FARXIYA FISKA & ABDIKHALIQ SIRAD HEESTII MANQABOOJIYE 2020 AROOSKII NARTEEXO INDHO & XUSEEN BITE

  Рет қаралды 1,155,226

Faiza Amir

Faiza Amir

4 жыл бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my pp

Пікірлер: 235
@abdirahman1799
@abdirahman1799 4 жыл бұрын
My Dhuux farxiyo fiska farta taga inta jcl boqorada codka ❤🔥🙏
@mohameddakaneahmedyasir6353
@mohameddakaneahmedyasir6353 2 жыл бұрын
Heestan Maanqabojiso/jiye waxaa la qaaday 10 sano kahor, Hada Farhiya waa Islaan wayn Halka Abdikhaaliq m. Siraad aadba moodo in uu soo yaraaday. Yaa intaas ila arkay.
@aminaidris426
@aminaidris426 2 жыл бұрын
Ragga iyo dumarka isku cimri maaha
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Ragga Da.dooda lagama Garto jirkooda wayo raga wey adag yihiin Dumarka se jilicnaanta alla ugu tala galay
@abdirahmaanmelbourne5782
@abdirahmaanmelbourne5782 4 жыл бұрын
Walee abdikhaliq siduu ugu soo baxay markuu timaha soo beertay
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 4 жыл бұрын
5:08 Nin walbo wuxu jecelyahay gabar hooyadiis fadhiga uga kacda ee jecel tusta wana kahelay side nastexa u xushmeysay hooyo macan allah isku kiib barkeyo fanaanadena
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 4 жыл бұрын
Wll subscribe ii saar 🙏
@fatimacadey4563
@fatimacadey4563 4 жыл бұрын
xuseen dalmar xuseen gabar hada rabti intay ku jeceshahy inaa ogaati hooyada intay jeceshhy ayaa la fiiriyaa Nastexana ninkeeda inay jeceshhy wanu aragnay 🥰🥰
@aswarplayz6729
@aswarplayz6729 4 жыл бұрын
Wow
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 4 жыл бұрын
@@aswarplayz6729 wllky qaliyow subscribe ii saar ilahay gacmaha ha kuu barakeyo
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 4 жыл бұрын
Fahiima Cadey xaqiiq lawada arkay weyan hooyada hade jeceshahy iyo familkaga adna iyada jeclanaysa
@ikramfarah
@ikramfarah 2 жыл бұрын
Still he is young Mashallah so cute miss u😢🤦🏾‍♀️❤❤❤
@mustafmohamed6856
@mustafmohamed6856 2 жыл бұрын
Woooo
@dhawrsanadanchannel4523
@dhawrsanadanchannel4523 4 жыл бұрын
farxiyo fiska in ay masarka ku qurxunta inta ila qabta farta hatagto like
@maryanruun5184
@maryanruun5184 4 жыл бұрын
See ku arakty adi
@kassimmmuhamed5659
@kassimmmuhamed5659 4 жыл бұрын
🖕
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 2 жыл бұрын
12sano ka bacdi cabdi Khaliq wuu soo laptay waxuuna soo laptay isagoo Another level Ah❤
@adammursal4106
@adammursal4106 2 жыл бұрын
Ciidagale iyo Majeerteen is guursaday, isku barakooba. Cabdikhaaliq wuu sii da' yaraaday, Farxiyana qurux. Guulaysta.
@fatin9160
@fatin9160 7 ай бұрын
G36 dhe io mj ba siman 😂
@sabkammm6951
@sabkammm6951 4 жыл бұрын
Cabdi khaliq inoo quruxlow yahay yaa ilaa arkay
@kifaaxsirajeabdi9317
@kifaaxsirajeabdi9317 2 жыл бұрын
Me
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 4 жыл бұрын
How is nobody talking about how good looking Abdikhaliq is 😭😂
@bisharobashir4548
@bisharobashir4548 4 жыл бұрын
Lol right!
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 4 жыл бұрын
Lmfaoo
@asmaali26
@asmaali26 4 жыл бұрын
Omg ikr so fine lol
@susugur5202
@susugur5202 3 жыл бұрын
Absolutely he is beautifully, DONT tell my husband.
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 3 жыл бұрын
Susu Gur Lol! 🤣
@hasannajiib4831
@hasannajiib4831 2 жыл бұрын
Hestan wxn dhageesan jiray anoo ciyaal schoolka wlhy oo hargeisa jooha😿manta wxn ahy aabo 4caruura le nolo shana heer ka gaary m.a🤲 27/12/2021 dhamandka sandka wixii ig danbeeya iyo wixii xaaskiisu la qorayso f faranta like inoo balana😎🤙from canada 🇨🇦
@aishacali607
@aishacali607 Жыл бұрын
Ana ka danbaye
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
10sano gudahod carur miiya ku yeelatay mans allah❤
@nimciinaqueen7729
@nimciinaqueen7729 3 жыл бұрын
Cabdikhaliq wiil yar qurux bdn noqday wlhi wayabanhy muxuu iskusameyy mamaloomaleeyo
@ramlaaxmed3097
@ramlaaxmed3097 4 жыл бұрын
Wllhi wan qiiroday markay nasteexo maama da u dagtay Masha allh 🥀🥰
@somaliyoutuber211
@somaliyoutuber211 2 жыл бұрын
Heesta wa qiso dhaba aniga sameyey 2008 waxay na dhex martay aniga iyo hodan abdiraxman hada wa marwo Anigabe saddex caruura ii joga Mnsh alh wa xasuus iyo wayo wayo la so maray
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 3 жыл бұрын
Xusuuuus 2011 baan dhageysan jiray heestan waagaas iyo jawiga sidu ahaa baan xusuuusta mrki aan Heestan Dhageystaba Xusuuusaha Qaar wacanaa 🥰💯
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 2 жыл бұрын
Wakhtigi macaanaa buu ahaa soo noqon maayo
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Aad iyo aad aabo
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 8 ай бұрын
Wlhi amba wakhtiga yaa soonceliya isdhahaa
@nimcoshow1924
@nimcoshow1924 4 жыл бұрын
Farxiyo iyo cabdi qaaliq ayaaba isla jeclaada ani wee isku soo baxaayaan
@daauudburcaawi1151
@daauudburcaawi1151 2 жыл бұрын
10sano kahor farxiya ciyaal ayay ahayd abdi khaliq da waynbaaa ka muuqatay maantana farxiya ayaa da wayni ka muuqTaaa taa macnaheedu dumarku waaa khudaar oo kale
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 4 жыл бұрын
One of my favourite song!!❤🔥❤
@faisalahmed3083
@faisalahmed3083 4 жыл бұрын
Ar cabdi khaliq ma noolaa waaaw whata styl man
@dahirlove729
@dahirlove729 4 жыл бұрын
Legends isla soo jamhadeeyey Farxiya Fiska and Abdiqaliq Hees Xasuus 2010 😍😘😘😍
@user-hn8pk4ze1r
@user-hn8pk4ze1r 3 ай бұрын
Practically handsome with style and melodic action Abdikhalic is just too wonderful
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
3:17 Qoftaaas maseer miya waxay wado Ninka fiska garabka ka Qabsaday ayay ka dajisay gacantiisa yaaap hadaad aragtay like ha ila dhaafin legend meel Fog wax ka arkaan ahe 😆 😂 🤣
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 Жыл бұрын
😂😂😂
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
Waa heestii arooskayga 2011🥰🥰
@ayuubcabdi2525
@ayuubcabdi2525 4 жыл бұрын
Waaah waaah heestan lagama yaabo inaan ka xiiso dhaco
@xiisosman1328
@xiisosman1328 4 жыл бұрын
Rer uk wlhi wa dad somalinimada ku wayn thy fananintoda walalo jiro
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
C/qaaliq Timo Ayuu Soo Abuurtay Woooow masha alaah Koofidi ayaba kareesatay Hahhahahahaha
@King_Daud
@King_Daud 4 жыл бұрын
nastexo waa boqorad aroos farxad leh baan u rajeynayaa inzha allah
@amiiragoobe5814
@amiiragoobe5814 4 жыл бұрын
Markan arko labo isjecel oo isguurasdyee ayaa jecel igu dhacaa aniga
@mohamedhajji7034
@mohamedhajji7034 4 жыл бұрын
Hayaay timuu beertay sxb key abdikhaalaq
@empireshow1
@empireshow1 4 жыл бұрын
Igu maaxanayso markii aan ku eegaba hees adduun 2020 hit wllhi
@sabnareerbadiyo934
@sabnareerbadiyo934 4 жыл бұрын
My fiska 😢🙌 I love her 😍
@hodanahmedmubarak8070
@hodanahmedmubarak8070 4 жыл бұрын
Alaah yubaarik nastexo Abdikhaliq iyo fadxiyana aad ban idin salamay
@sahroyusuf7700
@sahroyusuf7700 4 жыл бұрын
War abdi khaliq wax kale ayuu kuso baxay wlhi caadi maaha
@maancade354
@maancade354 2 жыл бұрын
Hees aanan marnaba ka xiisi dhicin Still 2022 listening 🥰🥱
@deysane124
@deysane124 3 ай бұрын
Woow masha Allah abdiqaliq still he is young 😂😂😂😂
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 4 жыл бұрын
Ninka nastexo wuxuu u egyahay duqbiloow lkkkkkk tolow maxay isku yihn
@cabdirisaaq1
@cabdirisaaq1 3 жыл бұрын
Waxba ninkani waa nin isaaq ah oo reer hargeysa ah duqbilowna waa nin ogaadeen ah oo reer kismaanyo ah
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ZBoy-fk4xm
@ZBoy-fk4xm 3 жыл бұрын
😂😂😂 run badanaa
@user-qf4px3tn8w
@user-qf4px3tn8w Ай бұрын
Kama daalo heestan ila 2011 ,ilaahow iga madoobe heesaha 🤲
@mohamedibraahim285
@mohamedibraahim285 Жыл бұрын
Mashallah laba Boqortooyo ayaa is guursaday Ciidagale iyo Majeerteen barakooba idmka Alle ❤🔥🤴👸🙏🙏
@kowsardhagatage3764
@kowsardhagatage3764 3 жыл бұрын
Sodoh sas aan u jeclada rabi laha wil hoyadi noshahay waa jeclahay
@AnfacD
@AnfacD 8 ай бұрын
Masha Allah heestan Farhiya Fiska & Abdiqaaliq sanado badan aan dhagaysanayey . Waxaysa caawa uga duwan tahay waa Arooskii Nasteha Indho ayey ka qaadayaan. Faisa Amiir Mahadsanid walal
@sahrahersi5104
@sahrahersi5104 4 жыл бұрын
Masha allaaah mabruurga qaal😍😍😍😍
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
welcome back legends ❤ After long time ago since 2010 ❤👈 we Miss you ❤👈 Farxiya fiska ❤ meu Amor ❤ Eu amore Você so much.. GREAT BIGENNER 2020 ❤👈
@abdishakuursantoz6210
@abdishakuursantoz6210 4 жыл бұрын
Abdi khaaaliq maxamed siraaaad💕👌👌
@aminaosman4527
@aminaosman4527 2 жыл бұрын
Lengeeds wan idhin tagersanahy runtiii
@hindiscabdi1626
@hindiscabdi1626 2 жыл бұрын
Masha Allah @@aminaosman4527 sss
@abdirahmaanshiine2278
@abdirahmaanshiine2278 2 жыл бұрын
Abdi khaliq wuu yaraaday halka fiska neh ay duqowday Alle ayaa mahad iskaleh 👌🥰🥰✌✌✊✊
@hamdisiyad1244
@hamdisiyad1244 4 жыл бұрын
Ninkan farxiyo fiska cudkeda ka helay sido u firsanayo nastexo way marsartay ninka kula bir cml ugo dhagatay ina laga qadayo Moda kk
@ebyansheikh3864
@ebyansheikh3864 4 жыл бұрын
Hanbalyo nasteexo qurux maashaalaah ninkii ku helaa nasiib badan quruxsan isku waara hhhhh umada c.khaalaq ku mashquushay haduu beertay xataa jeebkiisa u sahlay wax ceeb muuna samayn c.qaaliq quruxlowgeena isha naagaha ilaah hakaa haayo
@tigerjr8425
@tigerjr8425 4 жыл бұрын
Legends is back🥰
@surejjamac8736
@surejjamac8736 4 жыл бұрын
C khaliq timaha inu bertay yaa ila fahmay
@sacadmaxamed6105
@sacadmaxamed6105 4 жыл бұрын
Hhh dib u yara baadh taariihdiisa bidaar waligiiba muulahayne
@fiicanofficial2889
@fiicanofficial2889 4 жыл бұрын
@@sacadmaxamed6105 wax u sheek ciyalkan like radiska ah
@siciidjoezph6689
@siciidjoezph6689 3 жыл бұрын
Taasi waa caadanee Ninkan Timaha wuu beerTay bariGi Hore koFyada ma dhiGi Jirin
@munooxuseeni2193
@munooxuseeni2193 3 жыл бұрын
Mashallh aroosa facin weye
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 4 жыл бұрын
*Anoo SAAHIL Muhammed* Ah Wlshay Faiza Keep Going Halka Gabadh Gabdhahena GaYiga Matasha Wax Kudhiba Alle Igama Kaaa Tuso GaYanka USareysa Alpo❤👌
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 жыл бұрын
Manshaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa AllaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaH WoooooooooooooooooooooooW Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa AroooooooooooooooooooooKiiii QarNiGaaaaaaaaaaaaaaaaaaa Hambalyoooooooooooooooo❤
@dahirlove729
@dahirlove729 4 жыл бұрын
Hambaliyo Nasteexo indho 😍😘 FARXIYA FISKA 😍😘
@aminaabdi9659
@aminaabdi9659 3 жыл бұрын
Masha'Allah he is gorgeous! 😍😍😍😍😍😍👌👌👌👌👌
@hamdamohamed163
@hamdamohamed163 3 жыл бұрын
Pidartii pa soo pèrtay cajiip😂😂
@mxmxmet9250
@mxmxmet9250 4 жыл бұрын
Mxay fiska iyo Abdi la Kala warwareegaya ma isku dhacsanyihiin
@justnow7263
@justnow7263 3 жыл бұрын
Farxiya fiska xabadaa gacanta ku wad wada ee laga gaadhay , talow maanu beryahaa waxba taaban
@najaxxuseen303
@najaxxuseen303 3 жыл бұрын
ma aragtay
@apdiqaniiprahiminaiprahim4854
@apdiqaniiprahiminaiprahim4854 2 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya hapenkan arpacada ee pisha aktopar 26 2022 nice zong
@mohibrahim9905
@mohibrahim9905 4 жыл бұрын
3:19 🤣🤣
@ahmetfarah9778
@ahmetfarah9778 4 жыл бұрын
Nateexo ninka gacanta usii daa Carmalkuna marku nim hello dhibkaasu leeyahay😂😂😂😂😂
@proton3362
@proton3362 4 жыл бұрын
Inanka Arooska ma duqbilow walalkis baa isku ekaa
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 жыл бұрын
😂😂
@zamzammohamedhaji3505
@zamzammohamedhaji3505 4 жыл бұрын
C qaalaq waaba wax kale👀
@mohamedJama-rx5ww
@mohamedJama-rx5ww Ай бұрын
Waa. Heestii. Ugu. Horysy. E. An. Dhagysan. Jiry. Anoo. Ciyaala
@khaliijicade8934
@khaliijicade8934 Ай бұрын
Yaa salaam
@originalbroob6631
@originalbroob6631 Жыл бұрын
Ninkaan is bedel weyn ayàaa kamuuqado xaguu kasoo baxay
@hudunadam8178
@hudunadam8178 4 жыл бұрын
Nastexo masha allah abayo 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 4 жыл бұрын
Wll subscribe ii saar ❤️
@cabdiqanimega223
@cabdiqanimega223 3 жыл бұрын
uu socday wlahi video xaqiiqdi kuwan oo kle cid iga duubtaan raa dinayaybe
@safiyaabdillahi7648
@safiyaabdillahi7648 4 жыл бұрын
Nastexo hada Xaas ba tagay masha allah abayo joji fananimadaa!😍
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 3 жыл бұрын
One of my favourite song
@abdikadirmohamed7242
@abdikadirmohamed7242 3 жыл бұрын
Mashal
@mxmxmet9250
@mxmxmet9250 4 жыл бұрын
Yah yah yah yaah Cabdi qaliq maanu bidaar laahyn Eeey???? 😁
@abdiaziizofficial9669
@abdiaziizofficial9669 4 жыл бұрын
waaaaar heestan mrkii hore eee ay wadaH qaadeen zawka bidaarta leH muu beertay odyguH 🤣🤣🤣🤣🤣
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh mahadaad aragty hhh marhore
@abdiaziizofficial9669
@abdiaziizofficial9669 4 жыл бұрын
hmmmmm waaaar odygUh ciyaaL uunbu ahaayEh wy kuzoi degdegtay bahzhuYeh lj wuu izkaH gaadhay 😋😋😋😋🤣🤣🤣
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
@@abdiaziizofficial9669 aad iyo aad waa kaa quruxdisaa baxaysa
@ubaxcrisaaq2915
@ubaxcrisaaq2915 4 жыл бұрын
wooow aroos shidan
@zakizonayareoffacial6980
@zakizonayareoffacial6980 4 жыл бұрын
LEGEND IS COME BACK ✊✊
@abshircabdi1881
@abshircabdi1881 3 жыл бұрын
Waa wadani heestan
@caanhaysteofficial8393
@caanhaysteofficial8393 2 жыл бұрын
CimaaamadA Abdikhaliq lama haysan Karo fantastic weyi
@deega1234
@deega1234 4 жыл бұрын
Allah bless your marriage, Amin!
@kawsarmaxamedmuuse340
@kawsarmaxamedmuuse340 3 жыл бұрын
Wooow
@ishraaqinaabdi4654
@ishraaqinaabdi4654 4 жыл бұрын
Alla cabdi qaaliq wayahn lma arkin wuu so laabty masha allah
@talowanaag5869
@talowanaag5869 4 жыл бұрын
Mash Hambalyo Nastexo Indho
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 2 жыл бұрын
Aduunyo after 11Yrs Abdikhaliq Dhalin Yaruu Sii Noqday Halka Fiska Isbedel Kamuuqdo Guulaysta Guys Wakhtigii Dhalinyaranimo Dhagahayaga Waad Uraxayseene
@somaliclips1
@somaliclips1 2 жыл бұрын
Isku fikrad baanu nahy xiligaa fiska caato bay aheyd oo abdikhliq baa buurna now fiska iyada hada cayilan halki isagiiNa caatoobay waqtigu iyo waayuhu is badaL
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 4 жыл бұрын
2:40 odaya farxiya fiska ka dhanaansaday kkkkkk
@mohamedsalahisse7900
@mohamedsalahisse7900 4 жыл бұрын
gurey kabtan kkkkkkkkk waan suuxsanahay wlhi 😂
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 4 жыл бұрын
@@mohamedsalahisse7900 HoRta baan FARGADAY wixiisa parsal buu ku qaaatay odagas
@elhanabdirahman7345
@elhanabdirahman7345 4 жыл бұрын
Ninka aroos fiican beey udhigatay hablaha somaaliyed wey hormareen ragiiba hadey inta rerkiisa kadoontan si wacan aroos ugu dhiganayan 🤗
@ebyansheikh3864
@ebyansheikh3864 4 жыл бұрын
Nasteexoo way ka dhanthy naag nin doonan isku xishoo adoo gbr ah gbdh walaashaa oo sharaf leh ha cayne
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Ninku isaga guursadey wax kale sheeg
@sacdiyocumarcumar7522
@sacdiyocumarcumar7522 Жыл бұрын
My fv 2023 may 8❤
@aweizibrahim1682
@aweizibrahim1682 4 жыл бұрын
Faiza amiir keep going sister 👏
@sharifobarise6283
@sharifobarise6283 2 ай бұрын
He is handsome ❤❤❤❤❤🤴🏽🤴🏽🤴🏽
@draskar7729
@draskar7729 7 күн бұрын
Jas baa dawnysaa
@draskar7729
@draskar7729 7 күн бұрын
@xidigtasanaag798
@xidigtasanaag798 4 жыл бұрын
Maaashla gulyesta
@xalimosalan4910
@xalimosalan4910 4 жыл бұрын
Masha allh
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 4 жыл бұрын
Walashey subscribe ii saar ilahay gacmaha ha kuu barakeyo
@user-fd1mz8gh1g
@user-fd1mz8gh1g 3 жыл бұрын
والله ماكنت اعرف إنه هو فنان اطلب منه طلب اسم الفنان وعنوانه لو سمحتم منشان انزال اغاني حقه
@mustaqiimxaaji4555
@mustaqiimxaaji4555 3 жыл бұрын
اسمو cabdi khaaliq
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
كيف تفهم اغني لو سمحت
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Inaba caadi ma aha heesta marwaa tahay xariiriyo maamuus udhalatee muraayadii qalbigaa iyo maan maan maanqaboojisaa tahay 😂😂😂👋👋👋💯💯💯🙏🙏🙏❤❤❤👇👇1 July 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid
@IlywdDregh-mo4iw
@IlywdDregh-mo4iw 6 ай бұрын
Masha allh ❤❤❤❤❤
@ahmedjoovio1372
@ahmedjoovio1372 4 жыл бұрын
Wr FanaaN baa lasoo halay Taageero buuxda
@juwe5216
@juwe5216 Жыл бұрын
Ninkan gacanta ku iloobay fiska😂😂😂😂
@fakeituntilyoumakeit9284
@fakeituntilyoumakeit9284 4 жыл бұрын
Aadiyoaadbaanufarxay Markaanarkaysidapurxan Ayreerlondonaroospurxan Kuugudhigeen Waadmahadsantihiin
@estroestro7078
@estroestro7078 3 жыл бұрын
kkkkk nio dadyoowga kale yaraanta ayeey ku qurux badanyihiin lkn nimanka somalida 40 markeey garaan baa quruxdoodu soo baxdaa siiba fananiinta kkkkkk
@savenstarflims9917
@savenstarflims9917 4 жыл бұрын
💥🥰
@farhiamohamud5811
@farhiamohamud5811 4 жыл бұрын
5:47 maamada gabadha way dharbaaxday wlh kkkkkkkkkkk
@umuimranabdalle9683
@umuimranabdalle9683 4 жыл бұрын
Farhia Mo maba arkine maxee u dharbaxee waba gabdheda
@samikidane8826
@samikidane8826 3 жыл бұрын
❤❤❤❤💜💜💜💜💚💚💚💚💚Love you
@aminabaraki8268
@aminabaraki8268 2 жыл бұрын
25 December 2021 ya iladageysanyo hestan wan iskajechy
@hannaalii6111
@hannaalii6111 4 жыл бұрын
5:47 dharbaaxadii aduunka ayey mamadu ku dhufatay 😂 ma nooli
@mustafecabdillahi4240
@mustafecabdillahi4240 4 жыл бұрын
Lol
@aswarplayz6729
@aswarplayz6729 4 жыл бұрын
M.a
@libancabdi2821
@libancabdi2821 4 жыл бұрын
Abdi khaalaq wlh waan u dharaana timaha wuu beertay
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Waa beerty hadhaaran wa run hhhhh
@qaliyahartan4236
@qaliyahartan4236 4 жыл бұрын
Mansha.alah nastexo mamada sidey madaxa uga dhunkatey aad ayan ugu farxay
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 121 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
FARTUUN JANO IYO DAHAB CAJIIB AH OO LA GUDOONSIYEEY
23:31
Jundi Media Pro
Рет қаралды 216 М.
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 11 МЛН
XAAWO KIIN IYO XUSEEN SHIRE - HAR II JIID (OFFICIAL VIDEO)
9:44
Tusmo Films
Рет қаралды 4,5 МЛН
Kugu Badhaadhay - Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015
8:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 3,9 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 241 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,9 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН