No video

FARXIYA FISKA & FARAH MURTIILE HEESTII DADNIMADA AQOONSO 2018

  Рет қаралды 4,719,990

Faiza Amir

Faiza Amir

6 жыл бұрын

Пікірлер: 603
@adamboranaborante419
@adamboranaborante419 3 жыл бұрын
Woooow Anigu waxan ahay nin oroma Heesatani waheesiti heesaha afaan somaliga ogucaansan ilaahey ha unaxariste boqoradi codka seeynan Walif mogol I love u all Somali people maxayeley walaalaha ayagi weeye wanu islenahay Somali hanoolato!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@abdirahmanalifarahfarah1086
@abdirahmanalifarahfarah1086 2 жыл бұрын
dugaa dubaate abo
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 2 жыл бұрын
Raali ahaaw oroma waxba inagama dhaxeeyo oromadu somaalida ayeey hasuuqaan
@sadrimaxamuud6694
@sadrimaxamuud6694 Жыл бұрын
thankz pro
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 Жыл бұрын
@@ahmedhassan6097 🤣🤣 kawareeji
@suleekhasaleban649
@suleekhasaleban649 Жыл бұрын
​@@ahmedhassan6097 kadhac indr inanta😂
@Kingciska4
@Kingciska4 7 ай бұрын
2024 inta dawanaysa 😊❤
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
waligaa qof maku tiri ma ii diir Naxeysaa Aniga qofaan ogahay wax badan waa u qaaday heestaan balse maanta Nin kale ayay xaas u tahay allaha isku barakeeye 🥺💔11 /8 /2023
@quruxbadan4333
@quruxbadan4333 11 ай бұрын
Sorry hno mcn😢
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 7 ай бұрын
Waa caadi hno aduunka wax walba way Ka dhacaane calafkaaga waad Heli insha allH😢😢 Aniguba waayo badan maxan cidlooday oo aan haben walba Intay dadku hurdaan aan barkinta ka dul ooyey ax markaan xasuusto waan ilmeeyaa walhi bishii 13/07/2023 ilaa imika kama bixin xanuunkii qofkaasina Marna wuu iisoo noqdaa marna wuu iga tagaa intuu iga cadhoodo talaw aduunka miyaanan qofba Ku lahayn aan nolol la wadaago😭💔🌍 illaahaw hadaanan qofkan calaf ku lahayn dhibtiisa iga dul qaad waan jecelahay waxna kama hagrado haddana wuxuu iila dhaqmaa sidii aan anigu naftayda u daneeyo😢😭💔🫂😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Ahmedsaid-bt1zp
@Ahmedsaid-bt1zp Жыл бұрын
Fanaaninta gabadhii ugu codka macaaned boqorada codka farxiya fiska 🥰🥰🥰
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 4 ай бұрын
xasuustii xamdaaniya iyo magaalada ayeey xoowo kudugneed jida dubrba waxaa ihuryaal xaafadihii qurxunaay sida kuweeyso quleel goryaad madiina fahad xaye biwaadi waan salaamay boqortooyada barakeesan iyo bahweenta ahlu shiiq ❤❤❤❤❤❤❤✌🇸🇦🇸🇴
@aaliyah2037
@aaliyah2037 4 жыл бұрын
Growing up my hometown muqdishu was # one for heesaha fanaaniintana imaan jireen.. now days my somaliland ppl wxay kaga dhegtay muqdishu way kufsadeen heesahii somaliland baa ku haysate.. I agree now yes But before my muqdishu was the best I guess every dog has it days.. # I love all Somalia 👊
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg Жыл бұрын
You can not be serious lol. Fanku was created in Somaliland Specifically its capital Hargeisa which was and will always be hoyga fanka iyo suuganta. Most singers were from Somaliland and 99% of the abwaans were/are from Somaliland. Magool who sang this song was trained in Hargeisa and then sent to Mogdisho and so was Hassan Aden Samatar. . She also sang this song with Kuluc who was from the Republic of Somaliland.
@awilhirsitahlil1061
@awilhirsitahlil1061 5 жыл бұрын
Fanka somaliga waqtigaan fiska darteed baan u dhageestaa🥰🙏
@user-ob6kh9mp8u
@user-ob6kh9mp8u 2 жыл бұрын
خیلی خوب هست
@abassidriss7812
@abassidriss7812 2 жыл бұрын
Y
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 4 жыл бұрын
Wallahi ghabada maryahaa cascas wanku heysta ee Farah murtiile agtaagan baby halla back if you see this comment
@alijama4391
@alijama4391 2 жыл бұрын
This song has a special meaning to me. Back in the day, I used to listen. I particularly enjoyed it when I began dating my first love. It was an incredible and unforgettable experience for me.
@aliibrahim8625
@aliibrahim8625 2 жыл бұрын
Waaw
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 Жыл бұрын
Heestaan 2000 ayy ii celineysaa that time I was young put I was feeling some thing
@MahadMohommedDaahir
@MahadMohommedDaahir Жыл бұрын
​@@abdinoorkulmiye7775ani lama dhalin
@abzeezy56
@abzeezy56 7 ай бұрын
You was in love ❤ my brother 🫡🫡
@user-pc1ef6qy1b
@user-pc1ef6qy1b 7 ай бұрын
@farhanmohamedawil2947
@farhanmohamedawil2947 4 жыл бұрын
Fankii hada majiro lkn wiilka aan fanka ujoogo dartii inta ila mida like ta dhac dhac kusiiya 🙏
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees faarax murtiile farxiya fiska
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees faarax murtiile farxiya fiska
@qaranbile3365
@qaranbile3365 5 жыл бұрын
Inta farxiya fiska tagersan like isara waliba soomalinimo darted waa ogahay gabdhaha soomalida way isaari donan
@fardosdaher3539
@fardosdaher3539 4 жыл бұрын
Qaran Bile بطجدفذ
@fardosdaher3539
@fardosdaher3539 4 жыл бұрын
Qaran Bile فدفطفدطجأحدادفج
@fatimaabdirahman7966
@fatimaabdirahman7966 3 жыл бұрын
2021 Ya ila dawanaya💯😅❤️
@luulmaxamed8740
@luulmaxamed8740 3 жыл бұрын
Aniga🤣🤣
@axmedlover2349
@axmedlover2349 3 жыл бұрын
Aniga dee
@bashkaboy615
@bashkaboy615 2 жыл бұрын
2022 kawaran heee
@cawilyare6432
@cawilyare6432 Жыл бұрын
@@bashkaboy615 2023 malmo kadhiman
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 4 жыл бұрын
Fadxiya always best farta taaga inta somaliland ku soo dhaway naysa hargaysa caday ❤✌
@samiironalka7835
@samiironalka7835 2 жыл бұрын
Heestaan hoyadeey aa jecel💟💟💟💟💟
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 жыл бұрын
jecel amuu haayaa maamada jecl ayaa haayo ee ka war heey
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 4 жыл бұрын
Xalilmo khaliif cumar Magool iyo Maxamed Axmed Kuluc ayaa laha heesta originalka allaha uwada naxariiste ciyaal Like iisaar ha umalynina heeso cusub.
@libaanabdullahidiireye7745
@libaanabdullahidiireye7745 4 жыл бұрын
How are you doing my Dear friend
@bakhadxasanismail1171
@bakhadxasanismail1171 4 жыл бұрын
Heesxaalimoqaalifmaagol
@Marayare.channel
@Marayare.channel 7 ай бұрын
09-01-2024 yaa fiirsanaya😢❤
@user-hp4tj7jk9b
@user-hp4tj7jk9b 5 жыл бұрын
فرحيه فسكاء نحبها واحب اغانيها احلئ فنانه برغم انها تاخد اغاني فنانيين تانيين لاكنها هي بتغنيها ررؤؤعه اسف ياجماعة الخيرر انا مااعرف اكتب صومالي ومااعرف اقراء
@staystrong787
@staystrong787 4 жыл бұрын
حتي اللغة العربيه أنت لم تكتبها بصورة جيدة لازم تطور مهاراتك☝️👆
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
في حدا ما بكتب صومالي
@ahmedcumarmaxamuud7656
@ahmedcumarmaxamuud7656 4 жыл бұрын
إدا لم.تعرف.أللغة.الصوماليه كيف.عرفت انها أخدت غناء غيرها
@enjoywhoyouarre4029
@enjoywhoyouarre4029 4 жыл бұрын
@@ahmedcumarmaxamuud7656 ممكن قالو له😊
@enjoywhoyouarre4029
@enjoywhoyouarre4029 4 жыл бұрын
@@somalitv9331 70000000000 نسمه متعرف تكتب الصومالي
@suldan713
@suldan713 3 ай бұрын
28 April 2024 Heestan waxan dhegeysanaayaa Anoo Joogo Dalka Libiya 🇱🇾🌏
@iidowmaxamedlays920
@iidowmaxamedlays920 4 жыл бұрын
Hadaa 2020 dawaneyso like ha iga xasdin
@aliyakadeheroman1697
@aliyakadeheroman1697 4 жыл бұрын
Mop
@mohamudaqib9072
@mohamudaqib9072 4 жыл бұрын
Good.nis
@yusufmuhumed6234
@yusufmuhumed6234 4 жыл бұрын
sidaa dumarkaan ku aqanay. Ragiina miyay bilabeen like hayla dhafin? hhhhhhhhhhhhhhh
@cabdifataxmaxamedbadal5816
@cabdifataxmaxamedbadal5816 3 жыл бұрын
Madiga qofka hesaya wll farxita miyaa
@isqoryoonis4287
@isqoryoonis4287 4 жыл бұрын
Alle haunaxariisto xaliimo iyo Mohamed legends bay ahaayen
@Deeq.224
@Deeq.224 Жыл бұрын
Xaliimo khaliif magol iyo maxamed axmed kuluc ayaa leh hestan asalkeeda Aun dhamantood ciyaal like isaar ha isku qaldinina
@abdimajiidcareefe8250
@abdimajiidcareefe8250 3 жыл бұрын
Farxiya fiska waa fanaanad cajiib ah, heesaha talantaaliga ahna aad bay ugu wacantahay. Our fiska.❤
@mohammedabdullahiyusuf848
@mohammedabdullahiyusuf848 3 жыл бұрын
Rr
@knaanali7854
@knaanali7854 4 жыл бұрын
Hadaa qof aan kuheysan party oo caadi aheyn kula kulantid oo xabad kashidan mesha joogto ayadana si waalan kuu qaseyso heestaan oshid hadey wax garad tahay wey kaa fadhii saneysaa 😂😂😂 soomaali weyn hanoo laato dhamaan 🙏😍
@Bwalde
@Bwalde 3 жыл бұрын
"Inanyahay diraac iyo, Diri hoorey kala wacan, Adoo doog arkaayana, LAMA DEGO ABAAREE" Kkkk aboosto weeye.
@mesutozil5649
@mesutozil5649 4 жыл бұрын
Farxiya fiska weligay ma arag wax ka cod mcn 11 sano bn tagera buuxa u ahaa
@eastafricanoh9247
@eastafricanoh9247 6 жыл бұрын
Faarax Murtile & Farxiya Fiska Fanaanin Dhab Ah 💙
@zakariamohamedabdi3839
@zakariamohamedabdi3839 5 жыл бұрын
Ina Jamac Cade love kugu ahay
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 6 ай бұрын
Waa xasuustii magool iyo Kuluc alle haunaxariisto Erayadii abwaankii Cali Sugule cigaal duncarbeed
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees faarax murtiile farxiya fiska
@caydaruussalax6731
@caydaruussalax6731 3 жыл бұрын
Inta 2020 dhagaysanaysa wa slamaya
@mohamoudw749
@mohamoudw749 11 ай бұрын
HESTANI WAAA TAARIIKH FOG OOO AAD U FOG 1968 MAAN DHALAN XILIGa waxaan sameeye xildhibaan kamid ah somaalilaand WAAA DHEEG CIIDAGALE
@hoobal__official1989
@hoobal__official1989 3 жыл бұрын
m.a boqorada codka waa taageeraaa fiska 👑🎤👑🎤👑
@mohahassan7513
@mohahassan7513 4 жыл бұрын
Waaw logo daadshay Malaboo iyo faarax murtiile ustaad aan cidna ka baryaynin taas
@muhyadinmustafe467
@muhyadinmustafe467 4 жыл бұрын
Faarax murtiile nin wayn wllhi hore usoco saxiib qaali
@user-ei6bv7gz1j
@user-ei6bv7gz1j 4 жыл бұрын
fiska cod mcnaa 😍🔥
@jabirabdullahi6447
@jabirabdullahi6447 3 жыл бұрын
Adigo doogarkayo lamadago abari lasoco wiilll
@jabirabdullahi6447
@jabirabdullahi6447 3 жыл бұрын
Maxa kalabax
@jabirabdullahi6447
@jabirabdullahi6447 3 жыл бұрын
Sxb ayub
@dayaxari322
@dayaxari322 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto codadkii maxamed axmed kuluc iyo ahun x c kh magool ereyada hees abwaan dheeg xusuus cajiiba
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 6 ай бұрын
Ala muqalkan heestan waxan bartay o fiirsadey 2018 wa barigay qadeen labadan hobal wa barigii aniga telefon shashad ah igu horeysay🤳 jah markasey farxiyo fiska qurux ahayd iyo fananad weyn hada lakin way is washey markay wiil yaro dhali karto iskuso dhistay o tiri wan guursaday balma lefarkeday wayday yaab tiiba maha walahi ilhow khatumada kheyr nogu khatim o no denbi dhaaf dhamanten wixii muslima intii dhimatayna u naxariiso o walid kayo mid yihiin hoyadey mcn wa galab jimce si baxaye no denbi dhaaf o na hanuuni Aamiin yaarabi wa bisha 2/2(2024)❤🤲🤲🤲🤲🤲
@cabdimajidxaji2141
@cabdimajidxaji2141 2 жыл бұрын
fiska iyo faarax murtiile keep goon ❤❤
@rashiidyuusuf5464
@rashiidyuusuf5464 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanaaya
@Ayanle13
@Ayanle13 6 ай бұрын
2024
@martelo7farnelo106
@martelo7farnelo106 2 жыл бұрын
حنجرة عجيبة 🌹 من ارض ارتريا الطاهرة تحياتي باهل الصومال
@haniqurux593
@haniqurux593 2 жыл бұрын
Ppòo
@haniqurux593
@haniqurux593 2 жыл бұрын
P
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa qaaday Boqorkii codka iyo Boqoradii codka fanka Soomaliyeed. Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliimo Khaliif Magool.
@CagtaXaaji99
@CagtaXaaji99 3 жыл бұрын
M. S. Tubeec ma aha bro waa Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliima Khaliif Magool Cumar AHUN labadaba
@aBduL-ReHeM
@aBduL-ReHeM Жыл бұрын
Dadnimada aqonso hees iga dheh i love this song ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️
@maxamedcabdicasiis4840
@maxamedcabdicasiis4840 Жыл бұрын
Inanyahy Diraciyo Dirara hoolay kalawacan💔
@yoooo8214
@yoooo8214 5 жыл бұрын
Magool allaha kuu naxariisto, I miss your wonderful voice.
@catooshxiis8121
@catooshxiis8121 4 жыл бұрын
Heeso
@ibrahimabukar3223
@ibrahimabukar3223 3 жыл бұрын
😭😭maasha allh fiska iyo murtiile heesahina waan ka heley allh haa idan dayo
@ahmedshekh6543
@ahmedshekh6543 4 жыл бұрын
Nice rag laguma dinee ruxi an ku donyen wa laga danbeyaa god point gentleman
@mohammedabdiyuusuf4307
@mohammedabdiyuusuf4307 5 жыл бұрын
Fanaanada aan iskumeel kudhalany🧡❤🧡💚 From celbur
@halsuaalchannel3039
@halsuaalchannel3039 4 жыл бұрын
Mohammed Abdi yuusuf from celcato
@adam.somali643
@adam.somali643 2 жыл бұрын
Gabadha qudha ee akhlaaqdeed ku joogta fanka waaan ku taageeraa fiska
@baritish8745
@baritish8745 4 жыл бұрын
Fiska wa. fananada. Kalaya. Andakero. Horo. Usoco. Sisther❤️
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Farah murtile iyo Farhia fiska Heestan halkeeda ayey dhigeen
@saidibrahim62nd6
@saidibrahim62nd6 5 жыл бұрын
Lasaeasacasawraaa
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
Lkn noo ak shin waaye
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
@@abshircarab18 Hhhhhh wa wa runta heestu waa hees hore waxay ku fiican bilaa action
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
@@saidibrahim62nd6 Yaa zhp
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 Жыл бұрын
Inan yahy dushaada la I mariyay Dacaroo Dirqi Guurku ma ahee dooga ku Raacine👌🤣🤣🤣
@kautharahmed4881
@kautharahmed4881 4 жыл бұрын
Farxiya fiska boqorada fanka😍😍😗😗
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
What Two beautiful people Masha Allah.. my two favorite Singers 🤴🏾👸🏽 Faarax-+ Farxiya 🔥🔥
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
waa gobta somali
@bosniahassan6414
@bosniahassan6414 4 жыл бұрын
Burco is city love
@cabdisalansaladcolaw6374
@cabdisalansaladcolaw6374 2 жыл бұрын
Abuukar
@user-lg7jo2em6w
@user-lg7jo2em6w 2 жыл бұрын
@@AR-cx5yf في قؤي
@libannasa5130
@libannasa5130 2 жыл бұрын
​@@bosniahassan6414 pp
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 жыл бұрын
Farah Mortle and Frhya Fassa of kenya/ london love ❤ creater long live both of u insha Allah ameen
@abasslulukiya2603
@abasslulukiya2603 3 жыл бұрын
farhiya mashaallah beautiful fantastic sound in som girsl singers
@yonisjimale1885
@yonisjimale1885 3 жыл бұрын
Äntligen Älskar Även
@maryanmariish5728
@maryanmariish5728 6 жыл бұрын
Asal dhalad wa runta wlhi 90 ki wey la tagan tahay love isku yihin
@user-bx9di9ch6i
@user-bx9di9ch6i 5 жыл бұрын
وصننثنممثززثححثه
@user-bx9di9ch6i
@user-bx9di9ch6i 5 жыл бұрын
💗💗💗💗💗💗💙💙💚💚
@user-bx9di9ch6i
@user-bx9di9ch6i 5 жыл бұрын
وتبتلهفعهفتفحفحمق من تتابخببههاتاانلبننبمنبننتتبل القدير مبمبن قبل يومين اعتقد وربك تل
@deeqomaxamed731
@deeqomaxamed731 5 жыл бұрын
Maryan mariish er the year and a 2
@user-nd7er9up2k
@user-nd7er9up2k 6 ай бұрын
what a song ever i head in somali songs ever
@yusufadammohamed2358
@yusufadammohamed2358 4 жыл бұрын
Excetelly waa heestii ugu wacneyd oo talalantaali ah
@ayaanfaisal2251
@ayaanfaisal2251 3 жыл бұрын
0 pop up pop p9 on 0999999
@ayaanfaisal2251
@ayaanfaisal2251 3 жыл бұрын
P
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Exactly *
@khalidabdikhadirali3085
@khalidabdikhadirali3085 Жыл бұрын
Leader faraxsane the best camera man inthe world ❤
@cabdiwali9900
@cabdiwali9900 3 жыл бұрын
Yaa ila arkay hablaha way iska ciyaarayaan lkn niyad mahayaaan like
@khadarkiimiko52
@khadarkiimiko52 3 жыл бұрын
Hhhh🤣🤣🤣 why
@sacdiyoabduqadir6352
@sacdiyoabduqadir6352 6 жыл бұрын
Ohhhh ❤ my queen fiska 👏👏❤
@yasminlove9516
@yasminlove9516 5 жыл бұрын
2019 yaa dhageesonoh ✅💯🔪☹️
@fuaadhjowle3487
@fuaadhjowle3487 5 жыл бұрын
Aniga kula matnobay dhagesiga hesataan 2019
@rayanshow6884
@rayanshow6884 5 жыл бұрын
Aniga noh
@King_Nazu
@King_Nazu 4 жыл бұрын
Yasmin Love 2020
@mnb4960
@mnb4960 4 жыл бұрын
Asc
@enjoywhoyouarre4029
@enjoywhoyouarre4029 4 жыл бұрын
is that LEGENDARY?....WOoOW..😊our best entertainment Somali stars. We LOVE YOU ALL🇸🇴😘😘😊😊🇸🇴 From Sanaagian badhan in America .........🖐🤠🇸🇴
@najmaartan3472
@najmaartan3472 3 жыл бұрын
I am from sanaag Fadhigaab
@enjoywhoyouarre4029
@enjoywhoyouarre4029 3 жыл бұрын
@@najmaartan3472 waaku salamay walalo
@enjoywhoyouarre4029
@enjoywhoyouarre4029 3 жыл бұрын
@@najmaartan3472 sc najma?
@yasinahmed9012
@yasinahmed9012 9 ай бұрын
One of best Somail song I’m listening to
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 2 жыл бұрын
Tana arag ma AUNte codkii magool Miyay keenikarta uf ha u noqon ha lagu dhaho subxaanalah war kawada jooga ma keenikartane
@xabiboyusuf4523
@xabiboyusuf4523 2 жыл бұрын
Wow masha allah my sis and my bro farx by nashaad nalka by umu hammmam usa
@LibaanIlkacase-vz3xb
@LibaanIlkacase-vz3xb 10 ай бұрын
2019 sidaa ujeclaa lama qiyaasi karo
@ahmedfarah6381
@ahmedfarah6381 3 жыл бұрын
Eraydii Abwaan Dheeg
@cabdicasiismaxamuudmacalin869
@cabdicasiismaxamuudmacalin869 6 жыл бұрын
Fanaaniin waa kuwaana cod iyo karti lagents
@xusenmaxamem4981
@xusenmaxamem4981 3 жыл бұрын
Hsuj
@user-wn6gk4wq2k
@user-wn6gk4wq2k 4 жыл бұрын
I Love You FISKA..VARY NAES SENKNIG
@drwadiawa6482
@drwadiawa6482 4 жыл бұрын
Farxiya fiska waa fanaanada keliya een guursanlahaa 😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆tolow Ku minyareeyaaaa💑
@MohamedMohamed-zm8dv
@MohamedMohamed-zm8dv 3 жыл бұрын
Gabadhan cod waku dhamadey. Gabdhaha kalana mekabka iska dhafa illahey qurux wa idinsiyee!
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 11 ай бұрын
Heestan waxaaan xasuuustaaaa anigoo uqoray mid aaaan qiimaha jacaylka waxba ka ogayn markay akhrisatay ayey cabaaaar aaaamystay kadib anooo flim american ah iska daaawanaya ayey isooo jawaaabtay iyadoo igu leh mxaaad sidaaaa igu galaysaaa markaasan ku idhi heesta ha dhagaysan uun waaaa inaaad dhuuuxdaa kadib go aaaan kasoo gaaadh
@cumarshide9195
@cumarshide9195 5 жыл бұрын
Calyk calyk fanaaniinta qarniga faarax mirtiile wallee magac ciyaar Kuma baxo iyo boqorada vodka😍😍
@farhiyofarxan3350
@farhiyofarxan3350 4 жыл бұрын
Rriufs
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
Fiska ku tageera xabibti inolow walashydaa somaliyed
@fatimoabdiwali5717
@fatimoabdiwali5717 3 жыл бұрын
Ax Alla codka farhio 😩💋❤
@mohamedamiincigale5396
@mohamedamiincigale5396 6 жыл бұрын
Wwww best song and best voice Keep going faarax murtiile iyo fiska
@muxuyadiinnuur1097
@muxuyadiinnuur1097 5 жыл бұрын
Mohamed Amiin cigale asc
@mohamudsaed3538
@mohamudsaed3538 5 жыл бұрын
Keeping real for real
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 4 жыл бұрын
Farqiga u dhaxeeya fanaaniintii hore iyo kuwaan waxaa uun la ogaadaa kolka ay isku dayaan in ay kufsadaan heesihii fanaantii hore oo aysan fartoodana gaarin.
@idilcabdirashiid6456
@idilcabdirashiid6456 2 жыл бұрын
Heesaha soo baadi waan ka helay anoo khaalid army ahe yutuberkaygan ku shiid
@HhHh-cz8ls
@HhHh-cz8ls 6 жыл бұрын
Wlhi fiska codba alle ugu deqay ben waa xarame ❤❤❤❤❤👌
@yahyaadanhassan9181
@yahyaadanhassan9181 5 жыл бұрын
P
@user-bi9bs1vf1u
@user-bi9bs1vf1u 4 жыл бұрын
😶👿🤖
@abdirisaqassayr6244
@abdirisaqassayr6244 4 жыл бұрын
Siwanaagsan ayay ula keeneen runtii Legend weeye
@fa7937
@fa7937 5 жыл бұрын
Great song. Midhaha iyo Laxanka are excellent.
@ubahjibril2009
@ubahjibril2009 6 жыл бұрын
Oppppp waa hees macaan wlhi idiintageera faraah and fiska
@jannatulfirdous8805
@jannatulfirdous8805 5 жыл бұрын
danbi waa la gaala lkn hooshii alle sameeyay hadii aad wax ka badasho walahi ceeyb ka weeyn malahan, maalinta qiyaamo ruux maxuu ceeyb qabsan doonta ruux walbo oo qariya alle naarta ka dhooro jirkaada ana sido kale thanks guys
@dahirlove729
@dahirlove729 4 жыл бұрын
Farxiya Fiska 😍😍😘😘 Meu Amor 😍 EU amor você so much 😍😘
@daahiryariisow
@daahiryariisow 4 жыл бұрын
Ilaayn.faarax.murtiile.mar.mar.ayuu.heesa.ku.turtaa.asagoo.heesaayo.tanaa.iigu.horaaysa war.majaajilada.ku.ogaa
@Blacktolite
@Blacktolite 4 жыл бұрын
Best of the best classic magool remix LIVE performances ✌🏾✊🏾👌🏿🎶💯🥇
@yasinjama3770
@yasinjama3770 4 жыл бұрын
Dadna waan is moognoo Da,day adiga oo nool Mid kale lama degaayee Eesh calaa hees
@dayibaxmed460
@dayibaxmed460 4 жыл бұрын
dana waan ismoodo da,day Adiga oo nool midkale lama degaaye
@manderayouthcommunity5781
@manderayouthcommunity5781 5 жыл бұрын
Wow farax murtile I like his deep voice for sure he is a a gentleman big up wish you happy and prosperous life full of posterity you left behind a legacy behind congratulations.
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Wah wah fiska farax nagtan fiska may istaf utahay 90ka stgeka ayey lasarantahe hes walba ya ila arkay sakada orangada &shalmada madaw wadata
@nawalita841
@nawalita841 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan hhhhhhh ma ila aragtay 😂
@kingliirbij4729
@kingliirbij4729 6 жыл бұрын
Asal dhalad waanu kula argny lkin magaceeda mtaqaan
@ubaxsharafubaxsharaf2820
@ubaxsharafubaxsharaf2820 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan wlhi benta ma ahan 90 wala saran tahay mel walbo
@rahmaalisalad9775
@rahmaalisalad9775 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan Anigaba hore ayaan uga yabanaa abaayo waxaan u malaynayaa waa garoob isgadaysaa kkkk
@khardrali
@khardrali 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan waa naagta maykaabka umarisa cawana nayrobi Kenya joogaan labaduba
@hamdimohamed1728
@hamdimohamed1728 2 жыл бұрын
02/03/2022 day after my birthday 🎂 😍😍😍😘😘
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 4 жыл бұрын
Aniga murtiilo baan aad utaageeraa waa nin fans ah
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees
@abdinasirosman1879
@abdinasirosman1879 3 жыл бұрын
Heesta qofkii jeclaaday qof aan fahmayn baa garan kara dhibta jacaylka Waliga ma adeegsatay ma ii diirnaxaysaa aduun
@hiboahmed8114
@hiboahmed8114 2 жыл бұрын
Maya may i Hate waa kelmad yasmo
@canabali4449
@canabali4449 5 жыл бұрын
Cod waaheysaa yaa salaam😘😘😘
@kingliirbij4729
@kingliirbij4729 6 жыл бұрын
Cod waa farxiya fiska nolow Fanaanad aan jeclhy
@huseinhassan7921
@huseinhassan7921 5 жыл бұрын
cartan Media cod macan farxiya fiska
@user-il5mm7ni9k
@user-il5mm7ni9k Жыл бұрын
Waxaan raadshaba ugu danbeen waan helay❤😮
@yasinahmed9012
@yasinahmed9012 3 жыл бұрын
Best Somail with farxiya fiska
@cabdiaziizboqortooyo765
@cabdiaziizboqortooyo765 5 жыл бұрын
Faiza Amiir hore usoco qali dumar
@CabdullahiYare-ex3vt
@CabdullahiYare-ex3vt Ай бұрын
2024 yaa daawanooyo😂
@marwa2862
@marwa2862 4 жыл бұрын
i think somalian ladies do dress smart worldwide,,,,,,,call me the lost kenyan in romania
@abdinoormuhumed1665
@abdinoormuhumed1665 2 жыл бұрын
Xaqiiqo adoo doog arkayaa lamaa dagaa awaar
@taqwasulaiman6862
@taqwasulaiman6862 6 жыл бұрын
mnsha allh wllshay fiska iyo farah murtiile eedo farxad guusha ku dhawr
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 5 жыл бұрын
Axsan fananad farxiya axmed cadawe fiska new magool keep going
@maizajillacow1249
@maizajillacow1249 5 жыл бұрын
Digfeer
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajee
@garadbadaninhanad333
@garadbadaninhanad333 3 жыл бұрын
Waan kuu saarayay maam
@jimcalecisman2752
@jimcalecisman2752 3 жыл бұрын
1
@cabdiwali9900
@cabdiwali9900 3 жыл бұрын
Usaaaara usaaaaaaara 😍😍😍😍😍🤩🤩
@Somali_Star_Tv_1
@Somali_Star_Tv_1 3 жыл бұрын
😍😍😍
@xaawoibraahim6493
@xaawoibraahim6493 3 жыл бұрын
Iiks
FISKA 2017 HEESTA NABSI MUQAL SHIDAN
6:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 41 МЛН
小天使太有爱心了#天使#小丑#家庭#搞笑
00:32
家庭搞笑日记
Рет қаралды 25 МЛН
HEES CUSUB FARAX MURTIILE 2020
9:33
mohan production
Рет қаралды 890 М.
xawo kiin iyo faraax murtele
7:18
Ahmed Yare
Рет қаралды 1 МЛН
FAARAX MURTIILE & FARTUN FARAX KAALAY GACANTA IGA QABO 2019 HD
9:55
Abukar Mahdi
Рет қаралды 5 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 11 МЛН
Farxiya Fiska & Booska   Been Been Ha Moodin 2014
7:49
caamir Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
SAHRA CUMAR DHULE IYO DALMAR YARE HEESTII DHABTA MIYAAN KUSAARA
10:10
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 6 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 41 МЛН