FARXIYA FISKA FT MUBAARAK OCTOBAR NALKA REACTION GURI BARWAAQO

  Рет қаралды 163,758

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

2 жыл бұрын

Guri Barwaaqo TV

Пікірлер: 639
@guribarwaaqotv
@guribarwaaqotv 2 жыл бұрын
Fiska waa legend Ee kasha a
@Hadari10
@Hadari10 2 жыл бұрын
Legend guri barwaaqO ✋
@ismailahmed2219
@ismailahmed2219 2 жыл бұрын
Waan ku wataa hore usoco madax sare from hargeysa 😄😄😄😄😄😄😄😄🥁🥁🥁🥁🥁🥁🥁📣📣📣🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️
@rayaanmuniita
@rayaanmuniita 2 жыл бұрын
G,B wiilkaga igu darso 😅57jir waan ahee ❤💯
@deeqasaleban346
@deeqasaleban346 2 жыл бұрын
Guroow caawa waad nala goo goday hadaanu nhy iskaabulo
@ismaciilmoha784
@ismaciilmoha784 2 жыл бұрын
Oday Iskaa Bulo Xilli Ey Xilligaan Ka Xumeed Baad Soo aheyd Imika Wx Laga Dhanaan Sado Baa La Helayaa Barigaagii Xitaa Dhanaansi Meysan Laheyn Imika oo Iskugu Kaa Aaday Nagu Diga Nio Weyn Iska.Dhig Bilaa Caleed.... 👈🤣🤣
@apdulrasheideid1794
@apdulrasheideid1794 2 жыл бұрын
*The best person ever the* *most knowledgeable and* *the most shine all Allah* *created is Prophet* *Muhammad* ❤❤
@lakiomar4246
@lakiomar4246 2 жыл бұрын
Scw❤️❤️❤️
@deeqacadaawe8645
@deeqacadaawe8645 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
@daacigaislaamka124
@daacigaislaamka124 2 жыл бұрын
صلو على الحبيب صلي الله عليه وسلم 😍🥰🥰🤩❤❤
@maamemaxamed5614
@maamemaxamed5614 2 жыл бұрын
Dhila ku dhshe mesha heesta mxa nabiga ula so donanaysa
@YAXYE_JAMA
@YAXYE_JAMA 2 жыл бұрын
Wr mxd ku hadli maad nin wayn ahay mxd caayi ma ninka nabiga amaanay
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@buskulaawi0112
@buskulaawi0112 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@kaamal8658
@kaamal8658 2 жыл бұрын
Guri barwaqo tagera buuxa xita abahay baa kuu tagera the legend😔
@ismaaciilofficial8585
@ismaaciilofficial8585 2 жыл бұрын
Igu salan thank
@sakariyemohamed4726
@sakariyemohamed4726 2 жыл бұрын
Guri barwaaqo ayaan daawadaa mana qoslin hadaan kaa yeelo🤣😅😅😅😅
@maxamedxasan5578
@maxamedxasan5578 2 жыл бұрын
Wan Sugayey Ustaad Reactionkaga Qofka Keliya Suugaanta Wax Ka Garanaya Baa tahay Oo Youtuper ah. Erayada, laxanka iyo Musigaba Wax baad ka Dhahdaa Legend Waa Ku Salaamay.
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
9:27 lahjadeena saa u taqaanid caadi ma tihi mr guri barwaaqo legend thy 🤣🤣
@axmedgureytv3377
@axmedgureytv3377 2 жыл бұрын
Kulahaa 4 IYO 4 Buu ka dhanaansaday kkkkkkkkkk Garac wlhi waan qoslay Legend from Galbeedkii iyo Baki baan idinka soo salaamayaa😀😀.
@xamdamustafe7617
@xamdamustafe7617 2 жыл бұрын
Si kastaba i haysaga eegadee😂😂😂🤣🤣ku laha wllhi guri barwaqo si niyada u taagera
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 2 жыл бұрын
Familyga heesta iyo reactionkuga waa another level💯🤴👸💥
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 Guri barwaaqo Waa funny wale 😂😂😂
@dyqx___785
@dyqx___785 2 жыл бұрын
Hesta reactionkeda ayaa sugayey goranba waan helay thnkz guraw huuno 😉😘🤩
@sakiabdurrahman2819
@sakiabdurrahman2819 2 жыл бұрын
DUNIDAAN MASOO MARIN QOF KANAXARIIS BADAN NABI MAXAMED SCW❤️❣️💘
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@cawo1207
@cawo1207 2 жыл бұрын
Scw
@MM-df6ol
@MM-df6ol 2 жыл бұрын
Mashaa Allah, nice end to the reaction. I agree with you, those two got married and may Allah bless their marriage so people should stop hating and say Barak Allah.
@dj-enamijackson4465
@dj-enamijackson4465 2 жыл бұрын
Belle chanson et Alf Alf Mabrouk aux mariés 🥰🥰💖💖💐💐
@zakariamo3032
@zakariamo3032 2 жыл бұрын
Gurow 4ba lgu guursanya 1: diinta 2: mansabka 3: lacagta 4: Quruxda Age is a number marhadi ah hayso 😄😄
@calicabdi8635
@calicabdi8635 2 жыл бұрын
Hadaba fiska miyaa ku dhaga hadleysaa🤪
@hamdamohamud7018
@hamdamohamud7018 2 жыл бұрын
🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂 Ayeydaa Qof leeg kulahaa أستغفر الله Wlhy ninka ilahay cimriga haw dhereyo😂😂😂
@nimcomaxamed6442
@nimcomaxamed6442 2 жыл бұрын
Guroo ma nafiso ilaa an ku dawado wlhi tageero buuxda from hargysa💯👋
@maxamedapdirahaman1209
@maxamedapdirahaman1209 2 жыл бұрын
I'm first 1 Comments and like guri burwaaqo
@aayaat7160
@aayaat7160 2 жыл бұрын
Good luck to lamaanaha qarniga alf alf alf mabruuk Guurkiina guur barwaaqo gurigiina guri nagi ayaan leenahay masha Allah Very refreshing wallahi masha Allah
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 жыл бұрын
Apti guray barwaaqo Hore u soco legend ♥️
@Zaani_Media
@Zaani_Media 2 жыл бұрын
-Alle Haku Xifdiyo wllo 🤲 -Alle Hakaa Farxiyo wllo🤲 -Alle Ajar Haku Siiyo Wllo🤲 -Alle Riyadaada Haku Rumeeyo Wllo 🤲 _Waxaan Ka Codsanaya Inaad Subscribe Igu Sharafto Manta Iga Farxi 🙏🙏🙏
@waqalwstudio1967
@waqalwstudio1967 2 жыл бұрын
Adna izo celi lph aan wada fa idaysaneh ❤️
@qadanclnour8065
@qadanclnour8065 2 жыл бұрын
Wan ku saarey wll
@muunadayib3927
@muunadayib3927 Жыл бұрын
Mashlh 🥰
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 жыл бұрын
fiska iyo actober isku waara lamaanahygii ♥️❤️‍🔥
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 жыл бұрын
Magaceedaa farxiya ah illaahay ayaana farxada ugu tallo galaye Dadka xasdayoow ka dhamaada Farxiya waa qof macquul ah waayo 19 jir ayeey haanatay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamedabdikariim5377
@mahamedabdikariim5377 2 жыл бұрын
qofkii ugu horeeyey ee daawadda sxpoyaal liket ha igala bakhylinina✋✋✋✋
@fadumomahamed1136
@fadumomahamed1136 2 жыл бұрын
Guri barwaqaan dawadaa wlhi mana qoslo inan kama yeelayn wlhi pro waa kutageeraa horay usoco intaad iga faxiso alle hakaa farxiyo❤🤴💪
@abdiqanisaleban6412
@abdiqanisaleban6412 2 жыл бұрын
Another level weeye
@Cabdiqanibulshaawi
@Cabdiqanibulshaawi 2 жыл бұрын
LEGEND GUULEYSO WLLKEI MCN🇸🇴🤴👑🦋🙏📚👋🤜🤙
@raxahaaxamed6092
@raxahaaxamed6092 2 жыл бұрын
legend of the legend guri bawaaqo
@rashkapoyinamahamed38
@rashkapoyinamahamed38 2 жыл бұрын
Wllhi legend guri barwaaqo caawa meshii aan ubaahanaa ayaad nooga soo qabatay
@khalidbonaldo2360
@khalidbonaldo2360 2 жыл бұрын
❤❤guri barwaaqo legend burco mar maa
@ali.jookar6854
@ali.jookar6854 2 жыл бұрын
Manta update bad TAY CADI WLLHI PR0 KEEP UP
@cabdixakiimcarab8156
@cabdixakiimcarab8156 2 жыл бұрын
Frist views frist coment frist like score ❤😖
@abdirashidnmuhumed2949
@abdirashidnmuhumed2949 2 жыл бұрын
Legend ninka kaliya ee reaction macno leh ka bixiyay qoyska madaxaad noosaaran tahay .
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 2 жыл бұрын
Guri Barwaaqo taageero buuxda sxb horay u soco
@whizbieuropian3680
@whizbieuropian3680 2 жыл бұрын
G.BARWAQO FUNNY WLHI REER XAMARKA REACTIONKA KU MACAAN YAHAY😂😂
@leilaismail5526
@leilaismail5526 2 жыл бұрын
Farxiya fiska hambalyo gabar iyo caano wiil iyo caano
@wllkaditohdhhhd2479
@wllkaditohdhhhd2479 2 жыл бұрын
Guri barwaqo reaction khalkhalkiza wata ayad Ka bixisay keep up zhp😋
@alidaheralidaher4739
@alidaheralidaher4739 2 жыл бұрын
Merci chef
@BellaAbdi123
@BellaAbdi123 2 жыл бұрын
Jah ani heestaan ku heystaa reaction kuna waa qax kle hamablyo reerkasow barakoba❤❤🌹iskaabulo.wax badan baa idiin dhiman gurow waad nagu ciyaareysaa zxp😀😀😀
@amaalnuur1993
@amaalnuur1993 2 жыл бұрын
Legend ka kaliyah ee reaction macno leh ka bixiyey baa tahay Lamaanahana isku waara abidkiin
@abdiasuleyman5707
@abdiasuleyman5707 2 жыл бұрын
Ninkan falanqeytiisa waa top go head mr, guri iyo barwaqo
@sirtanoloshaonline2050
@sirtanoloshaonline2050 2 жыл бұрын
Libaax Libaax Dhalay...waaryaa ileyn Guri Barwaaqo Markuu Xanaaqo xitaa Faataa Baqda reer Xamarka wuu dhameeyey wuu ku hadli karaa ismaan lahayn inankayga Abtigii Guri Barwaaqo...keep Going...Seedi..From Awdal Borame...kusoo dhowow Gobolkii Dalxiiska Magaalada Boorame..👍👍
@faraxmohamed3180
@faraxmohamed3180 2 жыл бұрын
44 iney naqaska xadaan lagu ogaa😂😂😂 Xarafka I heyska ahaade wa romantic kuleh 😂 Guri barwaaqo nin waalan😂
@khadaraden3817
@khadaraden3817 2 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀
@apdikanisweden8571
@apdikanisweden8571 2 жыл бұрын
Anther level G.Barwaqo
@wadkanafta7943
@wadkanafta7943 2 жыл бұрын
Legend Guri Barwaaqo
@nuursiciid5735
@nuursiciid5735 2 жыл бұрын
Guri barwaaqo legend tahay ee heesta qamar soo qaaday noogu xiisii bro
@waqalwstudio1967
@waqalwstudio1967 2 жыл бұрын
Alpaap kasta Oo ka xidhan alleh Haku furo Murugadana farxad Ha kugu Badalo….Amiin Ya Rapi ✋subscribe igu sharaaf oo isar..thnk’s ❤️❤️❤️
@umalkhayrrashiidcabdilaahi2848
@umalkhayrrashiidcabdilaahi2848 2 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin
@umumizki5069
@umumizki5069 2 жыл бұрын
Like iyo sbscrb ku saray
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@farxiyadaahirmuze3953
@farxiyadaahirmuze3953 Жыл бұрын
@@Suhayb1_4 abhaawassaasayaakuguhaboon🤫🤭😋
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Absolutely 💯 kiiba 💯 halkeeda ayaad dhigtay waxaan lee nahay mabruuk alfa mabruuk farxiya fiska iyo mubaarik October guurkiina guur khayr gurigiina guri nagi
@cabdiraxmaanrooble9882
@cabdiraxmaanrooble9882 2 жыл бұрын
guri barwaaqo maanta iskaabulo caadi ugu dhamaatay
@xamdaidiris8644
@xamdaidiris8644 2 жыл бұрын
Keep going walakay guri barwaaqo
@maxamedagtarofficial4975
@maxamedagtarofficial4975 2 жыл бұрын
Guri barwaaqo zxb legend tahy bin iguqabo
@fowziyoxuseen219
@fowziyoxuseen219 2 жыл бұрын
Ayyy oo kalay gureeyow luuqad walba maku hadli taqaana m.a🥰🙏
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
Guri barwaaqo reaction kaagu waa an other level 🤣
@hodancabdulaahi160
@hodancabdulaahi160 2 жыл бұрын
Waw reactionkada iska jeclahay wllhi horay usoco wllkey 🥰❤🥰🥰🥰🥰
@Janno190
@Janno190 2 жыл бұрын
Guri barwaaqooy Mr khaam love your khaamahaaga
@xabsamuusecismaan4378
@xabsamuusecismaan4378 2 жыл бұрын
Guri barwaaqo legend 🥰
@mounatiti8446
@mounatiti8446 2 жыл бұрын
Masha allah mabruuuk iskuwaaraa
@ahmedazonto1612
@ahmedazonto1612 2 жыл бұрын
guri barwaqo best you tuber
@abdilahiabdisamed870
@abdilahiabdisamed870 2 жыл бұрын
Guri barwaaqo ayaan daawaday maana qoslin hadaan kaa yeelo alle saaay hayga dhigo🤣🤣🤣
@sacadyare7148
@sacadyare7148 2 жыл бұрын
Legend of guri barwaaqo pin igu sharaf
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 2 жыл бұрын
Guray waa funny watching from Godey
@chakimjayson8042
@chakimjayson8042 2 жыл бұрын
Guribarwaaqo wankaa hayaa sxb qli keep going pro
@apdikhaliifali
@apdikhaliifali 2 жыл бұрын
Best youtuper Ismacil appdilaaHi legend 🙌 👏 ❤ 👌 💙 ♥ 🙌 👏
@haajaa6788
@haajaa6788 2 жыл бұрын
Wa cajiib from muqdisho
@khaaliddiinaari7893
@khaaliddiinaari7893 2 жыл бұрын
Legenku xarafka i hayska ahaadee waa romantic😂😂
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 2 жыл бұрын
Malin dhow bu o noqonaya haday uronato 🤣🤣
@nadiirasagal4065
@nadiirasagal4065 2 жыл бұрын
Mxaa laga wadaa walaal
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 2 жыл бұрын
@@nadiirasagal4065 dhuubnida micnaha
@shiineaadan1176
@shiineaadan1176 2 жыл бұрын
guribarwaaqo xalaal xalaal dhashay waan ku wataa wlhi
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 жыл бұрын
Masha allaah masha Allah xaq baad ku hadshey , xasadku aad buu ugu batey somali maryoley lkn Adigu run baad ku hashey like badaan ayan kusaarey 😄👍👍👍👍👍
@ismaaciilofficial8585
@ismaaciilofficial8585 2 жыл бұрын
Thank you pro
@cabdirisaaqcali1481
@cabdirisaaqcali1481 2 жыл бұрын
House barwaaqo waan ku slmy sxb
@osmanmahamudmahamud7469
@osmanmahamudmahamud7469 2 жыл бұрын
Guri barwaqo legend allha ku sharfo
@ahmedahir
@ahmedahir 2 жыл бұрын
Wanu sugaynay reactionkan✊✊ Guribarwaaqo best reaction wllhi, laxankiina noo wda saar videoga dambe❤ On the way to 1 million bro
@maxamudsaciid5710
@maxamudsaciid5710 2 жыл бұрын
Ahmedow
@gani755
@gani755 2 жыл бұрын
Guri barwaaqo boqorka youtubka horo u soco zxp
@maxamedcabdirahman3702
@maxamedcabdirahman3702 2 жыл бұрын
Legend keep going
@zathamubdi__0099
@zathamubdi__0099 2 жыл бұрын
Guri barwaaqo zhb maa waxada marsntah Labisa💋
@abdikarinstar1639
@abdikarinstar1639 2 жыл бұрын
Guraw. Legend baa taahy aabo
@safwaanmaxamed1668
@safwaanmaxamed1668 2 жыл бұрын
Ismaciil ApdilAhi guri barwaaqo zzp mopilki iga jabe lacag iso dir burco jogaye ileen zxp tagerahaga Ahee✌😁
@abdirahmanabdirisak647
@abdirahmanabdirisak647 2 жыл бұрын
Inta garaty in ay la music tahy heestii Abdikarin Ali Shaadh iyo kula dhacay ku dhowrty ku dheehday
@nasirnuur3293
@nasirnuur3293 2 жыл бұрын
Guribarwaaqo legends
@kaamal8658
@kaamal8658 2 жыл бұрын
lpx sharma soo karbsha hees buu soo wada❤️
@zuhaybyare7501
@zuhaybyare7501 2 жыл бұрын
Legend haaye tikok reaction noo zoo badi
@musecumara1678
@musecumara1678 2 жыл бұрын
Quf wayn ani imatihid mubarik October iyo farxiya fiska hanbalyo
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 жыл бұрын
Jah wiiLku xaraFka i Ha iska ahaade Wa CiyaaLo Romantic yeelkaded e Congrts Fiska Actobar
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 2 жыл бұрын
😂😂😂😂legend guri inthe building
@TaqwaTalks29
@TaqwaTalks29 2 жыл бұрын
Waan sugaye reactionkaga
@g.morgan8787
@g.morgan8787 2 жыл бұрын
Guri barwaaqo hadaan daris la ahaan lahaa waa ii dhacan lhyd wlhi maalin walba waa iska faraxsanaan lahaa
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 manta iskaabula so diga dacarta ku kiciyey , guri barwaaqaw single nimada wanu ku farax sanahay , naga jeedi diirada 😂😂😂😂
@maxamedcabdiraxman8825
@maxamedcabdiraxman8825 2 жыл бұрын
Abaay abaay waa na waaloosaa walaalkeygiyow guri barwaaqo
@abdiqanimohamed1704
@abdiqanimohamed1704 2 жыл бұрын
Guri barwaqo keep goin
@HanadOfficiall
@HanadOfficiall 2 жыл бұрын
GURI BARWOOQO MIDH XIFDIYI KARIMAYSIDEE WAA SIDEEEE BARYAHAN
@nasri1076
@nasri1076 2 жыл бұрын
Guri barwaaaqo waan kutaageeraa hor marwacan bowe lamaanahygana isku waaraan leeyahay
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Mashallah hambalyo quruux badan mashallah
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 2 жыл бұрын
Anku salino nabigena maxamed صل الله عليه وسلم
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 жыл бұрын
👏👏👏👌👌👌👍👍 very true……wlhi labadooda iyadaa babe u eeg…..Quruxley yar waaye illahay ha isku dajiyo waa geesiyad qof kasta oo Somali qilafa Faraxadooda Iyo dantooda ka racdo daqadey ka bixinayaan….
@shukriibrahim5614
@shukriibrahim5614 2 жыл бұрын
Meeshu wa hotel guri barwaqoy decoration maha 🤣🤣 wa cali jirde
@mawliidqaraami5508
@mawliidqaraami5508 2 жыл бұрын
kkkkkkkkk xarafkan i noo sheeeg guri barwaaqo sxb
@axmedyaasiin5043
@axmedyaasiin5043 2 жыл бұрын
Gurayga waan kuwata niyow
@mariabdi6176
@mariabdi6176 2 жыл бұрын
Guray gar iyo gardaba waku wata
@mupaarigdaahir2376
@mupaarigdaahir2376 2 жыл бұрын
Guri BarwaaQo Wuu DakhrameY
@shaqiiritv6840
@shaqiiritv6840 2 жыл бұрын
Hada ayaan ani ka soo qabsanayaa macalin ismaacil abdilahi ali from hargaysa name suhayb shakiiri. Shaqiiri tv ila soo eeg in badan ayaan kula waday meradaadeed guraw bin iyo bookhashoh kaa rabaah sxp
@zeadfarah6421
@zeadfarah6421 2 жыл бұрын
I’m dead “xaraf ka I”💔🤣
@mohamadabuubakar1537
@mohamadabuubakar1537 2 жыл бұрын
Waad keentay luqada waan kuwadanaa Guri halkaa kahaay.....!
@hotho-awil
@hotho-awil 2 жыл бұрын
Xarafka i Ha iska ahadaa waa romatic😂😂😂
King Ck Oo Kabaha Ladulmaray Fiska Dadki Ugafay 😂😂😂
10:13
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 107 М.
FARXIYA FISKA FT MUBAARIK OCTOBER | JACAYL DAACADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:51
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,2 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
MURSAL & FISKA - QALBIGA SOW KUGUMA KOOBIN [OFFICIAL VIDEO 2021]
6:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
FARXIYA FISKA HEES CUSUB IJAABO MARWADA MADAXWEYNAHA
6:00
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 221 М.
FARXIYA FISKA FT AMIIN YARE II MACAANOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:55
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
KHADRA SINIMOO OO RUXDAY SHAWGII FARXIYA FISKA HEESTII GOBAAN AHAY NASABA 2018 HD
8:45
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 100 М.
FARHIYA FISKA KAFTANKA FANKA IYO LAHJAD
29:28
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 551 М.
Когда пытаешься прочесть дорожные знаки
0:45
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,8 МЛН