaan ka nastaan ogahay Alloow noloshaan geliyo Nimcadaa adigaa iska leh
@fosiyabedda5655
@fosiyabedda5655 7 ай бұрын
" Nabdooney " hadaan ku helay
@amirkeynan9455
@amirkeynan9455 4 ай бұрын
Thanks habibi❤
@umaaxlam1995
@umaaxlam1995 4 ай бұрын
Njmx z1lfpfpgpplp😮
@Casaanyo1
@Casaanyo1 2 ай бұрын
2030 inta dawatay wan salamay Iso duceeya markaad hadaan dhinto saxipayl😢
@Zalmaanhussein
@Zalmaanhussein 8 ай бұрын
Heestan xoog baa u jecelahayy❤❤❤
@user-ih5rb5pv8c
@user-ih5rb5pv8c 5 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴الصومال ❤
@xamdixasan600
@xamdixasan600 7 ай бұрын
Waxan kanasta badna😢❤❤inta dhiman idhamestir yarabi 🤲🏻
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 4 ай бұрын
Alow nolashaa Galiyo nimcada adiga iskaleh❤❤❤❤❤❤
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 ай бұрын
Alloow noloshaan galiyo nimcada adigaa iska leh.
@moeawale4891
@moeawale4891 2 ай бұрын
Nadaadyo ka raystay oo waxaan ka nastaan ogahay. Waa nin qurba jooga oo naag hore ama jacal hore ciilay oo illaahay naag fiican iyo nabsi wanaagsan ugu badalay. Allehe way imaraysaa heestan iyo codka dahabiga ee fanaankani.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 8 ай бұрын
Absolutely Heeso Waa leenahay Laakiin. Dadku Ma dhugtaan Oo ma dhuuxaan
@BarwaaqoCabdi-qj6cm
@BarwaaqoCabdi-qj6cm 2 ай бұрын
Zhdsajbxd
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 ай бұрын
Aad iyo aad baan uga xumahay inaan ereyada iyo laxanka lasheegin Ereyada iyo laxanka singub
@MahamedRoblehMahamedRobl-nq2mg
@MahamedRoblehMahamedRobl-nq2mg 3 ай бұрын
Erryada = maxamuud nuur cali -- laxanka wa nuur cilmi ----- luqda = nuur cilmi -- wa fanaan ree jibuutiya
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 ай бұрын
@@MahamedRoblehMahamedRobl-nq2mg dhagayso wareysiga xusen miiraale inuu heeskaan singub AHUN leeyahay
@munacadar1941
@munacadar1941 4 ай бұрын
Inaanta kujiirto videoga mansha allah reer magaal
@abdisalaammaxamed8546
@abdisalaammaxamed8546 22 күн бұрын
Jko😊😊😅😮😢🎉🎉
@abdisalaammaxamed8546
@abdisalaammaxamed8546 22 күн бұрын
😊😅😮😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉55🎉🎉5🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢🎉😢😢😢😢😢😊
@cabdishakuursheekh6106
@cabdishakuursheekh6106 8 ай бұрын
wuxuu ka nastay wax yar maaha abwaanka heesta sameeyay
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 5 ай бұрын
Waa Sangub AHN
@AmranWarsame
@AmranWarsame Ай бұрын
You are so funny
@user-mx4ll1cg2g
@user-mx4ll1cg2g 3 ай бұрын
Old is gold
@user-uk2wh4kf4o
@user-uk2wh4kf4o 5 ай бұрын
Heestaan waa jaclahay❤❤❤❤
@abdiladhifahmedmohamed3219
@abdiladhifahmedmohamed3219 6 ай бұрын
❤ ilike this song 🎵 👌 😍 ❤ 🙌 ♥ 🎵 👌 ❤❤❤❤❤❤
@hasanabdi8835
@hasanabdi8835 2 ай бұрын
Wwwwww from 🇪🇹 ethiopia jigjiga
@Luhaya832
@Luhaya832 2 ай бұрын
Xishoo JIGJIGA Ethiopia malihin ee waa Somali galbeed gumaysi ayay kujirta ee Ethiopia ma ma is dhibtay adigu
@housseindeheyehofficial2125
@housseindeheyehofficial2125 6 ай бұрын
Axsan cod Wa so noleysay hesski nour dalacay from jabuti
@saadoqaranofficial6248
@saadoqaranofficial6248 7 ай бұрын
Ninkaa fanaanka isoo raadiya somaliyeey
@abdirahimmukhtar4167
@abdirahimmukhtar4167 2 ай бұрын
Waa fanankii fanaaniinta miraale
@abdirahmannur9516
@abdirahmannur9516 7 ай бұрын
Markaan dhageestaba xaaskeyga jeclahay soo xasuustaa allow ii kaa daaa
@yuufeyCade
@yuufeyCade 4 ай бұрын
🎉🎉😢
@user-us1jf9ep4x
@user-us1jf9ep4x 3 ай бұрын
@@yuufeyCadeyes ur😊tu😮😮y yu Y y🎉 😂😮q
@AmoGuura
@AmoGuura 2 ай бұрын
Amin
@apdinuhofficiallchannel1148
@apdinuhofficiallchannel1148 8 ай бұрын
I love somali music from oromo 😂
@Xasanbeckham-ci2dv
@Xasanbeckham-ci2dv 6 ай бұрын
Yah 3:02 and 3:12 the
@Thegreat-zz6bz
@Thegreat-zz6bz 3 ай бұрын
😅😅😅
@user-ks5fl7th1k
@user-ks5fl7th1k 7 ай бұрын
Alow nolashan galniyo nimacada adiga iska leh Sh+m😂❤ fri+1+12 ka Dec ..2023 in.a gumingan Wan uso lawan dona intan nolanahy ❤🎉😢
@Maxamuudmadey-we7wz
@Maxamuudmadey-we7wz Ай бұрын
Isku waaar walhie aqoon idin malihi lkn qoralkan quruxda badan isoo jiitey
@futdc624
@futdc624 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤Hambaliyo hambalyo hambalyo hambalyo
@MustafNorow
@MustafNorow 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ilike this song best 4ever
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 8 ай бұрын
The King is back USTAAD HUSSEIN ALI MIIRAALE AND MUSICIAN ABDIRAHMAN INSTIILE
@shairmungani7833
@shairmungani7833 8 ай бұрын
Xuseen Miraale is a real legend 🇸🇴🇺🇸 He and Cabdulaahi Boqol are the best Somali singers in North America/Canada.
@user-ih5rb5pv8c
@user-ih5rb5pv8c 4 ай бұрын
Heetaan waa jaclanay❤🇸🇴🇸🇴
@user-ih5rb5pv8c
@user-ih5rb5pv8c 3 ай бұрын
😍😍😍😍
@user-zd2ln8lb6g
@user-zd2ln8lb6g 6 ай бұрын
My favorit song those days
@user-nb9dp6ej3s
@user-nb9dp6ej3s 4 ай бұрын
Niyaduu way faraxsantoo waxaan kanastaa badna ❤
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 8 ай бұрын
Wow heesta waa macaanta Ali miraale welcome back legend 🎉
@mahadwadani9409
@mahadwadani9409 5 ай бұрын
Captain @liilbaliil
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 5 ай бұрын
Thanks 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ub8mh4hf5p
@user-ub8mh4hf5p 7 ай бұрын
Wowwww 😮😮
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 5 ай бұрын
Taariiqda Geesiyaashii Hagar Hor,seed U Tatay Gal Mudug, 🤠 Deey Ma Nabadbaa 💪💯💯💯💯💯👍 Raspteg 🙏 Somaaliya Gal Mudug Guul 💪💪💪💪💪 Iyo Gobanimo Habar Gidir 🎉🎉🎉🎉🎉💯💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹🎂🍡🍨🥧🍰🍪🥮🥧
@MisganaWakweya
@MisganaWakweya 2 ай бұрын
I love you Somali people and music
@aydarusmahamed8312
@aydarusmahamed8312 6 ай бұрын
Asc masal qeyr miraale codkaada waa heer sare oo dhageysigiisa lagaga ma caajisaayo sxb guul iyo horumar ayaa ala kaga rajeynaa
@abdimacalin4197
@abdimacalin4197 6 ай бұрын
Woow waa hees mcn I love you xbbt maryan ruun
@enggaleer7815
@enggaleer7815 3 күн бұрын
For those who will watch 2035 come here i.a
@haboonmaxamed3019
@haboonmaxamed3019 5 ай бұрын
Mazhalah Allah waa hees iyo badh
@FalastiinCabduqaadir-rk8km
@FalastiinCabduqaadir-rk8km 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@ArrehAbdillahiFourre-fz8uy
@ArrehAbdillahiFourre-fz8uy 6 ай бұрын
Waa heestii fananaka réer Djibouti Nuur daalacay heestii
@SamiiraAxmed-dv6xw
@SamiiraAxmed-dv6xw 4 ай бұрын
m.a❤❤❤❤
@h71497
@h71497 2 ай бұрын
I like this song and it is the best I have heard so far😊❤
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 7 ай бұрын
Qalbiga Nuxurkiisa iyo Niyadu. Niyadu way farxasantoo waxn Ka nastaan Banaa. Waxan ka nasta badnaa😊😂😂
@user-ed8sj2mc7j
@user-ed8sj2mc7j 5 ай бұрын
❤sweet voice this song❤
@user-nd4ws3eo3s
@user-nd4ws3eo3s 8 ай бұрын
Wow heestii sanaka ❤nagaadi
@shueibahmednour
@shueibahmednour 2 ай бұрын
Allow wax xun oo dhan naga nasi 😢😢😢 2024 1:01
@HusseincirroBarkhadRIYAA-ye2rz
@HusseincirroBarkhadRIYAA-ye2rz 5 ай бұрын
Waan jaceylahay
@user-iv8rm5hz4m
@user-iv8rm5hz4m 7 ай бұрын
Hi my blood brother Hussein ali
@luulsharif8258
@luulsharif8258 5 ай бұрын
NOLOOW H MIRAALE ILAHAY HA DAAYO AKHIRO JANNO AMIIN BY SEYGA RUSHKA
@luulsharif8258
@luulsharif8258 5 ай бұрын
@issadinhussain4475
@issadinhussain4475 4 ай бұрын
One and only miraale. LEGEND.
@user-jt5ei4et8k
@user-jt5ei4et8k 6 ай бұрын
❤ wooow ❤ l like thanks
@nafsaaa
@nafsaaa 7 ай бұрын
THIS IS MY SONGGGG
@user-fe4ww6cd8i
@user-fe4ww6cd8i 3 ай бұрын
Marshall ❤❤ Keep good
@noorcade7182
@noorcade7182 5 ай бұрын
WHAT A SONG!!!!!!!
@Naciimocabdixamiid
@Naciimocabdixamiid Ай бұрын
Waaw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp 2 ай бұрын
Waa somaliland viva somaliland❤❤❤❤❤❤
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 8 ай бұрын
cod aan caadi ahayn best song
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 8 ай бұрын
Wey isoo jiidaty...heestani...yaasalam
@user-zn3sh3rc3k
@user-zn3sh3rc3k 4 ай бұрын
Mansha ALLAH waa iga gadan yahay
@milannuurabdi4417
@milannuurabdi4417 8 ай бұрын
Waaaaaw wlhi O'Dayga Kii cod ahaaa ilahey baa ku galaday
@SAXARDIIDCIIRAALE
@SAXARDIIDCIIRAALE 20 күн бұрын
Heestan waxay kujirtaa heesaha aan aadka ujeclhy waxaana kadawanaya Addis ababa 2024 Hadaaad ila dawanyso liketa hyla dhafin❤❤
@MohamedOsman-iy6qr
@MohamedOsman-iy6qr 7 ай бұрын
Very nice music guys ❤ thank you so much 🌹🇨🇦✅
@somsan2076
@somsan2076 8 ай бұрын
Wow, nice song
@Hindahussein123
@Hindahussein123 6 ай бұрын
Naftaydu naftay jeclayad ka naawilay eebahay nagaaday hadaan ku helay nasiibkay wanaagsanaa❤❤
@idmanilyaas3405
@idmanilyaas3405 6 ай бұрын
From Somalia
@user-hq7hd7lk4i
@user-hq7hd7lk4i 5 ай бұрын
Kuwaan ma isqabaan waanka shakiyey farba ku goden
@user-ih5rb5pv8c
@user-ih5rb5pv8c 4 ай бұрын
Heestaan waa jaclahay😊😊😊😊
@user-ih5rb5pv8c
@user-ih5rb5pv8c 4 ай бұрын
Heestan xoog u jecelayy❤❤❤
@YusufJama-bk3of
@YusufJama-bk3of 6 ай бұрын
Somalis love this brother
@MohamedSherif-fs7qg
@MohamedSherif-fs7qg 5 ай бұрын
Hidan ali amba waan ka imiday awaara and dhahbui
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 6 ай бұрын
Odeyga ciyaalkii xaafadedkii hore waaye ❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉
@user-bh6mn4gg5o
@user-bh6mn4gg5o 8 ай бұрын
Waa odey tuuga heesta nuur dalaxa iska lahaa
@XasanAweysKhalif
@XasanAweysKhalif 2 ай бұрын
Iike song this mine
@user-je8nb6jw2s
@user-je8nb6jw2s 5 ай бұрын
Très belle chanson ❤❤❤
@abdiladiifahmedmohammed4231
@abdiladiifahmedmohammed4231 29 күн бұрын
Great singer from Somalia.
@Daawwo1
@Daawwo1 7 ай бұрын
Hees ninwayn qaadayo.❤
@sadiyasafawowatecha8840
@sadiyasafawowatecha8840 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉
@kaareburburiye
@kaareburburiye 8 ай бұрын
ninkii miiraale waa ku Raaxeestey Heestan runtii,,Gabadh Qurux Badana Wey u Qursay Muuqaalka,,,ka bax
@user-lx1vx9oh7h
@user-lx1vx9oh7h 7 ай бұрын
Waaw heestan waxay ixasuusisaa jamhuriyada jabuuti iyo nuurdalacay
@user-fn7sv3wx1u
@user-fn7sv3wx1u 4 ай бұрын
ha wlhi😊❤❤
@maxamadciise9352
@maxamadciise9352 2 ай бұрын
I love such lyrics awesome 🎉
@SacdiyoAbshir-gb8ux
@SacdiyoAbshir-gb8ux 3 ай бұрын
Wow istiinle wagaracday music 👑👋❤️
@user-ph2wv6rd8v
@user-ph2wv6rd8v 3 ай бұрын
I love this song beste song ❤️✌️🏆🇸🇴
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 5 ай бұрын
Heeskaan AHN Sangub baa Nuur Daalac reer Jabuuti u dhiibay ee ma laha Miiraale, laakiin meel wacan buu dhigay.
@AbshirMaxamed-r6k
@AbshirMaxamed-r6k 19 күн бұрын
M.a
@mjofficial820
@mjofficial820 2 ай бұрын
My lovely wife shared to me this love song ❤❤i love you too hun💓
@user-nj7vt3cx9r
@user-nj7vt3cx9r 4 ай бұрын
❤❤❤ keygii aya isodiray thanks mcnkeygaa❤❤❤❤
@user-so6rj1ix9e
@user-so6rj1ix9e 2 ай бұрын
Heestan aad ayaa ujecladay markaan highway saaranahay ayada leenba kusoo ceshceshtaa❤❤❤
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr Ай бұрын
Rag iyo Dumar waxad tahayba wllo adigo highway 🛣 Sadhan waliga hees ha dhagaysan miyad dhimanaysa ma nolanaysa inta laguso jidho ma ogan kadhid adigo marka Quranka dhagaysta oo Ku celcedhada ka wanagsan intad Xuman u Badhedhi layd❤Hadad Qalad I Fahantayna Sorry lkn #Talo walalnimay iga Tay👑🥰✋
@user-so6rj1ix9e
@user-so6rj1ix9e Ай бұрын
@@BahjaAxmed-ut6qr waad ku mahadsantahay wanadaada lkn sidee uga shakisay magaca iigu qoran rag iyo Dumarna waxa aan ahay uu shaki kaaga galay
@animalsadanmanya4499
@animalsadanmanya4499 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MohamedHassan-fe6fo
@MohamedHassan-fe6fo Ай бұрын
🔥 🔥 🎉 best somali. music 🎶
@abdimoh
@abdimoh 8 ай бұрын
Sweety hadaan ku helay nasiibkay wanaagsanaa😍
@AmranWarsame
@AmranWarsame Ай бұрын
Wu xu ka nasty is not easy I can relate still ❤
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 3 ай бұрын
❤❤❤❤MaashaAllah
@fankafanka8369
@fankafanka8369 5 ай бұрын
Nin kaan markuu yaraay halku ku jiire cajiib waxkale woooow💐💯💯🎷
@odayxayow3958
@odayxayow3958 5 ай бұрын
Fanaantii hobolada waa beri ku jiray sidoo kale waxa uu qaaday uuna leeyahay heesta hooyo ee suldaan serar so qaaday😂
@AaminSharma
@AaminSharma 2 ай бұрын
Wuu jogay
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 2 ай бұрын
Qabyo 1 iyo2 ayuu ku jirey heesta dhaxli meysid akademi was mld lagu dhaxaayoo dharaaraa la joogiye ayuu u qaadaya nakruumo alaha u naxariisto.
@hassanbahdon4070
@hassanbahdon4070 4 ай бұрын
Heestan aad ayey u macantahay
@wasleysneida8521
@wasleysneida8521 6 ай бұрын
Amazing voice ilove somlia music from Sweden 😂😂😂😂😂
@markonhede745
@markonhede745 8 ай бұрын
Wowwww amazing music I love Somalia from Ethiopia 🇪🇹
@hodanbadal2791
@hodanbadal2791 8 ай бұрын
Also bro amazagnalow ❤ from somalia
@ahmeddahir4361
@ahmeddahir4361 8 ай бұрын
​@@hodanbadal2791zcc😅😅😅gxxzZ🎉😅🎉🎉😅😅🎉😅🎉😅🎉😅🎉😅🎉😅🎉😅😊😊🎉😊😊
@ahmeddahir4361
@ahmeddahir4361 8 ай бұрын
​@@hodanbadal2791zcc😅😅😅gxxzZ🎉😅🎉🎉😅😅🎉😅🎉😅🎉😅🎉😅🎉😅🎉😅😊😊🎉😊😊
@user-ws5dw2qk1d
@user-ws5dw2qk1d 8 ай бұрын
​@@hodanbadal2791646 1w
@user-ws5dw2qk1d
@user-ws5dw2qk1d 8 ай бұрын
😢😢😢😢
@farhanmagic3181
@farhanmagic3181 Ай бұрын
HEESTA DJIBOUTI 🇩🇯 AYAA ISKA LEH
@nasinani922
@nasinani922 8 ай бұрын
Sorry brother heesta waxa iska leh nuur dalaxa ee reer jabuuti ❤❤
@zahraibrahim2871
@zahraibrahim2871 8 ай бұрын
Nuur Elmi dalaac sax fanan reer Djibouti 20 sano ka hor aya la qaaday
@sacdaadan8806
@sacdaadan8806 8 ай бұрын
Waa iska caadi hesaha rimax walagu sameeyaa. Maxaa dhib ah
@foosabdi-fs1vk
@foosabdi-fs1vk 7 ай бұрын
​@@zahraibrahim2871laakin wiilkaana kaga qurxoon sida uu uqaday
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 467 М.
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 52 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
AWEYS POLO HEES CUSUB JARER IYO JILEC JACEEL WAA GALA 2023
7:25
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 17 М.
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 256 М.
HUSEEN ALI MIRAALE HEESTII WANAGAN DUMAR UGEYSTAY 2023
6:25
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 586 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 15 МЛН
NIMCO DAGAN OO HEES CUSUB KA QAADEY SHOWGII FISKA HARGEISA 201 HD
5:17
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,5 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 103 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 256 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 797 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,2 МЛН