Farxiya Fiska iyo Abdifatah Yare Hees Cusub SHIMBIR by Deeyoo.com

  Рет қаралды 1,695,975

Deeyoo Media

Deeyoo Media

11 жыл бұрын

Deeyoo.com, hadii aad rabto heesaha labadan fanaan oo buuxa waxaad ka heli kartaa www.deeyoo.com. qeybta Musiga,

Пікірлер: 666
@faizadakash5590
@faizadakash5590 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 jacayl ka dhabta ah ma ahan mid gura waxan arkay dad leh qofkas wan ilabay qof kala jecladay balse aniga ma aminsani arinta qofkad jeclato wa sida ujeclatay xasustisa ayad la nolaneysa alxmdulillah waxan nahay dad muslim ah galada xanunka marku ku bato nafta ayey is dhafiyan qalbiga marku ku xanuno oo ad nafta uu yabto 2 rakaco suna tuko alle baryadisa badi lkn qofkas qalbigada kama baxayo ogow mana ahan doqonimo naftada ha canan adiga hadad jacaylka doran kartid oo ad ogtahay waxa kugu dhici dona qof ad is waynaysan mad jeclaten wa qadarka alle wax walba ad mareyso wa wax ku qoran
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Faisa wllo waxa taha qof jcylka wax kagaranaya runti san kadrema jcylna wa kuso maray jcyl dhab ah o kugu dhaca maka tirmeyso xsustisu mana ilaweysid qofkas lkn wd is moganeysan siwlba isku ilawsidana ma ahan mid bexeysa xasustaasi wa sax marki xnun badan ladremo 2 ragco suno latukada salliga nabiga scw la aqrista alx wad xasileysa
@faizadagane2256
@faizadagane2256 2 жыл бұрын
@@abdulkadirainab8098 mahadsanid wll haa dabcan wan so maray wana la nolahay jacaylki dhabta aha igama dhaman wa sax wpl niyada ku dageysa shukran in an qisadeyda bugag ka qora raba insha Allah wa qisa ad uu xanun badan
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
@@faizadagane2256 runtii waxa taha qof maskaxdisu shaqeyne hadad kudhiratay inaad buug kaqortid qisadada wana kugu dhiri galinaya ano qiso jcyl le sido kle Wan jeclaan laha inan malin uun aqriyo buugas aad qortay qisoyinka jcylku wa wax aad uxisa badan runtii o laga daleyn hadi ladhaho bugag iyo heeso halaga sameeyo
@faizadagane2256
@faizadagane2256 2 жыл бұрын
@@abdulkadirainab8098 haa wa sax lagama xiso dhaco akhrinta bugagta jacaylka insha Allah wan so sari dona madama an ahayn dadka jecel in ay kuso gudbiyan waxa maskaxdoda ka guxayo hadal oo an qoralka jeclahay sida social media live inta so galo kama hadli karo lkn qoral wan kuso gudbin kara sas awged ayan ugu fikiraya in an bugag kuso qoro qisadeyda wa muda ad uu dheer 11 sano laga joga ilaa iyo hada jacaylka igama dhaman
@mohamedali-jd3tg
@mohamedali-jd3tg Жыл бұрын
Wlhi tasiya aya xaqiiqo ah 😢
@jamacalinhajjiahmed8780
@jamacalinhajjiahmed8780 2 жыл бұрын
Dadkii Fanka lahaaa Weeye Fiska Iyo abdifatah yare Maalin isniina Taariikhda tahy 24 January/2022 Ismuujiya inta 2022 daaawanysaa 🥰
@abdallasalax7052
@abdallasalax7052 Жыл бұрын
2022 waa ikan
@kafiyaugass5637
@kafiyaugass5637 Жыл бұрын
Wa ikan
@sahalnor9030
@sahalnor9030 11 ай бұрын
2023 🙋‍♂️
@Ronaldothegoat73
@Ronaldothegoat73 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanaayo❤❤
@ashamusa993
@ashamusa993 3 жыл бұрын
Asc
@abdallaali8054
@abdallaali8054 6 жыл бұрын
Markii iigu horeysay heestaan waxaa isoo dirtay gabar aan aad u jeclaa waana guursaday heestaan xasuus qaasa ayeey Ileedahay❤
@Yaasir_Yaaska
@Yaasir_Yaaska 3 жыл бұрын
Farxad inaad kuwartaan rajeen dabaday maalmo qurux badan oo mustaqbalkaga guul uhorsada ayaan kugu ogahay R.
@Czetttt
@Czetttt 7 ай бұрын
After 2 years........Oooh what time??!!!!
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
MUSIC - Abdisalam Jimmy what a legend Heestan waxaan ku xasuustaa 2010 Galkacyo galab casar liiq ah oo roobkii maalinta oo idil socday uu istaagay Heestan ayaan dhagaysanayay waliba Mobelka waxaan galiyay bacda jalaatada si uusan iiga qoyin waana markii iigu horeysay aan maqlay heestan SHMBIR jawiga iyo heestu waa iskusoo bexeen xiligaas waana ladhacsanaa wlhiya
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 10 ай бұрын
Ana anaa hada galkacayo xero siinay ku dhagaysanay 21/9/2023
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 10 ай бұрын
@@maxamuudcawil3422 Ku raaxayso heesta iyo magaaladaba 🙌
@khalidfiyoke7266
@khalidfiyoke7266 Жыл бұрын
4/1/2023 and still listening this masterpiece music🖤🎶🥀
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 жыл бұрын
Wow, if you’re watching 9sano kadib you’re Legend, 😍 King of voice Abdifatax yare & fiska. greetings from Mozambique 🇲🇿
@kafiyaugass5637
@kafiyaugass5637 Жыл бұрын
🥰🥰
@abdullahisharuu7806
@abdullahisharuu7806 Жыл бұрын
Still remember this song 🎵😭hestan xasus bey igu ledhy 2016 anigu aad uda .yar oo markas darawalnimo kucusb beey idarnet waliba anigu dhul badiya ah aad ban ubaqayay sabab to ah gariga aad Oman aqonin lkn mnta alx 2022 last month waxan darawal buxa waqtigan lajogo waxan kusuganhy garonka diyaradaha ee dagmada dollow somali dawo airport ❤
@nasirhassan9068
@nasirhassan9068 4 жыл бұрын
Hadad dawanayso 2020 like isaara
@yaazufamiir3589
@yaazufamiir3589 4 жыл бұрын
anaa daawaneya
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
15 November 2021 Still Iam ListeninG🎧😓, Abdifitah Yare & Farxiya Fiska🔥, Laba Kamid Ah Kuwii Ugu Fiicnaa Jiilkii Dhexe Ee Fanka SoomaaliYeed👏💖🙏, Taariikhda Iyadaa Is Qorta☝️.
@Wardasagal143
@Wardasagal143 3 жыл бұрын
2020 caashaqa cusub😂 Inta Soo xasuusty heestani like Ila dhaca
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
2011 ba igu dan baysay manata ban dibi u dawanaya 💔😂
@user-ut5cd1ux4i
@user-ut5cd1ux4i 8 ай бұрын
War manoshay
@manyeknam7892
@manyeknam7892 7 ай бұрын
Manooshahay walale😊
@MohamedSomali337
@MohamedSomali337 15 күн бұрын
Labada isdaryeela😭😭😭 dadaalka waxa gaadha niyada aanu daalin Waxan soo gurguurtaba shimbirteydii laba caruur ah ayey ii heysaa alx inta anan caruur heysan rabi haku arzaaqo aamiin🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@abshirmahad4436
@abshirmahad4436 7 ай бұрын
2024 bay ii bxaysaa heestaan The best ever song❤🎉
@imanmohamed3948
@imanmohamed3948 6 ай бұрын
Ani xataa😂
@iqrahussein2094
@iqrahussein2094 3 ай бұрын
Who is here 6/5/2024
@abdisamadsulieman2833
@abdisamadsulieman2833 7 жыл бұрын
Fiska queen of all time salaan from burco💯💯👑👌
@landhere10
@landhere10 2 жыл бұрын
19/9/2021 Ninki dawanayo waa Legend ❤️🙏
@tayyip9577
@tayyip9577 4 жыл бұрын
Ar heestaan maxaa waqti badan raadinayay. Finally found it.💯🔥
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 жыл бұрын
Who is this listening 2019❤❤❤iyo waxa iisi dher mant wa Malmaha Xuriiyada Somalia 1 luly 1960🇸🇴
@donaldbee_1234
@donaldbee_1234 5 жыл бұрын
Anba sidokale
@abshirmukhtaar4680
@abshirmukhtaar4680 5 жыл бұрын
Hesaha xuriyada me ku jirtay tane😂
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 жыл бұрын
@@abshirmukhtaar4680 🤣🤣maaye lkn waqti xoriiyada ayeey ku Berg neeyd
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 4 жыл бұрын
🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮💣💣💣💣💣🤫🤫🤫🤫🇨🇮🇨🇮🇨🇮✌✌✌
@Abdikadar.
@Abdikadar. Жыл бұрын
i can't stop listening this song 💜 19/jun/2023
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
aaax aax jacey dhab ah macaanaa see lagu helaa waaye hee 😢😢😢😢 aduunka ayaaba ah qof xun iyo qof fiican labo isku daacad ah malahan
@amanomar804
@amanomar804 11 ай бұрын
Manoshahay wllo❤😂😮
@salaadcali5304
@salaadcali5304 3 ай бұрын
Shanta farood alah masin wlaal
@sirabdiwasachussienilkacas5271
@sirabdiwasachussienilkacas5271 7 жыл бұрын
axya wlhi cawa xusuusban galay labada fananiin waa labada kaliya anan ka xiiso dhicin codkooda abdifatah yare iyo fiska full respect
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 8 ай бұрын
That guy abdi fatah yare had the most amazing of somali musicians he is also one of the best human I have ever met 2007 me and my brother saeed mohamed Ali met him and halwad in hargeisa and he was very humble man and good human being
@libanshamin8151
@libanshamin8151 8 жыл бұрын
Dadalka waxa gara niyada aan dalin inago isku duuban dandeena umidesan dadabka marumeynay!!!! Wooooow wlhi wan kahelay hestan abdi phatah yare we love u
@hamdilibaan9252
@hamdilibaan9252 7 жыл бұрын
We have the same choice intaas kuso cel celiya wlhi best part ever
@deeqohaajiosman5182
@deeqohaajiosman5182 7 жыл бұрын
Dadalka waxa gara niyada aan dalin inago isku duuban dandeena umidesan dadabka marumeynay
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 3 жыл бұрын
@@deeqohaajiosman5182 dadabka ma ahan waa dadab gal ma rumaynay oo ah aroos ka
@musse_ali
@musse_ali 10 ай бұрын
13/09/2023 waa markii iigu horaysay ee aan maqlo heestaan waa hees io bar wllhi xasuus wllhi
@Yazzero77
@Yazzero77 11 жыл бұрын
Heestan waxay ku fiicantahay ina video clip loosamayeeo....pls vote it
@ayuubkhan5592
@ayuubkhan5592 4 жыл бұрын
Sx video macan tahay
@abdiolow8493
@abdiolow8493 3 жыл бұрын
R
@nadaaracade2471
@nadaaracade2471 2 ай бұрын
10 sano Aya kaso wareegtay, caawa 0 11ka bisha 5aad 2024 tii ah, ban dib u dhagaysana
@abdiwahaab4028
@abdiwahaab4028 11 ай бұрын
8/9/2023 Still listening this song 🎵 Farhiya fiska iyo Abdifatah yare,,
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Shimbirba shimbirkiisa hala duulooo.. Qof walba kan la dookha haloo daayeeeee😍
@Fargeeto7hrs
@Fargeeto7hrs Жыл бұрын
10 yr ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜
@dr-abdishakurahmedmohamed6737
@dr-abdishakurahmedmohamed6737 9 ай бұрын
08/11/2023 still listening, this one never gets older
@ERNAJO
@ERNAJO 2 жыл бұрын
Best musician iyo best fanan abdifitah tacabir✅
@aarshepouy7863
@aarshepouy7863 Жыл бұрын
After 9 years if you watching you are legend🥰🌹💯
@gacalsame71
@gacalsame71 3 жыл бұрын
2021 Hadaa dawanyso like igu qabo xasuuus wlhi
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 2 жыл бұрын
2013 heestan walalkeey iga wayn ayaa jeclaan jiray markaas aniga ma xiiseen jirin heestan lkn hada xiiso gooni ah ayey yeelatay 2022💕 old is gold
@sabnaagaas578
@sabnaagaas578 3 жыл бұрын
21/June/2021✌i love this Song🖤
@fatoumaahmed4747
@fatoumaahmed4747 2 жыл бұрын
14/12/2021 is xadiriya
@yusroshariifabdulle4042
@yusroshariifabdulle4042 2 жыл бұрын
@@fatoumaahmed4747 15 🤣🤣🤣🤣
@fathiaqali7948
@fathiaqali7948 2 жыл бұрын
@@yusroshariifabdulle4042 i
@Cabdullaahi2018
@Cabdullaahi2018 Жыл бұрын
Axsan hees xasuus qaaliya. Boqortooyadii fanka ku raaxaysan jiray ahaana ehel faneed A.fitaax Tacabir iyo F.Fiska💖🥰
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Labada is daryeela Daacad isu ahaada Ee aan isdilayn baa Ubadka daadeheeya Aroosna ka digsiine Jacaylku waa dadoo Darxumo ma galoo Duliga ma gayee Shinbirba shinbirkiisa Hala duuloo Qof walba ka la dookha Haloo daayee Labadeena laysla doonay Laysla doortay. Quluuba carafa Lahaa cayuun
@hindaabdullahiali5337
@hindaabdullahiali5337 2 жыл бұрын
MUUU Geeriyoooday
@cabdale7539
@cabdale7539 2 жыл бұрын
@@hindaabdullahiali5337 my ee waka baxay fanka
@burhanmohamud322
@burhanmohamud322 Жыл бұрын
Bk iyo isaga waan tabay runtii 😢😢😢
@zaadkaboy1250
@zaadkaboy1250 4 жыл бұрын
Kama daalan heestan 2019 /11/26 hbn walbo maalin walbo dhagestaaa like ii saar hadii love aa ku thy heestan lol😂❤️
@zahramohamed7134
@zahramohamed7134 4 жыл бұрын
Anaa ka darani walhi
@a-kabdirahman3465
@a-kabdirahman3465 11 жыл бұрын
i lke this song 100 times an dhagestay inaba cadi ma ahan fiska and abdifatah waka baxsateen cml
@zakarieahmeddubbe8547
@zakarieahmeddubbe8547 Жыл бұрын
Ubaxa dunidoo dhan darayga ugu diiran jacaylku kuuna Daaqo Marai kuugu deeqay kaalay ila daawo Boqoradaydii ✍️🙏🔥🕧🇸🇴🥰💞
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 2 жыл бұрын
2021 yaa yimid meshan?
@IdilAxmed-mc7xj
@IdilAxmed-mc7xj 3 ай бұрын
War way Hees Dhaaftay qofkiu Jacayl Soomaray baa garand karah Heesan Eraydeda❤
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 жыл бұрын
6,.APRL.,2020 Lambada isdaryeela daacad isku ahaada ee an isdileenbaa ubadka daadihiiyaa hadii an soo gunaanado ugu dambentii shimbirteyda waxan rafaad umaray iminka wey ila nooshahay alx shimbiraha iga udambeyo jaceylka hala Tex galiyo all one lov waqtiga ha idiin hiiliyo
@keyowinadahir9962
@keyowinadahir9962 3 жыл бұрын
2021 7 April 👀👀
@barwaaqiitogobaad3175
@barwaaqiitogobaad3175 7 жыл бұрын
ala jacayl waynaayeey😢😢😢 hoogay😢aniga kayga halaydaaayo❤
@mohamedshaafici3491
@mohamedshaafici3491 6 жыл бұрын
barwaaqiito gobaad 😂😂😂
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 2 жыл бұрын
🤪😁😁😁😁😁
@jeesbilleofficial5133
@jeesbilleofficial5133 Жыл бұрын
2023 Still Hadaa wali Daawaneeyso Heesta Like ii Saar
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 3 жыл бұрын
Labadeena lasla doonay tolow goormay imanaysaa waan daalee😥😥😥😥🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️😴😴🤲🤲🤲
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 6 жыл бұрын
Ya ila daawanaayo july 2018😄caadi ma ahan qof walba kan la dooqa haloo daayo woow fiska👏👏
@quenamellia3048
@quenamellia3048 6 жыл бұрын
mss RB 👆👆👆
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
Inyar boqorka codka waa lagu yedhay oo uu fanka ku jiray wiilkeeni tabliiqa noqday m. Allah dhalad rerr burco ah isaaqia boy🤣🤣✌️ ❤️❤️💪
@abshirdarwish1833
@abshirdarwish1833 2 жыл бұрын
24/1/2022 still listening this one never gets older
@asiyamohamed4896
@asiyamohamed4896 2 жыл бұрын
5 bil kadib ✋✋❤
@qasaayegamer7917
@qasaayegamer7917 2 жыл бұрын
@@asiyamohamed4896 🙌🏼🙌🏼
@nuuraarahman6008
@nuuraarahman6008 Жыл бұрын
🥀🥀🥀🥀🥀♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@habibomohamud
@habibomohamud Жыл бұрын
14/10/2022
@bashiirnuur8859
@bashiirnuur8859 Жыл бұрын
2022 /11/26
@user-tz4mp9vb7z
@user-tz4mp9vb7z 10 ай бұрын
3/10/2023 markii heestaan la soo dhigayay after 10 years 6 sanaa jiray layaab hadana Waa dawanayaa😭♥️
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 10 ай бұрын
Me too
@zakiaxmd7639
@zakiaxmd7639 3 жыл бұрын
2021 hdaa dhageesneyso like ha ila dhaafin
@manzurmhajr9976
@manzurmhajr9976 3 жыл бұрын
Hdaa 2021 Dib usoo booqatay Shaqadada qabso😂😂
@user-qg4ii4vz8u
@user-qg4ii4vz8u Жыл бұрын
9 sano Ayan Dhageysanaya Heestan 2023 still waa Favorite song ❤🎵
@BooglePodcast
@BooglePodcast 11 ай бұрын
Mid kamid ah heesaha aan nafsiyan u jeclahay., 18/8/2023
@taygarmoha2871
@taygarmoha2871 2 жыл бұрын
1/12/2021 dhamaadkii sanadka hdaad iga dambayso Like👍One Love somali maxamed🙏💙
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
Fan waa kii hore❤️ Kii dhaxana waa dapo ordaayey❤️ balse fankii danbe wuu halabay 😢
@AnfacD
@AnfacD 11 жыл бұрын
Masha Allah waa hees aad u macaan Tks Fiska & A/fatah yare Mu alifka heesta tks wiilka tumay DeeyooDoTcom.tks Caadi maha heesta
@Yazzero77
@Yazzero77 11 жыл бұрын
my best favor musicians....Abdi Fatah Yare iyo Farxiya Fiska.......big support
@caanobooro1446
@caanobooro1446 7 жыл бұрын
ala heesku macanaaa ooo shinbirba shinbirkiisa hala duloooo
@kingmattan8929
@kingmattan8929 3 жыл бұрын
2021 Yaa DaaWaNaaYa😎😎🤪
@liibaanahmad3058
@liibaanahmad3058 3 жыл бұрын
2021 hadaad soo booqatay ii taabo
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
4 years ago long tym bey aheed heestaan wlhi jacalku waa wacalow dadkoo dhibaa lol
@hb3720
@hb3720 7 жыл бұрын
Empire girl hhhhhhhhgghh maaha sxp iygaa dhib
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 6 жыл бұрын
Empire girl Kkkkkl
@farhiajama5944
@farhiajama5944 5 жыл бұрын
EMpired girl meel kasta ku arkaa wanku tageraa
@fatoumaissa8711
@fatoumaissa8711 9 жыл бұрын
More than one baan dhagaystaa hada kama dalayaba is timeless song adorable
@najahabdi9912
@najahabdi9912 3 жыл бұрын
1 jul 2021 yaa iga danbeyn doona ee dawan doona heesten
@munaomar2198
@munaomar2198 9 жыл бұрын
I can't stop listening this song viva fiska &fitax
@MssSuuro-bk4uf
@MssSuuro-bk4uf Жыл бұрын
Mar mar badn ku Fashil may guur Iso duceya inaan rer dhisto oo Nasta raba ya rabi Igu beeG qofkii Nolasha Igu haboon🥺🥺
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 11 ай бұрын
In sha allh mid khayr qabaa ayaad helaysaay Adna wax badan waa in aad ka badashaa nolashaada
@CadnaanMuuse
@CadnaanMuuse 11 ай бұрын
Insha allaH waLaL aniGa is fahmeyna tell isoo dir
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 11 ай бұрын
I.n guur qeyr qabaa
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 11 ай бұрын
Allaahuma aamiin guur kheeyr iyo barako leh
@imbashiir1825
@imbashiir1825 10 ай бұрын
Amin ya Rabi
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 7 жыл бұрын
Like isaar hadad hada fiirsanayso 8.8.2017 xasuus anoo joog dayniile ayaa love isku ahayn gabar fiska habar yar u tahay ilove ex amore hore iyo habo fiska
@fansfarhiyafiska2411
@fansfarhiyafiska2411 7 жыл бұрын
abdulrahman Osman. mohamed jiniyaa tahay wlh 😂 😂 😂 😂😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂
@abdiboy9205
@abdiboy9205 7 жыл бұрын
abdulrahman Osman. mohamed hhhhhhh meynan gadhinbee sxb ugasi horee
@nurtamohamed4837
@nurtamohamed4837 5 жыл бұрын
Addow Somalia wlhi jecel wax jira weye
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
Anigaa 8.8 2019 daawanaya Alla waqti orod bdnaa
@munakeyf6831
@munakeyf6831 4 жыл бұрын
Maku qarabane
@Mohaabdi1122
@Mohaabdi1122 2 жыл бұрын
2-22022 Xasus Mrkale Shimbirba Kisa Hla Duulo🤘
@kamalahmed7310
@kamalahmed7310 5 жыл бұрын
Inta dawanysa March 2019👋😂🇹🇷like ta
@mohamedabshir5468
@mohamedabshir5468 5 жыл бұрын
Heestaan waa iga gadantahay Farhia Fiska amaizing song
@abdirizakmh
@abdirizakmh 2 жыл бұрын
2022😍❤️❤️
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 2 жыл бұрын
If you are listening the watching 2021 you are lengend
@Yummysomalilander
@Yummysomalilander 11 жыл бұрын
ax yaa fanaan runtii kan yar ee cabdifataax yare cod qurux iyo style ba ilaah baa ku manaystay manshalaah well done both
@najmahajji5108
@najmahajji5108 3 жыл бұрын
31/12/2020 Habeen Khamiis Ah Oo Xasuus Mudan Habeenkii Ugu danbaysay Sanadka💕😥
@cumarcade8312
@cumarcade8312 3 жыл бұрын
Subxaan! King of music looma gali karo bal riddamka eeg!. 4:21 ilaa 4:32 intuu ridamka iska aamusiiyo ayuu soo galinayaa Saxophone af English ku hadlaya ustaad faraha kaa taagnay.
@mjecelqaalimo3951
@mjecelqaalimo3951 11 жыл бұрын
wooow heesta caadi maha. fiska codkaada mashallah huuno
@kingkhalid8882
@kingkhalid8882 10 ай бұрын
5/10/2023 still listening this song ❤
@SHAMAANAH
@SHAMAANAH 11 жыл бұрын
WOW hees iga dheh ina ba caadi mahan. keep it up Fiska iyo Abdiyow maanshalaah
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Abdifath yre 🖐🥺
@queendaryeela2214
@queendaryeela2214 5 жыл бұрын
Who is watching 2019 wlhi xasuus igu leedahay heestaan
@abood4477
@abood4477 5 жыл бұрын
Me
@queendaryeela2214
@queendaryeela2214 5 жыл бұрын
@@abood4477 😍😍
@Poqran7
@Poqran7 5 жыл бұрын
Waaaw axlaa hees iga dheh fiska abdifitah wali dawanayaa 2019 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👈
@mohamedaliomar4265
@mohamedaliomar4265 3 жыл бұрын
Ciidkii 2013kii aniga iyo asxaab kale safar aan Burco kaga nimi oo aan Berbera ugu soo dabaal tagney heestani noo shidnayn Burco ilaa Berbera! Wakhtigu aadbuu u ordayaa. Asxaabtaas oo imika daafaha dunida kala joogtana aadban u salaamaya
@vifakematel7298
@vifakematel7298 3 жыл бұрын
yaa ila dawanayo xasus dher kadib 2021
@yahyaolad
@yahyaolad Жыл бұрын
Markii iigu horeyday een heestani maqlo waxeey aheyd 2014 xilli aan aroos eey kuwo jaar inala ihi eey qabeen aan hoowsha wax ka waday. 9 years kadib caawan dhageysanaya 2023✌ Waqti tagayoow salaaman xasuuso wacan baad inagu dhaaftaye👋👋
@tumaye5558
@tumaye5558 11 ай бұрын
2023 ban madax ku dagsnysa heesta adunka
@Abdisalaanali2799
@Abdisalaanali2799 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawaanooyo
@iqraabdalla8229
@iqraabdalla8229 4 жыл бұрын
Dhowr saacadood baan baarayey heestan ugy dambayn waan helay❤ Fiska
@jaimelavie7721
@jaimelavie7721 11 жыл бұрын
waa hees ad iyo ad u macan layss maa cassiye mabrouk fiska iyo cabdifatax yaree
@Cartan7
@Cartan7 11 жыл бұрын
CabdiFatax Axmad Tacadir is the greatest singer today. Farxiya loves Somaliland.
@samiiraali6898
@samiiraali6898 11 жыл бұрын
Waaaw waa hees wanagsan labada fanaan ee codka macaan farxiyo fiska ft cabdifitaax yare nice and beautiful song and the best voice among somali singers,keeps up and the best goals for your's hurmar in the future By:Samira A.S.D (Oxsa)
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 9 ай бұрын
Asc wll ❤🌹..I hope you still alive and kicking 🙏
@abdibareproduction5824
@abdibareproduction5824 Жыл бұрын
2023 still listening 🎧
@mohamedxarig2999
@mohamedxarig2999 2 жыл бұрын
9 april 2022 hbeen axada bil ramadaan from growe shinbirba shinbirkiisa hala duulo 💋❤
@jeysheeno6265
@jeysheeno6265 7 жыл бұрын
hesta jaceylaa Ku haynaa Ku galayo marka la dhagesanayo✌
@shukrinuunimacalinxusen3415
@shukrinuunimacalinxusen3415 7 жыл бұрын
Daadir Yare haa wlhi isha kariday
@osmanbarshi5811
@osmanbarshi5811 9 ай бұрын
Still heestan waan wataa No5/2023😁😁
@catikaainacalicatikaainaca62
@catikaainacalicatikaainaca62 3 жыл бұрын
2/9/2020 😭😭 si qaasaan udareemayaa heesta
@husseinadan1740
@husseinadan1740 3 жыл бұрын
Sorry hunno wad heli qafkaga insha allaah
@eglanhaji7596
@eglanhaji7596 3 жыл бұрын
2014 xasuus wlhi samen goniya ayee igu ledahay 2021 yaa dhagesanayo
@kaluunboei9727
@kaluunboei9727 Жыл бұрын
If you’re listening this song 2023 your legend
@issajelle3160
@issajelle3160 Жыл бұрын
I used to listen 🎶 while in class7 I remember very well when I was footing to baadiya and listening it
@said-dd1wb
@said-dd1wb 2 жыл бұрын
18 dec 2021 daawanaayaa heestaan Its my favorite song
FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016
12:19
Deeyoo Media
Рет қаралды 889 М.
ABDIFATAAX YARE HEES "JACELKII MIYUU KU HELAY" 2012
5:38
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 1,3 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Abdifatah yare iyo Farxiya fiska | Hees Qaraami Aad Umacaan 2018
5:21
ABZAAQ MAKER🎹
Рет қаралды 156 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
Farxiya Fiska - Hees Cusub- Naftan Ujeelan - by Deeyoo.com
6:31
Deeyoo Media
Рет қаралды 1 МЛН
HEESTA DAGAN ABDIFATAH YARE  2012
6:49
Askariga Qaranka
Рет қаралды 868 М.
FARXIYA FISKA iyo CAYDARUUS HALYEEY DHEESHA MACAAN HEES CUSUB 2013
6:42
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
Hees Cusub FARXAD Bye King Khalid ft Ikran Arale [Official Video]
5:19
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 9 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
HEES CUSUB MATAAN ABDIFATAH YARE IYO HANI UK
5:19
Hani UK
Рет қаралды 840 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 765 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 68 МЛН