Fathia Absie ll Somali Motivation Podcast

  Рет қаралды 5,138

Somali Motivation Podcast

Somali Motivation Podcast

2 жыл бұрын

Waraysiga ayaa taabanaya
- waa tuma Fathia
- maxaa dhiirigaliya sidoo guusha maxay u aragtaa
- xusuus qurux badan oo caruurnimadeedi ay ka xasuusato
- role models cida u ah ama nolosoheeda samaynta ku yeelatay

Пікірлер: 13
@amalismail7772
@amalismail7772 8 ай бұрын
Wlhi fathia Absiye the best motivation inspired person ❤🫂
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Fathia indeed wallaahi anigu si fiican baan kuu fahmaa aad wallaahi, waxyaabo aanan kula qabin ama aan kaaga soo horjeedaana way jirtaa.
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 2 жыл бұрын
Masha'Allah
@zubaida6307
@zubaida6307 2 жыл бұрын
waraysi qurux badan Allahumma barik guulaysta😘😘😘🙏🏿
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 2 жыл бұрын
Welcome wll ♥️💐
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 Жыл бұрын
waan Kaa boodhaay.fahiyaa
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 2 жыл бұрын
WAA MAHADSAN TIHIN SOMALIDA HALKA LAGA HEYSTO WAA DEBEECAD XUMO AQOON WALBO U BARTA WAXAA DILEYSO DEEBACADA
@ayaanismail8063
@ayaanismail8063 Жыл бұрын
Wan ka heleey wareysigan ❤️
@mohamedaideed4400
@mohamedaideed4400 2 жыл бұрын
Is fahanka waa wax muhiim ah in ay dadku wakhti galiyan si ay isku fahmaan
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Muuqaalkan waa markii labaad ee aan ku ceshto wax aan markii hore iiga bixin ayaana iiga baxay. Marka ay leedahay samirka ogaada, waxaa ii baxday da'daas ay tidhi waxaan jeclaan lahaa anoo jooga markaa inaan ogaado samirka sheyga la yidhaah. Iminka anna jooga da'dii 19 waanan ka faa'ideystey fahmadda samirku leeyahay.
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Samir la aanta iidoorbaad utahay Fatxiya salfudaydna Habrjeclaad utahay marka waa isir maxaad yeeli saxiib. Gabadha KZfaq kan iskaleh raali noqo wallo farintan Fatxiya iskaleh.
@jacaylka5437
@jacaylka5437 2 жыл бұрын
Wax kale maad sheegin ee cuqdad iyo ceelka aad reer u qabto ayaan baa kaa soo fatahay ee wllo is dawee oo cilmi nafsi utag yaga Un ku dhawayn karee
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Жыл бұрын
@@jacaylka5437 wallaahay in badan baan dhegaystay fathiya weligay ma maqlin qolo ay tahay mana dareemin gabadhan afkeeduun baan ka maqlay
3 dan Nooc ka fagoow: Negative people ll Somali Motivation Podcast
30:01
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 12 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 10 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Gabadhii ugu horeysay ee Somaliyad ah ee ku soo baxaday........
53:42
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 1,9 М.
Don't Die Before Your Death - Muniba Mazari #IronLady
38:48
Inspiring Minds
Рет қаралды 4,8 МЛН
Noocyada Waalidnimada ll OO FAAHFAASAN. #caruurta
25:57
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 2,5 М.
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Sahan Podcast
Рет қаралды 72 М.
Khayrkaa miyay ka badiyeen II 5 Sababood oo aanad guushooda isku barbardhigin.
6:59
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 3,7 М.
Dealing with Failure and Self-Love with Salama Mohamed
35:27
Sheen Gurrib
Рет қаралды 412 М.
Narcissistic personality Disorder ll Jawaabihii  oo dhamaystiran Q.1aad. #somali
30:01
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 29 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,3 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 10 МЛН