HEESTA DAGAN ABDIFATAH YARE 2012

  Рет қаралды 869,297

Askariga Qaranka

Askariga Qaranka

12 жыл бұрын

Codkii iyo Laxanki Cabdifatah Axmed Tacabbri,
Erayadii Jamaal Ali Hussein,
Musiki Axmed Saalax Qaasin

Пікірлер: 621
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 жыл бұрын
Codkaan bal ka waran hadii Quran lagu aqrin lahaay Masha Allah beautiful ❤️ voice hanuunka Allaha Kaa aqbalo amiin 🤲 yarap
@hamdaqurux1440
@hamdaqurux1440 2 жыл бұрын
Sumaali fan iyo heesa lagu qate wuxu la dhigmi shuyukhda waweyn ee qurada ah sida sheikh sudaysi iyo saalax😍
@kadarabdi.1553
@kadarabdi.1553 2 жыл бұрын
Hada wuu iska daayay Fanka 2018 Baa ugu danbeesay fan abdifataax yare
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
@@kadarabdi.1553 2014ki baa ugu damabysay maha 2018 wuu ka toobad kenay
@inabarre3095
@inabarre3095 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊​@@hamdaqurux1440
@khayreahmed596
@khayreahmed596 4 ай бұрын
Wiil iyo gabadh walba oo sugaya calaf kooda waxan alle u waydinaya inuu calaf igugu daro qof wanagsan oo u qalma ilaa xad 🤲❤
@user-yo6sf2vk1f
@user-yo6sf2vk1f Жыл бұрын
waan hubaa shaqsi inuu soo boqan doono halkan si uu udhagaysto abaha fanka iyo codka walalkastoo iga dambeeya waxa kurajeynayaa kuma aqaani se qoraalkan waad arki doontaa nabad qab cafiimaad waara kurajeynayaa fananka nagu cidleeyay fanka waxa leenahy ilahy nolol warta kuu waydiiyey oo barak leh
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 Жыл бұрын
2023 anoo jceylkaygii ku guul dareystay baa dhagesanaya wixi iga dambeeyow salaama I love it this song 🥺💔
@user-wk5uv7uo5h
@user-wk5uv7uo5h 6 ай бұрын
Hada xage wax kumarayan
@monamhssan7217
@monamhssan7217 Жыл бұрын
heestan ninka aan calaf isku yelan dono waan dhageysiin dona si aan iskula jeclaano wlhi waan jeclahay heestan hadan maqlo ooyin iga imaneyso😢❤2023
@caliphaqaa9899
@caliphaqaa9899 Жыл бұрын
👋👋👋
@mohameddahirmohamed3472
@mohameddahirmohamed3472 Жыл бұрын
Heestan si khaasa bay anigana ii qiira galisaa hees iyo bar weeye
@maamemo7277
@maamemo7277 Жыл бұрын
@mona qalbi wacanidaa inadeer
@akramfaisal5122
@akramfaisal5122 Жыл бұрын
😢 Ani lftigaygu cawan dhegeysn 5 sano kahor cawan dib udaartay saacdu waa 1: 10 hbeenimo
@halima1882
@halima1882 Жыл бұрын
Anigana caawaan dhagaysanayaa
@ahmedabdiabdille
@ahmedabdiabdille 10 ай бұрын
Waxan dhageysanayaa sep 17.09.2023 waxan joogaa dalka Kenya 🇰🇪 waxan kusii jeedaa✈️ dalka mareykanka 🇺🇸 heestaan waxay igu leedahay xasuus commenti-geygan dib ayaan ugu soo laaban doonaa insha allah after USA 🇺🇸
@asmasigad7702
@asmasigad7702 4 ай бұрын
Dib ma ugu so labatey😅
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm 3 ай бұрын
War axmadow wllo ma noshahy Eid mubarak 🎉❤
@yahyejama2150
@yahyejama2150 7 ай бұрын
Who still listening 2024
@ramliina8126
@ramliina8126 7 ай бұрын
Me❤😅
@user-tz8sx8he3b
@user-tz8sx8he3b 5 ай бұрын
Me too❤😅
@hiboaxmed7158
@hiboaxmed7158 5 ай бұрын
Me4
@user-fb4oe5ib8c
@user-fb4oe5ib8c 3 ай бұрын
Me 🔥
@yurubyurubjabril2973
@yurubyurubjabril2973 3 ай бұрын
Kama daalo dhageysigeda
@AbdihakimAliHassan
@AbdihakimAliHassan Ай бұрын
Abwaanka allifay heestan qiimaha badan Jamal Cali xuseen iyo fanaanka codka hallaasigaa ku qaadey Cabdifatax tacabiir(yare) waa reer berbera iyo burco ama isaaq oo kooban, walaalayaal xikmadan soomaali hakala tagina ❤❤❤❤❤
@iffrahmohamed
@iffrahmohamed Жыл бұрын
😭😭heestan anoo waligey maqlin ayaa wxa ii so diray wiil aan aad u jeclaa codkisa iyo heesto isla socdo uma shegan inan jeclahy Lkn asagu Wu iskaga kay so diray ana dareen ban qarsanayey dhab ahantii aad ayan u jeclaa codkisa wn kuso celceshan jiray mudo ka dib waxa iso maray habayn ay Amuuri iska kay dhax gashay wxn u dhaxeyey farxad wayn iyo cabsi daran wlhi habaynkas man sexan waaga iigu baryey san ugu celceshanayey wxy ii ahayd habayn xasuus oon abid iso marin Xaalkayga Alla unbaa ogaa habaynkas hadana og Rabiyow kab oo u naxariiso Qalbiyada aysan xaalkeeda cidkale ogayn adiga ma oyee🤲🤲
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 Жыл бұрын
Waa Aduun iyo Xaalkii
@Xirfad-Xog
@Xirfad-Xog 4 жыл бұрын
Xiligan jacaylka jiliyay heestan waxaan aminsanaa inay qureec inoqon karto 🤣🤣🤣 Hadaad dhagaysan hayso 2020 like iyo share 🤣🤣
@muscabramosofficial9421
@muscabramosofficial9421 2 күн бұрын
Waxan hubaa heesta miraha macaan inad dib uso boqatay hadad iga danbeyso like ii saar wana ku salamaya walal❤
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 Ай бұрын
Waqti waxan jognaa anarkay Cabdi fitax tacabir uu codkii macaan quraan ku aqrinayo alle ayaa mahadusugnaatay oo kasohanuuniyey wadadan foosha xun qoraalkan waxaa qorayaa 8/7/2024 fadlan like isaar wall❤
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 9 ай бұрын
Who's in love and listening to this art of magic in October 2023❤❤❤
@mohammed-jama
@mohammed-jama Жыл бұрын
*2011 iyo 2012 ayaan heestan xoog u dhagaysan jiray 12 sano ka dib baan caawa dhagaysanaya😢 ala nolosho xiligaas maxay macaanayd waxaan ahayn dhawr iyo toban jir aan wax werwer ah qabin, kubad iska ciyaara , habeenki meelahaas iskaga caweeya wax biil iyo hawl ah laga sugayn ,maanta wax kasta way isbadaleen dhamaan dadkii aan wada ciyaari jirnay wada cawayn jirnay ninba meel buu ka dhacay - ILLAHAW wakhtigaasi cajiibsanayaa (MAALMIHII NARUURADU DIB MIYEY USOO BOQON?)*
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Wlhi midaas baan been ahayn brother hoogtooy aduunyooy Hoosiiska meeraay Hadhka Labada galineey . Wakhti qurux badan Bilaa wal wal ah Bilaa stress ah wax masuuliyad ahi ku saarnayn ayuu ahaa sheeko dhalin yaranimo dumar iskool banooni/ kubad fiidkii caways meelahaas ah dhalin is jecel. Kaliya cabsidu waxay ahayd uun xaafada Hadaad ka daahdo 😂 Hadase masuuliyad qofkii qurbe joogana kaba siidaran more aad siiwaynaato Waa more masuuliyadda Iyo culaysku siibato 😢 Ilaahoow khayr badan baan kuwaydiisanay aakhariyo aduunba aamiin 27/07/2023
@mohamet_adam8442
@mohamet_adam8442 Жыл бұрын
Heestan dareen gaara ayay ledahay Waxan rajaynaya inu ilahay isiyo gabadh aad ii jecel oo an guursado oo ubad qurux badan ii dhasha 😳🥰🥰
@amalnor
@amalnor 8 жыл бұрын
kamadaalo heedtan codka wacan walal kufaraxsanay inuu fahka iska dayay cabdi fatax masha allah
@cabdirahmaanabdulle6675
@cabdirahmaanabdulle6675 7 жыл бұрын
wale wa hes macan
@aabdi19
@aabdi19 11 жыл бұрын
Amazing song midho iyo laxan, cod iyo muusik. Abdifatah aad baabu ugu soo baxaa heesaha uu tiriyey Jamaal Cali Xuseen. Abdifatah hadday wax heesihii jamaal kugu hadhsan yihiin soo daa ileyn waakan siyaasaddii kaa galaye; cajiib laba shakhsi oo aad isula jaan qaaday oo aan marnaba qab lahayn Abdifatah iyo aqoonyahanka weyn iyo abwaanka Jamaal Cali Xuseen.
@caliphaqaa9899
@caliphaqaa9899 Жыл бұрын
Sagaal sano kahor ayaad fariintan soqortay legend wlahi war manoshahy nio hadii aad noshahy wanku salamay aliyow 👋👋
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 9 ай бұрын
​@@caliphaqaa9899haa wlhi wa nin so jabay Alle ha amansado hadu nolyy hadu dhintyna janadisa hku cazuMo
@abdullaahmohaali
@abdullaahmohaali Ай бұрын
@@caliphaqaa9899Adigu iska waran😂
@ZamzamAbdiasiis
@ZamzamAbdiasiis Ай бұрын
2024 jun 10 wiilkaan is jecel nahay baan raabaa inuu idhagasiiyo markaan guulaysano iishaalah🌹❤️🥰😍
@fuaadqorane
@fuaadqorane Жыл бұрын
inkastoonan arag hadana perception kaan ka haysto lamanaha iyo guurku waa very critical ama very sensitive runtii qofka nolosha kula wadagayaa waa qof cimrigaaga inta ka hadhay kula noolaanaya markaa inaad taxadar ka muujiso oo doorato qofkii kugu haboonaa ee noloshaada aad uhuri lahayd dartiina u ilmayn lahayd waa shay haboon in fact waxaan ahay nin dooboo daydayaaya gabadhii calaf uu dulsarayee dumar ugu haboonayd it is made me cry wlhi 😭😭 still listening to this song on Tuesday, September 28-2022 ( 12:00Am )
@queenrayan6292
@queenrayan6292 3 жыл бұрын
Heestan marki igu horesay waa manta waxana kaso maqlay snap wllky kenedid from Minneapolis 👋 long life ❤️
@cnaasirkooraar8104
@cnaasirkooraar8104 Жыл бұрын
Geenyo
@yurubdayib5593
@yurubdayib5593 Жыл бұрын
😢hestan waxan dhagaysan jiray ano nolo adag ku jiro waxan raba inan dhagaysto ano noloshan nolol dhanta helay alloow icawi 2019 and 2023😢
@MyYoutubeK42
@MyYoutubeK42 8 жыл бұрын
Xasuus aan la ilaawi garin Halyay wanaaga haka daalin #Abdifitah_yare_Tacabir ilaah ayaa kusiiyay codka macanta iyo qurxda badan hadane ku waafajiyay wanaga iyo wadada saxda ah
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran 8 ай бұрын
Waxan Dhageysanaya 12:50 Habeenimo Isniin 28/11/2023 Laba Malmood oo Kaliya Aya ka hadhay December 2023 Waxan Jooga Hargeisa Xero awr ❤ Waxan Rajeynaya Inaan Heestan aadka Umidhaha Macan Inaan Dib Usoo Booqdo Inzh allH😎🤝❤️‍🔥
@barkhadabdilahi509
@barkhadabdilahi509 8 ай бұрын
Adeer alle ka cabso, hees baad 1dii habeenimo dhegeysanaysaa.
@AhmedSomali958
@AhmedSomali958 5 ай бұрын
01:57 22/02/2024
@mohamedm.8377
@mohamedm.8377 2 жыл бұрын
Waxaan heestaan la wadaagay caawa oo Sabti baxayso saacaduna tahay 21:58 taariikhdana 08-05-2022 saaxiibteey Sahro uu jacayl xoogani ina dhexyaalo inagoo laba dal kala joogna alle haysku keen keeno, Abdifitax Tacabir fanaan fanaan dhaafay.
@FatahkeyTube
@FatahkeyTube 2 жыл бұрын
🤞🤞
@caliphaqaa9899
@caliphaqaa9899 Жыл бұрын
War ma noshahay mohamedow..... hadii aad noshahy wanku salamay wll qali 👋👋
@drayaanmohamed9877
@drayaanmohamed9877 Жыл бұрын
@@caliphaqaa9899 comentska quruxda bdn leh oo sanad ama ka badan kahor la dhiibay mrk aragto waxaa is dhahee hada qofkaas aaway
@Princessimaan
@Princessimaan Жыл бұрын
Abowe hada ma noshahay 🥺
@zakicarlos1890
@zakicarlos1890 2 жыл бұрын
2022 ilahayow gabadh qurux badan qiimo leh karti leh qoys wanaagsan ka dhalatay fariid ah oo dheer Waji furan hadalka wacan taqaana aqoon leh calafkayga ka dhig .hadaa iga dambeyso like saar❤
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Mashalllah Amin Amin lakin wllki adigu nin fican matahi o xitirama hablaha wada helisa inshallah 🥰🥰🥰
@monamhssan7217
@monamhssan7217 Жыл бұрын
abowe insha alh❤
@sumayanur7139
@sumayanur7139 Жыл бұрын
Gabdhaas wili ma radinosa ?
@Princessimaan
@Princessimaan Жыл бұрын
Play store kala so dag 😂😂
@Mudane.
@Mudane. Жыл бұрын
Walala taasi waa Xaaskayga Ee ii ga hadh😂
@najahburhaan2819
@najahburhaan2819 Жыл бұрын
Ilhow nin diin leh karti leh shaqeystaa waxbarty oo fican oo rer dhaqan karaa calaf igu dar yaa rabi❤️❤️
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 Жыл бұрын
Amiiiiiin
@fadximario7661
@fadximario7661 2 жыл бұрын
Waxan dhagaysanaya heestan mudo 9 sano laga joogo walina kaman xiiso dhacin dhagaysigeeda hadad iso boqot like i saar wallo ❤️🥰
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Axsan caleeg Old is gold memories ✨️
@abdiqanicade1736
@abdiqanicade1736 7 жыл бұрын
Fanaan haduu jiro waa cabdifataax
@somalimedia3354
@somalimedia3354 7 жыл бұрын
Abdiqani Cade afkaaGa caaNO LagU qabaY Waa fanaan qaaLiya
@khadaressa8735
@khadaressa8735 4 жыл бұрын
Hadal saxa tidhi bro,👍
@abdullahimahamud5259
@abdullahimahamud5259 2 ай бұрын
Real
@abdullahimahamud5259
@abdullahimahamud5259 2 ай бұрын
Yap
@filsantreyzongs1785
@filsantreyzongs1785 12 жыл бұрын
intaan dunida joogana adigan ku doorte daganeey macaaney damaca ha moodan
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 2 жыл бұрын
Waw hees aad u macan Waxan dhageysinaya kaligey Subxnimo jimco ah Tarkhduna tahy 18/3/2022 Sacduna tahy 8:00am Waw cod qatar ah abdifitah yare ✌👍 Ereyada aan ka helY aya ahy Waxan ahy nin dooboo daydaya(eegaya) gabdhii calfka uu dul suray dumr ugu habooneyd 💗💗💟💟👍✌ So dhaqso qruxy (ku daalay doonistaadee)💗✌👌
@7up797
@7up797 8 жыл бұрын
king voice hadii an Awoodo waan ku sinlaha Mucjiska codka ayd tahy zxb
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 5 жыл бұрын
2019 wixii dhegaysanaya garta taaga
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
boqorka fanka buu noqday waana ka dooortay inu akhriyo aaayadaha ilahay
@Princessimaan
@Princessimaan Жыл бұрын
Waxan dhageysana habeen ay axad soo galeyso sacaduna thy 3:00AM tarikhda thy 22/January 1/2023 waxan niyada iyo Qalbiga KUHAYO qofka aan dunida ugu jeclhy asna u ila dhageysanayo ilahay calaf haisku kaya daro Ameen 🤲😥💝🌏🌹
@zakijeyte6694
@zakijeyte6694 Жыл бұрын
Wa ku haaya xabibty
@farhiyaali1185
@farhiyaali1185 5 жыл бұрын
Waaw heestaan waa ii xasuus gaara aniga barigaan xajigayga hasaawijirnay ayuu ii qaadijiray Abdifatah yasalam cod iyo badh❤❤❤
@ahmedhaji9484
@ahmedhaji9484 5 жыл бұрын
Cv
@mkaramatv1288
@mkaramatv1288 Жыл бұрын
Dumar u heesnay amaanay walibana u Ooynay Waligoood qanci maayaan ilaa Boodhari sidii Qabuuraha Naloo dhaadhiciyo I can’t stop listening this masterpiece Living legend abdifatah tacabir may/03/2023
@mariaabdirisekegal8311
@mariaabdirisekegal8311 Жыл бұрын
😂😂😂Abowe waan qancaynaa dumar isku mid maaha😢
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Ragoow idin dhalnay oo idin jaqsiinnay oo idin daadahaynay oo habka nolosha idin barnay markaasaydun idinna markaad awood isku yara aragtaan nagu caydaan waa habar. Idin jeclaannay oo geyaan idiin aragnay oo nolol idinla samaynay si aanu raganimadiina idiinku dhamaystirno. Anagoo darmaan ah ayaanu uur idiin qaadnaa oo midabkayagu is doorriyaa. Waanu idiin umulnaa oo naaska ku du'naa ubadkiinna oo idiin korinaa. Aqal dugsoon iyo cunno diiran iyo anagoo dahab ah dahab iyo xariir kalena idiinku soo labisannay baad naga heshaan waxaad rabtaan markaasaydun markaanu dabacno ee jidhkayagu jilco tu kale oo giigsan naga raacdiin idinkoo idinku u sabab ah In quruxdayadaasi suusho. Nimanka soomaaliyeedoow sidaanu idiinku lisnay noogumaydaan hambayn. U fiirso qoysaska soomaaliyeed waxay ku dhisan yihiin waa haweenkeena. Xilliga aanu ugu jilicsannahay ee aanu idiinku baahida badannahay ee naxariistiina iyo daryeelkiina u baahannahay ayaad naga dhaqaaqdiin waa markaanu uurka leenahay iyo markaanu umusha nahay iyo markaanu bukoonno. Subax haddii sariirta aanu xanuun kala kici weyno reerka wax dabka u shidayaa ma jiraan.😢😂 Xittaa hadeydaan tegin oo aad joogtaan ma muuqataan oo mas'uuliyadihiina kama soo baxdaan caruuraha nalama korsataan oo reerka si fiican noolama dhaqataan. Goormaad qancaysiin horta? Mise iimaankiibaa taxi la idinka saaray?😅 Heestaas iyo ammaantaas iyo oohintaas aad sheegaysaana waa inta aydaan na helin. Mana hesheen oo ma hubsateen inaanu faraqa idiinku jirno love bombing kii baad naga goosataan sidii koronto bishii la bixin waayey😂naga xishooda idinkaa jirjiroole yaal ah oo naga daba ooya uun inta haasaawaha lagu guda jiro marka aanu idinla guri galnana bahalo ayaa nagu soo baxdiin😂
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 11 ай бұрын
​@@mariaabdirisekegal8311 m.a wa runta.dadka iskumid mahaan
@user-ov6yt7yp6l
@user-ov6yt7yp6l 10 ай бұрын
Aad iyo aad 😂😂
@maarizaahmad2870
@maarizaahmad2870 7 ай бұрын
😂😂😂
@aishaothman233
@aishaothman233 9 ай бұрын
Ninkan haduu doob yahy igu soo qabta wagaa wa yarayee😂
@cabdishakurmohamed2574
@cabdishakurmohamed2574 12 жыл бұрын
maasha allah inaba caadi ma aha heestaan saaxibkey c/fataax yare ii nooloow weligaa
@haninoor8224
@haninoor8224 4 ай бұрын
Hees xusus igu leh 2012 😘😘
@Golisnews
@Golisnews 10 жыл бұрын
aad iyo aad baad u cod macaan tahay fanaankii da,da yaraa ee reer somaaliland cabdi fataax yare
@ahmedmoha3848
@ahmedmoha3848 6 жыл бұрын
Shabakada Caalamiga ah ee Golisnews nice pic
@duniyodibweyn5173
@duniyodibweyn5173 4 жыл бұрын
Cunsiru A baa thy sidaan kaa dareemay
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Dookhaa ku sugayee....🥰Axsan cod iyo ereyo mug, miisaan, macno iyo muxubaba xambaarsan. 2023🖐
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
Waxan ahay nin dobo Daydayayo Gabdhi calaf lagu dulsadhayi Dumar ugu haboney🥺💔
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 3 жыл бұрын
back to my 19 sano jirkaygii, jacaylka igu cusbaa maxa aduun iyo xaalkiisa la soo maray hhh one of my fav somali arts 👍🏽
@abdirashidcodyar6367
@abdirashidcodyar6367 2 жыл бұрын
2010kii arooskay ku xasuustaa alxamdulilaah maanta 8cunug iijooga xasuus hore
@zeynomer8236
@zeynomer8236 Жыл бұрын
Same age as me 😮
@hamdayar8030
@hamdayar8030 3 ай бұрын
After 3year tacabbir is a golden voice 😮❤
@sarasia6173
@sarasia6173 3 ай бұрын
❤❤
@maganXaad
@maganXaad 7 ай бұрын
2024 is still watching and feeling the same as the 11 years back for the first day.
@nafisa_jii3120
@nafisa_jii3120 5 жыл бұрын
Halka fanan kaliye an tagari jiray bu ah waxu isku darsaday cod iyo dagnasho lkn axle wanku farax sanahay ina fanka iskaga farisatay kolay markasto aniga wan ku tagara 👍❤
@abdirahmanabdiabdulle7048
@abdirahmanabdiabdulle7048 10 ай бұрын
Amazing song 28 sep 2023 dib usoradiye habeen khamis ah anigo sarirteyda jifo dhageysanaya ❤❤
@yasirmahdi9906
@yasirmahdi9906 7 жыл бұрын
Maantaa Jacayl Dartiis Baan Heestaan Uu Dhageysaan wllhi
@amishaosman4967
@amishaosman4967 4 жыл бұрын
😍
@farihaosman4769
@farihaosman4769 3 жыл бұрын
Ma la noshay qofkad jeclayd
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 2 жыл бұрын
Alah kuu sahlo qofkaad jcley
@sahraabdi8877
@sahraabdi8877 4 жыл бұрын
I miss you wll abdifatah 2019 ayaan dhagaysanaya heesahaga
@aminamahad9677
@aminamahad9677 4 жыл бұрын
Sahra Abdi aniga aya kula dhageysanayo
@caliphaqaa9899
@caliphaqaa9899 Жыл бұрын
@@aminamahad9677 wanku salamay amina mahad 👋👋
@updaleosman8387
@updaleosman8387 10 ай бұрын
10 ogtober 23 malain talaada Old is gold waxan dib u dhageysanyey waxqti rooobeeed duhur aha carduna cagaarantahay Ax yaa jawi Ilahy hanoo wada naxriiisto aduunku waa dhmaade
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 жыл бұрын
Ala heestan mxaan raadiyay You Tube Wan ku daaley sida aan u readin jiray
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 Жыл бұрын
Waxaan ahay nin doobo daydayaaya gabadhi yaa salaam nice voice iyo erayo qaaliya jamaal cali xuseen.
@zackguliet8015
@zackguliet8015 2 жыл бұрын
🎶👂Listening every night 27 October 2021 we love c/fataax ♥️
@rowdoahmed605
@rowdoahmed605 8 ай бұрын
Heesta wxa igu qasabtay mid aan wllo nahay anigiibaba la jecladay hada africa joga wxaan u socdaa america 🇺🇸 waxan rajaynayaa inan anago america wada joogno wada aqrin dono qoraalka wlshay qali ❤😢
@MASLAH7
@MASLAH7 4 ай бұрын
🎵
@ajjejesste5182
@ajjejesste5182 8 жыл бұрын
Waa hees xasuus igu mudan Hadaa heesta an maqlo waxaan xasusataa hargeisa iyo sudaan iyo ugaandha ah Yaaa hees iyo my boy fitaax Yare axsan cod
@SimanMahamed-ne1gh
@SimanMahamed-ne1gh 6 ай бұрын
Waxan markle dib usoo boqday hestan miraha macan caawa oo tariqdu tahy 30_1_2024 sacaduna tahy8:27 fiidnimo 😢jacayel baan laduubnahay😭❤🤦
@abdulghanimohamed7669
@abdulghanimohamed7669 6 жыл бұрын
Boqorka qarniga Cabdi Fataax si sharf leh buu uga raaxaystay si sharaf leh buuna uga baxay , still I love his songs and I listen
@adamhapi3515
@adamhapi3515 6 жыл бұрын
2017 and still listening...like ii saar Hada ilamid tahay
@zainaabdirazak8298
@zainaabdirazak8298 6 жыл бұрын
Adam hapi
@pashiproduction1634
@pashiproduction1634 5 жыл бұрын
18 ka ayan dhagysnya wll
@zoolraajjibriil351
@zoolraajjibriil351 8 жыл бұрын
masha. allah cod ayu eebe siiya an inba turban lahayn wan huba hadi u jiri laha tartan lgu so xusho fananiinta. somaliyeed in cabdi fatax yare u noqon laha xidha fanka illahay haku xifdiyo saxiib
@shamsaadam9821
@shamsaadam9821 9 жыл бұрын
hees xasuus iga mudan qofaan geeri ku maqlin ku tabaa nabee 😍
@guledabdi2235
@guledabdi2235 8 жыл бұрын
cadi maha hestan walle
@ibtisamcadey2650
@ibtisamcadey2650 8 жыл бұрын
+guled abdications
@abdirahmanyare8503
@abdirahmanyare8503 3 жыл бұрын
Jacayl baa i haayo wlhi heestaan baan sooraadiyay 🥺😂🙌
@mumtaazmawliid22
@mumtaazmawliid22 2 жыл бұрын
Ilaahy hkugu guuleeyo 🥰
@fatushhassan4459
@fatushhassan4459 Жыл бұрын
Our legend we miss u wlhi wxan dhageysnay 12:30 hbenimo wana bishi ugu dmbeysay 2022 oo Sanad aya sii dhamaanaya mid cusubna wu bilbn rba wxan leyhy hami weyn anigo fkiryo bn hestan arky rabbi hamigeyga iyo hamigiinaba haino fududeyo 🤲
@caliphaqaa9899
@caliphaqaa9899 Жыл бұрын
Amiiin 🤲🤲
@user-xg5yc9kg6k
@user-xg5yc9kg6k 7 ай бұрын
Ana cawa oo sanad sibaxayo 28/12/2023 sacaduna tahay 1:42 ban dhagaysanyaa sanad cusubna sogalayo
@SAFWAAN_08
@SAFWAAN_08 5 ай бұрын
Aniguna 26/2/2024 saacaduna tahay 7:21 habaynimo baan dhageeysanaya tacabir
@ismailaden7
@ismailaden7 Жыл бұрын
Gabadhiii aabeheed ii diiday hees u qaadi jiray Somali iyo qabil 🏃‍♂️ Nolol wacan walaley Intaa dunida joogto
@Maazin_Moh
@Maazin_Moh Жыл бұрын
Waxan hees lama odhan karo codka layaabka leh cabdifataax yare
@daadirqureyshi9768
@daadirqureyshi9768 27 күн бұрын
heestaan xabad qalbi leh oo ila dhageysato maka helayaa youtube
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Anisa 💍🌍👸✌️
@user-nx1vl7dc6k
@user-nx1vl7dc6k Жыл бұрын
Wllhy heeztan xazuuz garay igu ledahay Dokha ku zugayeee waabari dilacow mrkan jacaylkayaga kala jadhnay ayaan 24 hour's dhagayzan jiray Another level wllhy cabdifataax yare 😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤😢😢😢😢❤❤
@user-im2en7qq9t
@user-im2en7qq9t 6 күн бұрын
who listens this song 2024 . i like the music frm Axmed saalax kawadaris by Osmaneto
@abdirahmanhussein6171
@abdirahmanhussein6171 4 жыл бұрын
Iminka ayaan dhagaysanayaa jacayl dartiid 02/01/2020 ...09: 06 pm
@aishaabdulahi3082
@aishaabdulahi3082 7 жыл бұрын
cod iyo qurux aa isku darsate
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 8 ай бұрын
Heestan midhaha macaan waxaan rajaynaya inaad sidayda soo raadisay . 10/ 12/2023 habeen isniin ah
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Hees uun lama idhahde watan heesti la yanqay❤️❤️🙏🏾
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
My legend fanan qiimo badan abdifitah Ahmed muuse tacabir yare fan kaama danbeyn camuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu Heestan marka dhageysanaayo jawi kale iska galaaa aniga si kale ayaan naqdaaaa
@anizaalimuse7981
@anizaalimuse7981 4 жыл бұрын
28/april 2020 wa hben agtyda qimo kaleh waxy noqonysa history Aad baan ❤🥰🥰❤🥰🥰❤🥰❤🥰❤
@shariifanza8845
@shariifanza8845 4 жыл бұрын
😍😍xasuus igu weyn
@muztafetafo3637
@muztafetafo3637 3 жыл бұрын
Intaan dunida Joogana Adigaan ku Doortee Deganay Mcney Damacaa Ha Moogaan ♥️
@leomessi-hf9zg
@leomessi-hf9zg 7 ай бұрын
Heestaan weey isoo jiidatey waliba anoo waligey wax jeclaan jeceylna afkaa ka maqla ama dhageysta qisooyinka jaceyl lkn waa markii u horeysey aan dareemey jaceyl inuu jiro habeeby sabti ah 20:42 sanadku waa bishii 12 / 30 keedi 2023 waxaan donayaa gabar fiican jaceylka wax ka taqaana i.a waa sugi donaa ineey mar un meshaan soo booqoto ❤
@haniali222
@haniali222 12 жыл бұрын
Fitax Yare Caadi matihid.Codkaaga malaga dhargaayo!!! Somalida inta heesta adigaan ugu jeclahy allaha nookaa deysto.I Am In Love with You!!!
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 10 ай бұрын
11 year ago ilaah waxan kaaga rajeynayaa nolol qurux badan iyo awlaad baari ah hadii aad nooshahay hadii eebbe Wayne xaggiisa aad Naga aadayna Cid loo martiyo isaga ayaa u Khair badan ee hakugu cazuumo jannooyinkiisa.
@Hanadhaaji6
@Hanadhaaji6 5 ай бұрын
Maad noshay wll
@abdiwaduuudjamiiqeking1337
@abdiwaduuudjamiiqeking1337 6 ай бұрын
2022 Waxay ahayd sanadkii aan ugu nasiibka Xumaa Qof i jecel anoo haysta kibir uga tagay anoo is adkeenaya Candhuuftayda dib u liqay sidaasaana ku kakala tagnay weliba iyadoo ii baahan 😢😢😢 heestaan cawa anoo iyada jecel lkn aan u sheegan karin ba dhageeesanaya. Jirkaa ku dubaaxoo dani seete weeye dareen laygu saaqaaay jacayl ba la duubnahy❤️🥲 xusuuusahaga ku noolaan❤️
@riyadamedia3604
@riyadamedia3604 Жыл бұрын
waxan ahay nindobo daydaya gabdhi calaf lagu dul sudhaye dulsudhaye dumar ugu haboneyd😢
@naaleyeciise606
@naaleyeciise606 2 жыл бұрын
King of voice cabdifatax yare cawa ayaan jidka ku sii maraya ankara ilaa izmir Berina inaan doonta raaco ayaa suuro gal ah so duceeya asxabey
@abdirahmanyare3285
@abdirahmanyare3285 2 жыл бұрын
ilaahay haku nabad geliyo sxp
@jamalxasanfarax7696
@jamalxasanfarax7696 2 жыл бұрын
Sxb ma nooshahay manabad tagday meshaa rabtay?
@Cazuuz
@Cazuuz 3 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray anigoo yar oo ciyaal iskuul ah, haddana anigoo doob ah ayan dhageesanaya 09-may-2024 maalin khamiisa 17:15pm marwadayda mustaqbalka markan midowno ayan u qaadi doona.❤️
@user-zb6zp7ue9z
@user-zb6zp7ue9z 4 ай бұрын
2024.03.25😢💔😭Ramadan 15kisi Malin Aan ilawayN😢
@hamdajaamac5368
@hamdajaamac5368 3 жыл бұрын
Heesta 2020 ayaan dhagaysnyaa waxaan raadinayaa in badan galabtan helay💗
@user-nj8yr6oo5r
@user-nj8yr6oo5r Жыл бұрын
waxkastoo lagu dhaho waligaa ha aminin 💔💔💔💔💔💔💔💔
@nimoali9964
@nimoali9964 5 жыл бұрын
I recently started listening to him and omg his voice MashaAllah tabaarkaAllah wallahi his blessed with a smoothing sweet cod I listened to all his songs and this on is my favorite so far
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Mashallah? Are u f serious? Ilahay unoqo asaga ayaa ka toobad keeneeey adiga waaba ooyni rabtaaa wtf
@nimoali9964
@nimoali9964 2 жыл бұрын
@@malmo4235 OMG😂😂😂 wallahi I'm dying of laughing,you are such a hypocrite, you are telling me "IIahay unoqo" yet you are here listening to the same song ...IDIOOOOTTTTTTTTTTTT ,the animals reason better than your illiterate ass.
@ERNAJO
@ERNAJO 2 жыл бұрын
@@malmo4235 adi mxa inta kasamenosa
@fahmokarar2243
@fahmokarar2243 6 ай бұрын
Jah hees way dhaaftey 🥰
@amienzeadofficial2430
@amienzeadofficial2430 7 ай бұрын
Tarikhda 26/12/2023 goor sheegta 1:00pm Gobta Germany 🇩🇪 sanad walba dhamadkisa waxan soboqda heestan kamana xiso dhaco dhageysigeda ❤❤ Boqorkii fanka abdifatah tacabiir 🎉 Dagan Hadad iga danbeyso like isar 🙏
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 ай бұрын
WALEE nin cilaan hestan uma roona 🥲
@faizahariir6807
@faizahariir6807 8 жыл бұрын
afkaaga caano geel lagu qabey alfanaan c/Fatah yare
@fartuuncabdirashiid7338
@fartuuncabdirashiid7338 Жыл бұрын
Hestan marka dhageystay jecel aaba igu dhacay cida jecladay xita ma ogi😂🙈😂🥺war in salamay saxibayal🙏🏿❤
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 5 ай бұрын
Amaaad Aniga Ahay
@Dhool2016
@Dhool2016 2 жыл бұрын
Xasuus Waan la ilmeynayaa xamar Aniga iyo qaangaarkeygii markan heestan dhegeysan jirey Waxaan isleyahay Yaa dib kuceliya
@mumtaazmawliid22
@mumtaazmawliid22 2 жыл бұрын
😭so sorry
@janogale4011
@janogale4011 6 жыл бұрын
Who is watching 2018-6-29 Waxaan ahay nin doobo daydaayay gabdhii uu calnaka dul sudhi lahaa
@iammohmoudi9891
@iammohmoudi9891 3 жыл бұрын
Old is gold 🥰 who's watching 2021-23 jan, 3:38 Am
@saidmohamedbule6224
@saidmohamedbule6224 2 жыл бұрын
One year later
@caygaupdi3083
@caygaupdi3083 4 жыл бұрын
03/06/2020 waqtigaygii farxada wuu soo idlaaday
@F2th1_Deak
@F2th1_Deak 2 жыл бұрын
2022!! 🥺😵👩🏽‍🦳 Najaxyy 😂😂
@xaliye1902
@xaliye1902 4 жыл бұрын
Fanan jiro Alaha kudhowro Abdifatah yare Tacabir Old school
@user-te8uu1kv9v
@user-te8uu1kv9v 5 ай бұрын
Waxan dhageyty hestan 2016 anigo jecel la dala dhacayo hada neh 2024 an kuso labtay anigo ila jecel kle la dhiban in an dhageysto maxa lo dhaha jecelk halmar bu qofka so marah jecelka daren dhib bdn 😢❤
@sakitahirabdi3208
@sakitahirabdi3208 5 жыл бұрын
21 01. 2019 malin tajir aniga ah Safiya marwo sharaf kunoolow 😍😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰😘🥰😘😘🥰😘🥰😍😍😍🥰🥰🥰🥰 Mustafe Abshir. Young #2Pac Shakur
@khadracabdlaawaaawfanaanco3840
@khadracabdlaawaaawfanaanco3840 6 жыл бұрын
waaaaaw waa hees ideeqday ba sideed ba man sha Allah caqliiyga hawaan cabdifataax yahow wan ku jecelahay ba my best fanaankayga
ABDIFATAAX YARE HEES "JACELKII MIYUU KU HELAY" 2012
5:38
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 1,3 МЛН
abdifatah yare best song 2011
6:08
Maxamed Amiin
Рет қаралды 2,4 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 44 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
UBAXA CAASHAQA  2013 BY AHMED RASTA DIRECTED BY AHMED UGAASKA ((OFFICAL VIDEO))
7:27
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 5 МЛН
Abas Dii - Heestii : Degan - Codkii : Abdi Yare
6:37
Abas Dii
Рет қаралды 661 М.
CABDIQAADIR JUBBA  SAGAL LYRICS
5:59
Gacanqabat Digital Studios 8K
Рет қаралды 790 М.
Adiguna kastaraneey by abdifatah yare
4:37
wasi mouddin
Рет қаралды 495 М.
Layla - Nuradin Ahmed
7:06
kaka ronaldo
Рет қаралды 404 М.
Abdifatah Yare Aan Aduunka Joogee Xusuustii Cumar Dhuule)
6:28
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 756 М.
AbdiFatah Yare Degan NEW-2012 HD(240p_H.263-MP3)
6:54
Ed SHeeran
Рет қаралды 146 М.
HEESTA: MUUQDHEER, C/FITAAX YARE.
5:52
CALANKAmedia
Рет қаралды 767 М.
Deeqa - Abdifatah Yare New Song 2010
7:36
King Production
Рет қаралды 785 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 190 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 59 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 206 М.